Alpha-Geeljire

Nomads
  • Content Count

    63
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Alpha-Geeljire

  1. I support the succession of Somaliland......GO SOMALILAND our dam right waryaa but "Dictator" only Said Barre comes to mind when I hear that word. As for my friend Mr.Xooga-wax-ka-maqan, I think we all know that Siyaad was a dictator, no one is arguing with you. BUT IF SOMALIDIID GET'S INDEPENDENCYY WE ARE GOING RIGHT AFTER THEM. If Somaliland jumps off a bridge, would Puntland to? KIDDO
  2. Some people suggested that this is the time for puntland to declare independency and think about its future, Some say we should wait this new federal government if it will work for few more years then decide, While some are dead against the idea all together. I think the only person who has a say in Puntland's independence (or not) is Abdullahi Yusef......the DICTATOR.
  3. Wasiirka ayaa ku qeexay in maamulka goballada dalka loo qeybiyo sidatan: 1. Somaliland OUCH.
  4. SBC - 21.October.2005 Maanta oo ay taariikhdu tahay 21-ka Oktoobar, kuna beegan sannad guuradii bilowgii dawladdii kacaanka ahayd ee Soomaaliya, waa maalin xusuus ballaaran u leh ummadda Soomaaliyeed, waxana u inta badan la dareemi jirey maanta oo kael, midnimo qaran iyo damaashaadyo. Munaasabadda maanta oo kale waxaa lagu soo bandhigi jirey dhoolla tus militari iyo ciyaaro kala duwan oo dhinaca hiddaha iyo dhaqanka ah. Sida la ogsoon yahay 21-ka Oktoobar waxay ka mid tahay maalmaha raadka iyo xusuusta ballaaran ku leh ummadda Soomaaiyeed, waxayna ahayd maalintii uu afgembiga aan dhiiggu ku daadan kula wareegey talada dalka Jen.Maxamed Siyaad Barre sannadkii 1969-kii kadib, markii dhawr casho ka hor taariikhdaas, shirqool lagu khaarijiyey madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo booqasho ku marayey magaalada Laas Caanood ee gobolka Sool. Markaas wixii ka dambeeyey waxaa talada dalka si buuxda gacanta ugu dhigay Jen. Maxamed Siyaad Barre oo ku maamulayey dalka xukun militari oo aan laga daba hadlin muddo 21 sano ah. Waxaa lagu tilmaamaa dhawrkii sano ee ugu horreeyey in ay Dawladdii Kacaanku dalka ka hir geliysey nidaam iyo horumar dhinacyo badan gaar ahaan xagga waxbarashada oo uu maamulkaasi waddanka oo dhan ka hir geliyey qorista iyo akhrista Afka Soomaaliga. Dad farabadan oo u kuur gala arrimaha Soomaalida ayaa ku dooda in kacaankii dalka Somalia ka curtay 21-kii Bishii Ocobter ee sanadkii 1969-kii uu bulshada Soomaaliyeed u horseeday qaybo badan oo horumar ah hayeeshee dhinaca kalena uu dhaliishiisa lahaa. Intii ka dambesey dagaalkii Itoobiya iyo Soomaaliya ee sannadkii 1977 iyo isku daygii afgembiga ee sannadkii 1979-kii, wixii ka dambeeyey nidaamkii Siyaad Barre dalka waxaa uu ka bilaabay xaalad degdeg ah oo militari, taas oo qoorta loo dheeraynayo xitaa qofkii lagu tuhmo in aanu kacaanka daacad u ahayn. Cabburiskaasna waxaa ka dhashay mucaaradad xoog leh oo gudaha iyo dibaddaba ah taas oo ay markii dambe ka dhasheen jamhadihii sababta u ahaa dhiciddii rajiimkaas. Militarigii dalka cagta mariyeyna waxaa uu dadweynaha Soomaaliyeed ku abuuray colaad ay u fekeraan in dhibaatada iyo belaayada keliya ee dalka ka jirtaa uu yahay kacaanka Siyaad Barre. Hal abuurka Soomaaliyeed oo ah muraayadda laga akhristo dareenka dadka ayaa cambaarayn iyo cilladayn u soo bandhigi jirey maamulkaasi ilaa ay sannadkii 1990 xaaladdu cirka isku shareertay oo si toos ah la isugu bareeray. Aakhiritaankiina waxaa dalka oo dhan hafiyey mucaaraddad iyo jambado hubaysan kuwaas oo markii dambe ku guuleystey in ay rajiimkii xididdadda u siibaan, maxaase xigey gadaasheed?. Duufaankii qaaday maamulkii Maxamed Siyaad Barre, ee ay kala hor tageen jabhadihii hubaysnaa, waxaa nasiib darro ah in aanay lahayn hadaf amaba nidaam gura fog oo beddela kii hore taasina waxay sababtay markii uu maamulkaasi meesha ka baxay sannadkii 1991-kii in dalkii dhaco burbur iyo baaba’ , kooxihii shalay iska dhinac dagaallamayeyna ay iyagu galaan dagaal sokeeye oo lagu hoobtay, kuna dhisnaa qabiil iyo qab qayb dhaafay. Taas waxaa ka markhaanti kacaya ereyo suugaaneed uu uu tiriyey abwaan C/qaadir Xirsi Yamyam oo ay ka mid ahaayeen; Muslin bay ku faanaan ma rumaysna diintana, midkii tegey iyo kuwaan yimid midkee roonna lama oran, nabaddii iyo muftaaxii midba wuxuu ku lumay meel, martey dhigatay taladii, rajadii mugdaa galay, ismaandhaaf horlaa yimid, rooxaan iyo masiibo iyo hubkii midig dad buu galay awal fara marnaan jirey, meel uu nageeyaba Ilaah baan marti u nahay, runtii maanta laakiin maal iyo naf laga samir. Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Sangub, oo isna hal abuurkiisa iyo riwaayadihiisii ku dhaliili jirey muruq maamulkii Siyaad Barre isna qaran jabkii kadib wuxuu arkay in xaaladda haatan lagu jiro iyo wixii uu ka caban jirey ay aad u kala durugsan yihiin, wuxuu dagaalladii sokeeye ee horraantii sagaashanaadkii ku tilmaamay wax ka xun wixii soo maray taariikhda Soomaalida oo dhan waxana ereyadiisa ka mid ahaa; Dad aqoon leh baa yiri, dembiyadii ka dhici jirey dalkan aynu leenahay, soddon gu’ iyo doogaad, duhur galay dharaar qura xisaabihii la daabacay, daalacan tanaa dheer. In laga sheekeeyo afgambigii 69-kii iyo kacaankii Siyaad Barre maaha waxa lagu soo koobi karayo hal qormo iyo laba midna ee waxaan qormadan ugu talo galnay xusuusta sannadguurada mid kamid ah taariikhaha ugu caansan Soomaaliya oo ah 21 Oktoobar taas oo aynu maanta sannad guuradeedii 36-aad joogno. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com
  5. 21ka October maanta oo kale oo aheyd dabaal dagii dhalashada dowladii kacaanka ee Maxamed Siyaad Barre ayaa 15 sano kadib shacabka Soomaaliyeed wali waxa ay marti u yihiin fowdo. October 21, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. 21ka October maanta oo kale oo aheyd dabaal dagii dhalashada dowladii kacaanka ee uu Maxamed Siyaad Barre madaxda ka ahaa, ayaa shan iyo toban “15†sano kadib shacabka Soomaaliyeed wali waxa ay marti u yihiin fowdo, iyo kala danbeyn la’aan baahsan oo ka jirta guud ahaan dalka Soomaaliya. Maantoo kale xusuusta shacabka Soomaaliyeed wali waa ay ku taagan tahay heerka uu ahaa guud ahaan jawiga dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho, oo xiligan oo kale ku waabariisan jirtey u dabaal dagidda xuska munaasabadda dhalashada kacaanka 21 October, oo ku beegneyd sanadii 1969kii. Dib u gocoshada xuska munaasabadaas oo si weyn ugu baahsaneyd magaalada caasimadda ah ee Muqdisho oo maalintaas oo kale aheyd mid gabi ahaanba isla dhawaaqeysa, ayaa fantasiyaha ugu balaaran waxa uu ka dhici jirey fagaaraha Tarabuunka oo lagu soo bandhigi jirey, ee dowladii kacaanka aheyd uuna hoggaaminayey Sareeya Guuto Gen. Maxamed Siyaad Barre. Hase yeeshee maanta oo sanadii 15aad laga joogo xiligii lasoo afjarey jiritaanka dowladii kacaanka isla markaana ay muuqaneyso in wax kabadal keeda laga shalaayey riditaankii dowladii milataryga aheyd, ayaa madaxweynihii xukuumadaas Allaha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre khudbadiisii ugu danbeysay ee uu jeediyey wuxuu kaga tagey dardaaran dhaxal gal ah kooxihii hubeysnaa ee isagu ku kacey, isagoo sheegay in dagaal aan waxba laga dheefeyn. Maah maah Soomaaliyeed oo aheyd ‘Nin Maqan tabidii, waa nin jooga ceebtii’ ayaa taasi waxey tusaale u tahay sida ay shacabka Soomaaliyeed xiligani shalaayada uga taagan yihiin 15 sano kadib uan tabayaan dowladii Maxamed Siyaad Barre, iney wali marti u yihiin fowdo iyo kala danbeyn la’aan, taasoo ay sababteedu tahay kadib markii la waayey cid si rasmi ah uga tanaashusa siduu dalka ugu soo laaban lahaa nidaamkii horey loogu yiqiiney.
  6. Xasuuso Qarankii lumay! Akhristeyaal, halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa masawirka qaar ka mid ah ciidamadii XDS oo maraya fagaarihii Terbuunka, Ubaxii Kacaanka, Diyaaradihii Somali Airlines, kuwii dagaalka iyo taalooyinkii Qaranka Soomaaliyeed: Walaal soo Soomaaliya looguma yeeri karo "QARANKII LUMAY?" www.allgedo.com October 21,1969 the most remarkable and greatest day in Somali history.The beginning of a revolution.LONG LIVE THE LEGACY OF AABIHI SOOMAALIYA, HALYEYGA WADANKA, GEESIGA AFRICA, TALIYAHA UUMADA MAJ.GEN.JALLE.MAXAMED SIAYAAD BARE
  7. Waxaa la yaabay markee Dowladii C/qaasin jirtay, waxaan oo dad oo dowlad jeceyl Soomaalinimo eh intee jireen? Stop seeming soo nieve, you know it's not dowlad jeceyl, it's qabiil jeceyl,as they say on the "REAL WORLD" (MTV), it's time to stop being fake and get real.
  8. af Soomaaligaa gaja gaja soo badal. "Dhaqan" iyo "dagaaladdii" waaye, mise amaaba dhaqan celis u baahan tahay. :eek: :eek: Adigane waad ii ceysay, anigane waxaan is dhahaayey ninka wax af-maay ku dhow uuguqor suuba xooga kuu fahmo. cajiib walle.
  9. I am not interested in what people think of me, so I don't need to present a just face. I do write the replies based on what others write. I am not bereft of family connections and when people are full of venum, of course, it tells me that I am just part of people they hate. Besides, I hate beenta qaawan, on one end people telling us about islam, advocating for Somaalinimo while at the same time, they are hating on others and are prejudist. Going around the question huh... Dadaan waxba caydiid ka aqoon baa la laayay just because. I have been in Gaduudeey as well running with My abtiyaal where they burned whole families in the Sugar fields. Whom are you reer abtiyaal? The inhibantants of Xamar responded to her venom in great numbers killing their neighbors, marching to the south not to defeat but exterminate the "enemy". The difference between the inhabitants of Mogadishu to baidoa (southern Somalis) and the descendents of THE GREAT who roam from garbahaarey-galkacyo-goldgob-lascanod-lasqorey is that the descendents of THE GREAT have something call "daqaan" and have the mental capability to know the difference between right and wrong, while the others are barbaric, inhumane, cannibal-like, savages. This is proving by the actions eachone took during dagaalki sakooye.
  10. " Allah beerka " is my adoloscent sister's favorite sarcastic phrase when she jokes around with her peers... Waxaa cajiib ah nin walaashiis "docil" uu wacayo.
  11. People in Xamar are not as clannish and so vendicative as Yeey's cheerleaders in the Diaspora. allah beerka
  12. Taliyaha Ciidanka Boliska Soomaaliya Jen Cabdi Qeybdiid ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii ay dacweyeen beesha uu ka soo jeedo Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed kuwaas oo dacwad kaga soo oo gay magaalada Goteborg ee wadanka Sweden. Abdullahi Yusef is a very smart man
  13. Seattle is the best place to live, minus the somali refugees lol. I love the rain, and finally its back.YES.The other thing is I think Somalis here (a good majority) are more "reer magal" (and not in the sense of having good parties and loosing our culture..i.e mn,to,oh). The north side, yeah All in all, seattle is the place to live, we do have a lot of people from seattle here.
  14. Indeed, what goes around, comes around. To whom is the saying applied to? We waited in Xamar while the rest of the country was being burnt, properties appropriated, innocents buried alive, tied behind jeeps and their skin fell off piece by piece just because of who they were tribewise :eek: :eek: Where and when were these actions committed?
  15. Soomaaliya oo dhan Xamar lee ma ahan. War reer somaliland waxeey yaqiin hargieso iyo muqdisho bas, truth be told they are the most ignorant about Somalia. There are many regions in Somalia that achieved peace and some progress, Such as Hiiraan, Jowher, Somaliland, and Puntland. All of these regions deserve respect and admiration. Jowhar I just loved the way he put that city in and hiiraan. If I recall they are having been fightings and killings going on in all those places you mentioned within in the last two months, NO?
  16. Society of Cincinnati The Society began as the brainchild of Major General Henry Knox. Supported by George Washington, Knox initiated the Society and helped draft the Institution upon which it is based. The basis for the creation of the Society of the Cincinnati was to provide a means of ongoing fellowship for the officers of the Continental Army, and to develop charitable funds to assist the families of original members. The Society also acted on behalf of the Army's officers in an effort to secure military pensions for surviving Revolutionary War veterans. The structure of the Society is multi-faceted, with significant authority residing within the individual State societies, of which there are thirteen, as well as a French society. The leading officers of the Continental Army established the General Society of the Cincinnati, and representatives from each State line in 1783. The organizational meetings were held at the Verplank House in Fishkill, New York; home of Major General Baron von Steuben, who also presided over the first meetings. The Society was founded in May 1783. George Washington served as the first President General of the Society of the Cincinnati from December 1783, until his death in 1799. His advocacy of the Society's interests, as well as the sheer strength of his reputation, helped establish the Society of the Cincinnati during its formative years; a time when some opposition to the Society existed. Washington's leadership stabilized and guided the Society of the Cincinnati as President General for the first sixteen years of its existence. Roger Sherman addressed the nettlesome issues of representation and slavery by offering what came to be known as the Connecticut Compromise (or Great Compromise). It provided: · The upper house (Senate) would have equal representation and be elected by the lower house · The lower house (House of Representatives) would be subject to proportional representation · The Three-Fifths Compromise: For purposes of determining the number of representatives in the House, every five slaves would be counted as three. (This did not confer the vote on slaves; it was simply a formula for determining representation in the House of Representatives.) Final wording in the Constitution referred to “all other persons†and the words slave and slavery do not appear; this same population computation would also be used for determining taxation. · All proposed legislation having to do with raising money would originate in the House of Representatives. Article II, Section 1 of the U.S. Constitution provides for the Electoral College to be the device for electing the president and vice president. Each state was entitled to the number of electors equal to the sum of its senators plus its representatives. At the time of voting, each elector was to cast two ballots, supposedly selecting the two most qualified candidates. No distinction was to be made between the offices of president and vice president, but the candidate with the highest number of votes (if a majority) was to assume the former office and the runner-up the latter. In case of a tie or plurality, a disputed election was to be submitted to the House of Representatives, where each state would cast a single vote. The states were responsible for determining how to select the electors. Some states used popular elections, while others turned the task over to the state legislatures. The idea of using the Electoral College was favored by the framers of the Constitution as a means of avoiding direct election, which was feared by many as too democratic. The Ordinance of 1785 was landmark legislation. By preparing this means for selling Western lands, the government introduced a system that would remain the foundation of U.S. public land policy until the enactment of the Homestead Act of 1862. Modifications, however, would occur over the years as it became apparent that $640 was more than many could afford and, similarly, that 640 acres was too large for most family farms. Future legislation would keep the basic system intact, but reduce the minimum acreage requirement. The Three-Fifths Compromise purpose was to determine the number of representatives in the House, to have equal representation in a way. Every five slaves would be counted as three. (This did not confer the vote on slaves; it was simply a formula for determining representation in the House of Representatives.) Final wording in the Constitution referred to “all other persons†and the words slave and slavery do not appear; this same population computation would also be used for determining taxation. In 1787, the Articles of Confederation Congress enacted a law that clearly indicated the western lands north of the Ohio River and east of the Mississippi River would be settled and become states on a par with existing ones. The ordinance provided that: · No fewer than three, or more than five, states would be formed · Admission to the Union would be available when the number of free inhabitants reached 60,000 · Civil rights and liberties be guaranteed · Education be encouraged · Slavery and involuntary servitude be prohibited. The impact of this legislation was significant in several ways: · The ordinance spurred the westward movement of American settlers · It overturned the colonial idea that newly settled lands would be subservient to established areas · It established the format for American land policy for years to come · The law provided the first national limitation upon the expansion of slavery. A wave of farm foreclosures in western Massachusetts swept the young republic to its first episode in class struggle. Demonstrators and rioters protested high taxation, the governor's high salary, high court costs and the assembly's refusal to issue paper money (an inflationary measure highly favored by the debtor class). Opposition had coalesced around Daniel Shays, a Revolutionary War veteran, who headed an “army†of 1,000 men. They marched first for Worcester where they closed down the commonwealth's supreme court, then turned west to Springfield where they broke into the jail to free imprisoned debtors. The barns of some government officials were burned. Wealthy Bostonians, who feared the rebellion in the west, contributed money for soldiers under the command of General Benjamin Lincoln. The Federalists were originally those forces in favor of the ratification of the Constitution and were typified by: · A desire to establish a strong central government (unlike that which existed under the Articles of Confederation) · A corresponding desire for weaker state governments · The support of many large landowners, judges, lawyers, leading clergymen and merchants · The support of creditor elements who felt that a strong central government would give protection to public and private credit. The term "Federalist" was later applied to the emerging political faction headed by Alexander Hamilton in George Washington's administration.
  17. What about the meeting in Barava??? The meeting in Barava had nothing, absolutley nothing to do with you, get off the case. Now why are the supporters of the warlords so quite>>>>>??? Cajiib, oo adaaba uu hadlayo warlordka uu weyn. It makes me sick to my stomach that such unsaviory characters not only occupy parts of our country but actually have the audacity to call themselves sheiks!!!! disgusting!!! Using other peoples work as our own eh? http://www.somalinet.com/forum/viewtopic.php?t=34021 So where are you guys now????? A field day for the has been deppressed DUKE.
  18. It was mission impossible a year ago but to day it's a different story. That New was written a year ago. so what's you guys think did the President made the mission impossible to possible well i think so. He is 90 km from Mogdishu. Has kept 70% of both branches of government under his control. The next year wil see even greater changes.. How sad, they are trying to convince themselves.
  19. I count only ten fathers to the subclan I belong to, add two more names and I am there at the the Somali Father Figure. Who is the "Somali Father Figure"? Minority means Ignobility when it can mean "small in number" only as a tribe smaller in number compared to others within the same geographical area. One of the meanings of Minority is, An ethnic, racial, religious, or other group having a distinctive presence within a society. lighter skincolour, Europian facial features and wavy hair Not even all Somalis have that. It's Sky said this time. First Speak for yourself. I don't believe those two tribes are descended from Arabs. That's bullshit. As in matter of fact we all Somalis are related. then... ^^ I know. Its just a theory, maybe Raqid's take on this, which is almost everybody's view, is correct. (Raqid's view That the Shiekhs came and married into the Somalis living in the peninsula.) and then...... I did mean genealogically, that all Somalis share the same common progenitor; probably Samaale. With the exception of the agro-pastoralist Sab, whom themselves are a loose confederacy with no kinship. Perhaps having a core of pure Sab legacy. But than again Samaale could be merely a mythical figure now..... Somalis are not hybrids. Our forefathers have looked 'Somali' not only half a millennium ago, but even 3 millennia ago. We, along with some other peoples, are our own race and be proud of it damn it. Are you sure you and Jhon kerry didn't have the same mother, flip-flop boy.
  20. If you read the history of Arabs, did they have a tribe or tribes among them considered ignoble? Yes some arab tribes were considered ignoble, if you would recall when the nabi (scw) told jacfar and all the "minority" arabs who wouldn't have protection from the infidels to flee to Habasha. To answer your hypothetical question, my parents wouldn't care if I married a white muslim woman. I have my preferences as a person, but non of them are based on prejudist views. I asked you which one would you and your parents prefer more? Not if they would care. Are you contradicting your statement mise anigaa faduul raba oo macno aan meesha ku jirin kala soo baxay? lol. Su'aashaad ii weeydiisay micne weey ku la leydahay obviously since you asked, so don't ask me if it's no use, since you already asked. Now to answer your question, NO, I don't think I'm contradicting myself, my answer is very self-explanatory walal. Now I don't see whats the purpose of all your questions, as if your trying to trap me, to show the fellow nomads "my real views," as if I was trying to get some kind of recognition from them, and would be ashamed to have my ideas. Don't mistake my ideas, for hatered walal.
  21. I thnk yonis explained it, but I will answer your question. Personally, I would marry a girl who was not from a nasab family if she is a muslim. But, why marry others when there are millions of girls who are nasab and a muslim too. Now I want to ask you something xoogsade, if there were two muslim girls one being white and the other Somali which one would you perfer and your family perfer?
  22. I sense an inferiority complex some people have, seek therapy is my suggestion.