Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,095
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. HARGEISA–The republic of Somaliland is bordered by three countries but one of them is making good neighbourliness untenable. This was stated by interior minister Mohamed Kahin Ahmed in Hargeisa from where he accused Somalia of creating machinations detrimental to not only peace between the two countries but in the entire Horn of Africa Region as well. “The Government and people of Somaliland have not only pursued peace in the Horn region but implemented strategies towards seeing to it that commerce and apt diplomatic relations exists with its neighbours” said the interior minister adding that recent events by foreign forces in the east of Somaliland are geared towards negating this harmony. The minister in charge of security was referring to recent clashes between Somaliland and Puntland forces in Tukaraq, a town in Sool region of his country. Following a provocative visits by the Somalia Minister for Planning, Jamal Mohamed Hassan, to parts of eastern Sanaag, and a planned follow-up one by his boss President Mohamed Abdullahi Farmajo, to Buhoodle, Taleh, Dhahar and adjacent areas within the Somaliland international boundaries as part of his Puntland visit, the Somaliland army made a preemptive, tactical move forward recapturing a major, strategic town, Tukaraq of Sool region, from the occupying Puntland troops last Monday There are no Reports of fatalities if any emanating from the clashes that saw Somaliland troops at the gates of Garowe, the capital of Puntland an administrative region of Somalia that lays claim to parts of eastern Somaliland Pointing fingers at the Somalia Federal Government, Minister Mohamed Kahin revealed that the Mogadishu based authorities have dispatched a heavily armed military contingent towards support of Puntland troops with intent of fomenting insecurity in Somaliland. Said he “Although our government and people are not only committed but determined to peaceful co-existence with neighbours this should not be misconstrued as Carte blanche authority to infringe upon the sovereigntyof Somaliland” Stressing that the territorial integrity of this country is sacrosanct the interior minister warned that the government and people of Somaliland are not only prepared but ready to act appropriately “upon any violations. “How comes we live peaceful with neighbouring Ethiopia as well as Djibouti and not Somalia” wondered minister Mohamed Kahin while accusing President Farmajo of paying lip service to the international community as pertains pursuit of sustainable peace in the region while he has failed in his own country. According to the Somaliland security Chief, Somalia remains unsecured from internal strife in which innocent citizens continue to die while their president Farmajo who pledged total peace to garner votes to the presidency is engaged financially and materially in fomenting insecurity within the region. “We in Somaliland do not make empty pledges and rhetoric towards security in the region but actively pursue sustainability of the same” said minister while revealing that such has been conveyed to the international community in addition to a clearly stated intent to maintain territorial integrity and sovereignty at all costs. On the Somaliland interior minister was referring to a meeting between President Musa Behi Abdi and the Special Representative of the Secretary-General of the United Nations for Somalia/Somaliland Mr. Michael Keating, at the Presidency, Hargeisa this week. Upon conclusion a joint presser by the Somaliland Minister for Foreign Affairs, Dr. Saad Ali Shire, and Mr. Keating informed that issues discussed included mutual cooperation touching on the political layout, economy, democracy, security, humanitarian assistance among others. Stating that stated that his delegation’s visit to Somaliland was primarily to listen to the priorities of the government that took the reins of Somaliland following the recent, November election of the president; and to congratulate the people of Somaliland, through the president, for the elections last year, Amb Keating added that he told the President that the United Nations will support his government in overcoming the many challenges it faced as best as it could. On the issue of escalating tensions in the east of Somaliland in which authorities in Hargeisa accuse Puntland under instigation by Somalia, theSpecial Representative of the Secretary-General of the United Nations for Somalia/Somaliland said that caution must prevail since “a military solution is not the answer” Taking cue from the sentiments expressed by the SRSG, Somalilandinterior minister Mohamed Kahin said that the administration of president Behi wants intervention from the IC before the situation in the eastern region deteriorates further. Upon commending the leadership, governments and peoples of Ethiopia and Djibouti for continued peaceful and economically gainful co-existence, the security chief said Somaliland extends two appeals First is to Somalia, “while we are open to peaceful discussions of any perceived differences between our Countries, Somaliland shall not sit idle as its sovereignty and territorial integrity is infringed upon, So Back off from armed incursions and welcome to the negotiation table” and To the international community namely the UN, European Union, African Union and Regional body IGAD as well as the governments of Ethiopia, Djibouti, the UK and USA, “Escalating tensions in the east of our country is fronted by federal authorities in Mogadishu, therefore before further deterioration we urge you to put reigns on Somalia for in lieu of hostilities cessation Somaliland is and cannot be held responsible. In conclusion and speaking on behalf of president Behi and his administration, the Somaliland interior minister Mohamed Kahin Ahmed upon stating that Somalilanders have tasted and suffered from woes of conflict which apparently president Farmajo and his Puntland cahoot Abdiweli Gas hadn’t, urged patience as peace and sustainable security is pursued. Since withdrawing from its 1960 voluntary later turned fateful union with Somalia 26 years ago, Somaliland though unrecognized as a sovereignnation internationally, has managed to establish functional mechanism of government, maintain its boundaries established by the British in the early 1880s, internal peace co-existence among its diverse communitiesand from neghbouring countries, sustain a world acclaimed democratization process, rule of law guided by the constitution among others, while Somalia which i internationally recognized and funded remains a war torn basket case.
  2. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo ka yimid magaalada Galkacyo ayaa caawa ku sugan Cadaado, magaalo madaxda KMG ah ee Galmudug. Madaxweynaha Soomaaliya, madaxweynaha Galmudug, wasiirro xukuudadda federaalka ah iyo Galmudug, Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya iyo shacab badan ayaa lagu arkayey Cadaado gudaheeda. Madaxweyne Farmaajo oo Cadaado booqanaya markii 2aad, waxaa lagu wadaa in halkaasi kula kulmo madaxda maamulka, siyaasiin, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Socdaalkan oo dib u heshisiin loogu magacdaray waxaa lagu wadaa in uu caawa berri uu madaxweyne Farmaajo tago Dhuusa-mareeb halkaasi oo lagu dhameystirayo heshiska maamullada Galmudug iyo Ahlu sunna. Wararka ku saabsan booqashada Madaxweynaha mar walbo kala soco, Goobjoog News Source
  3. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga Qaranka oo lagu gor-feynayay xaaladda amaan ee dalka, Xoojinta xiliga kala guurka iyo Wadashaqeynta hay’addaha amniga ee Beesha Caalamka. Shirkan oo diiradda lagu saarayay qorshaha diyaarinta ciidankii la waregi lahaa amniga dalka , kuwaaso oo badeli doona ciidanka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee Midowga Afrika, dawladda Soomaaliyeedna ka caawiyay sidii ay dib ugu soo ceshen lahayd amaankeeda. Waxaana la isku af-gartay in howshan bilowga ah aysan noqon mid fadhiida. Wasiirka Amniga Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya, Abuukar Islow Ducaale, oo markii uu shirka dhamaaday la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kulankan uu daba socdo shirki Afartii Bishii December ee sanadkii 2017 ka lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayay amniga Qaranka. Waxuu kaloo tilmaamay in kulanku uu kusoo dhamaaday jawi isfahan, iyadoo ay beesha caalamka balan qaaday in ay bixin doonto dhaqalaha iyo qalabaynta ciidanka military ee Soomaaliya kuwaas oo la waregaya guud ahaan amaanka Soomaaliya. Mudane Ducaale wuxuu kaloo sheegay in dawladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay la wareegto goobaha ay ka baxaan ciidamadda AMISOM, iyagoo kaashanay shacabka Soomaaliyeed. Sidoo kalena waxuu tilmaamay in ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeedna ay diyaar u yihiin in ay la wareegaan shaqadii ay ciidanmadda Midowga Africa ay u hayeen ummadda Soomaaliyeed. Ugu dambayntii Ra’iisul Wasaare Kheyre oo soo xiray shirka ayaa tilmaamay in xukuumaddiisa ay u diyaar garowday sidii ay ula wareegi lahayd guud ahaan amniga dalka, wuxuuna ka mahad celiyay doorkii ay Beesha Caalamka ka qaadatay sugida amniga dalka.
  4. Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha gobalka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diira loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamarreeb ee xarrunta maamulka Galmudug. Wafdiga Guddoomiye Taabit waxaa soo dhaweyntiisa horkacayay madaxa golaha xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo ah markii ugu horeysay ee uu garooonka Dhuusamareen soo dhoweyn u tago. Soo dhoweynta ayaa ahayd mid heer sare ah, waxaana garoonka ku sugnaa madaxda maamulka Gobollada Dhexe, xildhibaanno, mas’uuliyiin iyo dadweyne fara badan. Waxaa magaalada buux dhaafiyay marti sharaf iyo wufuud kala duwan oo u halkaas u tegaya xafladda midowga Ahlu suna iyo Galmudug. The post Guddoomiyaha G/Banaadir oo si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb [Sawirro] appeared first on Caasimada Online.
  5. Lamu (Caasimadda Online) – Maleeshiyaad Hubeeysan ayaa la wareegay Xarun Booliiska Kenya ay ku lahaayiin Degaan lagu Magacaabo Ishakani oo ka tirsan gobolka Lamu waxayna ka Taageen Calankooda ka hor intii aysan ka Bixin. Ciidamadii joogay Saldhiga ay Maleshiyaad ka Hubeeysan Qabasadeen ayaa ka tagay isbuuc ka hor iyagoo ka cabsi qaba in lasoo weeraro, sida uu Qoray the Standard. Waxaa jira Cabsi laga qabo in Al-shabaab oo Weeraro ku qaaday Ciidamadda Kenya Bishii January ee Sanadihii 2016 iyo 2017 ay isu Diyaarinayaan Weerar weeyn oo ay Damacssanyihiin in ay Xeelad cusub kusoo Bandhigaan. Dad ka Deegaanka ayaaa Warbaahinta u sheegay in Maleeshiyaad ku ay ay Tuuladda joogeen Muddo Saacado ah waxayna ka Tageen 8 dii Subaxnimo ee saaka. Markii Kooxdii hubeeysneeyd ay isaga Baxeen Degaaanka waxay rakibeen Waxyaabaha Qarxa oo ay dhigeen Wadooyinka ka baxa IShakaani, mid ka mid ah Qaraxyadaasi waxaa uu qabsaday gaari ay wateen ciidamo ka Tirsan Military-ga Kenya oo ku Dabajoogay Maleeshiyadkii Degaanka lawareegay . Warbaahinta Kenya oo ka Warantay qaabki ay Kooxda Hubeeysan ay Degaanka u qabsadeen ayaa Qoray in Tobanaan Maleeshiyaadka ka mid ah ay Tuuladda isku hareereeyeen kuwo kalena ay Abaareen Xaruntiii Booliiska kadib ay Halkaas ka Taageen Calanka Madoow ee lagu yqaano Al-shabaab iyo Kooxaha kale ee Jihaad doonka ah . Wargeeyska the standard ayaa sidoo kale Daabacay in Kooxda Hubeeysan oo tiro ahaan u dhexeeysay 30 ilaa 40 ay xadka Soomaaliya ka talaabeen una gudbeen tuuladda ishakani ee Gobolka Lamu Wakaaladda Wararka Shiinaha ee Xinhua ayaa Baahisay in Kooxda Tiradoodu ay ahayd ku dhawaad 100 islamarkaana ay u Qodbeeyeen Dadkii Tuuladdda oo argagaxsan. Sidoo kale Masaajid ku yaala tuuladda ayey kooxdu ka Qodbeeyeen, sida ay Warisay Xinhua. Masuulinyiinta Gobolka ee Kenya ayaa sheegay in la aaminsayahay in kooxda Weerarka Fulsay ay ka Tirsanhyihiin Al-shabaab hase ahaatee Al-shabaab Wali war kama soosaarin Weerarkaasi lagu qaaday Tuulada Ishakani ee Gobolka Lamu. Dhacdadaasi waxaa ay kusoo aadeeysaa Xalay oo kale 2016 kii Markii Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen Saldhigii Ciidamadda Kenya ay ku lahaayeen Deganka Ceel-cadde ee Gobolka Gado, Halkaas oo ay ku Dileen Ciidamo aan si Rasmi ah loo heeyn Tiradooda. Diyaaradaha Dagaalka Kenya ayaa sidoo kale Duqaymo ka Geeystay Ceel-cadde iyo tuulooyinka ku Hareereeysan oo ay Al-shabaab ka taliyaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin ku saabsan Shabaab oo la wareegay Saldhig Booliiska Kenya ay ku leeyihiin Lamu. appeared first on Caasimada Online.
  6. Two weeks after being forcibly evicted from their shelters, thousands of vulnerable families are still living rough in the outskirts of Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  7. Wasaaradda maaliyadda ayaa maanta daah furtay habka dhaqan-gelinta Miisaaniyadda 2018ka iyo sidii ay sare ugu qaadi lahaa dhaqan-gelinta howlaha Dowladda horyaala, iyadoo habka loo soo bandhigaay dhaqan-gelinta Miisaaniyada ay tahay mid ka duwan sanadihi hore. Sida ay qortay SONNA, Munaasabadda ayaa waxa goobjoog ka ahaa wasiirka maaliyadda Dr. C/raxmaan Ducaalle Beyle, wasiir ku-xigeenka, xisaabiyaha iyo hanti dhowraha guud ee qaranka, agaasimaha guud ee wasaarada iyo agaasimiyeyaasha waaxyaha Maamulka iyo Maaliyadda. Wasiirka Wasaradda maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa daah furay dhaqan gelinta Miisaaniyada 2018ka ee Dowladda Soomaaliya isagoona tilmaamay iney muhiim tahay in Miisaaniyada Dowladda noqoto mid laga wada faa’ideysto laguna gaaro horumarka dalka iyo sare loogu qaado kaabayaasha dhaqaalaha. Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Faadumo Cismaan Faarax oo ka hadashay madasha ayaa sheegtay in loo baahan yahay in Wasaaradaha ay soo xareeyaan macluumaadka Mushaaraadka shaqaalaha Dowladda. Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Maxamuud Cali Afgooye ayaa sheegay in loo baahan yahay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo dowladnimada. Guddoomiyaha Guddiga shaqaalaha rayidka Xasan Abshirow ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo mideynta shaqaalaha Dowladda loona gudbiyo Wasaaradda Maaliyadda. Goobjoog News Source
  8. Degmada Waabari oo ka tirsan 17 degmo ee gobolka Banaadir dhul ahaan waxaa la aas-aasay sanadii 1957-dii, waxaana bixiyey duqii magaalada ee xilligaasi lana dhihi jiray Asalooti dhalasho ahaanna ka soo jeeday dalka Talyaaniga. Waxaa ku yaallo in ka badan 25 masjid iyo suuq weyn oo degmadu caan ku tahay sidoo kale waxay leedahay hal saldhig iyo labo MCH. Sanadkii 1972-dii ayaa asalka degmada magaca iyo calankeedaba waxaa yegleelay Maxamed Cabdi Yuusuf oo aabihii ka mid ahaa halgamayaasha Soomaaliyeed oo ku dhintay dagaalkii dhagax tuur. Waabari waxaa ay caan ku tahay goobo Taariikhi ah oo muddo soo jiray taariikh ahaanna qofkii arko ay maskxdiisu ku soo dhaceyso berisamaadkii iyo xiligii lagu jiray halgankii lagu baadi goobayey xoriyada. Cismaan Maxamuud Maxamed Odayaasha Demada waxaa uu yiri : “Meeshaan halganka Soomaaliya ayaa ka bilowday taaladaani waa taalada uu ka bilowday halgankii Soomaaliya dhagax tuur waxaa uu ku baxay waxay aheyd meel gumeystaha ay u badnaayeen ayna soo mari jireen “. Dadka ku dhaqan degmada Waabari nolol ahaan waxay ku tiirsanyihiin ganacsiga iyo xoogsiga maalin laha ah waana dad ay ka dhaxeyso derisnimo iyo walaalnimo soo jireen ah taas oo ay ku saleeyeen hal heyskooda ah. Rowdo Cabdullahi Colaad Guddoomiyaha degmada Waabari: “Waabariyow wanaagsanow walaalaheen waa ay is wataan waxaa ay ku dheehantahay hadaad fiirisid ereygaas waxaa kuu soo baxayo walaalaha is wato waabari waa meel aad u kala duwan nolol ahaan kala duwan dadka meelaha ay ka kala yimaadeen ayaa kala duwan”. Waabari waxay deris la tahay soohdimana ay wadaagaan degmooyinka ugu badan ee gobolka Banaadir taas oo muujineyso baaxadda ay leedahay iyo meesha ay ku taallo ah meel dhextaal u ah degmooyinka gobolka Banaadir. Rowdo Cabdulahi Colaad Mar kale “Degmadaani waa degmada gobolka Banaadir ugu xaduuda dheer waxaana xaduud la leh lix degmo oo kala ah Xamar-jajab, Xamar-weyne,h Hodan, Hoolwadaag iyo Wardhiigley”. Degmada waxaa ku yaallo guryo badan oo ay deganaan jireen dad soo maray heer madaxweyne,ra’iisulwasaarayaa,wasiiro siyaasiyiin iyo dad kaloo bulshada Soomaaliyeed saameyn ku dhex leh. Maxamed Cubiye Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada “Halkaani waa gurigii madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo kuna dhashay kuna sooo barbaaray ilaa waxbarashadiisii ayuu deganaa gurigaani waxaa uu ka mid yahay goobaha taariikhda leh eek u yaallo degmada”. Marka la eegi sooyaalka waxbarashada ee degmadaani waxaa ku yaallo 17 Iskuul oo taariikhi ah oo iskugu jira hoose,dhexe iyo sare iyo iskuullada gacanta farsamada. Goobjoog News Source
  9. Cadaado (Caasimadda Online) _ Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu guulo muhiim ah gaaray intii uu madaxweynaha ka yahay Maamulka Galmudug. Gaas,waxaa uu sheegay in Xaaf uu ku guuleystay xaqiijinta heshiiskii Galmudug iyo Puntland,sidoo kalena heshiis la gaaray Ururka Ahlu Sunna taas oo uu sheegay in ay muhiim u tahay Maamulka Galmudug. Gaas,waxaa uu rajo ka muujiyay in inta uu Xaaf,madaxweynaha ka yahay Galmudug la dhameystiro heshiisyada Puntland iyo Galmudug,islamarkaana uu guul kaga tago. Waxaa kale oo uu sheegay in Xaaf uu yahay Nin oday ah oo degaanka xasilllooni u horseeday marka loo eego ilaalinta heshiisyada Puntland,Galmudug iyo Ahlu Sunna. C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa carrabka ku adkeeyay in amniga Gobolka Mudug uu muhiim u yahay bulshada labada dhinac islamarkaana ay iyaga wax u tareyso nabad ka dhalata Gobolkaasi Mudug. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Gaas: “Xaaf inta uu madaxweynaha yahay guulo ayuu gaaray” appeared first on Caasimada Online.
  10. Hal qof oo muruq-maal ah ayaa Ku geeriyoodey halka labo kalena Ay Ku dhaawac meen gudaha degmada Garbahaarey ka dib markii ay rasaas ku fureen ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland. Arrintan ayaa timid kadib markii rag hubeysan oo ciidamada Jubbalad ah ay diideen dhismaha guri lagu sheegay in uu leeyahay Maxamed Kadiye oo u shaqeeya WFP, iyaga oo ku doodaya in dhismaha uu qeyb ka yahay Isbitaal dowladeed. Xiisad ayaa weli taagan, waxaana lagu waramayaa in odoyaasha iyo bulshada deegaanka isku soo baxeen. ciidamo ka tirsan kuwa Jubaland dhismo guri ee Ay ka shaqeynayeen ninka dhintey iyo kiwa dhaswaca ah,xiisad ayaa xilligan ka taagan degmadaasi oo LA xariirta dhacdadasi. Goobjoog News Source
  11. MOGADISHU– Somalia’s minister for Posts, Telecommunication & Technology, Eng. Abdi Anshur, has issued a stern warning to private telecommunication firms that they will not use other country code rather than 252. This comes after Somaliland’s minister for posts said that plans underway to introduce new country code. Hon. Eng. Abdi Anshur has said that any firm which tries to introduce a new country code then it would face its negative consequences. The minister added that it would not be possible but if that happens then Somalia will take actions. Somaliland’s minister for posts, Hon. Abdiwali Abdilahi Suufi made the remarks during confirmation hearing at the parliament that short term plans of the ministry is to work the introducing of country code for Somaliland.
  12. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho taabit Cabdi Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, Xildhibaanno Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka ah iyo mas’uuliyiin kale ayaa guddoomiyaha iyo wafdigiisa kusoo dhoweeyay Dhuusamareeb. Shacab aad u badan oo wata sawirada Taabit iyo sidoo kale boorar ay ku qoran tahay hadallo soo dhoweyn ah oo ku socda guddoomiye Taabit. Degmada Dhuusamareeb waxaa maalmahan dambe si aad ah looga dareemayaa mashquul badan, waxaa ku sugan mas’uuliyiin ka socota xafiisyada madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha. Waxaa sidoo kale la filayaa in degmada Dhuusamareeb ay gaaraan madaxda maamul goboleedyada dalka oo la filayo iney goob joog ka ahaadaan dhammeystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu-sunna. Dhanka kale, madaxweyne Farmaajo ayaa isna lagu wadaa inuu booqdo degmada Dhuusamareeb, wuxuuna safarkiisan qeyb ka yahay midka uu kusoo marayo deegaannada Galmudug. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  13. Three world leaders have called Western New York their home. The first two, the American presidents Millard Fillmore and Grover Cleveland, are well known to people living in the region. The third is less celebrated here. Source: Hiiraan Online
  14. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay go’antahay nabadeynta Galkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin socdaalka dib u heshiisiinta ee uu ku marayo Madaxweynahau Dowlad Gobolleedka Galmudug. “Madaxweynaha inta uu nala joogay waxaan uga warbixinnay xaaladda guud ee gobollada, annagoona u gudbinay baahiyaha jira. Runtii muhiimad weyn ayuu noo leeyahay socdaalkaagu Mudane Madaxweyne.” Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug soo dhaweynta qiimaha badan ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna sheegay in socdaalka uu ku marayo gobollada Galmudug uu yahay mid uu ku xoojinayo nabadda iyo is dhex-galka Bulshada. “Maadama aan cidna kali noolaan Karin waa in dhammaanteen aan danta dalka u mideysannahay. Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug iyo sidii aan u mideyn laheyn shacabka ku dhaqan.” Madaxweynaha ayaa tilmaamay in heshiiska dhawaan lagu mideeyey dhinacyada Galmudug uu ka tarjumayo hiigsiga Dowladda Federaalka ah ee ku aaddan Galmudug oo xasilloon, dadkeeduna nabad iyo horumar gaareen. Munaasabadda soo dhaweyn ah waxaa ka soo qeyb galey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Guddoomiye Kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed, Wasiirro iyo xildhibaanno heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada. Dhanka kale, Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo ay wehelinayaan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa marti qaad ugu sameeyey goob beer ah oo 45 Km ka jirta waqooyiga magaalada Gaalkacayo Islaan Bshiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed. Sidoo kale, waxaa marti qaadkan mid lamid ah u sameeyey Madaxweynaha iyo wafdigiisa Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdulqaadir. DHAMMAAD Source
  15. A Somali refugee who lived through a deadly civil war and famine which killed hundreds of thousand of people has called for a renewed public focus on rebuilding the war-torn country. Source: Hiiraan Online
  16. Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa isku diyaariyey soo dhoweynta madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ku wajahan magaaladaasi. Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan uu tago degmada Cadaado, waxaana aad loo adkeeyay amniga guud ee magaaladaasi. Sawirada madaxweyne Farmaajo ayaa lagu xardhay waddooyinka waaweyn ee Cadaado. Waxaa la arkayaa shacab badan oo wata boorar ay ku qoran yihiin erayo soo dhoweyn ah oo waddooyinka magaalada Cadaado taagan. Madaxweyne Farmaajo ayaa shalay waxaa u bilaabatay booqashooyin uu ku marayo deegaannada Galmudug, maadaama uu soo dhammeeyay booqashadii uu ku marayey deegaannada Puntland. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  17. Gaalkacayo (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay ka go’antahay nabadeynta Galkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin socdaalka dib u heshiisiinta ee uu ku marayo Madaxweynahau Dowlad Gobolleedka Galmudug. “Madaxweynaha inta uu nala joogay waxaan uga warbixinnay xaaladda guud ee gobollada, annagoona u gudbinay baahiyaha jira. Runtii muhiimad weyn ayuu noo leeyahay socdaalkaagu Mudane Madaxweyne.” Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug soo dhaweynta qiimaha badan ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna sheegay in socdaalka uu ku marayo gobollada Galmudug uu yahay mid uu ku xoojinayo nabadda iyo is dhex-galka Bulshada. “Maadama aan cidna kali noolaan Karin waa in dhammaanteen aan danta dalka u mideysannahay. Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug iyo sidii aan u mideyn laheyn shacabka ku dhaqan.” Madaxweynaha ayaa tilmaamay in heshiiska dhawaan lagu mideeyey dhinacyada Galmudug uu ka tarjumayo hiigsiga Dowladda Federaalka ah ee ku aaddan Galmudug oo xasilloon, dadkeeduna nabad iyo horumar gaareen. Munaasabadda soo dhaweyn ah waxaa ka soo qeyb galey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Guddoomiye Kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed, Wasiirro iyo xildhibaanno heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada. Dhanka kale, Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo ay wehelinayaan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa marti qaad ugu sameeyey goob beer ah oo 45 Km ka jirta waqooyiga magaalada Gaalkacayo Islaan Bshiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed. Sidoo kale, waxaa marti qaadkan mid lamid ah u sameeyey Madaxweynaha iyo wafdigiisa Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdulqaadir. The post Sawiro: Farmaajo “Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasilinta deegannada Galmudug” appeared first on Caasimada Online.
  18. Gaalkacyo (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay go’antahay nabadeynta Galkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin socdaalka dib u heshiisiinta ee uu ku marayo Madaxweynahau Dowlad Gobolleedka Galmudug. “Madaxweynaha inta uu nala joogay waxaan uga warbixinnay xaaladda guud ee gobollada, annagoona u gudbinay baahiyaha jira. Runtii muhiimad weyn ayuu noo leeyahay socdaalkaagu Mudane Madaxweyne,” ayuu yiri Xaaf. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad-celiyay shacabka iyo maamulka Galmudug soo dhaweynta qiimaha badan ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna sheegay in socdaalka uu ku marayo gobollada Galmudug uu yahay mid uu ku xoojinayo nabadda iyo is dhex-galka Bulshada. “Maadama aan cidna kali noolaan Karin waa in dhammaanteen aan danta dalka u mideysannahay. Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug iyo sidii aan u mideyn laheyn shacabka ku dhaqan,” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Sidoo kale, Madaxweynaha Somalia ayaa tilmaamay in heshiiska dhawaan lagu mideeyey dhinacyada Galmudug uu ka tarjumayo hiigsiga Dowladda Federaalka ah ee ku aaddan Galmudug oo xasilloon, dadkeeduna nabad iyo horumar gaareen. Munaasabadda soo dhaweyn ah waxaa ka soo qeyb galey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Guddoomiye Kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed, Wasiirro iyo xildhibaanno heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada. Ugu dambeyn, Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo ay wehelinayaan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa marti qaad ugu sameeyey goob beer ah oo 45 Km ka jirta waqooyiga magaalada Gaalkacayo Islaan Bshiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed. Sidoo kale, waxaa marti qaadkan mid lamid ah u sameeyey Madaxweynaha iyo wafdigiisa Ugaas Maxamuud Ugaas C/qaadir. PUNTLAND POST The post MADAXWEYNE FARMAAJO: Dowladda Somalia waxay dadaal dheer-gelisay xasillinta Galmudug appeared first on Puntland Post.
  19. President Isaias Afwerki denied the presence of any Egyptian troops in Eritrea on Sunday, amid heightened regional tensions that have led Sudan to deploy additional troops on its side of the border. Source: Hiiraan Online
  20. A leading Somaliland politician says his son, who joined the Islamic State militant group five years ago, was killed in Syria. Faysal Ali Warabe, leader of the UCID party who ran for president of the self-declared republic during the November 13 election, says his son — Hussein Faysal Ali Warabe — was killed in an airstrike. Hussein, also known as Abu Shuaib As-Somali, joined the militant group in 2013, along with his wife. “We learned the news of his death yesterday [Saturday],” Warabe told VOA Somali. “His wife sent a recorded message via WhatsApp saying he was killed on Dec. 29.” Warabe did not say where son was killed but says his family assumed he had left Raqqa safely. IS was pushed out of its former capital of Raqqa last year. “There was no fighting in the area he was staying, so it will have been an airstrike that killed him,” he said. VOA
  21. Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay Fanaanadii caanka ahayd Khadiija Cabdullaahi Dalays oo ka mid aheyd fanaaniinta Soomaaliyeed iyo hoboladii Waaberi. Fanaanada geeriyootay ayaa qaar ka mid ah eheladeeda waxa ay sheegeen muddooyinkii dambe inay xanuunsaneysay, ugu dambeyna xanuunkii u geeriyootay. Burburkii dalka ayaa Khadiija u dhooftey dalkaasi Canada halkaas oo ay ku nooleyd kana qayb qaadan jitey guubaabada shacabka Somaliyeed oo lagu yaqaanay. Khadiija ayaa fankeedu aad u kala duwanaa waxaase dhinaca heesaha ay ku caan ahayd heesaha wadaniga ah iyo wax soo saarka. Waxay ka dhinaca kale ka qayb qaadatey ruwaayado badan. Allaha u naxariistee Khadiija Cabdullaahi Daleys, ayaa waxa ay aheyd qof da’ ah oo ku nool dalka Canada oo sanadihii dambe ku nooleyd. Heesaha ay qaadeen ee sida wayn loogu xusuusto Fanaanada, waxaa ka mid ah. Muruqiina maalo dhulka miro ku beera Macdanta, dahabka Muujiya wanaagaay Puntlandi.com
  22. Security agencies are on high alert as the country marks the second anniversary of the El Adde attack, which was one of the deadliest and largest defeats the Kenya Defence Forces (KDF) has ever suffered in the battle front. Source: Hiiraan Online
  23. TORONTO– Ms. Khadija Abdilahi Daleys, was born in 1936 in Baidabo and was the first to sing live at Radio Mogadishu in 1952. becoming the first female recording vocalist in Somalia particularly the South. She died in a hospital in Toronto according to reports. Ms. Khadija was among Wabari band.
  24. The UAE strongly condemned the move, and said it will take every step possible to ensure safety of its planes and passengers. Source: Hiiraan Online
  25. Mogadishu (HOL) - Veteran Somali female musician, Khadija Abdullahi Dalees passed away on Monday in Toronto, Canada, Somali government confirmed. Source: Hiiraan Online