Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,068
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Cuqaal talisa Boqor caaddila iyo culimo miisaan leh. Ilaahi Carshiga Nuuriyoow kaaga caban mayno. Caddaankaanu wada loollanaa madaw cisaynmayno Al Xaag Xassan tarabi dhaqanku ma guuro. Somaliland traditional culture is the way forward in the horn of Africa.
  2. ^^^ They are the largest Ethnic group in af Somali they are laandheero they can turn Ethiopia into a Muslim nation and remove the midget from his seat in Addis Ababa laakin wadna diiday qofku marku isku kalsoonayn oo anu awoodisa ku kalsoonayn wa dhibaato. Sida arinta lo xaliyo na way adagtahay.
  3. ^^ Doesn't faroole's clan enclave already recognize sool and sanaag as part and parcel of Somaliland, so whats the difference between him and mr faroole?
  4. Rayale intervenes to avert UDUB’s Demise Hargeisa, January 4, 2012 - The exploding UDUB party leadership wrangles have been put on hold. The wrangles which have threatened to tear the party apart came after Mr. Jamal Ali Hussein was declared party’s presidential candidate and leader during a disputed executive committee meeting which was convened secretly by Ahmed Yusuf Yasin the party’s deputy leader and former vice president of Somaliland in the Rayale administration. Former President Dahir Rayale Kahin has been living in France since he handed power to current president Silanyo after losing heavily in the mid 2009 presidential elections in Somaliland. Ahmed Yusuf who was Rayale’s Deputy the presidency and party leadership has been acting party leader and is accused of masterminding the illegal nomination of Jamal A Hussein as the main opposition party’s leadership. The former VP is said to have supervised the near destruction of the oldest political party in Somaliland by favouring Jamal Ali who is from his Isse Muse Clan. Following the hasty committee meeting which made the nomination, Mr. Ali Waranade an aspiring candidate and veteran politician threatened to tear the party apart if the nomination was not revoked and proper party procedures followed. The white haired former Aviation minister is supported by party heavyweights thus the fear of party fragmentation if the situation is not saved. The Waranade threat has been taken seriously, prompting the france based Rayale to revoke Jamal’s nomination until after local government elections which are planned for mid this year. Dahir Rayale who spoke on the phone to chief editor Mohamed Rambo said that his instructions to the acting leader were to conduct the nomination in a transparent and democratic manner. He asked the various factions that have emerged to hold their horses until after the forthcoming council elections before they jump the boat. Rayale promised to return to the country as soon as possible to ensure that power transfer is undertaken honourably.
  5. Xaaji Xunjuf

    .

    How exactly are they going to rejoin Puntland ?
  6. Kan taleex.net qora waba mid xanuunsanaya war garaadada shirka ducadisa bay leeyihin malaha agendada shirka ergooyin iyo gudooyin ba loo xil saaray. Shirku meel wanaagsan bu maraya runti war shirka beel ba ku tashanaya beesha taladooda halo dayo, maanta wedjigiisa koobaad ba lagalay wedjigisa labaad beritoole loo gali doona inshallah.
  7. Mashallah i have never seen a big conference like this with so many ergoyin inshallah wax kheyr badan ba ka so bixi doona the conference was opened officially today after salaatu duhur.
  8. ^^^Al xaaji Muuse suudi Yalaxow wa rageedi laba xiiniyood banaan degey wa ninki yidhi yahoow cabdulahoow geeska iga mar eeboow xaa la yidhi beer haweeneed aa kugu jirto lol.
  9. Samafal;770555 wrote: Xaaji Xunduf, you seem to be supporting Godane and I suspect its becouse he's from your clan. If that's the case this guy and his group have comitted genocide in Somalia, so does Somaliland take responsibilty? Where did i say i support his organization or him let alone supporting him because of his clan i merely said that he will not be defeated by foreign mercenaries , Godane has nothing to do with Somaliland don't see the link at all.
  10. Mogadisho banadiriga ba iska leh iyo ehelkooda inkastow ay tahay magaalo Somaliyeed oo caasimaad quruxsan ahaan jirtay xiligan joogi jiray.
  11. Waryaa osmanow machinka lacagta sameyaa waad ku caano maasheen runta iska sheeg wa iska caadi rag na wa shaqeystan ragna waxbay kala farsameyaan.
  12. Well said sheikh bilal Somaliland is a peaceful Muslim nation.
  13. Gabbal sxb now the shabaab is about to be removed from their last stronghold baardhere who is going to rule the place I am sure azania is not welcome in gedo. What's the alternative there in the gedo region gabbal.
  14. Oromo is a large Ethnic group they should be able to rule Ethiopia instead of trying to break away from it.
  15. Taxeex.net is owned by a puntlander but he is from taleex and is closely related to the current vp of pl mr ali shire.
  16. Duke you can't hunt down Amiir godane not with 9000 Amisom troops not with 3000 Ethiopian troops and not with 1500 Kenyan troops. The Ethiopians and other foreign troops were defeated before in Somalia. They will be defeated again and that's the truth Somalia problems cannot be solved by outsiders.
  17. ^^ Show me pictures of tigray troops in berbera duke once again is Justifying another invasion in his country its just getting sad but than again a Yey supporter will always welcome xabashis in Somalia.
  18. ^^ Puntland ministers were killed before but Ministers from galmudug were never killed only kidnapped.
  19. Daahir Rayaale oo Jamhuuriya u Caddeeyey Mawqifkiisa Khilaafka ka Dhex Dillaacay Xisbigiisa UDUB Waraysiyo Jamhuuriya: Khilaafka xisbiga UDUB meel xun buu marayaa iminka’ ma laga yaabaa in murankaasi sababo in maxkamad la isla tago, mise qorshe kale ayaad haysaa? “Hadduu Jamaal Cal Xuseen tartamayo iyo haddii uu Cali Warancade tartamayo iyo haddii qaar kale imanayaanba dib baa loo geli doonaa” “Aad baan uga xumahay in ku-simahaygu arrintaas ku dhaqaaqo anigoo soo gaadhsiiyey farriintaydii ahayd in dib loo dhigo xulashada murrashaxiinta xisbiga UDUB, waxaanad iga gaadhsiisaa farriin ah…” “Waxaad iga gaadhsiisaa taageerayaasha UDUB midnimo iyo isku duubni baan idinku ogahay, xisbiga UDUB baa is khilaafayna way innaga reebban tahay” Waraysi khaas ah - Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Paris (Jam)- Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa *****lka ka qaaday mawqifkiisa la xidhiidha khilaafka ka dhex dillaacay xisbigiisa UDUB. Md. Rayaale oo isagoo ku sugan magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska khadka telefoonka ugu warramay Jamhuuriya xalay, waxa uu waxba kama jiraan iyo sharci-darro ku tilmaamay kulan aqlabiyadda guddida fulinta ee UDUB ugu aqoonyahanka Jamaal Cali Xuseen inuu noqdo murrashaxa jagada madaxweynaha ee xisbigaas uga qaybgeli doona doorashada madaxtooyada ee soo socota, arrintaas oo sababtay khilaaf culus oo laba dhinac u kala qaybiyey UDUB. Waraysigaas oo uu Guddoomiyaha UDUB kaga hadlay arrimo kala duwan oo la xidhiidha khilaafka xisbigiisa, qoraal uu ku laalay qabashada tartanka murrashaxiinta jagada madaxweynaha ee xisbiga gudihiisa, waqtiga uu dalka ku soo laabanayo iyo farriimo uu u kala diray waxa uu u dhacay sidan: Jamhuuriya: Ma jirtaa warqad aad soo qortay oo aad ku leedahay dib haloo dhigo xulashada murrashaxiinta xisbiga UDUB oo doorashada golayaasha degaanka ka bacdi hala kala saaro Daahir Rayaale: Wallaahi, markaan ogaaday in meesha khilaaf jiro oo aan la isku waafaqsanayn murrashaxnimada warqad baan u soo diray ku-simahayga Axmed Yuusuf Yaasiin oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka UDUB iyo Ku-simaha Xoghayaha Guud ee UDUB Cabdixalliim Maxamed Muuse, waxaanan ku wargeliyey mar hadii meesha khilaaf yimi xulashada murrashaxnimada dib haloo dhigo oo waxaynu qabsan doonaa doorashada golayaasha degaanka ka bacdi, xisbiga UDUB-na khilaaf uma baahna, waraaqddaana anigaa soo diray, sababtoo ah anigu hebel hala doorto iyo kooxba meel halaga doorto waxaan ka doorbidayey midnimada xisbiga, waxayna ahayd in isu tanaasul la sameeyo oo wax lagu heshiiyo ayey taladaydu tahay, farriintaana anigaa soo diray oo waxaan doonayaa in midnimada xisbiga la ilaaliyo. Jamhuuriya: Warqaddii aad soo dirtay iyadoo la hayo ayey haddana qayb ka mid ah guddida fulinta ee UDUB doorteen in murrashaxa madaxweynaha uu noqdo Jamaal Cali Xuseen, qolo kale oo Cali Warancadde hoggaaminayana way qaadaceen doorashadaas, khilaafkii xisbiguna cirka ayuu isku shareeray, sideed arrimahaas u aragtaa? Daahir Rayaale: Waxaas waxba kama soconayaan. Farriinta aad xisbigii UDUB iga gaadhsiinaysaa waxa weeye taladaas dib baa loogu noqonayaa, xisbigii UDUB baa is khilaafayna ma soconayso, taladaasna dib baa loogu noqonayaa; hadduu Jamaal Cal Xuseen tartamayo iyo haddii uu Cali Warancade tartamayo iyo haddii qaar kale imanayaanba dib baa loo geli doonaa, haddii ay koox noqotayna inay sharci tahay uma arko. Jamhuuriya: Guddida fulintu waxay cod aqlabiyad ah oo tiradoodu tahay 23 xubnood ku doorteen in Jamaal Cali Xuseen uu noqdo murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga UDUB, aqlabiyaddaas in la raaco miyaanay sharci ahayn? Daahir Rayaale: Xisbiga UDUB inuu ismuquuniyo ma aha ee waa in la isu tannaasulo oo wax la isku waafaqo oo xataa hadday koox yar gooni tahay la qanciyo, markaa taladaasi waa mid dib loogu noqon doono. Jamhuuriya: Guddoomiye-ku-xigeenka UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin warqaddii aad u soo qortay ee ahayd in dib loo dhigo doorashada murrashaxiinta xisbiga ayuu qabtay shir golihii dhexe isugu yimaaddeen, murrashax baana lagu doortay, arrintaas ka warran? Daahir Rayaale: Aad baan uga xumahay in ku-simahaygu arrintaas ku dhaqaaqo anigoo soo gaadhsiiyey farriintaydii ahayd in dib loo dhigo xulashada murrashaxiinta xisbiga UDUB, waxaanad iga gaadhsiisaa farriin ah in arrimahan dhacay aanay waxba ka socon doonin oo xisbigu talo kale ka yeelan doono. Jamhuuriya: Khilaafka xisbiga UDUB meel xun buu marayaa iminka’ ma laga yaabaa in murankaasi sababo in maxkamad la isla tago, mise qorshe kale ayaad haysaa? Daahir Rayaale: Ma rajaynayo in UDUB maxkamad isla galo, waxaanan rajaynayaa in aannu ka heshiin doonno khilaafka jira haddii Ilaahay yidhaa. Jamhuuriya: Adigu goormaad imanaysaa dalka si aad u dhexgasho khilaafka UDUB? Daahir Rayaale: Anigu bilaha soo socda haddii Illaahay yidhaa waan imanayaa dalka, doorashadana waan ka soo horreynayaa. Jamhuuriya: Maxaannu kaa gaadhsiinaa taageerayaasha xisbiga UDUB ee ku baraarugay khilaafka xisbigooda ka dhex dillaacay? Daahir Rayaale: Waxaad iga gaadhsiisaa taageerayaasha UDUB midnimo iyo isku duubni baan idinku ogahay, xisbiga UDUB baa is khilaafayna way innaga reebban tahay, taladaas yar ee innaga murgacatayna waynu kabanaynaa oo dib ayaa looga hadli doonaa, murrashax heshiis lagu yahay baanan insha Allaahu soo saari doonaa.
  20. Jacaylbaro;770414 wrote: You better say "identified" ,, not yet caught Good thing ,, at least we have Fugitives now ,,, they can be caught any minute from now No some of the killers are already caught watch the video.
  21. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=xUynZe7tWdE#!" frameborder="0" allowfullscreen>