-
Content Count
10,390 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Wakhti Badan Socday Oo Laba Beelood Ku Dhex Maray Deegaanka Dararweyne Ee Degmada Ceel Afweyn (Hadhwanaagnews) Sunday, January 21, 2018 16:37:49 Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Wakhti Badan Socday Oo Laba Beelood Ku Dhex Maray Deegaanka Dararweyne Ee Degmada Ceel Afweyn Hargeysa(HWN):-Iska hor imaad xoog badan ayaa magaalada Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ku dhex maray laba beelood oo halkaasi wada daga. Wariyaha Hadhwanaagnews ee amgaalada Ceerigaabo Cabdiraxmaan Axmed Elsar ayaa sheegay in dagaalku uu socday saacado badan, waxaanu tilmaamay in khasaare dhimasho ahi soo gaadhay labada dhinac. Warka ayaa sheegaya in dagaalku bilaabmay ka dib markii mid ka mid ah labada beelood ay dil u gaysteen nin ka soo jeeda beesha kale ee dagaalku hore u dhex maray, waxaanu wariyaha Hadhwanaagnews ee magaalada Ceerigaabo sheegay in dad gaadhaya 9 qof ay ka dhinteen labada dhinac ee dagaalamay. Wariyaha ayaa sidoo kale sheegay in labadan beelood uu dagaal ku dhex mari gaadhay gudaha magaalada Ceel Afweyn oo ay wada dagaan, balse ciidamada qaranka somaliland ayaa kala dhex galay ka dib markii ay rasaas isku rideen. Dhinaca kale xukuumada ayaan ilaa hada wax ciidan ah oo kala dhex gala labadaas beelood u dirin deegaanka Darar wayne, iyada oo wararku sheegayaan in labada dhinacba uu gabalku ugu dhacay sidii ay u dagaalamayeen isla markaana hada ku hawlan yihiin inay isku ciidan iyo hub urursadaan. http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=216157
-
12 dead are from Jeegaanta and 5 from west Burco War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Oo Ka Qarxay Gobolka Sanaag. Dagaalkan oo saaka ka bilwodey deegaanka DARARA-WAYNE oo 35 Km ka xigtaa degmada Ceel Afwayne ee gobolka Sanaag ayaa waxaa uu u dhaxeeya laba beelood oo deegaankaasi horay ugu dagaallamay. Dagaalka oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ku faafey gudaha iyo hareeraha magaalada DARAR-WAYNE . Illaa iyo iminka cid ku kala dhex jirta ma jirto , Waxaana la sheegaya in ay jiraan gurmado ay beelahani isu fidinayaan iyadoo aaney jirin cid kale oo u samaysa xabad joojin . Dadka deegaanka waxay noo sheegeen in ay jireen Ciidamo Somaliland ah oo ku kala dhex jirey beelahan . Mar aan la xidhiidhay dadka deegaankaa ayaa waxaanu isku dayny inaanu ka helno xog ku saabsan dagaalka iyo siday wax u dhaceen waxaanan noo suuroobin in ay noo waramayaan , xabad ku dul socota awgeed .\
-
That is ictiraaf worshipers logic.
-
He realized I was right. Sland = Jokeland and will never get recognition in million years.
-
Indeed it means 5 langaab coalition who claim to be descendants of the sheikh vs 1 grandson kkkk.
-
Majority of those students return to Somaliland where there is no jobs.
-
What development project. Ethiopia is a broke state which has its own problems currently. The only thing it exports to Somaliland is khat.
-
Yh I saw it, they corrected it. Somaliland is a mamuul goboleed after-all.
-
What kind of "president" gets treated this way?
-
Galbeedi is right. The seeds of mistrust has already been planted in millions specially the youth. Somaliland youth say we will not defend Mickey Mouse land aka Jeegaanland.
-
Mickey Mouse land will never be recognized. It is a political failure of nearly 30 years and the project will be disbanded.
-
So you finally realize Somaliland is just like any other mamuul goboleed in Somalia. Nothing special about it.
-
Somaliland is not Puntland (mainly settled by one sub clan) so that is impossible. It can easily be destabilized as seen in 1991- 1997. All the federal government needs to do is recognize a new mamuul for Togdheer, Sanaag, Sool, eastern Hargeisa and Awdal (Wadaniland) then watch the entire Mickey Mouse project unravel.
-
suldaanka there is only one nation and that is Somalia. I can bet you in 2020 Somaliland will still remain a unrecognized divided backwater.
-
The mickey mouse project won't exist for that long and it will be confined to few areas.
-
Qabil qaran ma noqdo anyway. That is why the idea of Somaliland recognition became very absurd.
-
Well isn't it obvious? Somaliland unity is dying day by day. It is only a matter of time the powder keg explodes. For example the suldaan in the next video calls for West Burco and Awdal communities to quit the army and not part take in the fantasy clashes in the border areas. That is not a view confined to him but 99% of the civilians as well.
-
Here is the answer.
-
-
It is the logical one.
