-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa si kulul uga hadlay xaaladda adag ee magaalada Laascaanood iyo xiisadda kasoo cusbnoonaatay maamulka Puntland. Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dagaallada haatan ka socdo magaalada Laascaanood, isaga oo shaaca ka qaaday inuu ka xun tahay xiisaddaasi. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in arrinta Laascaanood ay tahay mid siyaasadeed, xalkeedana ay tahay lagu raadiyo deganaan iyo wadahadal. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in xalka uu ku jiro midnimada iyo in rabitaankooda loo daayo shacabka ku dhaqan gobollada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya. “Mushkiladda ka taagan Sool iyo Sanaag xalkeedu waa xal siyaasadeed in si siyaasad ah loo xaliyo. Siyaasadda guud ee Soomaaliya iyo midnimadeeda lagu raadinayo ayaana xalka Sool & Sanaag uu ku dhex jiraa” ayuu yiri madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku baaqay in la sameeyo xabad joojin, kadibna labada dhinac ay isugu yimaadaan miiska wada-hadalka, si xal looga gaaro xaaladda Laascaanood. “Rabitaanka dadka hala ixtiraamo qorayga hala dhigo, xabadda hala joojiyo miiska hala’isku yimaado oo hala wada-hadlo,” ayuu markale yiri madaxweynuhu. Dhanka kale madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday xaalada siyaasadeed ee kasoo cusboonaatay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la dajiyo xaaladda, isla-markaana la ilaalinayo nabadda ay caanka ku tahay dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Waxa kale oo uu farriin u diray odayaasha dhaqanka ee maamulkaasi, isaga oo ka dalbaday inay qaataan doorkooda ku aadan sidii loo qaboojin lahaa xiisaddaasi siyaasadeed. “Odayaasha dhaqanka ha qaataan kaalinta ay leeyihiin oo ah kaalin nabadeed, haddana ay qaateen, waana ku boggaadinayaa,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. The post Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood iyo xiisadda PUNTLAND appeared first on Caasimada Online.
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga hadashay xiisadda dagaal ee ka taagan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, taas oo sababtay khasaare xoogan. War-saxaafadeedkan oo uu warbaahinta u aqriyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Axmed Macallin Fiqi ayaa lagu shaaciyay mowqifka dowladda ee arrinta Laascaanood. Ugu horreyn dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay dagaallada ka socdo halkaasi, kuwaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. “Dowladda federaalka waxa ay ka xun tahay dagaallada halkaasi ka dilaacay ee geysanayaa khasaaraha nafeed, barakaca Ummadeed iyo burburka” ayuu lagu yiri qoraalka Fiqi. Wasiirka oo sii wada aqrinta bayaanka ayaa sheegay in xaaladda ka taagan Laascaanood ay salka ku heyso arrin siyaasadeed, wuxuuna ka digay in lasii wado dhibaateynta shacabka. Sidoo kale dowladda Soomaaliya war-saxaafadeedkan ku shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda haatan ka taagan magaalada Laascaanood, waxayna sheegtay in uu xil ka saaran yahay ilaalinta midnimada iyo tan badeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Dowladda dhexe ayaa sidoo kale xustay inay so dhaweyneyso go’aanka kasoo baxay Isimada SSC iyo sidoo kale rabitaanka reer Laascaanood oo shalay ku dhawaaqay inay hoostagayaan dowladda federaalka, isla-markaana aysan kasii mid ahaaneyn Somaliland. “Dowladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod” ayaa markale lagu yiri war-saxaafadeedka dowladda. Waxaa sidoo kale dowladda Soomaaliya ay ku baaqday in la dajiyo xiisadda haatan ka aloolsan magaaladaasi, wax welibana lagu dhammeeyo wada-hadal iyo degnaan. Ugu dambeyn waxaa war-saxaafadeedkani farriin loogu daray hay’adaha Samafalka iyo kuwa Caalamiga ah oo laga dalbaday inay u gurmadaan dadkii ka barakacay Laascaanood. The post DF oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda LAASCAANOOD + Video appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa haatan laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dab xoogan oo xalay sadqii dhexe ka kacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Dabka oo geystay khasaare hantiyeed oo xoogleh ayaa ka kacay guryo ku yaalla xaafadda Kalluunka oo ku dhow xeyndaabka xarada Xalane ama garoonka magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in goor dambe lagu guuleystay daminta dabkan, kadib gurmad ay sameeyeen dadka deegaanka iyo gaadiidka dab-damiska ee maamulka gobolka Banaadir. Hooyo kamid ah dadka deegaanka oo la hadashay Shabelle TV ayaa shaaca ka qaaday in dabkaan uu khasaare culus kasoo gaaray qoysas dan-yar ah oo ku nool xaafaddaasi. “Horta hanti ma koobi karno dad masaakiin ah ayey u badnaayeen oo ilmahooda la xoogsada, koley waxay cuni lahaayeen, waxay cabi lahaayeen, waxa ay xiran lahaayeen iyo wax ay koglan lahaayeen waxa uga baxay malaha” ayey tiri hooyo daggan Kalluunka. Sidoo kale wiil kamid ah dadka deegaanka isna hadlay ayaa sheegay inay gubteen ugu yaraan illaa afar guri, isla-markaana uu dabka ka dhashay Koronto. “Dabka waxa uu ka billowday Koronto inta meesha ku basbeeshayna waa illaa afar guri,” ayuu yiri wiilka dhalinyarada ah oo sidoo kale kamid ahaa dadkii gurmadka sameeyay. Waxa kale oo uu intaasi ku daray in dabkan uu sababay dayacaad ay sameeyeen qolada Korontada, isaga oo sheegay in horay loogu wargeliyay ciladda dhalisay dabka. “Cidda waxa ay innoo sheegeen in Korontada maalmo kahor ay haleysneyd ay wiilasha farsamayaqaanada u waceen ayna isku dayeen inay hagaajiyaan, balse hadda isla meeshii ay ka dayactireen uu dabka ka kacay waana dayacaad xagga Korontada ah” ayuu raaciyay. Si kastaba, habeeno kahor ayey aheyd markii uu gubanayay Suuqa weyn ee Bakaaraha oo uu isna qabsaday dab ka dhashay Koronto, kaas oo ay ku hanti-beeleen ganacsato badan. The post Daawo: Xaafad ku dhow garoonka magaalada MUQDISHO oo gubatay appeared first on Caasimada Online.
-
Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Gobollada Sanaag iyo Haylaan ayaa war ka soo saaray Arrinta Gobollada SSC Xildhibaannada Gobollada Sanaag iyo Haylaan ayaa soo dhaweeyay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Aaya-ka-tashiga Gobollada SSC ee Laascaanood lagu qabtay. Xildhibaannada ayaa sidoo kale Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay caddeeyaan Mowqifkooda xasuuqa lagu hayo shacabka SSC gaar ahaanna Laascaanood. PUNTLAND POST The post Xildhibaannada laga soo doorto Sanaag iyo Haylaan oo war ka soo saaray dagaalka Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Burundi H.E Ms. Evelyne Habonimana iyo Danjiraha Boqortooyada Thailand H.E Ms. Sasirit Tangulrat. Wasiir Huruuse iyo Danjiraha cusub ee dalka Burundi ayaa ka wada hadlay adkaynta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal. Sidoo kale Wasiirka ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka dalka Boqortooyada Thailand Ms. Sasirit Tangulrat, waxanay labada mas’uul si kooban isula soo qaadeen Iskaashiga labada dal ee dhinacyada Waxbarashada, Caafimaadka, ganacsiga, horumarinta xirfadaha iyo warshadaha yar yar ee cuntada iyo adeegyada kale lagu farsameeyo. Soomaaliya iyo Thailand ayaa horay u lahaa xiriir diblomaasiyadeed, balse labada dawladood ma lahayn wax safiirro ah oo ay is dhaafsadeen wixii ka dammeeyay dagaalkii sokeeyey 1991. PUNTLAND POST The post Dalalka Burundi iyo Thailand oo safiiro u soo magacowday Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
-
Mr. Hanad, why nations need leaders?,” asked Hinbir. “Nations need leaders for the following reasons:- a) Leaders lead nations to the right direction. b) They tell people what to do, how they do it and why they do it. c) They lead people by example. d) They establish vision and then develop a course of action to achieve it. e) They inspire, encourage and motivate people to accomplish incredible milestones together. f) They organize and unite people as a functional force. “How can you define leaders, generally?” “Leaders are persons who are made up of what makes the persons that all other people are. What makes every leader unique is not when they pretend some people that they are not, as most S/land leaders do, but when they consistantly make people matter and come up with a skill or competency that previous leaders neglected.” “But can how leaders prove their uniqueness practically?” “Leaders, good ones in particular, prove their uniqueness by demonstrating that they are self-aware, which is how the individual who wants to become a leader develops his mindset and learns from mistakes, ensures how his behavior affects others, understands other peoples’ needs and feelings, interprets different situations, and responds to events that affect the whole nation.” “Why one wants to lead others?,” asked.Hinbir. “Generally, individuals who want to lead others are two types: Those who have the willingness to serve their people faithfully in the first place, before being chosen to lead and those whose primary aim and agenda are not to serve the people, but to steal the show in order to put their own interests before that of the people they want to lead.” “What qualities do people want to look for in a leader?” “S/land people never give care or consideration in leadership qualities such as experience, honesty, morality, compassion, and competence. They just give their special care and consideration in ensuring that the leader blongs to their clan. That is, Somalis’ only aim in having leaders.” “In such instances, no one can come to know whether the leader people want to elect is either good or bad, competent or incompetent, a liar or man of his own words. Isn’t it?” “See, Hinbir, leaders are people. They are not all good. Nor they are all bad. Some leaders are bad and some are good. Some are selfish while some are selfless. The culture in which leaders grow up is what makes them accustom to acquire different reflections of human behavior.” “But how can a person like me know the differences between good leaders and bad leaders, Mr. Hanad?” “Good leaders are not liars in the first place because they grew up in where lies are less told. Thy present themselves as constant and consistent and become role models. They never promise what they cann’t deliver. They know what they can fulfill and what they cann’t right from the beginning. Great leaders think more of what they can do for their country than actually what they can get from it. They make tough calls, to say yes or no, not may be. Nearly all of them are not greedy, because they recognize that he who gathers money little by little can grows it.” “In contrast,” Hanad added, “bad leaders are liars. They always lie to the people they lead, simply because they grew up in where truth is less told. When they take office, the first step they take is they surround themselves with their kin and clan members. They think that they can fool all people. They hate to acommodate intellectuals in their administration. Bad leaders have no eyes that can see what citizens are to one another and what they share together. They don’t have the heart that believes unity, nor the mind that imagines the future. They think that politics is hit-and-miss management and never take advice from anybody.” “In general,” Hanad went on, “leaders, regardless of whether they are good or bad, are not equal to one another in wisdom, in perception, in prudence, in tolerance, in courage, in conscience, or in capability. Some leaders are good because they do some good things for their people and some leaders are bad because they do bad things to their people.” “I understand that good leaders are better than bad leaders. In what ways bad leaders are better or worse than each other?” “Bad leaders are two types: Arrogants and ignorants: An arrogant leader is worse than the ignorant one, because the arrogant leader is always out there for his own personal interests, and has no social responsibility, never feels how his behavior affects other people, never admits his mistakes, and doesn’t like to see a flourishing society, because he or she is jealouse and wishes that he can only survive.” “In contrast,” Hanad continued, “ignorant leaders are better than arrogant ones because ignorant leaders sometimes leave room for gowth, as what they lack is information about certain things that can be learnt. The problem with them, particularly those who are obstinate, is that they fear their opponents because the force of power and privileges doesn’t allow them to search for the means to become better versions of their opponents.” “Hanad, can you please tell the type of S/land’s current political leaders?” “Do you have any concern for how S/’land’s leadership rules the country and runs its affairs?” “‘Yes, I do have.” “Does your concern relate to how S/land leadership behavior affects your life? “Yes.” “Can you mention one leadership behavior that directly affects your life,” Hanad demanded. “Favoritism.” “How favors affect your life when your judgments shape your choices and actions that determine what you do and how you do it?,” asked Hanad. “Favoritism affects my life when it comes to how government contracts are awarded,” replied Hinbir. “I believe government contracts are awarded through bidding process that depends on evaluation, experiences and efficiency. Therefore, there is nothing wrong with that,” Hanad said. “There is, Mr. Hanad,” Hinbir cried out. “What is wrong with the government bidding process?” “Rigging,” Hinbir returned assuringly. “Rigging?” “Yes, rigging.” “How do bid rigging practices happen in how the government awards contracts?,” asked Hanad. “Bid rigging practices are always present in the government procurement and logistics contracts, and happen when the contractee, which is the government, determines the firm that will win the contract. That is, a form of collusion takes place between government and particular bidders.” “Hinbir, don’t forget that National Tender Board, which is a division of the government, is responsible to define, formulate and govern the bidding process, to ensure that favoring one firm over others shouldn’t occur and that all firns have equal access to govermment procurement and logistics contracts. Tell me how bid rigging takes place when NTB is involved in the bid?” “The National Tender Board’s job is rubber stamp. The executive branch has the hand that makes the decisions and the national Tender Board just rubber-stamps them.” “Hinbir, have you ever participated in the bidding process?” “OMG. I participated tender bid many times, and submitted a price that was even less than the price of the winners.” “Did other bidders participate in the bidding process and lose the contracts for reasons of bid rigging?,” asked Hanad. “Of course, many other bidders always participate in every bid for government procurement and logistics contracts.” “Are you fully aware of the conditions under which government tenders are awarded?” “Mr. Hanad, any citizen who has the means to provide materials or services to the government has the right to participate in the bidding.” “Hinbir, is favoritism a behavior or a problem?” “It is partly a behavior and partly a problem?” “What is the common denominator that makes favoritism behavior and problem in the mean time?” “Effect – the consequences it causes.” “Hinbir, I concur with you that favoritism is a behavior that is totally bad in every we seet it. But, what is it that makes it a problem?” “If I am not mistaken, any event or action that causes difficulty, damage, doubt, stress – anything that affects how humans earn a living is a problem. In this case, the act of offering government contracts to some firms in preference to others is just an agenda that aims at enriching some citizens and inhibiting some other citizens from earning a living.” “Any behavior, habit or practice that needs to be changed is a problem. Isn’t it?” “Yes, it is,” replied Hinbir. “Great,” Hanad returned with a pleasant smile. “What is great in what I said?,” Hinbir asked. “The great thing in what you said is that that you have come to recognize that whatever affects a humanbeing socially, economically, politically and humanly is a problem, if it is not even a crime” Hinbir pondered Hanad’s words, repeating words socially, economically, politically and humanly in a whisper. He referred back to his own lifestyle, specifically how his actions in earning a living or dealing with others or doing things affected other peoples’ lives. His career, facilitation, came into his mind and then tears welled from his eyes. Hanad, who was gazing at Hinbir to get a hunch out of Hinbir’s facial impression, immediately felt that reflections on how Hinbir used to earn a living came to his heart and said, “elevation of thoughts is very essential to all humanbeings, especially to men like you, Hinbir, wo think that doing things wrongly is much more profitable than doing them rightly, but I can tell you that one thing that is worthy of note.” “‘And what that would be?” “It is about a man,” said Hanad, “who, while walking with a hangover on one Friday noon, suddenly discovered that one of his shoes was cut into halves. He thought the easiest way to replace it was to go to the nearest mosque and steal one shoe from the entry. Once reached the mosque, the man heard a sermon on some certain commandments. At the end of the sermon, the men met the preacher and said to him, “I want you to know that you have saved me from committing a crime. I came here intending to steal a shoe, but after hearing your sermon, I decided not to seal the shoe.” “Great,” said the preacher. “And what did I say that changed your mind?” “Well,” said the man, “when you got the part about committing theft, I remembered that I could have my shoe repaired instead of stealing someone else’s shoe.” In this country of “I have been a mujahid,” having political and tribal leaders who should make what people all know to be right and fair is just what all the people only need. To be continued By: Jamafalaag Hargeisa, Somaliland jamafalaag@gmail.com As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal u dhexeeyay ciidamada Booliska iyo rag ka tirsan Al-Shabaab oo xalay ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, kaas oo geystay khasaare dhimasho leh. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay ragga hubeysan weerareen bar-koontorool oo ku taalla, halkaasi, waxaana kadib meesha ka dhacay iska hor imaad toos ah. Qoraal ka soo baxay taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in mid kamid ah ragga weerarka soo qaaday la toogtay, laba kalena ay baxsadeen. “Ciidanka Booliska Qeybta guud ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Ciidanka Qeybta Bari ayaa gordhaweyd oo toogtay Mid kamid ah Kooxda Argagaxisada Al-Shabaab Kadib Markii isaga iyo labo kale oo Argagaxisada kawada tirsan ay weerar kusoo qaadeen Bar Kontorool oo Ciidanka Booliska ku leeyihiin Degmada Heliwaa gaar ahaan xaafada suuqa Xoolaha” ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ee ka soo baxay taliska Booliska Gobolka Banaadir. Sidoo kale wuxuu Booliska intaais ku daray in ragga weerarka soo qaaday ay hubeysnayaa, isla-markaana gacanta lagu dhigay qoray RBG ah oo uu watay ninka la toogtay. Booliska ayaa sidoo kale in haatan ay ku daba jiraan xubnaha kale ee baxsaday, kadib dagaalka ka dhacay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir. “Kooxdaan Khawaarijta ah ee weerarka kusoo qaaday Barta Kontorool ee Ciidanku ku sugayaan ayaa isku dayay in ay la dagaalamaan Ciidanka Booliska, hasa ahaatii Ciidanka ayaa mid kamid tootay, dhagar qabaha la toogtay ayaana watay Qoriga RBG oo haatan ay la wareegeen Ciidanku. Sidookale Ciidanka Booliska ayaa ku raad jooga labadii kale ee la socotay Argagixiyaha ayaa la tooktay,” ayaa markale lagu yiri warka qoraalka ah. Weerarkan ayaa qayb ka noqonayo falalka ammaa dari ee ka dhaca caasimada, kuwaas oo aad u korday maalmihii u dambeeyay. Si kastaba, ciidamada Booliska iyo kuwa Nabad Sugidda ayaa waday howlgallo joogta ah oo looga hortagyo weerarada Al-Shabaab, laguna dagaalamayo burcadda iyo ciyaal weerada. The post Ciidamada ammaanka iyo rag hubeysan oo ku dagaalamay MUQDISHO + Khasaaraha appeared first on Caasimada Online.
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in markale saaka aroortii hore uu dagaal culus dib uga qarxay gudaha magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka. Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay soo qaadeen ciidamada Somaliland oo beegsaday fariisin ay ku sugnaayeen ciidamada SSC-Khaatuma. Xaaladda ayaa hatan ah mid aad u kacsan, waxaana la soo wariyay in dagaalka socdo uu ka xoogan kii shalay, isla-markaana uu ku fiday xaafado hor leh. Dadka deegaanka ayaa sheegay inay soo wajahday cabsi xoogan, maadaama uu dagaalku is qabsaday dhowr jiho ah oo magaalada ah. “Magaalada Laascaanood saaka xaaladeeda dagaal ayaa ka socdo shantii subaxnimo waxaa meelo badan kasoo weeraray SNM,” ayuu yiri qof kamid ah dadka deegaanka. Dhanka kale Wasaaradda Arrimaha Gudah Somaliland ayaa war cusub ka soo saartay dagaalka saaka dib u qarxay ee magaalada Laascaanood, waxayna shaaca ka qaaday in weerarka lagu soo qaaday ciidamadooda ayna ka difaaceen, sida ay hadalka u dhigtay. “Waxaa Saaka 5:30 Subaxnimo marlabaad soo wareeraray Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Magaalada Laascaanood kooxo argagixiso ah, kuwaasoo ah kooxihii shalay subax wareerka ku soo qaaday Ciidamada Qaranka iyo Xarunta Golaha Wasiirada,” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka ka soo baxay maamulka Somaliland. Wasaaradda ayaa intaasi ku dartay in ciidamada weerarka soo qaaday ay taageerayaan kuwa maamulka Puntland, sida ay ku sheegtay war-saxaafadeedka ay soo saartay. “Kooxahan Argagixisada ah ee saaka soo wareeraray Fadhiisimada Ciidanka Qaranka, waxaa taageeraya Ciidamo ka soo tallaabay Maamulka Putland, kuwaasoo si toosa ugu jira dagaalka saaka, waxaa kale oo iyana dagaalka qayb ka ah Ciidamada la baxay Khaatumo,” ayey markale tiri Wasaaradda Arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland. Dagaalka Laascaanood ayaa sababay dhimashada illaa afartameeyo qof, halka dhaawacana uu ka badan yahay intaasi, waxaana ku jira dad shacab ah oo aan waxba galabsan. The post Dagaal culus oo ka socdo LAASCAANOOD iyo wararkii ugu dambeeyay appeared first on Caasimada Online.
-
Social media giant Meta, which owns Facebook, WhatsApp and Instagram, has failed to stop a Kenyan court from hearing a case that alleges poor working conditions at the company. Source: Hiiraan Online
-
Las Anod (HOL) - Heavy fighting again broke out between Somaliland forces and SSC-Khatumo forces in Las Anod town in the Sool region on Tuesday morning. Source: Hiiraan Online
-
Las Anod (HOL) - Heavy fighting again broke out between Somaliland forces and SSC-Khatumo forces in Las Anod town in the Sool region on Tuesday morning. Source: Hiiraan Online
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo marti gelisay dagaallo qaraar oo looga soo hor jeedi xukunka Somaliland. Kulanka oo ka dhacay Madaxtooyada Somaliland waxaa shir guddoomiyey Madaxweyne Muuse Biixi, waxaa ku wehelinayey ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici, iyadoo si weyn looga dooday arrinta Laascaanood. Dood iyo falan-qayn dheer kadib waxaa kulankii golaha wasiirrada Somaliland laga soo saaray 7 qodob, kuwaas oo u dhignaa sidaan:- 1- Goluhu waxa uu u cadaynayaa Bulshada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Beesha Caalamkaba inuu u taagan yahay Nabad. Sidaa awgeed waxa uu diyaar u yahay Qaranka Somaliland in lagu dhammeeyo xaaladda Laascaanood ka taagan wada-hadal iyo is-afgarad. 2- Goluhu wuxuu go’aamiyey in dadkii ku barakacay dhibaatadaasi loo fidiyo gargaar degdeg ah, waxaanu goluhu beesha caalamka ugu baaqay in ay gargaar kaasi qayb weyn ka qaataan. 3- Goluhu waxa uu Shacabka iyo Beesha Caalamkaba ku war-gelinayaa inuu Qaranka Somaliland dagaal kula jiro kooxo argagixiso caalami ah oo in muddo falal amni daro ka maleegayey gudaha Laascaanood. 4- Goluhu waxa uu ku dheeraaday in shaqaaqada Laascaanood ka bilaabantay ay saamayn ku yeelanayso degenaanshaha Mandaqada Geeska Afrika iyo Caalamkaba, sidaa darteed ay u baahan tahay in layska kaashado. 5- Golaha Wasiirradu wuxuu ugu baaqayaa madax-dhaqameedka, haldoorka, culimada, ganacsatada, dhalinyarada iyo haweenka Magaalada Laascaanood iyo cidkasta oo danaynaysa nabadgelyada iyo daganaanshaha Laascaanood in ay qayb ka qaataan sidii magaalada nabad loogu soo dabaali lahaa. 6- Goluhu waxa uu boggaadinayaa sidii ay Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland uga hortageen weerarkii gaadmada ahaa ee lagu soo qaaday. 7- Ugu damabayn goluhu waxa uu go’aamiyey in gacan adag lagu qabto cidkasta oo hubaysan oo khal-khal iyo falal nabadgelyo darro ka wada Magaalada Laascaanood. The post Somaliland oo 7 qodob oo xasaasi ah ka soo saartay xiisadda LAASCAANOOD appeared first on Caasimada Online.
-
Dagaal culus ayaa maalintii labaad ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalka oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada difaaca Daraawiishta SSC ayaa sida la xaqiijinayo marba marka ka danbaysa sii xoogaysanaya. Wararka ayaa sheegaya in hadda dagaalka ugu xooggan ka socdo hareeraha Taliska Gooja-cadde halkaas oo laga maqlayo hubka culus. Wararka ayaa intaas ku daraya in dhammaan saraakiishi degaanka u dhashay ee hore ula socday Somaliland ay ku biireen dhanka xoogagga SSC. S/Guuto Mahad Canbaashe oo kamid ahaa saraakiisha u dhashay degaanka ayaa u danbeeyay oo sida la sheegayo saaka ku biiray safka Daraawiishta. Khasaaraha dagaalka labada dhinac ee saaka weli faahfaahin sugan lagama hayo islamarkaana dhinacna khasaaraha kama hadlin. PUNTLAND POST The post Dagaal culus oo maalintii labaad ka socda duleedka Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
Mogadishu,7 February 2023 – The Government of Japan has recently allocated a grant to the World Health Organization (WHO) country office in Somalia to expand access to life-saving health care for vulnerable communities living in hard-to-reach areas that are severely impacted by the ongoing drought. With 7.8 million people in need of humanitarian assistance, the current drought is one of the worst in Somalia’s history. Source: Hiiraan Online
-
Women in Mandera county have committed to ending Female Genital Mutilation (FGM) terming the cultural practice as retrogressive. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa dhawaan heshiis ku kala saxiixday madaxweyne Lafta-gareen iyo siyaasiyiinta mucaaridka Koonfur Galbeed, kaasi oo awood cusub siiyay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Heshiiskan ayaa waxaa kasoo dhex muuqday qoddob awood gaar ah siinaya wasaarada arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta, wuxuuna sheegaya in wasaarada ay yeelaneyso kaalinta dhaqan-gelinta heshiiskan lagu gaaray Baydhabo. “Qobkobka 2aad: Dhammaan guddoomiyaha guddiga dibu-heshiisiinta, Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed, siyaasiyiinta ku midoobey dalladaha; Midowga Musharixiinta iyo Madasha Samata-bixinta Koonfur Galbeed Soomaaliya waxa ay isku raaceen in Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dibu-heshiisiinta ay dhaqan galineyso Heshiiska qodobada kor ku xusan.” Waxaa heshiiskan lagu muddeeyay doorashada xildhibaanada, guddoonka iyo madaxweynaha ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Fallanqeeyayaasha ayaa qaba in arrintan ay sidoo kale ka dhigan tahay in saamayn doonto doorashooyinka maamulada Galmudug, HirShabelle iyo Jubbaland oo dhamaantood la filayo in ay dhacaan labada sano ee soo socda gudahood, gaar ahaan inta uusan dhamaan muddo xileedka madaxweyne Xasan Sheekh. Puntland oo iyada lagu wado in doorasho ka dhacdo sanadka soo socda ayaa kal hore hoos u dhigtay xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda federaalka, waxayna qabaan dadka ka faalloonaya arrintaan in qoddobkan qeybta ka ah heshiiska Baydhabo uusan saameyn ku yeelan doonin. Sidoo kale, lama oga sida arrintani uga shaqeyn doono Jubbaland oo ayada sida la ogyahay marar badan oo hore ay suurta-gali weyday in dowladda dhexe ay fara-geliso doorashooyinka ka dhacayay. Waxaa xusid mudan in tan iyo markii uu talada dalka kusoo laabtay madaxweyne Xasan Sheekh in ay soo baxaysay saansaan xoogan oo muujineysa in wasaarada arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta loo soo celinayo kaalinteedii luntay ee dowlad-goboleedyada dalka. Axmed Fiqi oo ah wasiirka wasaaradan ayaa muddooyinkii dambe la arkayay isaga oo garoonka Muqdisho ku qaabilaya madaxda dowlad-goboleedyada ee markaas caasimada u taga shirka Golaha Wada-tashiga Qaran, taasi oo kor usii qaadeysa tuhunada ku xeeran qorshahaan, sida ay qabaan dadka ka faalloonaya arrintaan. The post Awoodda la siiyay wasaarada A/gudaha oo saameyn weyn ku yeelanaysa sadex maamul appeared first on Caasimada Online.
-
Qaran News
