Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,951
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Hal qof oo muruq-maal ah ayaa Ku geeriyoodey halka labo kalena Ay Ku dhaawac meen gudaha degmada Garbahaarey ka dib markii ay rasaas ku fureen ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland. Arrintan ayaa timid kadib markii rag hubeysan oo ciidamada Jubbalad ah ay diideen dhismaha guri lagu sheegay in uu leeyahay Maxamed Kadiye oo u shaqeeya WFP, iyaga oo ku doodaya in dhismaha uu qeyb ka yahay Isbitaal dowladeed. Xiisad ayaa weli taagan, waxaana lagu waramayaa in odoyaasha iyo bulshada deegaanka isku soo baxeen. ciidamo ka tirsan kuwa Jubaland dhismo guri ee Ay ka shaqeynayeen ninka dhintey iyo kiwa dhaswaca ah,xiisad ayaa xilligan ka taagan degmadaasi oo LA xariirta dhacdadasi. Goobjoog News Source
  2. MOGADISHU– Somalia’s minister for Posts, Telecommunication & Technology, Eng. Abdi Anshur, has issued a stern warning to private telecommunication firms that they will not use other country code rather than 252. This comes after Somaliland’s minister for posts said that plans underway to introduce new country code. Hon. Eng. Abdi Anshur has said that any firm which tries to introduce a new country code then it would face its negative consequences. The minister added that it would not be possible but if that happens then Somalia will take actions. Somaliland’s minister for posts, Hon. Abdiwali Abdilahi Suufi made the remarks during confirmation hearing at the parliament that short term plans of the ministry is to work the introducing of country code for Somaliland.
  3. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho taabit Cabdi Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, Xildhibaanno Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka ah iyo mas’uuliyiin kale ayaa guddoomiyaha iyo wafdigiisa kusoo dhoweeyay Dhuusamareeb. Shacab aad u badan oo wata sawirada Taabit iyo sidoo kale boorar ay ku qoran tahay hadallo soo dhoweyn ah oo ku socda guddoomiye Taabit. Degmada Dhuusamareeb waxaa maalmahan dambe si aad ah looga dareemayaa mashquul badan, waxaa ku sugan mas’uuliyiin ka socota xafiisyada madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha. Waxaa sidoo kale la filayaa in degmada Dhuusamareeb ay gaaraan madaxda maamul goboleedyada dalka oo la filayo iney goob joog ka ahaadaan dhammeystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu-sunna. Dhanka kale, madaxweyne Farmaajo ayaa isna lagu wadaa inuu booqdo degmada Dhuusamareeb, wuxuuna safarkiisan qeyb ka yahay midka uu kusoo marayo deegaannada Galmudug. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  4. Three world leaders have called Western New York their home. The first two, the American presidents Millard Fillmore and Grover Cleveland, are well known to people living in the region. The third is less celebrated here. Source: Hiiraan Online
  5. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay go’antahay nabadeynta Galkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin socdaalka dib u heshiisiinta ee uu ku marayo Madaxweynahau Dowlad Gobolleedka Galmudug. “Madaxweynaha inta uu nala joogay waxaan uga warbixinnay xaaladda guud ee gobollada, annagoona u gudbinay baahiyaha jira. Runtii muhiimad weyn ayuu noo leeyahay socdaalkaagu Mudane Madaxweyne.” Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug soo dhaweynta qiimaha badan ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna sheegay in socdaalka uu ku marayo gobollada Galmudug uu yahay mid uu ku xoojinayo nabadda iyo is dhex-galka Bulshada. “Maadama aan cidna kali noolaan Karin waa in dhammaanteen aan danta dalka u mideysannahay. Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug iyo sidii aan u mideyn laheyn shacabka ku dhaqan.” Madaxweynaha ayaa tilmaamay in heshiiska dhawaan lagu mideeyey dhinacyada Galmudug uu ka tarjumayo hiigsiga Dowladda Federaalka ah ee ku aaddan Galmudug oo xasilloon, dadkeeduna nabad iyo horumar gaareen. Munaasabadda soo dhaweyn ah waxaa ka soo qeyb galey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Guddoomiye Kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed, Wasiirro iyo xildhibaanno heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada. Dhanka kale, Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo ay wehelinayaan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa marti qaad ugu sameeyey goob beer ah oo 45 Km ka jirta waqooyiga magaalada Gaalkacayo Islaan Bshiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed. Sidoo kale, waxaa marti qaadkan mid lamid ah u sameeyey Madaxweynaha iyo wafdigiisa Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdulqaadir. DHAMMAAD Source
  6. A Somali refugee who lived through a deadly civil war and famine which killed hundreds of thousand of people has called for a renewed public focus on rebuilding the war-torn country. Source: Hiiraan Online
  7. Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa isku diyaariyey soo dhoweynta madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ku wajahan magaaladaasi. Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan uu tago degmada Cadaado, waxaana aad loo adkeeyay amniga guud ee magaaladaasi. Sawirada madaxweyne Farmaajo ayaa lagu xardhay waddooyinka waaweyn ee Cadaado. Waxaa la arkayaa shacab badan oo wata boorar ay ku qoran yihiin erayo soo dhoweyn ah oo waddooyinka magaalada Cadaado taagan. Madaxweyne Farmaajo ayaa shalay waxaa u bilaabatay booqashooyin uu ku marayo deegaannada Galmudug, maadaama uu soo dhammeeyay booqashadii uu ku marayey deegaannada Puntland. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  8. Gaalkacayo (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay ka go’antahay nabadeynta Galkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin socdaalka dib u heshiisiinta ee uu ku marayo Madaxweynahau Dowlad Gobolleedka Galmudug. “Madaxweynaha inta uu nala joogay waxaan uga warbixinnay xaaladda guud ee gobollada, annagoona u gudbinay baahiyaha jira. Runtii muhiimad weyn ayuu noo leeyahay socdaalkaagu Mudane Madaxweyne.” Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug soo dhaweynta qiimaha badan ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna sheegay in socdaalka uu ku marayo gobollada Galmudug uu yahay mid uu ku xoojinayo nabadda iyo is dhex-galka Bulshada. “Maadama aan cidna kali noolaan Karin waa in dhammaanteen aan danta dalka u mideysannahay. Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug iyo sidii aan u mideyn laheyn shacabka ku dhaqan.” Madaxweynaha ayaa tilmaamay in heshiiska dhawaan lagu mideeyey dhinacyada Galmudug uu ka tarjumayo hiigsiga Dowladda Federaalka ah ee ku aaddan Galmudug oo xasilloon, dadkeeduna nabad iyo horumar gaareen. Munaasabadda soo dhaweyn ah waxaa ka soo qeyb galey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Guddoomiye Kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed, Wasiirro iyo xildhibaanno heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada. Dhanka kale, Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo ay wehelinayaan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa marti qaad ugu sameeyey goob beer ah oo 45 Km ka jirta waqooyiga magaalada Gaalkacayo Islaan Bshiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed. Sidoo kale, waxaa marti qaadkan mid lamid ah u sameeyey Madaxweynaha iyo wafdigiisa Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdulqaadir. The post Sawiro: Farmaajo “Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasilinta deegannada Galmudug” appeared first on Caasimada Online.
  9. Gaalkacyo (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay go’antahay nabadeynta Galkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin socdaalka dib u heshiisiinta ee uu ku marayo Madaxweynahau Dowlad Gobolleedka Galmudug. “Madaxweynaha inta uu nala joogay waxaan uga warbixinnay xaaladda guud ee gobollada, annagoona u gudbinay baahiyaha jira. Runtii muhiimad weyn ayuu noo leeyahay socdaalkaagu Mudane Madaxweyne,” ayuu yiri Xaaf. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad-celiyay shacabka iyo maamulka Galmudug soo dhaweynta qiimaha badan ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna sheegay in socdaalka uu ku marayo gobollada Galmudug uu yahay mid uu ku xoojinayo nabadda iyo is dhex-galka Bulshada. “Maadama aan cidna kali noolaan Karin waa in dhammaanteen aan danta dalka u mideysannahay. Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug iyo sidii aan u mideyn laheyn shacabka ku dhaqan,” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Sidoo kale, Madaxweynaha Somalia ayaa tilmaamay in heshiiska dhawaan lagu mideeyey dhinacyada Galmudug uu ka tarjumayo hiigsiga Dowladda Federaalka ah ee ku aaddan Galmudug oo xasilloon, dadkeeduna nabad iyo horumar gaareen. Munaasabadda soo dhaweyn ah waxaa ka soo qeyb galey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Guddoomiye Kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed, Wasiirro iyo xildhibaanno heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada. Ugu dambeyn, Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo ay wehelinayaan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa marti qaad ugu sameeyey goob beer ah oo 45 Km ka jirta waqooyiga magaalada Gaalkacayo Islaan Bshiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed. Sidoo kale, waxaa marti qaadkan mid lamid ah u sameeyey Madaxweynaha iyo wafdigiisa Ugaas Maxamuud Ugaas C/qaadir. PUNTLAND POST The post MADAXWEYNE FARMAAJO: Dowladda Somalia waxay dadaal dheer-gelisay xasillinta Galmudug appeared first on Puntland Post.
  10. President Isaias Afwerki denied the presence of any Egyptian troops in Eritrea on Sunday, amid heightened regional tensions that have led Sudan to deploy additional troops on its side of the border. Source: Hiiraan Online
  11. A leading Somaliland politician says his son, who joined the Islamic State militant group five years ago, was killed in Syria. Faysal Ali Warabe, leader of the UCID party who ran for president of the self-declared republic during the November 13 election, says his son — Hussein Faysal Ali Warabe — was killed in an airstrike. Hussein, also known as Abu Shuaib As-Somali, joined the militant group in 2013, along with his wife. “We learned the news of his death yesterday [Saturday],” Warabe told VOA Somali. “His wife sent a recorded message via WhatsApp saying he was killed on Dec. 29.” Warabe did not say where son was killed but says his family assumed he had left Raqqa safely. IS was pushed out of its former capital of Raqqa last year. “There was no fighting in the area he was staying, so it will have been an airstrike that killed him,” he said. VOA
  12. Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay Fanaanadii caanka ahayd Khadiija Cabdullaahi Dalays oo ka mid aheyd fanaaniinta Soomaaliyeed iyo hoboladii Waaberi. Fanaanada geeriyootay ayaa qaar ka mid ah eheladeeda waxa ay sheegeen muddooyinkii dambe inay xanuunsaneysay, ugu dambeyna xanuunkii u geeriyootay. Burburkii dalka ayaa Khadiija u dhooftey dalkaasi Canada halkaas oo ay ku nooleyd kana qayb qaadan jitey guubaabada shacabka Somaliyeed oo lagu yaqaanay. Khadiija ayaa fankeedu aad u kala duwanaa waxaase dhinaca heesaha ay ku caan ahayd heesaha wadaniga ah iyo wax soo saarka. Waxay ka dhinaca kale ka qayb qaadatey ruwaayado badan. Allaha u naxariistee Khadiija Cabdullaahi Daleys, ayaa waxa ay aheyd qof da’ ah oo ku nool dalka Canada oo sanadihii dambe ku nooleyd. Heesaha ay qaadeen ee sida wayn loogu xusuusto Fanaanada, waxaa ka mid ah. Muruqiina maalo dhulka miro ku beera Macdanta, dahabka Muujiya wanaagaay Puntlandi.com
  13. Security agencies are on high alert as the country marks the second anniversary of the El Adde attack, which was one of the deadliest and largest defeats the Kenya Defence Forces (KDF) has ever suffered in the battle front. Source: Hiiraan Online
  14. TORONTO– Ms. Khadija Abdilahi Daleys, was born in 1936 in Baidabo and was the first to sing live at Radio Mogadishu in 1952. becoming the first female recording vocalist in Somalia particularly the South. She died in a hospital in Toronto according to reports. Ms. Khadija was among Wabari band.
  15. The UAE strongly condemned the move, and said it will take every step possible to ensure safety of its planes and passengers. Source: Hiiraan Online
  16. Mogadishu (HOL) - Veteran Somali female musician, Khadija Abdullahi Dalees passed away on Monday in Toronto, Canada, Somali government confirmed. Source: Hiiraan Online
  17. Fasciolosis is a well known worldwide and an important helminthic disease of silvatic ruminants caused by liver fluke species of the genus Fasciola, which is one of the most neglected diseases that can lead to human infection. Source: Hiiraan Online
  18. Muqdisho (Caasimadda Online): Samiiro Cumar Maxamed waa gabar 3 jir ah oo indhaha ka xanuunsan, qoyskeeddu waa sabool waxaana ay ka mid yihiin qoysaska Barakacayaasha ah ee Muqdisho. Iyadoo 7 bilood jirta ayuu asiibay xanuunkan aafayeeyay arageedda, waxaa adag iney farxad ku jiifato habeenkii ama ay ku joogto maalinkii ,waalidkeed waxaa ku adag iney maareeyaan nolasha kale ee qoyska tiiyoo ay Samiira caafimaad daro la jiifto. Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa kusoo baraarugay xaaladda gabadhaan markii ay dhaqaatiirta isbitaalka Digfeer sheegeen inaan dalka waxba looga qaban karin ayna u baahan tahay caafimaad dibadda ah gaar ahan isbitaaladda waa weyn ee wadanka Turkiga. Gudoomiye Taabit aya durba u howl galay sidii maamulka gobalka Banaadir uu wax uga qaban lahaa caafimaadka gabadhaan iyadoo durba loo raadiyo Visa, tikidh iyo qarashkii daaweynta. Isagoo wariyaasha kula hadlaayay gudaha isbitalka Digfeer wuxuu yiri gudoomiye Taabit “ Dhaqaatiirtu waxey noo sheegeen in xaaladda caafimaad ee Samiira wax laga qaban karo hadii la geeyo Isbitaaladda waa weyn ee Turkiga, Maamulka gobalka Banaadir wuxuu la wareegay guud ahaan inuu la tacaalo xaaaladda gabadhan oo qoys Barakac ah ka dhalatay, waxaan Alle ka rajeynaya iney hesho caafimaad buuxa waana ku dadaali doonaa maamul ahaan inaan la socono xaaladeedda”. Iisha Xasan Aadan oo ah hooyaddda dhashay gabadhaan ayaa sheegtay iney aad ugga walaacsan tahay xaalada Samiiro , waxey u mahad celisay duqa magaaladda Muqdisho oo la wareegay masuuliyadda caafimaad ee gabadhaan. Samiiro Cumar Maxamed waxaa barri loo qaadi doonaa Turkigga , maamulka gobalka Banaadir ayaa u muuqda mid dusha u dhigtay inuu dhibaatadda la qeybsado dadka caasimadda ku nool gaar ahaan dadka caafimadkooda wax looga qaban waayay dalka gudihiisa. Caasimadda Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com The post Duqa Muqdisho oo ka faalo qaaday caafimaadka gabar indhaha ka jiran oo dalka wax looga qaban waayay + Sawiro appeared first on Caasimada Online.
  19. BERBERA–Berbera district court today sentenced journalists Abdirahman Mohamed Egge and Ahmed Said Mohamed, to seven months of prison. The mayor of Berbera, Hon. Abdishakur Idin sued the two reporters working for Saab TV and Eryal TV respectively. There are five reporters currently serving prison terms in Hargeisa, Borama and Berbera. Media and human rights organizations have condemned the sentence and called on the government to free the journalists without condition. It is now apparent that Somaliland authority is muzzling media and reporters who are critical to government should be immediately arrested.
  20. Maamulka degmada Bursaalax iyo wafdi kasocda Wasaaradda Arimaha gudaha dawladda Puntland iyo khabiiro weheliyey wafdiga ayaa waxay shirwayne u qabteen in kabadan 500 oo ah bulshada ku nool degmada Bursaalax. Dadkaan ayaa la iskugu yeeray wacyigelin dhanka horumarinta canshuuraha degmada Bursaalax ka bilaamay. Nidaamka canshuuraha ayaa meel fiican ka maraya degmada, waxaana barbar socda wadatashi ku aadan baahiyaha asaasigaa ee bulshada Bursaalax u baahantahay in loo hirgeliyo sida ugu dhaqsaha badan. Puntlandi.com
  21. Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Magaalooyinka Dhuusamareeb & Cadaado ayaa la ciirciiraya wufuudii ugu badneyd ee u soo martisa taariikhdeeda iyadoo ay ku qulquleen, odayaal dhaqameed, xildhibaanno, siyaasiyiin iyo madaxda dowladda Soomaaliya. Magaalada Dhuusamareeb ayaa marti gelineysa 16-ka bishan xaflad weyn oo isugu jirta midowga maamullada Ahlu suna iyo Galmudug iyo booqashada madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxaana garoonkeeda yar uu noqday goob mashquul ah oo maalin kasta ku dhowaad 10 duulimaad ay ka degaan. Dhuusamareeb ayaa la ciirciireysa martidii ugu badneyd, iyadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay, waxaana lagu wadaa inay saacadaha soo socda ilaa maalinta berri ah tagaan wafdiga madaxweye Farmaajo iyo madaxda maamul Goboleedyada. Ciidamada AMISOM ee ka socda Jabuuti ayaa ka qeyb qaadanaya sugidda ammaanka magaalada, waxaana sidoo kale Ahlu sua ay ku diyaarisay ciidamadii ugu badnaa oo dhinac kasta magaalada ka xiray. Magaalada Cadaado ayaa lagu wadaa inuu ku hormaro madaxweyanaha, iyadoo kadibka uu tegi doono Dhuusamareeb, waxaana hoos ka muuqda sawirrada labada magaalo iyo qabanqaabada ka socota: The post Sawiro: Diyaargarow xoogaan oo socdo iyo Muuqaalka Magaalooyinka Dhuusamareeb & Cadaado oo isbedelay appeared first on Caasimada Online.
  22. GAROWE—Somalia is embracing new innovation to generate renewable energy. CGTN’s Abdulaziz Billow reports now from northern Somalia where one electric company is combing fuel, wind and solar power to light towns and villages.
  23. Bosaso[Puntland Post]-Wafdigii wasiirada iyo xildhibaanada baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ee dhowaan gaaray Puntland ayaa booqday wakaaladda xoogga Korontada Umadda ee Eneeye Bosaso oo ka mid ah adeegyadada qaranka ee wali shaqeynaya. Wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa wasiiir kuxigeenka amniga Cabdinaasir Siciid Muuse, Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi, xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise (*Maas) iyo masuuliyiin kale.* *Agaasimaha Eneeye Bosaaso Eng Guuleed Abshir Muuse ayaa ugu horayntii wafdiga ugu warbixiyay marxaladihii ay soo martay wakaaladda tan iyo dhisameedii 1987dii.* *Waxaa uu sheegay wakaaladda inay soo martay marxalado kale duwan burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya kadib, waxaa uu xusay masuuliyiintii ay uga tagtay dowladdii dhexe ee marxuum Maxamed Siyaad Barre inay wali gacanta ku hayaan, halka kuwii dhigeeda ahaa ee laga hirgaliyay Koonfurta Soomaaliya iyo waqooyiga dalka aysan shaqayn.* *Eng. Guuleed ayaa sheegay dad badan inay ku dhaawacmeen badbaadintii wakaaladda kuwaasi oo qaarkood geeriyooday iyo kuwa wali shaqeynaya, waxaana uu xusay inka badan sadex boqol oo dhalinyaro ah inay shaqo abuur ay u sameysay wakaaladda oo ay ka howlgalaan.* *“Wakaalada waxaa ay bixisaa adeegyo koronto oo lacag la’aan sida waddooyinka, saldhigyada amaanka, isbitaalka wayn ee Bosaso oo qiimo dhimis wayn aan u samayno, goobaha cibaadada iyo waxbarashada” ayuu yiri agaasimaha oo intaasi ku daray in dhaqaale aad u badan ay bulshada kusoo celiso wakaaladda.* *Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay maamulka iyo shaqaalaha wakaaladda xoogga korontada umadda ee Eneeye.* *Waxaa uu sheegay inay tahay wax lagu farxo oo mudan in lagu daydo sodon sano kahor hantii qaranka uu lahaa inay wali shaqaynayaan.* *“Runtii waa wax lagu daydo badbaadidii hantida qaranka uu lahaa oo wali shaqaynaya, waxaana si gaar ah uga mahadcelinaynaa Eng Abshir Muuse oo waqti iyo dhaqaale uu isagu lahaa geliyay si’ay u hormarto” ayuu yiri xildhibaanka.* *“Qoyska Soomaaliya waxaa lagu qiyaasaa oo halkii qof la qiyaasaa inuu biilo sideed ama sagaal, waana arrin farxad gooni ah xambaarsan inay maanta Eneeye ka shaqeynayaan boqolaal ah” ayuu yiri xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi.* Wasiir kuxigeenka amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse ayaa sheegay inay tani farriin u tahay badbaadinta hantida qaranka uu leeyahay, mar walba oo la ilaaliyona maalmo loo baxsan karo. Waxaa uu ku amaanay maamulka wakaaladda xoogga korontada ee Eneeye masuuliyaddii ay iska saareen badbaadinta wakalaada iyo horumarinteeda, waxaana fariin uu u diray dadwaynaha inay xil iska saaraan badbaada hantida qaranka. Eneeye ayaa ka mid ahayd mashaariic ay dowladdii dhexe ee Soomaaliya ay fulisay, iyadoo taageero ka helaysa dowladda Danemark, waxaana adeegyo koronto ay ka bixisaa magaalooyinka Qardho iyo Bosaaso, kuwaasi oo ay ku jireen lacag la’aan goobaha danta guud ah. Booqashada wafdigan ayaa kusoo beegmaysa xilli madaxwaynaha Soomaaliya uu dhowaan soo gaaray magaalada Bosaso uu doonayay inuu wakaaladda uu booqdo, balse markii dambe uu waqtiga ka dhacay safar uu ugu baxayay gobolada kale ee dalka, islamar ahaanataana uu masuuliyiintan usoo wakiishay inay booqdaan wakaaladda. Wakaalada Xooga Korntada ee Eeneeyo DHAMAAD Cabdiqani Boos Puntland Post- Bosaso The post Wasiiro iyo Xildhibaan ka Tirsan DFS oo Booqday Wakaaladda xooga korntada Eneeyo appeared first on Puntland Post.
  24. A Somali refugee who lived through a deadly civil war and famine which killed hundreds of thousand of people has called for a renewed public focus on rebuilding the war-torn country. Ahmed Tohow, who is a representative of the Global Somali Diaspora — an advocacy group representing Somali communities living abroad — worked for the Red Cross and the United Nations in the capital Mogadishu in the early 1990s, when 990 Australian Defence Force personnel were deployed to the country. He praised the UN peacekeeping mission which was launched in Somalia in July 1992 after an estimated 300,000 people were killed. “The world invested a lot of time and it was a missed opportunity,” Mr Tohow said. “Somalia looks like it’s been forgotten by the international community.” ‘People were getting buried alive’ Prior to the peacekeeping mission, Mr Tohow surveyed living conditions in Baidoa, dubbed the ‘City of Death’ by foreign journalists. PHOTO: Ahmed Tohow is hopeful of more Australian public attention on efforts to rebuild Somalia following decades of conflict. (Supplied: Ahmed Tohow) “I’ve seen a lot of people burying other people who were still alive, waiting to die,” he said. “Our job was to take off the street those people who died and I couldn’t cope.” In November 1992, the US announced it would lead a force of 37,000 personnel, including 990 Australians, to enable the distribution of humanitarian aid with the UN mandate to use “all necessary means”. “People slowly, gradually, got food and started having some kind of hope. Hospitals were built by the peacekeepers and they did some sort of education to get people back on to farms,” Mr Tohow said. “The American peacekeepers and the Somali young people used to play basketball … and the normalcy and life were slowly getting back.” Mr Tohow said Australians gained a friendly and approachable reputation among locals. “They were being welcomed by everyone. Kids used to laugh and run towards them. I remember they used to give out lollies and they used to kiss and hug,” he said. “The attitude was very calm with the Australian peacekeepers to Somali community on the ground.” From refugee to community leader After fleeing Africa for Melbourne in 2000, Ahmed Tohow began working with the Global Somali Diaspora- international network of Somalis living abroad. “The Somali community [in Australia] is very small and very recent compared to UK and America,” he said. “My interest was to learn how the Somali community settled in those countries and get that information and help the Somali community in Australia.” Mr Tohow returned to Somalia in 2006, 2012 and 2016, to work for aid agencies and attend international conferences on the country’s development. While the Federal Government committed $17 million towards humanitarian assistance in 2017, Mr Ahmed said Somalis living in Australia could help foster relationships with aid agencies and locals. “Educated Somali people are really working in the area of peacebuilding particularly in Somaliland, Puntland and also in the capital city,” he said. “So I would really commend Australia also to do similar steps.” A violent mission with threats of death Former Superintendent William Kirk, who is based on the Gold Coast, served with the Federal Police in Baidoa in 1993-94 and was tasked with rebuilding law and order. “A lot of their police had been trained in the Soviet Union. They were above average when you come to developing countries and the expertise of police,” he said. “The strategy was to resurrect the police and by that, to re-hire even some of the people that had retired to reintroduce that culture, the good culture, back into the policing in Somalia.” PHOTO: Former Superintendent William Kirk said Australian forces built a strong level of confidence with the Somali community during the humanitarian mission of 1993-94. (Supplied: William Kirk) But Mr Kirk said efforts to restore the judicial system — based on that of the former colonial power Italy — clashed with some locals who wanted Sharia law. “If you can take your grievance to a court and get someone to listen to you, you’re less likely to get a gun out and use violence,” he said. “There were forces working against us and in retrospect it was the Bin Laden-type efforts trying to get religious courts.” Mr Kirk said while he was “threatened occasionally” during negotiations with local officials, Australian personnel were mostly welcomed by others in the Baidoa community. “I was hugged and hand-shaken so many times by locals, militia, shopkeepers, because I was Australian.” “The Australian military had absolutely done such good work in Baidoa by doing foot patrols in town and giving the people confidence.” The collapse of the humanitarian mission In October 1993 a small force of elite US soldiers attempted to remove warlord Mohamed Farah Aidid from power in Mogadishu, resulting in the deaths of hundreds of Somalis, 18 US troops and two UN personnel. The mission failed and the defeat received significant media attention at the time, later becoming immortalised in popular culture by the movie Black Hawk Down. William Kirk said more foreign intervention in Somalia would be improbable while violence, including a 2017 bombing that killed more than 350 people, continued in the country. “Countries don’t want to send policemen to a situation where they’re usually unarmed in a different environment when soldiers are being killed,” he said. “Time hasn’t advanced enough to start putting the civilian structures in place. The US withdrew its forces from Somalia in March 1994 while Australia removed its remaining personnel in November. The African Union launched a peacekeeping mission to Somalia in 2007 in a bid to curb the threat of extremist group al-Shabab. Last year United States President Donald Trump approved expanded operations against al-Shabab, including the use of drone strikes. ABC
  25. Muqdisho (PP) ─ Warbixin ay soo saartay Hay’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in Al-shabaab ay sii joogteeyeen in ay awood ku askareynta carruurta, iyagoo bilihii lasoo dhaafay si awooda ah uga kexeysanayay ehelladooda. HRW ayaa warbixinteeda ku xustay in Al-shabaab ay dhamaadkii bishii Sep. 2017-kii – ku amray odayaasha-dhaqan iyo macallimiinta dusgiysada diiniga ah ee ku yaala miyiga inay soo wareejiyaan boqollaal carruur ah oo da’doodu aysan ka weynayn 8-sano. Sidoo kalena, bilihii lasoo dhaafay ayay qoysas ku noolaa deegaanada ay Al-shabaab ka geysanayso kala soo baxsadeen boqollaal caruur ah, si aanay kooxdu u askareyn. Baare sare oo ka tirsan HRW oo lagu magacaabo, Letia Bader ayaa sheegay in si naxariis la’aan ah ay Al-shabaab u askareeyeen carruur ku nool miyiga, walidiintoodna waxaa lagu qasbay inay u adeegaan koxodaas. Sidoo kale, Baaritaanka meelaha ay HRW ay ku samaysay waxaa ka mid ah 15-qoys oo ku nool saddex degmo oo kala ah; Bardaale, Baydhabo iyo Buur-hakabo, kuwaasoo dhammaantood ka tirsan gobolka Bay. Odayaasha tuuloyinkan ayaa sheegay in bishii September ee sannadkii hore lagu amray inay tagaan deegaanka Buulo-folaay oo Al-shabaab maamulaan ayna wareejiyaan tobanneeyo caruur ah oo da’doodi u dhaxeysay sagaal ilaa 15-sano. Mid ka mid ah dadka ku nool Bardaale ayaa sheegay inay u baahan yihiin wax ku taageera dagaalka, isagoo yiri. “Waxay nagula hadleen si hanjabaad ah, sidoo kale waxay naga doonayaan furayaasha ceelasheenna.” Dhanka kale, Saddex ka mid ah dadkii HRW ay wareystay ayaa sheegay in odayaasha deegaanka ay Al-shabaab u geeyeen 50-carruur ah oo ay ku jirto gabar yar, kuwaasoo laga waday laba dugsi oo ku yaalla Degmada Buur-hakabo ee gobolka Bay, waxaana la geeyay Buulo-folaay oo goob-jogayaal ay sheegen inay tahay meel ay ku yaallaan dugsiyo diini ah iyo xarumo lagu tababaro carruurta. Ugu dambeyn, Hay’adda HRW ayaa sheegtay inaysan helin caddeyn toos ah u muujinaysa in carruurta uu dhawaan kaxeystay ururka Al-Shabab si toos ah loo geeyay xeryaha tababarka ciidan, balse dadka ay waraysatay hay’adda ayaa marar badan muujiyay walaacaasi. HADDABA HALKAN KA AKHRISO WARBIXINTA HAY’ADDA HRW OO DHAMEYSTIRAN; PUNTLAND POST The post Hay’adda Human Rights Watch oo sheegtay in Al-shabaab ay weli Askareynayso Carruur appeared first on Puntland Post.