-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Posts posted by Deeq A.
-
-
Muxuu Ingiriisku sameynayaa haddii la weeraro Sweden iyo Finland ?
Dalalka Ingiriiska iyo Sweden ayaa wada saxiixday heshiis iskaashi oo dhinaca amaanka ah .
Iyadoo ka hadlayey shir jaraa’id oo wada jira ayey ra’iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson waxay ka sheegtay in haddii labada dal midkood la soo weeraro , ay labada dal midba kan kale uu gacan siin doono .
Ra’iisul wasaaraha ingiriiska Boris Johnson ayaa sheegay in Sweden ay heysato taageerada Ingiriiska haddii ay go’aansato in xubin ka noqoto NATO iyo haddii kaleba
Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska ayaa saxiixay baaq dhinaca ammanka ah oo uu la galay dalaka Sweden iyo Finland oo ku sheegaya in Ingiriiska uu taageeri doono ciidamada labadaas dal haddii la soo weeraro.
Boris Johnson ayaa booqday labada dal oo ka fekeraya in ay ku biiraan isbaheysiga Gaashaandhigga e NATO.
Ruushka ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara haddii Sweden iyo Finland ay ku biiraam NATO kuwaas xubnahooda ay u arkaan haddii xubin ka mid ah la weeraro ay ula mid tahay in iyaga oo dhan la soo weeraray.
Laakiin Sweden iyo Finland labadaba waxay leeyihin taariikh dhexdhexaadnimo oo xilliga dagaalka -waxayna labada dal arkeen in dadkoodu taageersan yahay in ay ku biiraan NATO Taas oo ka dhalatay duullaankii Ruushka ee Ukraine .
Finland ayaa iskaashiga noocan ah ku tilaamantay mid loo baahnaa
Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska ayaa mar la weydiiyey in ay dhici karto in ciidamada Ingiriisku ay dhici karto in ay cagaha dhigaan Finland haddii la weeraro waxaa uu sheegay in arrintaa ku xiran hadba nooca codsiga kaalmo ee kayimaada Finland .
Finland iyo Ingiriiska waxaa kale oo ay iska kaashan doonaan dhinaca Militariga .
-
-
Gudida Kommishanka Doorashooyinka Qaranka JSL waa birmageydo balse Madaxweyne Muuse se waxuu u qabaa ciyaalo eydiisii oo kale….Siyaasi Cali Kubad.
Gudida kommishanka doorashooyinku waa gudida xeerbeegtida iyo garsoorehabs ka noqota xitaa kursiga madaxweynenimada uu ku fadhiyo Madaxweyne Muuse Biixi. Waa gudi u baahan madax banaan buuxda iyo inaan hawlahooda ama shaqadooda lagu far gelin si aanu miisaan koodu dhinac uga ciirin. Todobada xubnoodba way siman yihiin oo waa todoba Gudoomiye oo garbaha isku haya. Gudoomiyanimada kommishanku waa mid farsameed oo gudoomiyuhu iskama gaadhi karo go’aan aanay inta kale la qaadanin. Gudoomiyuhu waxu saxeexi karaa uun qader lacag hawl maalmeedka hadba taagan, sida shaqaalaha musharkooda iyo kharashyada yar yar sida kirooyinka xafiisyada, shaqaalaha gobolada, iyo degmooyinka dalka kala jooga. Markaas, gudoomiyaha in la bedeli karo iyo haddii loo deynayoba kommishanka ayey ku xidhan tahay. Hay’ad ahaan kommishanku waxuu leeyahay Agaasimaha kommishanka Qaranka. Agaasimahaasi waxuu haystaa xafiiskii maamulka iyo lacagta(Admin and Finance) oo xisaabiyihiisana leh. Waxii kharash ah ee loo baahdo kommishanka ayaa u gudbinaya Agaasimaha iyo shaqaalaha hoos yimaada sida xisaabiyaha oo kale. Wax waliba markaas waa daahir yaa shamis iyo xalaal iftiin baa la qashaa.Saddexda xisbi ee dalku mid waliba waxuu magac dhebaa hal xubnood oo metalaya xsbiyadooda. Waxase intaas usii dheer hadba madaxweynaha dalka ka jiraa inuu 2 xubnood uu si gaar ah usii leeyahay inoo soo magacaabo, iyadoo arrintaas loogu talo galay si degaanada ama reeraha u baahan inay cidi metasho, oo dee ilayn qabyaalad baa Ina waashaye, inuu isu dheeli tiro beelaha ama degaanada. Sidoo kale, waaxda sharci dejinta gaar ahaan guurtiduna labo xubnood bay soo magacow daa iyadoo ujeedadu tahay isu dheeli tirkaas beelaha. Guud ahaan 5 xubnood bay saddexda waxaad ee xukuumadeed ay labo ka mid ahi soo qondeeyaan, oo fahma oo Madaxweynuhu shantass xubnood gacanta ugu weyn buu ku leeyahay soo xulidooda iyo magacaabis toodaba. Maxaa hadaba khaldamay?Waxa jirta fikir yidhaahdaa bahalka waraabaha la yidhaahdaa waa madaxda ama seyidada fawdada/ qas (Masters of chaos) oo micnaheedu yahay waxay faa’iidada ugu weyn ka helaan meel ay ka jirto qas, jaah wareer, bulxan, iyo weyrax. Waraabuhu waxuu u imanayaa labo libaax oo raq ay dileen cuanya, markaas bay waraabayaal oo dhami isu habar wacdaan, dabadeed siday labadii libaax marba dhinac uga shaqa-shuqaynayaan marna dibka uga qaniinayaan bay labadaas libaax ka eryadaan raqdoodii. Ta kale, waraabuhu waa,xawayaanka keli ee neef nool uu eryanayo nolosha ku cuna.Aan ku soo dhowaado ujeedadayda’e, reer qaaxo ama Madaxweyne Muuse waxuu ku faa’iideystaa qas iyo jaah wareerinta ummada. Halkee baa lagu arkay gudidii Kommishanka oo gudi kale loo saaray si ay uga soo warbixiyaan. Maxaa ku xige garsoorayaashii maxkamada sare way is haystaane gudi soo baadha ayaan u dirayaa, ama gudi baa u dirayaa golaha Wakiilada soo baadha. Haddii dhib xoolo la lunsaday ay jiri lahayd, in kastoo aynaan arkaynba wax meeshaas laga dhex boobo, waxu hanti dhowrka kala xisaabtami lahaa Agaasimaha kommishanka iyo shaqaalaha hoos yimaada sida xisaabiyaha. Kommishanka Qaranka marka ay dhacayso doorashadu ka hor baa waxii dhaqaale ah ee loo baahan loo soo shubaa, haday tahay ta xukuumada Somaliland bixiso iyo haday tahay mid ka timi dawladaha innaga caawiya doorashooyin kaba’e. Dhaqaalahaas oo lagu soo iibinayo waraaqahaha lagu codaynayp iyo sanaduuqda lagu ridayo, shaqaalaha la tababarayo kharash koodii, gadiidka, xafiisyada loo baahan yahay, wacyi gelinta, shidaalka baabuurta, qandaraasyada loo baahan yahay sida kuwa gaadiidka iwm.Maxaa looga dhigayaa kommishanka Qaranka badweyn lacag ah oo wax qarqinaysa. Runta waxay tahay Muuse Biixi ayaa qaskan koomishanka ka danbeeya oo isaga ayaa bambada ku dhex tuuray kommishanka. Kommishanka way is doorteen oo is bedel dhexdooda bay isku sameeyeen, halkee bay xukuumadu ka soo geli kartaa inay tidhaahdo waxay sameeyeen waa khalad ah ama waa sax.Imminkana maxuu yidhi gudi baan u saarayaa soo baadha oo war iiga keentay sidii ay kommishanku yihiin wasaarad ka mid ah xukuumadiisa. Wax waloo halkaas innooga muuqdaa waxay sheegayaan farahii iyo raadkii Madaxweyne Muuse Biixi iyo farsamooyinkiisii Qaaxo ee sida waraabaha ka dhex faa’iideysan jirey bogcad uu mushkilad ka abuuray.Waxaan kusoo koobayaa, Muuse waxuu helay gol jilicdii ugu fiicnayd ee muddo kordhin loogu samayn lahaa markuu abaaray kommishankii uu shanta ku lahaa, oo intuu dab iyo gaas isugu dhiibey uu hadana gudi u saaray, sababtoo ah waxuu rabaa inuu yidhaahdo ma wada shaqayn karaan ama intaas oo xubnood baa denbi iyo muusuq maasaq lagu helay. Intaas kadibna uu u gudbiyo magacyada xubnaha qaar golaha Wakiilada JSL si xilka looga qaado kuwaas uu sadqeeyey, dabadeedna uu yidhaahdo bedelkoodii ha la soo magaacaabo. Buuqaas ama qaskaasna inta lagu dhex jiro waxa tegaya waqtigii uu lahaa ururada ayaan furayaa ama doorashada madaxweynenimadu ay dhici lahayd, haday taasi timaadona kordhis uu gacantiisa ku rimiyey Madaxweyne Muuse Biixi waa ka fursan waa sida uu isagu isleeyahay.Badheedhahàyga waan dhibanayaaye, ninka lagu guurayo ee kubka iyo bowdadaba kommishanka ka jebinayaa waa C/ Rashiid Riyo-raac sababtoo ah Gudoomiye ayuu kooxda u ahaaye, sidee bay ku dhacday inuu marka horeba Madaxweyne weydiisto in hanti dhowr loo soo diro kommishanka, saw taasi innama tusayso in isaga iyo kommshinku ay jiq iyo tii xumayd isku ahaayeen.Ta labaad, haddii laga qaaday gudoomiyenimadii ma hoygii Makka ayaa gubtey, maxuu u xtiraami waayey go’aan kooda dimuquraadiyadeed, ilayn iyaguba waa kuwii markii hore isaga doortay’e ama loo soo yeedhiyey qaar iyaga ka mid ah inay isaga u doortaan gudoomiyanmadee. Ma waxa la innaga dhaadhicin karaa markay ay bedelayeen Gudoomiye C/Rashiid buu Madaxweyne Muuse shirkooda ka war la’aa. Madaxweynuhu wuu laba canleynayey (double dipping). Gudinyahay badhkay baa kugu jirtee imaad goyseen. Kommishanku madaxweyne Muusow maaha ciyaala eydii aynu shaanida usoo dhiibi jirney, maamuuska iyo qaderinta ay kaa mudan yihiin sii, oo gudidan aad soo magacwday la noqo, waqtigii indhosarcaadku wuu dhamaaday.“Nota bene’ : La soco … qoraalka soo socda oo ah…..ma xaafad Somaliland ka mid ah baa kursiga u waalatay oo Qaran dumis ah, mise Somaliland oo dhan baa u baahan in dalkana la badbaadiyo jar iska xoornimada Muuse, dibna loogu soo dabaalo ku shaqayntii sharciga iyo distoorka dalka u yaaley. -
“Waa Iga Su’aale Maxaa Keenay Ee Looga Jeeddaa Heeshan Alalag Alalag Alalag!!! Sacab Sacab Iyo Mashxarad!!!” Aqoonyahan Rashiid Sheekh Cabdillaahi (Gadhweyne).
Sannadku waa 2022; waxa se la ii raray oo la i geeyey 70aadkii iyo 80aadkii Alalag alalag alalag!!! Sacab sacab iyo mashxarad!!!”
“Waa iga su’aale maxaa keenay ee looga jeedaa heeshan iyo weriyahan meesh ka dhex qaylinaya?… Xaggeese laga keenay xaawalayda gudaha golaha fadhida ee ka dhacay mashxaradaysa? Maxaa se loo gu baahday?
Warfaafin hagaasan oo gudbisa; si madaxbannaan oo dhexdhexaad ah u faallaysa iyo aqoonyahan lafaguraana ma jiraan”
Waxa aan doonay in aan si fiican u dhegeysto khudbad la yidhi waa dastuuri iyo sannadle oo Madaxweynaha Soomaaliland u jeedonayo labada gole ee Wakiillada iyo Guurtida. Waan isku dayey oo ku dedaalay in aan dhegeysto oo dhuuxo khudbaddaas. Billow ilaa dhammaad, ka ma aan nuuxsan. Waxa se i seejiyey qaadan-waa neceb tahay. Mar labaad baan is-idhi nafta ku cadaadi, ma se noqonnin. Waan ka joogsaday. Ma aha khudbadda iyo nuxurkeeda ee waa jawiga laga aloosay.Waxa aan xusuustay kicintii dadweyne ee kelitalintii Siyaad Barre. Intaanu Muuse Biixi meesha ba soo gaadhin baa la igu soo faruuray qabqabo,heeso iyo weriyo qalinaya oo ku hadlaya luqo dhinaca dawladda u raran.
Haddii madaxweyahii soo galay gurigii Golaha Guurtida, waxa ii raacay sacab, sawaxan iyo mashxarad haween la socota muuqa madaxweynaha iyo weedhaha khudbaddiisa.
Sannadku waa 2022; waxa se la ii raray oo la i geeyey toddobaatannadii iyo siddeetannadii qarnigii labaatanaad. Alalag alalag alalag!!! Sacab sacab iyo mashxarad!!!
Dimoqraadiyaddu waxa ay ka hirgashaa dhul caqliga xorta ah iyo cilmiga la xurmeeyo; meel madaxdu caqliga la hadasho, dadkeeda na ku dhegeysto oo ku la dooddo. Taas baan waayey oo dhegeysigii khudbadda madaxweynaha iga dishay.
Waxaa ii raacay oo aan diiday janannada garbaha xiddigaha ku sita ee golaha soo galay. Intaasiba khudbaddii Muuse Biixi way iga shuqliyeen oo iga dileen.
Waa iga su’aale maxaa keenay ee looga jeedaa heeshan iyo weriyahan meesh ka dhex qaylinaya? Xaggeese laga keenay xaawalayda gudaha golaha fadhida ee ka dhacay mashxaradaysa? Maxaa se loo gu baahday?
Warfaafin hagaasan oo gudbisa; si madaxbannaan oo dhexdhexaad ah u faallaysa iyo aqoonyahan lafaguraana ma Jiraan”.Aqoonyahan Rashiid Sheekh Cabdillaahi (Gadhweyne).
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa dib ugu celiyey Golaha Wakiillada ansixintii derejo beddelka ahayd ee Golaha Wakiillada iyo Guurtidu ku ansixiyeen Degmooyinka Balligudbadle, Caynaba iyo Xaysimo.Madaxweynaha ayaa dib u celinta derejo beddelka loo sameeyey ku sababeeyey in ay ka hor imanayso Distuurka iyo Xeerarka dalka u yaalla.

-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxameed Xuseen Rooble ayaa xalay casuumaad casho ah u sameeyay xildhibaanada baarlamaanka federaalka ee laga soo doortay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kuwaasoo dhawaan loo aqoonsaday inay yihiin kuwa sharciga ah ee Jubbaland ku matalaya golaha shacabka.
Rooble ayaa u hambalyeeyay xildhibaanada 16-ka ah ee laga soo doortay Ceelwaaq, isagoona ku booriyay inay dalkooda si daacad ah ugu shaqeeyaan.
Sidoo kale ra’iisul wasaare Rooble ayaa kula dardaarmay xildhibaanadaasi in ay ka qeyb qaataan ka shaqeynta iyo in isbadal dalku galo si loo doorto madaxweyne cusub oo dalka ku hoggaamin kara hufnaan iyo tallo wadaag.
Ra’iisul wasaare Rooble ayaa horay u taageerayay xildhibaanada lagu soo doortay Ceelwaaq, halka madaxweyne Farmaajo uu taageersanaa kuwa lagu soo doortay Garbahaareey balse baarlamaanka buriyay sheegashada sharci ahaanshaha xildhibaanadaasi, taas badalkeedna waxaa aqoonsiga xildhibaano la siiyay kuwa Ceelwaaq.
Rooble ayaa ansixinta xildhibaanada Ceelwaaq u arka guulweyn oo uu ka gaaray dagaalkii siyaasadeed ee uu la galay madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Guddoonka Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya, oo 8-dii May go’aan rasmi ah kasoo saaray xildhibaanada muranka uu ka taagnaa ee gobolka Gedo, ayaa u aqoonsaday xildhibaanada lagu soo doortay Ceel-Waaq inay yihiin kuwa sharciga ah ee matalaya gobolkaas.
Guddoonka ayaa sheegay inuu go’aankan saldhiga uga dhigay markii uu arkay in xildhibaanadda lagu soo doortey degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ay Habraca Doornshadooda mariyeen Guddiga Hirgalinta Doorshadda Dadban ce Heer Federaa,l islamaekaana ay doorshadooda qabteen Guddiga Hirgalinta Doorashadda dadban ee Heer Dawlad Goboleed.
Waxa uu sidoo kale sheegay in xildhibaanada sheeganaya in lagu soo doortey degmada Garbahaarey aanay heysan shahaadadii Guddiga Hirgalinta Doorshadda Dadban ee Heer Federaal, islamarkaana aanay doorshadooda qaban Guddiga Hirgalinta Doorashadda dadban ee Heer Dawlad Goboleed.

The post Sawirro: Rooble oo casuumay xildhibaanadii Ceelwaaq appeared first on Caasimada Online.
-
Jowhar (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal ku qaadeen deegaanka Biyo Cadde oo ka tirsan gobolkaasi.
Weerarka ayaa waxaa lagu beegsaday saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS ay ku leeyihiin gudaha deegaankaaasi.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in ciidamada huwanta ay dhankooda ku jawaabeen tiro madaafiic ah, kadib weerarka lagu soo qaaday.
Hoobiyeyaasha ka yimid dhanka Al-Shabaab ayaa qaarkood waxa ay ku dhaceen guryo ay daganaayeen dad shacab ah, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkaasi ku dhintay ugu yaraan 2 qof, halka ay ku dhaawacmeen 2 kale oo dhammaan ah dad isku qoys ah.
Xaaladda ayaa saaka deggan, waxaana lagu soo warramayaa in ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa ATMIS ay howlgallo ka bilaabeen halkaasi.
Maalmihii u dambeeyey xoogaga Al-Shabaab ayaa kordhiyey weerarada ay ka fuliyaan Shabeelaha Dhexe, waxaana ugu dambeeyey weerarkii dhowaan lagu qaaday saldhig ciidanka Burundi ay ku leeyihiin Ceel Baraf, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
The post Dad isku qoys ahaa oo ku dhintay hoobiye, kadib weerar xalay ka dhacay… appeared first on Caasimada Online.
-
5 Sano ka hore Wuxuu Muse madaxwayne noqday Hargeysa oo Booyad & Dameer loogu dhaamiyo waxaanu wakhtigiisii dhamaanayaa hargeysa oo weli Biyo la.
Shan Sano kahor wuxuu Muse yimi dadka oo midaysan oo dalka dastuurku sareeyo maantana dadka ayaa hotellada laga kaxaystaa oo guryo lagu xidhaa, dadka waxaas samaynayana waa la garanayaa.Shan Sano ka hore Wuxuu Muse madaxwayne noqday Caasimada Somaliland oo booyad iyo dameer loogu dhaamiyo waxaanu wakhtigiisii dhamaanayaa oo uu ka tagayaa Caasimadii oo wali biyo la. Muse maaha maanta ninkii faani lahaa waayo dhan kasta oo aad ka eegtaba wuu fashilmay.Wadada uu qaaday shalayna halka ay tagto waa la yaqaanaa oo waa wax taariikhdu ina bartay.Khadar Xusen CabdiXoghayaha Guud Ee X- Waddani. -
NAIROBI, Kenya, May 11, 2022/ — Liquid Intelligent Technologies (https://www.Liquid.Tech/), a business of Cassava Technologies, has partnered with PEACE Cable Company to introduce 800Gbps of additional subsea capacity in Mombasa on the highly-anticipated global submarine cable. This will increase the availability of high-performance and reliable Internet connectivity access across Africa, leveraging Liquid’s 100,000km of terrestrial fibre across 12 countries. While acting as a new global internet route between Asia, Europe and the USA, the additional capacity will help increase the proliferation of faster and more affordable internet, Cloud and cyber security services to the African people and businesses.
Liquid Dataport (a division of Liquid Intelligent Technologies) CEO David Eurin said, “We are delighted to provide new subsea capacity between Mombasa, Karachi and Marseille, with extensions planned towards Singapore and Asia. This creates a cost-effective, low-latency and diverse route that our customers can leverage to serve their business-critical connectivity needs. The submarine cable will be ready in 2022.”
Liquid already has access to many subsea cables around Africa like Equiano, WACS, SAT3/SAFE, EASSy, TEAMS, SEACOM and later 2Africa. With the new PEACE cable, the continent will benefit from much-needed additional capacity from the East Coast of Africa to Europe. Additionally, it will add diversity to an important route, allowing for improved redundancy and low latency (102ms between Mombasa and Marseille).
“We see around a 40-50% growth in internet traffic every year, so we invest massively in subsea cables to provide the best Internet experience across all countries in Africa,” explained Eurin. “We have been working closely with PEACE to extend the subsea capacity to more landlocked countries (including Uganda, Rwanda, South Sudan, Ethiopia, Burundi and the north-east of DRC). This is critical for our customers to leverage higher bandwidth, and it is expected to make the internet faster and more affordable in the region”.
Liquid’s 100,000 km terrestrial fibre backbone was a major point of interest in the partnership with PEACE. Through its extensive network, Liquid will extend this new capacity to many destinations, including access to other subsea cable landing stations, such as Luanda in Angola, Muanda in the Democratic Republic of Congo, and Pointe Noire in Congo. This has led to the first protected, reliable, and high-capacity route between the two coasts of the continent, enabling a new global internet route between Asia and the USA (via Africa).
“Connecting Africa to the rest of the world and unleashing its young and dynamic workforce potential may be the key to catapulting Africa’s international trade and economies to a whole new level. The PEACE deal is another crucial step on that journey,” concluded Eurin.
Distributed by APO Group on behalf of Liquid Intelligent Technologies.About Liquid Intelligent Technologies:
Liquid Intelligent Technologies is a business of Cassava Technologies, a pan-African technology group present in more than 20 countries, mainly in sub-Saharan Africa. Liquid has firmly established itself as the leading provider of pan-African digital infrastructure with an extensive fibre broadband network covering over 100,000 km. Liquid Intelligent Technologies is also leveraging its digital network to provide Cloud and Cyber Security solutions through strategic partnerships with leading global players. Liquid Intelligent Technologies is a comprehensive technology solutions group that provides customised digital solutions to public and private sector enterprises and SMEs across the continent. https://www.Liquid.Tech/
SOURCE
Liquid Intelligent Technologies -
By definition democracy is nothing more than having three basic principles : Multi-party system, periodic elections and limitation of leadership term. A lack of one of these fundamentals is a lack of democracy.
Multi party system.
A multi-party system is a political system in which many political parties run for national elections and all have the right to gain control of the government in a country, separately or in coalition.
A multi-party system prevents the leadership of a single party from controlling and/or leading a country with a single legislative chamber without challenge. In some countries, multi party politics is a collection of strategic plans and policies moving forward as a bundle of uncompromisable principles that meant to conduct the resources of a country for public advantage.
Despite this, there is no guarantee in whether multi party system would be committed to fulfill social contract in letter and spirit. But it literally boils down to the essence of democracy which is all about the structures and processes designed to ensure accountability, transparency, rule of law, equity and inclusiveness (broad based participation).
This does not mean that multi party system has only merits and has no demerits at all. No, Sir. It has advantages and disadvantages (merits and demerits).
Merits: Multi party system welcomes a variety of interests, freedom of opinion, and allows political representation and enables people to participate politics, to have their say.
Demerits: Multi-party system sows enmity between tribes and thus divides the nation.
In multi party system, the party in power sometimes works for the development of
one particular region. This is especially
seen in Somaliland where parties are always formed along tribal lines. And it is this tribal-mindedness that chiefly causes the imbalance of power sharing.One party system: is a system of government where only one political party is allowed. One-party dominant state is also a political system in which a single political party continuously dominates election results over running opposition parties.
Merits: In a single-party system, decisions are easily made and actions are quickly taken. No conflicts and clashes of ideas arise from all problems-solving sessions. This is so because there is no opposition in the government.
Unlike multi party system, one-party system is less expensive than multi paryy system because there is no need to spend too much money on conducting periodic elections.
Demerits: In a one party system, there is no freedom of expression, no exchange of views, dictatorship plays the role, opposition voice is not entertained, and no regard for the views of different classes and interests. Thus the question that can flow from this system is: Will there be a change in where there is no challenge? Instances such as those give the impression that the philosophy of one-party-based system is that humans are not literally trained to seek continually for a change and fresh ideas. And it hurts.
If both systems have merits and demerits (advantages and disadavantages) which system is likely to be more disciplined and dedicated to uphold the essence of governance?
The important thing is to choose the lesser of the two systems and multi party system may seem a lesser evil than the abject single- party-based politics The reason is, in multi party system, one person or one group of individuals are not allowed to have an absolute power over all other legal entities.
(This is only possible in the matured democracies),Elections
Elections are a function of democracy. Elections are processes in which the people choose individuals who represent them in government. Elections are the playgrounds at which the optimization of democratization use to begin. Elections are to democracy what change is to life. There can’t be democracy without periodic elections. That is why periodic elections are a question of democracy survival.
Limitation of leadership term:
In democracy, elected leaders have a “sell by” date, a time after which leaders are no longer considered desirable or capable. The raison d’etre is that leaders get old, weary or sick. They become senile and get out of tune with the times. Even if age does not bother them, the effects of position and privileges of power mostly overwhelm low thinking leaders till they become embarrassments to the people who put them in the office.
Leaders deserve respect when they do
their job and even earn our gratitude when their performances exceed more than the promises they made during election time. Moreover leaders deserve appreciation when they honor their term limits. Does this has to do with Somaliland leaders in terms of leadership term limits?Yes, in many ways, it has. Somaliland leaders never respect their term limits. They try to prolong the time to stay in office. They never seem to be excelled at their urgent and immediate duties.
First, the weakness with Somaliland leaders is that they always promise the sky during election time, but never be able to deliver it after election. Second, Somaliland leaders alwayd breach the oath they swear in and break the constitution and start to rule and run the country according to their own outlook. That is, whoever is elected as Somaliland president becomes even worse than his predecessor.
Why Somaliland presidents do not respect presidential term limits? If elected leaders have term limits to stay in office, why they always try to extend their time in office?
Somaliland leaders have limited constraints on their decision-making abilities and are held less accountable for their actions and policies. They go as they want, do what they want, and even lead the nation with lies, because no existing legal entity can stop them from going astray.
Moreover, Somaliland leaders are all selfish. They have no sincerity for serving the nation. The quality of being honest and upright in character is not part of their culture. Cunning
and conspiracy are complements to their personality. They are corrupt and unkind. Self-enrichment is their mantra, and that is why Somaliland leaders do not respect limits of leadership term and fail to relinquish power on time.Quite astonishingly staying extra time in leadership office is a matter of fortune. For Somaliland leaders, it is a chance to steal public purse and amass opulent wealth. That is why Somaliland incumbent leader always wants to prolong the time during which he wants to remain in office. The more Somaliland presidents stay in power, the more chances they have to make a lot of money out of national resources.
Why Somaliland people do not resist against administrations that are corrupt, and why do they, paradoxically, support them?
Somaliland population consists mostly of three classes: Powerful people, people who feel that they are powerless and poor people who are powerless.
Powerful people:
These people are those whose minds are controlled by interests. They are those that always seek to get what is not rightfully theirs and wish to own more than what others have. These people are commonly politicians, public figures, government officials, intellectuals, and traditional elders of every kind abd shape, who always dine with one party one day and weep another day with another party.
People who feel as if they are powerless:
These people are real estate owners, restaurants owners, cafeteria owners, hotels owners, land lords, government employees who hardly serve the public without payments of bribes, doctors, and retailers of every kind and shape.
These people are not realistically powerless, but they make themselves powerless for the sake of their own interests, believing that they will be the only losers if peace would not be maintained by force. The problem with these people is that they are not fully aware that peace without justice could not be maintained by force.
Powerless people.
These people are the majority of Somaliland population. 80% of these people are poor and live below the poverty line. Most of them are nomads, living in rural areas, workers living on earnings from carrying goods from store to store, street venders who, in order to vacate the streets, always get hourly kicks to the shins and fingers in the eyes from local authorities, vagabounds who visualise when violence is to happen, to mechanize and mobilize chances of robbery, elders without regular income, middlemen of all kinds, and many many others who broil under the sun by day and shiver under the stars by night.
How often Somaliland people participate government politics?
Somaliland people across the political spectrum have no say in how they are ruled. Nor do they have a role in the way in which their country is led. They play no role in how national policies and plans are shaped. The roadmap for the country’s future in terms of politics rests only with the sitting president. The incumbent administration does not share the informations of its domestic and foreign policies with the public or the parliament.
The right to information is vital for preventing corruption. When citizens can access key facts and data from government branches, it is more difficult to hide abuses of power and other illegal activities. Real domestic information, if captured, not only scandalizes corrupt figures, but enables the public to know what the government is upto.
But it is within the essence of politics that every information shouldn’t be shared with the public, because there are things that require confidentiality, particularily foreign policy which requires principles to balance democracy and dedication to secrecy.
This means that politics is a double-edged sword, one edge that keeps secrets designed to de-escalate the danager of a conflict, and another edge that reveals secrets made to control public optics.
Of course this kind of politics is part of well-tuned systems for managing and molding how the people perceive what the governments do. Heaven knows whether this kind of mentality works in Somaliland.
The onlly thing we all know is that Somaliland incumbent administration does not share any essential information with the public, and that has caused negative images.
Due to this closed-door-policy plus the less attention to seek international recognition by Colonel Muse Biixi’s administration, a doubt that lurks in the darkness even starts to linger in people’s minds these days and raises the question of whether or not Somaliland will survive and remain as a sparate state or re-unite Somalia.
This thought-provoking doubt is deeply rooted in the lack of connetivity and coordination between public and private sector in which elites and experts in a given field can meet, present remarks, share knowledge, experiences, know-how, expertise and discuss issues, trends and exchange views to reform and reinvigorate social, political and economic matters.
Today the pressing issue is not who supports Somaliland existing administration and who not. Nor it is whether or not we can take an overall review about which of the two widely adopted systems is really good or bad for Somaliland. The real issue has nothing to do with why Somaliland people do support corrupt administrations.
Today’s most heated issue that is shaking Somaliland’s existence is Muse Biixi’s appetite to prolong his term through the decades-old view that is based on the concept of merry-go-round (Illa meerayso). This concept is deeply rooted in just “I extend-my-term-since-those-before-me-extended-theirs attitude.”
On the legal grounds, trying to find a loophole around the law is an option which only smart leaders who know about law take to utilize at certain times. That is a known procedure.
But Colonel Muse Biixi’s concept at his term extention is neither attractive nor arguable
in the first place. It is a mission of meaningless routines, an aura of mystery, a self-serving agenda, a figment of a foolman’s imagination that, if left unattened and unconstrained, could grow and develop into an armed conflict that will not bode well for anybody at all.By: Jamafalaag
Somaliland, Hargeisa.jamafalaag@gmail.com
As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews.com
-
-
Somalia Debates courageously embarked on advancing a new chapter in Somali politics, namely attempting to organise Somalia's first Presidential Debates in the 2022 election cycle.
-
Ciidamo ka tirsan Booliiska gaarka ah ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta tababar loogu soo xiray dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, kuwaas oo ah dufcaddii 16-aad ee qaatay tababar nuucaas ah, waxaana munaasabadda joogay taliyaha Booliiska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar.
Ciidamada ayaa goobta munaasabadda waxaa ay kusoo bandhigeen dhoolatusyo ka turjumayay tababaradii ay qaateen, waxaana ka mid ahaa sida loo difaaco shacabka iyo ka hortagista marka ay dhacaan rabshadaha, taliye Xijaar oo munaasabadda ka hadlay ayaa kula dardaarmay ciidanka in ay gutaan waajibaadka ka loo idmaday.
Goobta ayaa waxaa sidoo taliyeyaal iyo saraakiil sare oo ka tirsan dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti, kuwaas oo qeyb ka ahaa kuwii bixiyay tababarka ciidanka Booliiska, waxaana dhowaan lagu wadaan in ciidanka ay dib ugu soo laabtaan dalka, dowladda Jabuuti ayaa in badan Soomaaliya ka taageerta tababarada ciidamada qeybihiisa.
Goobjoog News
-
Mogadishu (HOL) - Independent journalists in Mogadishu were prevented from entering the airport hangar where the presidential candidates delivered speeches to lawmakers on Wednesday.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, sidoo kale Muuse Biixi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in masuuliyiin ka soo jeeda Somaliland ay xilal u doontaan Muqdisho.
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa dhaliilay maalinta lagu aadiyey doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee 15-ka May, taas oo ku asteysan maalinkii la aas-aasay ururkii xornimo doonka Soomaaliya ee SYL.
“Soomaaliya bishaan 15-keeda ayey u asteeyeen inay qabsadaan doorashada madaxweynaha, inay is doortaan oo nabad galaan ayaan Alle uga baryeynaa, laakiin waxaan hoosta ka xariiqayaa 15-ka markii ay doorteen waxay ka shaqeeyeen in dib dambe aanaa isku soo sheegan,” ayuu yiri Muuse Biixi.
Wuxuu intaas ku sii daray, “15-ka May waxay noo aheyd maalintii SYL, kadib waxay u bixiyeen maalinta dhalinyarada, maantana waxay ku beegeen maalinta madaxweynahooda, wax iska galayna malahan oo taariikh iskuma lahan, waana ka bareereen.”
Madaxweynaha Somaliland oo hadalkaan ka jeediyey xaflad ka dhacday Jaamacad ku taalla Hargeysa ayaa si gaar ah u duray musharaxiin ka soo jeeda Somaliland oo u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo ay ku jirto Fowsiya Xaaji Aadan oo ah gabadha kaliya ee musharaxiinta ku jirta, sidoo kale waxay aas-aastay jaamacadda uu maanta Muuse Biixi hadalkaan ka jeediyey.
Sidoo kale Muuse Biixi ayaa kuwo guul dareystay ku tilmaamay dadka u dhashay Somaliland ee xilalka ka haya dowladda Soomaaliya, waxaana dadkaas lamid ah buu yiri, dadka reer koonfurka ah ee aaminay in siyaasiyiintaas ay Somaliland metelaan.
“Waxay nacasnimo heysataa, dadka Somaliland u dhashay ee maamuuska ku heystay dhulkooda oo qaarkood Jaamacado halkaan ka dhisay, ee inta Xamar tegay dhahaya waxaan meteleynaa Somaliland oo baarlamaanka ayaa dooneynaa waana codeyneynaa,” ayuu yiri Muuse.
Wuxuu sheegay in Muqdisho ay joogaan dad culumo iyo caamo leh oo aqoon diimeed leh, balse ay lamid noqdeen kan Somaliland ka tegay ee loo dhaariyey inuu Somaliland metelayo.
“Qolada ay u codeeyaan dadka naga tegay ee Muqdisho jooga, dhibaatada ka gaarta reer Muqdisho anaga naguma eedi doonaan, kuwa Somaliland ee xilalka u doontay Muqdisho, waa noo gefeen,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.
Hoos ka daawo
The post Muuse Biixi ka hadalay doorashada Madaxweynaha DF, weerarayna musharaxiinta qaar appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maalmihii dambe si weyn dalka looga hadal hayaa doorashada madaxweynaha, taasi oo lagu wado in 15-ka bishaan ka dhacdo magaalada Muqdisho.
Doorashada ayaa waxaa isku soo taagay 39 musharax oo is diiwaan-geliyay, halka kuwa kale ay iskaga hareen kadib markii ay soo buuxin waayen shuruudihii looga baahna ee ay soo saareen guddiga doorashada madaxweynaha.
Habraaca iyo shuruudaha musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya ee sanadkaan waxaa qayb ka ahaa bixinta lacag gaareysa 40,000 dollar oo la isku diiwaan-gelinayo, waana qarashkii ugu badnaa abid ee ku baxa diiwaan-gelinta musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Waxaa warbixintaan ku eegeyna qaar kamid ah dalalka qaarada Afrika iyo lacagaha musharaxiinta laga qaado, taasi oo marka loo eego midda Soomaaliya ee sanadkaan ay noqoneyso mida ugu badan ee laga qaado musharaxiin u baratameysa xilka madaxweynaha.
- Tansania: dalka Tansaaiya oo ah dal dhaca bariga qaaradda afrika, tirada dadkiisuna ay gaarayaan 59.73 milyaan oo qof ayaa waxaa dhowrkii sanaba mar ka dhaca doorasho madaxweyne.Musharixiinta isku soo taagta xilka madaxweynaha dalka Tansania ayaa waxaa laga qaada lacag gaaraysa $1,000 dollar, taasi oo lagu diiwaan-gelinayo musharaxa madaxweynaha dalka Tansaaniya.Dalkaan ayaa kamid ah dalalka ugu yar ee laga qaado lacagaha musharixiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha, waxaa dalkaan hadda madaxweyne ka ah Haweeney lagu magacaabo Samia Suluhu Hassan, taas oo baddashay madaxweynihii ka horeyay kadib markii uu geeriyooday.
- Kenya: dalkaan oo deris la ah Soomaaliya ayaa isna kamid ah dalalka qaaradda ku yaallo oo 5-tiii sanaba mar ay ka qabsoonto doorashada madaxweynaha.Musharixiinta xilka madaxwynaha dalka Kenya isku soo taagta ayaa laga qaada lacag gaareysa $10,000 dolar, taas oo ah lacagta diiwaan-gelinta musharixiinta madaxweynaha dalka Kenya.
- Burundi: Dalkaan oo kamid ah dalalka ku yaalla qaaradda Afrika, tirada dadkiisuna ay gaarayaan 11.89 milyan oo qof , ayaa dhowrkii sanaba ay mar ka dhacda doorashada madaxweynaha dalkaa.Burundi oo hadda madaxweyne uu ka yahay Évariste Ndayishimiye ayaa marka lagaaro doorashada madaxweynaha, musharixiinta xilkaas isku soo taagta laga qaadaa lacag gaareysa $7,500 dolar, taas oo ah lacagta isdiiwaangelinta musharixiinta.
- Ghana: Dalkaan oo dhaca galbeedka qaaradda Afrika, tirada dadkiisuna ay yihiin 31.07 milyaan oo qof ayaa kamid ah dalalka afrika ee lacagaha ugu badan laga qaado musharixiinta u tartamaysa xilka madaxweynanimada ee dalkaas.Ghana waxaa musharax u tartamaya xilka madaxweynaha laga qaadaya lacag gaareysa $17,00 dolar oo ah lacagta isdiiwaangelinta musharixiinta xilka madaxweynaha daneyneysa.
Marka loo eego dalalka aan kor kusoo xusnay lacagta laga qaaday musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa illaa xad uga badan, waxayna midaan noqoneysa middii ugu badneyd ee abid laga qaado musharixiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha Soomaaliya.
The post Farqiga u dhaxeeya lacagta laga qaado musharaxiinta madaxweynaha ee dalalka Afrika iyo Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
-
Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faahfaahiyay qaraxii ismiidaaminta ee maanta ka dhacay barta kantarool ee lagu hubiyo gaadiidka aada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.
Afhayeen Cabdifitaax Aadan oo shir Jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa u sheegay qaraxaas lala beegsaday gaari uu saarnaa General lagu magacaabo Garabey oo ka tirsan ciidanka dowladda, balse uu ka badbaaday oo aysan waxba gaarin.
Sarkaalka ayaa marka weerarka lala beegsanay taagnaa barta kantarool, isagoo doonayay in uu ka dhoofo garoonka diyaaraha Aadan Cadde.
Afhayeenka Booliska ayaa xaqiijiyay in qaraxaas ay ku dhaawacmeen 7 qof oo shacab ah, kuwaasi oo la geeyay dhaawacyadooda isbitaalo ku yaalla Muqdisho.
Guddoomiyaha degmada Warta-nabada ee gobolka Banaadir Seynab Maxamad Warsame (Xaabsey) ayaa maanta mar sii horreysay sheegtay in ay ka badbaaday qaraxan.
Qaraxa maanta ka dhacay Muqdisho ayaa ku soo aaday, iyadoo ammaanka magaalada aad loo adkeeyay, ayna socotay hadal jeedinta qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya doorshada Madaxweynaha Soomaaliya.
PUNTLAND POST
The post Yuu ahaa bartilmaameedka qaraxii Muqdisho? appeared first on Puntland Post.
-
Hadaljeedinta Musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa waxaa soo gabagabowday maalinteedii koowaad, waxaana Baarlamaanka fadhigiisa ka hor hadlay 20 musharrax oo kamid 39 isku sharaxday ku guulaysiga kursiga madaxweynaha, iydoo barri lasoo gabagabanayo.
Madashada ayaa waxaa goobjoog ahaa guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka, waxaa munaasabadda furay guddoomiyaha guddiga isku dhafka ah doorashada madaxweynaha Senator Cabdiqani Geelle Maxamed, iyadoo musharrax waliba uu mudanayaasha ka hor sheegay waxa uu qaban doono haddii la doorto oo codka ay siiyaan.
Maalinta barri ah oo taariikhdu tahay 12 bisha ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo hadaljeedinta, iyadoo ay hadli doonaan musharraxiin saameyn badan ku leh doorashada madaxweynaha, waxaana kamid madaxweynihii hore dalka Xasan Shiikh Maxamuud, Shariif Shiikh Axmed, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Maxamed Farmaajo.

-
Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne ee maanta hadal-jeenta kulahaa teendhada Afisyoone ayaa qaaday tallaabo wax u dhimi karta rajadiisa doorashadiisa.
Cabdiraxmaan oo intii hore si qurux badan u jeediyay khudbadiisa musharaxnimo ayaa daqiiqadii u dambeysay si weyn u duray xildhibaanada labada aqal, kuwaasi oo ah go’aamiyayaasha cidda kusoo baxeysa doorashada loo balansan yahay 15-ka bishaan.
Musharaxa ayaa sheegay in Xildhibaanada badankooda ay ku yimaadeen qaab aan ka duwaneyn magacaabis oo kale, inkasta oo arrintaasi run tahay, haddana marka la joogo marxladaan oo kale si toos ah looma duro Xildhibaanada oo asaga laftigiisa uu ka rabo cod.
“Xildhibaano badan oo halkan fadhiya oo labada aqal ah sida ay ku imaadeen dhamaanteen waa ogsoonahay, waxaa lagu soo doortay duruufo, markay codka dhiibanayaan waxay fiirinayaan duruuftii ay kusoo baxeen iyo damiirkooda,” ayuu yiri Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Fallan-qeeyayaasha Siyaasada ayaa qaba in durista Xildhibaanada ee uu sameeyay Musharax Cabdiraxmaan ay aheyd mid aan maanta meesha oolin, maadama laga wada dharagsan yahay sida ay ku soo baxeen iyo qaabkii doorashadooda u dhacday.
“Khudbada Cabdiraxmaan aad bey u fiicneyd illaa inta laga gaarayo daqiiqadii u dambeysay, maanta ma aheyn maalin su’aal la galiyo sharciyada xildhibaanada, lana xasuusiyo inay soo saarteen shaqsiyaad gaar ah oo cod uga fadhiya,” ayuu yiri Aqoonyahan kamid ah fallanqeeyaasha arrimaha siyaasada oo la hadlay Caasimada Online.
Sida la fahamsan yahay Musharaxa ayaa hadalkiisa ka lahaa ujeedo beer laxowsi iyo inuu ku sasabto xildhibaanada, hase yeeshe waxay u horseeday inuu ku dhaco qalad siyaasadeed uusan fileyn oo saameyn ku yeelan kara doorashadiisa.
Si kastaba, Doorashada madaxweynaha oo lagu wado inay teendhada Afisyoone ka qabsoomto maalmo kooban kadib ayaa cida soo baxeysa waxaa go’aaminteeda leh Xildhibaanada labada aqal oo ayagu u codeynaya musharaxiinta.
The post CC Shakuur oo khudbadiisa ku weeraray xildhibaanada uu codka ka raadinayo appeared first on Caasimada Online.
-
Ciidamada dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa taliska nabad ilaalinta midowga Afrika ee ATMIS ayaa waxaa ay kulan ay ka yeesheen amniga magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay sidoo kale taliya Sectorka-ka 4-aad ee ciidanka ATMIS, Col. Xasan Jaamac iyo Saraakiil kale, taliya iyo wafdi uu hoggaamainaayay ayaa maanta safar ku tagay magaalada Dhuusamareeb.
Taliyaha ayaa ciiddanka ugu baaqay in wadajir ah ay ula shaqeeyaan ciidamada dowladda federalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug iyo sidii loo xaqiijin lahaa amniga guud magaalada caasimadda ah ee Dhuusamareeb.
Goobjoog News
-
Ramallah, Occupied West Bank – Israeli forces have shot dead Al Jazeera’s journalist Shireen Abu Akleh in the occupied West Bank, according to the Palestinian health ministry.
-
A presidential candidate in the Somalia elections has urged the High Court sitting in Nairobi to order for the release of his passport to enable him fly to Mogadishu and conduct campaigns as he seeks the country’s top job.
-
Muqdisho (Caasomada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta shaaca ka qaaday in nin ajnabi ah uu fuliyey qaraxii ugu horreeyey ee lagu billaabay weerarkii ay kooxdan dhawaan ku qaaday saldhig ay daganaayeen ciidamada Burundi oo ku yaalay deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Kooxda ayaa sheegtay in qaraxaas ismiidaaminta ah uu fuliyey Jamaal Diba Diida oo kooxda dhexdeed looga yaqaano Zubeyr Al Muhaajir, kaasoo u dhashay dalka Kenya.
Ninkaan ayaa cod laga duubay kahor inta uusan is qarxin ku sheegay inuu sanadkii 1996 ku dhashay magaalada Isiolo ee dalka Kenya.
Codka uu duubay ayuu ninkaan ajnabiga ah ugu hanjabay ciidamada Burundi inay dhibaato xoog leh kala kulmi doonaan imaanshiyahooda Soomaaliya, islamarkaana aysan kooxda joojin doonin weerarada lagu hayo saldhigyada AMISOM inta ay Soomaaliya ka baxayaan sida uu hadalka u dhigay.
Weerarka ay kooxda Al-Shabaab ku qaaday saldhigga Ceelbaraf oo ay dagaayeen ciidamada howlgalka ATMIS, gaar ahaan kuwa Burundi ayaa waxaa ka dhashay khasaaro xoog leh oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Sarkaal u hadlay Dowladda Burundi ayaa sheegay in weerarkaas ay uga geeriyoodeen illaa 30 Askari, halka uu sheegay inuu dhaawaca kor u dhaafayo 20, sidoo kalana ay jiraan kuwa nolol iyo geeri lagu la’yahay.
Al-Shabaab ayaa iyadana sheegtay war kaas ka duwan, waxayna sheegatay inay weerarkaas ku dishay ku dhawaad 170 Askari, iyadoo xaqiijisay inay nolosha ku qabatay Tobaneeyo kale.
Weerarka Ceelbaraf ayaa noqonayo mid kamid ah weeraradii ugu khasaaraha badnaa oo ay kooxda Al-Shabaab kusoo qaado saldhigyada ciidamada AMISOM ee Soomaaliya.
The post Al-Shabaab oo shaacisay in nin ajnabi uu ahaa qofkii isku qarxiyey xerada Ceelbaraf iyo dalka uu ka yimid appeared first on Caasimada Online.
-
MOGADISHU, Somalia -- Somali police say at least four people have been killed by a suicide explosion that targeted a checkpoint near the airport in the capital, Mogadishu.






Waa kuwee Jamhuuriyadaha Cusub ee Ruushku ka dhisayo Gudaha Dalka Ukraine ?
in News - Wararka
Posted
Waa kuwee Jamhuuriyadaha Dadka ee Ruushku ka dhisayo Ukraine ?
Ruushka lacagtooda , warbaahintooda iyo adeeg internetka ayey ka hirgalinayaan qaybaha ay ka heystaan dalka Ukraine gaar ahaan magaalada ku taalla dhanka Koofurta ee Khrrson.
Ukraine ayaa sheegtay Ruushka waxaa laga yaabaa in ay qorsheynayaan in ay qabtaan afti ka dhacda magaaladaas. Si ay u arkaan haddii dadka halkaa deggan ay doonayaan in ay halkaa ka dhisaandowlad goonni u go’day oo taageersan Ruushka oo ay ugu magacdaraan ‘Jamhuriyadda Dadka ‘’ laakiin codeyntu waxay noqon doontaa mid aan sharci aheyn oo gacan ku rimisah.
Maxay tahay sababta ay Ruushk xoogga u saarayaan Kherson ?
Ciidamada Ruushku waxay qabsaden Kherson horraantii Bishii Maarso – hal toddobaad ka dib markii uu bilowday dagaalka Ukraine .
Waxay aheyd magaaladii ugu weyneyd ee ku dhacda gacanta Ruushka .
Ka hor faragelinta Ruushka waxaa degenaa 290, 000 qof laakiin marka la eego duqii hore ee magaaladaas ,40% dadkii degegnaa halkaa wey ka carareen .
Haddii Ruushku rabaan in ay qabsadaan koofurta Ukraine ayna ka sameystaan meel ay uga gudbi karaan Crimea , Kherson oo ku taalla afka webiga Dneiper , kuna taalla xeebta badda madow , waxay noqon doontaa furaha , sida uu sheegtay wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Ingiriiska .
Maxay yihiin isbedelada ay Ruushku ka sameeyeen magaalada Kherson ?
Saraakiisha Militariga Ruushka ayaa jagada ka qaaday maaayorkii la soo doortay ee magaalada Ihor Kolykhalov oo ay Ruushku sheegeen in uusan iyaga la shaqeyneyn .
isaga waxaa lagu bedelay maamul taageersan Ruushka sidoo kalena waxaa maamulo laga sameeyey deganada ku wareegsan Kherson .
Waxaa la jooiyey in dadku daawan karaan kanaalada Telifishinada Ukraine waxaana lagu bedelay telifishinada Ruushka .
Waxaa dadka deggan Kherson loo soo jeediyey in ay dhageystaan idacaadaha Ruushka taageersan kana dhageystaan wararka .
Dadka Ukraine waxay leeyihiin ujeedada Ruushka waxay tahay in dacaayadaha been abuurka ah ay noqdaan isha aan lala tartamin ee xogaha wararka .
Maamulka cusub ee Ruushku wato waxay sidoo kale Meesha ka sarayaan lacagta Ukraine waxayna ku bedelayaan Ruubalka Ruushka
.
Waxaa bilowday afar bilood oo kala guur ah oo ka bilowday 1dii bshan May iyadoo la mamnuucay in lacagaha Ukraine la soo galiyo bankiyada
Ruushku ma doonayaan in afti qabtaan ?.
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa uga digay dadka halkaas degan in ujeedada Ruushku ay tahay in ay qabtaan waxa ay ugu yeereen afti ka dhacda gobolka Kherson oo ka goosanysa Ukraine oo noqoneysa Jamhuuriyadda Dadka waxa logu yeeray .
Wuxuu kula taliyey dadka in aanay siinin sarakissha Ruushka wax xog ah oo shaqsiyeed , sida lambarada baasaboorada , kuwaas oo uu yiri waxaa loo isticmaali karaa codeyn aan jirin
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Ingiriiska ayaa sheegtay in aftida loo adeegsan karo in lagu jideysto qabsashada Ruushka ee Ukraine .
Sidee Ruushku u bedeleen nolosha gobolada ka go’ay Ukraine ?
Sida Ruushku ula dhaqmayaan Kherson waxay la mid tahay qaabka ay ula dhaqmeen Crimeaoo ay qabsadeen 2014 , ka dib markii ay ka sameeyeen afti ay Qaramada Midooobay sheegtay in aanay waxba ka jirin .
Waxay isku xirtay Crimea iyo qeybaha koofureed ee Ruushka waxayna soo galisay hubka , waxay keentay lacagta Ruushka haatanna warbaahinta Ruushka taageersan ayaa ku badan goboladaas.
Laakiin xaaladda ka jirta Kherson xataa wey ka dhowdahay tan labada gobol ee bariga Ukraine ee ay qabsadeen ciidamada Ruushku oo soo hawilay wax yar ka hor markii Crimea la qabsaday.
Hogaamiuyeyaasha dabadhilifka ah ee bariga waxay sameeyeen waxa loogu yeeray Jamhuuriyadaha Dadkaee ka jira Luhansk iyo Donstsk halka lacagta Rushka ee rubelka la isticmaalodadkana la siiyey baasaboorro Ruush ah waxayna Ruushku bixyaan mushaarooyinka , carruurtana dugsiyada waxaa lagu baraa man-hajka Ruushkawaxayna Ukraine ku eedeynaysaa Ruushka in uu Ukrainre Ruush ka dhigayo
Qaran News