-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Dagaal dhexmaray Galabta Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyada SSC. Friday, 14 January 2011 Burco(Togdhnews)- Dagaal ayaa maanta dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugnaa Degaanka Kalabaydh ee ka tirsan G/Sool iyo maleeshiyo Beeleedka la magac baxday ssc,kaasoo socday mudo saacado ah. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay ka dib markii Maleeshiyo Beeleedka SSC ay galabta weerar ku soo qaaday cutubyada Ciidanka Qaranka ee fadhigoodu yahay Degaanka kala baydh,waxaana dagaalkan laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kal duwan. Dagaalkan ayaa ilaa hada la ogayn khsaaraha uu gaystay,marka laga reebo in dib loo celiyay maleeshiyo beeleedkii weerarka soo qaaday ee SSC. Dagaalkan ayaa ku soo beregamy wakhti ay cutubyo ka tirsan ciidanka qaranku ku talaabsadeen gadood ay ku doonayaan inay helaan ,musharkoodii iyo gunooyin uu ka jaray wasiirka maaliyudu,taasina ay keentay inay dib uga soo baxaan qaar ka mid goobihii fadhiisamooda ahaa,oo ay ka mid tahay degaankan uu galabta dagaalku ka dhacay. Sidoo kale maleeshiyo beeleedka SSC,ayaa iyaduna isku day inay ka faaiidaystao fursadan , Balse waxay kala kulantay Guul daro. Dhinaca kale cutubyo ka tirsan Ciidanka ayaa la sheegay inay u dhaqaaqeen isla Galabta goobta uu dagaalku ka dhacay. Todaobaadkan ayaa madaxweyne Siilaanyo Cafis u fidiyay Maxaabiistii lagu soo qabtay badhtamihii Sanadkii hore dagaalkii ka dhacay Widhwidh,ee dhexmaray Maleeshiyo Beeleedka SSC iyo Ciidanka Qaranka Somalind,kuwaasoo dhawaan gaadhay Magaalada Buuhoodle.
-
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
War degdeg ah live maygaagle(MGN)waxaa iminka warkan noo soo diray weriyahayaga saalax cali coomay. Ayaa waxa uu noo xaqiijiyey in laba guuto oo ah ciidanka lugta,oo ka tirsan ciidanka qaranka somaliland ay u dhaqaaqeen dhinaca widhwidh abaaro sideedii fiidnimo ee caawa 14/1/11.Iyaga oo ku gaashaaman,baabuurta dagaalka,beebeeyo,iyo madaafiicda goobta,wuxuu soo sheegay in ay aad iyo aad u hubaysan yihiin.weriyuhu wuxuu sheegay,in uu isku deyey in uu la xidhiidho taliya sare,balse wey u suuroobi kariwayday,dhinaca farsamada. Balse askari ka tirsan dhinaca saadka oo la yidhaa calishuuro,ayaa u xaqiijiyey in soo socdaan ilaa 8 guuto,oo loogu talo galay,buu yidh holhol,tukoraq,widhwidh,buuhoodle,maygaagle,lascano iyo adhicadeeye.balse wax faahfaahin ah oo dheeraad ah,wuu diiday in uu bixyo,wuxuu hadalkiisii ku soo gabagabeeyey,sxb waa sir milatri ee miyaad i xidhaysaa,igadaa docadocaynta badan nabad gelyo.wixii war ah ee soo kordha kala xidhiidh -
Somaliland, Travelling Beyond the International Map
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Yeah sudan and Egypt threaten to walk out of the african union if Former president rayaale was invited to the AU summit. And look at Sudan today cumar Xassan al bashir is forced to accept an independent south sudan losing all the oil resources. -
^^^eeboow hadaad wax so fah fahmaysa mahan ana iska leh ma fahmi nooh, ducada noo aqri walaalkis.
-
O'gadenia has the right to be an independent country Djibouti has the right to be an independent state Somaliland also has the right to be an independent state Somalia has the right to be an independent state
-
^^ Inshallah.
-
Somaliland sentences German to four years for porn
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
A great Somali poet once said Waxa jira mashruuc aan la gelin lagana maansoonne Dibnahaa maroorsama ninkii mawqifkaa gala'e Ma macaasho kii ceeb hablaha ugu miciinaaye Maanshaa-Allee dumarku waa ma-hurtadeenniiye Waa midho inoo wada dhexoon cidi ka maarmeyne Midda aad qabtiyo hooyadaa laga mataalaaye Maxaa cayda mooskaaga taal magane kuu geeyey macdantii xishoodkiyo maxaa sharafti kaa maydhay Somali woman out there are all gob and they deserve our respect it's us the somali men who will be held accountable for their Misery,, Meelkasta gabadh Somali ba ku dhibaateysan whether it's in yemen sanca saudi arabia talyaaniga libiya Ceelasha biyaha xammar kenya Somali region in Ethiopia Xita naagahan la xumeyey eeh hargeysa allow no sahal oo ceebtooda astur . Somali woman are our sisters wives daughters mothers aunties -
^^ suaasha Waxad weydisa Admiral Maxammad cumar cismaan the onlf leader , Anigu Somalinimo waligay kama tanasulin laakin Somalinimo adigu wax kale baad u taqana
-
Indeed The og'aden is not a conflict between two countries but between an Oppressive Regime in Adis ababa versus some of the people of that region. There is no Somalia attached to the Og'aden struggle.
-
Dowladda oo dagaalka Afka kaga Guuleysatay Mucaaradka
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
deee wa run TFG waxay ku hadasha dhowr af, afka ugandeska afka burundi afka somaliga , afka carabiga oo sh dalxiis ku hadlo Afka ingriiska oo farmaajo u ku hadlo. American accent. , Maxamamd abdilahi omaar oo afka ingriisiga lahjada Boqorada ku hadla., Alshabaab na waxay ku hadlaan Pashtun farsi iyo Somali . marka dhanka afka la kala awood badan. -
Farmaajo oo dalbaday in la kordhiyo ciidamada AMISOM Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cabdulaahi Max’ed (Farmaajo) oo ku sugan Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa halkaasi waxaa uu kula kulmay dib lumaasiyiin dowladaha caalamka u fadhiya Qaramada Midoobay, isagoo dalbaday in la kordhiyo ciidamada AMISOM. Aqriso War ka soo baxay kulanka Ra’iisul wasaaraha (New York, Thursday 13 January 2011) Max’ed Cabdullaahi Max’ed, Ra’iisul wasaraha Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa la kulmay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban ki-moon iyo xubno ka tirsan Wakiilada Joogtada ah ee golaha amaanka ee Qaramada Midoobay. Masuuliyiinta uu Ra’iisul wasaaruhu la kulmay ayaa waxaa ka mid ah. 1- Ms Susan E. Rice, oo ah Wakiilka Joogatad ee Maraykanka u qaabilksan UN-ka 2- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon 3- Lynn Pasco oo ah ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha siyaasadda. 4- Ra’iisul wasaaraga ayaa sidoo kale waxaa uu la kulmay Safiiro ka socda qaar ka mid ah dalalka Soomaaliya saaxiibka la ah. 5- Mr Vitaly I. Churkin oo ah wakiilka joogatada ee UN-ka u fadhiya Ruushka 6- Mr Min Wang oo ah wakiilka qaramada Midoobay u fadhiya China Ra’iisul wasaaraha ayaa masuuliyiinta uu la kulmay waxa uu siiyay warbixino kooban oo ku saabsan golaha wasiirada xukuumada KMG oo si aad ah loo soo koobay, isagoo sidoo kale ka hadlay xaaladda amaan ee dalka Soomaaliya, dib u dhiska Ciidanka iyo in dowladu ay bilowday bixinta mushaaraadka ciidamada dowladda. Farmaajo ayaa u sheegay madaxda ka tirsan Qaramada Midoobay in ciidamo farabadan oo militari ah loo tababaro dowladda, iyadoo taliyo cusubna loo sameeyay, iyo qaabka dowladda KMG ay u wajihi doonto dib u heshiisiinta, isagoo carab baabay in dowladda KMG ay gudi dib u heshiisiineed u dirtay bartamaha Soomaaliya kuwaasi oo ku guuleystay xalinta beelo halkaasi ku dagaalamay. Max’ed Cabdullaahi Max’ed ayaa sheegay in dowladda KMG ay xariir wanaagsan la leedahay Maamulka Culumaaudiinka ahlu Sunna Waljamaaca, isagoo sheegay in xubno ka tirsan Ahlu Sunna ay ku jiraan golaha wasiirada ee cusub. Dhanka bini’aadanimada mar uu ka hadlayay ayaa waxaa uu sheegay Farmaajo in hay’adaha samafalka ay ka howlgali karaan dhanka dowladda iyadoo dhanica kalana goobaha ay ka taliyaan Al Shabaab caqabado farabadan oo dhanka bini’aadanimada ah ay ka jiraan. Sidoo kale Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in dowladiisu ay diyaarineyso qorshe looga baxayo marxalada kumeelgaarka ah looga gudbayo dowladda aan ku meel gaar aheeyn Ra’iisul wasaare Farmaajo ayaa ka codsaday masuuliyiintii Qaramada midoobay ee uu kulanka la qaatay in dowladda KMG laga taageero dhinacyada miisaaniyadda, kordhinta ciidamada AMISOM, dhisida hay’adaha dowliga, in Soomaaliya la soo gaarsiiyo kaalmooyin bini’aadanimo iyo in dowladda laga caawiyo bixinta kaalmooyinkaasi. Dhamaan madaxdii uu la kulmay Ra’iisul wasaaraha ayaa u balan qaaday in taageerada ay u baahantahay dowladda KMG in ay bixin doonaan, islamarkaana ay garab istaagi doonaan dowladda KMG, waxaana madaxda ay soo dhaweeyeen qorshaha cusub ee dowladda KMG. Filo goordhow sawirada Kulamada R/wasaaraha Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
5 starow xaal qaado any pictures of the 5 storey building all i see is affar oday oo micrifoon lala hoos ordayo
-
Somalia: TFG troops fight amongst themselves
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalina awoow adna goormaad jidbaale akhrida looooooool -
Somaliland: Garaad cabdirashid garaad ismacil vists Hargeysa
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The son of garaad ismacil Garaad cabdirashid. u know Garaadki laascaanood berigi hore eeh geeriyooday wiilkisi. -
Somaliland: Garaad cabdirashid garaad ismacil vists Hargeysa
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil Oo Hargaysa u Yimi Hawlo Nabadeed January 13th, 2011 Comments Off Hargaysa (Somaliland.Org)- Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil Ducaale oo ka mid ah Isimada Somaliland, gaar ahaan gobolka Sool, ayaa shalay socdaal nabadeed ku yimi magaalada Hargaysa, iyada oo si diirran loogu soo dhaweeyay duleedka bari ee Caasimadda. Garaad Cabdirashiid oo ka soo kicitimay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo uu saldhigiisu yahay, waxa uu safarkiisa ku soo maray magaalada Burco, halkaas oo uu wada hadallo iyo kulamo qaatay muddo laba maalmood ah kula yeeshay Madaxdhaqameedka, Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Togdheer. “Aad iyo aad ayaan u salaamayaa bulshada, aniga oo uga mahad naqaya sida qaaliga ah ee heerkeedu sareeyo ee ay ii soo dhaweeyeen. Imaatinkan aan imi magaalada Hargaysa ee Caasimadda Somaliland, maaha markii ugu horaysay. Wadanka intii aan joogay waa markii afraad ee aan imaado, inkasta oo muddo badan aan ka maqnaa. Qorshahaygu waxa uu ahaa in aan mar hore imaado, hase yeeshee hawlo iyo arrimo dhulal kala duwan ka jiray awgeed ayaan dib ugu dhacay. Halkanna waxa aan u imi hawlo nabadeed iyo kuwo kaleba. Umadda waxaan halkan uga soo gudbinayaa salaam qaaliya.” Sidaa waxa yidhi Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil Ducaale oo u waramayay Somaliland.Org, markii uu soo gaadhay Magaalada Hargaysa. Garaadka oo hadalkiisa sii wataana waxa uu intaa ku daray “Safarkaygan hadda waxaan ka imi magaalada Laascaanood oo fadhigaygu yahay, laba habeenna waxaan joogay magaalada Burco, halkaas oo aanu ku kulanay Salaadiin, Madaxdhaqameed iyo mushtamacyo kala duwan. Safarkaygu sidaas ayuu ahaa, waxaanu la xidhiidhaa arrimo nabadeed.” -
Somaliland Has Left Cayn And Headed To Burco. Audio
Xaaji Xunjuf replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
when did they leave cayn i thought kalshaale was part of cayn, kalshaale is 23 km north of buhoodle i think that is cayn cowke. -
TFG Wants To Extend Their Mandate By 2 Years. What a Disgrace!!!
Xaaji Xunjuf replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
well if they can make things happen in the next two years the UN should extend their mandate for another 2 or even more years let's see if a foreign made government can work in the next coming years in Somalia. -
A khadar i don't talk about qabyalaad it's you guys who brag about qabyalaad day in day out iyo reer hebel just read jidbaale and you see the clanish mentality of yours . Second i am not the editor of Jidbaale you should contact them. And last but not least Somaliland national military is heading to secure the last section of the buhoodle region and to clean the rebels once and for all the army will be based in Kalshaale hagoogane and maygaagle as the president said. Ciidanka qaranka did not vacated widhwidh they just placed some of their troops in the buhoodle region it's called a tactical military move. We have Troops in ahdicahdeeye kalabaydh and oog in the sool region. i wonder what the rebels will do next we know how to deal with rebels.
-
Breakaway Somaliland hooked on Sudan referendum Source: EastAfrican (EastAfrican) Date: 12 Jan 2011 Somali journalists have descended on Juba to cover Southern Sudan's historic referendum. There is hardly anything odd about this, as over 250 media organisations and hordes of journalists from the world over have been accredited to the event. But the journalists in question are actually from Hargeisa, the capital of the Republic of Somaliland, the region that unilaterally broke away from the rest of Somalia in 1999 following the collapse of Siad Barre's Mogadishu regime. The Hargeisa Star Newspaper, and a motley of other leading Somaliland media organisations, have sent several reporters to Southern Sudan even as President Ahmed Mohamed Silanyo back home this week declared a national rain-seeking day in the face of biting drought. In the self-declared state struggling to find its footing, hardly any of the media organisations can comfortably afford to send reporters to Juba and they have had to dig deep to fund the expense. Their mission is one: To satisfy the huge appetite in Somaliland for news over the secession vote which has captured the imagination of the people. Many in Somaliland are rooting for a successful independence vote. The breakaway region has for years aspired to be officially free from the rest of Somalia. Somaliland officials regularly travel the world, campaigning for recognition for their self-styled republic from the rest of the world; a tacit admission that they are still shareholders to a globally-recognised state known as Somalia, which has its capital as Mogadishu. Implied Reports from diplomatic circles say the officials are regularly told to seek separation--and recognition-- from fellow Somalis. The territory, which is situated in north-western Somalia, has so far had four presidents. The first, Abdurahman Ahmed Ali, renounced the separatism and died while ardently campaigning for the unity of Somalia. Presidents Darhir Rayale Kahin and the late Mohamed Ibrahim Egal, and the current head of state, Ahmed Silanyo, seemed to be agreed on a unilateral path, and could take lessons from the Southern Sudanese. The Sudan People's Liberation Movement (SPLM) downed their arms and accepted a Kenya-brokered negotiated settlement in 2005 that offered a promise of the current referendum. Somaliland leaders have always rebuffed the idea of looking for an internal solution, severally rejecting suggestions that they talk to other Somalis. Their argument has been that Somaliland had been a British protectorate that gained independence on June 26, 1960, five days before uniting with Italian-ruled Somalia on July 1. "We had been an independent state before the rest of Somalia," has been the refrain by separatist officials in Hargeisa. Refrain Western capitals have urged Somaliland leaders to convince its neighbours of its need for self-determination. That assignment requires them to lobby their cause with the leaders of the regional bloc, the Intergovernmental Agency on Development (Igad). which apart from Somalia includes Djibouti, Ethiopia, Kenya, Uganda, Sudan and Eritrea. The process of seeking self-determination for Southern Sudan and for Somaliland had been remarkably similar. The Southern Sudanese embarked on their last armed rebellion to fight the Khartoum-based Sudanese government in the early 1980s. In Somaliland, the first nucleolus of a guerrilla group was established in 1982 inside the Ethiopian border to wage cross-border attacks on the forces of Gen Barre in Somalia. Neither the South Sudanese nor the Somaliland rebels declared their secessionist intentions at the beginning. Surprisingly, the two movements did not even have names depicting their real secessionist plans. The pro-Somaliland rebel group called itself the Somali National Movement (SNM). But when the central government in Somalia collapsed, the true face of SNM emerged, seeking separation for the north-western regions from the rest of Somalia. The group in Somalia never used 'Somaliland National Movement' to hint secession. Impression Dancing to the same tune, the Southern Sudan rebel group used SPLM that stood for 'Sudan People's Liberation Movement.' They did not use 'Southern Sudan People's Liberation Movement or (SSPLM)' to suggest secession. Both movements in Somalia and in Sudan gave the impression that they were struggling to correct faulty governing systems in their respective countries rather than their hidden separatist aspirations. In Somalia, many people anticipate two fundamental things to happen if Somaliland is granted independence. The region's clan dynamics may turn into a self-destructive phenomenon. Groups unhappy with separation may rebel, seeking their own separation from an already separated territory. In such a scenario, people could helplessly witness one separation after another, unless measures to prevent that are now worked out. For the rest of Somalia, new groups may set foot on the separatist path started by Somaliland. Puntland in north-eastern Somalia and several others may become potential candidates for statehood, bringing forth a horde of African mini-states with flags and other identities and all seeking recognition. No wonder, then, that the leaders of Somaliland are critically looking at the referendum in Southern Sudan, particularly as the majority of the people look set to vote for total independence and the birth of Africa's 54th state.
-
^^ adeer qabyalaada maad iska deysid
-
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Malayshiyadda SNM Oo Ciidamadii Widhwidh U Raratay Kalshaale. Wararka naga soo gaadhay deegaanka Widhwidh Iyo Kalshaale ayaa waxa ay xaqiijinayaan in malayshiyada SNM ay ka guureen intooda badan deegaanka Widhwidh iyaga oo lagu daad gureeyey dhinaca Kalshaale. Arrintan ayaa waxa y ka danbaysay Hadal uu soo saaray Hogaamiyaha Malayshiyada SNM Siilaanyo oo deegaanka Kalshaale iyo aagiisa sheegay in ay degayaan malayshiyaddaha SNM , deegaanka Widwidh ayaa sida la sheego lagaga yimi Qayb ka mid ah malayshiyadda SNM iyada oo malayshiyada inteeda badan loo raray dhinaca Kalshaale halkaas oo lagu xoojinayo beesha Bariga Burco iyo iyada oo Ciidanka qoshihiisu yahay sidii Magaalada Buuhoodle loogu weerari lahaa. source Horufadhi.com -
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
(Widhwidh) Ciidamada qaranka Somaliland oo maaanta saldhigyo cusubna ka yagleelay Kalshaale iyo nawaaxigeeda eeh degaanka buhooodle . Wararka naga soo gaadhayaa deegaankaasi ayaa waxay sheegayaan in ay maanta ka guureen cutubyo ka tiirsan ciidanka qaranka oo aagooda Widhiwdh Ciidamadasi Somaliland ee saldhigyadoodu mudadan dambe aha widhwidh . Ciidamadii aagaasi degenaa ayaa lagu daad guray inta u dhexeysa Kalshaale,Meygagale ilaa Qorilugud hagoogane ,Guurida Ciidamadan ayaa kadambeysey Go'aamadii uu soo saarayMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxammad Maxamuud Siilaanyo oo ay ka mid ahaayeen in Kalshaale iyo deegaankaasi yahay Saldhig ay yeelanayan Ciidanka qaranka. Isku soo wada duubo dhaq dhaqaaqan ciidan wuxu ka danbeyey mar ay abaaro ba'aani dalka ka jiraan. warar kale naga so gaadhaya degaanka holhol eeh gobolka sool aya la sheegey in ciidanka qaranka aaga sool na heegan la galiiyey.