A_Khadar

Nomads
  • Content Count

    4,252
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by A_Khadar

  1. Showq maxaa ku dhacay used be a cool headed? Thanks Oba and Alliya for sharing..
  2. I always like the art of down play you invent. Others may not know what two sides are doing, whether it's the non-existed independence celebration or the demonizing that day as a day for public collecting garbage day.
  3. Taleexi;952710 wrote: Erigavo is a shared city ya corrupted mind. Kan caadi maaha sidii caamaduu wax u qoraa una malayn maayo inuu dhar xiran yahay ee wakhti ha isaga lumin. XX baa iqarso noqonaya..
  4. I told you the cities demography and I don't know why like things to be repeated. Do you have short memory issues. Go above and read it.
  5. So if the Isimo don't go, it's under your control. That is you logic? I know you lacking the logic since you're believe SL is a nation..
  6. Xaaji Xunjuf;952694 wrote: Well i was sharing it because this man not that long ago published a long paper on Somalia and Somaliland talks. Not that its statement is needed to help Somaliland. Its just a statement of his. Nice try! it's obvious why posted but sadly now you know who he is.. Next time weigh on the people you post their opinions so you don't embarrass yourself.
  7. Xaaji Xunjuf;952666 wrote: ^^ The city is far from divided it has one admin one government one police force one army force. Are you saying Khatumo controls parts of ceerigabo? Who can reason with you when you believe Somaliland is a sovereign nation? Try again..
  8. Waranle_Warrior;952673 wrote: ^He has never been Aljazeera reporter, and that is just but his own little heritage thing as its usual for the Somalis. Everyone wax ayuu iska sameestay. Did you know that I am the President of the Horn of Africa Cultural Foundation (HOACF) Odayga ha ka qasin, Caynte is THE very influential man and his twitt will help the project...
  9. Xaaji Xunjuf;952667 wrote: He is the head of the heritage institute based in Somalia and a former journalists of Aljazeera Not that long ago the institute presented a written paper on how they view the SL and Somalia talks XX, abdirahman Caynte waa laguu yaqaan marka what he said about SL militia if it helps you, go for it.
  10. Xaaji Xunjuf;952672 wrote: who said he was an caaqil XX when you searched the Twitter, didn't you find this? Hot Video Sverige ‏@hotvideose 19h Caaqil 18 may Borama laga xoogay Microfonka Video http://goo.gl/fb/LKX2P #caaqil #may #borama #laga #xoogay #microfonka #videos #video Mohamed Gorod ‏@khader_2020 18 May Xuska 18 May Caaqil Reer Borama Oo laga xoogay Microfonka Kadib Markii .................: http://youtu.be/Xtqeg7E6QbM?a via @YouTube Expand
  11. Xaaji Xunjuf;952672 wrote: who said he was an caaqil Are you saying he is not?
  12. Where Khatumo claimed her? Khatumo doesn't even claim the Kenyan minister but your lot always claim people..
  13. Xaaji Xunjuf;952661 wrote: ^Maybe they want to clean hargeysa to , people need to understand that Somaliland is not against cleaning day its good it shows only that they are patriotic it just shows that the Khatumites in the afternoon after the sl party in ceerigaabo cleaned ceerigaabo wa ariin fiican. XX, you so desperate. At one point you argued the city is completely controlled by your militia, but his shows not so. The city is divided and this area is known Suuqa hoose where non-successionists reside. So no May 18th of your clan's so called independence day happened there..
  14. QansaxMeygaag;952634 wrote: ^^ Who are these characters quoted; someone educate me please... Anybody who can Twitt, but it helps some folks for their day to go smother since random Joe mentioned SL...
  15. Xaaji Xunjuf;952633 wrote: Well thats good the sultan wants the movement of people between Somalia and Somaliland. If the political problems are solved there is no reason for the 2 shacabs in anay waxba wada qabsanin. HAG are always good entrepreneurs and their ideas are always welcome in Somaliland and investment to. Dahabshil and indhodeero and somcable want to invest in Somalia 2. Maxaad isu yeel yeeshaa?
  16. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=2Tykvd8hNmo" frameborder="0" allowfullscreen>
  17. Suladanka Guud ee S/land “Xamar kama Maaranyo, Guryaha Hargeisa Koofurians, as XX calls, baa leh Suldaanka guud ee Beelaha Waqooyi Galbeed (Somaliland) Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa shaaca ka qaaday inaanay Maamulka Somaliland wax kasta oo ay samayso iyo gooni-isu-taag kasta oo ay u durbaan-tunto ka maarmi karin midnimada Soomaaliyeed iyo inay qaadato nidaamka federaalka ah ee Soomaaliya ka socda. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu ka sheekeeyey taariikh dheer oo illaa xornimadii iyo midnimadii Soomaaliya uu kagaga sheekeeyey. Waxa kale oo uu ka sheekeeyey Xukuumadaha kala dambeeyey ee Maamulka Somaliland soo martay tan iyo markii lagu dhawaaqay gooni-isu-taagga Somaliland 18/May/ 1991-kii. Isaga oo sheegay in caddaalad-darro badani ka jirto dhulka Maamulka Somaliland ka taliyo meelo badan oo ka tirsan. “Calankani wuxuu ku dhamaystirmi karaa waxaynu dafirsanahay ama xukuumaddeenu diidan tahay waa marka aynu runta ku wada hadlayno, haddii aan miiska wadahadalka la isugu iman wax aynu gooni u goosan karnaa jiri-mayso, shuruudaa jira, qoraalo iyo heshiisyo ayaa jira, adiga ayaa maanta lagaa rabaa inaad shuruuddii la timaado oo aad xukunto ciddii 53-kaa sanadood ku xukumaysay.” Sidaa ayuu yiri Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo shalay hadal ka jeediyey magaalada Sallaxlay oo ah degmo ka tirsan gobolka Maroodi-jeex oo uu dadweynaha ku dhaqan oo xusayey 18 May hadal u jeediyey. Suldaanka oo hadalkiisa sii wataa waxa uu intaa ku daray oo uu yiri; “Maaha inaynu cidlo uun durbaan ka garaacno, haddii aan u soo noqdo xukuumadda Somaliland, wax alaale iyo wax ay u qabatay beelaha Somaliland ma jirto ilaa maantana biyaha ayaa dhabarka lagu dhaameeyaa oo biyo malaha, dadna biyihii dadka ka dhexeeyay ee maalinba xaafad loo furayey ayay ka dhargeen, dadna jirikaamadii Dulcad iyo Kaam-abokor ayay sidii u sidaan.” “Waxaan leeyahay Xamar waanu ka go’nay hadal maaha, anigu been idiin sheegi maayo, miyeynu ka maarmaynaa Xamar, Ganacsatadeenii Xamar-bay tagaysaa, kuwoodii Hargeysa ayay imanayaan, saraha (Fooqyada) ugu dhaadheer Hargeysa waxa leh niman ****** ah, markaa waxa miiska wadahadalka loo diidayaa inyar ayuunbaa doonaysa inay nimcada cunto, taasina wax umaddu ku dhaqmi karayso maaha.”ayuu yidhi Suldaan Maxamed. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir mar uu ka hadlayey sababta Calanka Somaliland meel u gaari la’yahay waxa uu yiri; “Calankani wuxuu ku dhamaystirmi karaa waxaynu dafirsanahay ama Xukuumaddeenu diiddan tahay waa marka aynu runta ku wada hadlayno, haddii aan miiska wadahadalka la isugu iman wax aynu gooni u goosan karnaa jiri-mayso, shuruudaa jira, qoraalo iyo heshiisyo ayaa jira, adiga ayaa maanta lagaa rabaa inaad shuruuddii la timaado oo aad xukunto ciddii 53-kaa sanadood ku xukumaysay, maaha inaynu cidlo uun durbaan ka garaacno, haddii aan u soo noqdo xukuumadda Somaliland. “Wax alaale iyo wax ay u qabatay beelaha Somaliland ma jirto ilaa maantana biyaha ayaa dhabarka lagu dhaameeyaa oo biyo malaha, dadna biyihii dadka ka dhexeeyay ee maalinba xaafad loo furayey ayay ka dhargeen, dadna jirikaamadii Dulcad iyo Kaam-abokor ayay sidii u sidaan, waxaan leeyahay Xamar waanu ka go’nay hadal maaha, anigu been idiin sheegi maayo, miyeynu ka maarmaynaa Xamar.” Waxa uu Suldaan Maxamed sheegay in Ganacsatada Somaliland aanay marnaba ka maarmi karin Xamar waxaanu yiri; “Ganacsatadeenii Xamar-bay tagaysaa, kuwoodii Hargeysa ayay imanayaan, saraha (Fooqyada) ugu dhaadheer Hargeysa waxa leh niman ****** ah, markaa waxa miiska wadahadalka loo diidayaa inyar ayuunbaa doonaysa inay nimcada cunto, taasina wax umaddu ku dhaqmi karayso maaha.”
  18. NGONGE;952613 wrote: ^^ Sorrry, Khadar. I don't believe a word you say saaxib. :cool::cool:
  19. Maalinta Qashink 18 May oo laga xusay Laascaanood..