Maxay shukaaminaayaan, wey ogaayeen in la rabin, suprise news ma ku ahan ogoow.
Beenta ay masaajidyada ku aqrinaayeen wax dhageysan jirey ma jiro, maxaa yeeley badanaa dadka wey ogyihiin waxa ka socda caasimada ileen hore iyo gadaal ayaa la isugu socdaa maalin walba. Wax aad indhahaaga ku arkeysidna lagaagama sheekeynaayo.