-
Content Count
211,301 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta la kulan gaara ku yeelanaya magaalada Muqdisho, kaasoo la sheegay in lagu magacaabi doono taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadugidda. Wararka laga helayo Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegaya in kulankan looga hadli doono magacaabidda iyo ansixinta labada taliye oo muddo ka badan saddex bilood ahaa kuwo maran oo aan lagu guuleysan in la buuxiyo. Xogta aanu heleyno ayaa sheegaya in Taliyaha Hay’adda nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA loo magacaabo Cabdi Jiinow Calasow oo hore u soo noqday Maareeyaha Dekeda Muqdisho iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo muddo dheer arrintan is mari waa ka taagnaa lagu asoo afjaray kulano is daba joog ah oo ka dhacay Madaxtooyada. Taliyaha Booliska ayaa la isku hayaa laba sarkaal oo kasoo kala jeeda beesha Daarood, waxaana al sheegay in saaka laga gaarayo go’aankii ugu danbeeyay oo ay u badan tahay in loo magacaabo beesha sarkaal kasoo jeeda Beesha Ogaadeen. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Golaha Wasiirada oo maanta ansixinaya magacaabidda Taliyeyaasha Booliska & NISA appeared first on Caasimada Online.
-
kulan dhaqaale loogu uruurinayay Ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis, ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. kulankan ayaa ujeedadiisa ahayd in lagu dhiiri-galiyo laguna Taakuleeyo Ciidamada Xoogga dalka Somalia (Somali National Army, waxaana munaasibada ka soo qaybgalay Xog-hayaha Gudiga difaaca Gollaha Shacabka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Saadiq Warfaa, Duuliye Sare Asli Hassan Cabaade oo ahayd Gabadhii ugu horraysay Africa oo Pilot noqota 1976 waxayna aad ugu dheeratay taariikhda Ciidanka cirka & sharaftii uu lahaa. Col. Abdllaahi Cabdi Cali Baar Xoosh oo ka mid ahaa Guddigii taakulaynta 3-8-2017 uu madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullaahi Farmaajo u magacaabay ayaa goobta ka sheegay shaqadii Qaran ee uu Mdaxweyne farmaajo u diray iyo halka marayso. Halkan hoose ka Daawo.
-
Safy Hallan Farah's '1991' zine will feature beautiful images and writing culled from the brightest young minds across the Somali diaspora. Source: Hiiraan Online
-
Alle naxariistii Jano haka waraabiyee waxaa saaka Bosaso ku geeriyooday Boqor Xildhibaan Cumar Ismaaciil Maxamed ( Sanweyne ). Marxuumka ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadu ugu horeeyey ee Puntland ay yeelato Sanadkii 1998, Waayadii dambe Marxuumka wuxuu ka mid ahaa Isimada Puntland, Deegaanada Barina aad ayuu ugu adeegi jiray Bulshada, Wuxuu ahaa Oday Soomaaliyeed, Isim Puntland iyo Nabadoon ba. Marxuumka wuxuu ahaa Waayeel, Saaka oo isniin ah 19/2,2018 ayuu ku geeriyooday Bosaso. Waxaa Tacsi Guud loo dirayaa dhamaan Caruurtii iyo Eladiisii, Shacabka Puntland iyana waa looga tacsiyeynayaa geerida Ex Xildhibaan Boqor Cumar Ismaaciil. Marxuumka waxaan Illaahay uga baryeynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf. Aaaamiiin Aaaaamiiin Aaaaamiiin Aaaaamiiin
-
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi u diray dhammaan Shacabka Puntland, Qoyska iyo Eheladii Allaah ha’u naxariistee Marxuun Boqor Xildhibaan Cumar Ismaaciil Maxamed ( Sanweyne ) oo ku geeriyooday Boosaaso saaka aroortii, Marxuun Boqor Xildhibaan Cumar Ismaaciil Maxamed ayaa ka mid ahaa xildhibaanadii lagu Aasaasay Puntland, isla markaana ka mid ahaa hoggaanka dhaqanka Puntland Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si gaar ugu Tacsiyeeyay dhammaan goleyaasha Dawladda iyo wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa Allaah uga Baryay Marxuunka inuu Janno Fardowso ka waraabiyo Aamiin Aamiin, Illaahayna samir iyo iimaan waasic ahna Alle ka siiyo qaraabadii Ehelkii Asxaabtii iyo dhammaan Shacabka Puntland.
-
The International Organization for Migration (IOM) has rolled out the MigApp which is a mobile app with the goal of securing the movements of migrants from East Africa and the Horn of Africa.mi Source: Hiiraan Online
-
President Donald Trump railed against the investigations into Russian interference in the 2016 election Saturday night into Sunday, sending off a stream of tweets attacking the FBI, CNN, the Democratic Party, his own national security adviser, former President Barack Obama and the top Democrat on the House Intelligence Committee. He did not criticize Russia, or voice concern over Vladimir Putin’s attempts to undermine U.S. elections. “If it was the GOAL of Russia to create discord, disruption and chaos within the U.S. then, with all of the Committee Hearings, Investigations and Party hatred, they have succeeded beyond their wildest dreams. They are laughing their asses off in Moscow. Get smart America!” Trump wrote on Twitter on Sunday morning. The tweets came after special counsel Robert Mueller indicted 13 Russians on Friday for their efforts to interfere in the 2016 election and aid Trump’s campaign. The Twitter broadsides attracted bipartisan pushback as Republicans and Democrats expressed frustration that Trump is not taking the Russian threat seriously. The White House has sought to frame the indictments as vindication, since they do not allege collusion with the Trump campaign, but senior aides have voiced concern that Trump would lash out at the FBI. Trump confirmed those fears on Saturday night. “Very sad that the FBI missed all of the many signals sent out by the Florida school shooter. This is not acceptable. They are spending too much time trying to prove Russian collusion with the Trump campaign — there is no collusion. Get back to the basics and make us all proud!” Trump wrote on Twitter. That statement stirred bipartisan ire. “I think it’s an absurd statement. Absurd,” said Gov. John Kasich (R-Ohio) on CNN. Others reacted to that tweet, and the rest, with something of an eye-roll. “Maybe it was a bad idea for him to stay off the golf course,” quipped one senior GOP Hill aide in response to a query from POLITICO. Trump also went after his national security adviser, H.R. McMaster, who said the evidence of Russian meddling was “incontrovertible.” “General McMaster forgot to say that the results of the 2016 election were not impacted or changed by the Russians and that the only Collusion was between Russia and Crooked H, the DNC and the Dems. Remember the Dirty Dossier, Uranium, Speeches, Emails and the Podesta Company!” Trump wrote. By Sunday morning, he was on to attacking Obama for the nuclear deal with Iran. “Never gotten over the fact that Obama was able to send $1.7 Billion Dollars in CASH to Iran and nobody in Congress, the FBI or Justice called for an investigation!” Trump wrote. Then, he moved on to the top Democrat on the House Intelligence Committee, Rep. Adam Schiff of California. “Finally, Liddle’ Adam Schiff, the leakin’ monster of no control, is now blaming the Obama administration for Russian meddling in the 2016 Election. He is finally right about something. Obama was President, knew of the threat, and did nothing. Thank you Adam!” Trump wrote. He later added: “Now that Adam Schiff is starting to blame President Obama for Russian meddling in the election, he is probably doing so as yet another excuse that the Democrats, lead [sic] by their fearless leader, Crooked Hillary Clinton, lost the 2016 election. But wasn’t I a great candidate?” Trump also took a moment to defend his past statements that seemed to shed doubt on Russia’s role in election-meddling, writing: “I never said Russia did not meddle in the election, I said ‘it may be Russia, or China or another country or group, or it may be a 400 pound genius sitting in bed and playing with his computer.’ The Russian ‘hoax’ was that the Trump campaign colluded with Russia — it never did!” Trump has repeatedly sought to downplay the evidence of Russian interference, and he said in November that he believed Putin’s denials of meddling. “Every time he sees me he says, ‘I didn’t do that,’ and I really believe that when he tells me that, he means it,” Trump said at the time. “I think he is very insulted by it, which is not a good thing for our country.” The Twitter tirade was notably absent of any calls to action in addressing Russian interference. That absence drew swift criticism, as did Trump’s seeming inability to focus on the meaning of the allegations beyond himself and his own campaign. “Above all this rhetoric here, we begin losing sight of what is it we’re going to do about the threat of the Russians,” former Director of National Intelligence James Clapper said in an interview on CNN. “He never talks about that. It’s all about himself.” “This is a president who claims vindication anytime someone sneezes,” Schiff told CNN, and he went on to question why the White House has refused to implement sanctions that Congress passed by huge majorities to punish Russia. “It is inexplicable that the president of the United States continues to sit on sanctions that Congress passed, that Congress wants enforced against Russia over this interference,” Schiff said on “State of the Union.” Under the law, sanctions were to be imposed by Jan. 30, but the White House demurred at that time, saying the threat of sanctions was “serving as a deterrent.” Sen. James Lankford (R-Okla.), a member of the Senate Intelligence Committee, also expressed frustration about Trump’s unwillingness to confront Russia over the meddling. “Russia’s clearly tried to advance their agenda into the United States,” Lankford told NBC. Sen. Bernie Sanders (I-Vt.) called Trump’s unwillingness to address Russian interference going forward “one of the weirdest things in modern American history.” “How do we have the president of the United States not saying what everybody knows to be true?” the 2016 Democratic presidential candidate continued in an interview on NBC’s “Meet the Press.” “Russia interfered in ’16, and they’re going to interfere in 2018. … This is a huge deal, and that we don’t have a president speaking out on this issue is a horror show.” Source: – Politico The post Trump attacks everyone but Russia – Politico appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya xarunta Villa Somalia ayaa sheegaya in xal Siyaasadeed laga gaaray Khilaaf hoose oo waayadan ka dhex aloolsanaa Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Khilaafka oo taagnaa muddo ku dhow afar bil ayaa waxaa la xaqiijiyay in dadaalka lagu xaliyay ay iska kaashteen Madaxweynaha dalka Farmaajo iyo Xildhibaano ku dhow dhow laba mas’uul. Khilaafka ayaa la sheegay xalintiisa in looga maarmi waayay qaboojinta Mooshino iyo Kacdoon Siyaasadeed oo ay wadaan Xildhibaanada mucaaradka ee ka tirsan baarlamaanka waxaana saacadihii ugu danbeeyay lagu guuleystay xal u helida khilaafka Kheyre iyo Jawaari. Illo wareedyo ka tirsan Xafiiska Ra’isul wasaare Kheyre ayaa inoo xaqiijiyay in Khilaafka Gudoomiyaha iyo Ra’isul wasaaraha uu dhashay kadib markii Xasan Cali Kheyre si latashi la’aan ah u xaliyay dhibaatooyin taagnaa oo heerkooda gaarsiisanaa in la horgeeyo baarlamanaka Somalia. Jawaare ayaa Ra’isul wasaare Kheyre ku eedeeyay inuu faragalin ku hayo shaqooyinka baarlamaanka, waxa uuna farta ku goday inuu banaanka ku xaliyo howlaha khuseeya baarlamaanka. Labada mas’uul ayaa waxaa iminka Khilaafkooda loo xaliyay si looga hortago mooshin la sheegay inay wadaan Xildhibaanada mucaaradka ee doonaaya inay cuuryaamiyaan shaqooyinka Xukuumada. Geesta kale, Ra’isul wasaare Kheyre iyo Jawaari ayaa maalmahan si wada jira uga wada shaqeyn doona talaabo waliba oo lagu fashilinaayo Mooshinka ay maleegayaan Xildhibaanada qaswadayaasha. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog cusub: Khilaaf bilo jirsaday oo u dhexeeyay Kheyre & Jawaari oo xal laga gaaray appeared first on Caasimada Online.
-
Somalia traders show off their products at the Gulfood Fair
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Dubai (HOL) - The 23rd annual Gulfood Fair has officially been opened at the Dubai World Trade Centre. This year's expo is featuring over 40 Somali companies displaying their products. Source: Hiiraan Online -
Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan xogta ku heleyno waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia todobaadka soo socda kusoo fool leh Ra’isul wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo iyo Wafdi uu Hogaamin doono. Booqashada Ra’isul wasaare ku-xigeenka iyo Wafdigiisa ayaa la filayaa inay kusoo beeganto maalinta Talaadada ee todobaadka danbe. Ra’isul wasaare ku-xigeenka Turkiga ayaa ku hormari doona dalka Sudan oo uu ku nagaan doono muddo laba cisho ah, waxa uuna intaa kadib u soo safri doono Somalia. Wakaala wararka Anadol ee Turkiga ayaa sheegtay in Ra’isul wasaare ku-xigeenka Turkiga inta uu joogo magaalada Muqdisho uu la kulmi doono Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Mas’uuliyiinta kale ee dowladda. Socdaalka Ra’isul wasaare ku-xigeenka ayaa la sheegay inuu ku qotomo arrimo badan oo ay kamid tahay kormeerka ciidamada Soomaalida ee lagu tababaro saldhig ay Turkiga ku leeyihin Muqdisho iyo dhul dhawaan lagu wareejiyay Turkiga oo Jaziira ku yaala. Sidoo kale, Sarkaal u hadlay Turkiga ayaa sheegay in ciidamada Soomaalida ee lagu tababaro saldhiga Turkiga ay ka qeyb qaadan doonan howlgal ka dhan ah Al-shabab oo laga sameenayo Koofurta iyo bartamaha Somalia. Dhinaca kale, Ra’isul wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo, ayaa booqan doona Saldhig Militery ay dowladiisa ka dhisaneyso dalka Sudan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Ra’isul wasaare ku-xigeenka Turkiga oo la filaayo inuu booqasho ku imaado Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Kismaayo (Caasimada Online)-Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa si qoto dheer uga hadlay wadahadalka dhowr sano kadib u bilowday dowladda Ehtiopia iyo Jabhadda ONLF. Axmed Madoobe, waxa uu sheegay inaanu marka hore jirin wadahadal fashilmay, waxa uuna tilmaamay in wadahadalka hadda socda uu aad uga duwan yahay wadahadaladii hore. ‘’Ma jiro wadahadal fashilmay ee wadahadalka waa mid socda inkastoo xiisadaha ka jira Ethiopia iyo Iscasilaada Ra’isul wasaaraha uu saameeyay dibna loo furi doono’’ Axmed Madoobe ayaa sheegay in tilaabada wadahadaladaasi ay ku bilowdeen ay tahay mid muhiim ah oo dhameystir u baahan si looga dhabeeyo hadafka dadka Soomaalida ee ku nool kilinka shanaad ee ismaamulka Soomaalida ee dalka Ethiopia. Waxa uu Axmed Madoobe sheegay in ka maamul ahaan ay dultaagnaan doonaan wadahadalka inta laga gaaro guul, waxa uuna cod dheer ku sheegay in Mowqifka Jubbaland uu yahay in leysku geeyo dowlada Ethiopia iyo ONLF oo uu sheegay inay aad u kala fogyihiin marka la’eego dhanka Khilaafka. Axmed Madoobe waxa uu intaa raaciyay in hannaanka wadahadalada labada dhinac ay u socdan ay tahay si wanaagsan oo natiijo fiican laga filikaro, wuxuuna carab ***** in wadahadalka uu saameyn ku yeeshay xiisada ka taagan Ethiopia. Sidoo kale, Axmed Madoobe oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in dhinac waliba ay u furan tahay ka qeybqaadashada sii socoshada wadahadalka labada dhan, waxa uuna ku baaqay in laga wada shaqeeyo midowga. Hadalka Axmed Madoobe ee ku saabsan wadahadalada labada dhinac ee Ethiopia iyo ONLF uga socday Nairobi ayaa imaanaya iyadoo wali wadahadaladaasi aysan ka soo bixin wax natiija ah oo ku saabsan wixii looga wada-hada hadlay. Caasimada Online Xafiiska Kismaayo Caasimada@live.com The post Axmed Madoobe ‘’Wey iska cadahay sida uu ku socdo wadahadalka dowlada Ethiopia & ONLF’’ appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa maalintii labaad xiran Ganacsigii Suuqa weyn ee Bakaaraha kadib Shaqa Joojin ay Ganacsatadu ku dhawaaqeen maalin ka hor. Shaqa Joojinta Ganacsatada ayaa ka danbeysay kadib go’aankii ganacsatada ay ku gaareen inay joojinayaan shaqada suuqa, haddii aan wax laga qaban canshuurta la soo kordhiyay. Inkastoo uu socdo dadaalo arrintaasi xal looga gaarayo ayaa hadana maanta waxaa gebi ahaanba xiran Goobaha Ganacsi ee ku yaalla Bakaaraha, waxaana la arkayaa Ganacsatada oo hordhoobay Goobahooda Ganacsi. Xirnaanshaha Suuqa ayaa waxa ay abuurtay xaalad cakirnaan ah oo soo food saartay dadka ganacsatada ah ee Suuqaasi ku shaqeysa, oo maalintii labaad aanan shaqeysan. Ganacsatada ayaa ka gadoodsan canshuur kordhin ay sameysay Wasaaradda Maaliyadda Somaliya, waxayna sheegayaan ganacsatada inaysan awoodin bixinta canshuurtaasi. Dhinaca kale, Dowladda Somalia ayaa u muuqata inay ku fashilantay canshuur kordhintaan ay sameysay Wasaaradda Maaliyadda Somaliya oo wali aanan dhaqangalin, abuurtayna xaalad cakirnaan ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Suuqa bakaaraha oo maalintii labaad u xiran caburin lagu hayo Ganacsatada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta kulan deg deg ah ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in ay taliyaal cusub u magacaaban ciidamada Nabad Sugidda iyo Booliiska Soomaaliyeed, saddex bilood kadib markii ay iscasileen taliyaashii hore. Warar hoose oo saaka ay PUNTLAND POST ka helayso Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa xaqiininaya in kulanka manta lagu magacaabi doono taliyaashaasi,inkastoo aan xog laga hayn ciddda loo magacaabayo. Kulanka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ee manta ayaa sidoo kale la filayaa in looga hadlo khilaafka u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda dalka iyo Ganacsatada magaalada Muqdisho,iyadoo warbixin laga dhegaysan doono Wasiir Beyle. Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu wadaa in uu kulanka ka horjeediyo warbixin ku saabsan halka ay marayan hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda gobolada Koonfurta. Wixii ka soo kordha kala soco:puntlandpost.net The post Taliyaasha Booliiska iyo Nabad Sugidda Soomaaliya oo maanta lagu wado in la magacaabo appeared first on Puntland Post.
-
Job Description Name of the Project Participatory Governance and Peacebuilding Programme Title of the assignment Legal expert Contract type Service Contract – full time Duty station Garowe with travel to other regions in Puntland Duration 3 months ( March – May , 2018) Description of PUNSAA The Puntland Non-State Actors Association (PUNSAA) is a non-governmental, non-political and non-profit that assembles non-state actors (NSAs) in Puntland into one platform. It was established on 14 May 2008 and registered as local association with Puntland Ministry of Planning and International Cooperation. PUNSAA brings together a wide range of NSAs from across Puntland, including non-governmental organizations (NGOs), Women, Youth Associations, business associations, elders and different categories of professionals, such as teachers, Media, lawyers and doctors. PUNSAA provides a forum through which local NSAs could participate in and influence policy and decision-making processes at local, State, National and International levels Job purpose: PUNSAA seeks to recruit a legal expert for making desk review on the contentious issue in the Provisional Constitution of Federal Republic of Somalia. National legal expert will be engaged to: · Draft briefing papers on the constitutional contentious issues and develop position papers concerning civil society’s stands and positions in the constitutional review process. · Promoting public awareness and understanding for the constitutional review process and engaging wider communities and stakeholders to understand constitutional review process levels · Work effectively in PUNSAA specifically with the PGP project coordinator with guidance of Executive Director to design the concept, indicators and methodology to gauge people’s understanding on the constitution; · Conduct desk review on the constitution and to make analytical comparison among Somali constitution and other federal Countries, · Produce Desk-based Review report on constitution with more emphasizes on the contentious issues · Provide technical advice to CSCRTF and the platform on the CRP · Regular input into the conceptualization and planning of Consultation meetings on constitutional review process; · Provides advice on best practices and current trends in the constitution review process · Participates and facilitate Consultation meetings on constitution review Process Person Specification Essential requirements · Master degree in Law with with a minimum of 3 years’ experience in legal drafting field · Experience in constitutional review process • Bachelor degree in law with a five years’ experience in constitutional review and legal drafting. • Excellent skills of operating communication technical facilities • Fluency in English (written and spoken) • A positive problem-solving approach • Good interpersonal and team-working skills • A willingness to promote the work of PUNSAA on issues relating with the constitutional review process and develop collaborative work with others. Personal Experience: · Experience of working in an environment that has required the use of press and / or public affairs skills in order to achieve objectives and inform external stakeholders of PUNSAA Achievements. · Experience of building effective relationships with stakeholders of constitutional review process. · Experience of briefing constitutional stakeholders of emerging issues that could impact upon constitutional review process. · Experience of facilitating group discussions and debates. · Experience of using social media analytical tools in order to evaluate the impact of review process and to identify insights and trends. Documents Required: 1- Application letter 2- Up to date CV 3- Copies of certificates and other supporting documents. How to Apply Please send all the above documents to recruitment@punsaa.org Application Deadline: 25 February, 2018
-
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka soo laabtay Safar uu ku tagay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu ka furmay wada hadalo u dhaxeeyo Itoobiya iyo ONLF ayaa ka hadlay wada hadaladaasi. Axmed Madoobe ayaa sheegay in shirarkaasi ay yihiin kuwa guuleeystay islamarkaasina laga hadlay arimaha kilinka shanaad oo ay ka jireen khilaafaad u dhaxeeyay Itoobiya iyo ONLF. ” Safarka aan Nairobi ku soo maray waxa uu ahaa safar dhex dhexaadin ah oo geeska Afrika ah waxyaabo ku saabsanaa Laakiin taasi aan isleeyahay in guddiyo ka shaqeeynayay arimahaasi wax iska miro dhal ah beey aheyd , Waxa ay aheyd arimo lagu dhex dhexaadinayo Kilinka Shanaad” ayuu yiri Axmed Madoobe Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland ayaa Soomaalida ugu baaqay in ay ka qeeyb qaataan wadahadaladaasi si meesha looga saaro khilaafaadka ragaadiyay kilinka Shanaad. Magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya ayaa dhowaan waxaa ka furmay wada hadal toos ah oo dhexmaraya Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF oo ka soo horjeedo dowlada Itoobiya. Hoos ka Dhageyso codka http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/02/Cod-Madaxweynaha-Jubbaland-Axmed-Maxamed-Islaan-Axmed-Madoobe-.mp3 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Axmed Madoobe oo ka hadlay Wada hadalada Itoobiya iyo ONLF appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe oo dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safar shaqo oo uu ku tagay magaalada Nayrobi ee caasimada kenya ayaa ka warbixiyay safarkiisa uu kutagay dalkaai iyo waxa uu daaranaa. Axmwd Madoobe ayaa sheegay in uu ka qayb galay kuln lagu dhex dhaxaadinayay dowladda Itoobiya iyo Ururka ONLF oo uu sheegay in ay guul ku soo dhamaatay. Waxa uu sheegay Axmed Madoobe in ay laga mamaarmaan ay ahayd in shirarka noocaan oo kale ah Soomaalida ay ka qaybgasho maadama siyaabo badan ay arintan Soomaalida ay utaabanayso. Axmed Madoobe waxa uu sheegay in wadahadaladan ay ahaayeen kuwo muhiim ah loona baahan yahay in lasii adkeeyo si ay unoqdaan kuwo mira dhala, wuxuuna hadalkiisa uu ku daray in gudiga dhex dhaxaadinta laga filayo in wadahadaladaasi ay ka soo saaraan natiijo dhaxal gal ah. Hadalka Axmed Madoobe ayaa ku soo beegmaya iyadoo uu wali socdo wadahadalada udhaxeeya dowladda Itoobiya iyo Ururka ONLF oo ay garwadeenka ka tahay dowladda kenya, mana jirto ilaa iyo hada wax natiijo ah oo ka soo baxay wadahadaladaasi . Hoos ka dhagayso Axmed Madoobe . Axme Madoobe
-
Suuqa wayne ee Bakaaraha ayaa xiran maalintii labaad kadib markii ay ganacsatada suuqa ay ka gadoodeen canshuur gaaraysa boqol kiiba shan oo ay wasaarada maaliyada ku kordhisay. Gudoomiyaha gobolka banaadir Injineer C/raxmaan Yariiso oo kulan laqaatay gudiga ganacsatada ayaa sheegay in laxalin doono tabashada ganacsatada, balse ganacsatada looga baahanyahay in ay layimaadaan wax macquul ah oo ay madaxda ka saraysa hor dhigaan. Ganacsatada gobolka banaadir iyo maamulka gobolka ayaa markale maanta kulan isugu iman doona xarunta dowladda hoose ee magaalada Muqdisho shirkaas oo lafilayo in maanta laga soo saaro heshiis isfahan ah oo ay kala saxiixdaan ganacsatada iyo Dowladda. Xirnaanshaha Suuqa Bakaara ee maalintii labaad ayaa waxa uu saameen ku yeeshay dadkii danyarta ahaa ee ka adeegan jiray Suuqaasi. Xuseen Cali Nuur warsheekh oo kamid ah Gudiga ganacsatada ee loo xilsaaray xalinta khilaafka udhaxeeya wasaarada iyo ganacsatada ayaa sheegay in maanta 10:00 subaxnimo kulan kale layskugu iman doon , ganacsigii suuqa Bakaarahana uu sidiisa u sii xir naan doono . Halkan ka dhagayso codka. Xuseen War sheekh
-
Suuqa wayne ee Bakaaraha ayaa xiran maalintii labaad kadib markii ay ganacsatada suuqa ay ka gadoodeen canshuur gaaraysa boqol kiiba shan oo ay wasaarada maaliyada ku kordhisay. Gudoomiyaha gobolka banaadir Injineer C/raxmaan Yariiso oo kulan laqaatay gudiga ganacsatada ayaa sheegay in laxalin doono tabashada ganacsatada, balse ganacsatada looga baahanyahay in ay layimaadaan wax macquul ah oo ay madaxda ka saraysa hor dhigaan. Ganacsatada gobolka banaadir iyo maamulka gobolka ayaa markale maanta kulan isugu iman doona xarunta dowladda hoose ee magaalada Muqdisho shirkaas oo lafilayo in maanta laga soo saaro heshiis isfahan ah oo ay kala saxiixdaan ganacsatada iyo Dowladda. Xirnaanshaha Suuqa Bakaara ee maalintii labaad ayaa waxa uu saameen ku yeeshay dadkii danyarta ahaa ee ka adeegan jiray Suuqaasi. Xuseen Cali Nuur warsheekh oo kamid ah Gudiga ganacsatada ee loo xilsaaray xalinta khilaafka udhaxeeya wasaarada iyo ganacsatada ayaa sheegay in maanta 10:00 subaxnimo kulan kale layskugu iman doon , ganacsigii suuqa Bakaarahana uu sidiisa u sii xir naan doono . Halkan ka dhagayso codka. Xuseen War sheekh
-
Muqdisho (Caasimada Online)-War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Somalia, ayaa waxaa lagu amray laamaha amaanka dowlada. Qoraalka Wasaarada ayaa waxaa laamaha amaanka lagu faray inay xiraan dadka ka ganacsada raashinka loogu tallo galay Barakacayaasha. Waxaa lagu qeexay warqada Wasaarada caafimaadka in Suuqyada Magaalada Muqdisho lagu iibiyo raashin loogu talo galay dadka barakacayaasha ah. Sidaasi awgeedna muhiim ay tahay in tallaabo laga qaado dadka noocaasi ah, isla markaana la horgeeyo sharciga. The post Wasaaradda Caafimaadka oo amar duldhigtay laamaha amaanka DFS (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
-
Gudigii Nabadaynta magaalada Gaalkacyo ee ka koobnaa Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ,maamulada Puntland iyo Galmudug iyo Nabadoonada gobolka ayaa kulan ku saabsan adkeenta Nabad galyada iyo wada noolaanshaha bushada ku qabtay deegaano ay ka mid yihiin Godod ,Gacmo fale Jiingada iyo Jeexdin oo katirsan dhamaantod Gobolka Mudug . Gudiga ayaa kulamo laqatay bulshada qaybaheeda kala duwan , Nabadoonada iyo waxgaradka deegaanadaasi waxayna kawada hadleen xoojinta Nabad galyada. Gudiga ayaa sidookale lakulmay Saraakiisha ciidamada hogaaminaysay iyo Gudoomiye yaasha degmooyinka. Waxgaradkii ku dhaqnaa deegaanadii ay tageen gudiga ayaa dhankooda soo dhaweeyay Nabadaynta shabaka kuwada nool deegaanadaasi oo ay wadaan gudiga iyo saraakiisha Ciidamada waxayna balan qaaden in dhankooda ay kala shaqayn doonaan Nabadgalyada. Agaasimaha guud ee Wasaarada Gaashaandhiga ee Soomaaliya Sonkor Jaamac Geyre oo gudiga hogaaminayay ayaa warbaahinta uga warbixiyay kulamadaasi iyo waxyaabihii looga hadlay. Halkan ka dhagayso. Gudiga
-
Ottawa (HOL) - The Somali community celebrated excellence in education on Saturday with a scholarship award ceremony for six deserving students. Source: Hiiraan Online