Abdinasir Kadawo

Nomads
  • Content Count

    523
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Abdinasir Kadawo


  1. You are right about the first one I'm not a Puntlander. I am a Somali and my country is Somalia.

     

    You are also right that I am not a judge of history. I am observer of history. And below is one piece of history I have observed;

     

    One beautiful summer morning in 1982 Ethiopian armed forces started their assault towards the neighbouring country Somalia which they were in open war with since 1977. The enemy forces of Mengistu's fascist Ethiopia soon captured the Somali towns of Goldogob and Balanbale. Brave Somali National Army halted their march on capturing more Somali territory. Now duke guess who were fighting the Mengistu's side and assisting the biggest enemy Somalia and Somali people ever had. Maybe you should ask your uncle Yeey. I bet he is proud of it and will share with you some of that history.


  2. Originally posted by Farancab:

    quote:Originally posted by Abdinasir Kadawo:

    Haduu durdur iyo dabaalba galo doofaar weligii ma daahiro.

    Tixda gabayga ah ee ee Abwaan Timcade ee saxeex kuu ah haddayna ishayda ku dhici lahayn waxaan ku oran lahaa maah maahdan aad is ticmaashay halkan kuma haboona.

     

    Waxa koonfur ka taagan waa wax Somalidoo dhani masuul ka tahay. Nin ama qabiil gooni ah in eeda dusha laga saaro maahan aan kaahayn garabyada siyaasada isku mari la.

     

    Dhibka iyo qaska taagan waxaa keentay siyasada guruxan ee sida ka fiirsasho la'aanta leh loo istic maalayo.
    Sxb Farancab, maahmaahdan ma ahayn mid aan u soo qaatay dhacdooyinka masiibada ah ee hada ka socda Muqdisho/koonfurta Soomaaliya iyo kuwa masiibadaasba lugta ku leh. Ee waa mid aan ku quusinayo ma quustahan Duke. Nuxurka aan uga gol leeyahayna waa: A/Y Yeey wuxuu dambi galay waa galay, oo waa mid taariikhda ku qoran. Waxii ka dambe ee Soomaaliya ka dhaca iyo wixii shaqsiyaad caadifaadi ku jirto ay sheegaanba maaha mid ka dhaqi karto ama ka dhaqayso dambiyadaas.

     

    Hadaad u qaadatay micnaha ka dambeeya maahmaahdan si kale waa aniga khaladkeyga, maxaa yeelay faahfaahin kama bixin.


  3. What irony, you accusing others for being haters. I may hate few individuals among others your warlord uncle Yeey and other warlords, but you - the biggest hater of all, you hate anyone not belonging to your clan, anyone who doesn't have same view as you, anyone who criticise uncle Yeey, anyone who criticise Puntland, shall I go on? No I leave it there.

     

    Having made my point you probably don't give F@CK what I think about you. But hey, guess what? I don't give F@CK either what you think about me.


  4. Garowe,Puntland:Waxa a xafiiska Madaxweynaha DGPl ka soo baxay xeer Madaxweyne oo Lambarkiisu yahay 32,kuna saabsan magacaabida agaasimaha Guud ee hay’adda daryeelka Bulshada Puntland. Magacaaabida Mas’uulkan ayaa waxa ay ka dambaysay ka dib markii ee golaha xukuumadda DGPl ay isku raaceen shirkii Khamiislaha ahaa in la dhiso Hay’ad u adeegta Bulshada Puntland sida Agoomaha,Danyarta,cu ryaamiinta iyo dadka waayeelka ah.

     

    Hadaba xeerkan ayaa waxa uu u qornaa sidatan:

     

     

    Xeer Madaxweyne Lr32 ee May10,2009,kuna saabsan Magacaabidda Agaasimaha Guud ee Hay’adda daryeelka Bulshada Puntland.

     

    Madaxweynaha Dowladda Puntland

     

    Markuu arkay: Dastuurka Puntland qodobkiisa 54aad faqradiisa 19aad.

    Markuu arkay: Baahida weyn ee loo qabo Agaasin guud oo ka hawlgala Daryeelka Bulshada.

    Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa xaga agaasinka hawlaha bulshada.

     

    Wuxuu xeeriyey:

    1.in Cabdishakuur Maxamuud Cilmi loo magacaabay Agaasimaha guud ee Hay’ada Daryeelka Bulshada Puntland(Puntland agency for social welfare-PASWE).

     

    2.xeerkani wuxuu dhaqan gelaya marka uu saxeexo Madaxweynuhu.

     

    Dr:Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud.

    Wuuna saxeexay Madaxweynuhu.


  5. You can't say it, can you? Just say it; "you are not the right clan for Hargeisa and therefore you are a sheegato" That is what you are struggling to say, isn't it?

     

    To bring this Arab nonsense (markii geel loo heeso inaad goronyo u heesto) is just making you look fool. So brother, just say what is in your heart. Is that the reason I am a sheegato of Hargeisa?


  6. Sometimes I get the feeling I am discussing with a 10 year old boy.

     

    Answer me, when did I said I am Arab?

     

    I said; "gurigeyga is Hargeisa"

    You said; "you are sheegato"

    I said; "what do you mean sheegato"

    You said; "you believe you are an Arab when you are not and that is sheegato"

    I asked and asking now; "what has "gurigeyga is Hargeisa" got to do with the Arab nonsense you are vomiting?"

     

    Just answer me, what makes me sheegato when I say "gurigeyga is Hargeisa". Or is che right? I don't belong to right clan?