
Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Kulahaa, Gedo iyo Jubbooyinka ayaan hogaamiyaa.
-
Somalia;792189 wrote: The people that were forgotten were forgotten for a reason. Jubbaland who? Jaw!
-
The mafia family is at it again it seems.
-
Malab miyaa ku qasan? lol Meeqa qof ayaa Ceel Lahelay degan?
-
lol@magaca, waxaan u maleynaayey in ceel laga heay meel. Caku Somaali iyo magac bixin.
-
Xaaji Xunjuf;792131 wrote: Well technically the airport belongs to them since its located in the southern section of the city The airport belongs to Galkacyo citizens.
-
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ximan and Xeeb, Somalia's best kept secret. -
What niiko? maxaad ka hadleysaa Carafaatoow?
-
Markaas?
-
Somaliland Holds Lessons For London Somalia Conference
Somalina replied to Jacaylbaro's topic in Politics
have a great day at work sis. -
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;792153 wrote: Ma reer barre hiiraale Dhinaca Konfur aad. Kan qudhaca hoostiisa ku korey muxuu kaa rabaa awoowe? MI5 miyaa shaqo laga siiyey? hoowhoowdiisa ayaa badatey beryahan ma is tiri. -
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Maya, deriskood. -
Somaliland Holds Lessons For London Somalia Conference
Somalina replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Casharka waxa weeyaan: gooni ha isu taagina idinkoo hal qabiil ah, cidi idinma aqoonsaneyso. Koombo hadii kor loo tuuro, keligeed lee soo noqoto. -
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
kuwa ilowdey. -
:D
-
Talaado, February 21, 2012(HOL) Nairobi - Kenya - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa lagu sameeyay qalliinkii labaad, kadib markii loo qaaday dalka Talyaaniga todobaad kahor. Danjiraha ayaa muddo haatan laga joogo laba todobaad ku galay shil baabuur magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, taasoo keentay dhaawac kasoo gaaray lugtiisa midig oo jabtay iyo dhaawacyo fudud oo kasoo gaaray jirka intiisa kale. Waxaana lagu sameeyay qalliin lugta jabtay, oo lagu kabay intii uu ku jiray isbitaalka Nairobi Hospital ee magaalada Nairobi. Balse kadib markii la ogaaday in dhaawaca lugta ka gaaray uu yahay mid aan fududayn ayaa loo qaaday danjiraha dalka Talyaaniga, halkaas oo uu ku galay qalliinkiisii labaad. Waxaana qaar kamid masaajidada ku yaalla xaafada Islii ee magaalada Nairobi ay maalintii jimcada u sameeyeen ducooyin alla bari ah, kaasoo ilaahay looga baryay inuu caafimaad degdeg ah siiyo Cali Ameeriko oo ahaa danjirihii ugu horreeyay ee Soomaaliyeed oo xiriir dhow la yeesha jaaliyada Soomaalida ee Kenya. C/sataar Xassan Cali oo kamid ah hawlwadeenada safaarada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa Hiiraan Online u xaqiijiyay in danjire Cali Ameeriko qaliinka maanta lagu sameeyay uu ahaa mid lagu guulaystay. "Dhaqaatiirta Talyaanigu waxay noo sheegeen in danjiruhu uu haatan fiicanyahay, qalliinkiisiina lagu guulaystay". Ayuu yiri Cabdisataar. Shilka baabuur ee uu danjiraha Soomaaliya ku galay dalka Kenya ayaa ahaa kii ugu darnaa ee masuul ka tirsan safaarada Soomaalida uu ka galo dalka Kenya oo kamid ah wadamada ugu shilalka badan bariga Afrika.
-
Howlgal Ciidamada DKMG Somalia ay ka fuliyeen Dharkeenleey Oo lagu soo qabtay caruur is-qarxin rabtay February, 21, 2012 - QOL - Taliyaha Ciidammada Guutada labaad ee Madaxtooyada Gaashaanle Sarre C/llaahi Cali Caanood ayaa sheegay in howlgalkaasi ay kusoo qabteen dhalinyaro yar yar ah oo ay kasoo qabteen Degmada Dharkeenleey gaar ahaan Masaajidka dabaqaynka halkaasi oo Taliyaha sida uu sheegay lagu barayay Sida loo sameeyo Waxyaabaha Qarxa. Gaashaanle Sarre C/llaahi Cali Caanood ayaa sidoo kale sheegay in howlgalka ay sidoo kale ka sameeyeen Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayna gacanta kusoo dhigeen rag la la xiriirinayo inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab. "Howlgalkii dhanka madiino laga sameeyey waxaa lagu soo qab qabtay dhallinyaro yar yar ah oo la barayey ashyaada Qaraxda oo tababar uga socday Masaajidka Dabaqeynka, dhanka Kaaraanna waxaa la soo qabtay dad badan oo loo xaglinayey xagga Al-Shabaab, marka baaris ayaa ku socota waxaana hay’adaha ku shuqul leh ee Nabad sugidda iyo Booliska ayaa baaris ku haya waana la kala saari doonaa" ayuu yiri Taliye Caanood Taliyaha Ciidamada Guutada labadaad ee Madaxtooyada Gaashaanle Sare C/llaahi Cali Caanood ayaa sheegay in dhawaan sida uu sheegay meelaha yar ay joogaan Shabaabka ayna dhameys tiri doonaan, isaga oo sheegay in awoodii Shabaab ee markii hore ay sida tooska ah ugu soo weerari jireen Ciidanka Dowladda hada aysan lahayn. "Dhawaan inshaa Allaahu waxaan dhameys tiri Doonaa baraha yar yarka ah ee nooga haray Magaalada Muqdisho oo dhamaantood waan dhameys tiri doonaa, Al-Shabaabna awoodii Ciidanka in ka fool ka fool in ay ugu yimaadaan Ciidamada Dowladda wey awoodi waayeen waxaana u saari doonaa inta hartay Ciidan gaar u taba baran oo qaabka gorilaha ula dagaalama" ayuu hadalkiisa raaciyey Taliyaha guutada labaad ee Madaxtooyada Cali Caanood. Cabdullaahi Cali Caanood Taliyaha Ciidammada Guutada Madaxtooyada ayaa ugu dambayn Shacabka Soomaaliyeed u sheegay in ay mardhaw soo noqonayso Dowladnimidii Dalka Soomaaliya Islamarkaana looga baahan yahay Shacabka in ay dul qaataan inta Ciidanka Dowladda KMG Soomaaliya ay wadaan howlagalka nabadda lagu xaqiijinayo. Dhinaca kale guddoomiyaha Degmada dharkeenleey Macalin Cabdule Cali hiLowle ayaa dhankiisa sheegay in howlagalka Degmadiisa laga fuliyay ay aheyd mid lagu xaqiijinayo ammaanka Degmada ayna halkaasi ka fuliyeen saraakiil ka tirsan Dowladda KMG Soomaaliya sida uu sheegay guddoomiyaha Degmada dharkeenleey Macallin Cabdulle Cali Hilowle. Maalintii Shalay ayeey ahayd markii howlgal dad lagu soo qab qabtay Ciidanka Dowladda KMG Soomaaliya ay ka sameeyeen qaar ka mid ah Degmooyinka Magaalada Muqdisho taasi oo saraakiisha Ciidanka Dowladda ay ku micneeyay mid lagu xaqiijinayo ammaanka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
-
On 17 February 2012, the Security Council Committee pursuant to resolutions 751 (1992) and 1907 (2009) concerning Somalia and Eritrea added one individual to the list of individuals and entities subject to the travel ban, assets freeze and targeted arms embargo imposed by paragraphs 1, 3 and 7 of resolution 1844 (2008). (12) Jim’ale, Ali Ahmed Nur AKA: JIM’ALE, Ahmed Ali AKA: JIM’ALE, Ahmad Nur Ali AKA: JIM’ALE, Sheikh Ahmed AKA: JIM’ALE, Ahmad Ali AKA: JIM’ALE, Shaykh Ahmed Nur DOB: 1954 POB: Eilbur, Somalia Nationality: Somalia Alt. nationality: Djibouti Passport: A0181988 (Somalia), exp. 23 January 2011 Location: Djibouti, Republic of Djibouti Ali Ahmed Nur Jim’ale (Jim’ale) has served in leadership roles with the former Somali Council of Islamic Courts, also known as the Somali Islamic Courts Union, which was a radical-Islamist element. The most radical elements of the Somali Islamic Courts Union eventually formed the group known as Al-Shabaab. Al‑Shabaab was listed for targeted sanctions in April 2010 by the United Nations Security Council Committee established pursuant to resolutions 751 (1992) and 1907 (2009) concerning Somalia and Eritrea (the “Somalia/Eritrea Sanctions Committee”). The Committee listed Al-Shabaab for being an entity engaged in acts that directly or indirectly threaten the peace, security, or stability of Somalia, including but not limited to acts that pose a threat to Somali Transitional Federal Government. According to the 18 July 2011 report of the Somalia/Eritrea Sanctions Committee’s Monitoring Group (S/2011/433), Jim’ale is identified as a prominent businessman and figure in the Al-Shabaab charcoal-sugar trading cycle and benefitting from privileged relationships with Al-Shabaab. Jim’ale is identified as one of Al-Shabaab’s chief financiers and is ideologically aligned with Al-Shabaab. Jim’ale has provided key funding and political support for Hassan Dahir Aweys (“Aweys”), who was also listed by the Somalia/Eritrea Sanctions Committee. Former Al-Shabaab Deputy Emir Muktar Robow reportedly continued to engage in political posturing within the Al-Shabaab organization during the mid-2011. Robow engaged Aweys and Jim’ale in an effort to advance their shared objectives and consolidate their overall stance within the context of the Al-Shabaab leadership rift. As of fall 2007, Jim’ale established a front company in Djibouti for extremist activities called the Investors Group. The short-term goal of the group was, through the funding of extremist activities and weapons purchases, to destabilize Somaliland. The group assisted in smuggling small arms from Eritrea through Djibouti into the 5th region of Ethiopia where extremists received the shipment. As of mid-2008, Jim’ale continued to operate the Investors Group. As of late September 2010, Jim’ale established ZAAD, a mobile-to-mobile money-transfer business and struck a deal with Al-Shabaab to make money transfers more anonymous by eliminating the need to show identification. As of late 2009, Jim’ale had a known hawala fund where he collected zakat, which was provided to Al-Shabaab. Jim’ale also controls Hormuud Telecommunications (“Hormuud”). Hormuud Telecommunications is a company identified as being one of the single largest financiers of Al-Shabaab, which includes large lump-sum payments to Al-Shabaab in the hundreds of thousands of dollars and these payments to Al-Shabaab were facilitated by Jim’ale. Hormuud is operated by several former large shareholders of Al-Barakaat with Jim’ale being the largest shareholder. Hormuud Telecommunications was created by the former leaders of Al-Barakaat in an attempt to re-establish themselves as a dominant telecom provider in Somalia. In addition, Hormuud managers have provided Al-Shabaab leaders such as Hassan al-Turki, an Al-Shabaab-aligned military leader who was also listed by the Somalia/Eritrea Sanctions Committee, with personal communication networks. In addition to providing funding, Hormuud Telecommunications has provided key material and logistical support to Al-Shabaab to include weapons, private fighters and ammunition. Spokespersons for moderate Somali groups have warned the Somali people not to use Hormuud Telecommunications Company, because Hormuud personnel listen in on conversations for Al-Shabaab. Additionally, Hormuud has cut off telephone service during Al-Shabaab attacks against pro-Somali Government forces. The latest version of the list is available on the Committee’s webpage at http://www.un.org/sc/committees/751/pdf/1844_cons_list.pdf.