-
Content Count
213,146 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
US forces operating in Somalia took part in a mission in which their Somali counterparts killed fighters who appeared to be under 18, the US military's Africa Command said Wednesday. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal qaatay muddo 17 maalmood ah waxa uu ku maray Gobollada Nugaal, Bari, Mudug iyo Galguuud oo kamid ah Goboladda ugu ballaaran ee Soomaaliya, halkaas oo uu ugu kuur-galay baahiyaha nololeed ee dadka iyo arrimaha dib u heshiisiinta, waana socdaalkii ugu horreeyey ee Madaxweyne Soomaaliyeed uu ku maro Gobolada dalka kadib burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Haddaba maxaa laga dhaxlay Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku maray Deegaanadaas Halkan ka akhriso dhowr qodob oo dhaxal gal ka dhigaya socdaalka Madaxweyne Farmaajo 1-Xoojinta Dowladdnimada, Madaxweyne Farmaajo, ayaa qaar kamid ah deegaanadii uu tagay dadka ku soo dhoweeyey qaarkood ay ilmeeyeen markii Madaxweynaha iyo wafdigiisa ay arkeen, iyaggoo sheegay in waligood aysan arkin dowlad Soomaaliyeed oo guryahooda kusoo booqaneysa. 2-Waxay wax ka badashay Aragtida Beesha Caalamka ee ku aadan in Ammaanka Soomaaliya aan la isku haleyn karin, taasi oo noqotay inay san waxba ka jirin kadib socdaalka Madaxweynaha. 3-Nabadeyn iyo Dib u heshiisiin, Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxay Nabadeyn iyo Heshiis ay kala dhex dhigeen deegaano dhowr ah oo ay kamid tahay Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, halkaasi oo Maleeshiyaad kala taageersan Puntland iyo Galmudug dhowr jeer ay ku dagaalamayn. 4-Xooijinta Hanaanka Dowlad goboleedyada, Safarka Madaxweynaha JFS uu ku maray qeybo kamid ah Puntland iyo Galmudug, oo ay ku wehliyeen Madaxweyneyaasha labadaasi Maamul waxaa suurta gashay in Madaxweyne Xaaf Magaalooyin siddii xilkaasi loogu doortay uusan tagin inuu booqdo oo ay kamid tahay Dhuusa mareeb, Guriceel, Xeraala iyo meelo kale, isaggoo la kulmay Qeybaha kala duwan ee bulshada, kalana hadlay tabashooyinka ay qabaan, sidoo kale Madaxweyne Gaas ayaa isna yimid Magaaladda Gaalkacyo. 5-In doorasho Qof iyo Cod ah ay ka dhici karto Soomaaliya Sanadka 2020 Safarka Madaxweynaha JFS, ayaa waxaa uu iftiimay in Ammaanka Soomaaliya uu yahay mid hagaagsan, islamarkaana ay ka dhici karto Doorasho qof iyo Cod ah. 6-Dib u soo nooleynta kaalinta culimada iyo odayaasha, Madaxweynaha Soomaaliya deegaan walbo oo uu tago waxuu la kulmayey Culumaa’udiinka iyo Salaadiinta, waxuuna ka talo weydiiyey xaaladda dalka iyo Kaalinta ay ka qaadan karaan dib u heshiisiinta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, inta uu ku guda jiray Socdaalkii Nabadda iyo Dib u heshiisiinta ee uu ku maray qeybo kamid ah Puntland iyo Galmudug, ayaa waxaa Magaalooyin ay kamid yihiin Qardho, Cadaado, Cabudwaaq, Gaalkacyo iyo Hobyo uu ka dhagax dhigay Mashaariic horumarineed, isaggoo dhowaan mar Saxaafadda uu la hadlayey sheegay in guddi loo saarayo daba galka iyo fulinta mashaariicda uu kasoo dhagax dhigay magaalooyinkaasi. Isha Sonna Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso: 6 qodob oo dhaxal gal ka dhigaya socdaalka uu Farmaajo ku maray Gobolada qaar appeared first on Caasimada Online.
-
KENYA (REUTERS) - It has got the makings of a Hollywood thriller. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Somalia ayaa laga cabsi qabaa inay lumiso Kursiga xilka sare ee Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD, kadib markii ay awoodi weysay bixinta dhaqaale xoogan oo lagu leeyahay. Dowlada Somalia oo dadaal ku bixineysa kursigaas ayaa waxaa lasoo sheegayaa in caqabada hortaagan ay tahay dhaqaale 1 Milyan oo lagu leeyahay. Bixinta lacagta Halka Milyan ee dollarka Mareykanka ah ayaa kamid ah shuruudaha lagu qaban karo xilka Xoghayaha Guud, waxa ayna xiligan Somalia la ciirciireysaa dhaqaale xumo soo foodsaartay. Helida Kursiga ayaa waxaa dadaal xoogan ku bixineysa dowlada Ugandha oo si sahlan ku bixisay lacagta Halka Milyan ah, si ay u hanato kursiga iyadoo ka faa’iideysaneysa fursada dhaqaale xumo ee heysata Somalia. Dowlada Somalia ayaa xilkaasi Xoghayaha Guud ee IGAD la dooneysay C/salaan Cumar Hadliye oo horay u ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibadda Somalia, hase yeeshee waxa ay u muuqaneysaa in qorshaha dowlada uu dhicisoobay. Sidoo kale, waxaa soo xirmaaya fursada lagu qaban lahaa xilkaasi, waxaana la filayaa in Sabtida fooda nagu soo heysa ay magaalada Addis Ababa ku shiraan Wasiirada Arrimaha dibadda IGAD, si ay uga doodaan cida noqon doonta Xogahayaha Guud ee xiga, hase ahaatee Madaxweynayaasha IGAD ayaa gaari doona go’aanka kama dambeys ah. Dhinaca kale, Madaxweynayaasha IGAD ayaa xilkaasi la doonaaya Ugandha oo kamid ah dowladaha ugu quwada badan Africa. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post DFS oo laga cabsi qabo inay lumiso kursi muhiim ah oo ay ku laheyd IGAD appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan ku heleyno wararka naga soo gaaraya Xarunta dowlada Hoose, Guddoomiyaha xilkiisa waayay ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi, ayaa magacaabay Guddiga Xilwarerjinta. Taabit ayaa Guddiga u magacaabay xubno dhowr ah oo la sheegay inay ka kooban yihiin 13 xubnood oo isugu jira Rag iyo Dumar. Guddigan ayaa diyaarinaaya Munaasabadda xil wareejinta, waxaana lasoo sheegayaa inay ku jiraan xubo ka socda dhanka Villa Somalia. Guddigan ayaa Munaasabada ku diyaarin doona dhammaan Dukumiintiyada uu maamulka leeyahay, iyadoo ay halkaa ku kala wareejisan doonaan maamulka cusub iyo kuwii hore ee maalmo un ka hor xilka laga qaaday. Dukumiintiyada ugu badan ee uu maamulka leeyahay ayaa waxaa wareejin doona Guddoomiyaha xilkaa laga qaaday Taabit, halka ku xigeenadiisa sida; Arrimaha Amniga iyo siyaasadda , Arrimaha Bulshada, Maamulka iyo Maaliyadda iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Benaadir ay dhankooda ka wareejin doonaan. Sidoo kale, Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) iyo ku xigeenadiisa ayaa xilka la wareegi doona, kuwaasi oo Axadii ina dhaaftay uu magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed (Farmaajo). Dhinaca kale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ku baaqay in maamulka cusub uu tixgalin gaara siiyo howlwadeenada iminka ka shaqeeya Xarunta maamulka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Taabit oo si rasmi ah u magacaabay Guddi & Qabanqaabada oo bilaabatay appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa daboolka ka qaaday in dowlada Somalia ay u dhabar adeegi doonto dadaal waliba oo dib loogu soo celinkaro xiriirka Somalia kala dhexeeya adduunka. Ra’isul wasaaraha oo shirka dhaqaalaha Aduunka uga qeybgalaaya Swezerland, ayaa sheegay in Somalia ay ka qeybgalka shirkaasi lumisay goor hore balse ay hadda soo nooleeyen booska ay Somalia kaga jirtay shirarka ceynkaasi ah. Waxa uu tilmaamay inuu garwaaqsan yahay in shirka kadib ay Somalia kula soo laaban doonaan ballanqaadyo wakhti xadidan leh iyo kuwo aan wakhti laheyn, hase yeeshee ay guul weyn u arkaan inay soo nooleeyan xiriir iyo ka qeybgalka shirkaasi sanado badan ka hor lumay. ‘’Inta aanu wadno magaca iyo mas’uuliyada Somalia waxaanu ka dhabeyn doonaa dhaartii aanu marnay waxaan u dulqaadan doonaa in caqabad waliba oo aan u marno sida Somalia dib looga soo dhex muujin lahaa shirarkii ay lumisay ka qeybgalkiisa’’ ‘’Adduunka waxaan ka iibin doonaa biseylka aan u qabno inaanu helno Nabad iyo wax la qeybsiga dowladaha dhigeena. Waxaan si wanaagsan u buuxin doonaa booska aan ku laheyn shirarka adduunka ee aanu fursada u weynay’’ ‘’Qorshaha aan leenahay waa inaan Somalia dhignaa halka ay mudneyd adduunkuna waan uga run sheegeynaa xaaladeena dhabta ah, waayo waxaanu nahay dal iminka raadinaaya kalsooni iyo wax la qeybsiga adduunka intiisa kale’’ Ra’isul wasaare Kheyre waxa uu tilmaamay in baahiyada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya ay u bidhaamin doonaan dhammaan wakiilada adduunka uga soo qeybgalay shirka. Ra’isul wasaare Khayre waxa uu intaa raaciyay in mudada uu ku sugan yahay Swezerland uu si hordhac ah ula kulmay madaxbadan isagoo ka dhaadhiciyay in Somalia ay qani ku tahay kheyraad dabiici ah, isla markaana dooneyso maalgashi. Waxa uu intaa kusii daray in madaxda u harsan oo ay wada kulmi doonaan inuu hor dhigi doono baahiyada ay qabaan bulshada Soomaaliyeed iyo sida Caalamku Maalgashi buuxa ugu samaysan lahaa Somalia oo loo arko in uu yahay Dalka nimceysan kuna fiican Maalgashi dhaqaale. Sidoo kale, Ra’isul wasaare Kheyre waxa uu wacad ku maray in Xukuumadiisu ay muddo gaaban kusoo afmeeri doonto dhammaan waxyaabihii ka khaldamay madaxdii hore ee Somalia kala dhexeeyay Adduunka intiisa kale. Geesta kale, Dowlada Somalia ayaa mudada ay joogto xal muuqda u shegay cilado diplumaasiyadeed oo muuqday kuwaa oo hoos u dhac ku keenay Siyaasada Somalia ee adduunka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kheyre: Somalia waxaan dhigeynaa halka ay mudneyd adduunkuna waan uga run sheegeynaa xaaladeena appeared first on Caasimada Online.
-
MOGADISHU, Jan. 24 — The Somali government said on Wednesday it will establish the first-ever ICT body, the National Communications Authority (NCA), to help regulate the country’s telecommunication sector. Abdi Ashur Hassan, Minister for Post and Telecom, told a three-day forum in Mogadishu that his first priority is to establish a credible and effective regulatory authority that is operationally independent and strong enough to regulate the sector. “You have an exceptional opportunity to create a new institution not restricted by organizational challenges in our existing institutions,” Hassan told telecom operators, consultancy firms and Implementation Task Team that will provide technical assistance to the establishment of the country’s NCA. “You will be responsible for the success or the failure of this institution so I would urge you to do your utmost as individuals and as a team to ensure the establishment of a credible and effective institution,” said the minister. He said his ministry had requested the World Bank for a technical support to the establishment of NCA by way of providing expertise to the ministry on best ways to establish the regulatory body. Hassan urged the team to keep their role in mind as the Horn of Africa nation’s government embarks on this important task of creating a new institution. “We want the regulatory authority to become an exemplary organization that other institution to emulate and benchmark,” he added. The move comes after Somalia’s President in October last year signed into the National Communications Act to regulate the country’s telecommunication sector. The telecommunications bill calls for the creation of telecoms regulatory authority, development of the country with telecommunications technology, protecting corporate and consumer rights and more participation by private sectors in developing the sector. Enditem Xinhua
-
Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullahi Maxammed(Farmaajo)ayaa maanta ka warbixiyey safarkii Nabadda iyo Dib u heshiisinta ee uu ku soo maray degaannada Puntland iyo Galmudug. Mudane. Farmaajo ayaa sheegay in Puntland ay dhaaftay heerkii nabadeynta iyo dib u-heshiisiinta,islamarkaana uu ku soo arkay horumar ballaaran iyo mashaariic baaxad weyn,balse dib u-heshiisiinta uu ka soo bilaabay soohdinta u dhexaysa Puntland iyo Galmudug gaar ahaanna magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in degaannada Puntland uu hawl weyn oo dhinaca din u-heshiisiinta ah ka soo qabtay,welina ay socoto dhammaystirka shaqadaasi,sidii ay taabba-gel u noqon lahayd. Dhinaca kale wuxuu sheegay in dhowaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariic horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo maray. “Maalmaha soo socda waxaan magacaabayaa guddi dabagal ku sameeya mashaariicdii aan soo ballan qaadey, si aan ula soconno dhaqan galkooda. Dowladda waxaa ka go’an in ay kaalinteeda ka qaadato,”ayuu yiri Farmaajo. Halkaan ka daawo. PUNTLANDPOST
-
By Ahmed Abdi Hargeisa, Somaliland A Senior opposition leader says Wednesday that regional blocks will help Somaliland gain International recognization. “Our recognition lies in the hands of the regional blocks from Intergovernmental Authority on Development (IGAD) to African Union (AU) but it needs Somaliland leadership to take our cause to them,” said Faysal Ali Warabe, leader of the UCID party. “We can’t be stopped to move forward,” Mr. Warabe added, referring to the talks between Somalia and Somaliland that broke off December 2015. “The same fate of South Sudan and Sudan applies to Somaliland but first we need to solve our internal issues.” “We can’t continue doing the same policy that we have been doing for the last two decades and expect differently,” said Dr. Hussein Abdullahi Bulhan, who accused of the current Somaliland politicians for being unfaithful in terms of recognition seeking. “We need to face every difficult thing and make the impossible, possible.” Warabe said the Northern regions claimed by the Puntland are part of Somaliland’s territory.
-
Somaliland’s former industry minister, Hon. Shuaib Mohamed Muse has a new venture– running a bread industry in Hargeisa, Somaliland’s capital. The former politician is chairman and controlling of a firm operating a business serving bread. The bakery industry is located next to Mansor Hotel which lies in the north west of Hargeisa. At least three former government ministers under president Silanyo’s administration started a new business after they have failed to get a ministerial portfolio in Bihi’s cabinet. Former tourism minister also started a teaching post at high school in Hargeisa.
-
To the west of Ethiopia near the Sudanese border lies a place called the Asosa zone. This may be the location of the oldest gold mine in the world. Dating back some 6,000 years, it provided a key source of gold to the ancient Egyptian empire, whose great wealth was famous throughout the known world. It may even have supplied the Queen of Sheba with her lavish gifts of gold when she visited King Solomon of Israel almost 3,000 years ago. The excitement in this part of the world is more about the future, however. Some local inhabitants already make a living from prospecting, and several mining companies have been active in the area in recent years, too. But what comes next could be on a much bigger scale: I have just co-published with my colleague, Owen Morgan, new geological research that suggests that much more treasure might be buried under the surface of this east African country than was previously thought. Treasure trail The Asosa zone is made up of flatlands, rugged valleys, mountainous ridges, streams and rivers. It is densely vegetated by bamboo and incense trees, with remnants of tropical rainforests along the river valleys. The zone, which is part of Ethiopia’s Benishangul-Gumuz region, is spotted with archaeological sites containing clues to how people lived here thousands of years ago, together with ancient mining pits and trenches. Local inhabitants have long taken advantage of these riches. They pan for gold in Asosa’s streams and also extract the precious metal directly from outcropping rocks. Local inhabitants panning for gold. Credit: Owen Morgan More substantial exploitation of the region’s riches dates back to the Italian invasion of the 1930s. The Italians explored the Welega gold district in West Welega, south-east of Asosa. Haile Selassie, emperor of Ethiopia from 1930 to 1974, believed the country had the potential to become a global leader in gold. But when the revolutionary Derg government deposed him and the country plunged into civil war, gold mining disappeared off the agenda for a decade and a half. It took until the early 2000s before the government started awarding exploration licences. Several mines are up and running, neither of them in Asosa. One is at Lega Dembi slightly to the east, owned by Saudi interests. The other, at Tigray in the north of the country, is owned by American mining giant Newmont, and just started production late last year. More is already on the way: the beneficiary of the Italian efforts from the 1930s in Welega is the Tulu Kapi gold prospect, containing 48 tonnes of gold. This was most recently acquired in 2013 by Cyprus-based mining group KEFI Minerals (market value: roughly US$2.3 billion (£1.7 billion)). As for Asosa, the Egyptian company ASCOM made a significant gold discovery in the zone in 2016. It published a maiden resource statement that claimed the presence of – curiously the same number – 48 tonnes of gold. Yet this only looks like the beginning. View across the gold-bearing schist rocks of the Asosa zone, Benishangul-Gumuz. Credit: Owen Morgan Au-some potential? The Asosa zone geology is characterised by various kinds of volcanic and sedimentary rocks that are more than 600 million-years-old. The region has been intensely deformed by geological forces, resulting in everything from kilometre-long faults to tiny cracks known as veins which are only centimetres in length. Some of these veins contain quartz, and it is mainly here that the region’s gold accumulated between 615m and 650m years ago – along with silver and various other minerals. The gold came from molten materials deep within the Earth finding their way upwards during a process known as subduction, where tectonic forces drive oceanic crust beneath a continent. This is comparable to the reasons behind gold deposits in island arcs like some of the ones in Indonesia and Papua New Guinea. Our field observations and panning suggest that gold should be generally abundant across the Asoza zone – both in quartz veins but also elsewhere in the schist and pegmatite rocks in which they are located. We also see signs of substantial graphite deposits, which are important for everything from touch-screen tablets to lithium-ion batteries. There is undoubtedly much more world-class gold within this area than has already been discovered, pointing to a promising source of income for the government for years to come – much of the region remains unexplored, after all. It probably is no exaggeration to say that Ethiopia’s gold potential could rival South Africa’s, which would put it somewhere around the top five gold producing nations in the world. There are still some substantial challenges, however. Dealing with governmental red tape can be difficult. In an area like the Asosa zone there are dangerous wildlife to avoid, such as venimous snakes, baboons and even monkeys. The vegetation also becomes forbiddingly wild during wet seasons. It is also important to strike up good working relationships with local inhabitants, showing the utmost respect to local cultures – it’s the ethical way to operate, and failing to do so can make life harder with the authorities in the capital. This includes the need to preserve the natural beauty of the region; gold mining already has a very bad international reputation for environmental damage. With the right approach, however, western Ethiopia will be a literal gold mine that could bring economic benefit to the region. What the Queen of Sheba may have known 3,000 years ago, the modern world is finally rediscovering today.
-
Djibouti, Jumada I 07, 1439, January 24, 2018, — King Salman Humanitarian Aid and Relief Centre (KSRelief) has signed a contract with AlRahma International Hospital to extend operating medical clinics for Yemeni Refugees at Abkh refugee camp in the Republic of Djibouti in the presence of Saudi Ambassador to the Republic of Djibouti Abdulaziz Al-Daoud. The contract was signed by Director of Medical and Environmental Aid Department Dr. Abdullah Al-Moallem, on behalf of the Center, while Dr. Mohammed Al-Sharqawi on behalf of the Hospital. –SPA
-
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo maray. Madaxweynaha oo Saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey socdaalkii Nabadda iyo dib u heshiisiinta, isagoona sheegay in si dhow uu ula soconayo dhammeystirka fulinta mashaariicda uu dhagax dhigay. “Maalmaha soo socda waxaan magacaabayaa guddi dabagal ku sameeya mashaariicdii aan soo ballan qaadey, si aan ula soconno dhaqan galkooda. Dowladda waxaa ka go’an in ay kaalinteeda ka qaadato.” Madaxweynaha ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo qurbajoogta Soomaliyeed in ay kaalin ka qaataan dib u dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha. “Waxaan ugu baaqayaa ganacsatada iyo qurba joogta Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan mashaariicda horumarineed iyo dib u dhiska dalkooda.” Madaxweynaha Jamhuuriyaddu ayaa uga mahadceliyey shacabka sida wadaniyadda leh ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna ku tilmaamay mid ka tarjumeysa biseylka iyo hanka ay u qabaan shacabka Soomaaliyeed dowladnimada iyo wadajirka. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug dadaalka ay ugu jiraan horumarinta, xasilinta, nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada ku dhaqan deegannadaas. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal qaatay muddo 17 maalmood ah waxa uu ku maray Gobollada Nugaal, Bari, Mudug iyo Galguuud, halkaas oo uu ugu kuur-galay baahiyaha nololeed ee dadka iyo arrimaha dib u heshiisiinta.
-
Riyadh, Jumada I 5, 1439, Jan 22, 2018,– Minister of Foreign Affairs Adel bin Ahmed Al-Jubeir held a meeting here today with Djibouti Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Mahamoud Ali Youssouf on the sidelines of the meeting of foreign ministers of member countries of the Coalition Supporting Legitimacy in Yemen. During the meeting, they discussed bilateral relations in addition to issues on the agenda of the meeting. –SPA
-
Kingston upon Thames Admission by supper ticket bought in advance (see below) www.anglosomalisociety.org.uk 5.30pm for 6pm at the YMCA Indian Student Hostel, 41 Fitzroy Square, London W1T 6AQ The nearest underground stations are Great Portland Street, Warren Street, and Euston. The venue is the upstairs conference room. The halal supper costs £8.50, paid in advance. The additional charge of £1.50 will go towards the hire of the room. 5.30 – 6.00 pm Arrival in Conference Room 6.00 – 6.10 pm AGM Chaired by the President, Dr. Yusuf Omar Ali Agenda 1. Chairman’s Report. Treasurer’s Report. Council elections. Proposals for new council members, chairperson, and vice-chairperson (with their prior agreement) and names ofvolunteers should reach the Hon. Sec. Dr. Susan Sills by 8 Feb. 2018. The names of all the present Council Members and Officers can be found inside the back cover of the Autumn 2017 Journal. Any other business. Date of next AGM: 20 February 2019. 6.10pm Meeting introduced by the Chair, Dr. Eleni Palazidou Dr. Martin Orwin with Aisha Afrah and Hanna Ali: An Evening of Poetry, Readings and Discussion. Dr. Orwin is senior lecturer in Somali and Amharic at SOAS (School of Oriental and African Studies, University of London). He is a longstanding member of the Anglo-Somali Society and supporter of its objectives. Writing by young Somalis in the diaspora is becoming better known with poets such as Warsan Shire and Ladan Osman making a name for themselves internationally. In this event two young poets and writers, Aisha Afrah and Hanna Ali will read their work in English, and Martin Orwin will read translations of recent Somali poems. There will be an opportunity for discussing the work and Martin will give a brief introduction to Somali poetry and recent developments of poetry by Somalis in Somali and English. 7.30pm Supper Tickets available through Eventbrite or by post as below: Cost per head (supper and towards hire of hall) will be £10.00 (£8.00 for students/unwaged). PLEASE RETURN THIS SLIP with cheque or postal order by Friday 16 February 2018 to David Brooks, 67 Mill End Road, Cambridge CB1 9JW Tickets will be sent to you by post. A stamped, addressed envelope would be appreciated. I enclose £………. for myself and ………..other guest(s). Name(s) (as for label on chest)…………………………………………………………………………(please print) Address to which ticket(s) should be sent………………………………………………………………………… …………………………………………………………………………………………………………………………. ………………………………………………………………………………………………………………………… Cheque/postal order payable to: Anglo-Somali Society. Check here for more: https://www.eventbrite.co.uk/e/anglo-somali-society-agm-and-an-evening-of-poetry-readings-and-discussion-followed-by-supper-tickets-42193057571
-
MOGADISHU, Jan. 24 — Somali security forces backed by Africa Union troops on Wednesday killed three Al-Shabaab militants and injured several others during a heavy fighting in Bula-burte town in Hiiraan region, central Somalia, Somali authorities said. Bula-burte District Commissioner Abdi Dahir Gure told reporters that the allied forces preempted militants’ plot to carry out attack in the town. “There are no casualties on both the joint forces and civilians so far. The situation is calm now,” Gure said. Residents in the town said that the fighting began after the militants fired mortar shells early Wednesday. “Al-Shabaab fighters attacked army base here with mortar shells, then heavy fighting erupted which lasted several hours,” a residents said. Al-Shabaab militants did not comment on the latest military victory by the security forces. Bula-burte in Hiiraan region is under Hirshabelle State and it is about 200 km north of the capital Mogadishu. Xinhua
-
ADDIS ABABA, Jan. 24 — The Ethiopian government said Wednesday that 21 of its nationals were repatriated from Libya. Meles Alem, spokesperson for the Ethiopian Ministry of Foreign Affairs, told Xinhua that the 21 Ethiopians arrived in the capital city, Addis Ababa, on Wednesday as part of the first round of the Ethiopian government’s effort to repatriate its citizens from the North African nation. According to the ministry, procedures for the repatriation of the second batch of 45 Ethiopian migrants from Libya is underway. Ethiopia is conducting the repatriation process in partnership with the International Organization for Migration (IOM). The exact number of Ethiopians who are stranded in Libya is yet to be identified. Hundreds of thousands of African migrants, including Ethiopians, have in recent years used Libya, lying on the southern coast of the Mediterranean Sea, as a transit route to Europe. The repatriation process mainly includes registration and documentation of Ethiopian nationals in Libya’s major cities, mainly Tripoli and Benghazi, according to the ministry. Ethiopia coordinates the protection of its citizens in Libya through its embassy in Cairo, Egypt. Some Ethiopian migrants stranded in Libya reportedly face slavery and human trafficking threats. The challenges facing African migrants in Libya came amid Ethiopian government efforts to repatriate its citizens from Saudi Arabia. Saudi Arabia in March gave a 90-day amnesty for undocumented migrants to voluntarily leave the country or face fine or imprisonment. Riyadh has since extended the amnesty for more than once. Reports say several hundred thousand undocumented Ethiopians still refused to leave Saudi Arabia. Xinhua
-
Ethiopian opposition leader Merera Gudina poses for a photo after an interview with AFP at his home in Burayu, on January 23, 2018. Prominent Ethiopian opposition leader Merera Gudina was freed from jail on January 17, 2018 after the government dropped charges against him as part of a wider prisoner amnesty. / AFP PHOTO / CHRIS STEIN / ALTERNATIVE CROP Ethiopia’s government needs to hold negotiations with the country’s most-popular opposition parties or risk the return of destabilising protests, veteran dissident Merera Gudina said in an interview, days after leaving prison. A cause celebre for opponents of Ethiopia’s government during his time behind bars, Merera is the only prominent opposition politician to be freed since Prime Minister Hailemariam Desalegn announced earlier this month that his administration would release an unspecified number of the many dissidents jailed in the country. The announcement came amid continuing anti-government unrest in Ethiopia despite authorities ending a 10-month state of emergency last year and ongoing dialogue between the government and some opposition groups. In an interview with AFP on Tuesday, Merera said the dialogue holds little promise because the opposition parties involved are unpopular, while the prime minister’s goal for the prisoner amnesty to “improve the national consensus and widen the democratic platform” will not be met if more prisoners are not released. “I think [for] the ruling party, it is time to rethink, and stop these piecemeal things and lead this country to a real national dialogue and a national consensus. That’s the only way out,” Merera, 61, who chairs the opposition Oromo Federalist Congress, said at his home in the town of Burayu west of the capital Addis Ababa. Merera was detained in December 2016 shortly after the state of emergency declaration, which followed months of anti-government protests. Hundreds died and tens of thousands were arrested. Those protests started the previous year when the country’s largest ethnic group the Oromos denounced a plan to expand the capital Addis Ababa into their federal region Oromia. The unrest later spread to another region populated by Ethiopia’s second-largest ethnic group, the Amharas. The demonstrations represented one of the biggest challenges ever to the unchecked power of the Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF), which has led the country since 1991 and currently controls with its allies every single seat in parliament. ‘Outside of our control’ Protests have continued since the August 2017 expiry of the emergency decree, and the prisoner amnesty along with the government’s assurance that more detainees will soon be released is widely seen as an attempt to temper the discontent. “Millions of youth are outside of our control. If we don’t present something real to them, again they can go out of control,” said Merera, who is Oromo. While he was charged with an array of offences, Merera believes his arrest was an attempt to sap the morale of the protesters and sow disunity among the country’s opposition parties. He said he considered retiring from politics after spending more than a year incarcerated during his trial, but decided against it after the reception he received from supporters upon his release. “A country of 100 million, is too big, too big for one group. That is clear to everybody, I think including to them, those who lead us,” Merera said. “Really, controlling state power should not be the end of the world. They should see life after that.” AFP
-
The UK’s International Development Secretary has pledged to provide humanitarian assistant to Somalia. “The devastating consequences of drought in Somalia remain a major concern. The UK led the global effort to avert famine last year, but the country is facing further difficult conditions in 2018. The job is not yet done”, Rt Hon Penny Mordaunt, secretary of state for international development said. “I am very clear that this is not just Somalia’s problem. The whole world is less safe when instability, poverty and extreme weather triggered by climate change are left to feed extremism and mass migration.” “This is why the work we are doing here is so important, with British troops helping develop Somali forces, with world-class diplomats delivering a peaceful future and aid workers providing life-saving water and food. This is why the international community also needs to step up their support to Somalia before more innocent lives are lost,” Mordaunt continued. The £21 million ($29.7 million) humanitarian aid package will include vaccinations for 12.5 million livestock against respiratory diseases, benefiting two million Somalis. Food security and livelihood initiatives will assist 40,000 beneficiaries, with water and sanitation projects impacting 155,000 people. The UK government will invest in nutrition support for some 300,000 vulnerable Somalis and 130,000 children to be screened and treated for malnutrition. Earlier this month a commission of Somali scholars called for the protection of their country from “foreign interference” to respect the country’s sovereignty. The statement by the commission included concerns of “extrajudicial forces” leading to “sedition and unnecessary consequences” on Somalia’s domestic issues. The US frequently executes drone strikes and special operation raids in Somalia, often killing unarmed civilians. US drone strikes have reportedly killed 700 Somalis and injured 54 since 2007 according to the Bureau of Investigative Journalism. The United Kingdom has a special regiment of 85 military personnel on the ground in Somalia, to train and work with the African Mission. It remains unclear whether the UK is assisting in any joint US-Somali operations. Middle East Monitor
-
Jannaayo 24, 2018 – Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in mudnaanta 1aad ee Wasaaradda xilligan ay tahay sidii loo dhisi lahaa Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loogu talo galay inay nidaamiso isgaarsiinta dalka. Wasiirka oo ka hadlayay aqoon-is-weydaarsi socday muddo 3 maalmood ah oo loo qabtay shirkadaha isgaarsiinta, shirkado la-talin iyo Kooxda Hawl-fulinta oo loogu talo galay inay taageero farsamo ka geystaan sidii loo dhisi lahaa hay’addii ugu horreysay ee nidaamisa isgaarsiinta dalka. Wasiirka ayaa sheegay in markii Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu saxiixay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka bishii Oktoobar 2017, ay Wasaaraddu ka dalbatay Bankiga Adduunka taageero farsamo oo lagu dhisayo Hay’adda, iyadoo Bankigu uu gacan ka geystay in la hawl-geliyo khubaro Wasaaradda kala talin doona sida ugu habboon ee lagu dhisi karo Hay’ad nidaamisa, isla markaana horumarisa isgaarsiinta dalka. “Waxaad haysataan fursad naadir ah oo aad ku aasaaseysaan hay’ad cusub oo aysan xannibeynin caqabadaha maamul ee haysta hay’adaheena dawladeed ee hore u jiray. Waxaad mas’uul ka tihiin guusha ama guul-darrada hay’addan cusub, waxaana idinku adkeynayaa inaad sameysaan wax kasta oo awooddiina ah – qof qof iyo koox ahaanba – oo aad dalka ugu aasaaseysaan hay’ad sharaf iyo awood leh,” ayuu yiri wasiirku. Wasiirka ayaa ku adkeeyay in cid kasta oo ku lug leh dhismaha hay’addan laga doonayo in ay ka soo dhalaasho kaalinteeda kaga aaddan dhismaha hay’addan cusub. “Waxaan dooneynaa inaan dhisno hay’ad tusaale u noqota oo ay ku daydaan hay’adaha kale ee dawladeed” ayuu intaasi ku daray. Ugu dambeyntii Wasiirka ayaa u mahad celiyay Bankiga Adduunka oo taageero farsamo u fidinaya dhismaha Hay’addan Isgaarsiinta Qaranka, isla markaana marti-geliyay aqoon-isweydaarsigan. DHAMMAAD The post Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo sheegay in la dhisayo Hay’ad nidaamisa isgaarsiinta dalka appeared first on Puntland Post.
-
24 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo maray. Madaxweynaha oo Saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey socdaalkii Nabadda iyo dib u heshiisiinta, isagoona sheegay in si dhow uu ula soconayo dhammeystirka fulinta mashaariicda uu dhagax dhigay. “Maalmaha soo socda waxaan magacaabayaa guddi dabagal ku sameeya mashaariicdii aan soo ballan qaadey, si aan ula soconno dhaqan galkooda. Dowladda waxaa ka go’an in ay kaalinteeda ka qaadato.” Madaxweynaha ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo qurbajoogta Soomaliyeed in ay kaalin ka qaataan dib u dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha. “Waxaan ugu baaqayaa ganacsatada iyo qurba joogta Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan mashaariicda horumarineed iyo dib u dhiska dalkooda.” Madaxweynaha Jamhuuriyaddu ayaa uga mahadceliyey shacabka sida wadaniyadda leh ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna ku tilmaamay mid ka tarjumeysa biseylka iyo hanka ay u qabaan shacabka Soomaaliyeed dowladnimada iyo wadajirka. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug dadaalka ay ugu jiraan horumarinta, xasilinta, nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada ku dhaqan deegannadaas. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal qaatay muddo 17 maalmood ah waxa uu ku maray Gobollada Nugaal, Bari, Mudug iyo Galguuud, halkaas oo uu ugu kuur-galay baahiyaha nololeed ee dadka iyo arrimaha dib u heshiisiinta. _______DHAMMAAD__________ The post Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay appeared first on Puntland Post.