ZaynalLayl

Nomads
  • Content Count

    3
  • Joined

  • Last visited

  1. 1) xamar dad aa jooga oo fidno iyo qaran dumis wadaan. Dadkaas xamar kuma dhalanin, waa dad ******** oo "banaadir statenimo" qaran dumis oo socdan. Dadkaas, waa la ogyahay meeshi ay ki imaadeen, waa jowhar, balcad, iyo dhuusomareeb iyo cadaado. Dadkaas hadii xamar ay faraxsaneen, meeshi ka imaadeen ha oo noqdaan, qaran dumiska baladkooda ha geeyaan 2) qofki nabad jecel oo ku dhaqmaayo dhaqanki dadka xamar loo yimid (xamar iyo xamar daye) xamar ha dagaan, dawaladoodanee haa taageeraan.
  2. Dad badan aya maanta rabaan ina tariikhada beelaha banaadiriga oo ah dadki loo yimid xamar inaa tariikhadada laa tirtiro
  3. So far there are two self proclaimed winners of the JL elections and the FGS have appointed a warlord as the mayor of mogadishu. Our country is a lawless zoo, lets just admit it at this point