Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. An eyewitness told the media that Nourani was killed for just two thousand Somali shillings (0.2 US Dollars). Source: Hiiraan Online
  2. An eyewitness told the media that Nourani was killed for just five thousand Somali shillings (0.2 US Dollars). Source: Hiiraan Online
  3. Cuqaasha iyo waxgaradka beesha Reer Mahad oo shir ku yeeshay Gaalkacyo ayaa sheegay in ay nabad ka qaateen shaqaaqooyin ka dhacay halkaas. Qoraal ay soo saareen odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka beesha Reer Mahad ayay ku shaaciyeen go’aankaas. Odayaasha iyo waxgaradka ayaa sidoo kale ku baaqay in xal waara laga gaaro dhammaan shaqaaqooyinkii ka dhacay Gaalkacyo. Qoraalka ayaa lagu sheegay in beeshu diyaar u tahay wax kasta oo lagu hirgelinayo nabadda iyo xallinta dhibaatooyinkii dhacay. PUNTLAND POST The post Beel shaacisay in ay nabad ka qaateen shaqaaqooyin ka dhacay Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.
  4. Puntland ayaa talaadadii bilowday maxkamadeynta rag ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin argagixisada Al-shabaab. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland xarunteeda Boosaaso ayaa la hor-keenay eedaysanayaasha oo isu-gu jira Soomaali iyo ajaanib. Eedaysanayaasha qaarkood ayaa fadhiga maxkamadda ka hor qirtay in ay la shaqeeyeen Al-shabaab islamarkaana cabsi gelin u geysay. Xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa sidoo kale eedda kala noqotay qaar kale oo wax caddayn ah lagu waayay. Intaas kadib dhegeysiga dacwadda ayaa xirmay waxaana lagu ballamay fadhiga xiga oo la sugayo go’aanka maxkamadda. PUNTLAND POST The post Puntland oo bilowday maxkamadaynta Soomaali iyo ajaanib ku eedaysan Shabaabnimo appeared first on Puntland Post.
  5. Kenya Airways says it’s experiencing flight disruptions as a result of delays in getting parts for aircraft maintenance. Source: Hiiraan Online
  6. NAIROBI, KENYA — China’s new foreign minister, Qin Gang, has begun a five-nation tour of Africa aimed at bolstering Chinese-African ties. Qin, who had been ambassador to the U.S. until December, will visit African Union headquarters in Ethiopia before traveling to four other African countries. Source: Hiiraan Online
  7. Ciidamada Tigreega oo dagaal socday muddo labo sano ah kula jiray dowladda federaalka Itoobiya, ayaa bilaabay in ay hubka culus ku wareejiyaan ciidamada dowladda. Hub ka dhigista ciidamada Tigrayga ayaa loo arkaa inay udub dhexaad u tahay heshiiskii xabbad-joojinta ee November 2-deedi, oo ay barbar socdeen soo celinta adeegyadii dowliga ahaa iyo kuwa gaar ahaaba. Colaadda ayaa boqollaal kun oo dadwaynaha Tigrayga ah ku abuurtay xaalad macaluul oo kale ah, waxaana ku dhintay kumannaan waqooyiga Itoobiya. PUNTLAND POST The post Ciidamada Tigreega oo bilaabay in ay Hubka culus ku wareejiyaan dowladda appeared first on Puntland Post.
  8. Djibouti has signed a $1 billion deal with Hong Kong Aerospace Technology Group to set up a rocket and satellite launch site in the country. Source: Hiiraan Online
  9. BRUSSELS, Jan 10 (Reuters) - Europe experienced its second-warmest year on record in 2022, European Union scientists said on Tuesday, as climate change unleashed record-breaking weather extremes that slashed crop yields, dried up rivers and led to thousands of deaths. Source: Hiiraan Online
  10. Interior CS Kindiki Kithure has designated two more areas as refugee camps in Garissa. Source: Hiiraan Online
  11. Dhibaatada ay kuu geysan karto dhuxusha oo aad kulaasho xilliga qaboobaha Xilli uu qabow badan ka jiro meelo badan oo caalamka ka mid ah , ayaa khubarada dhinaca caafimaadka ee dalka Nigeria waxay uga digay shacabka in ay ka fogaadaan in ay kulaaxaan dhuxusha dabka, oo ay sheegeen in dhibaato dhanka caafimaadka ah ay leedahay. Khubaradan ayaa sheegay in dhuxusha oo la kulaaxo si diirimaad looga raadiyo ay sababto qaar ka mid ah xanuunada saameeya neefmareenka, isla markaana waxyeelo u geysta maqaarka jirka bini’aadamka. Digniintan ka soo baxday Dhakhaatiirtan ayaa ku soo aadaysa xilli ay jireen lamaane la sheegay in ay naftooda ku waayeen dab ay kuleyl ka raadinayeen oo ay qolkooda soo gashadeen deegaanka Dawakin Tofa ee magaalada Kano. Inta lagu jiro xilliga qabowga daran, dhuxusha ayay dadka gashadaan guryaha si ay u kulaalaan. Balse, khubaradu waxay sheegeen in dab lagu shido qolka ay aad khatar u tahay caafimaad ahaan iyo badqabka qofkaba Sida ay sheegtay Dr. Hadiza Ashiru oo ah dhaqtarad ku takhasusay cudurrada carruurta oo ku sugan dalka Nigeria in dhuxusha oo la kulaalo ay qofka u horseedi karto cudurro. “Waxa ugu horreeya ee ay sababayso waa in uu dab kaco, kaas oo sababa khasaare hantiyeed oo mararka qaar uu gaaro heer nafeed,” ayay tiri Dr. Hadiza Ashiru. “Waxay ku keentaa dhibaato xagga neefsashada ah, waxay gubtaa marinnada neef-mareenka, waxayna aad u dhibaateysaa dadka qaba xanuunnada neef-mareenka sida neefta,” ayay tiri. Laakiin waxay sheegtay in daaqadaha qolka la furo lana dhexdhigo dhuxusha si ay qolka u diiriso ka hor intaanay dadka guriga sexanaya soo galin. Waxay ay bulshada ka codsatay in badalkii ay duxusha shidi lahaayeen ay qaataan dharka dhaxanta sida bustooyiinka xilliga uu qabowga daran jiro. Dhaqaatiirta ayaa sheegay in xanuunnada laga qaado dhuxusha oo la kulaalo ay ka mid tahay neefta ama Asthma. Asthma waa xaalad guud oo asiibta quumanka – tubooyinka yaryar ee neefta ka soo qaada isla markaana u gudbiya sambabbada. Waa xaalad sababta inay adkaadaan murqaha ku hareereysan neefmareenka iyo barar iyo cuncun ku yimaada neefmareenka. Tan ayaa sababi karta qufac, hindhiso, xabad xanuun iyo neefta oo ku dhibta. Qaran News
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab oo dhawaan dad gaaraya illaa 15 qof oo shacab ah, oo kasoo jeeda beesha Xawaadle ka afduubatay gobolka Hiiraan, ayaa waxa laga yaaba inay colaad ka dhex abuurto beelaha Xawaale iyo Gaaljecel. Xog laga helayo arrintan ayaa waxay sheegaysaa in dadkan lagu haysto deegaanka Buqda oo ka tirsan gobolka Hiiraan, islamarkaana loo afduubtay inay u dhasheen beesha Xawaadle oo dagaal kula jirta Al-Shabaab Khilaaf iyo muran ka dhashay arrintan ayaa sababtay inuu iska hor imaad dhexmaro sarkaalka Shabaab ka tirsan oo kasoo jeeda beesha Xawaadle iyo rag kale oo kooxda ka tirsan oo kasoo jeeda beesha Gaaljecel, sida laga soo xiganayo illo-wareedyo lagu kalsoon yahay. Xogta ayaa intaas kusii dareysa in Shabaab ay markii dambe dishay sarkaalka iyo ilaalo uu watay, wuxuuna dilkiisa hadda qarka u saaran yahay in waji qabiil ay isku beddesho arrinta dadka la afduubtay ee u dhashay beesha Xawaadle. Sidoo kale waxaa lagu soo waramaya in khilaafka xoogan oo arrintaan la xiriirta ka dhex taagan yahay Shabaab dhexdiisa, ayada oo gaartay saraakiisha ugu sareysa kooxda ee ku sugan Jilib. Afduubka ay billowday Al-Shabaab ayaa toddobaadyadii dambe walaac xoogan ku abuurtay dadka deegaanka oo markii hore culeys kala kulmayay howl-galada iyo dagaalka haatan ka socda gobolkaasi. Si rasmi ah looma oga in arrintaan ay Shabaab ka leedahay qorshe isku dirka beelaha ah, xili uu dagaal xoogan oo qeyb ka yihiin uu ku socdo kooxda, kaasi oo lagu xoreeyay deegaano horleh oo sanado badan gacanta ku haysay. Si kastaba, Hiiraan ayaa ah gobolka uu ka soo billowday kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab, kaasi oo ay horkaceyso dowladda federaalka Soomaaliya oo deegaano iyo degmooyin horleh ka qabsatay kooxda, kadib dagaalo ay qaadeen ciidamada xooga iyo kuwa deegaanka. The post Afduub ay AL-Shabaab ka geysteen Hiiraan ‘oo qarka u saaran inuu yeesho waji qabiil’ appeared first on Caasimada Online.
  13. Garoowe (Caasimada Online) – Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray bayaan ka koobna saddex bog, kaasi oo ay ku sheegtay mowqif cusub oo ku saabsan geeddi socodka dowlad dhiska hannaanka federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeedka kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in qodobka 142 ee dastuurka federaalka uu waafaqsan yahay qodobka 4-aad ee dastuurka Puntland farqadiisa 3-aad uu Puntland xuquuq u siinayo inay u dhaqanto sidii dawlad madax-bannaan. “Inta laga dhammeystirayo wada-xaajoodyada dowladda federaalka iyo dowladda Puntland, wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dowladda Puntland waxay dhiggooda dowladda federaalka ah kaliya kala xaajoon karaan wada shaqeynta mashaariicda horumarineed iyo kuwa bini’aadantinimo iyadoo la illaalinayo madax-bannaanida awoodaha fulineed ee hay’adaha dowladda Puntland,” ayaa lagu yiri qoraalka kaasoo baxay maamulka Puntland. War-saxaafadeedka Puntland oo ka koobna qoddobo dhowr ah ayaa waxa ugu cusla 2 qoddob oo xasaasiyad gaar ah leh, kuwaasi oo kala ah; In Puntland ay u dhaqanto sidii dowlad u madax bannaan iyo In meesha laga saaro wada-shaqeynta DF iyo Puntland. Labadan qoddob oo saameyn weyn leh ayaa waxa ka dhalanaya, arrimahan hoose; In Puntland ay si iskeed ah u gali karto heshiisyo aysan waxba ka ogeyn dowladda federaalka. In wax iskaashi amni ah uusan dhex-mari karin ama ka wada-shaqeyn doonin dowladda federaalka iy Puntland. In aysan dowladda federaalka si toos ah usoo fara-gelin karin rabitaanada guracan ee madaxweyne Saciid Deni. In Puntland aysan qeyb ka noqon doonin shirarka muhiim u ah dowlad dhiska iyo kuwa Madasha Wada-tashiga Qaran oo xubin ka tahay. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa waxa uu dhawaan sheegay in dowlada uu hogaamiyo Xasan Sheekh ay raadineyso inay soo celiso nidaamkii dowlad dhexe oo awood leh, taasi oo sida uu sheegay khilaafsan wixii ay raadineysay Puntland. Deni oo xiligaan qiil ka dhiganaya in Puntland la duudsiinayo waxay xaqa u laheyd, ayaa mowqifkiisa cusub marnaba ka madhneyn dano siyaasadeed gaar ah, kaasi oo hore looga digay. Si kastaba, Go’aanka kasoo baxay maamul goboleedka Puntland ayaa la qaba haddii ay meel adag iska taagi weydo dowladda federaalka Soomaaliya, ay sidoo kale ku dhiiran karaan maamulada dhigeeda ah, si ay ugu yaraan madaxda dowladda federaalka ugu cadaadiyaan rabitaanadooda gaarka ah. The post QODOBADA ugu culus ee ku jira bayaankii PUNTLAND iyo arrimaha ka dhalanaya appeared first on Caasimada Online.
  14. Abu Dhabi (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Booliska Sooomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabka, ayaa ka qeyb-galay shir muhiim ah. Taliye Xijaar ayaa Abu Dhabi kaga qeyb-galay meertada 46-aad ee shirka Taliyeyaasha Ciidanka Booliska dalalka Carabta. Shirkan oo sannadle ah ayaa waxa looga hadlayaa ka hortagga iyo la-dagaallanka lacag dhaqista. Taliye Xijaar ayaa shirka uga warbixiyay guulaha ay dowladda federaalka Soomaaliya ka gaartay xoojinta iyo tayaynta hay’adaha amniga, dagaalka argagixisada looga xoraynayo dalka iyo dadaallada hay’adaha amniga, oo uu ugu horreeyo Booliska Soomaaliyeed ayna ugu jiraan la-dagaalanka lacag dhaqista. Sidoo kale, Taliyaha Ciidanka Booliska Sooomaaliyeed ayaa inta uu shirku socday waxa uu kulan doceedyo la qaatay Xoghayaha Guud ee Golaha Wasiiradda Arrimaha Gudaha Carabta Dr Maxamed Cali Bin Koomaan iyo Kaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Masar Sarreeye Gaas Dr Calaa Cabdulmucdi. Sidoo kale masuuliyiinta uu taliyaha la kulmay ayaa waxa kamid ahaa Gudoomiyaha Jaamaacadda Naif ee Culuumta Amniga, Dr Cabdulmajid Bin Cabdalla Al-biniyaan. Taliye Xijaar iyo masuuliyiintan ayaa waxa kulankooda diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labo geesoodka ah, sida lagu sheegay qoraal laga soo saaray shirkaan. The post Taliye XIJAAR oo saddex arrimood kusoo bandhigay shirka dalalka CARABTA appeared first on Caasimada Online.
  15. Adis Ababa (Caasimada Online) – Ciidamada Tigreega oo dagaal socday muddo labo sano ah kula jiray dowladda federaalka Itoobiya, ayaa Talaadadii bilaabay in ay hubka culus ku wareejiyaan ciidamada qaranka, taasoo qayb ka ah geeddi-socod nabadeed oo uu hoggaaminayo Midowga Afrika. Burburinta ciidamada Tigrayga ayaa loo arkaa inay udub dhexaad u tahay heshiiskii xabbad-joojinta ee November 2-deedi, oo ay barbar socdeen soo celinta adeegyadii dowliga ahaa iyo kuwa gaar ahaaba, dib u soo celinta gargaarka bini’aadantinimo iyo ka bixitaanka ciidamada Eritrea, kuwaas oo ka barbar dagaallamay ciidamada Ethiopia, balse aan qayb ka ahayn xabbad joojinta. Colaadda ayaa boqollaal kun oo dadwaynaha Tigrayga ah ku abuurtay xaalad macaluul oo kale ah, waxaana ku dhintay kumannaan waqooyiga Itoobiya. Xil-wareejinta hubka oo ka dhacday magaalada Agulae oo qiyaastii 30 km (18 miles) waqooyi bari kaga beegan magaalada Mekelle ee xarunta gobolkaasi, ayaa waxaa kormeeray koox kormeereyaal ahka kooban xubnaha labada dhinac iyo urur goboleedka IGAD. Xafladda wareejinta hubka ayaa waxaa ka hadlay wakiilka ciidamada difaaca Tigrayga (TDF) Mulugeta Gebrechristos waxaana uu sheegay in bilowga hub ka dhigista ay kaalin weyn ka qaadan doonto soo celinta nabadda. Askarta Eritrea ayaa dabayaaqadii bishii hore isaga baxay dhowr magaalo oo waaweyn oo Tigray ah, balse kama aysan bixin dhulka Tigrayga, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Eritrea ayaa diidday inay ka hadasho in ciidamadeeda ay baxayaan iyo in kale. VOA + Reuters. The post Labo sano kadib hub ka dhigista Jabhadda TPLF oo bilaabatay appeared first on Caasimada Online.
  16. A notorious people smuggler, known for his particularly cruel and violent treatment of migrants, has been arrested in Sudan thanks to swift action by the United Arab Emirates, based on information shared via INTERPOL. Kidane Zekarias Habtemariam was the subject of two INTERPOL Red Notices, by Ethiopia and the Netherlands, for migrant smuggling, human trafficking and other related crimes. He is wanted for heading a major criminal organization behind the kidnapping, extortion and murder of East African migrants. The Eritrean national had been on INTERPOL’s radar since 2019 and is believed to have smuggled and trafficked thousands of victims. In March 2022, intelligence gathered by INTERPOL’s Human Trafficking and Smuggling of Migrants unit prompted a task force meeting with participants from Ethiopia, Sudan, The Netherlands, UAE, Europol and Regional Operational Centre in support of the Khartoum process and the African Union Horn of Africa Initiative (ROCK). Officers explored analytical gaps, progressively closing in on the fugitive and his associates. This extensive collaboration generated a new batch of intelligence, allowing UAE authorities to conduct a thorough investigation of his network and family members, identifying money laundering activities and leading to Sudan. His location and arrest will deal a significant blow to a major smuggling route towards Europe and protect thousands more from being exploited at the hands of the crime group. Speaking about the arrest, Brigadier Saeed Abdullah al Suwaidi, Director General, Federal Anti-Narcotics General Directorate of the UAE’s Ministry of Interior said: “Thanks to the professionalism and dedication of our police officers, the world’s most wanted human trafficker will no longer be able to commit his despicable actions. The UAE will continue to deploy our full operational capabilities to protect vulnerable communities from this horrific exploitation.” Stefan Schrander, Warrant Officer, Royal Netherlands Marechaussee welcomed the arrest, adding that he had been on the Dutch National Most Wanted List since October 2021. “The Royal Marechaussee is grateful for the effective cooperation in this investigation with various countries coordinated through INTERPOL. “This successful cooperation has already resulted in the extradition by Ethiopia last year of a close associate of his and is now followed by a major arrest. He will have to face justice for his criminal activities, including the smuggling of thousands of victims under degrading and violent conditions,” concluded Mr Schrander. Demelash Gebremichael, Commissioner General of the Ethiopian Federal Police recognized the efforts of officers who worked day and night to follow up on leads generated by the task force: “This tremendous effort has led to the arrest of an international criminal sentenced to life in prison in Ethiopia. It is a notable success.” Stephen Kavanagh, INTERPOL Executive Director of Police Services added: “This is a testament to the INTERPOL network and what can be achieved when countries work together. In today’s world, it is quite simply the only way to stop criminals whose repeated cruelty strips people of their dignity. “More than ever, we are committed to identifying all of the members in this smuggling ring, and any others that viciously exploit people seeking a better life,” said Mr Kavanagh. More arrests are expected as part of ongoing investigations and as coordination continues with several INTERPOL member countries. Qaran News
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Muqdisho waxaa weli ka socda dilalka loo geysanayo dadka, iyadoo loo dilayo shilimaad aad u yar, ugu yaraan laba nin ayaa maanta lagu kala dilay degmooyinka Balcad iyo Xamarweyne. Ninka lagu dilay Balcad wuxuu ahaa wade Mooto Bajaaj, halka kan lagu dilay Muqdisho uu ahaa ganacsade caan ka ahaa degmada lagu dilay ee Xamarweyne, waxaana warbahinta loo soo bandhigay raggii maanta geystay labadaas dil. Balcad waxaa maanta ka dhacay banana-bax xoog leh oo dadka degmadaas ay uga dhiidhinayeen dilka loo geystay Bajaaj-laha, waxayna dadweyne careysan burburiyeen isbaaradii lagu dilay marxuumka. Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in ninka geystay dilka ka dhacay Balcad uusan ka tirsanaeyn ciidamada dowladda, balse uu ku lebisnaa dharka ciidanka, “Wuxuu isku deyey inuu baxsado, laakiin waxaa laga soo qabtay meel 20 KM u jirtay goobtii uu ninka ku dilay,” ayuu yiri Sadiiq Doodishe. Ninkaan oo doonayey in uu baxsado ayaa lagu soo xiray saldhigga Balcad, iyadoo isla maanta loo soo gubiyey Muqdisho, si loo hor geeyo cadaaladda. Dilka labaad ayaa maanta duhurkii degmada Xamarweyne loogu geystay ganacsade lagu magacaabi jiray Abuukar Nuuraani, waxaana dilay askari ka tirsan ciidanka ilaalada deegaanka ee qaada canshuuraha, kaas oo isna loo soo bandhigay warbaahinta. “Sida aan ku ogaanay baaris hordhac ah, askarigaan wuxuu ninkaas oo 60 sano jir ahaa u dilay lacag aad u yar, sidoo kale kan Balcad sidaas oo kale lacag aad u yar ayuu u dilay muwaadinkaas,” ayuu yiri afhayeenka booliska Soomaaliya. Sidoo kale afhayeenka ayaa saxaafadda u sheegay in deg deg cadaaladda loo hor geyn doono ragaan ku eedeysan dembiyada culus, “Waxaan idiin xaqiijineynaa in ragaas aan heyno, ma jirto sabab ay cadaaladda uga baxsa doonaan ragaan,” ayuu hadalkiisa ku sii daray. Hoos ka daawo The post Daawo: Booliska oo soo bandhigay laba nin oo maanta si arxan darro ah dilal u geystay appeared first on Caasimada Online.
  18. Muqdisho, 10ka Janaayo 2023: Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu qorsheynayo howlaha hortebinta u leh caasimadda ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu dhammeystirmay hoggaanka cusub ee gobolka loo magacaabay. Shirka oo muddo afar maalin ah soconaya ayaa waxaa ka qeybgalaya maamulka sare, Agaasimeyaasha, la taliyeyaasha iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka, waxaana la qorsheynayaa in diiradda lagu saaro; Istraatiijidda Guud ee Gobolka shanta sano ee soo socota oo lagu saleynayo baahiyaha taagan iyo sidii loo dabooli lahaa, ayadoo lagu larayo shaqo tilmaame cad oo lagu howlgalo iyo qorshe howleed guud oo lagu qiimeyn karo wixii hore u qabsoomay. Shirka ayaa sidoo kale, waxaa lagu lafaguri doonaa dib u hagaajinta iyo casriyeynta qalfoota maamul ee gobolka si uu ula jaanqaado istraatiijiyadda guud. Waxaa sidoo kale muddadaan la soo bandhigi doonaa habka ay u shaqeyneyso miisaaniyadda gobolka iyo habka lagu saleeyay howlaha hortebita u leh bulshada iyo adeegyada lagama maarmaanka ah. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa furitaanka shirka ka xusay baahida loo qabo nidaam daahfuran, karti leh oo ku shaqeeya habraaca la wada ogyahay oo natiijadiisu keeni karto caasimad hormarsan. “Waxaa adeeg hufan bixin kara maamul isaga nidaamsan oo shaqooyinkiisa kala yaqaana oo leh si la iskula xisaabtamo, isku dubarid iyo howl socodsiin qoran oo muddeysan ayaan halkaan ka soo saareynaa, si ay u fududaato inaan adeeg dadweyne oo baahsan aan bixino” ayuu yiri guddoomiye MAdaale. “Isku jaangooynta dhaqaalaha, shaqaalaha, howlaha loo baahan yahay iyo adeegyada waajibka ay tahay inaan bixinno ayaan soo bandhigeynaa, annaga oo barayna howlwadeennada iyo mas’uuliyiinta sida arrintaan looga howlgalaayo” ayuu raaciyay. Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Ciise Guure ayaa xusay in isbeddel lagu sameeyo hab-nonoleedka bulshada caasimadda ay ku xiran tahay in la beddelo habkii loo maamuli jiray Gobolka oo ay tahay in laga fikiro nidaam la jaanqaadayo xilligan. Guddoonka cusub ee gobolka Banaadir ayaa afartii bilood ee la soo dhaafay ku mashquulsanaa dejinta istraajiiyadda uu gobolku ku howlagayo shanta sano ee soo socota oo isugu jirta hiigsiyada, halbeegyada, dakhliga, habr-aacyada maamulka, taas oo looga golleeyahay kordhinta adeegyada dadweynaha ee uu gobolu bixiyo. -DHAMMAAD Source: goobjoog.com
  19. Beledweyne (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa deegaanka Buq-Aqable oo ka tirsan gobolka Hiiraan ku qaarijiyey horjooge sare iyo Maleeshiyaad kooxda ka tirsanaa, kadib markii uu dagaal toos ah halkaas ku dhex-maray laba garab oo ka tirsan kooxda. Sarkaal lagu magacaabo Cabdikariin Yuusuf Axmed oo loo yaqaan (Ina Qoor Madoobe) oo horey u soo noqday horjoogihii Al-Shabaab ee degmada Aadan-Yabaal iyo deegaanka Moqokori oo ka wada tirsan dowlad goboleedka HirShabelle ayaa xalay fiidkii lagu qaarijiyey deegaanka Buq-Aqable oo 40 KM dhanka Galbeed kaga beegan degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan. Xogtaan waxaa baahisay warbaahinta dowladda Soomaaliya, wuxuuna dilka ninkaan yimid kadib markii muran uu soo kala dhex-galay isaga iyo saraakiil kale oo ka tirsan kooxda, khilaafka ayaa ka dhashay dalab ku aadanaa in lasii daayo odayaal ay dhowaan kooxdu kasoo qafaalatay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan. Sarkaalka la dilay ee Ina Qoor Madoobe oo wata ugu yaraan 50 dagaalame oo ku heyb ah ayaa la sheegay inuu dalbaday in lasii daayo odayaasha, kadibna waxaa dhacay dagaal lagu dilay isaga iyo koox kale oo ka barbar dagaalameysay. Warbaahinta Qaranka oo soo xiganeysa Ilo wareedyo ku sugan deegaanka ay ku dagaalameen Al-Shabaab ee Buq-Aqable ayaa tebisay in dagaalka oo socday mudo saacad iyo bar ah uu markii hore bilaabay horjoogaha la dilay, kaas oo inta aan la dilin toogtay ilaa Afar dagaalame ah oo is hortaagay in uu la baxo odayaasha oo weli ku jira gacanta Al-Shabaab. Wararku waxay intaas ku darayaan in sidoo kale dagaalka lagu dilay 4-kale oo ka mid ah maleeshiyaadka ku heybta ahaa Ina Qoor Madoobe, guud ahaan Shabaab-kii ku dhintay iska hor imaadkaas waxaa lagu sheegay 8-ruux oo mid ka mid ah uu ahaa sarkaalkaas sare. Weli deegaanka Buq-Aqable waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa Al-Shabaab-ka ku sugan halkaas. Rag ku heyb ah hoggaamiyihii la dilay ee C/kariin Yuusuf Axmed (Ina Qoor Madoobe) ayaa is uruursanaya, kuwaas oo doonaya inay xoog ku soo furtaan odayaasha xiran. Todobaadkii hore ayey aheyd markii ay sidaan oo kale Maleeshiyaad ka wada tirsan Al-Shabaab ku dagaalameen deegaan hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, ayadoo dagaalkaas ay Al-Shabaab isaga dileen tobaneeyo dagaalame. The post Sarkaal sare iyo dagaalyahano lagu dilay dagaal ka dhex-qarxay Shabaab-ka Hiiraan appeared first on Caasimada Online.
  20. PRESS RELEASE MSGBC Oil, Gas & Power 2023 Conference & Exhibition to Take Place in Mauritania The third edition of the MSGBC Oil, Gas & Power Conference & Exhibition has been confirmed to take place in Mauritania on 21-22 November 2023 Access Multimedia Content NOUAKCHOTT, Mauritania, January 10, 2023/ — Energy Capital & Power (ECP) (https://EnergyCapitalPower.com), organizers of West Africa’s premier energy event, the MSGBC Oil, Gas & Power Conference & Exhibition (https://bit.ly/3ZsjTmc), is pleased to announce that the third edition of the event will take place in Mauritania on 21-22 November 2023 under the Patronage of H.E Mohamed Ould Cheik Ghazouani, President of the Republic of Mauritania in partnership with Ministry of Petroleum, Energy and Mines, the Société Mauritanienne Des Hydrocarbures Et De Patrimoine Minier (SMHPM), Petrosen, Cos Petrogaz and the African Energy Chamber (https://EnergyChamber.org). Announced by H.E. Macky Sall, President of the Republic of Senegal, and H.E. Sophie Gladima, Minister of Petroleum and Energies of the Republic of Senegal (https://bit.ly/3k3WQy7), during the final day of MSGBC Oil, Gas & Power 2022 on 2 September, MSGBC 2023 will unite industry leaders, policymakers, investors, government leaders, and local stakeholders for two days of keynote speeches, presentations, panel discussions, exhibitions, and networking sessions, while encouraging investment and deal-making in every part of the MSGBC region’s energy value chains. Under the theme, “Scaling Energy Opportunities in Africa’s New Frontier,” MSGBC Oil, Gas & Power 2023 will showcase and promote natural gas development and its role in the global energy transition, as well as position the region as an energy hub for gas, renewables and green hydrogen. For its part, 2023 promises to be a transformative year for the MSGBC region, with a number of developments emerging across the entire energy value chain. Senegal, for example, is set to kickstart production at the 100,000 barrel per day Sangomar oil project while first production of the 2.5 million ton per annum (mtpa) Phase 1 of the Greater Tortue Ahmeyim (GTA) gas project is slated for 2024. Additionally, following the launch of the country’s first major licensing round in 2020, the country is planning a second, potentially larger round. On the green energy front, investors are turning their eyes to the country’s solar and wind potential, building on the success of the country’s landmark 158MW Taiba N’Diaye wind project. Meanwhile, MSGBC 2023 host nation Mauritania, under a broader agenda of establishing the country as a regional green energy integrated hub and enabling green steel industry, is driving a strong slate of projects spanning the hydrocarbon and green hydrogen landscape, with plans to integrate the burgeoning energy industry with various other sectors such as mining. In addition to the GTA, developed in collaboration with Senegal, the country is hoping to build on recently launched projects such as the 10 mtpa BirAllah Liquefied Natural Gas development while twin GW-scale green hydrogen projects promise new opportunities for clean energy growth. Also on an upstream drive, The Gambia is approaching its second licensing round, with bidding for these blocks expected to see interest from international firms following the announcement by FAR of a potential 1.5 billion barrels of oil unearthed in Gambian blocks A2 and A5 in 2022. While the country’s hydrocarbon market is in its early stages, opportunities across renewables are also expanding, with the country boasting over 50% share of renewables in its energy mix. Similarly, Guinea-Bissau is driving renewables development having mobilized $700 million towards a 2030 energy transformation under its Sustainable Energy Investment Plan. To this effect, the country recently opened up five blocks for bidding under a special deepwater round while focus placed on electrification has made a strong case for foreign investment in renewables. Finally, in Guinea-Conakry, potential for growth across the mining, agriculture and fishery industries has led to renewed interest in the energy sector, with new projects constantly being launched across the solar and hydropower markets. Stepping into this picture, the two-day event will showcase gas monetization strategies in the region and how West Africa can use its natural resources to promote socio-economic development, universal electrification and cross-border cooperation. A wide range of technical and strategic sessions will focus on discussion topics including youth empowerment, women in energy, regional development, gas as a transition energy, the latest developments in exploration and new licensing round opportunities, and more. With the landmark GTA and Sangomar oil field and associated gas developments set to begin production by 2023 and 2024, respectively, the MSGBC region is well-positioned to take advantage of the basin’s immense energy resources to enable the development of the member-countries’ respective extractive industries and encourage local players to tap into an additional market share. Driven by the need to meet an increasing global demand for strategic minerals required for electric vehicles and the development of renewable energy, West Africa is seen as a prime destination for investors to expand operations within the area, while a well-established mining industry and extractive sector has served to integrate the development of local content and attract foreign direct investment. The 2023 conference agenda has been designed to cover the full spectrum of the energy value chain, thus ensuring an inclusive and diverse schedule that promotes investment while driving discussions and encouraging participation in the MSGBC region’s energy sector. By participating at MSGBC Oil, Gas & Power 2023, stakeholders will gain access to critical insights into current and emerging sectors, while gaining a deeper understanding of the range of opportunities present across the regional energy landscape. Qaran News