Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,096
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Jacaylbaro;876759 wrote: Soodigii Shabaabkii aad lahayd lagama saari karayana laga eryaday meesha ,,,,,, sheekadaa soo xidh niyow Kumaan odhan laga ma saari karo waxan ku idhi way ku dagalamayaan wanay ku dagalameen waxan huba inay is qarxinta iyo waxyalahan wadayaan nooc mina jabhad bay ku dagalamayaan.
  2. Ururka Raaskambooni oo sheegay in Maamul u sameynta Kismaayo aysan ahayn mid laga sugayo Dowladda Soomaaliya Khamiis, Oktoobar 04, 2012 (HOL) — Ururka Raaskambooni oo ka mid ah xoogaggii gacanta ku siiyay ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaaliya qabsashadii magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Jubbada hoose ayaa sheegay in maamul u sameynta magaalada Kismaayo aysan ahayn mid laga sugayo dowladda dhexe ee Soomaaliya. Afhayeenka ururkan, C/naasir Seeraar oo wareys siinayay BBC-da isagoo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay sameynayaan guddi si KMG ah u maamula magaalada inta looga sameynayo maamul guud, isagoo ku gacan-sayray hadal uu ku sheegay madaxweynaha Soomaaliya oo ahaa in dowladdu ay Kismaayo u sameyn doonto maamul. "Madaxweynaha Soomaaliya waxaan jeclaan lahaa inuu akhriyo dastuurka, kuma qorna in madaxweynuhu uu maamul u sameeyo gobollada dalka, sidaa daradeed waxaan ugu baaqi lahaa inuu dastuurka dib ugu laabto," ayuu yiri C/naasir Seeraar. Afhayeenku ururka Raaskambooni wuxuu hadalkiisa ku daray in marnaba aysan sugayn Kismaayo in maamul looga keeno Xamar, dadka reer Kismaayana ay xaq u leeyihiin inay iyagu sameystaan maamulkii hoggaamin lahaa. "Waxaa jira shir ka socda magaalada Nairobi oo maamul loo sameynayo Jubbooyinka kuwaasoo ay ka qaybgalayaan dalalka IGAD, innaguna waan la soconnaa shirkaas," ayuu yiri afhayeenka kooxda Raaskambooni, sidoo kale xusay in hadal kasoo baxay wasiirka arrimaha gudaha oo ahaa in shirka Nairobi ka socda aysan dowladdu la socon. Sidoo kale; afhayeenku wuxuu sheegay in guddiga maamulaya magaalada Kismaayo ay ka koobnaan doonaan ciidamada dowladda Soomaalia iyo ururka Raaskambooni, isagoo sheegay in guddigaas ay howsha wadayaan inta maamul loo dhan yahay la soo sameynayo. "Urur siyaasi ah oo aan ka tirsanayn dowladda Soomaaliya; lehna maamul sare iyo saraakiil ciidan sida ahlusunna waljamaaca oo kale. Balse waxaan gacan-saar la leennahay dowladda Soomaaliya iyo dalalka dariska ah," ayuu yiri mudane Seeraar. Hadalkan ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa ururka Raaskambooni iyo ciidamada Kenya ee AMISOM ka tirsan ay laba maalmood oo keliya gacanta ku hayaan magaalada dekedda leh ee Kismaayo.
  3. Qarax Ka Dhacay Kismaayo Iyo Ciidamada Howlgalo Dad Lagu Qab Qabtay Oo Laga Sameeyay Magaaladaasi Muqdisho (RBC Radio) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa waxaa laga maqlay sida ay wararku sheegayaan qarax xoogan. Qaraxaan ayaa wuxuu ka dhacay wadada aada dekada magaaladaasi Kismaayo, waxaana qaraxaan uu ahaa miinada dhulka lagu aaso sida la sheegayo. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in qaraxaan dhawaqiisa laga maqlay magaalada laakiin aanan la ogayn in uu geestay khasaaro iyo waliba in kale. Dhanka kale ciidamada iskaashana waxaa ay maanta Kismaayo ka sameeyeen Howlgallo Ammaanka lagu xaqiijinayo sida qaar ka mid ah dadka deegaanka ay noo sheegeen. Wararka ayaa sheegaya in howlgaladaan lagu soo qab qabtay dad u badan dhalinyaro kuwaasi oo baaritaano lagu samaynayo xiligaan sida ay wararku sheegayaan. Dhowaan ayay ahayd markii ay magaalada la wareegeen ciidamadaan iskaashanaya isla markaana Al-Shabaab oo mudo badan ka ariminayay magaalada ay isga baxeen halkaasi.
  4. Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Nidaamka Xisbiyadda Badan Ee Puntland Oo Tukaraq Ka Dhacay Iyo Kooxda Khaatumo La Baxday Oo Maamulkaasi Dagaal Ugu Hanjabtay Tukaraq (Ramaas) Oct 4,2012 – Degmada Tukaraq ee Koonfurta Gobolka Sool ee Somaliland ayaa waxa maanta ka dhacay Mudaharaad balaadhan oo ay shacabka deegaankaasi kaga soo horjeedaan Maamul goboleedka Puntland oo dhawaan halkaasi ka waday dhaqdhaqaaqyo la xidhiidha nidaamka axsaabta badan oo Puntland u wareegayso. Mudaharaadkan oo ahaa mid ay ka qayb-galeen dadwayne u badan haween, dhalinyaro iyo Madax-dhaqameed, ayaa waxay dadwaynahaasi waxay ku muujiyeen sida ay uga soo horjeedaan dhaqdhaqaaqyada Maamulka Puntland ka waddo gudaha Somaliland, waxayna uga digeen inuu mar labaad soo dhex gallo ciida Somaliland. Mudaharaadkan ayaa waxa dadka dhigayey siteen boodhadh ay ku xardhan yihiin weedho lid ku ah maamulka Puntland iyo kuwo loogu digay, ayaa waxa hadalo ka jeediyay Madax-dhaqameed, kuwaasi shacabka ku dardaaray in aanay u dhag taagin nidaamka xisbiyada badan ee Puntland doonayso inay ka hirgaliso gudaha Somaliland. Dhanka kale, kooxda Khaatumo oo fursad u helay inay dadkii Mudaharaadayey la hadlaan ayaa fariin u diray Maamulka Puntland oo ay uga digeen inay shacabka reer Sool ku khasbaan inay nidaamkooda xisbiyadda badan qayb ka noqdaan. Kooxda Khaatumo la baxday ayaa Puntland ugu hanjabtay inay dagaal la gali doonaan ciidamadooda ku sugan duleedka Tukaraq, haddii aanu maamulkaasi joojin dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee uu ka waddo gudaha Sool iyo Buuhoodle.
  5. Madaxweyne xassan ba dhameynaya isagaynu ka war sugeyna:D
  6. Magaalada Kismaayo oo laga cabsi qabo in uu ka qarxo dagaal beeleed Mogadishu Khamiis 4 October 2012 SMC Magaalada Kismaayo oo laga cabsi qabo in uu ka qarxo dagaal beeleed. Warar ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka jubada hoose ayaa sheegaya in xaalada magaalada ay si aad ah u kacsan tahay lagana cabsi qabo in uu ka qarxo dagaal u dhaxeeya beelo hore ugu loolamayay gacan ku dhigida magaalada. Magaalada Kismaayo ayaa ah mid ay si aad ahgacan ku heyteeda ugu dagaalameen beelaha Somaliyeed tan iyo sanadkii 1991-kii bur burkii dowlada dhexe kadib, waana markii ugu horeysay ee beesha azania ay gacanta ku dhigto magaalo xeebeedka istaraatijiga ah ee Kismaayo iyada garab ka heleysa Dowlada Kenya. Afhayeen hore ugu hadlay wasaarada gaashaandhiga ee dalka Kenya sheegay xili ay ay u adkaatay in ciidamadooda jibaaxaan difaaca adag ee ururka Al shabaab in qabsashada Kismaayo ay ka hortaagan yihiin beesha Gedo, waxaana haatan soo baxaya warar hoose oo sheegaya in dowlada Kenya ay in ay magaalada Kismaayo maamul maqaar saar ah oo ka shaqeeya danaheeda gaarka ah. Warar laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in ururka al shabaab ay haatan doonayaan in xiriir dhow la yeeshaan beelaha ka biyo diidan qabsashada ciidamada Kenya ee magaalada kismaayo , iyadoo warar kalana ay sheegayaan in al shabaab ay doonayaan in wada hadal la galaan hogaamiye kooxeedka Barre Aadan Shire Hiiraale.
  7. Maya kuwaasan ayaan anigu kursiga la raba abwaanow adigu yaad la rabta aan ahayn ki ina bidaar
  8. ^^ I dont think gaas will be back Dr cali ciise cabdi has a bigger chance.
  9. Wefti ka socda madaxdhaqameedkii shirkii Carro-weyn oo lagu soo dhaweeyay Burco October 3rd, 2012 Burco (Somaliland.Org)- Wefti ballaadhan oo ka kooban Cuqaal, salaadiin, garaado,aqoonyahan, Haween, dhalinyaro iyo xubno kale oo muhiim ah oo ka mid ah Beelihii dhowaan shirweynuhu ugu soo xidhmay Deegaanka Carro weyn ee bariga Gobolka Sanaag ayaa Galabta si diiran loogu dhoweyey Burco. Weftigan oo ahaa xubno laga soo xulay shirkaasi isla markaana kulan wada hadal ah iyo martiqaad uu u fidiyey madaxweynaha Somaliland,ayaa ka soo kicitimay Degmada Badhan, waxaana lagaga hortegay Kantaroolka Bari ee Magaalada Burco Waxa weftiga halkaasi ku soo dhoweeyey Gudoomiyaha Gobolka Togdheer cabdo axmed ayir, taliyaha qaybta booliska ee Gobolka togdheer, maxmed faarax iyo masuliyiin kale. Ugu horeyn waxa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha gobolka togdheer oo sheegay in weftigani ay si qalbi furan ah u soo dhawaynayaan xubnaha Weftigan. Afhayeenka Weftigan Eng C/salaan Maxmed Xasan ayaa sheegay inay ka kooban yihiin garaado, salaadiin, aqoonyahan , haween, masuliyiinta qaar ka mid ah degmooyinka ay ka yimaadeen, waxaanu sheegay inay ahaayeen guddi laga soo xulay shirkii ka socday deegaanka Carro weyn,Waxaanu u mahadceliyey madaxweynaha Somaliland. Ugaas ibrahin cali shibir, suldan xasan cali jibriil, iyo Chief caqil maxamud cabdala Dabshid ayaa dhammaantood sheegay inay u socdaan la kulanka madaxweynaha Somaliland, iyagoo uga Mahadnaqay Maamulka Gobolka Togdheer iyo Waxgaradka kale ee sida Xilkasnimada leh ugu soo dhaweeyay deegaanka Gobolka Togdheer. Weftigan ayaa lagu wadaa inay maalinta Khamiista ka soo ambo-baxaan magaalada Burco iyagoo u soo jeeda dhinaca caasimada dalka ee Hargaysa.
  10. Former Prime Minister Faarmaajo would be a good option or Saaciid Faarax Garaad these 2.
  11. Abwaan;876579 wrote: XX who is your candidate? Si baad siyaasadda "Koofurta" aad ugu danaynaysaa beryahan:D I have two candidates ma ku sheega mise waan ka dayaa:D
  12. Time will tell Hassan sheikh has a few days left to appoint a Prime Minister.
  13. Read here http://www.cadceed.com/2012/10/beesha-******-oo-xalay-digniin-culus-siisay-madaxweyne-xasan-sheekh.html
  14. By the way Cabdi Cawar will not come back not in a million years faarmaajo has a better chance.
  15. The elders of Eastern Sanaag just arrived in Burco Togdheer video
  16. Raisal wasaarihi wali ma laga faaloonaya:D
  17. A picture of Gaariye and President Siilaanyo 1990
  18. 3-Somali militants hit Kismayu as African troops move in Reuters – * Blast happened as AU tanks, troops moved into Kismayu * Signals rebels intent to strike back, warn of more * Moderate rebels seen peeling away, hardcore to remain * Militants may seek "spectacular" strike abroad MOGADISHU, Oct 2 (Reuters) - African Union troops and tanks occupied al Shabaab's former stronghold of Kismayu on Tuesday, but the Somali Islamist militants gave notice of their intention to fight back, saying they detonated a bomb in the port city. The blast points to the al Qaeda-linked rebels' ability to hit back with covert strikes and continues a pattern of attacks in other urban strongholds from where they have retreated under military pressure, including the capital. A spokesman for al Shabaab's military operations, Sheikh Abdiasis Abu Musab, said the bomb was planted inside a district administration office building now housing Somali troops and warned of more attacks. "This is only an introduction to the forthcoming explosions," he told Reuters. The militants had succeeded in "killing many", Musab said. The government said the explosion caused no casualties. Kenyan troops fighting under the AU flag entered Kismayu for the first time on Tuesday after launching an offensive against the port on Friday, forcing the rebels to flee. They followed hundreds of Somali government troops and allied militia fighters who deployed in the city on Monday. Al Shabaab's strength is hard to gauge. Mohamud Farah, a spokesman for Somalia's government forces, said between 4,000-5,000 fighters were hiding in the southern Juba regions. Hundreds of foreign fighters had joined the insurgency at its peak from countries such as Afghanistan, Pakistan, Kenya, Tanzania as well as the United States and Britain, Somalia's last government said. "Foreign fighters (also) started leaving when they saw their space was shrinking," a Nairobi-based security adviser said, referring to the offensive by African Union and Somali government troops that has steadily won back rebel-held ground over the past 14 months. After the surrender of Kismayu, defection rates among footsoldiers were also expected to pick up, with the rebel group seen as a losing proposition. What will be left behind, analysts say, is a hardline core. Whether al Shabaab is able to wage a prolonged campaign of guerrilla attacks on Kismayu will largely hinge on Mogadishu's success in establishing a regional administration that satisfies competing clan interests in the south. "If you have marginalised clans, al Shabaab will find allies in them. If all clans are on board it will be hard for al Shabaab to infiltrate Kismayu," the security adviser said. REGIONAL ECONOMIES AT RISK Al Shabaab, which formally merged with al Qaeda in February, has been seen as a major threat to stability in east Africa. The militants warned that although they had withdrawn from Kismayu, the AU offensive had not yet dealt the combat-hardened rebels a knock-out blow and that it would hit back against Kenyan and Ethiopian targets. "We shall never spare Kenya and Ethiopia even if they withdraw their troops. They are age old enemies of Somalia and we shall fight them be it in their lands or here till the doomsday," al Shabaab spokesman Sheikh Ali Mohamud Rage said. Police in Kenya said on Tuesday the office of the anti-terror police unit in Garissa, near the Somali border, was on fire. It was not clear what started the blaze, but it followed attacks on police on Sunday and Monday in the Kenyan town which were blamed on al Shabaab. There are likely to be growing fears that the militants will look to carry out more, high profile attacks beyond Somalia's borders, in a bid to re-establish their jihadist credentials. "It appears that, with the loss of Kismayu, Shabaab's days as a quasi-conventional military force occupying and, to an extent, administering territory within Somalia are over," said J. Peter Pham of U.S. think-tank the Atlantic Council. However, Pham said, al Shabaab is far from a spent force. "In fact, freed of the burden of actual governance ... the hardline extremists within Shabaab are now actually freer to evolve into a true terrorist organisation and possibly pose a greater threat not just to Somalia, but to neighbouring countries and possibly beyond," Pham said. The loss of footholds across southern and central Somalia means the hardline remnants of al Shabaab will not have access to the lucrative rackets that previously financed the group. Even so, Will Hartley of IHS Jane's said al Shabaab was capable of an attack similar to the suicide bombings in Kampala that killed 79 people watching the World Cup soccer final in 2010. "Until they actually lost control of that last territory (Kismayu), al Shabaab's energies were very much on Somalia," Hartley said. "Having faced quite a significant setback which has severely damaged their prestige, they may well look to carry out high profile operations that will look to re-establish their reputation."
  19. General siad bare could've avoided this war if he just accepted his defeat instead of trying to restore his government.
  20. Heavy blasts in Somali port as African Union forces move in By AFP This handout photograph released by the African Union-United Nations Information … Blasts rocked the Somali port city of Kismayo on Tuesday as Kenyan troops from the African Union force and their allies entered the former Islamist bastion, the force, residents and the Shebab militia said. Multiple explosions were reported in different areas of the city as troops said they had secured key strategic areas, including the harbour and airport, after a wary advance fearful of ambush by Al-Qaeda linked Shebab fighters. At least two of the blasts appeared to be African troops detonating arms caches they had unearthed, while a third, at the regional administration offices, was thought to be the work of the Shebab. In the evening a grenade hurled into a tea shop in Yasin market in the city wounded seven people, according to residents. "Allied forces have fully entered and taken control of Kismayo today. All key areas including the airport, the harbour and main police stations were secured," said Somali commander Ismail Sahardid. Kismayo, a strategic seaside town of some 160,000-190,000 people, was a key base for Shebab Islamists until they abandoned their positions there Saturday. Witnesses reported at least one blast at the administration offices as Somali and AU troops moved forward into the city. "It was a huge explosion," said resident Ahmed Jama, although witnesses and government officials reported no casualties. Ali Houmed, an AU force spokesman, confirmed a blast had taken place at the offices, in a part of town known as K2, and said AU troops had arrested a man suspected of planting and detonating the device. Shebab spokesman Ali Mohamud Rage said Islamist fighters were responsible and boasted of killing up to six Somali troops. "We have attacked those Somali mercenaries coming into Kismayo to support the Kenyan regime," he said. The AU spokesman said there had been no casualties from the K2 blast. In addition, Kenyan army spokesman Cyrus Oguna said troops had "discovered six bombs hidden and successfully detonated them without any injuries." Ali Houmed, the AU force spokesman, said controlled blasts had taken place at the sea port but spoke of "two controlled explosions". He acknowledged there had been "a few pockets of resistance" but said troops had now taken control of the key parts of the city. A local resident, Abdi Musa, said he saw seven people wounded, one of them seriously, in the grenade attack on a tea shop. Kismayo had been the de facto capital of the Shebab for over a year, but the Islamists said they had pulled out on Saturday after Kenyan troops from the AU force launched a beach assault. "We have arrested several suspected Shebab members and security operations are going on to ensure calm... we have called on all clan fighters to lay down their weapons," said Somali commander Sahardid. Kenyan forces have also pushed in by land from the west, where they have trekked in for some 200 kilometres (125 miles) after an invasion force of troops and tanks crossed the border last year, before later joining the 17,000-strong AU force. In Kismayo, the majority of residents were reported to be hiding in their homes as the troops made cautious progress, amid fears of booby traps or guerrilla attacks. "Kenyan troops and Somali soldiers have reached the port... they came on foot and in lorries," said Kismayo resident Abdusalam Ibrahim. "They came past, walking slowly," said resident Awil Hamad, who also confirmed the troops had taken the strategic port, as well as securing the city's old airport. The Somali troops were reported to include the Ras Kamboni militia, commanded by former Islamist Ahmed Madobe, who switched from supporting the Shebab to fighting alongside the AU. Residents in Kismayo -- relatively peaceful under four years of authoritarian rule by the Shebab -- are reportedly fearful of violence between rival Somali clans in potential power struggles for control of the port. In Nairobi, police said they were on high alert for retaliation attacks on Kenyan soil after the Kenya Defence Forces (KDF) took Kismayo. "We have intelligence reports in respect to terrorist threats from the Shebab and their sympathizers since KDF entered Kismayo," police spokesman Eric Kiraithe told journalists Tuesday. "Security forces in the country have heightened their surveillance to ensure the country is safe." AU troops were reported to have first entered Kismayo on Monday, although it was not clear if they had remained in the city overnight, or had retreated to more secure bases just outside the town. The Shebab used Kismayo as an export hub for the illegal charcoal trade. Its loss is a major blow to the fighters, and marks the latest in a string of defeats since they abandoned fixed positions in the capital Mogadishu last year. The hardline insurgents still control the town of Jowhar, some 500 kilometres (300 miles) northeast of Kismayo, and one small port town, Barawe, lying some 230 kilometres (140 miles) up the coast from Kismayo.
  21. ^^ Are you discriminating against light skin honeys.
  22. Its not the Somali republic using the Israelis directly its the Kenyans who were lost in the bushes they called for the help of the Israelis. As for now Somalia is allied to the west but who knows what the future brings Somalia should try to keep the balance between the Chinese the Russians vs the Europeans and the Americans and their allies.