Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,214
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Wadada marinka u ah Garoonka Diyaaradaha magaalada Garowe oo muddo sanad ka badan dhisme uu ka socday waxaa laga dhigay laami,madaama horey ay u ahayd jid cade ay isticmaali jireen gadiidka u socda kana soo taga madaarka. Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa booqasho gaaban ku tagtey albaabka laga galo garoonka, wuxuuna muujinayaa laamiyeynta jidku inuu gabo gabo marayo dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garowe . Warar madax banaan oo soo gaaraya Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa sheegaya in horaanta bisha soo socota ee January si rasmiya xariga looga jari doono Airport-ka magaalada Garowe oo dhismihiisa ay gacanta ku hayso shirkad laga leeyahay dalka Turkiga. Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garowe ayaa noqonaya midkii ugu mudada dheeraa, wallow ay jiraan arrimo badan oo uu kaga duwan yahay Garoomo badan oo ku yaala dalka Soomaaliya. Daawo warbixin kooban Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Dhabaha Garoonka Diyaaradaha Garowe oo laga dhigay wado laamiya. appeared first on Puntland Post.
  2. Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay dambiyadii ka dhacay deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo sanadkan sii dhamaanaya ee 2017. Maxamed Cali Xareed, ku xigeenka xeer ilaaliyaha maamulka Puntland oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe ayaa soo bandhigay dambiyadii dhacay 2017, kuwaasi oo siyaabo kala duwan uga dhacay deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo. Gobolka Bari aya noqday kan ugu badan ee fal dambiyeedyada ay ka dhaceen sanadka 2017. Gobollada Puntland Magacaabatay iyo sidey wax uga kala dhaceen: Gobalka Nugaal 173 dambi Gobalka Bari 982 dambi Gobalka Karkaar 351 dambi Gobalka Cayn 677 dambi Gobalka Mudug 169 dambi Gobalka Sanaag 70 dambi Gobalka Haylaan 150 dambi Goobjoog News Source
  3. Muqdisho (Caasimada Online)-Xeer ilaalinta Guud ee maamulka Puntland ayaa maanta soo bandhigtay kiisaska danbiyada ka dhacay Gobolada maamulka ee 2017. Xeer ilaalinta oo diiwaan galisa dhammaan dhacdooyinka khuseeya maamulka oo ay galeen shakhsiyaad khaas ah oo qaarkood laga abaalmariyay kiisaska dhacdooyinka oo ay galeen. Xeer ilaalinta oo dhacdooyinkaan soo bandhigta dabayaaqada sanad waliba ayaa maanta soo bandhigtay 2,572 danbiyo. Xeer ilaaliye ku-xigeenka Guud ee maamulka ahna ku simaha Xeer ilaaliyaha Maxamed Cali Xareed, ayaa sheegay in dhacdooyinka qaar aan weli laga gaarin go’aan, halka qaarna lasoo afjaray, sida uu hadalka u dhigay. Hoos ka akhriso Dambiyadda kadhacay Gobaladda Puntland: 1-Gobalka Nugaal 173 dambi 2-Gobalka Bari 982 dambi 3-Gobalka Karkaar 351 dambi 4-Gobalka Cayn 677 dambi 5-Gobalka Mudug 169 dambi 6-Gobalka Sanaag 70 dambi 7-Gobalka Haylaan 150 dambi Dhinaca kale, ku simaha Xeer ilaaliyaha Maxamed Cali Xareed, ayaa ballanqaaday in si dhaqsi ah ay ku dhameystiri doonaan danbiyada weli furan ee aan go’aanka laga gaarin. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Puntland oo soo bandhigtay kiisaska danbiyada ee ka dhacay Goboladeeda 2017 (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
  4. Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Cabdiraxmaan Kulmiye Xersi (Cabdiraxmaan Dheere) ayaa sheegay in Maalinta Berri ah magaalada Muqdisho lagu qaban doono Munaasabad lagu daah-furayo Xarunta lagala socon doono Maamulka Hawada Soomaaliya,sida ay soo werisay Wakaaladda Wararka SONNA. Wasiirka ayaa laga soo xigtay in dowlada Soomaaliya ay ku guulaysatay inay la soo wareegto maamulka Hawada Soomaaliya oo tan iyo sanadkii 1991 laga maamulayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, islamarkaana ay gacanta ku heysay Hay’adda ICAO. Cabdiraxmaan Dheere ayaa sheegay in la rakibay dhammaan qalabkii lagu shaqeyn lahaa, sidoo kalena shaqaale badan loo tababarayo, waxaana munaasabadda daah-furka ka soo qaybgeli doona madaxda sare xukuumadda Soomaaliya.
  5. Somalia took a step nearer to regaining control of their national stadium in Mogadishu after Somali Prime Minister, Hassan Ali Kheyre, confirmed that African Union peace keeping troops stationed at Stadium Mogadishu would withdra from the stadium by 2018. He also said that they would plan a full reconstruction of Stadium Mogadishu as it returned to use as the country’s national football stadium. “Getting stadium Mogadishu back into the hands of the people is one of our commitments to create more opportunities for the young football-loving Somalis and that will soon happen,” said Ali Kheyre at the closing of second edition of Somali Inter-State football tournament. Football is Somalia is battling to get back on its feet with completion and national team matches following years of conflict in the country. The return of national team competition would come after almost three decades. Somalia hosted its last international match in Mogadishu in 1988. Somali Football Federation president, Abdiqani Said Arab, said: “The situation in the country is changing and we are moving from the long-standing lawlessness to peace and stability and due to the betterment of the security situation in Somalia we have decided to stage our home games at home. “Somali people have the right to watch their national team play at home and we have to make that happen now that the country is going ahead. 2018 will be a year of a big change for Somalia as we plan to invite national teams from some east African countries for friendly matches.” Abdiqani Said Arab also expressed an ambition to organise regional CECAFA tournaments in Somalia. “I am very delighted that our government is now arranging full construction for Stadium Mogadishu. The issue of troop withdrawals from Stadium Mogadishu was one of the main reasons for the visit of CAF president Ahmed Ahmed to Somalia in April 2017. The SFF has long been waiting for this development. Having Stadium Mogadishu back into use will foster football development in Somalia,” he said. Source: – Inside Football The post Somalia’s Stadium Mogadishu set to return football after 30 years of armed conflict appeared first on Caasimada Online.
  6. Concluding the main part of its 72nd session, the United Nations General Assembly on Sunday took a number of key actions, including approving a nearly $5.4 billion programme budget for the Organization for the biennium 2018-2019. The budget covers UN activities across a range of areas, including political affairs, international justice and law, regional cooperation for development, human rights and humanitarian affairs, and public information. The approved amount is $286 million (or 5 per cent) below the budget for the current two-year period 2016-2017 and $193 million below the proposal made by the Secretary-General in October this year. In addition to the budget, the 193-member General Assembly also adopted a number of key resolutions, including reforms in areas of peace and security, and of management. Speaking at the closing session, Miroslav Lajčák, the President of the General Assembly, stated that progress is not measured by the number of resolutions adopted, but rather by the impact the United Nations makes on people’s lives. “Our work is not yet done. We have more to do next year,” he said, noting areas, including the Global Compact for Migration, the peacebuilding and sustaining peace agenda, maintaining momentum on the Sustainable Development Goals (SDGs), as well as Security Council reform. “To have meaningful outcomes from all these processes we need to talk, and more importantly, to listen, to one another. These agenda items represent global challenges. And multilateralism is the tool we need to solve them,” he added. The UN budget In approving the budget, the General Assembly also endorsed the proposal to move from a biennial planning and budgeting period to annual programme budget on a trial basis, as of 2020. “This signals one of the most significant shifts in the programme planning and budgeting process of the Organization since the 1970s,” stated a note issued by the Spokesman for the Secretary-General. Explaining the details of the new budget, Johannes Huisman, the Director of Programme Planning and Budget, in the Office of the Controller, told UN News that most of the cuts were under operating or “non-post” areas, such as information technology or travel. To a lesser extent, reductions also applied to personnel or post resources, he said. Emphasizing that the UN budget will ensure that there is value for money, he said “This is a reassurance we can give to the tax-payers that no stone will be left unturned to make sure that the money is spent properly and ultimately benefits the world community in the areas where the UN is needed.” Source:- UN News Center The post General Assembly approves $5.4 billion UN budget for next two years appeared first on Caasimada Online.
  7. Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya waxaa maanta ku geeriyooday Xarawo qabax oo ahaa nin Xanaaneeyn jiray Abeeso. Ninkaan oo Muddo Dheer Xanaaneeynayay Abeesada ayaa ugu dambeeyntii Ay Qaniinyo ay Qaniintay Darteed maanta ugu geeriyooday Muqdisho. Ninkaan Ayaa ku xanaaneeynayay Abeesada deegaanka Bandiiradleey ee Gobolka Mudug hayeeshee dhaawaciisa ayaa la keenay Muqdisho. Dadka Deegaanka ayaa inoo sheegay in sidoo kale ninkaan uu xanaaneeynayay Abeesooyin kale . Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Nin Abeeso uu Xanaaneeynayay Dhaawac ay Gaarsiisay ugu Geeriyooday Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  8. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa lagu wadaa in maalinta beri ah magaalada Muqdisho ay ka dhacdo munaasabad lagu furaayo Xarunta lagala socon doono Maamulka Hawada Somalia. Maamulka Xarunta ayaa sheegay in dowlada Somalia ay ku guuleysatay dib usoo celinta maamulka Hawada Somalia, oo noqon doonta mid ay xor u noqon doonto Somalia. Cabdi raxmaan Kulmiye Xersi ‘’Cabdiraxmaan Dheere’’, oo ah Wasiiru dowlada Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada, ayaa sheegay in la dhameystirada dhammaan qalabka Hawada Somalia iyo xarunta laga maamuli lahaa. Cabdiraxmaan Dheere, ayaa sheegay in DFS ay ka dhabeyneyso dadaalka ay ku maamulaneyso Hawada Somalia, waxa uuna farta ku goday in xarunta ay si rasmi ah u shaqo gali doonto. Waxa uu tilmaamay in talaabadan ay hirgashay markii ugu horeysay wixii ka danbeeyay tan iyo sanadkii 1991 laga maamulayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana hada gacanta ku heysay Hay’adda ICAO. Sidoo kale, Cabdiraxmaan Dheere ayaa sheegay in la rakibay dhamaan qalabkii lagu shaqeyn lahaa, shaqaalo badan loo tababaro iyadoo Madaxda dalka ay kasoo qeyb gali doonaan Munaasabada Daah furka. The post Sawirro: DFS oo soo bandhigtay Xarunta iyo qalabka laga hagi doono Hawada Somalia appeared first on Caasimada Online.
  9. Dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa Maanta degaanka Caga-madow ee bariga magaalada Garoowe ka bilowday hawlgal lagu xadeynayo dhulka ay magaaladu ku fidayso sannadaha soo socda. Hawlgalka oo ay goobjoog ahaayeen duqa caasimadda Garoowe Xassan Maxammed Ciise(Goodir) iyo Xogahayaha dowladda hoose Maxamuud Cali Guray,ayaa lagu calaamadiyay xadka ay yeelan doonaan caasimadda Puntland ee Garoowe iyo dooxooyinka ku xeeran ee dhul daaqsanka ah 20-ka sano ee soo socda,si looga hortago xaalufinta daaqa iyo muranka degaan ee ka shasha dooxooyinka la cabbirto. Xildhibaannada Golaha degaanka caasimadda Garoowe ayaa horay u ansixiyay qorshe ku saabsan xadeynta dhulka ay ku fidayso magaaladu tan iyo sannadka 2037,waxaana qorshahan qeexayaa in la calaamadiyo dhammaan afarta dhinac ee magaalada,islamarkaana la asteeyo xadka ay la wadaageyso dooxooyinka xoola-daaqsinka ah. Muuqaal Sawirro PUNTLAND POST The post Dowladda hoose oo calaamadisay dhulka ay Caasimadda Garoowe ku fidayso 20 sano ee soo socda. appeared first on Puntland Post.
  10. Jowhar (PP) ─ Golaha Wasiirada Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta la dhaariyay, kaddib markii ay isla maanta ansixiyeen xildhibaanada baarlamaanka, iyadoo madaxda Hirshabeelle ay soo dhaweeyeen ansixinta. Wasiirrada Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu hor-dhaariyay madaxweynaha, madaxweyne ku-xigeenka, guddoonka baarlamaanka iyo xildhibaannada, iyagoo ku dhaartay inay si cadaalad ah ugu shaqyen doonaan bulshada ku nool deegaannadaas. Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa soo dhaweeyay Ansixinta Golaha Wasiirrada, Waxaana uu uga mahad celiyay Baarlamaanka Qaabkii meel-marinta oo ka dhigeysa in golaha wasiirrada wixii hadda kaddib ay u howl-galana waajibaadkooda. Sidoo kale, Madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare oo khudbad ka jeediyay Munaasabaddii lagu meel-marinayay Wasiirrada, ayaa ka hadlay arrimaha amniga iyo howlaha hor-yaala xukuumadda cusub ee maamulkiisa. Dhanka kale, Waare ayaa sheegay in dhawaan la billaabi doono dhismaha Waddada isku-xirta Muqdisho iyo Jowhar, isla markaana uu socdo mashruuc lagu dhisayo garoonka diyaaradaha degmada Jowhar oo maamulka xarun u ah. Ugu dambeyn, Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle wuxuu xusay inuu Maamulkiisa wax ka qaban doono amniga, isla markaana la isku furi doono waddooyinka xiriiriya deegaanada Hirshabeelle, waxaa uu soo dhoweeyay weerarada cirka ah ee ka dhanka ah Al-shabaab, taasoo uu tilmaamay inay si weyn u wiiqday awoodooda. PUNTLAND POST The post Wasiirada Hirshabele oo la dhaariyay kaddib markii uu Baarlamaanku Meel-mariyay appeared first on Puntland Post.
  11. Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Qorsheynta Somalia, Jamaal Maxamed Xasan oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay billaaban doonaan fulinta wajigii koowad ee mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qatar ay ka fulinayso Soomaaliya. Wasiir Jamaal ayaa hadalkiisa ku daray in mashaariicdan ay kaalin muuqata ka qaadan doonaan dib u dhiska dalka, isagoo uga mahad-celiyay Dowladda Qatar sida u garab-taagan tahay shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed. “Dowladda Qatar waxaan uga mahad-celinaynaa kaalmada ay mar walba la garab-taagan tahay shacabka iyo dowladda Somalia, runtiina mashaariicda ay Qatar ka fulinayso Somalia waa kuwo faa’iiido u leh Soomaalida oo dhan,” ayuu yiri Wasiirka Qorsheynta Somalia. Mashaariicdan ayaa isugu jira dib u dhiska Waddada isku-xirta Muqdisho iyo Jowhar oo dhirirkeedu yahay 90-km, Waddada Muqdisho iyo Afgooye isku-xirta oo dhirirkeedu yahay 30-km iyo dhimsha xarumo kala duwan. Xarumaha ay Dowladda Qatar dhisayso waxaa ka mid ah; Xarunta Xisbiga oo ku taalla agagaarka Garoonka kubadda cagta ee Muqdisho Stadium oo la filayo in markii dhismaheedu uu dhammaado ay ku shaqeyso Xukuumadda Federaalka Somalia. Ugu dambeyn, Heshiiskan ayaa Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ay ku kala saxiixdeen Muqdisho 28-kii November, iyadoo la rajeynayo in hesiiskan uu qeyb ka qaato qorshaha qaran ee horumarinta dalka oo ay ka qeyb ka tahay dib u dhiska kaabayaasha dhaqaallaha iyo xoojinta dhaqaalle. PUNTLAND POST The post WASIIR JAMAAL: Mashaariicda Qatar ay fulinayso Dhawaan ay si rasmi ah u billaabanayaan appeared first on Puntland Post.
  12. Hay’adda la dagaalanka cudurka AIDS-ka (PAC), ayaa qabatay kullan looga hadlayay jojinta takoorka iyo dhaleecaynta lagu hayo dadka la nool cudurka HIV/AIDS, ee ku nool Puntland Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galay dad ka socday qeybaha kala duwan ee bulsahda, sida nabaddoonada, haweenka dhalinyarada iyo masuuliyiin katirsnan hay’addaha dowladda. Hay”ada la dagaalanka cudurka HIV/AIDS ee puntland ayaa sheegtay inay kulankan u qabatay inay bulshadu u naxariistaan dadka la nool cudurkaas lagana joojiyo takoorka loona fududeeyo waxyaabaha la macaamilka dadka . Guddoomiyaha dallada dadka la nool cudurka AIDS-ka, ee Daryeel, Cabdalla Maxamad Muuse ayaa madasha kullanka ka sheegay in loo baahan yahay in la joogteeyo kulamada nuucaan oo kale ah, si kor loogu qaado fahamka bulsahda ee ku saabsan cudurkaan iyo inay hoos u dhacdo takoorka ay la kulmaan dadka cudurkaan la nool, inkastoo Puntland ay tahay meesha kaliya ee aan faquuq sidaas u buuran loogu geysan dadka cudurkaan la nool. Madaxda dhaqanka ee kulanka ka qayb galay ayaa ku baaqay in dadkaas si fiican loola dhaqmo waxayna dawladda ka codsadeen in ahmiyad gaar ah loo sameeyo si ay daryeel fiican u helaan . Guddoomiye kuxigeenka gobolka Nugaal, Cali Salaad Diiriye Faarax, ayaa sheegay in xag diin iyo xag dhaqanba ay gef ku tahay in la takooro dadka ka nool cudurkaan, wuxuuna sidoo kale dadka cudurkaan qaba ugu baaqay inay iyagana ka feejignaandaan inay bulshada ku dhex faafiyaan. Agaasime ku xigeenka hay’adda PAC, ayaa sheegay kullankaan inuu qeyb ka yahay ol’ole balaaran oo ay ku midaysan yihiin hay’addaha dowladda iyo shacabka, kaasoo la doonayo in lagu joojiyo takoorka ka dhan ka ah dadka qaba cudurkaan. Waxaa u guddoomiye ku xigeenku qiray in la ogaaday takoorku inuu keenay in dadka qaba iyaguna cadowtinimo ufaafiyeen cudurka. Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle, ayaa sii xoojiyay baaqa ku saabsan joojinta takoorka dadka la nool AIDska, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay dadku inay isku naxariistaan, iyadoo aan la eegayn mid caafimaad qaba iyo mid xanuunsan. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post PAC oo qabatay wacyigelin ka dhan ah takoorka dadka la nool cudurka HIV/AIDS.. appeared first on Puntland Post.
  13. An English-speaking Islamic State fighter incites attacks in the West in a new video released from Somalia. On Dec. 25, the Islamic State released yet another video promoting attacks in the West. The production is unremarkable in that regard, but it is noteworthy another reason: It featured the group’s so-called “province” in Somalia. While the Islamic State has long promoted its upstart presence in East Africa, the latest video appears to elevate its fighters to an official provincial arm of the self-declared caliphate. Abu Bakr al Baghdadi’s organization maintains “provinces” in a number of countries, but many of them control little territory. This is true in Somalia as well. The video, titled “Hunt Them Down, O Monotheists,” opens with scenes of Christmas and New Year’s celebrations throughout the West. The Islamic State incites followers to lash out at those celebrating the holidays, with crosshairs superimposed on the heads of Pope Francis and other priests. Clips of past attacks in the West are interlaced between scenes. High-profile targets in New York, London and elsewhere are also shown. Three fighters speak into the camera, issuing threats to Western states and calling for Muslims, especially those in East Africa, to join the Islamic State’s cause. One of the fighters speaks in accented English, telling would-be supporters that killing an infidel is their “ticket out of hell.” Two other fighters claim to be from Ethiopia. The main Islamic State faction operating in Somalia is led by Abdulqadir Mumin, a former Shabaab official who appeared in many of its propaganda videos before defecting to the Islamic State in Oct. 2015. In Aug. 2016, the US State Department added Mumin to its list of global terrorists. Indeed, the new video appears to have been filmed in Mumin’s area of operations. Shabaab, an official arm of al Qaeda, has opposed the Islamic State’s expansion onto its turf. When Mumin first defected to Baghdadi’s cause, only a small cadre of Shabaab fighters joined him. According to Reuters, there were approximately 300 Shabaab members based in the Galgala hills of Puntland at the time, but only 20 defectors are said to have gone with Mumin. The Islamic State faction may have had around 200 to 300 members before a Puntland military campaign drove them back from the town of Qandala in late 2016, according to Voice of America. A recent defector reportedly told Puntland authorities that there are only around 70 people remaining in the group. The faction is largely based in the Golis and Bari mountains of northern Somalia. It is known to run at least one training camp in that area. The facility is named after Bashir Abu Numan, a Shabaab commander who defected to the Islamic State but was killed by Shabaab’s Amniyat (internal security force). Mumin’s group has carried out several operations in Bosaso, the capital of Somalia’s Bari region. The attacks include its first claimed suicide bombing in May and an assault on a hotel. Late last year, Mumin’s faction captured the port town of Qandala. It held the town for two months before Puntland security forces and clan militias finally drove it from the town. Smaller Islamic State-loyal cells are also present in central and southern Somalia. For example, they have claimed attacks in Mogadishu and Afgooye. However, it is unclear what their organizational relationship is, if any, to the larger Mumin-led faction in Puntland. In addition, many claims made outside of Puntland are often not confirmed by local reporting. It is not clear how many fighters the Islamic State currently has in East Africa. The group is likely eager to promote its Somali branch as it loses ground elsewhere. But its threats to holiday celebrations in the West are taken seriously by counterterrorism officials. In Dec. 2016, an Islamic State loyalist drove a truck into a Christmas market in Berlin, killing one dozen people. Weeks later, another jihadist massacred dozens of people celebrating New Year’s at a nightclub in Istanbul, Turkey. Images from the Islamic State’s video, “Hunt Them Down, O Monotheists” The end title card of the video reads “The Media Office of Wilayat al Somal [Somalia Province]”: “Targets” highlighted in the video: Foreign fighters, including at least two from Ethiopia: Islamic State fighters somewhere in Puntland: Thomas Joscelyn is a Senior Fellow at Foundation for Defense of Democracy and the Senior Editor for The Long War Journal. Caleb Weiss is an intern at Foundation for Defense of Democracy and a contributor to The Long War Journal.
  14. Eng. Maxamed Cabdullahi Xuseen (Shoortaaye) isla markaana ah oday Soomaaliyeed oo bulshadu ay aad u taqaan ayaa baaq kal iyo laab ah u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Qoriley iyo Cagaare. Professor-ka ayaa baaqiisa ku sheegay in loo gurmado oo la xaliyo khilaafka ay ku filnaan waayeen. PUNTLAND POST The post Eng. Maxamed Cabdullahi Shoortaaye oo baaq ka diray colaadaha deegaan Qoriley iyo Cagaare appeared first on Puntland Post.
  15. Former Somaliland’s 3rd President, Hon. Dahir Rayale Kahin paid a courtesy call on President Col. Musa Bihi Abdi this morning, at the President’s Office. The Former President was accompanied by former Finance Minister, Amb. Husein Ali Du’ale aka ambassador and former foreign minister, Hon. Abdilahi Mohamed Du’ale. The mission of the courtesy call was to greet the new president who just has been in office for a matter of two weeks.
  16. Taye Stke-Selassie Amde (Photo: Al-Ahram Weekly) Ethiopian ambassador to Egypt Taye Stke-Selassie Amde had just come back from a visit to the Egyptian foreign ministry when he spoke to Al-Ahram Weekly, adding that he had had discussions with the Egyptian authorities on the possible dates of a visit by Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn to Cairo. The visit, Amde said, would be “in December”. However, earlier this week, Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry said it would be in January and after a visit he was planning to the Ethiopian capital Addis Ababa to meet his Ethiopian counterpart and the country’s prime minister. Amde had not sounded very convincing about the date of the possible visit. He said it should happen when the atmosphere was “positive enough” to allow for an overdue meeting of the joint Egyptian-Ethiopian Higher Committee on the building of the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) that should have taken place last year in Egypt. The first round of the Committee meetings took place in Addis Ababa two years earlier. 2017 cannot be described as a year of positive movement in the negotiations, essentially between Egypt and Ethiopia, over the impact of the Dam that Addis Ababa is building on the Blue Nile. This provides Egypt with over 80 per cent of its annual share of Nile water, with this already falling far short of its needs. Amde acknowledged that there had been ups and downs in the negotiations, which also include Sudan, in the process launched in the Sudanese capital in 2015 under the title of the Khartoum Declaration of Principles (KDP). In that Declaration Egypt acknowledged the right of Ethiopia to build the Dam in return for undertakings related to its safety and the water rights of downstream states like Egypt and Sudan. However, he said the negotiations under the KDP were not the only reason for the delay in the meeting of the Joint Higher Committee. The delay was the result of tensions in bilateral relations that were not just about the GERD, but also about the attitude of the Egyptian media to Cairo-Addis ties, he said. The KDP is supposed to allow Ethiopia, the upstream country of the Nile, to discuss with Egypt and Sudan, the two downstream countries, its plans to continue the construction and then to start filling the reservoir of the GERD, which it started building in 2010 without agreement from Egypt. Egypt, according to the official narrative, was not happy to see Ethiopia expanding the capacity of the GERD reservoir from 14 billion cubic metres of water, as was originally announced, to 74 billion cubic metres. However, according to the same official narrative, Cairo chose to act in good faith in the hope of reaching an agreement that would accommodate the development aspirations of Ethiopia and its own water-shortage worries. Sudan, with much larger water resources than Egypt, does not share the worry over a drop in its annual share of water from the Blue Nile. However, it still needs, at least in theory, reassurance on the safety of the GERD, since if this were to crack or even collapse the resulting floods could inundate Khartoum. The objective of the negotiations thus far has been to grant Egypt and Sudan, which have not denied their differences within the process, reassurances on the safety of the Dam and on plans to fill the reservoir in a way that will not cause harm to Egypt’s water rights in accordance with prior agreements. Over the past two years, especially 2017, there have been hardly any positive messages from the Egyptian delegation. Both the political and technical teams working on the Dam have shared growing scepticism about what they found to be a “lack of commitment on the side of the Ethiopian delegation” with regard to a clear plan for the filling of the reservoir or a transparent sharing of information on the safety of the body of the Dam. Late in November, Egypt announced the close-to-total failure of the KPD negotiations. The announcement was made by the Egyptian minister of irrigation following a round of talks in Cairo. Speaking to the Weekly a few days later, the ambassador of Ethiopia insisted that “the process didn’t fail… it is still going on.” He argued that “the leaders cannot afford the talks to fail.” “No one wants to go into uncharted territory,” Amde said. “And nobody said the process has died… there is a meeting scheduled to take place in Khartoum” in a few weeks’ time, for example, he added. Amde sounded confident that the possible meeting between Egyptian president Abdel-Fattah al-Sisi and Desalegn could help things to move on. However, he insisted that it was the job of the technical teams to come up with ideas rather than to throw the ball into the court of the political leadership. He denied accusations coming from government bodies in Cairo to the effect that Ethiopia is simply “playing games and trying to buy time” while it continues its construction of the GERD. He insisted during a 40-minute interview with the Weekly that it was not at all the intention of Ethiopia to cause harm to Egypt’s water interests, especially since the water that would be amassed in the GERD reservoir would be used to generate electricity rather than for agricultural purposes. As for the questions of whether Ethiopia would start filling the reservoir without a conclusive agreement with Cairo and how many cubic metres of water would be subtracted from Egypt’s annual share, Amde said only that these were matters for the technical teams to discuss. He insisted that the Egyptian announcement of the failure of the talks was not about the reluctance of his country’s delegation to negotiate in good faith, but was rather about a disagreement over technical elements of the report presented by a consultancy firm on the construction of the Dam. Today, ahead of an anticipated visit by his prime minister, the ambassador of Ethiopia said that technical experts on both sides should be able to find ideas to share with the political leaders in order to help them give a positive push to the negotiations whose success was in the interest of all parties. He acknowledged some technical disagreements, including the interpretation of “current uses” of water and how to assess possible averages for the annual use of the downstream countries, Egypt and Sudan, to allow for the fair definition of a baseline. “But this is an impasse at most” Amde said. He added that it was not the first to face the negotiating teams and that it “could be solved by the technical committees.” Meanwhile, he would not acknowledge the complaints made by Egyptian official quarters about the “reluctance” of Ethiopia to commit to a Nile water-sharing agreement signed in 1959. He argued that Addis Ababa was not obliged to commit to this agreement, to which it was not a party. Nor, he added, was Ethiopia required by the KDP to acknowledge it. “We have an obligation to work on the basis of the Declaration of Principles… and we have an obligation to cooperate… so we are going to keep on discussing,” Amde said. He added that “we are trying as much as possible to keep all avenues open.” Amde suggested that this was an essential part of his talks with Egyptian officials while examining the preparations for the possible visit of the Ethiopian prime minister to Egypt. However, he was not willing to hide his blame for what he called the “negative narratives” that some in the Egyptian media had been offering about the path of the negotiations so far. For the most part, commentators have been sharing their concerns about the true commitment of Ethiopia to reciprocate Egypt’s accommodation of Ethiopia’s desire to build the GERD to provide it with electricity with a commitment to work out a way that will not mean the Dam’s having a devastating effect on Egypt’s already insufficient agricultural land and water share per person. Some commentators have argued that the time has come for the talks to be suspended and for the Egyptian authorities to pursue legal means to secure the compliance of Ethiopia to Egypt’s rights as a downstream Nile Basin country. For Amde, this kind of discourse does not help pave the way to successful cooperation between the two countries on their matters of disagreement. He said that for a successful outcome of the anticipated talks between al-Sisi and Desalegn to be guaranteed, there needed to be less tension in the air. He said that the Ethiopian authorities “were not happy last year” with the expected date of the second round of the joint Egyptian-Ethiopian Higher Committee and the line taken in the Egyptian media and “thought it wise to postpone” the meeting. That said, he insisted that the meeting would convene this year. He also insisted that the two leaders would be able to send a positive message to dispel concerns in Egyptian public opinion and to reassure Egyptians that Ethiopia would never act in such a way as to harm Egypt. They would also attend to the concerns of Ethiopian public opinion, he said. “This process shouldn’t be driven by emotions or by combat diplomacy. With serenity, we can bring about a solution,” he said. Amde said that he was expecting the joint Egyptian-Ethiopian Higher Committee to discuss matters of common concern to the two countries that go beyond the GERD to the benefit of both. *This story was first published in Al-Ahram Weekly.
  17. Hay’adda la dagaalanka cudurka AIDS-ka (PAC), ayaa qabatay kullan looga hadlayay jojinta takoorka iyo dhaleecaynta lagu hayo dadka la nool cudurka HIV/AIDS, ee ku nool Puntland Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galay dad ka socday qeybaha kala duwan ee bulsahda, sida nabaddoonada, haweenka dhalinyarada iyo masuuliyiin katirsnan hay’addaha dowladda. Hay”ada la dagaalanka cudurka HIV/AIDS ee puntland ayaa sheegtay inay kulankan u qabatay inay bulshadu u naxariistaan dadka la nool cudurkaas lagana joojiyo takoorka loona fududeeyo waxyaabaha la macaamilka dadka . Guddoomiyaha dallada dadka la nool cudurka AIDS-ka, ee Daryeel, Cabdalla Maxamad Muuse ayaa madasha kullanka ka sheegay in loo baahan yahay in la joogteeyo kulamada nuucaan oo kale ah, si kor loogu qaado fahamka bulsahda ee ku saabsan cudurkaan iyo inay hoos u dhacdo takoorka ay la kulmaan dadka cudurkaan la nool, inkastoo Puntland ay tahay meesha kaliya ee aan faquuq sidaas u buuran loogu geysan dadka cudurkaan la nool. Madaxda dhaqanka ee kulanka ka qayb galay ayaa ku baaqay in dadkaas si fiican loola dhaqmo waxayna dawladda ka codsadeen in ahmiyad gaar ah loo sameeyo si ay daryeel fiican u helaan . Guddoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal, Cali Salaad Diiriye Faarax, ayaa sheegay in xag diin iyo xag dhaqanba ay gef ku tahay in la takooro dadka ka nool cudurkaan, wuxuuna sidoo kale dadka cudurkaan qaba ugu baaqay inay iyagana ka feejignaandaan inay bulshada ku dhex faafiyaan. Agaasime ku xigeenka hay’adda PAC, ayaa sheegay kullankaan inuu qeyb ka yahay ol’ole balaaran oo ay ku midaysan yihiin hay’addaha dowladda iyo shacabka, kaasoo la doonayo in lagu joojiyo takoorka ka dhan ka ah dadka qaba cudurkaan. Waxaa u guddoomiye ku xigeenku qiray in la ogaaday takoorku inuu keenay in dadka qaba iyaguna cadowtinimo ufaafiyeen cudurka. Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle, ayaa sii xoojiyay baaqa ku saabsan joojinta takoorka dadka la nool AIDska, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay dadku inay isku naxariistaan, iyadoo aan la eegayn mid caafimaad qaba iyo mid xanuunsan. DAAWO SAWIRRADA KULANKA. Puntlandi.com
  18. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirka Qorsheynta Magaalgahsiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo la hadlay Wakaalada SONNA ayaa sheegay in Maalmaha soo socda la bilaabayo fulinta wajiga Koowaad ee Mashriicda Hormarineed ee Dowlada Qatar ay ka fulineyso Soomaaliya. Wasiir Jamaal ayaa sheegay in mashaariicdan Dowladda Qatar Maalmaha soo socdo ay bilaabeyso lagu qiimeeyay lacag dhan 200 milyan oo doolarka Mareykanka ah, isaga oo kaga mahad celiyay Qatar kaalinta muuqata ee ay ka qaadanayaan dib u dhiska dalka Soomaaliya iyo garab istaaga shacabka iyo dowlada. Agaasimaha guud ee Sanduuqa Qatar ee Horumarinta Mr. Khalifa Jassim Al kuwari oo shalay la hadlay Warbaahinta Qatar ayaa sheegay in mashaariicda ay Soomaaliya ka fulinayaan ay ka mid yihiin dib u dhiska wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo dhirirkeedu yahay 90 KM, wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye oo dhirirkeedu yahay 30 KM, dib u dhiska qaar ka mid ah Xarumaha dowlada iyo Hormarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha Dowlada. Heshiiskan ayaa Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar Magaalada Muqdisho waxay ku kala saxiixdeen 28- bishii November ee sanadkan, iyadoo la rajeynayo in Hesiiskan uu qeyb ka qaato qorshaha qaran ee horumarinta dalka oo ay ka qeyb ka tahay dib u dhiska kaabayaasha dhaqaallaha iyo xoojinta dhaqaalle. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wasiir Jamaal“waxaan dhawaan bilaabanaya Wajiga Koowaad Mashaariicda Qatar ee Soomaaliya” appeared first on Caasimada Online.
  19. Xildhibaannada haweenka ee ku jira aqalka sare ee baarlamaanka ayaa maanta doortay guddoomiye, guddoomiye ku xigeen, xoghaye iyo qasnaji. Haweenka ku jira xildhibaannada aqalka sare ayaa tiro ahaan gaaraya 13, waxaana doorashada maanta soo xaadiray 12, iyadoo munaasabadda doorashadan ay ka dhacday xarunta aqalka sare ee magaalada Muqdisho. Shukri Aadan Maxamed ayaa noqotay guddoomiyaha haweenka ku jira aqalka sare, kadib markii ay u tanaasushay Faadumo Gariiro oo la tartameysay. Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka Koowaad ayaa loo doortay Samsam Ibraahim Cali, halka ku xigeenka Labaad loo doortay Deeqa Xasan Xuseen, waxaana xoghaye u doorteen xildhibaannada haweenka ee aqalka sare Samsam Daahir Maxamuud, iyadoo qasnajigana laga dhigay Fartuun C/qaadir Karaama. C/xaashi Cabdullaahi oo furitaanka munaasabaddan ka hadlay ayaa sheegay in ay wanaagsaneyd in haweenka ku jira guud ahaan baarlamaanka Soomaaliya ay hoggaan mid ah sameystaan, balse golaha shacabka haweenka ku jira oo hoggaan gaar ah sameystay awgeed lagu qasbanaaday in haweenka aqalka sarena ay iyaguna hoggaan doortaan. Goobjoog News Source
  20. Muqdisho (Caasimadda Online) – Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur u qabatay inuu muddo 7 Maalin ah ku imaado Maxkamadda horteeda si loo dhageysto dacwadda loo heysto. Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa loo kala diray Cabdiraxmaan Cabdishakuur Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir Taliyaha Saldhigga Boliiska Degmada Wadajir Sidoo kale waxaa waraaqdaan la ogeysiiyey oo wax ka og Hoggaanka Baarista Dembiyada Boliiska (CID). Maxkamadda ayaa Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku amartay inuu maxkamadda hor yimaado 03/01/2018. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxkamadda Racfaanka oo C/raxmaan C/shakuur u qabatay 7 maalin inuu ku imaado Maxkamadda iyo laamaha amaanka oo la faray inay.. appeared first on Caasimada Online.
  21. Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Saddexdii qareen ee u doodayey u sheegay inuu kala noqday wakiilnimadii, kadib warqad qoraal ah oo uu u diray. Waxa uu sheegay Shakuur in aysan qareennadaasi matalin, isaga oo sharci darro ku tilmaamay dacwadda loo haysto. Sidoo kale Shakuur ayaa sheegay in xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ku xadgudbay sharciga, qalad badanna uu ka galay, sida xariggiisa, weerarkii gurigiisa lagu qaaday iyo sidoo kale dadkii halkaasi ku dhintay. Siyaasigan ayaa qoraalkiisa ku sheegay in markii ay dhammaato cadaadiska siyaasadeed uu xeer ilaaliyaha ku dacweyn doono wixii dhacay. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka: Goobjoog News Source
  22. Muqdisho (Caasimadda Online) – Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa wakiilshadii kala noqday saddex qareen oo doodayey kiiska loo heysto, kadib qoraal uu u u diray Maxkamadda rafcaanka G/banaadir iyo Qareenada. Qoraalkan uu siyaasiga C/raxmaan C/shakuur kalsoonida wakiilashada ugala noqday qareenada kala ah Tahliil Xaaji Axmed, C/kariin Maxamed Axmed iyo Aamina Xaaji Axmed oo maanta soo baxay ayaa keenay in maxkamadda rafcaanka ay qareenada u sheegto inaysan dsifaaci karin C/raxmaan C/shakuur. Warqad qoraal ah oo uu qoray C/raxmaan C/shakuur ayuu ku sheegay inuu kala noqday wakaaladii Qareennimo ee Qareenada kala ah Tahliil Xaaji Axmed, Qareen C/kariin Maxamed Axmed iyo Qareen Aamina Xaaji Axmed. “Waxaan idin kaga mahad celinayaa sida hufan ee aad ii difaacdeen, dacwadii horgeynta Maxkamadda Gobolka Banaadir, hase ahaatee waxaa idin ku wargelinayaa inaan ka noqday idmashadii Qareen inaad iga noqotaan dacwadda siyaasadeysan ee uu Xeer Ilaaliga doonayo inuu igu socodsiiyo si aan waafaqsaneyn sharciga”ayaa lagu yiri warqad uu qoray C/raxmaan C/shakuur. Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa la sheegay inay maanta dib u celisay qareenadii C/raxmaan C.shakuur, maadaama aysan xilligaas wadan wax wakaalad ah, iyadoo la sheegay in dhageysiga dacwada dib loo dhigay maalin kale. Kalsooni darro weyn ayaa soo foodsaartay Siyaasiga eedeysan ee C/raxmmaan C/shakuur, waxaan dibn loo dhigay maxkamadeyntii maanta iyadoo aan la ogeyn inuu qareeno cusub qabsan doono iyo inuu isagu is difaaci doono. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso waraaqdii uu Cabdiraxmaan Cabdishakuur kaga noqday Wakaaladdii Qareen ee saddex qareen ee u doodayay appeared first on Caasimada Online.
  23. Every government pledges many things to its people before it comes to power. The people elect them based on their pledges, credentials, and sometimes because they simply want to do away with the government in power. The newly elected government of Somaliland has laid out many pledges to its general public during the election campaigns. Whether those promises could be fulfilled is something the government needs to ask itself. However, one thing that many governments around the world fail to do is to honour its commitments to the people. The leadership of Somaliland’s new government has to amicably address the challenges of good governance and restore people’s trust and confidence in the system. It has to promote a participatory, accountable, transparent, responsive, effective, efficient, equitable and inclusive model of statehood that can tackle the economic and unemployment crisis head on. Something new to Somaliland is to hold a consultative meeting for the new cabinet to lay out their plans for the first 120 days in the office. The meeting was unprecedented and was also commendable that the leadership arranged such a consultative workshop to enable the cabinet to perform their work on the basis of the election pledges. It was wrapped up yesterday by the president of Somaliland, Muse Bihi Abdi alone with his vice president and Somaliland speaker of House of Representatives who all stated that accountability inside the government will the primary responsibility under the Bihi’s leadership. As far as I know, grasping a consultative workshop for new ministers is the first one to be conducted in Somaliland since 1991. The 4 days meeting was opened by the president on the 23rd, December 2017, was aimed at ensuring the working cooperation and introduction between the new cabinet members. It was aimed to lay out the best way for the implementation of the incumbent Kulmiye party’s Six pillar agenda in compliance with the 2nd Phase of the National Development Program, while prioritizing issues, matters and areas as needs may be. As a freelance writer, I really appreciate the meeting to conclude with 13 points that will be a guiding for the new government activities but we the citizens are looking forward to the implementation of those points agreed. However, the meeting created higher expectation for the people to see that the government may be ready to put the interests of the citizens and the nation first than any other thing as accountability inside the government would be high. Somalilanders had diverse opinion on the matter. Some underlined that holding a workshop for the cabinet is a sign of dictatorship while others positively supported as a sensible conversation that can prevent from the conflict that paralyzed the former Silanyo administration. In my experience, it was fairly good and held the attention of the people to see that the new government is ready to discuss what they can perform based on their election campaign. Roughly, all political analysts expect a government where rule of law is to be the only force that has the means to fight against inflation, droughts, and unemployment which are all seemingly to cause insecurity in Somaliland in the near future. But we the citizens will assess how the government puts into perspective the priorities, collective responsibilities to be implemented in its first 120 days. In this situation, winning the people’s trust in Somaliland will be based on Kulmiye’s political platform achievement due to a huge anticipation from the grassroots. Thus, a trust is an essential not just for obtaining resources but also for making government work effectively but now the trust is a challenging sign to Somaliland leaders. The perception of the people about holding the first consultative meeting for the ministers in Somaliland is now positive but people are willing to see effective implementation of its outcome, otherwise people will show soon their frustration for the government not to win the trust of the citizens. A government is elected to serve the people. It is elected by the people. Therefore, it has the duty to keep the public informed of the progress, or problems that it faces in fulfilling its promises to the people. For that reason, it is the responsibility for the head of government and his cabinet to think ahead and move towards a direction of gaining the trust of its people by leaps and bounds. In a nutshell, doing what is needed to protect and to advance the common good of the people could be a factor that can revive the trust of the people. Trusting in institutions is important for the success of Somaliland government policies, programmes and regulations that depend on cooperation and compliance of the citizens. The cabinet must avoid the conflict trap but amicably and peacefully solve problems with others and come up with public administration that can prevent from any dishonest and distrust between the leaders and the nation being led. Muse Jeeh Muse Jeeh is a freelance writer based in Hargeisa, Somaliland. He can be reached at Majeex2004@hotmail.com
  24. Muqdisho (Caasimadda Online) – Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir ayaa maanta dhageysatay Eedeymaha loo heesto Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warasme oo ay soo diyaariyeen Xeer-ilaalinta Qaranka. Dacwad oogayaasha oo ku balansanaa maanta in ay Maxkamadda Racfaanka hor geeyaan Cadeymo la xariira Dambiyada lagu soo oogay C/raxmaan ayaa la sheegay in ay Maxkamadda tagayn Islamarkaana ay soo gudbiyeen wixii warbixin ah oo ku aadan Kiiskaan. Dhinaca kale C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa maanta ka maqnaa Maxkamadda oo laga sugayay waxa uuna soo dirsaday Qareenkiisa Abukaate Tahliil Xaaji. Maxkamadda ayaa dib u celisay Qareenka C/raxmaan C/shakuur oo ay sheegtay in Abuukaate Tahliil Xaaji uusan wadan Warqad wakiilasho ah oo ka timid eedeysane C/raxmaan C/Shakuur Warsame fasax la’aantiisna uusan Difaaci Karin. Maqnaanshiyaha iyo Wakiilasho la’aanta C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa si rasmi ah loo ogeyn, balse wararka ay baahisay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdischo ayaa sheegaya in uusan ku qanacsaneen arintaan maadaama ay Maxkamadda G/Banaadir hore u sheegtay in aysan Xeer-ilaalinta Qaranka qaadan Karin Racfaan. Arintaan ayaa muujineysa Khilaaf u dhaxeeya Maxkamadaha Gobalka Banaadir maadaama ay hore Maxkamadda G/Banaadir u sheegtay in aan wax racfaan ah laga qaadan Karin Kiiska C/raxmaan oo ay soo afjartay, hadane ay Maxkamadda Racfaanka dib u bilaawday arintaan. Dadka Sharci yaqaanada ah ayaa sheegaya in Maxkamadda G/Banaadir ay ku qaldaneed go’aankii ahaa in Racfaan laga qaadan Karin Dacwadda Siyaasi C/raxmaan C/shakuur Warsame. Sharci yaqaanada Dalka ayaa sheegaya in Hay’adaha Garsoorka oo markii hore lagu qabin kalsooni buuxda ay hada ku sii milmeyn xiisadda Siyaasadeed ee u dhaxeysa Madaxda Dowladda iyo Siyaasiinta Mucaaradka. Caasimada Online