Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Dadkaa wax dhisa indeed the people of Mogadishu have now the chance to build their city mashallah the strongest of all Somalis
  2. Bisha 15ankeeda june 2012 baan xamar tagayaa for the first time since 1989 soo ducee awoow nice web page
  3. Maya maya taleexi waxan ka wada waynu wada noolaan karna sabab ii dhe intanu frenjigu arlada iman so maynan wada noolayn? Odayadeeni hore haday wada noolaayeen inagu na wanu wada noolaan karna wa sidan qabo. Xita haday noqoto la isku qabto arimaha fundemantka waxa wajiib ah inaynu meel dhexe in la iskugu imaado manay xal noqon karayn labada dad eeh iska so horjeeda inay meel dhexe iskugu yimadaan.
  4. maxa ka fiican naas la jaqayo baad dawanaysayeh
  5. Taleexi waxan aad sheegeysid wa magacyo muhimadu waxaynu nahay ehel walaalood ha ina kala kaxayn awoow
  6. Haayee wa runtayee laakin dee ambanu dhanka hooyo abtiyaasha dhankaas laga fircownowba
  7. ^^ Hee wa qoloma ma reer taleex bu aha:D
  8. ^^ Haye laakin berigaas dadka Somali lama odhan jiriin xiligi fircoon amba la odhan jiray Zumali eeg xiliga faraciintu noolaayeen tutakankmuun iyo tolkis xiligaas dadku waxay odhan karan qaar waxay ahayeen dhashi king kush.
  9. The general was a visionary leader the problem was his cause was hijacked by power-hungry individuals. That's where it went wrong one thing i know for sure if the general was alive today i don't think he would've accept foreign troops to protect his government. Some men are not made for that and have self respect.
  10. Niyo bahaladan irbahaduhu qaar dhamaado ba maha eeh this is the fourth nail this month
  11. Good article i was just reading it but what can Somaliland truly contribute to Somalia and its peace and stability the world often sees Somaliland as an example how somalia could've been.
  12. Somalidu horta xiligaas may jireen he looks so Somali though
  13. Umar arte was a big disappointment but this was nothing new Umar was just a big opportunist nothing more nothing less.
  14. Dibax Bax Ka Dhacay Magaalada Qardho Cabdullahi Nuur Maxamed (Kolombo) | Washington Dad dibadbaxyo ashtaka ah dhigayay ayaa isu soo baxay maanta jidadka Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar, xilli madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxman Maxamed Faroole uu booqasho ku joogo magaalada. Qaar ka mid ah Dadka dibadbaxa dhigayay ayaa VOAda u sheegay inay kaga soo horjeedaan in muddo kororsi ay sameystaan madaxda Puntland. Wareysi VOA ay la yeelatay mid ka mid ah dadka dibad baxa dhigayay oo lagu magacaabo Axmed Cabdinaasir Cali, halkan hoose ka dhageyso. http://www.voanews.com/somali/news/Dibax-Bax-Ka-Dhacay-Qardho-142342795.html
  15. Horta don't we have a SWAT team or special rescue forces i need to have a word with General shaqalle regarding this issue.
  16. ^ma indhahah mad madow ay isku hayaan baad la yaabtay mala basket bay so ciyaarayeen oo murayadihi or as they say in Somalia Ukuyaalihi meel bay iska dhigeen.
  17. Abdul;802852 wrote: They have nothing to do with you also. Never said that but he spoke well and that's what matters
  18. Just go on a cruise and buy her a nice red dress i love red dresses on woman
  19. Somalina;802843 wrote: Quick question Dr Osman, what's the title of Farole's doctoral thesis? The same as osmans:D