Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. I like Cusmaano better, it perfect for you, the minute you wrote that name on SOL, it was over for you but you didn't know that eh.
  2. You should know eh! that's boi Cusmaano!
  3. Nabada wey macaantahay. Gacmo furan ku soo dhawaada.
  4. Sahafi shir ayaa lagu qabtaa maalin walba, waagii Eideed AUN joogey ilaa iyo hadda wuu taagan yahay, suxuufiyiin ajnabi ayaa jooga marwalba marka security ma ahan mid aad ka welweleyso. Waqtigaaga hadduu yimaado waa socotaa, haddaad saa u baqeysidna iska joog. Fuley ma joogi karo Xamar.
  5. Somalina

    ila qosol

    Niman shaqo la'aan hayso badanaa.
  6. Kamiradaada cusub ku soo sawir passport kaaga.
  7. Maxay shukaaminaayaan, wey ogaayeen in la rabin, suprise news ma ku ahan ogoow. Beenta ay masaajidyada ku aqrinaayeen wax dhageysan jirey ma jiro, maxaa yeeley badanaa dadka wey ogyihiin waxa ka socda caasimada ileen hore iyo gadaal ayaa la isugu socdaa maalin walba. Wax aad indhahaaga ku arkeysidna lagaagama sheekeynaayo.
  8. Adi ma fahmin miyaa sheekadiisa? it all comes down to $$$$. Dadka baxaaya lacagtooda kala baxooyaan deegaankaas sababtaasna waaye waxay Fuada u qeylineyso sidii iney fool hayso.