Salahudin

Nomads
  • Content Count

    180
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Salahudin


  1. Munaafaq nimada jooji, warya...few days ago, the governor stated that some of the trouble makers in garisa are the local boys that were recruited into the jubaland/azenia army. He said that these boys changed their mind n no longer wanted to fight for the jubaland army. so the boys came back to garisa n are cousing trouble since there are no jobs for them whereas the moryaan leader aka xaad made the bacaaaac statement today.


  2. Kismaayo oo aan wax xabad ahi ka dhicin ayaa la shaaciyey dagaalbaa ka dhacay, maxay tahay sababtu

    Koox hubeysan oo la xaqiijiyey in lagasoo abaabuley Muqdisho ayaa isku dayey iney amaanka Kismaayo khalkhal galiyaan, balse Ciidanka Amaanka ayaa ka hortagey, waxaana la xaqiijiyey in kooxdii ay si iskood ah usoo wareejiyeen hubkii, iyadoon wax xabad ahi aysan magalada ka dhicin.

     

    Maanta waxaa saxaafad muqdisho qaarkood baahiyeen in Kismaayo dagaal culus ka dhacay, sida warar hoose ay Puntlandi ka heleen wararkaan waxaa ka dambeyey in la baahiyo oo lacag ku baxshey dad u shaqeeya Villa Somalia, kuwasoo xoogaa lacag ah siiyey dadka Internetka wax ku qora.

    Ujeedada ugu weyn ee laga lahaa baahinta warkaan ayaa ahayd in lagu kiciyo mid kamid ah beelahaa deegaanka kuwasoo.

     

    Maleeshiyaadka isku dayey iney khalkhal galiyaan amaanka Kismaayo ayaa dhamaantood la qabtey.

     

    Sida muuqata Dowlada Federaalku waxay ku guul dareysatey iney ku lug yeeshaan Maamulka loo sameynayo jubooyinka iyo Gedo, inkastoo Raysal wasaare Saacid uu hoosta ka xariiqey in Arimaha Maamul u sameynta Jubooyinka uu ku qanav san yahay, hadana Madaxweynsha ayaa si kulul ugasoo horjeeda Maamul loo sameeyo Jubooyinka iyo Gedo.

     

    Puntlandi.com

    Kismaayo