-
Content Count
211,271 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta warqad uu soo saaray si rasmiya ugu joojiyey dhismaha ka socda dhulka danta guud ee Biyaaso Liibaro ee ku yaalla aagga Ceel gaabta ee degmada Xamar jajab. Guddoomiyaha ayaa hay’adaha ay khusayso ku wargeliyey joojinta hawlaha dhismaha ee socda waxana uu tilmaamay in aan loo dulqaadan karin in hantida qaranka si gaar ah looga faa’iideysto. Maamulka degmada Xamar jajab ayaa sidoo kale la faray inay gacanta ku hayaan dhulkan uu dhismaha ka socday, waxana hay’adaha ammaanka iyagana lagu wargeliyey inay ka gutaan waajibaadkooda qaran, si loo ilaaliyo hantida danta guud. Guddoomiye Eng. Yariisoow ayaa tilmaamay in tallaabadni ka tarjumeyso siyaasadiisa ku aaddan ilaalinta hantida danta guud, lagana daba tegi doono dhammaan dhulkii danta guud ee haatan ku jira gacanta shakhsiyaad ama looga faa’iidaysanayo dano gaar ah. “Warqad aan ku joojinay dhismaha dhulka Biyaaso Liibaro waxay ka mid tahay siyaasadda aan ku ilaalinayno hantida qaranka, wax dulqaad ahna uma yeelan doono in danta guud looga faa’iideysto dano gaar ah” Ayuu yiri Guddoomiye Eng. Yarisow. “Dhammaan Dhulka danta guud ee ka maqan gacanta dawladda waan ku raadjoogi doonaa waana ka daba-tegaynaa. Waxaa naga go’an inaan la dagaalano musuqmaasuqa iyo wax is daba marinta, waxana ku shaqayn doonaa hanaanka dawladnimada iyo xayndaabkiisa” Ayuu Raaciyey Guddoomiyuhu. Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo xilka si rasmi ah ula wareegay shalay, ayaa tallaabadan u qaaday si uu u ilaaliyo hantida qaranka, iyadoo muhiimaddu tahay in laga waantoobo in si gaar ah looga faa’iidaysto dhulka danta guud. Puntlandi.com
-
Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Benaadir, ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa wareegto uu soo saaray maanta si rasmiy ah ugu joojiyay dhismaha ka socda Dhulka Danta guud ee Biyaaso Liibaro ee ku yaalla aagga Ceel-gaabta ee degmada Xamar jajab. Guddoomiye Yariisow oo wareegtadani ay noqonayso tiigiis ugu horreysay ee uu soo saaro, ayaa hay’adaha ay khusayso ku War-geliyay joojinta hawlaha dhismaha ee socda waxana uu tilmaamay in aan loo dulqaadan karin in hantida qaranka si gaar ah looga faa’iideysto. Maamulka Degmada Xamar jajab ayaa sidoo kale la faray inay gacanta ku hayaan dhulkan uu dhismaha ka socday, waxana hay’adaha ammaanka iyagana lagu wargeliyey inay ka gutaan waajibaadkooda qaran, si loo ilaaliyo hantida danta guud. Sidoo kale, Eng. Yariisoow ayaa tilmaamay in Tallaabadni ay ka tarjumeyso siyaasadiisa ku aaddan ilaalinta hantida danta guud, lagana daba tegi doono dhammaan dhulkii danta guud ee haatan ku jira gacanta shakhsiyaad ama looga faa’iidaysanayo dano gaar ah. “Warqad aan ku joojinay dhismaha dhulka Biyaaso Liibaro waxay ka mid tahay siyaasadda aan ku ilaalinayno hantida qaranka, wax dulqaad ahna uma yeelan doono in danta guud looga faa’iideysto dano gaar ah,” ayuu yiri Guddoomiye Yarisow. Wuxuuna intaas ku daray. “Dhammaan Dhulalka Danta guud ee ka maqan gacanta dawladda waan ku raadjoogi doonaa waana ka daba-tegaynaa. Waxaa naga go’an inaan la dagaalano musuqmaasuqa iyo wax is daba marinta, waxana ku shaqayn doonaa hanaanka dawladnimada iyo xayndaabkiisa” Ayuu Raaciyey Guddoomiyuhu. Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir iyo Duqa Muqdisho oo xilka si rasmi ah ula wareegay shalay, ayaa tallaabadan u qaaday si uu u ilaaliyo hantida qaranka, iyadoo muhiimaddu tahay in laga waantoobo in si gaar ah looga faa’iidaysto dhulka danta guud. http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/01/DHAGEYSO_Duqa_Muqdisho_Amar.mp3 PUNTLAND POST The post Duqa Muqdisho oo amray in la joojiyo dhisme ka socda Degmada Xamar Jajab appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho, 30 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu ka qeybgalay Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo shalay lagu soo gabogabeeyey magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya. Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa Addis Ababa waxa uu si gaar ah ula kulmay Madaxweynayaasha qaar ka mid ah dalalka Afrika iyo ka qeybgalayaal Caalami ah, waxa ayna ka wada hadleen danaha kala dhexeeya Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa. Wafdiga Madaxweynuhu markii ay kusoo laabteen dalka, waxaa warfidiyeennada la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad, waxa uuna sheegay in Madaxweynaha oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Magaaladda Addis Ababa, shirarkii uu ka qeyb galay dhammaantood ay miro-dhaleen. Wasiirka ayaa sheegay in Madaxweynuhu dhowr khudbadood oo muhiim ah ka jeediyey inta uu socday Shir-madaxeedka 30-aad ee Midowga Afrika, waxa uuna intaas ku daray in Madaxweyne Farmaajo u caddeeyey Madaxda Afrika in Soomaaliya ay dagaal kula jirto Musuqmaasuqa, isaga oo Madaxweynuhu tusaale usoo qaatay xeerka la dagaallanka Musuqmaasuqa ee Golaha Wasiirradu ansixiyeen. Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu ku sugnaa Addis Ababa la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane António Guterres iyo Wafdi ka socday Midowga Yurub oo uu hoggaaminayey Mudane Stefano Manservisi oo ah Madaxa Iskaashiga caalamiga iyo Horumarinta. Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu Shir-doceedyo la qaatay Madaxweynaha Jabbuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar Xasan Al-bashiir, Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Mudane Salva Kiir Mayardit, Madaxweynaha Ugaandha Mudane Yoweri Museveni, Madaxweyne Ku-xigeenka koowaad ee Burundi Mudane Gaston Sindimwo, Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Desalegn iyo Madaxweynaha Kiiniya Mudane Uhuru Kenyatta. Puntlandi.com
-
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta warqad uu soo saaray si rasmiya ugu joojiyey dhismaha ka socda dhulka danta guud ee Biyaaso Liibaro ee ku yaalla aagga Ceel gaabta ee degmada Xamar jajab. Guddoomiyaha ayaa hay’adaha ay khusayso ku wargeliyey joojinta hawlaha dhismaha ee socda waxana uu tilmaamay in aan loo dulqaadan karin in hantida qaranka si gaar ah looga faa’iideysto. Maamulka degmada Xamar jajab ayaa sidoo kale la faray inay gacanta ku hayaan dhulkan uu dhismaha ka socday, waxana hay’adaha ammaanka iyagana lagu wargeliyey inay ka gutaan waajibaadkooda qaran, si loo ilaaliyo hantida danta guud. Guddoomiye Eng. Yariisoow ayaa tilmaamay in tallaabadni ka tarjumeyso siyaasadiisa ku aaddan ilaalinta hantida danta guud, lagana daba tegi doono dhammaan dhulkii danta guud ee haatan ku jira gacanta shakhsiyaad ama looga faa’iidaysanayo dano gaar ah. “Warqad aan ku joojinay dhismaha dhulka Biyaaso Liibaro waxay ka mid tahay siyaasadda aan ku ilaalinayno hantida qaranka, wax dulqaad ahna uma yeelan doono in danta guud looga faa’iideysto dano gaar ah” Ayuu yiri Guddoomiye Eng. Yarisow. “Dhammaan Dhulka danta guud ee ka maqan gacanta dawladda waan ku raadjoogi doonaa waana ka daba-tegaynaa. Waxaa naga go’an inaan la dagaalano musuqmaasuqa iyo wax is daba marinta, waxana ku shaqayn doonaa hanaanka dawladnimada iyo xayndaabkiisa” Ayuu Raaciyey Guddoomiyuhu. Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo xilka si rasmi ah ula wareegay shalay, ayaa tallaabadan u qaaday si uu u ilaaliyo hantida qaranka, iyadoo muhiimaddu tahay in laga waantoobo in si gaar ah looga faa’iidaysto dhulka danta guud. The post Guddoomiyaha gobolka Bennadir oo joojiyey dhismaha dhulka Biyaaso Liibaro appeared first on Caasimada Online.
-
The leaders of Egypt, Ethiopia and Sudan have met on the sidelines of the ongoing African Union Summit, as they continue to work towards resolving the impasse over Ethiopia’s Grand Renaissance Dam project (GERD). Ethiopia’s Foreign Affairs ministry spokesperson tweeted updates from the deliberations of the three countries leaders, Egypt’s president Abdel Fattah el-Sisi, Sudan’s Omar Hassan al-Bashir and Ethiopian prime minister Hailermaria Desalegn, saying they were conducting discussions ‘on trilateral issues of mutual interest’. #30thAUSummit Side Event: PM Hailemariam of #Ethiopia , President El Sisi of #Egypt & President Bashir of #Sudan had a very successful meeting in Addis.The meeting covered all outstanding issues and charted the way forward in a highly spirited sense of oneness with common purpose pic.twitter.com/j5qNsHOGW1 — MFA Ethiopia (@mfaethiopia) 29 January 2018 Influential media portal, Addis Standard later tweeted a video of the Egyptian president reassuring journalists that relations between among the three countries were healthy. ‘‘Rest assured. Everything is going well. We are speaking as one nation, not three,’‘ the Egyptian president is quoted to have said after the meeting. Relations have recently been strained by a failure to agree on the impact that Ethiopia’s GERD project might have on the water flowing in Egypt and Sudan. Egypt has insisted that technical studies must be done to assess the impact and even asked that the World Bank be appointed as arbitrator, while Ethiopia insists that the project will not affect the water flow to its neighbours. At the peak of the dispute, Sudan withdrew its ambassador in Cairo, following media reports that Egypt attempted to sideline Sudan from the talks. Reporting on events from today’s meeting Egyptian media reported that Sis said the return of the Sudanese ambassador is ‘a foregone conclusion’ before urging media houses and journalists to safeguard the good relations in the Nile basin countries. ‘‘It is now your role to maintain good relations between countries, and not send messages that would confuse the public or offend others,’‘ Sisi reportedly said. Sisi also assured the journalists that there is a high level committee with representatives of different sectors concerned with following up on the dam issue. Source: – Africa News The post Nile tensions: Leaders of Ethiopia,Egypt and Sudan say ‘all is well’ appeared first on Caasimada Online.
-
Opposition leader Raila Odinga on Tuesday took the oath of office of the “People’s President of the Republic of Kenya.” Holding up a green bible, Odinga administered the oath himself but without his running mate in the 2017 General Election, Kalonzo Musyoka. Musyoka’s absence, Odinga told the thousands gathered at Uhuru Park to witness the occasion, was explainable and assured them that the former Vice President would be taking his oath as Deputy President, at a later date. Two other co-principals in the National Super Alliance, Musalia Mudavadi and Moses Wetangula, were also absent at the event. Speaking to the press prior to Odinga’s oath, Musyoka said there were “still consulting” and urged their supporters to keep the peace. Source: CapitalFM The post Kalonzo, Mudavadi absent as Raila takes oath as People’s President appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ka furmay shir ay ka qaybgelayaan mas’uuliyiinta dowladda Somalia iyo kuwa Beesha Caalamka ee xarumaha ku leh Somalia. Shirka oo ahmiyad gaara leh ayaa waxaa diirada lagu saaray waxyeellada ka dhalatay abaartii ku dhufatay Somalia iyo ka hortagga kuwo kale oo imaan kara. Shirka ayaa waxaa ka qayb galay Ra’isul wasaarah XFS, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka Howlaha Guud, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Wasiir ku xigeenka Abaaraha, iyo Wasiir Dawlaha Arimaha Dibadda, qaar kamid ah Hayadaha Qaramada midoobay, madax ka socotay maamul goboleedyada iyo Safiirada dalalka taageera Somalia. Ra’iisul wasaarah XFS ayaa ka mahad celiyey wufuuda ka soo qayb gashay shirka oo ka kala yimid meelo fogfog waxuuna ka sheekeeyay sida ay Xukuumada Somalia uga jawaab bixisay abaartii ka dhacday Somalia. Kheyre waxa uu sheegay in mudadii yarayd ee ay jirtay Xukuumadiisa dadaal dheer u galeen sidii ummadda Soomaaliyeed looga badbaadin lahaa abaaraha. Khayre ayaa qeexay doorka qurba joogta Soomaaliyeed ay ku lahaayeen wax ka Qabashada abaarihii ku dhuftay dalka, waxuuna tilmamay in ay iska soo aruuriyeen lacag gaaraysa Shan Milyan oo Dollar. Waxa uu yiri “Somalia waxaa u bilaamay baal cusub oo horumarineed, waxayna diyaarisay qorshayaashii ay ku sugan lahayd Amnigeeda kuna horumarin lahayd dalka oo dhan. Sidoo kal waxay diyaarisay qaabki looga hortigi lahaa khatarta abaaraha, anagoo kaa shanayna hay’adaha caawiya Somalia’’. Waxa uu intaa raaciyay ‘’Suurtagal noqon mayso in dalkeena uu leeyahay khayraad farabadan shacabkeenuna ay macluul iyo gaajo u dhintaan. Balse waa in aan horumarinaa wax soo saarka dalka si ay u yaraato gaajada iyo macaluusha shacabka Soomaaliyeed.” Sidoo kale, shirkan sidoo kale waxaa lagu soo bandhigayaa sahan ay sameeyeen hay’adaha iyo dowladda Soomaaliya, kaas oo laga sameeyay 18 qeybood oo ka mid ah Soomaaliya. Waxyaabah la soo ogaaday waxaa ka mid ah in abaarta saameyn taan ku yeelatay dad iyo duunyo sidoo kalena burburisay hanti badan. The post Sawirro: Kheyre & Wasiiro dhowr ah oo Muqdisho uga qeybgalay Shir muhiim ah appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib maalmo uu ku sugnaa magaalada Adis ababa ee dalkaasi Ethiopia halkaa oo uu uga qayb galay shirka 30 aad ee midowga Africa. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa diyaaradii siday gordhaw ka soo degtay Airporka Adan cadde ee magaalada Muqdisho waxaana soo dhaweeyay mas,uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda. Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa faah faahin ka bixiyay safarkii madaxweynaha,wuxuuna sheegay in uu guul ku soo dhamaaday,wasiir Cawad ayaa intaasi ku daray in dowladda Soomaaliya ay taageersantahay dib u habaynta lagu sameynayo Ururka Midowga Afrika iyo qorshayaasha ku aadan mideynta suuqyada xorta ah ee Afrika. Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia waxaa uu kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar ka mid ah madaxda dalalka Africa ee ka qayb galay shirka midowga ee Adis lagu qabtay waxaana ka mid ahaa madaxda ay is arkeen madaxweynayaasha dalalka Djibouti,Sudan, South Sudan, Uganda iyo kuwa kale oo ay dhamaantood ka wada hadleen iskaashiga dalalkaas kala dhexeeya Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Madaxweyne Farmaajo oo kasoo degay magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaa ka dhashay dab xoogan oo shantii galibtinimo ee maanta ka kacay goob shidaalka lagu iibiyo oo kutaala magaalada Garowe. Tirada dadka ku dhintay dabkaan, inkastoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan, hadana goobjooge la hadlay Puntlandi wuxuu sheegayaa in ilaa iyo labo qof ay ku geeriyoodeen halka shan kalena iyagoo dhaawac ah lagasoo saaray. Gurmadka dab damiska oo yaraa awgiis, ayaa sababay inay gubtaan xarumo ganacsi oo badan, laakiin markii dambe shirkadaha biyaha Garowe oo kaashanaya shacabka ayaa ku guulaystay inay damiyaan dabkaan. Waa mid kamid ah dabkii ugu khasaaraha badnaa ee ka kaca Garowe. Goor dhow la socda muuqaalka iyo sawirro aan idinkagasoo wadno
-
Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay dood ku saabsan ka hortaga iyo jawaab ka bixinta Abaaraha soo noq-noqda ee Soomaaliya. Shirkan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka Howlaha Guud, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Wasiir ku xigeenka Abaaraha, iyo Wasiir Dawlaha Arimaha Dibadda, qaar kamid ah Hayadaha Qaramada midoobay, madax ka socotay maamul goboleedyada iyo Safiirada dalalka taageera Soomaaliya Khayre ayaa ka mahad celiyay wufuuda ka soo qayb gashay shirka oo ka kala yimid meelo fog-fog waxuuna ka sheekeeyay jawaabtii ay ka bixisay xukuumadiisa abaartii Soomaaliya mudadii yarayd ee ay jirtay, isagoona sheegay in markii la magacaabay ay dadaal dheer u galayn sidii ummadda Soomaaliyeed looga badbaadin lahaa abaaraha. Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa qeexay doorka qurba joogta Soomaaliyeed ay ku lahaayeen wax ka Qabashada abaarihii ku dhuftay dalka, waxuuna tilmamay in ay iska soo aruuriyeen lacag gaaraysa Shan Milyan oo Dollar. “Soomaaliya waxaa u bilaamay baal cusub oo horumarineed, waxayna diyaarisay qorshayaashii ay ku sugan lahayd Amnigeeda kuna horumarin lahayd dalka oo dhan. Sidoo kal waxay diyaarisay qaabki looga hortigi lahaa khatarta abaaraha, anagoo kaa shanayna hay’adaha caawiya Soomaaliya. “Suurtagal noqon mayso in dalkeena uu leeyahay khayraad farabadan shacabkeenuna ay macluul iyo gaajo u dhintaan. Balse waa in aan horumarinaa wax soo saarka dalka si ay u yaraato gaajada iyo macaluusha shacabka Soomaaliyeed.” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre. Ugu dambeyn, Shirka ayaa lagu falanqeeyay sidii looga gaashaaman lahaa looguna diyaar garoobi lahaa abaaro kale oo Soomaaliya soo wajaha iyo habka ugu haboon ee loo hubin karo in gargaarka la gaarsiiyo dadka loogu talagalay, taas oo ay ugu deeqeen dawladooda iyo hay’adaha caalamka. PUNTLAND POST The post Ra’iisul Wasaaraha DF oo ka Qayb-galay Dood ku saabsan kasoo kabashada Abaaraha appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu ka qeybgalay Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo shalay lagu soo gabogabeeyey magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya. Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa Addis Ababa waxa uu si gaar ah ula kulmay Madaxweynayaasha qaar ka mid ah dalalka Afrika iyo ka qeybgalayaal Caalami ah, waxa ayna ka wada hadleen danaha kala dhexeeya Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa. Wafdiga Madaxweynuhu markii ay kusoo laabteen dalka, waxaa warfidiyeennada la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad, waxa uuna sheegay in Madaxweynaha oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Magaaladda Addis Ababa, shirarkii uu ka qeyb galay dhammaantood ay miro-dhaleen. Wasiirka ayaa sheegay in Madaxweynuhu dhowr khudbadood oo muhiim ah ka jeediyey inta uu socday Shir-madaxeedka 30-aad ee Midowga Afrika, waxa uuna intaas ku daray in Madaxweyne Farmaajo u caddeeyey Madaxda Afrika in Soomaaliya ay dagaal kula jirto Musuqmaasuqa, isaga oo Madaxweynuhu tusaale usoo qaatay xeerka la dagaallanka Musuqmaasuqa ee Golaha Wasiirradu ansixiyeen. Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu ku sugnaa Addis Ababa la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane António Guterres iyo Wafdi ka socday Midowga Yurub oo uu hoggaaminayey Mudane Stefano Manservisi oo ah Madaxa Iskaashiga caalamiga iyo Horumarinta. Sidoo kale, Madaxweynuhu waxa uu Shir-doceedyo la qaatay Madaxweynaha Jabbuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar Xasan Al-bashiir, Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Mudane Salva Kiir Mayardit, Madaxweynaha Ugaandha Mudane Yoweri Museveni, Madaxweyne Ku-xigeenka koowaad ee Burundi Mudane Gaston Sindimwo, Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Desalegn iyo Madaxweynaha Kiiniya Mudane Uhuru Kenyatta. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Somalia oo Dalka dib ugu soo laabtay kadib Shirkii Ururka Midowga Afrika appeared first on Puntland Post.
-
Gobalada la isku yiraahdo Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC) waxaa lagu suntay Erayga dhulka lagu muransan yahay (Disputed area) kaas oo ay hay’adaha caalamiga iyo beesha caalamku u bixiyeen markii dhawr jeer ay dagaalo ku dhexmareen labada maamul ee deriska ee Puntland iyo Somaliland oo mid waliba uu gaarkiisa u sheegto deegaanadan, waxayna taasi dhalisay inay gobaladani kadib dhacaan deegaanada kale ee maamuladaas, oo iyagu horumar baaxad leh sameeyey labaatankii sano ee u danbaysay oo ay SSC la daala dhacaayeen collaado iyo fikiro siyaasadeed oo isdiidan. Sheegashada Puntland iyo Somaaliland ayaa ku qotonta,iyadoo mid waliba dastuurka ugu qoran tahay inay deegaanadani hoos yimaadaan maamulkooda, hadaba aan eegno mid weliba waxa ay sheegashadiisu ku salaysan tahay. Maxay ku salaysan tahay sheegashada Somaliland? Sanadkii 1991 markii ay dhacday Dawladii dhexe ee Soomaaliya uuna dalku u gacan galay jabhado hubaysan iyo maleeshiyaad midiba meel xiratay ayey dadweynihii gobaladii Waqooyi galbeed shirweyne isugu yimaadeen magaalada Burco ee xarunta Gobalka Togdheer, waxaana shirkaas majaraha u haysay jabhadii dagaalka hubaysan kula jirtay Dawladii Soomaaliya ee SNM, taas oo la wareegtay inta badan gobaladii Waqooyi galbeed, waxaana shirweynahaas lagaga dhawaaqay Dawlad loogu magic-daray Somaliland oo la sheegay in ay ka madax banaantahay Soomaaliya inteeda kale. Shirweynahaas waxaa lagaga dhawaaqay inay Dawladaas gooni u goosadka ay ku midaysan yihiin dhamaan gobaladii madaxbanaanida ka qaatay gumaystihii Ingiriiska 1960-kii, ayna ku jireen gobalada Sool, Sanaag iyo degmada Buhoodle oo katirsa-nayd Gobalka Togdheer. Xubno kasoo jeeda gobalada Sool, Sanaag iyo Buhoodle ayaa ka qayb galay shirweynahaas lagu unkay Somaliland hase ahaate inta badan waxgaradkii iyo dadweynaha kasoo jeeda gobaladaas ayaa gaashaanka u duruuray, waxayna sheegeen inaysan sinaba qayb uga ahaan karin maamul wiiqaaya midnimada umada Soomaaliyeed. Maxay ku salaysan tahay sheegashada Puntland? Sanadkii 1998 ayey dadkii deganaa gobaladii la isku oran jiray Waqooyi Bari oo kala ahaa Nugaal, Bari iyo Mudug oo ay la socdaan gobalada Sool, Sanaag iyo degmada Buhoodle waxay shirweyne isugu yimaadeen magaalada Garowe ee xarunta Gobalka Nugaal, waxaana halkaas lagaga dhawaaqay Dawlad gobaleed ay ku midaysan yihiin shanta Gobal ee kala ah Bari, Nugaal, Mudug, Sool, Sanaag iyo degmada Buhoodle oo kamid ah Gobalka Togdheer oo ay degaan Beelo isir wadaag ka ah dhanka qabiilka. Dadka gobalada Sool, Sanaag iyo degmada Buhoodle ayaa si buuxda uga qayb galay shirweynihii lagu dhisay Puntland, iyagoo aan u kala harin maadama ay Puntland kaga duwanayd Somaliland inuu asaaskeedu ahaa raadinta iyo soo celinta midnimadii umada Soomaaliyeed ee luntay. Inkastoo xiligaas dhismihii Somaliland uu kan Puntland ka horeeyey in ka badan 7-sano hadana madaxweynihii xiligaa hogaaminaayey Somaliland Allaha u naxariistee Maxamed Ibraahim Cigaal oo ahaa siyaasi waaya arag ah kuma dhiiran inuu faragelin siyaasadeed ku sameeyo gobaladaas, isagoo dareen- sanaa waxa ka dhalan kara sidaa daraadeedna maamulkii Somaliland ma noqon mid si buuxa usoo gaara Sool, Sanaag iyo degmada Buhoodle. Puntland ayaa aaminsan in Soomaaliya markii ay burburtay u qaybsantay qabaa’il kala duwan uuna qabiil walba nidaam u samaystay deegaankiisii sidaa darteedna gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ay tahay inay wax la qaybsadaan dadka ay isir wadaaga yihiin ee reer Puntland, waxayna Puntland u aragtaa in dhismiheedii ay si buuxda qayb uga ahaayeen beelaha Harti ee dega gobaladan ay ku muransan yihiin Puntland iyo Somaliland. Door intee le’eg ayey midnimada umadda Soomaaliyeed ka qaadan karaan gobalada SSC? Waxaa la aaminsan yahay in gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ay udub dhexaad u yihiin midnimada umada Soomaaliyeed marka la eego goobta muhiimka ah ee ay ku yaalaan iyo goosashada ay mudada dheer raadinaysay Somaliland, waxayna dadka u ololeeya midnimadu aaminsan yihiin in gobaladani yihiin kuwa keliya ee Hargeysa ku khasbi kara inay kusoo noqoto miiska midnimada umada Soomaaliyeed. Sidoo kale Somaliland ayaa aaminsan inay gobaladani muhiim u yihiin danaheeda goosasho, waxayna u aragtaa hadii ay weydo gobaladaas inay lumin doonto rajadeedii gooni isu taaga ee ay mudada dheer orodka ugu soo jirtey, marar kala duwan ayey dad ajaaniib ah oo u ololeeya gooni isu taaga Somaliland kula taliyeed inay gaaraan xuduuda ay sheegtaan. Muxuu yahay Xalka gobaladan lagu badbaadin karo? Dadka sida aadka ula socda marxaladaha gobalada SSC ayaa aaminsan in xalkoodu ku jiro iyadoo loo dhiso Dawlad gobaleed qayb ka ah Dawlada Federaalka ee Soomaaliya, kana madax banan labada maamul ee Puntland iyo Somaliland. Fikirkan oo u muuqda mid si aada ugu soo xoogaysanaaya deegaanada Puntland iyo gaar ahaan dadka dega gobaladan ayaa la aaminsan yahay inuu noqon karo kan kaliya ee lagu badbaadin karo gobalada Sool,Sanaag iyo Cayn oo asaagood ka haray. Mid kamida wax garadka Puntland oo ay arimahan wax ka weydiisay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa kula taliyey Dawlada Puntland iyo tan Federaalka inay taageeraan qorshe cusub oo ay maamul ugu sameynayaan deegaanadan si loogu quur gooyo sheegashada Somaliland ayna gobaladani tiir dhexaad ugu noqdaan jiritaanka qaran Soomaaliyeed oo lagu midaysan yahay. Warar aan la xaqiijin oo ay helayso PUNTLAND POST ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Gaas ay arintan isla soo qaadeen xiligii uu Madaxweyne Farmaajo booqashada ku joogay Puntland sidoo kale waxgaradka kasoo jeeda deegaanadan ayaa Madaxweyne Farmaajo kala hadlay qorshahan inuu taageero wallow aan la ogayn fikirka dhabta ah ee Madaxweyne Farmaajo ka qabo. Dhawr jeer oo hore ayaa fikirkan la isku dayey mase noqon mid suurtagal noqday maamada aysan Puntland horay marna raali uga ahayn in gobaladan laga dhiso maamul ka madax banaan. PUNTLAND POST The post Dawlad gobaleed laga dhiso SSC xal ma u tahay deganaansho la’aanta gobaladaas? appeared first on Puntland Post.
-
Nairobi-(Caasimadda Online)-Hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga ayaa kasoo hor muuqday kumanaan qof oo isugu soo baxay beerta Uhuru ee Nairobi, halkaas oo lagu dhaariyay in uu yahay “madaxweynaha shacabka” Kenya. Xaflada dhaarinta oo socotay muddo ka yar toban daqiiqo ayaa waxaa ka maqnaa inta badan madaxda xisbigga mucaaradka sida Kalonzo Musyoka, Musalia Mudavadi iyo Moses Wetang’ula. “Anigoo ah Raila Amolo Odinga waxaan dhowaaq dheer ku sheegayaa in aan ahay qofka mas’uulka ka ah xafiisa Madaxweynaha Shacabka Jamhuuriyada Kenya.”ayuu yiri Odinga. Hogaamiyaha mucaaradka Odinga ayaa ku andacoonayaa in saddex jeer oo xigxigtay doorashooyinkii dalka ka dhacay lagu shubtay waxana u diiday in uu aqoonsado Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta dib u doorashadiisi dhamaadkii sanadkii hore. Hadal kooban oo uu jeediyay dhaarta kadib ayuu sheegay in shacabka ay ridi doonaan wax uu ku tilmaamay xukunka kaligii talisnimada ah. “halkaani waa akoonka rasmiga ah ee madaxweynaha jamhuuriyadda dimuqraadiga ah ee kenya” ayuu kusoo qoray barta uu Raila Odinga kuleeyahay twitterka Halkaan kadaawo muuqaalada iyo sawiro Kenyans or NASA supporters if you wish are so resilient. Uhuru park is parked. #NASAOathDay #RailaSwearingIn #FreedomIsComing #DemocracyOrChaos #mediashutdown pic.twitter.com/KxuAXMDv7I — Abala Kinyua. (@AbalaKinyua) January 30, 2018 Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Daawo hogaamiyaha Mucaaradka Dalka Kenya Raila Odinga Oo Loo Dhaariyay Madaxweyne appeared first on Caasimada Online.
-
Garowe (Puntlandi) Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa soo dhoweysay Engineero ka socda dalka Germany oo qiimayn ku sameynaysa goobta laga dhisayo isbitaal weyn oo ay dowladda Germany u dhisayso Puntland. Isbitaalkan ayaa qeyb ka ah mashaariic dhinaca caafimaadka ah oo ay dowladda Germany ku taageerayso dowladda Puntland, kuwaas oo socondoona saddexda sano ee soo socota ayna ku baxayso qarash dhan $31.3 milyan oo dollar. Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka, Dr. Cabdirisaaq Xirsi Xasan iyo duqa degmada Garowe xasan Goodir, ayaa Engineerada geeyay isbitaalka guud ee Garowe iyo goobaha kale ee dowladda Germany mashaariicdeeda laga fulinayo, waxayna kadib la qaateen kullan la isku xor wareysanayay oo ku saabsanaaa qorshaha dhismaha isbitaalka. Agaasimuhu wuxuu warbaahinta u sheegay in bisha february ee soo socota madaxweynaha dowladda Puntland uu si rasmi ah u dhagax dhigidoono isbitaalkaan oo ahaandoona isbitaalka ugu weyn Puntland islamarkaana si aad ah loo qabalabayndoono. Dowladda Germany ayaa horey dowladda Puntland uga taageertay dhaqaalaha ku baxaya mashruuca dayactirka waddada dheer ee xiriira Garowe iyo Gaalkacyo, taasoo haatan meel wanaagsan maraysa. Puntlandi.com
-
A statement from China’s Huawei Marine, reveals that HM was completing a ‘desktop study’ for a new subsea cable system, dubbed the ‘Peace Subsea Cable’ whose first phase is meant to connect South Africa, Kenya, Djibouti, Somalia and Pakistan (Gwadar and Karachi). Source: Hiiraan Online
-
EUCAP Human Rights and Gender experts met with representatives of the NAGAAD Network in Hargeisa on January 25th. NAGAAD is an NGO that advocates for women and children’s empowerment and works towards “achieving an egalitarian society where women, children and men are equally significant”. Founded in 1997, it was formed to serve as an organized, collective voice of women who were determined to fight for their socio-economic and political rights as equal citizens of Somaliland. Discussions this week focused on the gender issues involved in human trafficking, illegal migration that poses a threat to national security, as well as the protection of human rights. To effectively fight against illegal migration, “we must empower women and young people and advocate for a safe and secure environment for them to live in, so they can grow and realize their full potential as leaders in all spheres,” NAAGAD Executive Director, Nafisa Yusuf Mohamed said. With the support of EUCAP, the NAGAAD Network is working in close cooperation with the Somaliland Attorney General Office (AGO) on the planning of an upcoming Maritime Legislation Workshop to take place in Hargeisa. NAGAAD representatives will participate as trainers and elaborate on the protection of victims of maritime crimes, men and women, boys and girls. “We must support and encourage women to fully participate in the economic flow of the maritime resources. We must educate institutions to fully understand and appreciate the importance of women participation in the economy of the Country”, Nafisa Yusuf Mohamed added. EUCAP discusses Human Rights and Gender in the context of maritime security in Hargeisa
-
United Somaliland Front U.S.F United Somaliland Front is a new administration/government leadership for Somaliland who support the values established by the Initial Interception of Somaliland Unity on May 18, 1991. Its main objective is to continue the mission of creating unity, partnership, collaboration, humanity, and democracy for all Somalilanders. United Somaliland Front is a partnership of citizens for political advancement in democracy, justice, and harmony between the Somalilander tribes and states from Awdal to Sool. This partnership is to continue the administration of equity share, educational access, and allocation of resources among Somalilanders across regions. USF eliminates the concept of Jeegaan Land. It acts as a government in exile but participates in the country as a great civic engagement to eliminate violence among the grieving people of Somaliland Tribes. United Somaliland Front is the first step to creating a safe political atmosphere in Somaliland and throughout the region, which extends beyond Somaliland to include other areas such as Neighboring State and Countries in Horn Of Africa. Recent events in Somaliland created an urgent need for USF. Many Somali landers realized that the system they created was misused by the Kulmiye Party and Government Tribes of Gabiley Clan and Habal Jeclo Clan (known as Hagbadland). The two tribes were rotating the system of government, creating a political vacuum in Somaliland. USF is the antidote to that system, replacing it with a new vision for the Somaliland political and governmental system. Most Somali landers want equal opportunities for education and shared access to resources, but the present government has denied these rights to anyone who is not a member of the two indicated tribes. With the recent misguided so-called election in Somaliland, many people recognize that it is time to bring political action to the country. The administration and management of the system will be based on an expatriate concept. Each country has its own unique way of engaging, especially in the context of the current political climate. However, each member of USF must engage with local politicians to further advance its cause and concept. Somaliland citizens will engage in the democratic process. They will interact with local tribes and share the values of USF with the people in their cities and states, as well as in areas of Somaliland which are not limited to tribe and region. The international community that invested in the Somaliland democratic process and the human development needs to be aware of the political changes in Somaliland, especially regarding the misguided democracy and the government’s violation of people’s rights to participate in the democratic process. The international community should become aware of the opportunity for partnership with USF to create peace and safety among Somali landers, as it works to protect this small nation from civil war and other incidents of civil unrest. USF will continue to work with the international community as it establishes Somaliland as a united community with a respectable system of government. The political dialogue will continue with Somalia to ensure a safe and peaceful environment in Somaliland. The concept paper will outline the process of creating a governmental authority. The expatriates of each country will nominate a chair and secretary for their particular country who will work with the president of the United Somaliland Front. The concept further outlines the financial resources of the administration, which is self-funded and self-governed. Individual and clan contributions will be the initial funding sources for travel and meeting expenses. However, the international community can participate in the process of building peace and security for the people of Somaliland. USF promotes civic participation and will collaborate with organizations, institutions, and embassies to further establish a safe environment in Somaliland and to serve as a new regional administration whose initial concept started in Burco in 1991. Any participating state or country must keep the recognition of the red, black, and blue USF flag consistent. USF is inviting all other political party members to work with USF. USF will be the legitimate system created by all people of Somaliland, establishing a shared government, settling political disputes, and managing regional and tribal resources for the states who are USF members. Martin Mohamed is the Founder and the President of the U.S. African Chamber of Commerce http://www.usacchamber.com/ President Martin I Mohamed United Somaliland Front USF
-
Dab aad u xoogan ayaa qabsaday kaalin shidaal oo ku taal agagaarka isgoyska Bulsho ee magaalada Garowe, wuxuuna ku faafay qaybo kamida xaafadaha ku dhow kaalintaas shidaal. Dabkan oo ah mid aad u xoogan ayaa laga arkayaa guud ahaan magaalada, waxaana hawada is qabsaday uuro madow iyo holac, waxayna warar soo baxaaya shegayaan inuu dabkaasi dhaliyey khasaare xoogan oo isugu jira dhaawac dad iyo mid hantiyeed. Goobta uu dabku ka kacay waxaa isugu soo baxay dadweyne fara badan oo isku dayaaya inay la tacaalaan daminta dabkan xogan. Magaalada Garowe oo ah caasimada Puntland ayaan lahayn dab-damis, mana ahan markii ugu horaysay oo dab dhaliyey hanti nafeed iyo mid dhaqaale uu magaalada ka kaco, waxaana muuqata inaysan Dawlada hoose ee Garowe ahayn mid weli ku baraarugtay khatarta uu dabku dhaliyo. Kala socod faah-faahin dheeriya PUNTLAND POST The post Dab khasaare dhaliyey oo ka holcaaya bariga magaalada Garowe appeared first on Puntland Post.
-
Over the past 25 years, Somalia has experienced a cycle of protracted droughts, culminating in the most recent one in 2016 and 2017, when rains failed for three seasons in a row. Source: Hiiraan Online
-
Hon. Mumin Seed during visit to Farms in Arabsiyo to witness the problems faced by farmers HARGEISA–Agriculture minister, Hon. Ahmed Mumin Seed has visited farms around Arabisyo to witness the problems faced by the farmers. The Director General of Agri ministry, Hon. Mohamed Said Ilkase and other officials were part of the ministers delegation during visit to the farming areas including Gogol Wanag, Agamsaha, Hore Haadlay, Caro Yaambo which produce vegetables and fruit as well. They toured a farm funded by Horn Gardens. The Horn Gardens have provided training to farming community so that they will adapt new methods aimed at making tangible progress. The Agri minister during his speech has pledged to assist the farming to overcome barriers that they are faced with during planting. He said that it is a priority for the new president on reaching food self-sufficiency in terms of farming production. The minister has said that it is time that farmers must join hands in conjunction with govt to reach food security and forget about relying on food provided by international organization. The new govt under president Musa Bihi has taken steps to bring together experts in farming to brainstorms ways to overcome dependency on imported food and start to take advantage of local production.
-
Washington-(Caasimadda Online)-Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka Kirstjen Nielsen ayaa ku dhawaaqday in la qaaday xayiraadii saarneyd dadka qaxootiga ah ee dalalka uu Maraykanku u arkayay inay halis kaga imaan karto. 11-ka dal ee wareegtada Madaxweyne Donald Trump ka joojisay in dadkooda ay galaan Mareykanka ayaa kala ah Masar, Iran, Iraq, Libya, Mali, North Korea, Somalia, South Sudan, Sudan, Syria iyo Yemen, kuwaas oo hadda la oggolaaday in ay geli karaan Mareykanka. Wakaaladda WararkaFaransiiska (AFP) ayaa soo warisay in Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka Kirstjen Nielsen ay ku dhawaaqday in la qaaday xayiraadii saarneyd dadka qaxootiga ee dalalka loo arkayay inay halistooda badan tahay, waxayna intaasi raacisay in qaxootiga ay mari doonaan baaritaan adag, ka hor inta aan loo ogolaan inay Mareykanka galaan. Golaha Xiriirka Muslimiinta Mareykanka ee loo soo gaabiyo (CAIR), Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka, iyo ururada bulshada ayaa si aad ah u soo dhaweeyay go’aankan, waxayna sheegeen Trump inuu ka laabtay qeyb ka mid ah ajandayaashiisa foosha xun. Tan iyo markii Mareykanka uu xayiraadda dhanka socdaalka ku soo rogay dalalkaan waxaa yaraaday dadkii qaxootiga ahaa ee dalkaas geli jiray oo ay u badnaayeen Qaxooti fara badan oo horay looga qaadi jiray dalal kala duwan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maraykanka oo Xayiraadda Ka qaaday Qaxootiga dalal ay Soomaaliya ka mid tahay. appeared first on Caasimada Online.
-
China and the African Union dismissed on Monday a report in French newspaper Le Monde that Beijing had bugged the regional bloc’s headquarters in the Ethiopian capital. Source: Hiiraan Online