dhismahaguud

Nomads
  • Content Count

    171
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by dhismahaguud

  1. The rebirth of Hobyo in pictures. A potential game changer in the central regions. Sawiro: Doomo ku soo xirtay Dekada Hobyo oo Dhisme Ka Socdo MUDUG24.COM Dekada Hobyo waxaa ku soo xirtay dhowr doomood kuwaasi oo sida badeecado kala duwan oo horay laga soo dajin jiray Dhanka...
  2. It seems the real owners of Garacad port are finally showing up and no longer need to remain in the closet.
  3. If we follow the logic of some pirates here all these Kenyans are “pro government “ in their defence of their nation from foreigners.
  4. This is not the first time pirateland threatened to take similar nuclear options.
  5. The never ending nuclear options of the pirate enclave.
  6. “Xasan Abgaal, ayaa sidoo kale caddeeyay in Puntland ay ka go’i doonto Soomaaliya, haddii laga quusto nidaam dowladeed oo ku salaysan Federaal, kaas oo waxna la wadaago waxna la kala leeyahay.” Another nuclear option from pirateland clowns.
  7. Xasan Abgaal oo soo bandhigay qodob Puntland u saamaxaya in ay Soomaaliya ka go’do Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa sheegay in qodob Dastuuriya uu Puntland xaq u siinayo in ay ka go’do Soomaaliya, haddii la waayo dowlad Soomaaliyeed oo ku dhisan nidaam Federaal ah. Wasiir Abgaal oo ka hadlayay kulan maanta ka qabsoomay duleedka Garoowe, ayaa tilmaamay in Puntland aysan marnaba aqbali doonin wax ka hooseeya dowlad Soomaaliyeed oo Federaal ku dhisan ,islamarkaana ilaalisa wixii lagu heshiiyay. Xasan Abgaal, ayaa sidoo kale caddeeyay in Puntland ay ka go’i doonto Soomaaliya, haddii laga quusto nidaam dowladeed oo ku salaysan Federaal, kaas oo waxna la wadaago waxna la kala leeyahay. PUNTLAND POST
  8. Former president Farmaajo perfected the art of keeping the new EU and other groups off-balance when it really matters the most.
  9. Jamal and his channel 4 handlers are far from being a credible news organization.
  10. This is purely entertainment for the real owners of Somalia in Xalane camp. Time will tell if the pirates and the Kenyan spy in Kismayo are still useful foreign tools or an expired cheap condom.
  11. Citizens from the republic of Somaliland living in Banaadirland.