-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Galbeedi well put. That is indeed the sad state of affairs in Somaliland currently.
-
Even the ports are being used to import khat. DEG DEG Markii Ugu Horaysay waxa Dekada Saylac Ka Soo Dagay Qaad Laga Keenay Yemen
-
Well put galbeedi you exposed the entire dangerous game being played in Ethiopia.
-
Suldaanka well put. However jobs need to be created for the youth and more recreational centers that is the only way to defeat the widespread khat addiction. Somaliland can never develop to its potential if majority of the population are drugged up.
-
Khat addiction is a big problem and needs to be tackled. It is a sad sight hundreds of grown men running around like animals so they can chew some grass.
-
Today few cars carrying miira khat entered in the market and were stormed by hundreds of khat addicts in central Hargeisa. Dhibaatada umaad drugaysaan wa tan.
-
Che you have to realize the only way to make khat addicts realize the reality is writing in big letters. Otherwise the nonsense of "Ethiopians are our brothers" will continue.
-
Suldaanka however you look at it, it is clear Somalilander lives have no value same goes for the rest of the Somalis in Ethiopia. Abdi Iley is just a puppet working for his Tigre masters. It is the Tigre gov that told him to provoke the Oromos in the first place.
-
The crackheads and khat addicts can't live without khat for 2 days.
-
@galbeedi said: This did happen within the Somali zone. It is the first time the large number is killed by Oromo. I blame Cabdi Illey who is used by the TPLF to oppress and kill he Oromo through his liyuu police. . It happened in Awaday it is part of Oromia it might have been part of Somali zone in the past. Everything has consequences, of course other ethnic groups will get angry if Somalis attack them following Tigray orders.
-
Che-Guavara incase you haven't noticed I am mocking the "Ethiopians are our brothers aka wiil Addis ku dhashay ba iga dhow wiil ku dhashay Mogadishu" politicians. Somalis are nothing overall in Ethiopia and the bottom of the pile.
-
32 Somalis killed in Haawaday district of eastern Ethiopia (Medeshi)- Aleast 32 Somalis were killed on Tuesday in Haawaday district of eastern Ethiopia. The killings are related to an ongoing conflict between the Oromos and the Somalis in region 5 of Ethiopia. 17 of the victims have been identified as Somalilanders from Awdal region. Most of the victims were Khat traders, drivers and support workers. Haawaday is one of the locations where Khat is exported to Somaliland. The Oromos have accused the Liyu police of the Ethiopian Somali region of killing its people; but the spokesman for the Liyu police told the VOA Oroma language that the accusation is baseless. http://www.medeshivalley.com/2017/09/32-somalis-killed-in-in-haawaday.html
-
Tirada iyo Magacyada Rag Ka Mid Ah Ganacsatada QAADKA Oo Intooda Badan U Dhasheen Somaliland, Oo Dad Gadooday Oo Qoomiyadda Oromada Ahi Ku Laayeen Magaalada Hawaday Shalay Hawaday, 13 September, 2017-(Himilo) – Alle ha u naxariistee Rag Tiradooda lagu sheegay illaa 17 isla-markaana badankoodu ka soo jeeda Somaliland, ayaa Shalay Siyaabo kala duwan loogu Dilay Magaalada Hawaday ee Dalka Itoobiya. Raggan la laayey oo dhammaantood ahaa Shaqaalihii ka shaqeynayey Maqsinnada Qaadka ee Magaalada Hawaday ee Qaadka looga soo diro dhinaca Somaliland, ayaa Shalay iyaga Shaqo-Maalmeedkoodii Caadiga ah ku jira waxa si Kadis ah Maqsinnadii Qaadka ee ay ku shaqeynayeen ugu soo galay Boqollaal Qof oo Qoomiyadda Oromada ah, kuwaasi oo la sheegay ka biyo-diidsanayeen Taageero la sheegay in Qoomiyadda Soomaalidu ay Taageertay Hawl-gallo ay Dawladdu kaga hor-tagaysay Kacdoonnadii Oromada ee Sannadkii hore dhammaadkiisa Dalka Itoobiya ka dhacay, ayaa markii ay galeen Maqsinadda Qaadka ay Rasaas la dhaceen Raggii Qaad-waleyaasha ah ee Maqsinnada ku sugnaa, Qaarkoodna ay Majooyin ay siteen Qudha kaga jareen, halka ay qaarkoodna ka soo tuureen Dabaqyo ay ku jireen. Wargeyska Himilo oo Xalay la xidhiidhay Magaalada Hawaday ayaa loo sheegay in Gabi ahaanba Maqsinnadii Qaadka ee Hawaday albaabbada loo laabay oo aanay shaqaynayn, ka dib markii Shaqaalihii Qaadka ee Dhagartaa ka badbaadday ay Nafahooda ula carareen Dhinaca Magaalada Herer, waxaana la sheegay inay wakhti Xaadirka ku jiraan Xero Ciidan oo halkaa ku taalla isla-markaana ay badbaado bideen. Dhacdadan Naxdinta leh, ayaa keentay in Ganacsatada Qaadka ee ku sugan Somaliland, sida Caasimadda Hargeysa inay waayaan Cid ay Lacagtii Qaadka ku hagaajiyaan oo ay u diraan. Dadkan la laayey ayaa waxay iskugu jiraan Karaaniyiin, Khasnajiyo, Dirawaliin, Iibiyaal Qaad, Raaciga Qaadka iyo Shaqaale Hoosaad kale, sidaasi awgeed Wargeyska Himilo wuxuu halkan idiinku soo gudbinayaa Alle ha u naxariistee Magacyada Lix ka mid ah 17-ka Qof ee Oromadu ku laysay Magaalada Hawaday, inkasta oo Wargeyska HIMILO ka cudur-daaranayo in aanay u suurto-galin inuu soo wada Gudbiyo Magacyada Dadkaasi oo dhamaystiran, hase-ahaatee aanu hellay Magaca koowaad iyo Naanaysaha, waxayna kala yihiin sidan:- 1.Cabdiqaadir Aadan Xasan. 2.Cismaan Cawdal. 3.Guuleed Hambase. 4.Cabdillaahi Fadhaase. 5.Aan-is-dilno. 6.Axmed Faraqe. http://himilomedia.com/17-qof-oo-ka-mid-ah-ganacsatada-qaadka-oo-intooda-badan-u-dhasheen-somaliland-oo-dad-gadooday-oo-qoomiyadda-oromada-ahi-ku-laayeen-magaalada-hawaday-shalay/
-
Cadaani Oyaaye shubanka ka dhaaf topica. Unfortunately it seems you have gone senile like old man Silanyo and have nothing worthy to say nowadays.
-
Yawns. Poor ad-hominem won't get you anywhere Oodweyne. Do you really think anyone bothers to read your repetitive trash?
-
Galbeedi what do you think is the solution for this? it is a total disaster for the local economy and well being of the people. We are losing $1 million a day, $28 million a month and a $336 million a year to Ethiopia voluntarily. When such a high number eat the drug I can understand why it is easy for the corrupted politicians to try to sell the never coming "ictiraaf" dream to the drugged up public. "Around 90 percent of adult males in Somaliland chew the narcotic plant khat. They’re after 'mirqaan,' the Somali word for the buzz that it can give. Somalilanders spend a total of more than $1 million (930,000 euros) a day on khat. 'My friends lend me the money,' said Abdikhalid when asked how he can afford khat even though he is out of work. 'Once I’m employed again I will return the favor." http://www.dw.com/en/chewing-khat-in-somaliland/g-18371308
-
Oodweyne you seem very upset about the reality. Fact is Somaliland is not getting recognition. Somaliland is just like any other semi autonomous region part of Somalia just like Puntland. Nothing special. Anaga third world without sewage system ha ino xayaysiin.
-
Barwaaqo that isn't the only case. DP World has been in charge of the port since October 2016 and yet we don't see any improvements? sounds like a scam.
-
Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Xaaladda Dekeda Berbera Oo Qarka U Saaran Inay Xidhanto Iyo Ballan-qaadyadii DP World Ee Dekeda Oo Madhalays Noqday Hargeysa(Ramaas)September.10,2017-Dekeda magaalada Berbera ayaa waxay qarka u saaran tahay inay albaabadu u laabmaan,waxaana warbixin laga diyaariyey xaaladda dekeda ee wakhtiga iyo ballan qaadyadii Dp World oo madhalays noqday. http://ramaasnews.com/daawo-warbixin-laga-diyaariyey-xaaladda-dekeda-berbera-oo-qarka-u-saaran-inay-xidhanto-iyo-ballan-qaadyadii-dp-world-ee-dekeda-oo-madhalays-noqday/
-
@Peace Action said: Dadka buufiska gooni isu taag kudhacay, waxay lamidyihiin dhaliyarada badda ku rogmatay. Saalax iyo inta "pragmatic ah" waa idinka saxsan yihiin waayo waxay ogaadeen in dadka jecel inay Somalia kala jaraan inay weli derbi madaxa ku qaraacayaan. Instead they should put more energy into Somali unity. I don't know how any sane person can believe recognition is coming anyway after nearly 30 years.
-
Suldaan thanks for telling us your background but what has that got to do with what Xildhibaan Kijandhe said?
-
Barwaaqo adiga uu bahan ina af somaaliga so baratiid. " ICTIRAAF RAADINTUNA WAA MADHALAYS" aka the seeking of recognition is infertile. Markay naag tahay infertile ma laga dhigi kara fertile? jawaabtu wa maya.
-
Even a 5 year old knows that marka odaygan wax cusub meesha lama imaan. “WAXBAA INAGA KHALDAN, DARIIQA AYNU HAYNO EE ICTIRAAF RAADINTUNA WAA MADHALAYS, WAXBA KAMAY SOO BIXIN EE DIB HALOOGU NOQDO”…XIL KIJANDHE September 9th, 2017 Hargeysa(XN):-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa ka hadlay Siyaasada Arrimaha Dibadda ee Somaliland, waxaanu saluug iyo walaac ka muujiyey qaabka loo wado ictiraaf raadinta Somaliland, waxaanu ku taliyey in wax laga bedelo qaabka loo wado ictiraaf raadinta Somaliland. Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay loolanka Xisbiyada, waxaanu talo u soo jeediyey Shacabka reer Somaliland, waxaanu ugu horeyn yidhi isagoo ka hadlay ictiraaf raadinta Somaliland “Haddii aynu nahay Somaliland, waa inaynu bedelnaa Siyaasadeena ku waajahan Ictiraaf raadinta, waa inaynu dib ugu noqonaa, oo aynu bedelnaa, dariiqii aynu haynay 21 sannadood ka hor ayeynu ilaa maanta haynaa, markaas arinkan Ictiraaf raadintu dib u eegis buu u baahan yahay, waxba inaga khaldan, dariiqan aynu hayno ee Ictiraaf raadintu waa madhalays, waxba kamay soo bixin, ee dib ha loogu noqdo”. Xildhibaan Kijaandhe mar uu ka hadlaayey Maamulka Hawada Somaliland ee lagu wareejinayo Somaliya ayaa yidhi “Dawlad la ictiraafsan yahay ma nihin, haddii aynu noqon lahayn Dawlad la ictiraafsan yahay inaga ayaa la inagu wareejin lahaa, waana in dhinaca kale looga wareega”. Xildhibaan Kijaandhe ayaa mar uu baaq u diraayey Bulshada ayaa yidhi “Waxaan Shacabka ugu baaqayaa, oo aan leeyahay Qabyaalad waxba ha ku doorarina, dalkani hogaan wanaagsan oo daacad ah buu u baahan yahay, marka musharax walba waxaynu ka aragnay iyo taariikhda uu leeyahay ha lagu doorto, saddexda nin ee sharaxani, waa saddex nin oo ilmaadeeradeena, oo walaalaheena, marka waxba cunfi ma jire, ee ninkii halka aynu doonayno dalka gaadhsiin lahaa, aynu doorano, reero tartami mayaan, Faysal, Muuse iyo Cabdiraxmaan, Saddexduba waa ilamaadeeradeen, ee aynu ku kala doorano waxay yihiin”. Xildhibaan Kijaandhe mar uu u diraayey baaq Xisbiyada ayaa yidhi “Xisbiyada waxaan leeyayay Doorasho aan turxaan lahayn, oo walaaltinimo leh, oo la isku tudhayo, diyaar ha loo noqdo, oo hadalada xanafta leh, ha la iska daayo, waxaana ku talinayaa inay inoo dhacdo Doorasho wanaagsan oo Dimuqraadiya, oo sida Doorashada Kenya aan inaga noqon, Beesha Caalamkana waxaan leeyahay Dimuqraadiyada Somaliland ka socota nagu taageera, Doorasho wanaagsana wey inoo dhici doontaa”. http://www.xogsoor.com/waxbaa-inaga-khaldan-dariiqa-aynu-hayno-ee-ictiraaf-raadintuna-waa-madhalays-waxba-kamay-soo-bixin-ee-dib-haloogu-noqdo-xil-kijandhe/