Abdinasir Kadawo

Nomads
  • Content Count

    523
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abdinasir Kadawo


  1. Maamulka Puntland oo Xabsiyada ka sii daayey Kooxo Burcad badeed Marakiibta Naato u soo gacan geliyeen

    Boosaaso Tuesday, 17 March 2009 SMC

     

    Waxaa Xabsiyada Maamul Goboleedka Puntland laga sii daayey dhamaan Maxabiistii u soo gacan geliyey Marakiibta Badaha Soomaaliya kala dagaalama Burcad badeeda ee Naato. Warku wuxuu intaas ku darayaa in goor horeba la siidaayey koox sagaal ah oo dhawaan Maamulka Puntland u soo Gacan geliyeen, soona qab qabteen Markiibta Maraykanka

     

    Maamulka Puntland ayaa sii deynta Kooxaha Burcad badeeda u cuskaday kadib markii sida ay sheegeen lagu waayey wax cadeyn rasmi ah eydeymaha lagu soo qab qabtay, lana waayey wax muuqaal ah ama cadeyn ah iyagoo falka Burcad badeed ku guda jira. Madax ku dhow dhow Xukuumadda C/raxmaan Faroole ayaa tilmaamay in Marakiibta Naato iska soo qab qabtaan dad Kallumaysato ah oo doonyo yar yar wata iyagoo ku tuhma inay yihiin Burcad badeed, hase ahatee Dad badan ayaa ka shaki qaba inuu jiro gacansaar dhow oo ay leeyihiin Madaxda Puntland iyo Masuuliyiinta Burac badeeda.

     

    Wararka ayaa intaas raacinaya in koox yar oo iskood isu abaabulay ay ku harsan yihiin Xabsiyada Puntland kuwasoo ah qaar aan qorshaha Masuuliyiinta Madaxda ka ah Burca badeeda qaabeysan howlahooda wax lug ah ku laheyn. Tani waxay muujinaysaa in ay dhabarka ka jabiso Howlaha Burac badeeda kula dagaalamayaan oo ay Badaha Soomaaliya ka hayaan Marakiibta Ciidamada Naato ee Ilaalada ka haya Markiibta Biyaha Badda Soomaaliya maraya.

     

    Dhanka kale waxaa soo baxaya warar sheegaya dhamaan Burcad badeeda inay heleen Madaxbanaani tan iyo markii xilka Madaxweyne loo doortay C/raxmaan Faroole, warar hoose ayaa sheegaya in dhaqaalaha lagu doortay boqolkiiba Todobaatan ay bixiyeen Kooxaha Burca badeeda oo rag ay isku Beel hoose yihiin u badan yihiin howlgalada Marakiibta Ganacsiga looga afduubto Badaha Soomaaliya.

     

    Somaliweyn Media Center


  2. Originally posted by Sir-Qalbi-Adeyg:

    quote:Originally posted by Abdinasir Kadawo:

    kk nacasnimo iyo adiga iskuma fiicna. waa sida liin iyo caano oo kale. ee ka joog bahasha, just ask qalbi-adayg
    :D

     

    lol qalbi-adeyg. bahasha nacasnimo ma ka qaaday saxiib, dad badan oo isticmaalay ayaan nacasnimo ku arkaye
    :D

    haye adiga hadaa bahasha isticmaalin, marke, nacasnimadaada iyo mangaabnimadaa, iyo caglixumadaada maxaa keenay? Suaashaas ii jawaab ina daanyeer
    Saxiib waa ka xumahay hadaad ka xanaaqday taladaan u soo jeediyay kk. waxan is iri madaama aad bahasha qaacisid, waxad u noqon lahayd "good case study for gabadha". What is better than seeing the whole process in real time :D

  3. duke, since we are friends now and you knowing my shortcomings in English language department, why don't you tell this guy, Oodweyne, to use simple English I can understand and cut the fake Oxbridge English.

     

    Btw, tell him also the queen will never recognise you, so don’t bother impressing her.


  4. I would love to help you with pictures. But I can't help seeing the whole thing as a big joke from your part. It's like worst neo-Nazi going in African forum and asking pictures of Accra, which I hope you know where it is.

     

    About my English, Bingo, at last you are right about one thing. Excuse me, it's my third language. But I have to insist that I am right about the meaning of pacifist.


  5. war heedhe, pacifist means "peace lover" which is same as "war hater" get it.

     

    But you see

     

    supporter of warlord = war hater

     

    is false, false, false, absolutely false.

     

    supporter of warlord = war lover

     

    makes more sense.


  6. maya walaashiis, aragti ayaan ku ogaaday. Balse maaha wax hadal lagu tilmaami karo nacasnimada aan arkay. Sida ugu sahlan waa adoo tijaabiyo :D

     

    Hadaase bahalka ka baqaysid, la kulan qalbi-adayg. markaad u fiirsatona waad arki doontaa nacasnimada aan ka hadlayo :D


  7. I wonder what have written. walaahay I have become slow these days, how could I have missed? :D

     

    Maybe we should not blame qalbi-adayg for whatever he writes, blame the weed instead.

     

    People what is going on with duke? What an unbelievable transformation. Allah is forgiving, so should we. Therefore I want to strike peace pact with duke, if this change of heart is genuine.


  8. Since when have you become a pacifist?

    Cajaa'ib Sheekhow!

     

    You of all people who supported the greatest Somali tyranny of all time. A/Y Yeey, does it ring a bell?

    Any charm offensive towards somalilanders would not work, because you already have wasted any credibility you may have.


  9. Duke, there is good war and bad war.

     

    *"Adhicadeeye front" is bad war.

     

    *"I love gebiley, can i have the pictures of beautiful gebiley, ooh gebiley is soo nice, gebiley this gebiley that" is a good war.

     

    i meant the later, if you know what i mean.