Koora-Tuunshe

Nomads
  • Content Count

    1,078
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Koora-Tuunshe

  1. Ina Lilaahi wa ina Ileehi raajicuun. Ilaahoo u naxariiso wadaadka, samir iyo iimaanna ka sii eheladiis iyo qaraabadiis.
  2. The issue is not about fixing an artificial and illegitimate government that exists on the backs of Ethiopian soldiers and donors' money. The U.S. should aim at the real goals: ending the Ethiopian occupation (the source of Somalia's current problems), addressing the humanitarian catastrophe, initiating a genuine Somali-owned peace process, and dealing with the war crimes committed in the country. Except for the humanitarian catastrophe, which is a moral obligation to all over the world to respond, how will the United States implement such policy recommendations knowing that a half of our people are under the influence of extremist religious views on how the world works? The last 16 years of neglect, Somalia has proven to be a haven for extremists from all over the world. They have indoctrinated their followers, the ignorant masses to build up their grassroots support. It will be nearly impossible to root out the practice of anarchic terror, a form of violence which attacks the innocent and noncombatant bystanders. I want to pose two important questions to Mikiin-Macruuf-Aqiyaar. What would happen if Ethiopia withdraws? 1. Will Somalis reeling from 17 years of anarchic mode of survival forgive each other and accept peace? 2. and would these Islamists be emboldened by such hasty withdrawal and therefore attempt to retake Mogadishu and its surroundings??
  3. Salaan aqyaarta xilkaska ah: N. Nugaal: Walaal Magaalada Boosaaso waxaa ku yaala xabsiyada kala ah: Xabsiga Biyo kulule oo ahaan jirtey meeshii Hanuuninta waqtigii hore oo loo badalay xabsi, iyo Stationka la yiraahdaa Baalade. Midka sadexaad waa xabsiga dekeda oo ah Koonteenaro dadka lagu soo xiro, kuwaas oo geesaha ku leh doloolo ay dadka ka neefsadaan. One man gang: Ninka leh Majiyahan xoogbaa lagu soo qaadayaa: Taariikhdu waa dahab hadaad dib u raaceyso. Bal eeg taariikhdii suugaanyahankii reer sool Dr. Cabdulaahi Spanish uu ka gabyey: Yaaquud markuu huursanaa, halabsigii maagay Majiyahan si aan loo hantiyin, hoobiyaa dhacaye Wrsngli hubkii inu ka xigay, hubanti weeyaane Bagaa dhalad halgamey tuugtu way, na holinaayeene Iyo markii uu lahaa abwaankii reer Sanaag Horornimada qaar keed marbay kuu hednoqotaaye Hunguri baan wadku umuuqan oo hoos waxba udeyine Haraanka ini muuse iyo gaaray huruntiisa Ku hungoobe hadaf kuu watiyo himiladisiye Waataa hilbaha reer cismaan haadka looqubaye Marka waxaan ku leeyahay waan sugaynaa riigag ha keensadaan sideese looga dhaamin doonaa. Hantida waa hanti qaran waxaa iska leh: 5 Soomaali, waajibkana inaga ayuu ina saaranyahay ilaalinteeda iyo sidii looga dhowri lahaa nin ay qaad iyo qamri ay shirkaduhu u qaadaan in hanta qaran lagu qaato hay’haatay ka tahay.
  4. Biixi: Duke Is that you wearing the vest? LOL I probably know how Duke looks like, but I don’t want reveal him, after all many people want him dead. The General is great supporter and great man for the community. Reer Mudug ayaan dadka kaga xushaa reer tolkey, inta kale waa xuunsho...
  5. Isseh hadaan kula yara kaftamo ma reer xingalool baad tahay.. Suitka noocaas ah waxaa jecel reer xingalool. Hada inta sawirkaaas ku jirta waa reer xingalool. Sadex kaloo waxaa jirta iyana xidhan suitatka noocaas ah oo reer xingalool ah, sida sawirkii ugu dambeeyey aan soo galiyey the guy on the left. The man in the middle is the Great Professor Abshir. PhD in Physics and Math.
  6. You will be the next city to host this fund-raising project after probably Virginia and DC and several other cities in the states.
  7. The concept of a Maakhirian Shift is not, as some might wrongly think, tantamount to the idea of secession from Somali union, as is the case with Somaliland, nor is it the formation of a state that purports to be part and parcel of Somalia but yet, for all intents and purposes, formulates laws that contravene, or blatantly disregard the articles of the national charter, as is now the case with the State of Puntland. In total contrast, ‘The Maakhirian Shift’ does not necessarily denote a divergence from, but conformity to, the article of the federal constitution when a unanimously accepted national state comes to pass. Superb illustration.
  8. Waa wada Maxamoud Cali Shire reer Maakhir. Hadaad u baahan tahey xoogaa cashar ah in lagaa jaahil bixiyo, noo sheeg.
  9. ^lol @ Isseh. Reer London waa iney sida reer Minesoota noqdaan, kidding.
  10. Major event... watch the pics. The Major Poet Said Salah [/img] Major Poet: Asha Axmed
  11. Madaxweynaha Dawladda FKMG ah ee Somaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa waxay warar xog ogaal ah oo ay heshay oo uu so Gaarsiiyey Shabakada Dhahar.com ku sheegay Inuu Xilka Madax Waynaha maamulka Puntland Waqti Dhow uu Si Rasmi ah ugu Wareejin Doona taliyihii Hore ee Ciidanka Darwaashiita Maamul Goboleedka Puntland Col. C/laahi Cali Mire “Carays. Source Dhahar.com
  12. Barakow "We are the change we have been waiting for" All the way...
  13. Boosaaso waa magaalada Soomaaliya ugu nabada badan... Waa goobta kaliya ee dalka Soomaaliya aan ka dhicin dagaal sokeeye ama saameyn ku yeelan... Waa muhiim in gadhwadeenku ka shiraa adkeynta nabada... Caamir: Thanks for posting
  14. The Dr. Is brilliant writer, and pure-truth teller. Bariga stop been simple minded… Cuqdadii aan kaala hadlayay baa wali caloosha kaaga buuxda…. Ragu ceyda iyo candhuufta, caan kuma ahee, ma calooshaa lagugu ciiley… Meeye ragii lahaa dalkeena waxaa kajira xoriyatul qowl.... JB kumee... mise ninkan bariga la baxay isagaa simple minded ah.... "Qambudhuudhsi iyo oohinbuu, qoon dunuunucaye"
  15. War hala daayo Jaceyl Baro waa nin muwaadin ahe, waxbadana waan isku leenahay......
  16. Lol... Maxaad ula yaabantihiin JB. JB dadka iyo dhulka wuu kala yaqaanaa. waa nin reer woqooyi ah, badhana waa woqooyi.
  17. Ayoub: waa gabay qiime leh oo dhaxal gal ah. Halkaan maanso ayaa kasoo qabtey oo uu tiriyey abwaan Lagjar uu u tiriyey ALaha u naxariistee Abwaan Xassan Sh. Muumin. Dhahar: Abwaan Xassan Shiikh Muumin wuxuu ka mid ahaa abwaanadii waaweynaa oo ka qeyb qaatey qoristii afsoomaliga sida; Abwaan Siciid Saalax Axmed, Abwaan Cabdulle Raage, Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye), Abwaan Xaaji Aadan Afqalooc, Prof. Abwaan Axmed Nuur Aw-Yuusuf, Abwaan Cismaan Aadan Askari, iyo kuwa kaloo badan… Abwaan Xassan Sheekh Muumin oo ah Abwaan Qaran alaha u naxiistee ayaa wuxuu ku geeriyoodey tobaadkan dalka Norway. Abwaanka alaha u naxariistee ayaa wuxuu ahaa aqoonyahan ka mid ah macalimiintii dalka Soomaaliya ilaa iyo heerka Jaamacada, wuxuu kaloo macalin ka ahaa kooxda Iftin. Abwaanka ayaa ahaa nin ay umada Soomaaliyeed jecleyd shaqsiyadiisa iyo wadanimada muga weyn uu caanka ku haa. Lama soo koobi karo heesaha iyo ruwaayadaha abwaanka alaha u naxariistee uu uga tegey umada Soomaaliyeed iyo xikmada ay huwanaayeen, kuwaasoo ahaa kuwo dhaxal gal ah. Hadii aan kasoo qaato waxyar oo aan waligood duugoobin, jiilka maantana ay ku hadal qabtsadaan suugaanta, tixda iyo tiraabka, macnaha iyo miisaan ay huwanaayeen ayaa waxaa ka mid ah: Ruwaayadii: Shabeel naagood Ruwaayadii: Caku naag madow, cidlaa ka roon Heestii caan baxdey ee ahayd “Waxaan nahay waadiga dugsiyada” Maxamed Mooge Liibaan “Maskaxdii dunidoo malaasan, muujadaheeda” Xassan Aadan “Haye Fudud” Axmed Cali Cigaal iyo Hiba Nuura Waxaa maanta aan la xiriirey Abwaan, Suugaanyahan ka mid ah Suugaanyahanada Soomaaliyeed: Cabdulaahi Lagjar oo halkaan tacsi tiiraanya leh uga diraaya ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Abwaan Xassan Shiikh Muumin. Wuxuu kaloo Abwaan Cabdulaahi Lagjar u hibeynayaa Abwaan Xassan Shiikh Muumin Maanso hal ku dhigeedu yahay Dhisme Culus. Sidaan ayay ku bilaabatey: Markii geesi dhimashadu Dharaartiisa noqetee Halgamaa la dhigo iil Runta lama dhasiigee Suugaanta dhummucda leh Abwaan dhaabadeeyoo Dhaxal reebay weeyaan Af-Soomaali dhaladkii Dhihistiyo qoraalkii Dhulka hooyo ka hirgalay Dharaartii la qorayee Afka lagu dhawaaqaa Nin waliba dhankiisii Dhiiri-galin abuuroo Abwaanadii dhexjoogiyo Aqoonyahanki dhiidhiyey Alif la kor dhabey Alif la hoos dhabey Waw lagu dheeb Markii uu SICIID dhahay (Abwaan Siciid Saalax) Xassan Muumin dhinicii Isna macalin dhirin-dhiri Mid kalena bal dheehoo Bulshada ka dhaadhicin Wuxuu dhihitin sii yiri Qalinkaaga ii dhiib Erayada aan kuu dhigee Maba aad dhug-dhugatide (a, e, i, o, u: AA, EE, II, OO, UU) Waa hadal dhameysoo Lagu dhaafay jahligoo Loo dhega nuglaadayee Baal dahab halagu dhigo Midna waxaad ku dhaqantaa Kugu dhiiri galiyayee Dhisme culus ku magacaw Ama laami dhaadheer Abwaan Xassan Shiikh Muumuin: Alaha u naxariisto Waxaa diyaariyey Saalax Nuur Saalax (Doonyaale) Dhahar.com
  18. Badhan also have another Secondary school for (agoonta) only. They will do thier seremony next week. But here are some old picture of Iskuulka Al-Nuur of agoonta:
  19. Dhubad: Brother Badhan is located in Sanaag Region. GaraadBari: Many Somalis are working hard, and doing/have the same thing.