General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. BAYDHABO: Prof. Cali Maxamed Geeddi oo xalay isku shaandheyn ku sameeyay xukuumaddiisa Posted to the Web Feb 07, 07:01 Baydhabo (PP) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa xalay saqdii dhexe isku shaandheyn ku sameeyay Dowladdiisa, waxaana xilalkii laga qaaday wasiirro, iyadoo xubno cusubna lagu soo daray golaha Wasiirrada Federaalka Soomaaliya. Isku shaandheyntaan oo dhacday xalay saqdii dhexe ayaa waxay magacaabista u dhacday sidan: Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa loo magacaabay Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo-dheere), iyadoo Xuseen Maxamed Caydiid laga qaaday jagadaan loona magacaabay Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta. Wasiirka Warfaafinta ayaa loo magacabay Madoobe Nuunoow, iyadoo laga qaaday Cali Axmed Jaamac (Jangeli), waxaana loo magacaabay Jangali jagada Wasiirka Xannaanada Xoolaha. Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka ayaa waxaa loo magacaabay Saalim Caliyoow Ibroow oo laga qaaday Jagada Wasiirka Xannaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa. Wasiirka Dib u heshiisiinta ayaa loo magacaabay Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo aan isagu ku jirin golihii wasiirrada ee dambe oo ka kooban 31-ka wasiir, waxaana jagadaan laga qaaday Wasiirkii hore Sheekh Aadan Mad-Deer oo aan isagu wax jago ah loo magacaabin. Wasiirka Caddaaladda ayaa loo magacaabay Xildhibaan Xasan Dhimbil Warsame oo aan isagu ka mid ahayn golaha wasiirrada cusub ee ka kooban 31-ka xubnood, waxaana jagadaan laga qaaday Wasiirkii hore oo haatan ah Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Baarlamaanka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe). Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com
  2. GAROOWE : Xafiis bixin doona Baasboorka Cusub ee Somalia oo laga furay Garoowe (sawiro) Posted to the Web Feb 06, 17:37 Garoowe:-Xaflad heersare ah oo lagu qabtay xarunta Cusub ee xafiiska bixinta Baasboorka cusub ayaa waxaa lagu soo bandhigay noocyada baasboorkan , nidaamka uu marayo qofka qaadanaya iyo waliba qiimaha lagu qaadan doono. C/laahi Gaafoow Maxamed Agaasimaha waaxda Jinsiyada iyo bixinta baasboorada ayaa ku tilmaamay baasboorkan mid casr ah oo lagu magacaabo E-baasaboorti kaa soo dunida laga qaadan doono sanadka 2008 uuna yahay mid aan lagu samaynkarin wax foojar ah ayna qaadan Karin cid kale. Gaaboow wuxuu sheegay in qofkasta masuul sare ha ahaado ama yuusan ahaane laga qaadi doono lacag dhan $ 100 oo kaliya , wuxuuna intaasi ku daran in Baasaboorka uu waheliyo ID. Axmed Cabdi Xaabsade Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Puntland oo isagu qaatay baasaboorkii ugu horeeyay ee Puntland lagu bixiyo ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay qaadashada baasboorka wuxuuna dadka reer Puntland ka codsaday in ay qaataan. Wuxuu sheegay in wakhti dhow aysan darawaliinta iyo dadka rakaabka ahba aysan wadada mari doonin haddii aysan wadan ID , sidaasdarteedna ay lagama maarmaan tahay in la qaato. Gaafoow wuxuu sheegay in ay si dhakhso ah ay magaalooyinka Boosaaso iyo Laascaanood uga furi doonaan xafiisyo lagu bixiyo baasaboorada. Baasboorkan ayaa la sheegayaa in uu yahay mid caalami ah oo adduunka laga ictiraafsan yahay ,hase ahaatee waxaa la iswaydiin karaa wakhtiga ay qaadan doonto in si rasmi ah kii hore looga guuro islamarkaasna uu baasboorkan uu noqdo kan rasmiga ah. Axmed C/salaam Garoowe , Puntlandpost.com
  3. “These guys believe if I am killed, my government will collapse. If I die, my government will still function,” he said. Madaxweynuhu waxa uu xusay in ragaasi ay ku riyoonayaan in haddii isaga la dilo ay dowladdiisu burbureyso waxa uuna tilmaamay in haddii uu isagu geeriyoodo ay dowladdu horay u soconeyso oo aanay isaga u dhutin doonin . The brave old warrior... Viva Mr President...
  4. Somalia: President Yusuf rejects to negotiate with Islamists Tue. February 06, 2007 11:55 am.- By Mohamed Abdi Farah. - Send this news article (SomaliNet) The Somali’s interim president Abdulahi Yusuf Ahmed reiterated on Tuesday his refusal to enter dialogue with the leaders of the ousted Islamist movement – his latest remarks is contradicting recent announcement of holding talks with all parties in Somalia. In an interview with the Yemeni New Agency (Saba), president Yusuf who is now in Baidoa city southwest Somalia, said his government would never open talks with either moderates or hardliners of the defeated Islamic Courts, arguing that there are no Islamist leaders on the earth. Mr. Yusuf called the remnants of the Islamic Courts as criminals who do not deserve to be negotiated with. Mr. Yusuf accused the ousted Islamist leaders of assassination attempts against a number of Somali officials including him, premier Ali Mohammed Gedi and the president of the breakaway republic of Somaliland. “They should be put on trail for their crimes,” he said. “They are to be blamed on instability and destruction in the country, so my government will neither negotiate nor pardon these criminals,” Yusuf said Sheik Ahmed; the leader of executive council of Islamic Courts is the actor of all what happened in Somalia. The US and European governments are pressing the government led by Mr. yusuf to hold an inclusive talks, particularly to negotiate with the moderate Islamists. Despite that, president Yusuf accepted to hold national reconciliation conference but he totally opposes to allow Islamists to become part of he government. Mr. Yusuf has also asserted that a group of “terrorists” are responsible for the series of nightly mortar attacks against the government and Ethiopian military positions in the capital. “These guys believe if I am killed, my government will collapse. If I die, my government will still function,” he said. On 3 February, the president had announced in a speech giving to transitional parliament during the inauguration ceremony for the new speaker Sheik Aden Madobe that the government was planning to orchestrate a national reconciliation conference with the exclusion of the defeated Union of Islamic Courts. News Category: Somalia Latest Headlines
  5. “These guys believe if I am killed, my government will collapse. If I die, my government will still function,” he said. Madaxweynuhu waxa uu xusay in ragaasi ay ku riyoonayaan in haddii isaga la dilo ay dowladdiisu burbureyso waxa uuna tilmaamay in haddii uu isagu geeriyoodo ay dowladdu horay u soconeyso oo aanay isaga u dhutin doonin . The quotes you missed out, but highlights the fact that the TFG is bigger than any man or even clan... Viva Mr President...
  6. ^^^No because they have better training facsilities than Somalia.. As you know there are thousands being trained in Manas, Daynunay as well as Bali Doogle. However the Tanzanians have said they will help in this way, so why not.
  7. ^^^That was an error on my part as most Somali sites where reporting that he was in Yemen. I was startled by the news, and suprised, he does not have even Yemens confidance.
  8. SANCA: Dowladda Yemen oo sheegtay inay dib u dhigtay safar uu Sheekh Shariif ku tegi lahaa Yemen Posted to the Web Feb 06, 07:19 Sanca (PP) – Dowladda Yemen ayaa daboolka ka qaaday inay dib u dhigtay safarkii Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ku imaan lahaa Dalka Yemen, iyadoo aan wax faahfaahin ah laga bixin dib u dhaca safarka Shariifka. Xubno sarsare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Yemen ayaa shaaca ka qaaday in Yemen ay dib uga fiirsanayso magangalyo siyaasadeed oo ay siiso Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ahaa madaxii Maxkamadihii Midoobay ee laga awoodda badiyay. Mas’uuliyiintaan oo u hadlay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Yemen Abuubakar Al-Qurbi ayaa sheegay in Dowladda Yemen ay qorsheynayso inay kala hadasho arrimaha Sheekh Shariif Dowlado ku lug leh arrimaha Sheekh Shariif, balse carrabka kuma dhufan mas’uuliyiintaan kuwa ay yihiin Dowladahaas. Iyadoo la qorsheynayay inuu Sheekh Shariif Sheekh Axmed gaaro Daka Yemen Maalintii Isniinta ahayd ayaa wararka qaarkood waxay sheegayaan in Yemen ay qorshayso inay kala hadasho soo gelitaankiisa Yemen Reer Galbeedka oo uu ugu horreeyo Mareykanka oo iyagu aaminsan inuu yahay aasaasihii Maxkamadihii la eryay ee ka hano qaaday Magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxaa lagu wadaa in Yemen ay faahfaahin dheeraad ah ka siiso Dolwadaha Mareykanka iyo kuwa kale ee Reer Galbeedka iyadoo mas’uuliyiinta u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Yemen ay sheegeen inay shaaca ka qaadi doonto Yemen marka ay dhammaadaan kulammada ay la yeelanayaan dalalka Reer Galbeedaka. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la hadlay dhawaan saxaafadda ayaa sheegay inuu damacsan yahay inuu tago dalka Yemen, halkaasoo uu sheegay inay ku sugan yihiin xubno ka tirsan Maxkamadaha. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  9. Somalia: Yemen delays the asylum offer to Islamist top leader Tue. February 06, 2007 09:04 am.- By Mohamed Abdi Farah. - Send this news article (SomaliNet) The Yemeni government said on Tuesday that it postponed the trip of Sheik Sharif Sheik Ahmed, the Islamist leader to its country for unspecified date, Yemeni newspapers reports. Reliable sources close to the ministry of foreign affairs say that Yemeni government decided to put off the trip in which Sheik Ahmed would reach the country. Earlier, Yemen had declared that it is granting political asylum to the leader of the executive council of Islamic Courts Sheik Sharif Sheik Ahmed who is in Nairobi under the custody of Kenyan authorities. Sources say that initially Sheikh Ahmed was expected to reach Yemen on Monday but the Sanaa government changed its mind halting the offer of asylum to the Islamist leader for indefinite time. The papers in Sanaa quoting unnamed officials say that Yemeni government made the decision to consult with the governments of US, Somalia and Kenya over the possibility that Sheik Ahmed, a key Islamist leader receive political asylum in Yemen. The discussion over Sheik Ahmed’s future is said to be how the moderate cleric as US believes would have a key role in pacifying Somalia within the government ranch. The move that the Yemeni government postponed Sheik Ahmed’s trip to its country came after the transitional federal government sent a letter to Yemen demanding Sanaa government to give more explanations to how the Islamist leader will stay in Yemen and the possible actions he might step in. News Category: Somalia Latest Headlines
  10. back to the topic Aqoon-isweydaarsi looga hadlayo Dib u heshiisiinta oo maalintii labaad ka socda Hotelka Kaah Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 06/02/07 Waxaa maalintii labaad ka socda Hotelka Kaah ee Magaalada Muqdisho aqoon-isweydaarsi looga hadlayo dib u heshiisiinta iyo ammaanka iyadoo kulankii maanta looga hadlay arrimo fara badan oo ku saabsan dib u heshiisiinta. Prof. Cumar Aadan Qaaddi oo ah mid ka mid ah howl-wadeen shirkaas oo ay soo qabanqaabisay Golaha Dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliyeed ayna maalgelisay Hay'adda UNDP ayaa sheegay in shirka maanta doodihiisa ay billowdeen, isla markaana looga hadlay maanta dhowr qodob. Qodobka maanta looga hadlay ayaa wuxuu ahaa: WAA MAXAY TAARIIKHDA COLAADDA 16-KA SANO SOCOTAY & SABABIHII KEENAY COLAADDA, waxaana uu sheegay Prof. Qaaddi in qodobkaan ay si wanaagsan uga hadashay Hay'adda Xuquuqda Aadanaha ee ISMAACIIL JIMCAALE COSOBLE, oo uu sheegay inay soo bandhigeen taariikho ay ururiyeen. Prof. Qaaddi wuxuu carrabka ku adkeeyay in dooddii maanta la soo bandhigay ayna ka hadashay hay'adda Ismaaciil Jimcaale ay ahayd mid aad u wanaagasan oo si weyn loo fahmay loogana dooday. Mar uu ka hadlayay Prof. Cumar Aadan Qaaddi oo ah saxafi da'weyn qodobbada maalmaha soo socda looga hadli doono aqoon-iswedaarsiga ayaa yiri: "Maalmaha soo socda waxaa looga hadli doonaa aqoon-isweydaarsiga qodobbo dhowr waxaana ka mid ah: HUBKA DADKA MA XOOG BAA LOOGA DHIGAYAA, MISE MARKA CADDAALAD LA TUSO AYAA LAGA SUGAYAA INAY ISKA KEENAAN, sidoo kale waxaa looga hadli doonaa: SIDEE DIB U HESHIISIIN GUUD LOOGU QABAN KARAA DADKA SOOMAALIYEED OO DHAN iyo arrimo kale". Sidoo kale wuxuu sheegay Prof. Qaaddi in kulankaan oo socon doona illaa Isniinta soo socota go'aannada ka soo baxa loo qaadan doono shirka dib u heshiisiinta ah ee ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku baaqday in lagu qaban doono dalka gudihiisa.
  11. Taliban also note that even Shiekh Sharif was a former employer of Mohamed Dheere..
  12. Taliban , Name 3 politicians and 3 warlords of the ICU. Three warlords in the Clan courts. 1.Yusuf Siyad IndaCade 2. Cirfo [member of the Shura & former occupier of Afgoyee. 3. Macalin Hashi, side kick of Musa Sudi Yalaxow. 4. Warlord Goobanle of the JVA. Three politicians within the clan courts union. 1. Seeraar an MP within the TFG & because of clan reasons supported the clan courts. 2. Abdiqasin Salad`Xasan, former TNG leader and oustpoken supporter of the clan courts. 3.Reer Cadaan, who played a key role in North Mogadishu politics... Abdulkadir Cumar Cadaan was chief of finance..
  13. ^^^They are wasting time on such things, but all the new laws must be reviewd.
  14. Ergada ka socotay Qarammada Midoobay iyo Beesha Caalamka
  15. Sheekh Shariif Sheekh Muxyadiin Celi (Culummaa'uddiin)
  16. Prof. Maxamed Cumar Dalxa, Prof. Geeddi & Per Lindgande Xubnaha shirka ka soo qaybgalay
  17. Dawladda Tanzania oo sheegtay inay tababar siineyso ciidamada DFKMG Last Updated::2007-02-05 15:42:34 Tanzania:- Dawladda Tanzania ayaa ku gacan seertay in ciidamo nabad ilaalin ah ay u soo dirto dalka Soomaaliya ayadoo taa badalkeeda ballan qaaday in taw abar ay u fidiso ciidamada DFKS. Tallaabadan ayaa timid xilli ururka midowga Africa weli uu u xusul doob ugu jiro dhameystirka 8,000 oo askari oo loo dirayo dalka Soomaaliya si ay u saacidaan dawladda kmg . Dawladda Tanzania ayaa sheegtay in 1,000 askari ay u tawabareyso dalka Soomaaliya, kuwaasoo tawabarka ku qaadan doodna Akademiyad milatari oo ku taal magaalada Manyara ee waqooyiga dalka Tanzaniya. Dhinaca kale dawladda Tanzania ayaa casuumaad ufidisay Ra'iisal wasaare Cali Maxamed Geedi oo lagu wado todabaadkan in uu booqdo magaalada Dar es Salaam si wadahadal heer sare ah ula yeesho madaxda dalkaasi oo uu kala hadlayo sidii ay gacan u siin lahaayeen dawladdiisa. HorseedNet.com
  18. ^^^There was a facade, all where called Shiekh but most where clan centric politicians, warlords who occupied other peoples lands. Notably the lower Shabbele.
  19. ^^^If it is not the peoples support it would not have got so many recruits from different clans across the regions. It would not have secured so much of the country without much fighting nor fuss. The whole war was 5 days and the rest the clan courst where on the run. Sxaib keep deludimg yourself the Somali people support their government.
  20. ^^^The AU troops are atill comig insha Allah and they will help support our training of the 40,000 troops being put together.
  21. ^^^No its not you, but the clan courts, their leaders and cheerleaders who make all sorts of claims as the ones you just made, the truth is this was a small incident, which the same Qadsiye.com bull will catch on to as some amazing victory, which it is not...
  22. ^^^Who set out to defeat anyone, the convoy was heading up North, it came under attack, the millitia that attacked got a good hiding and the convoy went on. I see you are celebrating as usual for achieving nothing, just dont bring trouble to the locals of Guriceel district..
  23. ^^^The foreign media was wrong on this as well, the clan courts was just a clan organisation which took orders from Asmara, it was not a religious movement, it had religious leaders but also common thugs like IndaCade..