-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
^ Erigavo is administrated only by somaliland not by two administrations
-
Originally posted by Libaahe*: Lol@Bintiland classic name invented by Garaad Jamac Garaad Ali. Yeah garaad jamac is hilarious
-
hee maadeey mu takfiireyn laha ciidamada iley?
-
oo sorry ciidamadi iley ban ku qalday
-
Ciidamo iyo Gaadiidka soo goostay Maamulka Puntland Monday, 20 September 2010 Ciidamo iyo Gaadiidka soo goostay Maamulka Puntland Burco-(TogdhNews)-Cidamo iyo Gaadiid ka tirsan Maamul goboleedka Puntland ayaa Caawa Fiidkii isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka ee Jiida hore ee gobolka Sool . Ciidaman ayaa tiradooda lagu sheegay in ka badan 200 oo Wata Saddex Baabur oo Tikniko ah, Waxaan cidamada ay dhamaantood ka soo jeedaan Degaanka gobolka Sool. Wixii warar ah ee Faah faahsan kala soco Shebekadda Togdheernews
-
ilahay ha u naxaristo
-
Somaliland tax Revenue money tripled in wajaale and kalabaydh
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Hales: This chap is still running...? This is how he looks like now wu ku nastay dalki u xoreyey No more rastafari -
Galkacyo is the only city in Somalia which is administrated by two different regional clan states
-
Somaliland tax Revenue money tripled in wajaale and kalabaydh
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Indeed they are doing well when it comes to good management and fighting all sort of corruption. But Somaliland security should be first priority Silanyo needs to sack General Xadhuun, possibly replace him with Muj dhagaweyne. -
Kastammada Cashuuraha Ee Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Dakhliga Ay Qabtaan Kor U Kacay posted by: Webmaster Kastamada Wasaarada Maaliyada ee cashuuraha qaadka Kallabeydh iyo Tog-Wajaale ayaa markii u horaysay,dakhligoodu kor uaga kacey intii hore tobanlaabkeed dakhliga kasoo xerooda cashuuraha jaadka oo u dhiganta boqlkiiba afaratan. Sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah howlwadeenada iyo masuuliyiinta kahowlagala Kastamada Kalabeydh iyo Tog-Wajaale ee cashuuraha qaadka ,oo ka cudurdaartey in la xuso magacyadooda ayaa sheegay in uu kor ukacay dakhliga cashuuraha ee soo gala kastamadaasi toban laab marka loo eego intoo kasoo xeroon jirtey awal hore xiligii Xukuumadii hore taas, oo maalin walba ay jirto kor-ukac tirada guud ee dakhliga ah, taas u dhiganta boqolkiiba afartan. Waxa kale oo ay xuseen, in ay kor ukacani yahey kii ugu badnaa ee noociisa ah oo dakhliga cashuuruhu kor ukaco xadi intaa leeg waxaanay, sheegeen in guud ahaanba si isku mid ah loo cashuuro ,wixii badeecooyin qaad ah ee soo mara Kasatamadan. Sidoo kale qaar kamid ah Shaqaalaha Baanka Gabiley, ayaa iyaguna sheegay kor ukaca dakhliga kastamka Kalabeydh iyo Tog-Wajaale ee Wasaarada Maaliayadu ku cashuurto qaadadka ka yimaada dalka Itoobiya “Waxaanu kayaabnay fara badnaanta dakhliga Wasaarada Maaliyada uga soo xerooda xiligan Kastamka qaadka Kallabeydh iyo Tog-Wajaale, oo kabadan toban jeer intii aanu ka xerayn jirnay awal hore, waxaana Kalabeydh oo kale dakhligeedu hada gaadhaa laba boqol oo milyan iyo dheeraad”Sidaa waxa yidhi mid kamid ah Shaqaalaha Baanka Gabilay oo ka cudurdaatay in magaciisa la xuso. Guud ahaanba shaqaalaha iyo masuuliyiinta Kasatmka Kallabeydh ayaa, siwayn uga foojigan in ay wax madmadow ahi kyimaado ,howsha cashuuraha Wasaarada Maaliyada gaar ahaan, cashuuraha qaadka oo inta badan lagu jeegareeyo Kastamka Abaarso, oo ay sii maraan laguna baadho qaadadka lagu cashuuro Kastamka Kallabeydh iyo khudaarta ka timaada dhinaca Itoobiya , oo inta badan lagu cashuuro Katamka Wasaarada Maaliyadu ku leedahey Tog-Wajaale oo kuyaala kadinka xuduuda labada dal. Cabdiraxmaan Nuux (Hiiraan). Hargaysastar
-
Somaliland Foreign minister meets kenyan Prime minister Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Sheegay in Xafiisyada Qaramada Midoobay ee Nairobi loo soo Rarayo Somaliland September 19th, 2010 Comments Off Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Sheegay in Xafiisyada Qaramada Midoobay ee Nairobi loo soo Rarayo Somaliland Wasiiradii reer Somaliland ee booqashada ku joogay Nairobi oo dalka ku soo laabtay iyo Nuxurka Kulamadii ay la Yeesheen Hay’adaha Caalamiga iyo Dawladda Kenya Hargeysa (Jam)- Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa sheegay xafiisyada hay’adaha Qaramada Midoobay ku leeyihiin magaalada Nairobi ee dalka Kenya in dhowaan loo soo rari doono dhinaca caasimadda Hargeysa, qorshahaas oo uu xusay inuu yahay mid ka dhashay ammaanka buuxa ee ka jira Somaliland. Wasiirka arrimaha dibedda oo wefti wasiiro ah oo uu hoggaaminayey oo shalay ka soo laabteen socdaal afar maalmood qaatay oo ay ku joogeen dalka Kenya, waxa uu sheegay in xaallada ammaan ee Somaliland laga saaray kaalinta 4aad ee Qaramada Midoobay hore “Waxa imika bilawday qorshihii u horreeyey ee hay’adaha Qaramada Midoobay xafiisyadooda ugu soo wareejinayaa Somaliland, qorshahaasi imika ayuu bilaabmayaa, waana arrin jirta oo Jimciyada Quruunaha ka Dhexaysaa qaadatay, waxayna barbar-socotaa in ammaanka iyo nabadgelyada dalku meel wanaagsan marayso oo darajadii saddexaad ee hore dib loogu soo celiyey,” ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdillaahi oo ka jawaabayey su’aal Gabileynews ka weydiisay waxa ka jira in Qaramada Midoobay xafiisyadooda Nairobi u rarayso dhinaca Somaliland. Weftiga wasiirka arrimaha dibeddu hoggaaminay oo muddo afar maalmood ah joogay dalka Kenya, ayaa sheegay in safarkoodu la xidhiidhay martiqaad ay ka heleen masuuliyiinta Kenya iyo hay’adaha Qaramada Midoobay, halkaasna kulamo kala duwan kula soo yeesheen hay’adaha UN-ka iyo deeq-bixiyayaasha caalamiga ah ee fadhigoodu yahay Nairobi oo ay kala hadleen qaab-dhismeedka horumarka ay Somaliland ugu talogaleen amma u qorsheyeen. Waxa weftigu intaa ku dareen inay masuuliyiinta Kenya kala kulmeen madaxweyne-ku-xigeenka iyo Ra’iisal-wasaaraha dalkaas, wakiillada u jooga waddamada Maraykanka iyo Denmark, kuwaasi oo ay kala hadleen arrima khuseeya qaddiyadda Somaliland, isla markaana uga mid noqon lahayd ururrada Afrika iyo beesha caalamka. Weftiga oo markii ay ka soo degeen garoonka Egal International Airport ee magaalada Hargeysa shalay galinkii hore shalay, halkaas oo ay ugu warrameen warbaahinta maxalliga ah. “Safarkayagan oo aannu ku tagnay lixda wasiir wuxuu ka dambeeyey martiqaad aanu ka helnay hay’adaha deeqaha bixiya ee la shaqeeya Somaliland, kaasoo ujeeddadiisa ugu weyn ahayd qorshaha horumarineed ee xukuumadda Somaliland ku talogashay inay ku hagto dalka, maadaama ay yihiin deeq-bixiyayaal ka qaybqaata gargaarka iyo horumarinta Somaliland. Wixii shirkaas ka soo baxay waxa ugu waaweynaa kulamadii aannu la yeelanay hay’adda Bangiga Adduunka iyo Horumarka, hay’adda Qaramada Midoobay, hay’adaha Ingiriiska iyo Maraykanka u qaabilsan xagga horumarinta, waxa kale oo aanu la kulanay deeq-bixiyayaal kale.” Sidaa waxa yidhi Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo faahfaahin ka siinayey saxaafadda socdaalka weftiga uu hoggaaminayey ku tageen dalka Kenya. Kulankayagaas waxayaabihii ka soo baxay waxa ugu muhiimsanaa, in laysla qaatay in marxaladda cusub ee Somaliland gashay tahay mid horumarineed, barigii hore waxa lagula shaqayn jiray gargaarka degdega ah, iyadoo hay’duhu aaminsanaayeen in kor loo soo qaado awoodda dawliga ah ee Somaliland xagga dawladaynta iyo nabadaynta, annagoo u sheegnay in Somaliland gashay marxalad loo baahan yahay horumarin dhaqaale, kobcinta dhaqaalaha iyo adkaynta dawladnimada, taasi oo ay ka mid tahay in la ballaadhiyo dekedaha dalka oo la tayeeyo madaarada. Waxa kaloo aannu kala kulanay dawladda Kenya Ra’iisal-wasaaraha Rala Odinga iyo Madaxweyne-ku-xigeenka. Waxa kaloo aanu la kulanay masuuliyiinta safaaradaha dalka Maraykanka iyo dalka Denmark, waxaannu iyagana la kulanay xafiiska Jamciyada Quruumaha ka Dhexaysa u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, gaar ahaan wakiilka Somaliland iyo Somaliya, kulankaas oo isna ku saabsanaa xagga siyaasadda, kaas oo ay ka mid tahay sidii Somaliland uga mid noqon lahayd ururrada midowga Afrika. Waxa kaloo aanu ka aanu ogaanay oo naloo sheegay in Qramada Midoobay ka qaadday xayiraadda ay ku soo rogtay Somaliland ay tahay xagga nabadgelyada kaalinta afraad,” ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar. Source somaliland org -
Somaliland Foreign minister meets kenyan Prime minister Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Sheegay in Xafiisyada Qaramada Midoobay ee Nairobi loo soo Rarayo Somaliland Wasiiradii reer Somaliland ee booqashada ku joogay Nairobi oo dalka ku soo laabtay iyo Nuxurka Kulamadii ay la Yeesheen Hay’adaha Caalamiga iyo Dawladda Kenya Hargeysa (Jam)- Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa sheegay xafiisyada hay’adaha Qaramada Midoobay ku leeyihiin magaalada Nairobi ee dalka Kenya in dhowaan loo soo rari doono dhinaca caasimadda Hargeysa, qorshahaas oo uu xusay inuu yahay mid ka dhashay ammaanka buuxa ee ka jira Somaliland. Wasiirka arrimaha dibedda oo wefti wasiiro ah oo uu hoggaaminayey oo shalay ka soo laabteen socdaal afar maalmood qaatay oo ay ku joogeen dalka Kenya, waxa uu sheegay in xaallada ammaan ee Somaliland laga saaray kaalinta 4aad ee Qaramada Midoobay hore “Waxa imika bilawday qorshihii u horreeyey ee hay’adaha Qaramada Midoobay xafiisyadooda ugu soo wareejinayaa Somaliland, qorshahaasi imika ayuu bilaabmayaa, waana arrin jirta oo Jimciyada Quruunaha ka Dhexaysaa qaadatay, waxayna barbar-socotaa in ammaanka iyo nabadgelyada dalku meel wanaagsan marayso oo darajadii saddexaad ee hore dib loogu soo celiyey,” ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdillaahi oo ka jawaabayey su’aal Gabileynews ka weydiisay waxa ka jira in Qaramada Midoobay xafiisyadooda Nairobi u rarayso dhinaca Somaliland. Weftiga wasiirka arrimaha dibeddu hoggaaminay oo muddo afar maalmood ah joogay dalka Kenya, ayaa sheegay in safarkoodu la xidhiidhay martiqaad ay ka heleen masuuliyiinta Kenya iyo hay’adaha Qaramada Midoobay, halkaasna kulamo kala duwan kula soo yeesheen hay’adaha UN-ka iyo deeq-bixiyayaasha caalamiga ah ee fadhigoodu yahay Nairobi oo ay kala hadleen qaab-dhismeedka horumarka ay Somaliland ugu talogaleen amma u qorsheyeen. Waxa weftigu intaa ku dareen inay masuuliyiinta Kenya kala kulmeen madaxweyne-ku-xigeenka iyo Ra’iisal-wasaaraha dalkaas, wakiillada u jooga waddamada Maraykanka iyo Denmark, kuwaasi oo ay kala hadleen arrima khuseeya qaddiyadda Somaliland, isla markaana uga mid noqon lahayd ururrada Afrika iyo beesha caalamka. Weftiga oo markii ay ka soo degeen garoonka Egal International Airport ee magaalada Hargeysa shalay galinkii hore shalay, halkaas oo ay ugu warrameen warbaahinta maxalliga ah. “Safarkayagan oo aannu ku tagnay lixda wasiir wuxuu ka dambeeyey martiqaad aanu ka helnay hay’adaha deeqaha bixiya ee la shaqeeya Somaliland, kaasoo ujeeddadiisa ugu weyn ahayd qorshaha horumarineed ee xukuumadda Somaliland ku talogashay inay ku hagto dalka, maadaama ay yihiin deeq-bixiyayaal ka qaybqaata gargaarka iyo horumarinta Somaliland. Wixii shirkaas ka soo baxay waxa ugu waaweynaa kulamadii aannu la yeelanay hay’adda Bangiga Adduunka iyo Horumarka, hay’adda Qaramada Midoobay, hay’adaha Ingiriiska iyo Maraykanka u qaabilsan xagga horumarinta, waxa kale oo aanu la kulanay deeq-bixiyayaal kale.” Sidaa waxa yidhi Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo faahfaahin ka siinayey saxaafadda socdaalka weftiga uu hoggaaminayey ku tageen dalka Kenya. Kulankayagaas waxayaabihii ka soo baxay waxa ugu muhiimsanaa, in laysla qaatay in marxaladda cusub ee Somaliland gashay tahay mid horumarineed, barigii hore waxa lagula shaqayn jiray gargaarka degdega ah, iyadoo hay’duhu aaminsanaayeen in kor loo soo qaado awoodda dawliga ah ee Somaliland xagga dawladaynta iyo nabadaynta, annagoo u sheegnay in Somaliland gashay marxalad loo baahan yahay horumarin dhaqaale, kobcinta dhaqaalaha iyo adkaynta dawladnimada, taasi oo ay ka mid tahay in la ballaadhiyo dekedaha dalka oo la tayeeyo madaarada. Waxa kaloo aannu kala kulanay dawladda Kenya Ra’iisal-wasaaraha Rala Odinga iyo Madaxweyne-ku-xigeenka. Waxa kaloo aanu la kulanay masuuliyiinta safaaradaha dalka Maraykanka iyo dalka Denmark, waxaannu iyagana la kulanay xafiiska Jamciyada Quruumaha ka Dhexaysa u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, gaar ahaan wakiilka Somaliland iyo Somaliya, kulankaas oo isna ku saabsanaa xagga siyaasadda, kaas oo ay ka mid tahay sidii Somaliland uga mid noqon lahayd ururrada midowga Afrika. Waxa kaloo aanu ka aanu ogaanay oo naloo sheegay in Qramada Midoobay ka qaadday xayiraadda ay ku soo rogtay Somaliland ay tahay xagga nabadgelyada kaalinta afraad,” ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar. -
400 + Troops Defect from Garowe Enclave to Unite with SSC (Video)
Xaaji Xunjuf replied to Xudeedi's topic in Politics
400 troops defecting soon Bintiland won’t have an army -
We will support Muj muse Bixii Abdi Yusuf
-
Garowe and most of Bintiland waxay isku mashquuliyaan somalilands aqoonsi ,, mean time attam is Preparing his last strike on bosaaso
-
Somalia crisis a collective shame, says Wetangula
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
wetenlunguhu maanu ahayn kii u faisal cali waraabe ku sheegey waxaan ragga lugu sheegin -
onlfta lacag badan baba kaga gashay operationka, kiro babay ka ahayd ka waran hada laga ibin laha
-
sheikh dalxiis wa inu dhoofka yareyaa and help fight alshabaab
-
Originally posted by Maaddeey: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Koonfuriansku waxay xita heer gaadheen inay yidhahdaan wara wara instead of waryaa xita r la badalo iska dayo y baad ka tagteen Adigu waagii hore koonfurian baad ahayd, run sheeg?? War yaa, waa offensive word! markii waraa waraa lagu leeyahay attention'kaaga baa la soo jeedinayaa. war xamar anigu waxan tagay uun mar aan basaboor u baahday waligay ba buuraha naaso hablood baan jin ka baadhi jiray
-
Originally posted by Maaddeey: ^War Xaaji waa ku sidee? ma Q aldaamooba baad na leedahay?, Dh'da adiga iska heysto Unnukana R'da noo daa, diversity ma ogolid miyaa? ma liis jujuubaa? wah!!. Teeda kale, Dh' kasta inaga R uma bedelnee, waa Dh'da aad adinku asalkeedii R'da ahaa aad ka wareejiseen, ma ga dh atay? Iga daba dheh: Waa dh yee, Gaba dh ^^kuwaasi waa kuwa aad r'da ka bedesheen. Koonfuriansku waxay xita heer gaadheen inay yidhahdaan wara wara instead of waryaa xita r la badalo iska dayo y baad ka tagteen
-
Hargeysa doesn’t come from hadh it comes from harar hargeisa used to be called harar back in the days when sultanate of guleed was ruling it You koonfurians should know when to use DH instead of r Can you say dhawaaq or do you say rawaaq you say gabar , laakin hada lugu yidhaho badi u say Gabdho , while its Just gabadh.