Lefty

Nomads
  • Content Count

    520
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Lefty

  1. Lucky..I surfed the site and it doesn't say that.
  2. Where does it say they're Somalis ??
  3. Lefty

    WAKE UP!!!

    Yes Ilhaan..You got that one!
  4. Lefty

    WAKE UP!!!

    Adiga waxaad ka jawaabtaa Qof hooyadaa iyo aabahaa dhaleen laakiin walaalkaa ama walaashaa ma aha. Sidey ku dhacday LOL ?
  5. Meeshaan wax wada waalan baa iskugu yimid.
  6. Dhaqan ma leh iyo Dhaqan fiican oo adag ma leh waa labo arimood oo kala duwan in la isku qaldana ma fiicna. Somalida waa dhaqan la'aan aniga ma oranin, waxaan sheegay oo kaliya inay mid fiican oo adag laheyn, is bedelkooda badana sidaas keentay. Tusaale hadaad rabtidna, Sitekan dadka wax ku qora waa Somali kuligood, Luuqadoodii Af-Somaligana wax kuma qoraan iyagoo wada garanaya.
  7. Meesha caay ma taalo ee waa in runta la isku sheego Mise in faan iyo been aan soconeyn la isku akhriyo baad rabtaa LOL ?
  8. Lefty

    I wonder Why?

    Og-Moti You brought up very reasonable lists amd mostly are true but I think the one and only answer to all of you Wonderings list is Somali-Men. The fact of the matter is if one gender can't fullfil their duties, you gotta expect the other side to spread legs in order to fill in the gaps. In this case, that's what happened and The blame goes to men since some of them are so zizzy they can't really differentiate themmselves and a lady in the mirror because of the pathetic way they behave. Unfortunately, the Latest craps of 50/50 relationship, feminism movement, and equal right treatment brainwashed both sides and took them to the point of the lady finally calling all the men's shots LOL. Either be a strong man if not, blame none other than but yourself.
  9. I like Azzuri's Chance since I'm a big fan of them. They're better than the last time around when they lost the final and the championship game with France. England, France and Germany have also good teams so does Netherland but my over all pick is Italy. Viva la Italia
  10. Aduunka intaan joogo waxaan ugu jeclahay lacag, aakhirana jannada.
  11. Somalia intaan dagaalada sokeeye ka dhicin, dumarka Garoobada ah aad bay ugu yarayeen waxayna ahaayeen faro ku tiris. intii jirtayna waxay u badnaayeen qaar ninkeeda ka dhintay ama si daruuf adag oo macquul ah kaliftay in la isku furo. Laakiin kuwa hada jooga wadamada galbeedka waa kuwo si dhalanteed ah dalbaday amaba iyaga go'aansaday inay furaan raggoodii si sharci daro ah kibir iyo edeb daro daradeed. Waxayna mudan yihiin badankood inaan waligood danbe la guursan. Marka sanadkan la joogo sheydaanka iyo garoobka waa laga acuudu-bileystaa inaysan kaa hor imaanin iskaba dhaaf inaad wada hadashaan LOL.
  12. Waxba been ha isku maaweelin, Somalida dhaqan adag sida kuwa Indians iyo indha-yarta oo kale ma leh. Waa dad isku dhex jira asal-ahaana aaminsan inay ka yimaadeen meelo kala duwan. Marka sababta keentay inay is bedelaan waa laguu sheegay ee dhaqanka adag ee aad fir ka fir leedahay bal noo sheeg haduu yahay mid aad meel gooni ah ku ogtahay.
  13. its like asking: now do u want a man with d*ck? or a man with b*lls ? LOOOOL..that's the funniest thing I read tonite. I thought the two things go together like a combo and can't be separated.
  14. The last one is not true at all, the rest are exceptable.
  15. Zakarie In that case, You haven't seen weird things yet. Two weeks ago after the friday prayer, there was this blind dude who were standing infront of the mosque and begging everyone. Three days later I saw him again..This time not only he was having 20/20 vision but he was fighting with one of his friends infront of convienence store near by. Marka wiilkan waxaa laga yaabaa inuu edeb daro lugta iskaga jeexay LOL.
  16. LOOOOL Damn..paltalk you're one nasty kid..but you haven't mentioned why he was killed. Where is his story ??
  17. Zakarie Adiga beer jilicsanidaa ma shimbir baa tahay LOL ?
  18. The dude's leg looks interesting to me but I wouldn't give him a penny.
  19. Hadaad runta rabtid, Somalida sideedaba dhaqan fiican oo adag maba laheyn waa dad iska raaciyo ah dhaqamada kale iyo luuqadaha kalena si dhaqso ah u barta. Meeshey tagaana waligood iyagoo bisinkaba qabsanin wixii meesha ka socda dhinac ka bilaabaan.
  20. I followed this story from the news on and off and I can't really recall or pin-point any race issue from Limbough's statement. In a way, I agree with his statement and I surely believe Donovan McNabb is hyped up too much because he's one of the good black quarterbacks in this era.
  21. sheekadan aniga waxay iila muqataa sheeko run ah, teeda kale u maleymaayo in nin calaacalkan tirada badan qoray. Sheekooyin kale oo run ah midaana kasii daran baa dad kale ku dhacday. marka sheekadan waa i qarso..Aniga waxaan la yaabay igana qosliyay markay tiri "waxaa filayaa inaan isku kaadiyay ". Markay nimanka ka dhameysteen waxay u badan tahay inay ku dul kaadiyeen. Calaakuli-xaal, cagtii joogsan weydo mar bay ceeb la kulantaa. Qof walbana wuxuu raad-raadsho mar buu heli doonaa. she just deserves whatever she got. Plain & Period !
  22. Rivaldo should have stayed with Barcelona.
  23. Black men like white women more than black women because white girls tend to be more easier and nicer to them. That's a short answer to your question.
  24. Lefty

    STOP THE BULYING!

    - STOP, ka dabo qaadashada - if u dont like what someone posts, ignore it - if u got nothing to add to a topic, keep yr bloody mouth shut - if u dont like a nomad's comments or critics on yr opinion,tell them in a nice and civilised manner. - if u want simple attention, ask for it, many nomads will be happy to provide for it,,for free - one last thing, NO one will pick on you, unless u start it first, it is shame that u start,getting negative on someone and when they retaliate, u cry abuse oo adiga yaa kuu xilsaaray inaad sidaad wax u rabtid oo kaliya dadka ka dhaadhicisid.