-
Content Count
215,417 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya in si shuruud la’aan ah kusii deyso wasiirka wasaaradda amniga maamulkaasi, C/rashiid Janan oo ku xiran magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Sayid Aadan in Jubbaland ay leedahay maxkamado kala sarreeya, cid walbo oo Jubbaland ah misane wax tabaneysa ay ka dacwoon karto. Sidoo kale, madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa sheegay in haddii dowladda federaalka aanay soo deyn Wasiir Janan ay ka dhalan karto kala qeybsanaan, niyad xumo iyo sidoo kale cawaaqib xumo, waa sida uu hadalka u dhigaye. “Jubbaland waa State ay hay’adihii garsoorka dhan ay u dhan yihiin, maxkamado leh, ciida reer Jubbaland ee waxtabaneysa haddii ay jirto waxay xaq u leeyihiin in maxkamada Jubbaland ka dacwoodaan, taas oo maalin walbo ay dhacdo..haddii ay jirto cid cabasho qabto waxaa haboon in maxkamadaha Jubbaland ka dacwoodaan, dowladda Federaalka ay wasiirka iyo mas’uulka kale ee halkaasi ku hayaan xorriyaddooda iyo sharaftooda dib usoo celiyaan, niyad xumo ayaa ka imaaneysa, kala qeybsanaan baa ka imaaneysa, cawaaqib xun baa ka dhalanaya” 6-dii bishan, maxkamadda gobolka Banaadir ayaa waxaa la horkeenay wasiir Janan oo la sheegay in loo haysto dilal ka dhacay gobolka Gedo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Wararka naga soo soo gaaraya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in saaka gudaha degmadaasi lagu dilay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya. Askariga ayaa la toogtay xilli uu ka soo baxayey hoygiisa, islamarkaana ku sii jeeday goobtiisa shaqo. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in raggii ka dambeeyey dilkaasi ay durbo goobta isaga baxsadeen. Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa gaaray meesha ay wax ka dhaceen , kuwaas oo baaritaano kooban ka sameeyey halkaasi. Dhinaca kale waxaa xalay degmada Wadajir ka dhacay qarax xoogan, kaas oo la sheegay in gaarigiisa loogu xiray nin ganacsade ahaa, sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal. Qaraxa oo ka dhacay agagaarka saldhigga degmadaasi ayaanan geysan wax khasaare ah, marka laga reebo burbur xoogan oo soo gaaray gaariga. Muddooyinkii dambe ayaa waxaa gudaha magaalada Muqdisho ka dhacayey falal liddi ku ah nabad galyada, sida qaraxyo nooca miinada ah iyo dilal qorsheysan intaba. View the full article
-
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa daah-furay isku xirka nidaamka maaliyadda ee Wasaaradda maaliyadda (SFMIS) iyo nidaamka casriga ah ee maamulka lacagaha Bangiga dhexe ee dalka, (Core Banking system) oo ka qayb qaadanaya daah-furnaanta, la dagaallanka musuqa iyo fududeynta wada-shaqeynta bahda maaliyadda dalka. Mudane Xasan Cali Khayre oo wasaaradda maaliyadda iyo bangiga dhexe ugu hambalyeeyay nimaadkaan cusub oo qayb ka ah tallaabooyinka dhiirri gelinaya dadka Soomaaliyeed oo dhan ee qaybta ka qaadanaya horumarka, ayaa sheegay in wax wanaagsan ay tahay in la soo dhaweeyo wax walba oo xoojinaya ammaanda iyo qaranimada Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku dhiirri geliyay wasiirka maaliyadda iyo guddoomiyaha bangiga dhexe in laga sii shaqeeyo sidii nidaamka loogu faafin lahaa dhammaan hey’adaha dowladeed ee dalka, maadaama horumarku uu ku xiranyahay sida loo wada shaqeeyo. Horumarinta hanananka maaliyadeed ee dalka ayaa qayb ka ah himilooyinka tubta horumarinta dhaqaalaha dalka oo kamid ah afarta tub qaran ee lagu saleeyay shaqooyinka dowladda. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Warka-Subax-8102019.mp3 View the full article
-
Beledweyne (Caasimada Online) – Guddoomiyaha degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan, Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cabdi (Duurow) ayaa ka horyimid xilka qaadis uu xalay ka sameeyey wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka HirShabelle. Duurow oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aysan weli soo gaarin Digreeto xilka looga qaaday, sidoo kalena uusan jirin mas’uul ku soo wargeliyey arrintaasi. Waxaa kale oo uu guddoomiyuhu beeniyey in ciidamo gaar ah oo isaga ka amar qaata ay la wareegeen xarunta maamulka degmadaasi. “Anigoo ah guddomiyaha degmada Biulo-Burte Cabdicasiis Cabdullaahi Cabdi (Duurow) waxaan cadeynaa in eysan isogaarin waraqda la shegay islamarkaana aysan isoo sheegin madaxda isoo magacaawday, sidookale waxaan halkaan ku beeninayaa wararka been abuurka ah oo la leeyahay guddoomiyaha ciidamo taabacsan ayaa la wareegay degmada, waxaan aaminsanahay nidaamka dowladnimo oo aan shalay ku imid, isla nidaamkas aan ku baxo una hoggaansamo nidaamka dowladnimo.”ayuu yiri Duurow. Khilaafka ka taagan Buulo-Burte oo maalmahan taagnaa ayaa ka dhashay dhismaha golaha deegaanka oo ay si weyn uga horyimideen waxgaradka degmadaasi. Caasimada Online Xafiiska Beledweyne caasimada@live.com
-
Mareeyihii dekeda dalka Djabouti Sacad Omar Geelle oo ahaa ganacsade weyn oo ay walaalo ahaayeen madaxweynaha dalka Jibuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku geeriyooday dalka faransiiska. Lama sheegin waxa uu u dhintay. Sanadkii 2011, Sacad Cumar Geelle ayaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee dekeda Jabuuti ka dib markii Dekeda Jabuuti iyo shirkad laga leeyahay dalka China oo la yiraahdo CHMI heshiis ku gaareen in ay wadajir u maamulan Dekeda Jabuuti. Allaha unaxariistee, Sacad Omar Geele, waxaa uu kamid ahaa dadka ugu saameynta badan qoyska reer Cumar Geelle. Waxaa uu sidoo kale madax ka ahaa shirkado waaweyn oo kuyaala dalka Jibuuiti oo qaabilsan wax dhoofinta iyo wax soo dajinta. (Import and Export) Shirkada DP world oo horey usoo maamushay dekeda Jibuuti, ayaa Sacad Cumar Geelle, sanadkii 2004 u qaadatay agaasime farsamo,. Puntland Post The post Agaasimihii dekeda Jibuuti lana dhashay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.
-
SEATTLE — Ethiopian Airlines’ former chief engineer says in a whistleblower complaint filed with regulators that the carrier went into the maintenance records on a Boeing 737 Max jet a day after it crashed this year, Source: Hiiraan Online
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan Milateriga dalka Itoobiya ee qaybta ka ah AMISOM ayaa la sheegay in ay la wareegeen amaanka Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo Cabdinaasir Seeraar Maax oo labadooduba sheegtay in ay yihiin madaxweynaha maamulka Jubbaland kadib doorashooyin is diidan oo ka dhacay Kismaayo. Xildhibaano ka tirsan Golaha Is-beddel doonka Jubbaland ee ku sugan Kismaayo ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in labadan masuul, Xildhibaano iyo odayaal ka tirsan garabka Xidig iyo Seeraar ay amaankooda la wareegeen Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Kismaayo. “Amaankayna waxaa masuuliyadiisa qaatay ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Itoobiya ee ku sugan Kismaayo waxaana arintaan ay timid kadib markii ay nasoo food-saartay cabsi iyo hanjabaadyo joogto ah” ayuu yiri Xildhibaan ka tirsan xubnihii doortay Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo sheegtay in uu yahay madaxweynaha Jubbaland. Dhinaca kale, ciidamada Itoobiya ayaa ku guuleestay in maamulka Jubbaland ay ka soo daayaan qaar yar oo kamid ah siyaasiin tiro badan oo u xiran maamulka Jubbaland, kuwaas oo la sheegay in ay qayb wayn ka ahaayeen xoogaga is-beddel doonka Jubbaland. Ciidamada Itoobiya ayaa u ballan qaaday Seeraar iyo Xidig in ay xaqiijin doonaan amaankooda iyaga iyo inta kale ee ka tirsan dhaq dhaqaaqa siyaasadeed ee looga soo horjeedo madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Caasimada Online Xafiiska Kismaayo caasimada@live.com
-
Maal iyo magac meel xun galay ! Siyaasiyiin badan ayaa Yurub iyo Mareykan taageera dadka dhaqanka xun ee falkii qawmu luud sameeya, qasab ma aha in ay siyaasiyiintaasi ficilladaas sameeyaan ama ka raalli yihiin, hase yeeshee dan siyaasadeed ayaa ka gashay oo cod ay kursiga ku fuulaan ayay taageeradaas ku raadinayaan. Halkan – Soomaalida- hay’ado badan oo reer galbeedkaas ah ayaa si gaar ah u taageera dadka anshax xumooyinka ka shaqeeya, sida: qawmu luudnimada, isku milanka labada jinsi, fanka iwm, ujeeddadu waa in ay dhaqanno reer galbeed suuq u raadiyaan ee ma aha in ay baahi aad qabto dar ilaahay u daboolayaan. Mashaariicdaa sumaysan dad inala jinsi ah inala af ah, sida ay sheegtaanna inala diin ah ayaa soo qaata oo lagu gunneeyaa, lagu maalgeliyaa oo lagu difaacaa, qasab ma aha in dadkaasi waxaas wada doonayaan oo ay ku sifaysanyihiin, waxase hubaal ah in ay ku hawllanyihiin oo raalli ku yihiin in ay ku shaqeystaan oo magac iyo maalka ka dhexraadiyaan faafinta fusuqa iyo fadaraynta akhlaaqda bulshada. Qofku in uu xumaanta ka shaqeeyaa iyada oo sideeda diin ahaan iyo dadnimo ahaanba u liidata, haddana in uu la dagaallanka wanaagga iyo dadka samaha ugu yeedhaya shaqo labaad ka dhigtaa waa musiibo laba jibbaaran! In ay baahidu meelxun kaa gashaa waa musiibo Alle laga magangalo, waxa Nebiga -SCW- ka sugnaatay: (بَادِرُوا بِالأَعْمَالِ فِتَنا كَقِطَعِ اللَّيْلِ الْمُظْلِمِ. يُصْبِحُ الرَّجُلُ فِيْهَا مُؤْمِناً وَيُمْسِي كَافِراً. أَوْ يُمْسِي مُؤْمِناً وَيُصْبِحُ كَافِراً. يَبِيعُ دِينَهُ بِعَرَضٍ مِنَ الدُّنْيَا)أخرجه مسلم في صحيحه. ((Acmaasha wanaagsan kala degdega/u degdega -ka hor-fitnooyin gobolka habeenka oo kale ah/sida ay u madowdahay ee u qarsoontahay habeenka oo kale ah. Waxa uu qofku waabariisanayaa isaga oo muumin ah, waxaanu galabaysanayaa isaga oo gaal ah! Waxa uu galabaysanayaa isaga oo muumin ah waxaanu waabariisanayaa isaga oo gaal ah! DIINTIISA AYUU KU IIBSANAYAA ADDUUNYO YAR)) Saxeex Muslim. Walaalayaal waa wakhti fitno ee aynnu dadaallo oo toosnaanta wakhti gashanno, gurraca iyo fitnadana la dirirro. Dr-Abdulqani Beder Qaran News
-
The US recently reopened its embassy in Somalia after 28 years, citing security improvements in the East African nation blighted by conflict for many years. Source: Hiiraan Online
-
Riyadh (Caasmada Online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israel, Israel Katz ayaa sheegay inay doonayaan inay dowladaha Khaliijka la saxiixdaan heshiis aan la isku soo gardarrooneyn maadaama labada dhinac ay ka siman yihiin dagaalka lagula jiro dalka Iran. Wasiirkaan oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Debadda ee Bahraini Sheikh Khalid bin Ahmed Al Khalifa Bishii July ayaa Axaddii shalay aheyd Twitter-kiisa kusoo qoray in ujeedka kulankaas uu ahaa sidii looga wada hadli lahaa heshiis nabadeyd oo mustaqbalka lala saxiixdo dowladaha Carabta. Dhammaan Dowladaha Carabta oo gaarayo ilaa 22 Dowladood marka laga reebo Masar iyo Jordan ma aqoonsano Israel maadaama ay xoog ku heysato dhulal Carbeed oo ku yaalo dalalka Falastiin iyo Siiriya. “Maalmahaan dambe waxaan waday wadahadalo siyaasadeed oo ay maalgelineyso Dowladda Mareykanka kaasoo heshiis aan la isku soo gardaroon loola saxiixanayo Dowladaha Carabta” ayuu Twitte-rkiisa kusoo qoray Israel Katz. “Tallaabadaan taariikhiga ahi waxay soo afjari doontaa Khilaafaadka waxayna Shacabka u ogolaaneysaa Iskaashi inta laga saxiixayo heshiisyada Nabadeed” ayuu sii raaciyey. Waxay u muuqataa inay tallaabadaan tahay middii ugu dambeysay oo ay Israel ku dooneyso inay xiriir kula sameysato Dowladaha Carabta oo aan aqoonsaneyn sidoo kalana aan la laheyn xiriir Diblomaasiyadeed. Qabsashada Israel ee dhulalka reer Falastiin ayaa caqabad weyn ku aheyd Heshiisyo nabadeed oo ay la gasho Dowladaha Carabta balse sanadihii dambe waxaa muuqato inay isku soo dhawaanayaan kadib walaac xooggan oo laga qabo dowladda Iiraan. Taageerada ay Iran siiso Kooxaha ka dagaalamo Syria, Iraq, Lebanon iyo Yemen ayaa walaac xooggan ku hayo dowlado badan oo ay ugu horreeyaan Sacuudiga iyo Israa’iil. Khudbadii uu Katz ka jeediyey shirkii Qaramada Midoobay ee dhacay dhammaadka Bishii September ayuu ku sheegay inay Iran qalqal gelin ku heyso Amniga Bariga Dhexe. Caasimada Online Xafiiska Jeddah caasimada@live.com
-
Intii u dhaxeysay 2008-dii illaa iyo 2012-kii, Fawaz Axmed Xamdun, waxaa magaciisa laga hadalhayey guri walba oo ku yaala Mombasa, sababtoo ah in uu ahaa ciyaaryahan caan baxay. Kooxda kubadda cagta ee Korea FC ayaa waxa uu kula guuleystay koobab badan isaga oo kala ciyaari jiray khadka dhexe ee weerarka. Isaga oo ku guda jira waxbarashada dhigayana dugsiga Kikoani Primary School ayaa waxa uu ku gaarey darajadaas. Kolkii dambe waxa uu isaga baxay iskuulka si uu waqti badan ugu helo kubadda cagta, sidda ay sheegeen dadka degaanka. Taas waxay fursad u siisay in uu sii kordhiyay hibadiisa. Balse, sanadkii 2012-kii ayaa mar qura laga waayey shaashadaha kadib markii uu kamid noqday xidigaha naadiga Old Town ee ka dhisan xaafadda Majengo oo hoostagta magaaladda Mombasa. – Xagjireyn – Xamdun, oo haatan xabsi ugu jira eedeymo la xiriira argagixisimo, ayaa waxaa laga xagjireeyay Masjidka Musa, halkaas oo uu ka bilaabay in uu AlShabaab u qoro dhalinyaradda isaga oo wakiil ah kana tirsan Kufungwa. Kufungwa ayay laamaha ammaanka rumeysan yihiin in ay tahay shabakadda dhalinyaradda u qorta ururka fadhigiisu yahay Soomaaliya. Faris Haadi, 20-jir, ayaa la aaminsan yahay in uu Xamdun dhuufsaday una fududeeyay socdaalkiisa Soomaaliya. Faris ayay qoyskiisu sheegeen in uu maqan yahay tan iyo 8-dii September 2019-ka. Xariga Xamdun ayaa ka dambeeyay kadib dilka saddex ruux oo la tuhunsan yahay kuwaasi oo ay kamid yihiin; Salama Salim oo ku magac dheer Bakari Mnyapara iyo Mkubwa Sadi Ramadhan. Booliska oo aan carabaabin shaqsiga saddexaad ayaa tibaaxay in saddexdooda ay qorsheynayeen weeraro ay gobolka ka geystaan. Xariga iyo khaarijinta ayaa timid saddex maalmood kadib markii bileysku soo saarey digniin ku aadan in AlShabaab ay todoba xubnood u soo direen Kenya si ay weeraro uga fuliyaan goobo cayiman. Bartilmaameedyadda ayaa lagu kala sheegay xarunta Hay’adda Maamulka Dekadaha, garoonka diyaaradaha iyo Boosteejadda Tareenka. Goobahan ayaa dhamaantooda ku yaala Mombasa. “Meelaha kale oo ay qorsheynayeen in ay beegsadaan waxaa kamid ah huteeladda iyo xeebaha teedsan xeebaha Kenya,” ayaa lagu yiri warbixinta kasoo baxday hay’addaha nabad-gelyadda. Salim iyo Ramadhan, oo ay Talaadadii lasoo dhaafey dileen booliska, ayaa horey loo xiray eedeymo la xiriira argagixisinimo. Macluumaadka ayaa muujinaya in Saalim la xiray Maaj 2017-kii isaga oo kusii jeeda Soomaaliya uuna wehliyo Suleiman Hemed Mwandilo. – Tababar argagixisinimo – Labadooda oo lagu xiray Takaba oo Mandera ka tirsan, ayaa maxkamad lasoo taagay waxaana kolkii dambe lagu sii daayey damaanad. Balse waxay tan iyo waqtigaas ku dhuumaaleysanayeen goob aan la carabaabin. Dhinaca kale, Ramadhan, oo bishii April laga qabtay Likoni oo Mombasa ka tirsan, ayaa lagu soo oogay 12-dacwad oo la xiriirta argagixisinmo. Dacwadaha waxaa kamid ah in uu xubin ka ahaa AlShabaab iyo in uu daabacay warbixino dhiirogelinaya rabshado. Booliska ayaa u sheegay Maxkamada in Ramadhan uu khatar ku yahay Amniga Qaranka. Sikastaba, waxaa kolkii dambe lagu sii daayey damaanad. – Qorsheynta weeraro – Ramadhan iyo Salim ayaa la dilay, waxaana laga soo furtay goobta lagu khaarijiyey oo Dudus ah hub. Guri ka kooban 12-qol ayay ku noolaayeen. Hubka lasoo furtay ayaa isugu jiray; qoryo AK 47 ah iyo walxo qarxa. Goobtaas ayaa la aaminsan yahay in ay ku maleegayeen weeraro. Qof saddexaad oo la sheegay in ay qaraabo ahaayeen ayaa dhaawac ahaan lagu qabtay kahor inta uusan dhiman. Booliska ayuu tusiyey dukumiintiyadooda. Meydkiisa ayaa nan wali la aasin. Qore Illo wareedyo ayaa u sheegay Sunday Nation in Saalim uu ku biiray xoogaga gacansaarka la leh Al-Qaacida markii uu isaga baxay ka ganacsiga maandooriyaha oo uu kala shaqeyn jiray nin lagu magacaabo Ba Jay. Kadib markii uu noqday qof nadiif ah uuna kasoo qalin-jebiyey xarun dadka lagu dhaqan-celiyo ayaa waxa uu noqday xubin firfircoon oo AlShabaab u qorta dhalinyaradda aaga uu deganaa. Shabakadda Ramadhan Kufungwa ayuu xubin ka noqday. Kufungwa waa hogaamiyihii hore ee Masjidka Muusa, kaasi oo dib kaga biiray dagaalameyaasha AlShabaab kadib dilkii Axmed Iimaan Cali. Cali oo geeridiisa ay su’aallo ka dhasheen ayaa la aaminsan yahay in uu yahay maskaxdii ka dambeysay weerarkii Ceel Cadde ee 2015-kii iyo duulaankii Dusit D2 ee uu Maahir Riziki ka ahaa is-miidaamiye. Xigasho: Garowe Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Musharax C/raxmaan Maxamed Tuuryare, Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaraaka (NISA) ayaa waxa uu ka digay in heshiiska looga baxo Ahlu Sunada Gobolada Dhexe/Galmudug. Musharax C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay haddii Ahlu Sunna heshiiska looga baxo in ay taasi horseedi karto qalqal amni iyo dib u dhac hor leh. “Waxaan ka digayaa in Ahlu Sunna looga baxo heshiiskii ugu dambeeyay ee hadda lala galay. Haddii la fulin waayo qodobadii lagula heshiiyay waxaa laga yaabaa in la wajaho qalqal amni iyo dib u dhac hor leh.” Ayuu yiri C/raxmaan Maxamed Tuuryare. Waxaa uu tilmaamay in Ahlu Sunada Gobolada Dhexe ay soo halgantay, isla-markaana ay shacbiga Soomaaliyeed tustay in lala dagaalami karo maleeshiyada Ururka Al Shabaab. “Ahlu Sunna way soo halgameen, waxayna dadka Soomaaliyeed tuseen in Al Shabaab lala dagaalami karo. Waxay kaloo suurageliyeen in Dhuusamareeb doorasho lagu qabto.” Ayuu yiri General C/raxmaan Maxamed Tuuryare. Waxaa uu carabka ku adkeeyay in Ahlu Sunna aanay marnaba mudnayn in heshiiska looga baxo, haddii ay dhiig badani u daadisay nabadda maanta ka jirta qaybo badan oo ka mid ah Galmudug. Waxa uu intaa ku daray in Ahlu Sunna ay u khalanto in loo abaal gudo, oo aanay mudnayn in lagu ballan furo. C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Galmudug ayaa sheegay in uu Ahlu Sunna wanaajin doono, haddii uu ku soo baxo doorashada loogu jiro Xafiiska Madaxtooyada Galmudug. “Wax badan baan ka qaban doonnaa xiriirka Ahlu Sunna, haddii la ii doorto Madaxweynaha Galmudug. Musharax kasta ayaa mid muhiim ah u arka in lala shaqeeyo Ahlu Sunna, haddii xilka loo doorto.” Ayuu yiri C/raxmaan Maxamed Tuuryare. General Tuuryare oo sidoo kale soo noqday Gudoomiyihii Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa ka mid ah musharaxiinta ugu cadcad ee qabashada xilka Madaxtinimada Galmudug. General Tuuryare oo lagu xusuusto mowqifkiisii adkaa ee Shabaab ayaa loo arkaa mid ka soo bixi kara xilka, uuna suuragelin karo in Shabaab laga sifeeyo deegaanada ay kaga sugan yihiin Galmudug. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Ilhaan Cumar oo si rasmi ah u diiwaan gelisay furriinka ninkeeda xilli lagu tuhmayo xidhiidh-Guur Nin Caddaan ah Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa si rasmi ah maxkamad uga diiwaan gelisay codsi ah in laga furo ninkeeda, ahna aabaha saddexdeeda caruur, xiili ay jirto xan ku saabsan in xidhiidh hoose ay la leedahay nin degan magaalada Washington DC oo lagu magacaabo Tim Mynett. Warqadaha codsiga furritaanka Ilhaan ee ninkeeda Axmed Xirsi oo 4-tiii October laga diiwaan geliyey maxkamadda Hennepin County ee gobolka Minnesota ayey ku sheegtay in guurkooda uu yahay mid aan dib loo hagaajin karin. Ilhaan oo 38 jir ah iyo Axmed ayaa is-guursaday 2002. Waxay mar kala tageen 2008, hase yeeshee waxay dib isu guursadeen sanaddii 2018. Ilhaan iyo Axmed “Waxaa xidhiidhka guurkeena gaadhay dhaawac aan dib loo bogsiin karin” ayaa ku qornaa warqadaha ay Ilhaan gaysay maxkamadda. Ilhaan ayaa warqadaha ku sheegtay in iyada iyo Axmed midkoodna uusan dooneyn in midka kale laga ilaaliyo inuu dhowaado. Waxay sheegtay inay doonayaan in si isle’eg loogu ogolaaday haysashada iyo korinta caruurtooda. Arrintan ayaa imaneysa iyadoo dhowr bil ka hor ay soo baxday in Ilhaan ay xidhiidh jaceyl oo hoose la leedahay Tim Mynett. Xaaska Tim, oo lagu magacaabo Beth Mynett ayaa sidoo kale bishii August maxkamadda ka codsatay in ninkeeda laga furo, kadib markii ay ogaatay xidhiidh uu la leeyahay Ilhaan. Tim Mynett iyo Ilhaan Cumar Tim Mynett ayaa maxkamadda Washington DC ka diiwaan geliyey kiis uu ku beeninayo inuu xidhiidh jaceyl la leeyahay Ilhaan. Tim ayaa ka shaqeeya urur qaabilsan doorashooyinka, taasi oo lacag ka badan 250,000 oo dollar ka heshay ololaha Ilhaan. Lacagtaas ayaa abuurtay su’aalo ku saabsan in shaqada uu Tim u qabtay Ilhaan aysan u qalmin, balse lacagta lagu siiyey xidhiidhka labadooda ka dhaxeeya. Sida ku cad warqadaha ay maxkamadda u gudbisay Beth Mynett, ayada iyo Tim ayaa kala guuray bishii April kadib markii Tim uu qirtay inuu xidhiidh jaceyl la leeyahay Ilhaan. Ilhaan Cumar ayaa diiday in illaa iyo hadda ay wax jawaab ah ka siiso warbaahinta xidhiidhka la tuhmayo inuu kala dhexeeyo Tim oo ah nin caddaan ah iyo furiinka ay diiwaan gelisay jimcihii ee ninkeeda Axmed Xirsi. Qaran News
-
Marka (Caasimada Online) – Gobalka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya oo ka kooban 8 degmo ayaa dadka ku nool waxay wajahayaan dhibaatooyin daran, waxa uuna gobalku gaaray heerkii ugu hooseeyay dhowrkii sano ee la soo dhaafay. Caasimada Online ayaa ogaatay in ay xirmeyn dhamaan Isbitaaladii ku yaalay gobalka islamarkaana ay Haweenka iyo qaybaha kale ee Bulshada ay wajahayaan dhibaatooyin daran oo halis ku ah nolasha kumanaan danyar iyo taajir isugu jira. Dowladda Soomaaliya oo ka taliso 6 degmo oo ka tirsan Shabeelada Hoose ayaa ku guul dareysatay in ay ka shaqeysiiso Isbitaalladii gobalka oo dhamaantood ahaa danguud. Isbitaallada Afgooye iyo Baraawe ayaa ugu dambeeyay oo u xirmay qalab iyo dawo la’aan kadib markii ay shaqada joojisay hay’adii caawin jiray halka Isbitaalkii magaalada Marka uu xirmay muran iyo dood soo kala dhaxgalay laba kamid ah beelaha ugu awooda badan Marka. Meel kamid ah Shabeelada Hoose qofkii ku xanuunsada ama haweenaydii ay fool qabato meesha ugu dhow ee la keeni karo waa Isbitaalo ku yaalo duleedka magaalada Muqdisho, waxaase intaas oo dhan usii dheer amni darro iyo bur bur xoog leh oo wadooyinka gobalka ka jira. “Ma jiro hal Isbitaal oo shaqeeya waxaana halis ku jira haweenka foolanaya iyo dadyawga kale ee gobalka, waxaan dalbaneynaa gargaar deg deg ah” ayuu yiri qof ka tirsan odayaasha degaanka. “Waxaa noogu daran in la furo meelo lagu umuliyo haweenka waayo way adagtay in la soo qaado waxaana aad gobalkaan ugu badan qatarada kale ee dhanka amaanka” ayuu hadalkiisa sii raaciyay qofka aan la hadalnay oo ka tirsan waxgaradka Shabeellada Hoose. Caasimada Online Xafiiska Marka caasimada@live.com
-
Hargeysa (Caasimada Online) ― Xukuumadda Somaliland ee uu hogaamiya Madaxweyne Bixii ayaa fariin u dirtay Madaxda iyo shacabka dalka Guinea Conakry. Somaliland ayaa ugu hambalyeeysay dalkaasi dabaal-dega sanad guuradii 61-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay xoriyada dib uga qaateen Faransiiska. Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa si weyn ugu hambalyeeyay Mas’uuliyiinta iyo shacabka dalkaaasi, munaasibada xuska maalinta qaranimadooda oo ku beegneyd Khamiista todobaadkii hore. Saylici ayaa sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyey inuu rajo badan ka qabo in hore loo sii amba-qaado xidhiidhka Somaliland iyo Guinea Conakry, isla markaan la sii balaadhin doono dhinacyda iskaashi ee ka dhaxeeya labada dhinac. Xukuumada Somaliland ayaa xidhiidh cusub oo saaxiibtinimo la yeelatay dalkaasi Guinea, kadib markii uu Madaxweyne Muuse Biixi uu socdaal ku tagay caasimada dalkaasi, isagoona loogu soo dhaweeyay si meeqaam sarre. Safarkaasi Biixi ayaa si kala duwan looga hadlay xiligaasi, iyadoona dowlada federaalku ay xiligaasi xiriirka u goysay dowladda Guinea Conakry, oo iyadu si meeqaam sarre u soo dhoweysay Madaxweynaha dowladaasi aan weli aqoonsiga helin ee Somaliland. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Bar___Qubanaha-71020198.mp3 View the full article
-
Minneapolis (Caasimada Online) – Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa si rasmi ah maxkamad uga diiwaan gelisay codsi ah in laga furo ninkeeda, ahna aabaha saddexdeeda caruur, xiili ay jirto xan ku saabsan in xiriir hoose ay la leedahay nin degan magaalada Washington DC oo lagu magacaabo Tim Mynett. Warqadaha codsiga furritaanka Ilhaan ee ninkeeda Axmed Xirsi oo 4-tiii October laga diiwaan geliyey maxkamadda Hennepin County ee gobolka Minnesota ayey ku sheegtay in guurkooda uu yahay mid aan dib loo hagaajin karin. Ilhaan oo 38 jir ah iyo Axmed ayaa is-guursaday 2002. Waxay mar kala tageen 2008, hase yeeshee waxay dib isu guursadeen sanaddii 2018. Ilhaan iyo Axmed “Waxaa xiriirka guurkeena gaaray dhaawac aan dib loo bogsiin karin” ayaa ku qornaa warqadaha ay Ilhaan gaysay maxkamadda. Ilhaan ayaa warqadaha ku sheegtay in iyada iyo Axmed midkoodna uusan dooneyn in midka kale laga ilaaliyo inuu dhowaado. Waxay sheegtay inay doonayaan in si isla eg loogu ogolaaday haysashada iyo karinta caruurtooda. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo dhowr bil ka hor ay soo baxday in Ilhaan ay xiriir jaceyl oo hoose la leedahay Tim Mynett. Xaaska Tim, oo lagu magacaabo Beth Mynett ayaa sidoo kale bishii August maxkamadda ka codsatay in ninkeeda laga furo, kadib markii ay ogaatay xiriirka uu la leeyahay Ilhaan. Tim Mynett iyo Ilhaan Cumar Tim Mynett ayaa maxkamadda Washington DC ka diiwaan geliyey kiis uu ku beeninayo inuu xiriir jaceyl la leeyahay Ilhaan. Tim ayaa ka shaqeeya urur qaabilsan doorashooyinka, taasi oo lacag ka badan 250,000 oo dollar ka heshay ololaha Ilhaan. Lacagtaas ayaa abuurtsay su’aalo ku saabsan in shaqada uu Tim u qabtay Ilhaan aysan u qalmin, balse lacagta lagu siiyey xiriirka labadooda ka dhaxeeya. Sida ku cad warqadaha ay maxkamadda u gudbisay Beth Mynett, ayada iyo Tim ayaa kala guuray bishii April kadib markii Tim uu qirtay inuu xiriir jaceyl la leeyahay Ilhaan. Ilhaan Cumar ayaa diiday in illaa iyo hadda ay wax jawaab ah ka siiso warbaahinta xiriirka la tuhmayo inuu kala dhaxeeyo Tim oo ah nin caddaan ah iyo furiinka ay diiwaan gelisay jimcihii ay ninkeeda Axmed Xirsi. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
African Development Bank and partners launch pilot Cities Diagnostics tool in five cities The tool includes key environmental and urban sustainability indicators as well as disaster risk and vulnerability, and urban footprint growth Abidjan, Cote d’Ivoire, 7 October, 2019 – “The urban opportunities far outweigh the challenges,” said Prof. Davis G. Mwamfupe, the Mayor of Dodoma, Tanzania, during his message to the Cities Leadership workshop, launching the City Diagnostics for five pilot cities in Africa, held on the 25th and 26th September 2019 in Abidjan. Five cities were chosen for the pilot phase of the Cities Diagnostics for 2019 -2020: Antananarivo (Madagascar), Bizerte (Tunisia), Conakry (Republic of Guinea), Dodoma (Tanzania) and Libreville (Gabon) and were represented by their respective authorities. The African Development Bank,the Urban and Municipal Development Fund (UMDF) and the Korea Africa-Economic Cooperation (KOAFEC) organized the workshop to review the cities diagnostic methodologies with city managers and international urban development experts. Amadou Oumarou, Director of the Bank’s Infrastructure and Urban Development Department said, “The new City Diagnostics tool of the Bank will enable city managers and development partners to have a clear understanding of the situation in all the various sub-sectors of the city and allow us to prioritise our work”. The diagnostic tool includes key environmental and urban sustainability indicators; two baseline studies covering disaster risk and vulnerability, and urban footprint growth. It also includes a public opinion survey covering accessibility and quality of municipal services for water, sanitation, electricity. Drainage, solid waste management, and other measures of quality of life in cities are also included. The tool can measure and assess inclusiveness and resilience parameters, strategies, municipal resource mobilization, investments, and public accounts administration. The Mayor of Bizerte, Dr. Ben Amara Kamel stressed the challenge of limited municipal budget resources for capital infrastructure and services investments as well the difficulty of recruiting qualified municipal staff to cities, especially given Bizerte’s ambitious projects such as 100% clean energy by 2030. Participants from Conakry and Libreville also mentioned problems of city governance, the low level of municipal tax collection, poor sanitation, and solid waste management. The five pilot cities exchanged experiences at a panel headed by Ellis Juan, Senior Advisor to the Bank’s UMDF and former head of the Inter-American Development Bank emerging and sustainable cities program (ESC) . Juan highlighted some of the key lessons learned in Latin America which included the following: An integrated approach to city planning and management yields greater impact; Climate change should be integrated into city planning and management; Making cities for the people, or people-oriented cities; Order in the fiscal accounts, increased digitalization of city management and strong governance and transparency make for a credible partner; Efficient management of solid waste, sewerage and drainage systems, and water resources will preserve cities’ environmental assets for future generations while improving quality of life; Integrating mobility into urban planning and investing in quality public transportation services will drive productivity and create citizen-friendly cities; The City Diagnostics program is fully funded by the UMDF, which supports African cities and municipalities to improve their resilience and manage urban growth and development better through planning, governance, and efficient public services as well as improving the quality of life in urban environments in Africa. Qaran News
-
Madaxweynaha Maraykanka ayaa hanjabaad culus wuxuu Bartiisa Twitter-ka udoo mariuey Dowlada Turkiga oo uu yiri Waxaan Burburinayaa dhaqaalahooda haday isku dayaan inay sameeyaan Waxaan kala [...] Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay culeyska Dowladda Federaalka Somaliya ay saartay Maamulka Madaxweyne Axmed Madoobe. Cali C/laahi Cosoble oo daba-yaaqadii sanadkii 2017 ay dowladda xilka ka eriday ayaa sheegay kuwa maanta uu culeyska haysto in ay ku qoslayeen markii xilka laga eryayay, isla-markaana uu maanta ku faraxsan yahay dhibaatada ay ka cabaadayaan. Madaxweyne Cosoble ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku sheegay in dhinacyadaasi uu soo dhaweynayo, isagoo xusay in dalka Somaliya ay dadkiisa raali isaga yihiin isu xoog sheegashada. Qoraalkiisa ayaa u qornaa sidatan:- Soomaaliya waa waddan ay dadkiisa raali isaga yihiin isu xoog sheegadka iyo is dulminta, sababtoo ah kama dhiidhiyaan khaladaadka ee wey isku eegtaan, markaasuu midba maalin cabaadaa. Mac sokor ayey ku tahay Jubbaland, waan ku faraxsanahay tan lagu sameeyay Koofur Galbeed ha iska daba wareegato, Galmudug, Hirshabeelle ha bakhtiso, Puntland ha faquuqnaato. Airporska ha la iska celiyo, guryahana ha la isugu daato. Doorashadana dib ha loo dhigo. Intaba waan ku faraxsanahay. Ha la wada dhadhamiyo xaraarka uu dulmiga leeyahay. Xaraarka dulmiga wuxuu isu bedelaa macaan markaad aragto kii shalay kugu qoslaayay oo maanta cabaadaya. Nin walboo dulmi ka sheeganaya waxaan leeyahay ‘Welcome to the club’, albaabadana wey furan yihiin. Dulmiga wuu bilowdaa ee ma joogsado.
