Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,390
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. I guess Somaliland can't brag about the only thing it had "democracy" . Silanyo has made a mockery out of Somaliland democracy. Cabdilaahi Jawaan Oo Shaaciyay in Doorashadu Aanay Suuroobayn
  2. November 15, 2016 Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyey Deegano Ka Tirsan Magaalada Oodweyne , Khasaaraha Ka Dhashey Iyo Madaxda Amaanka Oo Ka Hadley Waxaa uu shegay in ilaa hada cid ku dhimatey ama wax ku noqotey aanay jirin balse ay xaqiiqo tahay oo rasaastii hubka ay gacanta ku hayaaan . Taliyaha booliska Oodweyne Maxamed Cali Cabdi iyo taliye ku xigeenka Oodweyne Cabdilahi Diiriye Caduur oo wargeyska Geeska Africa Khadka telefoonka ugu warmey iyaga oo ku sugan deeganka ay diyaaraduhu rasaaseeyeen ayaa waxa ay sheegeen in ilaa hada baadhitaano wadaan oo aanay hayn war rasmiya oo ku saabsan diyaarahan iyo halka ay ka yimadeen, waxaana taliyaha oo aanu ugu horeyn weydiinay waxaa ay yahin diyaaradahani ayaa yidhi
  3. Good question Galbeedi. I have said before they have unsatisfiable appetite. What is more sad is Somaliland is suffering from drought to drought year by year with no planning for the future, the little income of Sland has been stolen by Silanyo and Co and built it with houses in Dubai. Did you knew $1 million could have built 100 homes for those wandering drought stricken nomads.Sooner or later Somalilanders will have to abandon nomadism , it is unrealistic in a dry region. They should switch to fishing and farming.
  4. @Maakhiri1 said: Shameless, These mafia the sooner they are gone, the better Completely agreed.
  5. Interesting. America doesn't want another Black Hawk Down incident in Mogadishu.
  6. Nice city been there twice this year. I would recommend you folks to go there as well. It is green, quiet and peaceful.
  7. Wardeg deg ah Amina Waris oo looga yeedhay dalka Ingriiska dhuumashana ku joogta magaalada London iyo waxyaabaha loo haysto London,(Qaran-news) Marwada madaxweynaha Somaliland Amina Waris ayaa labadii cisho ee ina soo dhaafayba si dhuumaalaysi ah ugu sugnayd dalka Ingriisika gaar ahaan magaalada London, iyada oo si qarsoodi ah doraad uga soo kicitintay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Hadaba laba war oo is khilaafsan oo midba ka kale ka daranyahay ayaa ka soo baxaaya socdaalka dhuumashada ah ee Amina Waris, war ayaa sheegaaya in Amina Waris ay u yeedhay dawalada Ingriisika oo ka mid ah dalalka aadka u caawiya Somaliland isla markaasina xalada dalka iyo cida gacanta ku haysaba aad ula socta, taasi oo ay wararku sheegayaan in arimo xaasaasi ah lagala hadlaayo marwada oo ah shaqsiga ugu awooda badan dalka Somaliland islamarkaasina ay awooda dalku gacanta ugu jirto. War kale oo aanu helayno ayaa sheegaaya in Amina Waris loo haysto lacag xad dhaaf ah oo ay dalka Ingriiska soo gashatay, taasi oo hore lacgtaasi loogu qabsaday wasiirka madaxtooyada xiligii uu dalka Ingriiska maraayay bishii hore, waxna jirtay lacag sanad ka hor ay dawlada Kuwait siisay madaxweyne Siilaanyo oo lacagtaasi badanikeeda uu wasiirka madaxtooyadu u soo qaaday dalka Ingriiska, ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay xaga Somaliland oo ku saabsan socdaalka dhuumashada ah ee Amina Waris ee aan cidiba ogayn, mar aanu isku daynayn in aanu la xidhiidhno oo aanu arimahani wax ka waydiino Amina Waris way noo suurto gali wayday, hase ahaatee ilo ku dhow dhow Amina Waris ayaa sheegay in ay ilaa shalay ku mashquulsanayd arimo qareeno iyo guclayn. La soco waxii ka soo kordha socdaalka marwada madaxweynaha ee dhuumashada ah https://qarannews.com/wardeg-deg-ah-amina-waris-oo-looga-yeedhay-dalka-ingriiska-dhuumashana-ku-joogta-magaalada-london-iyo-waxyaabaha-loo-haysto/
  8. Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Berbera Oo Baabiyey Xaafadihi Bariga Berbera http://burcoonline.com/articles/52851/Halkan-Ka-DaawoSawiroMaamulka-Dawlada-Hoose-Ee-Degmada-Berbera-Oo-Baabiyey-Xaafadihi-Bariga-Berbera-Iyo-Hanti-Boob-Ay-Ku-Hayaan-Dadkii-Danyarta-Ahaa-Oo-Bacadka-Wadhan
  9. He is a good man but only Maxamed Cali can bring 80% of the Awdal votes. We have to be realistic.
  10. @Alpha Blondy said: what a disappointment Salaax! i was expecting a full sujuud. He has back problems he can't do full sujuud. :mrgreen:
  11. Faratoon Oo U Sujuuday Ra isal Wasaraha Itobiya https://www.youtube.com/watch?v=vieMrOZEzx8
  12. Many of Silanyo's family and ministers were poor to being with that is why they are stealing millions. Still being poor doesn't give them a right to steal from the same people they were once (poor). While the rich businessmen in Sland are not taxed.
  13. @Che -Guevara said: Hehe, Soomaali "leaders" waa isku mid. They thought they could hide from the HM Revenue & Customs. Xata Dubai ba loga daba tagay. Ceeb ba ka dhacday meesha "The authorities were surprised that despite these assets, his wife lives in government subsidized housing. "
  14. Leaked – London investigates Mohamoud Hashi Abdi N°1437 - 28/10/2016 (Africa Intelligence)-After the diplomatic snub (ION 1436), the Somaliland delegation’s visit to London turned into a disaster. Two days before President Ahmed Mohamed Mahamoud, aka Silanyo, and his eight ministers were due to return to Hargeisa on 17 October, the Minister of the Presidency, Mohamoud Hashi Abdi, was interviewed by HM Revenue & Customs. Mohamoud Hashi Abdi is a former aviation minister and was dubbed Osama by former President Mohamed Ibrahim Egal for his alleged links to Al Qaeda. The British government is particularly interested in his bank account registered in Dubai. According to our sources, the minister told the British tax authorities that there was about a million dollars in this account. The authorities were surprised that despite these assets, his wife lives in government subsidized housing. Even more since he owns a house in Birmingham that he rents out and his daughter owns several luxury cars. During the interview, HM Revenue & Customs reportedly informed him that they would soon investigate the assets of certain members of the president’s family, including his son-in­law, Bashe Awil Omar , who owns several properties in the UK and Dubai. https://www.africaintelligence.com/ION/who-s-who/2016/10/28/london-investigates-mohamoud-hashi-abdi,108187573-ART
  15. With stolen tax payers money. Tumaashada Amina Jirde marwada Siilanyo lacagtii danyaarta
  16. Maakhiri The problem is not that. It is the fact missionaries are actively seeking to convert Somaliland youth.
  17. Priest says many converted. Just a couple of months ago around 20 youths were arrested in Jigjigayar for converting to christianity. War xaasaasi Ah kiniisad lagu fidiyo diinta kiristaanka oo Hargisa laga furay iyo wadaadka fidinaya oo sheegay in dad badan soo galeen. http://karinnews.com/articles/7639/War-Xaasaasi-Ah-Kiniisad-Lagu-Fidiyo-Diinta-Kiristaanka-Oo-Hargeysa-Laga-Furay-Iyo-Wadaadka-Fidinaya-Oo-Sheegay-In-Dad-Badan-Soo-Galeen
  18. @Alpha Blondy said: this is sad. hopefully Galkacyo will become peaceful. we have to learn to get along guys. give peace a chance. The average civilian in Galkacyo properly wants to live in peace but it is the politicians that instigate those conflicts for their own gain.
  19. In the end Silanyo community lost any rights to the plains and were told to stay in the mountains and never come down from it again. Dumiinta tuulooyiinka Bacaha iyo Isku Kuf
  20. They were told they can never live in the plains and should stick to their traditional mountains.