Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. The khusuusi wont like this maybe he will be chased away like that kheeraash guy
  2. There were so many groups called Somali hebbel moverment mala magacyadi ba ka dhamaday and a name is just a name ,SNM and USC and SPM had a heshish sadex geesood ah in 1989
  3. There were many factions in Somalia back in the days
  4. ma daba qoodhi ba lol Mise cowke , isaga waxa ku sheekeyn jiray
  5. Admiralku wa nin miil adag i dont think heshis bu tigrayga laga galayo , Admiral Maxammad cumar cismaan Sarkaalki bada somaliyeed ka masuul bu aha , wa nin Mil adag so warkan hala so hubiyo
  6. New police commander and a new port manager , so no more ina xoor xoor.
  7. Yes if you was puntland kid go play in your basement with your pirate cards
  8. British ambassador to Ethiopia departures from Somaliland Hargeisa (SomalilandPress) — Delegation lead by British ambassador to Ethiopia, Mr. Norman Ling has departure from Egal International Airport after a two days stay in Somaliland. The delegation which consisted of Ambassador Norman Ling, second secretary at the British Embassy, Mr. Matt Woods and Jonathan Hargereaves a senior Governance adviser at DFID. Ambassador Norman Ling was able to speak with the press before his departure; he went on to relate the press the purpose of their visit to Somaliland. This visit was a congratulatory visit and a get to know each other of the new cabinet members. Ambassador Norman Ling’s informed the presses that on his two day stay in Somaliland the delegates were able to meet with Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamud, his cabinet members, members of the parliament and the opposition parties. On each one of these groups the ambassador told them how his government is a firm supporter of good governance and that British government will increase its support for Somaliland. > Mr. Ling went on to say that donor countries are now looking forward to working with Somaliland due to the country’s ability to conduct a democratic election and peaceful transfer of power. The June 26th election was transparent and the result was a satisfactory to the donor countries.
  9. I told you guys all along this was about the resources in maakhir and that The pirate state wants to control it
  10. Let’s just focus now on this new government we have plenty of time to talk about a new leader in the next coming years
  11. Booliska Boorama oo Xildhibaan Baarlamanka Soomaaliya ka Tirsan Xabsiga u Taxaabay, kuwo kalena ku raad-jooga uddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Cabdalle, waxa uu sheegay in Somaliland sharci uga yaallo... Badhasaabka Gobolka Awdal Mr. Maxamed Cabdalle, ayaa Hargeisastar u xaqiijiyey in Ciidamada Booliska Xabsiga magaalada Boorama u taxaabeen Xildhibaan Cabdoo Maax Faarax (Cabdoo Shoodhe) oo ka tirsan Baarlamanka dalka Soomaaliya, sidoo kalena ay ku raad-joogaan laba Mudane oo kale oo Baarlamaankaas ka mid ah, kuwaasoo dhammaantood u dhashay dalka Somaliland, gaar ahaan Gobolka Awdal, ka dib markii ay si dhuumasho ah toddobaad ka hor Boorame ku yimaaddeen. Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Cabdalle, waxa uu sheegay in Somaliland sharci uga yaallo cidda reer Somaliland ah ee Shirarka dawladaha Soomaaliyeed lagu dhisayo ka qaybgala amaba xil ka qabta Soomaaliya inaanu dalka soo gali Karin, illaa uu cafis dawladda Somaliland soo waydiisto, isla markaana ka noqdo waxa uu aamminsan yahay, haddii uu dalka soo galo cafis la’aanna in la xidho. Hase, ahaatee, Badhasaabku waxa uu sheegay inay saddexdan xubnood ee ka tirsan Baarlamanka dawladda ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ay dhawaan magaalada Boorame si qarsoodi ah u yimaaddeen, iyaga oo aan wax cafis ahna soo dalban, dalab uu Guddoomiye ahaan ugu yeedhayna diideen, ka dibna uu isagu Badhasaab ahaan amray in Ciidamada ammaanku soo qabtaan saddexdaas Xildhibaanba. “Saddexdaa nin magaalada Boorama ayay yimaaddeen dhawaan iyaga oo aan wax cafis ah dalban, wax ogaysiis ahna na soo siinnin, cid ka war haysaana jirin, markaaannu ka war helnay farriin baannu u dirnay Maamul ahaan oo aannu ku nidhi iska soo xaadiriya Xafiiska maamulka Gobolka Awdal, dabadeedna way iman waayeen, sidaa daraaddeed, waxaan amar ku bixiyey in la soo qabqabto nin la yidhaahdo Cabdoo Shoodhe ayaa la soo qabtay, labadii kalena dhuumasho ayay ku jiraan oo Ciidanka Booliska ayaa ku raad-jooga.” Sidaa ayuu yidhi Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamed Cabdalle oo Wargeyska HargeisaStar khatka Taleefanka xalay wax kaga waydiiyey qaabka loo xidhay Mudanayaashaas iyo sida ay dalka ku yimaaddeen. Badhasaabka Awdal Mr. Maxamed Cabdalle, oo aannu waydiinay magacyada labada Xildhibaan ee ay Ciidamada Boolisku baadi-goobka ugu jiraan, waxa uu sheegay in la kala yidhaahdo Xildhibaan Sitiin Xuseen iyo Xildhibaan Wehel. Weriyahayaga Gobolka Awdal Cali Ismaaciil Aare oo ku sugan magaalada Boorama, ayaa ku soo warramaya in Xildhibaan Cabdoo Shoodhe oo shalay galinkii hore Boolisku dhigeen Xabsi ku yaalla magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal, laga qabtay gurigiisa Boorama oo ay degan yihiin Xaaskiisa iyo Carruurtiisu, oo uu booqasho caadiya ugu yimi Xildhibaanku. Waxaanu Wariyuhu intaa ku daray oo uu sheegay in hadal-haynta ugu badan ee shalay laysla dhexmarayay Boorama ay ahayd ka sheekaysiga dhacdadaas Xildhibaan Cabdoo lagu qabtay, Mudanayaasha kalena lagu raadinayo. Si kastaba ha ahaatee, Xeer Golayaasha sharci-dejinta Jamhuuriyadda Somaliland hore u meel-mariyeen, ayaa dhigaya in qof Somaliland u dhashay ka qaybgali Karin shirarka lagu dhisayo dawladaha koonfurta Soomaaliya, maadaamoo ay Somaliland ka madax-bannaan tahay Soomaaliya, kaasoo cid kasta oo ka qaybgasha ama xil ka qabata Soomaaliya aanay Somaliland dib ugu soo laaban Karin illaa uu cafis soo dalbado, haddii uu cafis la’aan ku yimaaddana Xabsiga la dhigayo illaa inta uu si cad uga noqonayo mawqifka uu aamminsan yahay ee Somaliland-diidnimada ah, cafisna dalbanayo. Iyada marmar hore oo kala duwan shaqsiyaad Somaliland u dhashay oo xil ka qabtay dawladaha ku-meel-gaadhka Soomaaliya u kala dambeeyey amaba shir ka qaybgalay sidan oo kale loo xidhay illaa intay ka noqonayeen mawqifka Soomaali-weynimo. -------------------------------------------------------------------------------- Published: 2010-08-25 Source: hargeisa star
  12. Jamhuuriytal ardu al somaal God bless well done Somaliland police of awdal shaqadoodi wa qabten
  13. Africaown kan ma ki warersana eeh la odhan jiray chief caaqil baa
  14. Somaliland can have a president from any region may it be sool sanaag buhoodle togdheer saaxil gabiley awdal selel hargeisa , there are no limits my friend and hargeisa is the capital of Somaliland.
  15. He is a nobody I don’t even understand why you read what he has to say
  16. Originally posted by Land_Soldier: Xaji, your (tribalist) opinion is no suprise to me. All those 3 candidates candidates you just named are from Hargeysa. The people from the regions are fed up of the Hargeysa domination. It wouldnt suprise me if one of them is your uncle. Its time for a wise Leader from the East to stand up. I would hope someone from Sanaag or Sool to stand up. Libaahe, do you have any suggestions? What are you talking about Abdulraxmaan tuur aun was from burco Maxammad xaji ibrahin cigaal aun was from Burco Axmed Silanyo is from burco. Somaliland had 4 presidents 3 of them are from burco lol.
  17. Muuse Bixii hands up next leader of somaliland presidential candidate of Kulmiye Somaliland he is a great leader and one of the liberators of Somaliland he is a united not a divider. in the late 1980s . Ibrahim meygag samatar would make a good leader to Mr Ina warancade I like him to
  18. Good news Which other gobols are left to have new police commander and Military commander
  19. ssdftu manay ahayn kuwii is dhiibay, maxaad ka hadal haysiin
  20. qiisadi aw jamac ciise , waxasay islahayeen naga ibiya beriganu dhaliyarada ahayn waxa dadku manay ka weynaan wixi kacaanka tirin jirtay
  21. Originally posted by Jacaylbaro: Aan wada hadalno waa aan heshiino ......... sax wa caynkaas