Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Maaddeey


  1. ^ Tee saxan, Maydhax & Mayrax?.

     

    Ps. Islaan reer waqooyi ah baan arkay, kulahaa reer Pl waan gartaa oo Ma jidho bay yidhaahdaan, innagase 'ma jiro' baan nidhaa. Isku mid lee tihiin, qolo kastaa markey rabo bey r'da dh ka dhigtaa!. :)


  2. akaaga caano garoor lagu qabay!. :)

     

    Ma inaad dadka dulleysato ood gacan hoorsiga barto baad rabtaa, Blessed?. Maad agoonta hooyadood $5000 u dirtid hal mar ah si ay stall amwax uun meherad ah ku furato, waana shaqeysatay adiga & qof kalena waa ka maarantay!. Haddiise aad $100 bil walba dirto, iyadana waxba uma tereyso adna waa kugu dhib, ilaa imisaadse diri kartaa?, haddaad shaqo beesho ama dhimatase yaa u maciin ah?.


  3. bt the caption, I heard it and its singer died in London recently.

    back to the queue thing. In Hargeysa xoog baa la maalaa, inaad xanuunsantahay ama laangaab tahay bay ku moodaayaan, qaylo & dadkood kala tuurto isku dar, lacagtana miiska ugu tuur: 'waar gaadhi baa cidla naga yaale ee dedeji, waaryee'. markaas nin rag ah oo reeraha Siilaanyo inaad tahaa laguu garanayaa. :)


  4. Alpha Blondy;971964 wrote:
    was involved in a serious verbal fight. went to Telesom to top-up my Zaad and they kept pushing in the queue. i lost it BIG time, y'all. i just couldn't resist it, you know. i shouted at the staff and told them to organise the queue or i will take matters into my own hands :mad:

    hadalkaaga sow kamay garan inaad dhaqan celis tahay?. :)


  5. Faroole: Soomaaliya iskuma mehersanin Pl baan ku mehersannahay!.

     

    " Cidii cid u baahan ha la arko'

     

    'Muusa bi diinuh, wa ciisaa bi diinuh, wa Muxammad bi diinuh'

     

    'SL aqoonsiga ay Xamar ka raadineyso ha iska deyso aqoonsi ma bixin kartee, innaga ayaa deris ah waxna naga dhexeeyaane ha naga raadsato'

     

    Waa war tiro badane 10ka daqiiro uun dhegeyso!. :D

     

    http://puntlandi.com/dhagayso-khudbadii-madaxweyne-faroole-uu-ka-jeediyey-xafladii-xuska-1-ogoosto-ee-ka-dhacdey-garowe/