Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Kadib codsi Golaha Ammaanka QM uga yimid dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka , ayaa cuna qabteyn loogu soo rogay saraakiil sar sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab ee ka dagaalamada Soomaaliya . Saraakiisha cunaqabateynta lagu soo rogay ayaa gaaraya illaa seddax sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab waxa ayna kala yihiin :- 1:Abuukar Cali Aadan, 2: Macalin Ayman & Mahad Karataay, kuwaas oo xilal waaweyn ka haya Al-Shabaab. Seddaxdaan shaqsi ayaa xubnaha Golaha Ammaanka ay isku raaceen in xayirado dhan walba ah lagu soo rogo ,iyadoo lagu soo daray liiska Argagaxisa QM . Erica Barks-Ruggles oo ah sarkal ka tirsan waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ayaa ku tilmaamay in ay tahay arintaan taallabo dhanka xasiloonida iyo nabadda Soomaaliya loo qaaday. Source: goobjoog.com
  2. When former prime minister Mohamed Abdullahi Farmaajo was elected president of the Federal Government of Somalia in 2017, many lauded his victory. Source: Hiiraan Online
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Sweden, Per Olsson Fridh ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, isaga oo soo dhoweeyey heshiiskii ay magaalada Muqdisho ku gaareen dowladda iyo midowga musharraxiinta. Mr Per Olsson ayaa qoraal uu soo dhigay Twitter-ka ku sheegay in dowladdiisu ay si weyn u boggaadineyso heshiiska, isaga oo ugu baaqay labada dhinac inay sii wadaan wada-hadallada socda, si xal waara looga gaaro muranka ka taagan doorashooyinka. “Sweden waxay soo dhoweynaysaa heshiiska ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Golaha Midowga musharixiinta madaxweynaha iyo hogaamiyaasha Hirshabelle, Galmudug & Banaadir.” ayuu yiri Wasiirka iskaashiga caalamiga ee Sweden. Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyey “Waxay ku bogaadineysaa dhinacyada oo dhan tallaabadan ku aaddan xuquuqda dastuuriga ah, badbaadada muwaaddiniinta & sii wadista wadahadallada siyaasadeed si loo xaqiijiyo doorashooyinka nabdoon,”. Sweden ayaa ka mid ah dalalka sida u dhow u taageero Soomaaliya, waxaana dowladda federaalka ah ay ka caawisaa dhinacyo muhiim ah. Si kastaba Soomaaliya ayaa wajaheysa xaalada adag oo kala guur ah, waxaana socda dadaallo xoogan oo ku aadan sidii looga gudbi lahaa marxaladdan, loona aadi lahaa doorasho.
  4. MOGADISHU, Somalia (AP) — A resurgence of COVID-19 cases is hitting Somalia hard, straining one of the world’s most fragile health systems, while officials await test results to show whether a more infectious variant of the coronavirus is spreading. Source: Hiiraan Online
  5. New York (Caasimada Online) – Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabateyn cusub kusoo rogay hoggaamiyeyaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya, kadib codsi kaga yimid dowladda federaalka iyo Mareykanka. Saraakiisha la cunaqabaateeyey oo saddex ah ayaa kala ah:- Abuukar Cali Aadan, Macalin Ayman & Mahad Karataay, kuwaas oo xilal kala duwan ka haya Al-Shabaab. Sidoo kale hoggaamiyeyaashan ayaa kaalmo muuqda waxa ay ku leeyihiin Al-Shabaab dhexdeeda, sida ku xusan xogta loo gudbiyay Golaha Ammaanka ee QM. Dhanka kale Erica Barks oo ah mas’uul ka tirsan waaxda arrimaha dibada Mareykanka, ayaa sheegtay in ay soo dhoweynayaan go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta lagu saaray saddexdaasi sarkaal ee ka tirsan Al-Shabaab. Si kastaba Abuukar Cali Aadan ayaa ah ku xigeenka hoggaamiyaha Al-Shabaab, halka Macallin Ayman uu yahay aas aasaha (Jaysh Ayman) oo ah guuto ka dagaalanta Kenya, sidoo kale Mahad Karataay ayaa kaalin firfircoon ku dhex leh Al-Shabaab, wuxuuna mar soo noqday ku xigeenka hoggaamiyaha kooxdaas, inkastoo mar dambe laga wareejiyey.
  6. Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in Jamaal Khaashuqji ay dileen koox Sacuudi ah oo ku howlgalay amar uu bixiyay Dhaxal-suge Maxamed Bin Salaan, sida lagu sheegay warbixinta sirdoonka oo jimcihii la sii daayay. Warbixinta ayay sirdoonka Mareykanku ogaadeen lagu ogaadeen in dilkii 2018 dhacay ee wariye Jamaal uu mas’uul ka ahaa Dhaxal-sugaha Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salaan. Maamulka madaxweynihii hore Mareykanka ee Donald Trump ayaa oo ay xulafo dhow ahaayeen Dhaxal-sugaha ayaa dib u dhigayay sii deynta warbixintan muddada dheer la sugayay taas oo ay sharciyeeyeen aqalka wakiilada Mareykanka. Khaashuqji ayaa ahaa faale qore ka tirsan wargeyska caanka ah ee The Washingtin Post, isagoo si weyn u dhaliili jirey siyaasadda Sacuudiga gaar ahaan tan Dhaxal-sugaha, bishii October 2018 ayaa lagu dhax dilay Qunsuliyadda Sacuudiga magaalada Istanbul ee Turkiga. Saraakiisha Sacuudiga ayaa dafirey in Maxamed Bin Salaan uu ku lug lahaa khaarijinta wariye Jamaal. Saraakiil ka tirsan aqalka cad ayaa sheegay in maamulka madaxweyne Biden ay talaabo ka qaadi doonaan cidda ka dambeysay dilka wariye Khaashuqji ka dib markii warbixinta daah laga rogay. Maxamed Bin Salaan oo loo yaqaano MBS wuxuu taageeraa in talaabo laga qaado lana aamusiyo dadka dhaliila xukunkiisa oo Khaashuqji uu ku jiro, sidaa waxaa sheegay sirdoonka Mareykanka. Warbixintan oo ka kooban affar bog ayaa lagu carabaabay 21 shakhsi oo qeyb ka ahaa dilka wariye Jamaal Shaakhuqji. War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Sacuudiga ayaa lagu diiday eedeymaha ayagoo xusay in warbixinta ay tahay mid la dhoo dhoobay oo aan la aqbali Karin. Dhinaca kale, xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in maamulka Biden uu isku dayayo in si daah furnaan ah loo soo bandhigo arrintan isla markaana lala wadaago dadka Ameerikaanka ah. View the full article
  7. Ciidanka qaranka Somaliland waa ciidan ku nool duruufo adag hadana iimaan qaba oo aaminsan in ay gudanayaan waajib qaran oo dastuuriya, mushahar yaraan, xuquuq la’aan iyo waxa isugu darsamay danayn la’aan. haddi aan la xallin gadoodka ay ka soo ruqaansadeen fadhiisamadooda qaranimadu hallis ayay gelaysaa. waxa waajib u weyni saaran yahay Taliyaha guud ee ciidanka qaranka Muuse Biixi Cabdi in uu cabashadaa iyo tabashadaa xalliyo. Waa in lala xisaabtama Janaraal Nuux Taaani, ciidanka loo kordhiyaa mushaharka, xuquuqaha ka maqan ee ay ka gadoodeenna la siiyaa oo laga jawaabaa. waa in Taliyaha guud ee ciidanka Madaxweyne Muuse Biixi lugtiisa ku tagaa jiidda hore ee Tukaraq, ciidanka cabashadooda ku dhegaystaa dhegihiisa oo loo helaa xal waara tabashada. masuuliyad weyn waa in layska saaraa cabashada ciidanka oo aan la sahalsan lana sii eegan. Somaliland waxay ka nabad qabtay gadood ciidan oo ka jira wadamada jaarkeenna, jiidda ciidanka joogaa muhiim ayay u yihiin jiritaanka Somaliland, waxa la sheegaa in miisaaniyadeenna 50% in ka badani ku baxdo aminga iyo ciidamada waa in ay ka muuqataa noloshooda iyo nolosha qoyskooda, waxaanu garab taaganahay ciidanka qaranka Somaliland ee difaaca cadawga u jooga duurka. W/Q Maxamed Disiiq Dhamme Source
  8. Xuseen Yuusuf Cigaal oo ka mid ahaa Soomaalida degan xaafada Edmonton ee waqooyiga London ayaa lagu xukumay xabsi daa,in Xuseen waxay maxkamad ku heshay danbi ah in uu dilay xaaskiisa Maryan Ismaaciil 6 April sanadkii 2020. Xuseen ayaa maxkmada mar ka sheegay in Karoona uu hayay oo xaaskiisa ay tiri aqalka iiga bax oo karoonaha uu waalay oo uu dilay sidoo kale wuxuu sheegay in uu isdifaacayay. Dambi baarayaasha arkay meydka gabadha AUN waxay sheegeen in ay ka anfariireen sida uu u dilay islamarkaana baaritaankooda wuxuu muujiyay in aanu dagaal dhicin ee gabadha la dilay oo aanay iyadu gacan geysan. Xuseen waa 66 jir darawal bas ahaa . View the full article
  9. Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka xiisad dagaal ay ka taagan tahay qeybo ka mid ah gobolkaasi, gaar ahaan duleedka deegaanka Godinlabe. Xiisada oo u dhexeyo labo maleeshiyo beeleed ayaa salka ku heyso muran ka dhashay Baraago biyo laga cabo oo ku yaalla tuulada Baallo oo hoostagta Godinlabe. Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daray in xiisaddu ay kasii dartay, kadib markii labo qof oo shacab ahaa saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay halkaasi. Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana dadka deegaanka ay cabsi ka muujinayaan in markale dagaal uu ka dhaco duleedka deegaanka Godinlanbe ee gobolka Galgaduud. View the full article
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa jawaab deg-deg ah ka bixisay weerarkii burburinta ahaa ee shalay aroortii hore lagu qaaday dhismaha Dugsiga Hoyga Xamar, gaar ahaan qeybta xanaanada caruurta ee Iskuulkaasi. Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo ka jawaabayey falkaasi ayaa xilka qaadis ku sameeyey taliyihii Booliska qeybta Waliyow Cadde, wuxuuna magacaabay mid cusub. Taliyaha cusub ayaa waxaa lagu magacaabaa Yaasiin Nuur Kheyre (Ganey), kaas oo ka mid ah saraakiisha Booliiska, sida lagu sheegay wareegtada kasoo baxday xafiiska taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janaraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar). Sidoo kale taliyaha cusub ayaa la faray inuu si deg-deg ah ula wareego xilkiisa, islamarkaana uu howsha Booliska qeybta Waliyow Cadde kasii wado halkaasi. Saraakiisha Booliiska & ciidamada ayaa sidoo kale la faray inay la shaqeeyaan taliye Ganey oo ah nin dhalinyaro ah. Si kastaba falka lagu weeraray iskuulka Hoyga Xamar ayaa waaa ka dhashay fal-celin xoog-leh iyo cambaareyn ay kala kulantay dowladda Soomaaliya, kadib markii ciidamo Booliska ah oo wata gaadiida dagaalka ay burbriyeen qeyb muhiim ah oo ka mid ah Iskuulkaasi.
  11. (SLT-Muqdisho)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah u taageeray in xayiraad la saaro Saraakiil ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, sida lagu sheegay Warbixin kasoo baxday Golaha. Saraakiisha la sheegay in Golaha Ammaanka uu liiska waxa loogu yeedho Argagixisada ku daaray ayaa lagu kala magacaabaa Abuukar Cali Aadan oo ah ku-xigeenka hogaamiyaha shabaab, Macalin Ayman iyo Mahad Karataay. Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNa ayaa sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa dowladda Mareykanka ay Golaha Ammaanka ka dalbatay in liiska Argagixisada loogu daray saddexda Sarkaal. Erica Barks-Ruggles oo ah sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska arimaha heyadaha Caalamiga ee Wasaarada Arimaha dibadda Mareykanka ayaa arintan ku tilmaantay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka xasiloonida iyo nabadda Soomaaliya. Source
  12. Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meelmariyay cunaqabateyn lagu soo rogay 3 hogaamiye oo ka tirsan Ururka Al Shabab, kadib codsi ka yimid Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka. Golaha Amaanka ayaa liiska xayiraadka ee Qaramada Midoobay ku daray Abuukar Cali Aadan, Maalin Ayman iyo Mahad Karatey oo dhamaantood ka mid ah Ururka Al Shabaab. Go’aanka Golaha Amaanka ayaa yimid maalmo kadib markii Dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka ay dalbadeen in 3-da hogaamiye lagu daro liiska xayiraadka Qaramada Midoobay. Dhinaca kale, Erica Barks oo ah mas’uul sare oo ka tirsan Waaxda Arimaha Dibadda Mareykanka, ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayaan go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay. View the full article
  13. Fiidnimadii Jimcaha Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa ku dhawaaqay “xanibaadda shaqsiyaadka ku lugta lahaa falalka ka dhanka ah mucaaradkii wariye khashiqji. Blinken wuxuu sheegay in wasaaradu xayiraad dhanka fiisaha ah kusoo rogtay 76 sarkaal oo sucuudiyaan ah. Xoghayaha ayaa carabka ku adkeeyay in Mareykanku uusan u dulqaadan doonin hanjabaadaha iyo weerarada Sacuudiga ee ka dhanka ah mucaaradka iyo saxafiyiinta. Go’aanka ayaa yimid kadib markii sirdoonka Mareykanka ay si sayeen warbixin dowladda Sacuudiga la xiriirisay dilkii weriye Jamal Khashoqji ee 2018. Isla jimcihii Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu soo saaray nuqul qarsoodi ah oo ka mid ah warbixinta CIA-da ee ku saabsan dilkii wariyihii Sacuudiga u dhashay ee Jamal Khashoqji ee 2018. Warbixinta ayaa lagu sheegay in Amiirka leh dhaxalka Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan uu ogolaaday ayna u badan tahay inuu amar ku bixiyay dilka saxafiga mucaaradka ku ahaa boqortoyada Sacuudiga ee Jamal Khashoqji sanadkii 2018. Warbixinta ayaa tilmaamtay in amiirka dhaxal sugaha Sacuudiga uu u arkay Khashoqji inuu khatar ku yahay boqortooyada, uuna si weyn u taageeray rabshadaha. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku sheegay waraysi uu maalintii jimcaha siiyay muuqbaahiyaha UNIVISION inuu u sheegay Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz in Washington ay kula xisaabtami doonto xadgudubyada xuquuqda aadanaha. Tallaabooyinka Biden ee toddobaadyada ugu horreeyay maamulkiisa waxay umuuqdaan kuwo uu uga golleeyahay inuu ku fuliyo ballanqaadyadiisii xilligii ololaha ee ahaa in uu dib eegis ku sameen dooni xiriirka Sacuudiga ka dib markii dadka dhaleeceeya ay ku eedeeyeen madaxweynihii isaga ka horreeyay, Donald Trump, inuu marin-habaabiyey xadgudubyada halista ah ee xuquuqda aadanaha ee Sacuudiga. Xiriirka labada dal ayaa aad waxa uhareeyay sanado badan dagaalka Yemen iyo dilka saxafigii Khashoqji ee ka dhacay gudaha qunsuliyada Sacuudiga ee Istanbul, Khashoqji wuxuu degenaa Mareykanka wuxuuna wax u qori jiray Washington Post. Source: goobjoog.com
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha qurba-joogga ahaa Jamaal Khaashuqji sanadkii 2018. Warbixinta oo uu shaaciyay maamulka madaxweyne Biden ayaa waxa ay tibaaxaysaa in amiirka uu ansixiyay qorshada in “la soo qabto ama la dilo” weriyaha uu saldhiggiisu yahay waddanka Mareykanka. Waa markii ugu horraysay oo uu Mareykanka si cad u sheego magaca amiirka dhaxalsugaha ah, kaas oo diiday inuu armay dilka. Khaashuqji ayaa waxaa la dilay xilli uu booqanayay qunsuliyadda Sucuudiga uu ku leeyahay magaalada Istanbuul ee waddanka Turkiga. Maxaa ku qoran warbixinta la shaaciyay? “Waxaan ogaannay in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudi Carabiya Maxamed bin Salmaan uu ansixiyay howlgalkii Istanbuul, ee Turkiga, si loo soo qabto ama loo dilo wariyaha reer Sucuudi Jamaal Khaashuqji,” warbixinta ka soo baxday xafiiska agaasimaha sirdoonka qaranka ee Mareykanka ayaa sidaas lagu sheegay. Warbixinta waxa ay taxday saddex sababood oo ay rumaysantahay in amiirka dhaxalsugaha ah ay qasab tahay inuu ansixiyay howlgalka: Warbixinta ayaa sidoo kale waxaa lagu magacaabay shakhsiyaad ku lug lahaa amaba mas’uul ka ahaa dhimashadii Khaashuqji. Hasayeeshee warbixintu waxa ay leedahay “ma ogin mudada ay qorshaynta ku qaateen” dadkii ku lugta lahaa inay ninkaasi waxyeeleeyaan. Mas’uuliyiinta Sucuudiga ayaa waxa ay dilka Jamaal ku eedeeyeen inuu ku yimid “howlgal damiirka ka fog” oo ay qaadeen koox sirdoon ah oo loo diray inay weriyaha dib ugu soo celiyaan boqortooyada, iyadoo maxkamad ku taal waddanka Sucuudiga ay maxkamadaysay oo ay bishii Sibteembar ee sanadkii hore xukun 20 sanadood ah ku ridday shan qof, kaddib markii markii hore ay dil ku xukuntay. 2019-kii, Agnes Callamard oo ay Qaramada Midoobay u saartay arrintaasi inay ka soo warbixiso ayaa waxay dowladda Sucuudiga ku eedaysay “inay fulisay dilka ulakaca ah ee la sii qorsheeyay” ee Khaashuqji waxa ayna gaashaanka u daruurtay maxkamadaynta Sucuudiga iyadoo ku tilmaantay “mid cadaaladda lagu hareermaray”. XIGASHO:BBC
  15. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2021/02/Warka-Subax-2722021.mp3 View the full article
  16. UNITED NATIONS (AP) — The U.N. Security Council unanimously approved a resolution Friday demanding that all warring parties immediately institute a “sustained humanitarian pause” to enable the unhindered delivery of COVID-19 vaccines and the vaccination of millions of people in conflict areas. Source: Hiiraan Online
  17. NAIROBI — In a meeting late Thursday, Somalia's prime minister persuaded opposition leaders to postpone mass anti-government protests and apologized for violence last week that targeted candidates in an election that was meant to take place this month but has been delayed indefinitely. Source: Hiiraan Online
  18. Dawlada Mareykanka oo shaacisay ciddii Amartay dilkii weriye Jamaal Khaashuqji Amiirka dhaxalsugaha ah ayaa waxaa loo tiriyaa inuu yahay hogaamiyaha ruuxiga ee Sucuudi Carabiya Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha qurba-joogga ahaa Jamaal Khaashuqji sanadkii 2018. Warbixinta oo uu shaaciyay maamulka madaxweyne Biden ayaa waxa ay tibaaxaysaa in amiirka uu ansixiyay qorshada in “la soo qabto ama la dilo” weriyaha uu saldhiggiisu yahay waddanka Mareykanka. Waa markii ugu horraysay oo uu Mareykanka si cad u sheego magaca amiirka dhaxalsugaha ah, kaas oo diiday inuu armay dilka. Khaashuqji ayaa waxaa la dilay xilli uu booqanayay qunsuliyadda Sucuudiga uu ku leeyahay magaalada Istanbuul ee waddanka Turkiga. Ninkaas waxaa lagu yaqaannay dhaleecayn uu u jeediyo mas’uuliyiinta Sucuudiga. Maxaa ku qoran warbixinta la shaaciyay? “Waxaan ogaannay in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudi Carabiya Maxamed bin Salmaan uu ansixiyay howlgalkii Istanbuul, ee Turkiga, si loo soo qabto ama loo dilo wariyaha reer Sucuudi Jamaal Khaashuqji,” warbixinta ka soo baxday xafiiska agaasimaha sirdoonka qaranka ee Mareykanka ayaa sidaas lagu sheegay. Warbixinta waxa ay taxday saddex sababood oo ay rumaysantahay in amiirka dhaxalsugaha ah ay qasab tahay inuu ansixiyay howlgalka: Go’aan qaadashada Boqortooyada Khaliijka oo uu xakamaha u hayay tan iyo 2017-kii Mid ka mid ah ah lataliyayaashiisa oo si toos ah ugu lug lahaa howlgalka iyo weliba xubno ka tirsan ilaaladiisa “Taageeridda in la adeegsado tallaabooyin cunfi ah si loo aamusiyo mucaaradka dibadda dalkaas ku nool” Warbixinta ayaa sidoo kale waxaa lagu magacaabay shakhsiyaad ku lug lahaa amaba mas’uul ka ahaa dhimashadii Khaashuqji. Hasayeeshee warbixintu waxa ay leedahay “ma ogin mudada ay qorshaynta ku qaateen” dadkii ku lugta lahaa inay ninkaasi waxyeeleeyaan. Mas’uuliyiinta Sucuudiga ayaa waxa ay dilka Jamaal ku eedeeyeen inuu ku yimid “howlgal damiirka ka fog” oo ay qaadeen koox sirdoon ah oo loo diray inay weriyaha dib ugu soo celiyaan boqortooyada, iyadoo maxkamad ku taal waddanka Sucuudiga ay maxkamadaysay oo ay bishii Sibteembar ee sanadkii hore xukun 20 sanadood ah ku ridday shan qof, kaddib markii markii hore ay dil ku xukuntay. 2019-kii, Agnes Callamard oo ay Qaramada Midoobay u saartay arrintaasi inay ka soo warbixiso ayaa waxay dowladda Sucuudiga ku eedaysay “inay fulisay dilka ulakaca ah ee la sii qorsheeyay” ee Khaashuqji waxa ayna gaashaanka u daruurtay maxkamadaynta Sucuudiga iyadoo ku tilmaantay “mid cadaaladda lagu hareermaray”. Arrintan maxay uga dhigan tahay xiriirka Mareykanka iyo Sucuudiga? Tan iyo 2018, CIA ayaa la sheegayay inay rumaysan tahay in amiirka dhaxalsugaha ah uu amray dilka hasayeeshee eedaha ah inuu ku lug lahaa ayaanay shaacin saraakiisha Mareykanka illaa waqtiga laga soo gaaro. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa waxaa la filayaa inuu tallaabo ka adag middii uu qaadi jiray ninkii uu xilka kala wareegay Donald Trump ee dhanka xuquuqul insaanka iyo qaanuunka ee waddanka Sucuudi Carabiya, kaas oo ah xulafo muhiim ah oo uu Mareykanku ku leeyahay Bariga Dhexe. Joe Biden ayaa waxa uu la hadlay Boqor Salman kaddib markii uu akhriyay warbixinta laga qoray dilka weriye Jamaal Khaashuqji Khamiistii mar uu taleefanka kula hadlay amiirka dhaxalsugaha ah aabihii, Boqor Salmaan, ayuu madaxweyne Biden waxa uu “u xaqiijiyay ahmiyadda uu Mareykanka siiyo xuquuqda aadaha ee caalamka iyo sharcigaba”, Aqalka Cad ayaa sidaas sheegay. Sida laga soo xigtay ila wareedyo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters, maamulka Biden ayaa waxa uu ka baaraandagayaa inuu kansalo heshiis dhanka hubka ah oo Sucuudiga lala galay kaas oo walaac dhanka xuquuqda aadanaha keeni kara iyo weliba in mustaqbalka la xaddido hubka milateriga ee “daafaca” loogaga iibiyo dalkaas. Qaran News
  19. Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah u taageeray in xayiraad la saaro saddex xubnood oo ka tirsan kooxda shabaab Xubnahan Al-shabaab ayaa kala ah Abuukar Cali Aadan oo ah ku xigeenka hogaamiyaha shabaab,Macalin Ayman iyo Mahad Karataay. Dowlada Soomaaliya oo kaa shaneysa dalka Mareykanka ayaa arintan ka dalbatay Golaha Amaanka. Talaabadan ayaa waxaa soo dhaweeyay wasaarada arimaha dibadda ee Mareykanka Erica Barks-Ruggles oo ah saraak sare oo ka tirsan xafiiska arimaha heyadaha caalamiga ee wasaarada arimaha dibadda Mareykanka ayaa arintan ku tilmaantay talaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka xasiloonida iyo nabadda Soomaaliya PUNTLAND POST The post Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay oo cunaqabateyn saaray sadex horjooge oo ka tirsan shabaab appeared first on Puntland Post.
  20. Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meelmariyay cunaqabateyn lagu soo rogay 3 hogaamiye oo ka tirsan Ururka Al Shabab, kadib codsi ka yimid Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka. Golaha Amaanka ayaa liiska xayiraadka ee Qaramada Midoobay ku daray Abuukar Cali Aadan, Maalin Ayman iyo Mahad Karatey oo dhamaantood ka mid ah Ururka Al Shabaab. Go’aanka Golaha Amaanka ayaa yimid maalmo kadib markii Dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka ay dalbadeen in 3-da hogaamiye lagu daro liiska xayiraadka Qaramada Midoobay. Dhinaca kale, Erica Barks oo ah mas’uul sare oo ka tirsan Waaxda Arimaha Dibadda Mareykanka, ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayaan go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay. Erica Barks ayaa ku eedeysay in hogaamiyeyaasha la cunaqabateeyay ay mas’uul ka ahaayeen weeraro dhiig ku daatay oo ka dhacay Dalka Soomaaliya. Waxaa sidoo kale ay shaacisay in go’aanka Golaha Amaanka uu yahay mid muhiim ah oo loo qaaday dhabaha xasiloonida iyo nabadda Dalka Soomaaliya. Mareykanka ayaa ka mid ah Dalalka inta badan ka caawiya Dowladda Federaalka Soomaaliya sidii looga adkaan la haa Kooxda Al Shabaab oo weli gacanta heysa Degaano iyo Degmooyin dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Dalka Soomaaliya. View the full article
  21. The only nation to host both American and Chinese military bases is the bellwether of superpower rivalry in Africa. Youth movement. Photographer: Yasuyoshi Chiba/AFP/Getty Images Some states have a pivotal role in the U.S.-China rivalry based on their size and economic weight. Djibouti, a Vermont-sized country of 1 million people in the Horn of Africa, can hardly make that claim. It can claim the unique distinction of being the only country to host both U.S. and Chinese military bases. And it has quietly become a bellwether of great-power rivalry, because of where it sits and what it demonstrates about the ebb and flow of influence on a contested continent. Djibouti commands key strategic geography because it resides at the crossroads of three crucial regions. It looks across the Bab el-Mandeb — a Red Sea strait that is a conduit for perhaps 20% of the world’s trade — at the Arabian Peninsula and the Middle East. It marks the western end of the vast Indo-Pacific theater. And it serves as a gateway not just to landlocked Ethiopia, a regional powerhouse, but also to a larger African continent where Beijing has been making big strategic moves. The trajectory of Chinese involvement in Africa over the past two decades has been remarkable. Beijing leapt ahead of Washington as Africa’s top trade partner in 2009 and hasn’t looked back. Chinese loans and investment have funded infrastructure programs across the continent. As part of the so-called Digital Silk Road, Beijing is marketing advanced surveillance technology and “safe cities” projects. Huawei Technologies Co. is well-placed, despite U.S. sanctions, to help build the continent’s 5G networks. African minerals and energy resources power China’s economy. Perhaps one day African data will power China’s AI algorithms. China’s Works in Africa China’s major port, railroad and pipeline projects in Africa. Source: Mercator Institute for China Studies Whereas the U.S. presence in Africa has been heavily focused on counterterrorism since 9/11, China’s engagement (along with the rhetoric surrounding it) leads with economics in a region hungry for growth. It doesn’t end there, though: The establishment of China’s first overseas base in Djibouti in 2017, after years of outsized participation in United Nations peacekeeping missions in Africa, shows that Beijing’s military power is following its economic and diplomatic influence. For China, Africa is many things at once: a market and a source of raw materials, a prize in a global struggle for geo-economic influence, a source of diplomatic support in international forums, and the leading edge of a long-term effort to project military power far beyond East Asia. The Chinese base in Djibouti, a facility that hosts 1,000-2,000 personnel and could eventually become a node for power projection in the Horn and surrounding areas, is thus part of a larger approach to winning influence there. The Export-Import Bank of China lent $1.5 billion for marquee projects such as modernizing port facilities and building a water pipeline and standard-gauge railway to Ethiopia. A Chinese company controls a large minority stake in the country’s port authority. A division of Huawei is building an undersea fiber-optic cable that will carry data from Djibouti to Pakistan and beyond. Chinese money has fueled the Djiboutian government’s dream of using rapid development to make that country the “Singapore of Africa.” It also lubricates the patronage network that strongman President Ismail Omar Guelleh oversees. Not least, China’s interest has allowed Guelleh to replicate the old Cold War trick of extracting competing payoffs from competing powers. In 2014, Guelleh used the threat of a Russian base in Djibouti to raise Washington’s rent on its base at Camp Lemmonier, a facility that the U.S. has used for nearly two decades to conduct counterterrorism operations in Africa and the Persian Gulf. But soon after the ink was dry, Guelleh cut a separate deal allowing the Chinese to build their own “logistical support facility.” The U.S. has often seemed sluggish in its response. In 2018, national security adviser John Bolton accused Beijing of trapping African countries in neocolonial relationships of economic dependence; he warned that leaders who did not support Washington diplomatically should not expect much U.S. aid. Washington unveiled two programs, Prosper Africa and the International Development Finance Corporation, meant to check China’s influence. Yet it is a hard sell to tell countries with swelling populations to forgo Chinese money, which is often employed to meet real development needs. Beijing has successfully used its economic influence to mobilize African support for Chinese leadership bids in international organizations, while African officials have bristled at public warnings about “debt trap diplomacy.” “We are mature enough to know exactly what we are doing for our country,” scoffedDjibouti’s finance minister. And even though the U.S. military presence in Djibouti is valuable, it feels somewhat anachronistic: It is geared primarily toward the defining challenge of the last generation, terrorism, rather than the defining challenge of this one, great-power rivalry. This doesn’t mean that Djibouti and other African countries are slipping irretrievably into China’s sphere. Africans are still more likely to view the U.S. as their preferred political and economic model. Concern about excessive borrowing from China is rising, even as Belt and Road financing dropped starkly during 2020, raising questions about whether the reality of that project will ultimately match the hype. Critics of repressive governments, in Djibouti and elsewhere, see Chinese involvement as buttressing corrupt regimes that trade near-term windfalls for longer-term dependencies. The U.S. will need a strategy that is both purposeful and nuanced. It shouldn’t overreact and try to match Chinese activism everywhere, something that probably isn’t possible and certainly isn’t wise. It should, instead, exploit its unique strategic advantages. The U.S. and its European allies are still security partners of first resort for Djibouti and most other African countries, a status that brings influence disproportionate to the size of any military presence. Washington can also give priority to bringing high-quality, transparent investment to select sectors such as energy and services, perhaps in coordination with European democracies that share America’s basic strategic objectives. A stronger U.S. role in international Covid-19 vaccine distribution can prevent China from dominating in this area and reaping the resulting diplomatic leverage. Basic technical assistance can improve African governments’ abilities to negotiate effectively with Beijing and assess the risks of accepting Chinese money. More broadly, the U.S. should balance its negative message — about the long-term costs of dependence on China — with a more positive one that depicts Djibouti and the African continent as something more than an arena for rivalry. During the Cold War, anticommunism was the motive for what the U.S. did in developing regions, but it wasn’t the right message in dealing with countries that didn’t see themselves as anyone’s pawns. That’s one lesson worth heeding in the competition over Djibouti and so many other frontline states today. Hal Brands is a Bloomberg Opinion columnist, the Henry Kissinger Distinguished Professor at Johns Hopkins University’s School of Advanced International Studies, and a scholar at the American Enterprise Institute. Most recently, he is the co-author of “The Lessons of Tragedy: Statecraft and World Order.” Source: Bloomberg The post Djibouti Is a Flashpoint in the U.S.-China Cold War appeared first on Puntland Post.