-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Alshabaab Ayaan Isku-Dhiibay:Xoghayihii Qaaska Ahaa Ee Gudoomiye-Ku-Xigeenka Baarlamaanka Oo Shacabkamedia Lasoo Xiriiray Sunday, 08 April 2012 17:02 Xoghayahii gaaska-ahaa ee Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka,ayaa daqiiqado kahor,lasoo xiriiray Xafiiska Shacabkamedia ee Muqdisho,wuxuuna noo xaqiijiyay inuu isku dhiibay Ururka Alshabaab. Majirin cid ucaga jugleysay sida uu Shacabkamedia kuwageliyay ee isaga ayaa xoriyaddiisa ku doortay in uu kasoo baxsado DKMG ah wuxuuna ku suganyahay iminka Degmadda Afgooye sida uu noo xaqiijiyay,inkastoo weli arintan aysan ka hadal Baarlamaanka Soomaaliya. Waa mas'uulkii ugu sareeyay ee katirsan DKMG ah oo kasoo goosto dhanka AMISOM tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay Muqdisho ka bilaawdeen dilalka qorshaysan iyo qaraxyada. Weli wax war ah kamasoo bixin Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Cabdi Weli Muudey oo ku aadan baxsashada Xogheyntiisii gaarka aheyd.
-
SNM leader Ibrahim Dhagoweyne tells goverment to free Boqor Buurmadoow.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
^^ He was a former SNM general a veteran. -
31st Anniversary of the SNM, what is their legacy to the Somali people.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
I don't need to ask any one mala caruur baad tahay eh Ali wardhiglay was the deputy SNM chairman in 1983 under Mr Kosaar having talks in Roma in late 1987 doesn't mean that they actually joined the struggle in 1987 as you said USC joined in 1989 they visited us in Baligubadle in 1989 and that's when the struggle started for them. -
31st Anniversary of the SNM, what is their legacy to the Somali people.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Wikepedia:D -
Qabyo-Qoraalka Dastuurka Cusub ee Soomaaliya
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
^^ Maxaad ku diidaysa dadka carabta iyo islaamka iyo calamul carab -
31st Anniversary of the SNM, what is their legacy to the Somali people.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Mukulaalow;816467 wrote: History is being reshaped as we speak. This myth is so infested on SL minds its impossible to tell them how exactly siyad Barre was toppled. First it was the SSDF who carried the first attacks on Somali army in 1978. Then SNM joined the "struggle" in January 1981. And in 1988 they briefly captured Burco and attacked Hargeysa, but they're were pushed out and their main power destroyed. Then USC joined the "struggle" in 1987 and toppled Siyaad Barre in January 1991. While Muqdisho was in the hands of USC, Hargeysa, Burca and all Somaliland territory was under the control of Somali army who later negotiated for withdrawal with General A.Aziz. That is the real History of what happened. Relentless sxb don't believe some SMN Rambos overthrew Siyaad Barre regime. XaajiXunjuf Dee ciyaalkan aad taariikhda khaldan u akhriseen bal ka dhaadhici. USC was formed in 1987 war internetka wax walba walugu maqli -
SNM leader Ibrahim Dhagoweyne tells goverment to free Boqor Buurmadoow.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Dhagoweyne has no power President siilaanyo god bless you -
31st Anniversary of the SNM, what is their legacy to the Somali people.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
^^ :D:D -
31st Anniversary of the SNM, what is their legacy to the Somali people.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
^ He sees Somaliland every where even in a topic about Buddhism -
^^ What you on about the Amiir Godane is a Unionist
-
Aaaliyaah beryahan waad ila colowday maxa dhacay inadeer
-
Somaliland Minster Xaabsade In Borama Awdal For New Road Opening
Xaaji Xunjuf replied to AsadSL's topic in Politics
Xaabsade hard worker -
Godane is in Somalia he has nothing to do with Somaliland he is wanted in Somaliland any way lets stick to the topic and discuss the topic.
-
Madaxweynaha Somalia oo sheegay in Qaraxii Tiyaatarka uu ku yimid khalad ka dhashay Qabanqaabadii Xaflada Axad, Abriil 08, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo xalay koox suxufiyiin iyo fannaaniin ah kula hadlayay madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxii ka dhacay tiyaatarka Muqdisho uu ku yimid khalad ka yimid wasaaradda warfaafinta. Sheekh Shariif ayaa sheegay in hay'adaha ammaanka iyo madaxda dowladda aan la ogeyn abaabulka xafladda, taasna ay keentay in si fudud looga faa'iideysto oo laga geysto qarax khasaare badan dhaliyay. "Dhacdadii ka dhacday tiyaatarka waxaan aamisanahay inuu ka yimid qorshaha xafladda oo sidii loogu talogalay aan loo sameyn," ayuu yiri Sheekh Shariif. Isagoo hadalkiisa ku daray inay ahayd in laga fikiro inay dadku badbaadaan. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in isaga lagu casuumay munaasabadda balse uu u baaqday duruufo kale, isagoo xusay in wasiirka ay weydiisteen intii aan xafladda la qaban inuu keeno qorshaha si wax looga ogaado, balse aan loo keein. "Al-Qaacida maanta waxay isku dayaysaa inay wax walba adeegsadaan," ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya oo intaas hadalkiisa ku daray: "Infiitooyinka la bixiyay ma ahayn kuwo xadidan ama shaabad leh. Anigu waxaan arkay xildhibaan wuxuuna ii sheegay in 10-infiito la siiyay, marka haddii infiitooyin intaas le'eg la bixiyay sidee lagu sugayaa ammaanka dadka." Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay inuu jiro sharci dhigaya in markii xaflado la qabanayo lala socodsiiyo haya'daha dowladda, isagoo ku baaqay in xafladaha la qabanayo lala socodsiiyo hay'adaha ammaanka si looga hortago qaraxii dhacay oo kale. "Waxaan rajeynayaa Alle idankiis inaysan dhici doonin wixii hadda dhacay oo kale, waxaana hay'adaha dowladda laga doonayaa in xaflada ay qabanayaan ay ku wargeliyaan ha'yadaha amaanka, haddii ay ku wargelin waydo haya'da ayaa si toos ah u qaadanaysa mas'uuliyada," ayuu si ay caro ku jirto uga sheegay kulanka. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in dhacdadii Tiyaatarka ay xusuusisay dhacadadii lagu dilay afarta wasiir ee ka dhacday 2009-kii hotel Shaamow, isagoo sheegay in taasina ay ku dhacday mas'uuliyad darro dhinaca ammaanka ah. Qaraxii ka dhacay tiyaatarka Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan lix qof oo ay ku jiraan labadii xubnood ee ugu sarreeyay hay'adda ciyaaraha Soomaaliya, iyadoo sidoo kalena ay ku dhaawacmeen xildhibaano kuwaasoo uu ka mid ahaa xildhibaan Mowliid Macaani oo saakay ku dhintay magaalada Nairobi.
-
Puntland Govt Announces It Will Open An Official State TV RADIO Outlets
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
^^ Siilaanyo is the elected president of the republic of Somaliland -
Taleexi;816340 wrote: Armaad wax saaxiibo ka badan isu tihiin? Laga yaaba hada dhiigayga la saro koley khatumo walaga heli kara
-
Abdul;816278 wrote: You need to stop acting xaaji. Aaaliyaah and me are good friends khaatumo and me are one
