Xidigo

Nomads
  • Content Count

    561
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Xidigo


  1. ^^ I thought inaad gabadhaada u bixisay Ilays already ;)

     

     

    JB,

     

    Magac yadii reer Hargaysa la bixi jireen u bixi dee. Sida Xarakaad, istaahil, istareex, iyo Yurub :D


  2. ^^ Why not waryaa?

     

    I am sure you wouldn't say that if YOUR friend says she is thinking about building a house in Burco. ;)

     

     

    Originally posted by -Serenity-:

    Speaking of Borama, Xigigo, is it true that Borama is an earthquake prone zone? And you get minor tremors on a regular basis? Some1 I was asking about building property there warned me against it.

    Yes, it is. Actually, a major earthquake occurred in Borama in 1984. But nothing major since then


  3. Originally posted by -MARX-:

    in Borama, they dig a deep hole in the ground! use it to relief themselves and when its nearing its full capacity, they use a stone to block it!

    War yaa waa inanka clanlander/Burundiga ah, Boorama faraha ka qaad baad ku idhi oo beenta intaaa leeg eed ka sheegayso jooji.

     

    kolayba intaan ka arkay Hargeysa boqol kiiba way dhaantaaye.


  4. ^^ :D:D

     

    Originally posted by NGONGE:

    Che, don't believe her.
    Foosiya
    always reports false news.
    :D

    Axamedoow Inaar maad iga daysid magaacaa faalsada ah ee aad iigu yeerayso. :(

     

    FYI Magacaygu waa Xidigo, and if you want my real name, My name is Jamiila Jeesto :D

     

    Che, Warku waa war la hubo huuno.


  5. Originally posted by Kool_Kat:

    Alle-Ubaahane is back? Ma i bari kartaa pls? Magaciisa aa nacabsiisay sidii biyo tahliil ah!
    :D

     

    Who is next, Fanisha (sp)?
    icon_razz.gif

    loool@ biyo tahliil ah :D

     

    Inabti ha ina xasuusing wadaadadii candhuuftooda caruuta waraabing jiray.

     

    Fanisha is also is back.


  6. Originally posted by Che -Guevara:

    ^Why, Sijuis are cuddle and lovable
    smile.gifsmile.gif

    Really? oo ma midbaa been kuu sheegtay.How can you be so sure they are lovable and cuddly? icon_razz.gif

     

    Kuwa qodxa ah na waan arkey hada, kuwa qabiilku dhuuxa iyo lafaha ka galyna waan arkey iyagoo aan somalia waligood arag.


  7. Originally posted by Shabelle:

    Insha Allah, they're tribal and apartheid-induced political strategy will never be recognized.

    Aamiin to that!

     

    And Inshalaa one day all the SNM gang criminals will be brought to justice. :mad:

     

    I can also tell you that, with the help of Awdelites who are lobbying day in and out in Washington, Clanland will never be recognized.


  8. Originally posted by Nephissa:

    quote:Originally posted by Xidigo*:

    quote:

    Originally posted by Nephissa:

    Aliyah adiga cayaalkaan 5 jirka hadii lagu dhex geeyo waa ku rifaayaan har cad!
    icon_razz.gif

    Adiga maxaa Aaliya lagaa siiyaa baryahan?
    :D

     

    Aaliya let me know hadaad hiilin u baahan tahay
    ;)
    Hadii kale iska celi haha haha
    Xidigo, gabadha abbaayadeed ka ween aan ahay, ayadaba waa ogtahay inaan jeclahay..

     

    Laakin adi, cayaalkaan oo kale aa u hadli jirtay 6bil markaa jirtay xitaa, waa kaa muuqataa wallee!
    :D
    Ala waa runtaa, kaa yaree ilkaha la' ee bidixda labaad waa anigoo Saylac jooga Xaawa Taako elementry. :cool: Waa fariido yar yar dee!

     

    Waxan ku idhi ha wallaal walaal layne jooji waxaad Aaliya u hoos galinayso. :D