Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Musharax Cabdiraxmaan Cirro ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalda Baligubadle ee xarunta gobalka HAWD . Waftigan ayaa kormeer ku soo sameeyey qaabka ay diwaangalintu uga socoto Baligubadle , kormeerkaas kadib waxaa ay kulan gaar ah magaalada Baligubadle kula yeeshay cuqaasha iyo madax dhaqameedka Reer Baligubadle Qaran News
  2. Ankara (Caasimada Online) – Turkey has announced changes to its ambassador to Somalia, with Mehmet Yilmaz being recalled to Ankara and replaced by Ibrahim Mete Yagli. The reshuffle was announced in a decree signed by President Recep Tayyip Erdogan and published in the Official Gazette on Sunday Mehmet Yilmaz had been Turkey’s ambassador to Somalia since December 2018 and is credited for increasing the number of Somali students studying in Turkey during his tenure. Yagli, a career diplomat who joined the Turkish Ministry of Foreign Affairs in 1986, has held several positions at home and abroad, including Consul General in Vienna and Ambassador to Botswana. In January, he is expected to present his credentials to Somali President Hassan Sheikh Mohamud. Turkey and Somalia have enjoyed a robust relationship in diplomacy, economics, military, and politics since the beginning of the 2010s. This is exemplified by the construction of Turkey’s largest embassy in Mogadishu, completed in the early 2010s. Turkey and Somalia have had a long history of diplomatic relations, dating back to the 1960s. In recent years, the two countries have significantly strengthened their ties, with Turkey becoming one of the largest donors to Somalia and increasing its presence through various development and humanitarian aid projects. In 2013, President Recep Tayyip Erdogan inaugurated Turkey’s largest overseas embassy in Mogadishu, signifying the importance of the relationship between the two countries. Turkey has also provided military training to Somali forces and has been involved in efforts to rebuild the country’s infrastructure. The appointment of a new ambassador to Somalia is seen as a continuation of Turkey’s efforts to strengthen its presence and influence. Ibrahim Mete Yagli, the incoming ambassador, is a career diplomat with a wealth of experience in international relations. He is expected to build upon the foundation laid by his predecessor, Mehmet Yilmaz, and continue to strengthen the already close ties between Turkey and Somalia. The post Turkey appoints new ambassador to Somalia appeared first on Caasimada Online.
  3. Mogadishu (HOL) - President Hassan Sheikh Mohamud delivered a New Year's address on Sunday from Villa Somalia, pledging to achieve the country's debt relief process, complete the constitution, and liberate and ensure the country’s security. Source: Hiiraan Online
  4. Beledweyne (Caasimada Online) – Mid kamid ah dad ay Al-Shabaab ka afduubatay deegaano ku teedsan magaalada Beledweyne oo kasoo fakaday kooxda ayaa shaaciyay in beegsi gaar ah ay ku bilowday Al-Shabaab dadka kasoo jeeda beesha Xawaadle. Ninkaan ayaa sheegaya in markii ay afduubanayeen dagaal-yahaanada Al-Shabaab u geysteen jirdil xoogan, islamarkaana ay xoog uga kaxeeyeen beerahooda oo ay xiligaas abuur ku wadeen, sida uu sheegay. “Qoladii cadowga ayaa gacanta u galay waa ka fakaday, indhaha ayey naga duubeen oo waa na-jirdileen. 21 qof ayaa aheyn 4 ayaa ku fakanay oo waxa ka fakanay Dhoqor meesha la yiraahdo. Waxay naga qabteen beeraheena oo aan ka shaqeynaynay,” ayuu yiri. Waxa uu intaas sii raaciyay “Meel beer moos ah ka dhaweyd ayaa ku daadanay, marka xabado ayey nagu rideen oo mooskii ayaa hoos ugu dhex guur-guuranay. Baardheere ayaa iskugu imaanay.” Sidoo kale waxa uu sheegay in tirada guud ee maalmihii dambe ay Al-Shabaab ka afduubatay beesha Xawaadle ay tahay illaa 42 qof. “Waxay nagu yidhaahdeen Xawaadle waa noo kala dhamaatay, qaar dagaal uu nagula jira, kuwana beer uu iska abuurana. Waxa aan rabno ayaa idinka sameynayna ayay na-dhaheen, Ilaahay mahadii waa kasoo fakanay anaga.” Ugu dambeyntiina waxa uu dalbaday in lagu garab siiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, oo uu sheegay in uusan kala dhaxeyn wax aan dagaal aheyn, maadama ay bilaabeen beegsida dadkiisa. Arrintaan ayaa banaanka usoo saareysa in Shabaab ay qorsheysanayso sidii beelaha qeybta ka ah dagaalka ka dhan ah loogu qasbi lahaa inay ka baxaan safka hore ee dagaalka, maadama ay billowday afduub ay kula kaceyso dadka beelahaas kasoo jeeda ee aan hubeysneyn. The post Dhageyso wareysiga mid ka mid ah dadkii ay afduubatay Al-Shabaab oo soo baxsaday appeared first on Caasimada Online.
  5. Mogadishu (Caasimada Online) – In an op-ed published in Kenya’s Daily Nation Newspaper, Somali President Hassan Sheikh Mohamud addressed the ongoing fight against terrorism in his country, specifically against the al-Qaeda-affiliated group Al-Shabab. Mohamud stated that terrorism is a complex and ever-evolving challenge and emphasized the importance of renewed international partnership and a commitment to rooting out terrorism to defeat groups like Al-Shabab. “This is a new era of depravity on the part of terrorists like Al-Shabab, and we can only defeat them with renewed joint international partnership and a firm commitment to rooting them out of our societies,” Mohamud wrote. Mohamud also addressed two dangerous perceptions about Al-Shabab that he believes can undermine the fight against the group. “Al-Shabab is neither Somali nor Muslim. They are a dangerous globally organized criminal terrorist group, nothing more,” he said. He added that the group has global sympathizers and supporters who share their distorted view of Islam. He emphasized that while Somalia is on the front lines of the fight against terrorism, the war against terror is international in nature. To defeat Al-Shabab, Mohamud explained that Somalia is taking a new approach that focuses on both security efforts and targeting the group’s illicit financing and false ideology. He stated that this holistic approach is already starting to disable and dismantle the group’s operations, giving hope to the Somali people that the group’s “misery and madness will soon be history.” Mohamud also emphasized the importance of international partnerships in the fight against terrorism, expressing gratitude for the support of Somalia’s partners. “International partnerships are crucial to the fight against global terrorism,” he said. “We are grateful to Somalia’s partners in this fight for the future peace and stability of not just Somalia but the Horn of Africa, the wider African continent, and the world.” In his op-ed, Somalia President Hassan Sheikh Mohamud also discussed the recent military successes against Al-Shabab in the country, which he attributed to a grassroots community-led uprising against the group’s “criminality and cruelty.” He added that many of the group’s senior members have either been killed, surrendered, or are on the run and that the terrorists are now on the defensive, seeking to escape the efforts of Somali security forces and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS). Mohamud also spoke out against the group’s heinous crimes, including murder, extortion, forced marriages, poisoning of drinking wells, and kidnapping. “The brave and resilient Somali people have said enough to their murdering, extortion, forced marriages, poisoning of drinking wells, and kidnapping, to name but a few heinous crimes,” he wrote. In terms of the new approach to defeat Al-Shabab, Mohamud explained that it involves connecting security efforts with a new assault on the group’s illicit financing and false ideology. He stated that this holistic approach is already starting to disable and dismantle the group’s operations and give hope to the Somali people. Mohamud also addressed the previous containment and degrading policy employed in the fight against Al-Shabab, stating that while it was useful for immediate short-term objectives, it could never lead to a comprehensive defeat of terrorism. He emphasized the importance of building on the lessons learned from these policies in order to achieve a long-term solution to peace, security, progress, and prosperity. In conclusion, Mohamud emphasized that defeating Al-Shabab and all other terrorist organizations is the only solution for long-term peace, security, progress, and prosperity for Somalia, the wider region, and the world. “Somalia is committed to defeating terrorism and working towards a future of peace, stability, and prosperity not just for the country but for the Horn of Africa and the wider African continent,” he said. The post Somali president outlines strategy to defeat Al-Shabab appeared first on Caasimada Online.
  6. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ku dhawaaqay in shacabka Gobolka Sool loo raaci doona sida ay u go’aamiyaan masiirkooda. Madaxweynaha ayaa ka jawaabayay su’aal laga weydiiyay haddii Puntland ogolaan doonto in SSC loo dhiso maamul gaar ah oo ka madax-bannaan Puntland iyo Somaliland. Siciid Deni ayaa sheegay in hadba shacabka Sool sida ay go’aansadaan lagu taageeri doono islamarkaana aysan Puntland waxba ka hagran doonin. Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale ka hadlay dhibaatada ka taagan Laascaanood waxaana uu sheegay in Somaliland dagaal looga saarayo Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka Sool. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni: Shacabka SSC ayaa leh go’aaminta Masiirkooda appeared first on Puntland Post.
  7. Warbaahintii dhamayd ee Qaranka ee Malaayiinka Doollar miisaaniyadoodu ahayd, TVgii Qaranka, Radio Hargeisa, Wargeyskii Dawan iyo Ilaa Faaladii Warka ee cantara-baqashta laga sii deyn jiray, ma waxaa muquuniyay oo u awwood sheegtay saddexdan Wariye ee dibad-meerka ah? Waxaan shaki ku jirin in saddexdan Weriye ay qabsadeen dhegaha dadweynaha reer Laascaanood ee gudo iyo debedba jooga, isla markaasna ay muquuniyeen Warbaahintii Dawlada. Waxaa muuqata inay Warbaahintii Dawladu ay ku fashilantay Wacyigelinta iyo ka qayb qaadashada deminta xiisada ka taaggan Laascaanood, balse ay saddexdan Wariye ku guuleeysteen inay dab ku shidaan arrinta Laascaanood oo ay gaadhsiiyeen dunida oo dhan. Waxaa cadaatay inaan Warbaahinta Xukuumadu qorsho weyn lahayn ee ay u Xiniinyo weynayd UCID iyo WADANI ama Faysal iyo Cirro balse ay si foolxun ugu fashilantay middeynta shacbiga iyo Wacyigelinta Muwaadiniinta iyo ka qayb qaadashada nabadgelyada. Waxa qoray Kaysar Maxamed Qaran News
  8. Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab dayib Erdogan ayaa Ibrahim Mete Yagli u magacaabay safiirka Turkiga ee Soomaaliya, kaddib markii madaxweynaha uu saxiixay wareegto uu isku shaandheyn ugu sameeyay safiirada caalamka. Safiirka cusub ayaa beddeli doona Mehmet Yilmaz oo tan & sannadkii 2018 shaqadaan hayay, waxaana lagu xasuusan doonaa Yilmaz kor u qaadista xiriirka labada dal iyo kordhinta tirada ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata waddanka Turkiga. Ibrahim Mete Yagli oo ah diblumaasi xirfadeed oo ku biiray Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga 1986 ayaa sidoo kale waxa uu soo qabtay jagooyin dhowr ah gudaha iyo dibadda, oo ay ku jiraan ku-xigeenka koowaad ee safaaradda Poland iyo Agaasinka guud ee arrimaha dhaqaalaha ee wasaaradda arrimaha dibadda 2008. Yagli ayaa la filayaa inuu Muqdisho soo gaaro bishan Janaayo si uu warqadihiisa aqoonsiga ugu gudbiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Soomaaliya iyo Turkiga ayaa leh xiriir aad u wanaagsan oo diblumaasiyadeed, dhaqaale, militari iyo mid siyaasadeed tan & horraantii 2010-kii. Sidoo kale waxaa xusid mudan in Ankara ay Muqdisho ku leedahay dhismaha safaaradda ugu weyn adduunka, taasi oo uu madaxweyne Erdogan furay sannadkii toban sanno kahor. The post ERDOGAN oo safiir cusub usoo magacaabay Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  9. Abdirisaq Khalif Ahmed: “I urge Somaliland government to withdraw its troops from Lasanod.” Hargeysa (PP News Desk) — The Speaker of Somaliland Parliament Abdirizaq Khalif Ahmed has urged Somaliland government to withdraw its troops from Lasanod. “The response of Somaliland government to targeted assassinations was appalling. Somaliland government used force to suppress people expressing genuine concerns about assassinations. In addition, the Somaliland government put telecommunications facilities out of service. The government discontinued electronic money platforms and switched off the electricity grid at a time doctors were operating on people wounded by soldiers” said Khalif. He accused Somaliland President Muse Bihi Abdi of failing to take responsibility for security failures that resulted in targeted assassinations in Lasanod. “Instead of owning up to failures the Somaliland government authorised the military to quel demonstrations. I urge Somaliland government to withdraw its troops from Lasanod” the Speaker of the Somaliland Parliament said. Garad Jama Garad Ismail sees the total withdrawal of Somaliland troops in his constituencies as the sole solution and reflects the will of the people. On Saturday the influential traditional leader of Lasanod Garad Jama Garad Ismail denounced “the massacre of citizens in Lasanod” and called for Somaliland government to pull its troops out of Sool altogether. Demonstrations erupted in Lasanod last week after the assassination of a local politician in West Lasanod. No group has ever claimed responsibility for political assassinations that forced Somaliland government to rely on rival local militias. Assassins target militia members, local councillors and politicians who are loyal to the Somaliland government. Khalif, an MP from Lasanod, is the only politician from Sool who criticised Somaliland government for atrocities committed in Lasanod by Somaliland troops. © Puntland Post, 2022 The post Somaliland Parliamentary Speaker Urges “Government to withdraw troops from Lasanod” appeared first on Puntland Post.
  10. Hiiraan Online waxay si buuxda iskugu raaceen inay mudane Cali Jeyte Cusmaan u aqoonsadaan shakhsiga sannadka 2022 ee HOL. Goa`aankaan ayaa waxaa lagu saleeyay hab hoggaaminta aan wax loo dhigo aysan jirin ee mudane Cali jeyte ku sifoobay, gaar ahaan kacdoobka looga soo horjeedo kooxda Al-Shabaab, iyo daacadnimada iyo waddaniyada uu dalkiisa u qabo. Source: Hiiraan Online
  11. The HOL Editorial Board has unanimously resolved to recognize Ali Jeyte Osman as the HOL Person of the Year 2022. This decision has been informed by Jeyte's unparalleled leadership, loyalty and patriotism to his nation. Source: Hiiraan Online
  12. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 7-aad ee Golaha Shacabka BJFS oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar. Kulanka maanta oo ajandihiisu ahaa akhrinta 1-aad ee hindisa sharciyeedka cunaqabataynta maaliyadeed ee cayiman, iyo warbxinta xildhibaannada deegaan doorashooyinkoodu ugu maqnaa la dagaalanka Al-shabaab. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xildhibaannadda Golaha Shacabka warbixin ka siiyey hindise sharciyeedka cunaqabatayn maaliyadeed ee cayiman. Wasiirka ayaa sharraxaad ka bixiyay sharcigan, wuxuuna tilmaamay in sharcigaani wax ka bedeli karo nidaamka maaliyadeed ee dalka. Balse xildhibaannadda Golaha Shacabka ayaa soo jeediyeen in dib loo saxo qaladaad ay sheegeen in uu ka jiro buugga loo qeybiyay Golaha. Dhanka kale Xildhibaannada qaar ee Golaha Shacabka ayaa ka warbixiyay xaalada deegaan doorashooyinkooda kuwaaso kala matalaayay Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed, iyagoo sheegay in la xoojiyo dagaalka ka dhanka ah argagaxisada lana gaarsiiyo gargaar deegaannada laga saaray Al-shabaab. PUNTLAND POST The post Golaha Shacabka oo diiday hindise sharciyeedka ay u soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda appeared first on Puntland Post.
  13. Xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa maaliintii 8-aad wajaheysa iska hor-imaadyo u dhaxeeya shacabka iyo ciidamada Somaliland. Ciidamada ayaa rasaas kala hortagay bilawgii isku soo baxa todobaadkii hore, taas oo sababtay in rabshadaha sii xoogaystaan. Gadoodka shacabka ayaa bilaabmay kadib markii lagu dilay gudaha magaalad mid kamid ah aqoonyahanka gobalka Sool oo loo qayiinay Hadraawi. Ciidamada ayaa shacabka u diiday in ay banaanbaxyo ka dhigaan magaalada Laascaannood, taas oo dhalisay in shacabka isku soo baxooda ay ciidamada kaga jawaabaan rasaas. Inta la xaqiiijiyay in kabadan 20 ruux oo dhalinyaro, aqoonyahan, waxgarad, culimo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa muddo todobaad ah ciidamada ay ku dileen magaalada Laascaannood ee xarunta gobalka Sool. Dhinaca kale kacdoon cusub ayaa gobalka ka curtay, xubna ay kamid tahay u qaabilsanihii guddiga doorashooyinka Somaliland iyo qaar kale oo gobalka ka soo jeeda ayaa xilalkoodii iska casilay. Ciidamo u abaabulan qaab beeleed ayaa ka baxay deegaanno ka tirsan maamulka Puntland, kuwaas oo sheegay in ay difaacayaan dadkooda sida ay hadalka u dhigeen. Isbitaalka wayn ee magaalada ayaa sidoo kale lagula tacaalaya dhaawacyada dadkii ay ka soo gaareen rasaasta ciidamada. Siyaasiyiinta Soomaalida ayaa ku baaqay in xalka aan xabad lagu raadin loona dhimriyo shacabka. Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa dhankeeda Somaliland ugu baaqday in la ilaaliyo dhiigga muwaadiniinta Soomaaliyeed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  14. Hargeysa (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Khaliif oo farageliyay xiisadda ka taagan Laascaanood ayaa eedeymo culus u jeediyay xukuumadda maamulkaas ee uu horkacayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Khaliif oo aan si aan li fileyn uga hadlay arrinta Laascaanood ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda ay ciidamo u adeegsatay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in caburin iyo xoog aan xalku ku jirin balse loo baahanyahay in xukuumadda ay la timaado qorshe ay wax kaga qabanayso xaaladda Laascaanood. “Waa howl masuuliyadeeda ay leedahay xukuumadu waana shaqadii loo igmaday madaxweynaha iyo xukuumadiisa, laamaheeda amniga, wasaarada arrimaha guddaha, taliska ciidanka booliiska, sirdoonka, waxa laga rabaa in ay waxkasta oo ka dhacaya ay iyagu wax ka qabtaan” ayuu yiru guddoomiyaha Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland,. Waxa kale oo uu intaasi kusii daray in xukuumadda Somaliland ay dayacday dadka reer Laascaanood, maada in muddo ah dilal qorsheysayn loo geysanayey haldoorka magaalada. Hadalkan ayaa ku soo aadayo, ayada oo weli ay sii socdaan rabshada Laascaanood, waxaana kordhay dhimashada oo gaartay 20 qof, sida ay shaaciyeen bahda caafimaadka. Si kastaba, Xaaladda ayaa haatan u muuqata mid kasi dareysa, maadaama aan weli xal loo helin rabshadaha socdo, waxayna shacabku sii wadaan dibadbaxa, halka ciidamaduna ay adeegsanayaan awoodooda, taas oo kordhisay khasaaraha soo gaaray dadka rayidka ah. The post Guddoomiyaha Golaha Wakiilada S/LAND oo farageliyay arrinta Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
  15. Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa casuumaad u fidiyay madaxweynaha cusub ee dalka Brazil, taas oo uu ku imaanayo Moscow. Madaxa Aqalka Senate-ka ee Federalka Raashiya, Valentina Matviyenko, ayaa sheegay in madaxweynaha Brazil Luiz Inácio Lula da Silva , la gaarsiiyay dhambaal hambalyo ah iyo mid casuumad ah kadib dib u doorashadiisii. Luiz Inácio Lula da Silva, ayaa noqonaya madaxweynaha 39-aad ee dalka Brazil, waxaana Putin uu sheegay in uu casuumaddaan looga hadlayo xiriirka labada dal. “In kasta oo jadwalkiisa aad u adag, madaxweynuhu wuxuu helay waqti uu nala kulmo. Markii hore waxaa la filayay inuu noqon doono nooc ka mid ah kulanka borotokoolka, laakiin dhab ahaantii, waxaan wada hadalnay ku dhawaad saacad. Waxay ahayd wadahadal macno leh,” ayuu yiri mr Matviyenko. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  16. Xubnaha saaxiibada caalamka ayaa war ka soo saaray xaaladda gobalka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka halkaas oo ay muddo 8 cisho ah ay ka socdaan dagaallo u dhaxeeyo shacabka iyo ciidamada Somaliland. “Saaxiibada Beesha caalamka* ayaa ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah. Ka hortagga rabshadaha iyo xaqiijinta ilaalinta dadka rayidka ah ayaa ugu muhiimsan,” ayaa lagu yiri war ka soo baxay Beesha caalamka. Beesha Caalamka ayaa sidoo kale ku baaqday in si degdeg ah loo xaliyo dhibaatooyinka ka jira gobalka Sool, oo ay sheegtay in loo baahan yahay in lagu dhameeyo miiska wadahadalka. “Waxaan ku baaqaynaa xasillooni iyo is-xakameyn. Xiisadaha waa in lagu xalliyaa isdajin iyo wadahadal,” ayaa lagu yiri war ka soo baxay Beesha caalamka. Hadalka ka soo baxay Beesha caalamka ayaa ku soo adaya xilli banaanbax ka bilawday dilka mid kamid ah aqoonyahanka gobalka Sool oo sababay dhimashada in kabadan 30 ruux oo shacab iyo ciidan isugu jira. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  17. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in uu gaaro xarunta wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, halkaas oo uu kulan kula qaadanayo ciidamo dhawaan laga keenay dalka Eritrea. Ciidamadaan ayaa la sheegay in ay qayb ka noqon doonaan dagaalka ka dhanka ah ururka alshabaab ee ka socda gobalada dalka. Madaxweynaha ayaa horay u sheegay in inta lagu guda jiro bisha january 2023-ka ay soo dhameystirmi doonaan dhammaan ciidamada oo qayb qayb loo keenayay dalka. Ciidamadaan ayaa la qaaday xilligii madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaana mar soo baxday in ay qayb ka noqdeen dagaal u dhaxeeyo TPLF iyo ciidamada Itoobiya oo ka dhacay gobalka Tigrayga. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad u jeedin doonaa ciidamada saacadaha soo socda ee maanta . Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. Xaalad banii’aadanimo oo ba’an ayaa ka taagan magaalada Laascaaanood ee xarunta Gobolka Sool. Barakac xooggan ayaa saaka ka socda Laascaanood kadib markii Ciidamada Somaliland kordhiyeen xasuuqa shacabka oo lala dhacayo rasaas aan loo meel dayin. Dhaawacyada rayidka loo adeegsaday rasaasta aan kala sooca lahayn ayaa buuxiyay xarumaha caafimaadka magaalada. Adeegyada kala duwan ee bulshada ayaa sidoo kale gabaabsi ah waxaana xiran dhamman xarumihii ganacsiga iyo kuwii adeega guud. Kacdoonka shacabka oo galay maalintii sagaalaad ayaa sidoo sii xoogaysanaya iyadoo ciidamada Somaliland ay weli ka raja qabaan in ay awood ku joojin karaan kacdoonkaas. PUNTLAND POST The post Xaalad banii’aadnimo oo ka taagan magaalada Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  19. Beledweyne (Caasimada Online) – Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in markale maanta ay Shabaab afduub ka geysatay gobolkaasi oo dhaca bartamaha dalka. Xubno ka tirsan kooxda oo kasoo gudbay Webiga Shabelle ayaa lagu soo warramayaa inay gudaha u galeen deegaanada Beerxaano iyo Dhoqor oo ku yaala dhanka Koonfureed ee magaalada Baledweyne, waxayna kaxeysteen dad shacab ah oo sidoo kale ahaa beeraley. Dadka la afduubtay ayaa gaaraya illa 20 qof, waxayna kasoo jeedaan Beesha Xawaadle oo haatan dagaal culus kula jirta Al-Shabaab. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in xubnaha afduubtay dadkaas ay la aadeen dhanka howdka, gaar ahaan goobaha ay heystaan Al-Shabaab. llaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomalaiya oo ku aadan falkaasi. Arrintan ayaa walaac xoogan ku abuurtay dadka deegaanka oo markii hore culeys kala kulmayay howlgallada iyo dagaalka haatan ka socda gobolkaasi. Si kastaba, Hiiraan ayaa ah gobolka uu ka soo billowday kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab, kaas oo ay horkaceyso dowladda Soomaaliya oo deegaano iyo degmooyin horleh ka qabsatay kooxda, kadib dagaallo ay qaadeen ciidamada Xoogga iyo kuwa deegaanka. The post Al-Shabaab oo markale dad shacab ah ka afduubatay HIIRAAN appeared first on Caasimada Online.
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Waddooyinka magaakada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa saaka la soo dhoobay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda, gaar ahaan kuwa loo yaqaano Goofi Gaduuda ee ilaaliya xarunta madaxtooyada iyo madaxda qaranka. Shacabka reer Muqdisho ayaa kusoo waabariistay ciidamadan oo la soo dhigay jidadka muhiimka ah ee caasimada, sida Maka Al-Mukaramaya, Tarabuunka iyo jidad kale. Ciidamadan oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka idoo kale mar dambe hakiyay dhaq-dhaqaaqa waddooyinkaasi, si loo xaqiijiyo amniga. Sida ay ogaatay Caasimada Online, dhaq-dhaqaaqan cusub ayaa ku aadan booqasho uu madaxweynaha Soomaaliya ugu tegayo ciidamada laga keenay dalka Eritrea ee ku jiro mid kamid ah xeryaha ciidan ee ku yaalla gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in uu khudbad u jeediyo ciidamadaasi oo loo diyaarinayo duulaan ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marxalad dagaal, waxaana howlgallo culus ay ka socdaan inta badan gobollada dalka, kuwaas oo deegaano horleh looga qabsaday Al-Shabaab. Si kastaba, madaxweynaha Soomaaliya oo shalay khudbad jeediyay ayaa shaaca ka qaaday in sanadkan cusub ee 2023-ka uu noqon doono sanadka xoreynta dalka. The post Ciidamo badan oo lasoo dhoobay Muqdisho kadibna xiray jidadka + Sababta appeared first on Caasimada Online.
  21. Mogadishu (Caasimada Online) – The majority of Somali soldiers who received training in Eritrea have returned to their home country, says General Mohamed Tahlil Bihi, the infantry commander Somali National Army. The troops will join the ongoing operation against the extremist group Al-Shabab, as previously announced by President Hassan Sheikh Mohamud. In 2019, Somalia sent approximately 5,000 young men to Eritrea for military training, which sparked complaints from their families. The soldiers had reportedly been promised training in Qatar but were instead taken in three batches to Eritrea. There were also claims that the trainees were smuggled to Ethiopia’s Tigray region and participated in committing genocide, though both Somalia and Ethiopia denied these allegations. The United Nations special rapporteur to Eritrea reported that the Somali soldiers and their Eritrean counterparts were stationed in Axum town in northern Tigray. According to General Mohamed Tahlil Bihi, most of these trained soldiers have returned to Somalia and joined the ongoing operation against Al-Shabab. President Hassan Sheikh Mohamud previously announced that the country would ensure that all trained soldiers are back by the end of January 2023, as their skills will be crucial in eliminating the militant group. With these fresh troops, it is expected that Somalia will be able to defeat Al-Shabab in the coming months. President Hassan Sheikh Mohamud even suggested that the country could be free of Al-Shabab terrorists within the next three months. Al-Shabab is an extremist group that operates in Somalia and has been active since at least 2006. It is an Islamist militant group that seeks to impose its interpretation of Islamic law on Somalia. It has been designated as a terrorist organization by several countries and organizations, including the United States. The group has been responsible for numerous attacks in Somalia and the region, including bombings, assassinations, and assaults on military and civilian targets. Over the years, Al-Shabab has faced resistance from a number of sources, including the Somali government and international military forces. Civilians in Somalia have also recently played a role in the conflict, with local communities have taken up arms against Al-Shabab, forming militias to defend themselves and their neighborhoods. It is unclear whether the additional troops that have recently returned to Somalia from training in Eritrea will significantly impact the conflict or lead to the defeat of Al-Shabab within the next three months, as suggested by the president. The post Somali troops trained in Eritrea ‘return’ to join fight against Al-Shabab appeared first on Caasimada Online.