Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dadka reer Laascaanood oo cabbiraya xaqooda siyaasadeed. Toddaabadkan ugu yaraan toban qof ayay ciidammada Somaliland ku dileen Laascaanood; dhaawucu wuxuu kor u dhaafayaa 30 qof. Isla xisaabtan siyaasadeed ayaa bannaynaya in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi yahay qof wax laga weyddiin karo burburka, geerida iyo dhaawaca la xiriira bannaanbaxyada ka dhacaya Laascaanood. Xalku uma adka sida loo malaynayo. Wax badan waxa ay ku xiran yihiin go’aan qaadashada Madaxweyne Biixi waayo isaga ayay daacad u yihiin ciidammada gaboodfalka geysanaya. Dhibaatada Laascaanood ka jirta waxaa sababay maamul aan la isku raacsanayn oo magaalada ka arrimiya. Sanadkii 2007dii ayuu maamulka Somaliland qabsaday Laascaanood. Kooxdii fududaysay qabsashada magaalada waxay la tartami wayday koox hore Somaliland ula sii shaqaynaysay oo maleeshiyo u diyaarsan haysatay. Maadaama hub ka dhigis maleeshiyo (demobilisation) aysan ka dhicin Laascaanood maamulka Somaliland wuxuu si uun u maareynayay danaha laba maleeshiyo oo kala awood-batay. Ugu dambayntii Axmed Cabdi Xaabsade, oo qabsashadii Laascaanood fuduyeey, ayaa dib ugu goostay Puntland sanadkii 2014kii, oo ah sanadkii Maamulkii Labaad ee Khaatumo la dhisay. Marnaba meesha kama bixin su’aasha: Yaa siyaasad ahaan metela Laascaanood? Somaliland waxay lugta la soo gashay gobol siyaasiyiintiisu uu ka dhex socdo loollan siyaasadeed oo mararka qaarkood dagaallo sababay. Taariikhdan siyaasadeed ku saabsan gobolka laga billaabo 1998kii ma aha mid siyaasiyiintu jecel yihiin in dib loo eego si loo fahmo dhibaatada taagan. Maamul ku tiirsan maleeshiyo gaar ah ma noqon karo mid sharciyad uu wax ku maamulo haysta. Laascaanood kama duwana dhanka siyaasadda Muqdisho ka hor 2006, sanadkii ururkii Midowgii Maxkamaduhu jebiyeen kooxihii qabqableyaasha Muqdisho kala qeybsaday, hortaagnaa horumarka dadka, aloosi jiray colaado, markii dambena isu bixiyay ururka la dagaallanka argagixisada. Weliba Laascanoood waxay kaga sii daran tahay Muqdisho waa in dad Soomaaliyeed 2021kii si qasab ah looga barakiciyay inkastoo Soomaaliya weli hal dal tahay sharci ahaan. Wax badan oo ismaandhaaaf ah meesha waa laga saari lahaa haddii Somaliland dhowrayso mabda’a in Soomaaliya weli hal dal tahay. Ku tiirsanaanta iyo u nuglaanta cadaadsiyada maleeshiyada waxay noqon lahaayeen caqabado si fudud looga gudbi karo. “Madaxweyne Muuse Biixi waa inuusan eedda is wada saarin.” Waxaan jeclaan lahaa inaan Madaxweyne Muuse Biixi xusuusiyo in Galbeedka Somaliland iyo Sool (Nugaal mar ka tirsanayd welina juqraafi ahaan Nugaal ku taalla) ay wadaagaan taariikh siyaasadeed. Dadkii Ka yimid Boorame dhammaadkii kontomeeyadii qarnigii 20aad oo wax ka asaasay ururkii United Somali Party waxay reebeen taariikh siyaasadeed. Wixii ka dambeeyay 2012 xiriirka maleehsiyada Sool iyo Galbeedka Somaliland ma keenin wax dadka gobolka oo dhami ay ku dhaadan karaan. Kooxo suuqa siyaaasadda wax ku kala iibsanaya kuna qasbaya dadka maamul aan la isku raacsanayn ayuu isbahaysigaasi unkay, oo waa tijaabadaas siyaasadeed midda maanta hurinaysa xasilooni-darrada Laascaanood ka taagan. Madaxweyne Muuse Biixi uma baahna inuu dusha saarto eedda oo dhan. Waa inuu qaado taallabo uu Laascaanood ku siinayo fursad ay dadkeedu iskugu raacaan aragti siyaasadeed ay ku wada noolaan karaan: Waa inuu ciidammada Somaliland Laascaanood kala baxo. Maamulka Somaliland wuu jiray ka hor Oktoobar 2007. Haddii Somaliland la baxdo ciidammadeeda waxay dadka Laascaanood helayaan fursad ay kaga fiirsadaan hoggaamiyayaashooda siyaasadeed waayo way arkeen in koox meel ku shirtay ama koox maleeshiyo ah aysan sheegan karin inay wakiil ka yihiin Laascaanood. Waajib ayaa dowladda Somaliland iyo siyaasiyinta ka saaran inay taageeraan siyaasad aan dadka Laascaanood ku nool iska hor keenaynin, siyaasad aan kobcinaynin koox maleeshiyo ah oo dadka ku amar-ku-taagleysa. Heeshiiskii Baligubadle ee 1990kii uu Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac wax ka saxiixay wuxuu ku salaysnaa mabda’a: siyaasadda ayaa qoriga hoggaaminaysa. Maqnaanshaha mabda’aas ayaa sababay in ciidammada Somaliland iyo maleeshiyada deegaanku laayaan dad badan oo cabbirayay xaqooda siyaasadda. Madaxweyne Muuse Biixi waa inuusan isdulmin, dadka kalena dulmin. Waa inuu ciidammada Somaliland kala baxo Laascaanood. Wuxuu noqon doonaa go’aan u hiilinaya xaqa siyaasadeed ee dadka Laascaanood, tusina doona dunida in Somaliland u taagan tahay nabad iyo dhowrista xaqa siyaasadda ee muwaadinka. Email: libahm@gmail.com The post Sida Madaxweyne Muuse Biixi Ula Bixi Karo Ciidanka Ka Jooga Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  2. Gaalkacyo (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno gobolka Mudug waxay sheegayaan in uu maanta duleedka degmada Xarardheere ka dhacay dagaal u dhaxeeya dagaalyahano ka wada tirsan kooxda Al-Shabaab. Dagaalkaan ayaa qarxay kadib markii koox ka tirsan Al-Shabaab ay isku dayeen inay baxsadaan oo isku dhiibaan ciidanka dowladda ee ku sugan koonfurta gobolka Mudug. Dagaalkaas ayaa ka dhacay deegaanka Dabagalo oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Musug, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen koox isku dayday inay ka baxsadaan. Al-Shabaab-ka wadada u galay kooxda baxsadka ah ee isku dhiibi rabtay ciidanka dowladda ayaa ka baxay deegaanka Camaara ee gobolka Mudug. Dagaalka oo socday mudo hal saac ah ayaa la sheegay inay ku dhinteen ugu yaraan 7-xubnood oo dhinacyadii dagaalamay ah, sida ay tebisay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo soo xiganeysa ilo dadka deegaanka ah. Dagaalka u dhexeeya Al-Shabaab ee maanta Mudug ka dhacay ayaa ah calaamad wayn oo muujinaysa sida ay kooxdaas ugu jabtay dagaallada uga furmay gobollada dalka, waxaana xusid mudan in dagaalkaan uu ka dhashay is hortaag lagu sameeyey koox dooneysay inay is dhiibto oo Al-Shabaab isaga baxdo. The post Al-Shabaab oo dagaalyahano badan iska dilay kadib dagaalka ka dhex qarxay maanta appeared first on Caasimada Online.
  3. Mogadishu (Caasimada Online) – The UK and US governments have voiced their concern over the recent violence in Lasanod, a city in the Sool region of northern Somalia, where the military of the self-declared Republic of Somaliland has been accused of killing several protesters in the past few days. The Somaliland military has reportedly killed at least 20 civilians, all of whom were women, young men, and elderly. In a statement, the US embassy in Mogadishu called for calm, stating that “peace and the rule of law must prevail over violence against civilians and destruction of property.” The UK ambassador to Somalia, Kate Foster, also expressed her concern over the situation, urging all sides to de-escalate and seek a peaceful resolution. “We are concerned by recent events in Las Anod resulting in death and injury of civilians. We urge all sides to de-escalate, avoid further casualties, and resolve the matter peacefully,” said the UK ambassador. On Friday, President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia called for a peaceful resolution to the situation in Lasanod. He emphasized the importance of stability, peace, and harmony among the Somali people, stating that the Federal Government highly values fraternity and coexistence. The protest in Lasanod was sparked by unknown assailants’ killing of a local politician. The military responded by firing on the crowd, killing several people, and injuring many more. The incident has caused outrage among the local population, and there have been calls for the military to be held accountable for its actions. Somaliland, a region located northwest of Somalia, declared independence from Somalia in 1991 but has not been recognized as an independent country by the international community. Despite this, the region has its own government, parliament, and constitution and a long self-governance history. However, it is not a member of the United Nations. The post Somalia: UK and US call for de-escalation as deadly violence rages in Lasanod appeared first on Caasimada Online.
  4. Ruun-nirgood (Caasimada Online) – Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo maanta furimaha dagaalka ee degmada Ruun-nirgood kula hadlay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ciidankii tababarka u jiray Eritrea ay dagaalka ku soo biirayaan. Jeneraal Biixi ayaa sheegay inta badan ciidankii jiray Eritrea inay hadda ku sugan yihiin gudaha Soomaaliya, isla markaana ay u diyaarsan yihiin dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. “Waxaan idinkugu bishaareynayaa, ciidan xoog leh oo tababar qaba, hubkoodana wata oo dagaalka inku garabsiinaya ayaa nasoo gaaraya, ciidankaas xoogiisa wuxuu ku sugan yahay gudaha Soomaaliya,” ayuu yiri Jeneraal Biixi. Wuxuu sheegay in ciidankaas looga maarmi doono yaraantii ciidan ee heysay dowladda oo sababi jirtay in ciidamada loo raro deegaano kala fog-fog, iyadoo diyaarado lagu qaadayo. Taliyaha ayaa ciidankaan oo dagaal jira mudo dhowr bilood ah wuxuu u jeediyey dardaaran gaar ah, wuxuuna yiri, “Dhamaantii waxaa tihiin dhalinyaro, waan ogahay waxaa la idin leeyahay soo laabta oo guryihiina kaalaya, aniga oo oday ah xitaa waa la i dhahaa sidaas, laakiin waxaan idinka codsanayaa in laabasho aan la aqbalin inta aan dalka ka xoreyneyno cadowga,” ayuu yiri Biixi. Taliyaha ayaa sheegay in dhulka laga xoreeyey Al-Shabaab uu yahay mid aad u cajiib ah oo aan u qalmin in cadow heysto, isla markaana uu ku qanacsan yahay inuu sii joogo duurka ilaa inta laga xoreynayo Al-Shabaab. Hoos ka daawo The post Daawo: Biixi oo shaaciyey qorshe ay DF ka damacsan tahay ciidanka ka imaanaya Eritrea appeared first on Caasimada Online.
  5. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo xusay kororka miisaaniyadda ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda, gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda iyo khubarada dhaqaalaha Soomaaliyeed diyaarinta iyo jaangoynta miisaaniyad waafaqsan hiigsiga qaran ee horumarka, dib u dhiska ciidamada iyo xoreynta dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku boggaadiyey Mudaneyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadka dastuuriga ah ee kaga aaddanaa miisaaniyadda cusub ee dalka oo la kordhiyey. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay Sharciga Miisaaniyada 2023 appeared first on Puntland Post.
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta saxiixay sharciga miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023-ka oo todobaadkii tagay ay ansixiyeen xildhibaanada BF Soomaaliya. Madaxweynaha oo xusay kororka miisaaniyadda ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda, gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda iyo khubarada dhaqaalaha Soomaaliyeed diyaarinta iyo jaangoynta miisaaniyad waafaqsan hiigsiga qaran ee horumarka, dib u dhiska ciidamada iyo xoreynta dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku boggaadiyey mudaneyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya “sida xilkasnimada leh” ee ay u guteen waajibaadka dastuuriga ah ee kaga aaddanaa miisaaniyadda cusub ee dalka oo la kordhiyey. Miisaaniyadda sanadkaan oo korortay, kana badan tii sanadkii hore ayaa gaareysa $973,985,805, oo dollar, waxaana maalmihii lasoo dhaafay aad uga dooday xildhibaanada labada gole oo ugu dambeyntii ansixiyey. Sanad kasta waxaa kororta miisaaniyadda dowladda, waxaana socda kobac dhaqaale daqliga gudaha ka soo xarooda ah, sida ay qirayaan hey’adaha ku shaqada leh miisaaniyadda dowladda. The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay miisaaniyadda DF ee sanadka cusub appeared first on Caasimada Online.
  7. Roob laxaad leh ayaa hada ka curtay magaalada Hargeisa, roobkani oo aan xiligani la filaynin ayaa si fiican ilaa hada u da’aaya. Xiligani ayaa lagu jiraa jilaal, roobkani oo lagu diirsaday ayaa isna ka ka da’aaya goobo badan oo ka mid ah gobolka Maroodi jeex Qaran News
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa kasii dareysa xiisada ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, taasi oo maalintii shanaad oo xiriir ah ay ka socdaan dibadbaxyo ka dhan ah maamulka Somaliland. Xildhibaannada kasoo jeeda Somaliland ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xiisada ka taagan Laascaanood, waxayna taageereen qaarkood in bulshada dhigaysa dibadbaxa loo daayo xaqooda Dastuuriga ah, si ay u muujiyaan cabashadooda. Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo kamid ah Xildhibaanada kasoo jeeda Somaliland ee dowladda culeyska ku saaraya xiisada taagan, ayaa waxa uu ka dalbaday inay qaado tallaabo muuqata oo lagu joojinayo dhiiga shacabka ee ku daadanaya Laascaanood. “Waxaan cambaaraynayaa dilalka iyo gumaadka muddada dheer soo taxnaa ee lagu hayey haldoorka reer Sool oo ka dhacayey magaalo ay maamusho Somaliland. Waa ayaan darro in aanay jirin cid loo qabtay falalkaas foosha xun,” ayuu yiri. “Waxaan sidoo kale ereyada ugu adag ku cambaaraynayaa dilalka, cabudhinta iyo iyo awoodda xad-dhaafka ah ee ciidamada maamulka Somaliland kula kacayaan shacabka aan hubaysnayn ee sida nabadda ah u muddaharaadayey ee reer Laascaanood. Xaq ayey u leeyihiin in ay muujiyaan ama cabbiraan dareenkooda iyo cadhadooda.” Waxa uu intaas sii raaciyay qoraalkiisa “Dadka midnimada jecel ee reer Laascaanood iyo guud ahaan gobolka Sool, waxa ay difaac u yihiin midnimada Soomaaliya iyo wadajirka dhulka Jamhuuriyadda. Waa ayaan darro in dawladda Soomaaliya ay dhegaha ka fadhiisatay dhawaqa, dhiillada, iyo ilmada dadka rayidka ah ee sida arxanka daran loogu gumaadayo hoygii halganka gobanimodoonka iyo midnimada Soomaaliya.” Wuxuu ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya in aanay ka aamusin codka maatida reer Laascaanood ee u baahan hiilka iyo garab-istaagga. “Lama simi karo xaqa iyo baaddilka, gardarrada iyo garta, gooni-u-goosadka iyo midnimo doonka. Waxaan la jiraa dadka xaq-u-dirirka ah ee reer Laascaanood.” Rabshadaha ka taagan Laascaanood ayaa waxaa si weyn uga dhiidhiyay madax kala duwan oo ay ugu horeeyan kuwa dowladda federaalka, siyaasiyiinta iyo dalalka beesha caalamka. Madaxweynaha Soomaaliya oo asaguna ka hadlay xiisada taagan ayaa ugu baaqay Somaliland in xal aan xabbad ahayn ay ku wajahdo xaaladda reer Laascaanood. Waxa uu sheegay in dowladda federaalka ah ay mudnaan weyn siinayso xasilloonida, nabadda, adkeynta walaalnimada iyo wada-noolashaha dadka Soomaaliyeed. The post Xildhibaanada Somaliland ee federaalka oo dowladda ku cadaadinaya xiisada Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
  9. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka Qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha, Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi iyo Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta ahna ku-simaha Wasiirka, Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa ka dhageystay, isla markaana su’aalo muhiim ah ka weydiiyay masuuliyiinta wasaaradaha qorshooyinka hawleed iyo ballanqaadyada waxqabad ee ay soo bandhigeen kuwaas oo la doonayo in la fuliyo sanadka cusub ee 2023, iyada oo lagu saleynayo siyaasadda iyo barnaamijka xukuumadda #DanQaran. Ra’iisul Wasaaruhu waxuu kula dardaarmay wasiirrada in la xoojiyo wadashaqaynta ka dhaxeysa hey’adaha kale ee dowladda, Isla-xisaabtanka iyo daahfurnaanta, si guulo wax ku ool ah looga gaaro arrimaha horqabadka u leh Xukuumadda. PUNTLAND POST The post Ra’iisul wasaare Xamse oo gudoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub appeared first on Puntland Post.
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta Wasiirada saddex wasaaradood ka guddoomay ballan-qaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023. Saddexdaan Wasiir ayaa kala ahaa Wasiirka Qorsheynta, maal-gashiga & horumarinta dhaqaalaha, Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, Wasiirka ganacsiga & warshadaha, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi iyo Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta & federaaleynta ahna ku-simaha Wasiirka, Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir. Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa ka dhageystay, islamarkaana su’aalo muhiim ah ka weydiiyay masuuliyiinta wasaaradaha qorshooyinka hawleed iyo ballan-qaadyada waxqabad ee ay soo bandhigeen, kuwaasi oo la doonayo in la fuliyo sanadka cusub ee 2023, iyada oo lagu saleynayo siyaasadda iyo barnaamijka xukuumadda Dan-Qaran. Xamza ayaa waxa uu kula dardaarmay wasiirrada in la xoojiyo wada-shaqaynta ka dhaxeysa hay’adaha kale ee dowladda, Isla-xisaabtanka iyo daahfurnaanta, si guulo wax ku ool ah looga gaaro arrimaha horqabadka u leh Xukuumadda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa muddooyinkii dambe ka guddoomayay Wasiirada xukuumadiisa ballan-qaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, taasi oo qeyb ka ah isla xisaabtanka iyo korjoogteynta howlaha shaqo ee xukuumadda. The post Sawirro: Maxay wasiirada saddex wasaaradood maanta u gudbiyeen Xamza? appeared first on Caasimada Online.
  11. The government of Somaliland, a self-declared republic in northern Somalia, has rejected a claim by the Somali government that Genel Energy, a British oil and gas exploration and production company, has no right to explore for oil in the self-proclaimed state within Somalia. The Ministry of Petroleum and Mineral Resources of Somalia called Genel Energy’s claim to own petroleum rights in Somalia’s northern regions “illegal” and urged the company to “cease its illegal claim.” The Ministry stated that it was the only institution with the legal authority to grant permits in Somalia, and any authorization granted in violation of Somalia’s laws and regulations would be “null and void.” The government of Somaliland, however, has defended Genel Energy’s operations and rejected the Somali government’s claim. In a statement, the Somaliland government affirmed its commitment to sustainably develop its natural resources and working closely with foreign investors such as Genel Energy, OPIC Somaliland Corporation, and RAK GAS. Ministry of Energy and Minerals of Somaliland emphasized its authority to engage with these investors and to award exploration licenses within its borders, stating that “any authorization granted in violation of Somaliland’s laws and regulations would be considered null and void.” “Somaliland will continue to have bilateral agreements with international investors. It is not the first time that the weak administration of Somalia has unsuccessfully attempted to lay claim to our country’s resources and tried to obstruct our economic progress despite numerous agreements not to politicize the development of the two countries, as evidenced by their unsuccessful attempts to halt the development of Berbera Port, the creation of Somaliland development fund, and our engagement with oil exploration firms,” the Ministry said in a statement. “We will continue to engage and work closely with our international partners, such as Genel Energy, OPIC Somaliland Corporation (CPC Corporation), RAK GAS, and others, on our shared interest without fear or favor. Somaliland is equipped with capacities of both deterrence and resilience, allowing it to combat interference from those who seek to impede our progress,” it added. Genel Energy signed an exploration and production sharing agreement (EPSA) with the government of Somaliland in 2015, covering an area of approximately 17,000 square kilometers in the Cal Madow region of eastern Somaliland. The company has made several significant discoveries in this region, including the Cal Madow and Nugal reservoirs, and in 2018 announced a “world-class” natural gas discovery at the Cal Madow-2 well, with estimated resources of 4.7 trillion cubic feet of gas. Genel Energy is currently working on a feasibility study for a regional gas-to-power project. Somaliland is a region located in the northwest of Somalia. It declared independence from Somalia in 1991 but is not recognized as an independent country by the international community. The region has a long history of self-governance and has its own government, parliament, and constitution. However, it lacks international recognition and is not a member of the United Nations. The post Somalia: Somaliland defends Genel Energy’s exploration rights for oil and gas appeared first on Caasimada Online.
  12. Baydhabo (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay in magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ay ku dileen mid kamid ah Ergada maamulkaasi. Sida ay baahisay warbaahinta Al-Shabaab, dagaal-yahaano ka tirsan kooxda ayaa xaafada Bukurey ee magaalada Baydhaba ku dilay ergaygaan oo magaciisa ku sheegeen Ibraahim Xubne. Sidoo kale waxay sheegteen in xoogag kamid ah waxay ugu yeeraan Jihaadiyiinta ay xalay dagaal culus ku qaadeen saldhigyada askarta Uganda iyo kuwa DFS ee degmada Janaale. “Majiro wax war ah oo kasoo baxay labaadaas weerar oo sheegaya in halkaas ay ka dhasheen khasaare soo gaaray askartaas.” Dilka Ergaygaan ayaa imanaya xili ay maamulka Koonfur Galbeed ka taagan tahay xiisad siyaasadeed ka dhalatay muddo kororsiga madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen, kaasi oo muddo xileedkiisa sharciga ahaa ku eeka 19-kii bishaan. Dhinaca kale, majiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda oo la xiriirta sheegashada kooxda Al-Shabaab, oo xiligaan wajahaya dagaal culus oo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka. Al-Shabaab ayaa tan iyo markii uu billowday kacdoonka dagaal ee ka dhanka sare u qaaday weerarada gaadmada iyo dilalka qorsheysan ee fulinayaan, kuwaasi oo loo yaqaano ku dhufo ka dhaqaaqda. The post Al-Shabaab oo sheegatay in ergay ku dishay Baydhaba appeared first on Caasimada Online.
  13. DUBAI: One proof of the former Manchester United player’s magnetic charisma was the surge in followers of Al-Nassr’s followers on Twitter to 3.4 million, from only about 834,000. Source: Hiiraan Online
  14. This week, President Hassan gathered federal state leaders in the capital to re-establish unity in the long-running fight to eliminate al Shabaab militia. Source: Hiiraan Online
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Maraykanka ayaa ka hadashay dhibaatada haatan ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaasi oo maalmihii dambe ka dhacayeen rabshado xoogan. Qoraalka kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxa lagu sheegay in Mareykanka uu codkiisa ku biirinayo dadka ku baaqaya in xaaladda la dejiyo. “Wararka ku saabsan rabshadaha Laascaanood, waxaan codkeena ku biirinaynaa dadka ku baaqaya in xaaladda la dejiyo,” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho. Waxa kale oo lagu yiri qoraalka Safaaradda “Nabadda iyo kala dambaynta waa in la ilaaliyo, lagana dhowrsado dagaal lagu waxyeeleynayo shacabka iyo burburinta hantida.” Qoraalka kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa ku soo beegmaya xili maalintii shanaad ee xiriir ah ay dibadbaxyo xoggan ay ka socdaan ,agaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Rabshadahaan ayaa ka dhashay dilkii habeenkii Isniinta magaaladaasi loogu gaystay Cabdifitaax Cabdullaahi Cabdi (Hadraawi) oo ka mid ahaa dhallinyarada deegaanka ee siyaasadda ka muuqday, xubina ka ahaa xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani. Madaxda ugu sarreysa dalka, madaxweynayaal hore, siyaasiyiin iyo qaar kamid ah dalalka beesha caalamka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku baaqayay in la joojiyo dilalka ka socda gobolka Sool, iyaga oo ka codsaday maamulka Somaliland inay ilaaliyaan dareenka iyo badqabka bulshada Laascaanood. The post Mareykanka oo war kasoo saaray xiisadda Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
  16. Mogadishu (Caasimada Online) – The Al-Shabaab militant group in Somalia kidnapped several civilians in the central region of Hiiraan on Friday night, sources say. The region has recently seen a popular uprising against the group, which has driven the terrorists out of much of Hiiraan and the neighboring Middle Shabelle region. Sources told Caasimada Online that the militia intercepted vehicles carrying civilians on the road and took around 20 people as hostages. The civilians were reportedly on their way to the Buulo-Burte district from Halgan village. The militants are believed to have taken the hostages to a hideout in the jungle. The militants are said to have taken the hostages to a hideout in the jungle, where they were being held. There has been no official comment from Hiiraan regional authorities or Somali government military commanders on the incident, which has caused widespread concern among the local population already facing the challenges of the ongoing conflict and military operations in the region. In recent years, there have been reports of popular uprisings against Al-Shabaab in various regions of Somalia, with civilians taking a stand against the group’s violence and oppressive rule. In Hiiraan and the neighboring Middle Shabelle region, civilians have reportedly driven the terrorists out of much of the area. The resistance to Al-Shabaab’s rule has been met with violence and intimidation from the group, including targeting and killing community leaders and activists who have spoken out against their actions. Despite the risks, many civilians in Somalia continue to push back against Al-Shabaab and demand a peaceful and stable future for their communities. Al-Shabaab, also known as the Harakat al-Shabaab al-Mujahideen, is a jihadist militant group based in Somalia with a presence in Kenya, Uganda, and Tanzania. The group is affiliated with al-Qaeda and has been designated as a terrorist organization by the United States and several other countries. Al-Shabaab’s primary goal is to establish a fundamentalist Islamic state in Somalia and the wider region. The group has a history of carrying out attacks and abductions in Somalia and the neighboring countries. Somalia has been embroiled in conflict and instability for decades. The country has been without a functioning central government since the collapse of the Siad Barre regime in 1991, and the country has been wracked by civil war, political unrest, and terrorist attacks. With the support of international partners, the government has been attempting to restore stability and rebuild the country’s infrastructure. Still, progress has needed to be faster due to ongoing security challenges. The post Somalia: Al-Shabab abducts 20 civilians as uprising intensifies appeared first on Caasimada Online.
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka hadlay rabshadaha maalmihii u dambeeyay ka socday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Xildhibaan Maareeye ayaa ugu horeyntii ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay rabshadaha ka socda Laascaanood, wuxuuna Somaliland ugu baaqay in sida ugu dhaqsaha badan ay wax uga qabato arrinta taagan. Sidoo kale waxa uu sheegay in dilka Haldoorka ee uu ka bilowday kacdoonka Laascaanood aysan geysan Somaliland, maadama dadka la dilay ay u badnaayeen kuwo taageersan maamulkooda. “Gacmo shisheeye in ay ku jiraan ayaan aaminsanahay dilalka Laascaanood waayo waxa la dilayo waa kuwii taageersanaa Somaliland. Warqadii kasoo baxdey Xildhibaanada Puntland waxaa ku jirtey qodob ah in ciidamada Puntland iyo dadka ha u gurmadaan dadka Sool, arrintaas ma qabato mansabkooda.” Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa “Waxay abuurayaan in soddan sanno kadib in waji qabiil loo yeelo. In wiil Soomaaliyeed uu saacadaan nagaga dhinto dagaal qabiil ma qalanto. Waa in aan xal ka gaarno oo walaaladay ugu baaqay.” Maareeye ayaa ugu baaqay guddoonka Baarlamaanka iyo Golaha inay soo saaran bayaan ay ku dalbanayaan in si degdeg ah lagu joojiyo dagaalka, islamarkaana ay ka heshiiyaan dhinacyada isku haya gobolkaasi. Arrinta Laascaanood ayaa cirka isku sii shareertay, waxaana korortay dhimashada ka dhalatay dibad-baxyadii magaaladaas, kadib rasaas ay adeegsadeen ciidanka Somaliland. Si kastaba, xaaladda ayaa weli ah mid cakiran, waxaana rabshada haatan ka socdo Laascaanood ay ka dhasheen dilalka qorsheysan ee inta badan ka dhaca gudaha magaaladaasi. The post MAAREEYE oo dilalka L/C la xiriiriyay gacmo shisheeye oo aan aheyn Somaliland appeared first on Caasimada Online.
  18. Beledweyne (HOL) - Al-Shabaab reportedly abducted at least nine people on Friday evening in an ambush and carjacking in Hiiraan's Halgan district, according to witness accounts from residents. Source: Hiiraan Online
  19. Mogadishu (Caasimada Online) – Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has issued a statement condemning the recent killings of innocent civilians by the Somaliland military in Lasanod in the Sool region. In his statement, Farmajo expressed his deep sadness and condolences for the families and loved ones of the innocent civilians who lost their lives in the violence. He also prayed for the health and well-being of those who were injured in the attacks. “I am sharing in the sadness with the families and friends of the innocent civilians who were killed by the Somaliland military in the city of Lasanod in the Sool region, and I pray to Allah to make their home in Jannatul Firdowsa,” Farmajo said. Farmajo also called for an immediate end to the violence against the civilian population and any actions that may disrupt the stability and peace of the region. “The people of Lascanod, the Sool region, and all Somalis cannot bear any more intense conflict and hardship, so I call for an immediate end to the violence against the civilian population and anything that might obstruct the stability and peace of the region.” The situation in Lasanod in Sool region of Somalia has been marked by ongoing conflict and tension in recent months. The region has a history of land and resource disputes, which have often escalated into violence. The recent killings by the Somaliland military have exacerbated the situation, leading to widespread outrage and calls for an end to the violence. The Somaliland military has been accused of using excessive force against civilians, causing a wave of displacement and suffering in the region. Farmajo stressed the importance of finding a peaceful solution to the conflicts and tensions in the Sool region and called on Somali leaders and dignitaries to work towards this goal. “Also, I pray to Allah for the health of all those who have been injured, and I hope that Somali leaders and dignitaries will stand for finding a solution to the problems in the Sool region,” he said. His statement has been met with widespread support from the Somali community, who have called for an end to the violence and suffering in the area. The situation in the Sool region remains volatile, and Somaliland military continues to use excessive force against civilians. Farmajo’s call for peace and diplomacy is seen as a step in the right direction toward finding a peaceful resolution to the conflicts in the region. His message of hope and unity has resonated with many Somalis, who are eager to see an end to the violence and suffering in the country. Mohamed Abdullahi Farmajo is a Somali politician who served as the President of Somalia from 2017 to 2021. He is a former Prime Minister of Somalia and has held various government and diplomatic positions throughout his career. The post Farmajo slams Somaliland military for ‘murdering’ innocent civilians in Lasanod appeared first on Caasimada Online.