me

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by me

  1. Originally posted by Xaji_Xunjuf: I am starting to like Riyaale and udub Day after day He is indeed a great leader. You like mass murderers?? Doofaarkaas Ina Riyaale maxkamad ayaa la soo istaajinayaa, ilaa maalinta uu god galo lagama hadhayo, isga iyo doofaarada hoosyimaada isaga. Magacyadooda oo dhan waa la wada hayaa, meel ee galaan hala helo.
  2. Warbixin Dheeraad Ah Dadka Lagu Xasuuqay Balihadhac Iyo Magacyadooda :- Daawo Sawirada Dhaawaca Balihadhac(Jidbaale.com):-Xasuuq arxan daro ah ayey Ciidamadda somalidiidku u geysteen dadka shacabka ah ee deegaanka Bali hadhac dadkaas oo iyagu aan ahayn kuwa ka qayb qaadanayey Dagaalka waxaana dadkan la xasuuqay ku jira Caruur da'doodu ay aad u yartay, waxaa kale oo ka mid ah dadkan la laayey maanta Hooyo Uurleh Ciidaman oo gurmad ahaan u marayey magaaladda Bali hadhac ayaa waxa ay ku fureen Xabaddo aan loo meel dayin iyaga oo magaaladii qaybo badan oo ka mid ah gubay waxana ay xabadani galaafatay dhimasho 5 qof kuwaas oo ay ku jireen labo caruur ah oo da'doodu kala ahayd 3 sano jir iyo 8 jir waxana dagaalkan ku dhintay Hooyo Uur la hayd oo iyadu meesha maraysa iyo labo ka mid ahaa Cuqaasha Bali Hadhac waxana dagaalkan ku dhaawacmay dad shicib ah kuwaas oo iminka lagu daweynayo Cusbitaalka guud ee magaaladda Laascaanood Ciidaman waxa ay xabadda ku fureen dhamaanba dadka magaaladda waxaana suurta gal ah in ay xabadani galaafatay dadka kale iyada oo dhinac baadiyahana ay xabada u ridayeen lama garanayo sababta ay dadkan shicibka ah ee aan dagaalka ka qayb galin loo xasuuqayo Magaaladda Widhwidhna waxaa lagu dilay 5 nin oo ku jiray masaajid xiligii Salaadda Duhur waxana ay lala beegsaday Marfac guud ahaanba masaajidka sidoo kalena magaaladda ayaa loo geystay Khasaare lixaadle iyada oo Xafiiskii Xawaaladda Dahabshiil Widhwidhna ay gubeen Ciidamadda Somalidiidku Markii lagu jabiyey goobtii Dagaalka isla markaasna ciidan badan laga dilay sidoo kalena Baabuur badan laga qaniimaystay ayey dadka shicibka ah ee ku dhaqan magaalooyinka isla markaasna aan ka qayb qaadan dagaalka waxa ay u geysnayaan Xasuuq ba'an Magacyadda dadka lagu Xasuuqay Magaalooyinka Widhwidh iyo Bali Hadhac Magacyadda dadka dhintay Balihadhac 1 Hooyo Sahra Xareed Xaaji Siciid 2 Siciid Cali Xaaji Siciid 3 Mohamed Geele Warsame 4 Cumar Yaqcuub Cali 5 Farxaan Muuse Magacyadda dadka Dhaawac ah 1 Maxamed Ciise Aadan 2 ina Baaruud 3 Saleebaan farax Maxamed 4 Faarax Warsame Ismaaciil Magacyadda dadka lagu laayey widhwidh 1 Xariir Maxamuud Xoosh 2 Faarax Ciise Mire 3 Ina Gaagaale Cali Hodan 4 Faarax Miir 5 Cali Naafto
  3. These SNM dogs killed innocent people in a makhaayad. 5 Elderly men and 2 women in a makhaayad. The SNM cowards are killing innocent people and running away from Xaq-u-dirirka SSC. This war will take a different shape, and the gloves will come off if they continue killing innocent people. These fools think that they can become a state by killing innocent people. Kiss your secessionist dream goodbye.
  4. {WIDH-WIDH}22-05-10 Wararka ka imanaya jeeda hore ee widh-widh ayaa sheegaya in Col. Axmed Daahir (Doolaal) oo ah taliyaha malayshiyada qaybta 17aad oo ku qudhbaxay Widh-Widh waxa kale oo gacanta lagu dhigay maxaabiis farabadan iyo hub kan fudud ah.... Waxaa galabta lagu aasay Magaalada OOG, waxaya taasi keentay niyad jab aad u weyn oo ku dhacday Malayshiyaadkii SNM ee ku suganaa magaalada OOG. Waxiii warar ah kala soco radiowidhwidh
  5. Warar Xaasaasiya Oo Ay Sheegeen Maxaabiistii Laga Qabtay Itoobiyaanka Saturday, May 22, 2010 Magaalada Buuhoodle oo ayaa saaka degan ka dib markii ay kulmeen saraakiisha ciidamada itoobiyaanka ee xalay gurmadka ku soo gadhay magaalada Buuhoodle iyo Saraakiisha iyo wax garadka magaalada ku dhaqan. Wada hadalkaas oo lagu kala saxeexday xabad joojin iyo in lakala gurto maydadkii iyo dhaawacii shalay lakala guran kari waaayey, waxaa kale oo lafilayaa in ay bilowdaan wadahadalo rasmi ah oo lagu lafa gurayo dagaalkii shalay kadhacay magaalada iyo cidii dagaalkaas khaladkiisa qaadan lahayd, Maxabiistii shalay lagu qabtay Dagaalka oo xalay lawaraystay ayaa sheegay in ay ciidamadani ku yimaadeen magaalada Buuhoodle wada hadal ay yeesheen madaxwaynaha soomaliland iyo Ninka ugu sareeya ciidamada Booliska Ismaamulka Somalida,Maxaabiistani waxa kaloo ay cadeeyeen in amar lagu siiyey in ay Magaalada Buuhoodle dhexdeeda ay xabada ka bilaabaan si aan looga hor tegin ama loola dagaalamin ciidamada somaliland oo beryahanba usoo ruqaan sanayey degaanada SSC sidii ay u qabsan lahaayeen magaalooyin cusub oo aan hore gacan tooda ugu jirin Horufadhi.com
  6. Jacaylbaro, Maxaa war ah oo aad ku soo kordhin kartaa golahan? wali ma laga qayilayaa Hargeysa? Doorashadii wali dib ma loo dhigay?
  7. Buuhoodle Oo degan Saaka iyo Widwidh Oo Dagaal ka qarxi Karo daqiqadkasta Saturday, May 22, 2010 Waxaa degan xalaada magaalada Buuhoodle oo shalay dagaal faraha looga Gubtay ka dhacay. Xidhiidh aan saaka la samaynay maagalada Buuhoodle ayaa naloo xaqiijiyey in xaladu degan tahay. Waxana la sheegay in ciidamo fara badan oo ka yimid dhanka Itoobiya ay xidheen xadkooda isla markaana aysan jirinw ax dagaal ah saaka. Dhanka Widhwidh ayaa xaaladeedu kacsan tahay waxana saaka magaalada ku waabiriistay Ciidamada SSC oo dhabarka danbe ka soo galay magaalada. Waxaana la sheegay in maleeshiyaadka Soomaali diidku ay magalada ka xigaan dhankan Galbeedka xaga kuwa SSC na ka soo galeen dhina bari. Waxaana saacad kasta la filan karaa dagaal, ciidamada SSC waxay difaac adag ka galeen meesha loo yaqaano Lebida oo magalada i jirta masafo yar. Sidoo kale waxay magaalada dhexdeeda ku daadiyeen ciidamo kale oo loogu talo galay dagaal gacanta la iskula tago. Ciidamada SSC oo Mooraalkodu aad u sareeyo maadaba ay xaq ku dirir yihiin ayaa isku diyaarinaya dagaal Hilba dirir ah oo ay ku qaadaan Maleeshiyaadka ka soo duulay Boorame, Gebiley iyo Hargaysa. Kuwaasoo doonaya in ay dhintaan. Shacabka magaalada ayaa la arkayey ayagoo isku diyaarinaya dagalaka, waxaan haweenku ay ku hawlan yihin sidii ay saanada u daba qaadi lahaayeen Ciidankooda xaq ku dirirka. Waxaana Widhwidh iyo deegaanada ku dhaw dhaw laga dareemaya is abaabul shacabka kaasoo xataa ay ka qayb qaadanayaan Reer Guuraagu. Isha ku hay warrakeena saacad saacad daqiiqad daqiiqad. Horufadhi.com Horufadhi.com@hotmail.com
  8. Dagaal dhimasho iyo daawac geystey oo hada ka socda jiida hore kaas loogu geystey ciidamada SNM ta khasaare aad u balaadhan... Audio
  9. Widhwidh (Jidbaale.com):-War deg deg ah oo hada naga soo gaadhay Degmada Widhwidh ayaa wuxu xaqiijinaya in dhamaan saldhigyadii Maleeshiyaadka Soomaalidiidka ay la wareegne Ciidamada Xaq u dirirka SSC. Saldhigii Balihadhac ilaa degmada Widhwidh Baliga widhwidh yare ayee Boqolaal Ciidama SSC ahi xoog ku qabsadeen ka dib markii ay soo jiidheen dhamaan Difaacyadii Maleeshiyaadka Soomaalidiidka ah. Ciidamada SSC ayaa waxay gubeen labo gaadhi oo Nooca tiknikada ah ku waasoo gurmad ahaan uga yimid Laascaanood. Waxaana la sheegay in la Cabudhiyey Maleeshiyaadka ka dib markii labo wado muhiimka laga soo galay Widhwidh. Ciidamada SSC ayaa degmada Widhwidh ka soo xaga magaalada Laascaanood oo ah meeshii ay Somalidiidku ka filayeen gurmadka, dhanka Buuhoodlena waxaa culays ka soo saaray Boqolaal kale oo Ciidadam SSC ah taasoo ku khasabtay in ay Soomaalidiidku afka saaran wadada Yeyle aada ee sii marta Shululux. Waxaa la sheegay in ay jaha wareer fara badan la kulmeen isla markaana ay kala firxadeen. Ciidamda SSC oo khidad dagaal oo aad u saraysa degay ayaa hada waxay haystaan labo wado oo muhiim. Kuwaasoo kala ah Bali hadhac iyo wada kale ee Istaratijiga ah ee Xagafta loo yaqaano. Waxay kaloo ku dheerasan yihiin wadada aada Buuhoodle ayagoo dhamaan la wareegay fadhiisamadii maleeshiyaadka Dulmi u dirirka ah. Shacab weynaha degmada Widhwidh ayaa wada dhinacyadeeda la taagan Caleemo qoyan iyo weli Tashhiilaad kale oo ay siinaya Ciidamada Daraawiishta ee dalkooda Sifeeyey. Khsaaraha ilaa hada ka dhashay dagaalkan ayaa lagu sheegay dhwaac fara badan oo soo gaadhay kuwii saarnaa baabuurta la gubay. Waxaana la sheegay in aysan xejinba xabada Xoogaag SSC oo ay judhiiba dabajeediyeen kuwii soo duulay.
  10. Magaalada Widhwidh oo ay dib ula wareegeen ciidamada ssc Saturday, May 22, 2010 - 09:19 AM Ciidamo aad u fara badan ayaa saaka galay magaaladda Widhwidh kuwaas oo dhinac Koonfur-bari kaga yimi magaaladda, waxana la sheegay in Ciidmadan ay sugayaan amaanka magaaladda.. Ciidmadii Somaliland ee ku sugnaa magaaladda Widhwidh ayaa la sheegay in la hareereeyey ayna adagtahay sida ay unabad baxaan waxaana la filayaa saacadaha soo socda dagaal qarxaha. Dhanka Kalena magaaladda Laascaanood ayaa saaka degan ka dib markii xalay ay magaaladda ka dhaceen mudaharaadyo rabshadda wata oo soconayey ilaa waa soo dhawaadkii saaka waxaana rabshadan xalayto lagu xidhxidhay dad shicib ah. Iyada oo saaka la eegayey in ay magaaladda ka dhacaan mudaraadyo kale ayaa waxaa soo buux dhaafiyey gudaha magaaladda Ciidamo aad u fara badan oo Somaliland ah kuwaas wata baabuurta dagaalka. Gudaha magaaladda lasanod ayaa lagu arkayaa Baroomo, Beebayaal iyo gaadiidkale iyo waliba Ciidamo fara badan balse waxa laga walwal qabaa iska hor imaad u dhaxeeya Ciidmadan iyo dadka Shacabka ah. Source www.xargaga.com XOL
  11. Read Listen These are the early days of the long war of liberation in Northern Somalia, there as set backs expected, however so far the secessionist are unraveling.
  12. Oodweyne, lol.....even Nero had his fiddle.
  13. Originally posted by Oodweyne: quote: Originally Posted By Mr. Che , For all your bravado and professed political ingenuity, you are reduced to doing Zenawi's bidding. On the contrary, dear lad , but, I am not sure you know what is going on in here... Oodweyne, Are you telling me that the secessionists know something?
  14. Listen here 1. Soomaalida xalaasha ah waxaan ka codsanayaa in ay u duceeyaan walaalahooda reer Buuhoodle oo u diriraya Xaqa. 2. Ethiopian mercenaries and secessionist militia attacked Buuhoodle. 3. The people of Buuhoodle have risen up in the light of this clear violation of Somali sovereignty, and have inflicted heavy losses against the aggressors. 4. 15 Ethiopian soldiers have been 'Bakhtified' and 8 have been captured, unspecified numbers of them have fled the scene of the fighting. (Numbers are sketchy, however the Ethiopians have suffered heavy losses.) 5. In the latest report (before Hargeysa based telecommunication companies cut the lines) the city was calm and in the hands of the local population. 9 local people have been martyred, 20 have been wounded. (Numbers are sketchy) 6. Reinforcements have been sent from Buuhoodle and have reached Widhwidh district where there are secessionist militia bogged down, these secessionist militia have also been receiving reinforcements. A clash is expected. 7. The people of Laas Caanood have risen up and have taken to the streets in support of their brothers and sisters in Buuhoodle. 8. The Hargeysa based telecommunication companies have cut the lines. They are in collusion with the secessionist administration. After the war these companies and those that have assisted the secessionist militia will be brought to court. 9. We all know how this will end, these scenarios have all been played out countless times and they always end in a Somali victory. The war in the Northern theatre will be long and bloody, but in the end, victory will be Somalia's. Midnimo iyo Guul, Soomaalia Ha noolaato!
  15. Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa si weyn looga xusay gobollada SSC, maalintii nadaafada ama Qashin gurka oo ku beegnayd shalay oo bisha May ahayd 18. Maalintan oo shacabka deegankasi ku dhaqaaqo olole nadaafadeed ayaa waxa jidadka iyo wadooyinka magaalda Buhoodle laga urushay qashin tiro badan. Iyadoo ay qaybqaateen dhamaan bulshada ku dhaqan magaaladaas. Hoos ka daawo sawiradii qashin gurka.
  16. Originally posted by Mr Prince: heeft niks met stoerheid te maken, rap is crap! Jouw mening zal in de weging genomen worden. Wie weet zal; rap als crap verklaard worden.
  17. Jin boven Rap.......dat is stoer zeg.
  18. me

    The warrior poet

    In 100 years time, that moment, that poem, that setting. That is the symbol for remembering the bravery to those men. This video sums it all up. If JWXO ever needed a manifesto, if liberty could ever take physical form. If we could ever try to compress all that is JWXO and the essence and the need for freedom, then this video says it all, it is simply iconic.
  19. I haven't seen flash forward. But on 2012, Somalia sinks into the sea......so Africa minus Somalia survives.
  20. Salma, See, no one saved the Africans, they all died and then some other people, mostly rich people survived and took over their continent. The message of this movie is, money conquers all, even Doomsday. Ironik, This movie is interesting for other reasons, that I am not disclosing now. There is allot of symbolism, forget about the Africans.......there are more interesting issues.
  21. Salma, You were distracted by the special effects. To see that what the director was saying was, LETS TAKE OVER AFRICA. The Africans did not have an Arc, how racist is that? They saved African elephants and giraffes, but no one is saving actual Africans.
  22. CL, There is plenty fo stuff to be mentioned. Don't read this thread anymore.