cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Posts posted by cadnaan1


  1. 1 hour ago, Che -Guevara said:

    If Mogadishu believes this is a burden, perhaps the capital city should be moved somewhere else. You can't reap the benefits of being capital and then b!tch about it. 

    I personally vote for Baraawe and Baydhabo.

    No city in Somalia can accommodate the federal government they don't have the capacity,

    My issue is people assuming that muqdisho is receiving all the benefits but not mentioning that  muqdisho is also giving a lot to the government roughly 300 million a year.


  2. 39 minutes ago, thoroughbred said:

    Badhan district had for the last few years internal displaced who have lost their livelyhoods due to droughts .this relief is a good step.

    before you start spreading misinformation get your facts right wasiir Jamaal waxaa laga soo doorta degmada Dhahar not Badhan  

    the population of Badhan district in the UNFPA 2014 population estimate were 238,855

     

     

    You telling me this little village had 238,855 population 2014.

    This is Google map 2020

     

    Screenshot_20200422-200120.png


  3. 58 minutes ago, gooni said:

    Waa istaahilaan in loo sadburiyo badhan, waayo cidna lama qaybsan daruuf kastoo soo martay duufaano abaaro iyo barakac intaba.

    Wuxuu is barbar dhigayaa dhuuso mareeb iyo badhan wax walba isbaaro waa inay ka raadiyaan. 

    100 qoys ma degana dhuuso mareeb magac ahaana waa magaalo qadiim ah laakiin kaneeco iyo colaad looga cararay nus qarni ka badan.

    Xoogaa yar oo qoysas ay dab ku shitaan waa ceeb inay ka hadlaan, ayadoo boqolaal mashruuc ay ka heli karaan gobolada ay joogaan.

    Snm ayadu waxay noqotay ilmo yar oo ku daba socda oo marba kabta kaaga istaagaya, wax kasoo qaad ma leh, inaad dhinac uga leexato mooyee.

    Adigana qabiil ayaa ka dhex hadlaya war lacagtan waxay aheed in lagu caawiyo barakacayaasha collaadaha iyo abaaraha kasoo qaxay ee nolosha xun Ku dhex hayso magaalooyinka ee dad aan colaad iyo abaar toona arki in loo sadburiyo waa ceeb iyo xaq daro.


  4. 1 hour ago, Oodweyne said:

    ^^^^

    Lool, Adigu ma soo wareysatey, Ina-Gummeedow, in aad darbi-madow lagugu dhalin iyo meher la'aan, ileyn "xaaraan-quutasho" iyo "bakhti-ku-naaxnimo" waa waxa aad tafiir iyo dhaqan aad u leedahaye, adiga iyo tolkaaye, yaa hacooyow?  

    Sxb qofka loo bixiyey ina mucjiso aniga ma ahan waa adinka ee DNA iska qaad at least waxaad ogaan kartaa inaad tahay oromo ama uraago or maybe who knows amxaaro.

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

  5. 35 minutes ago, Oodweyne said:

    Lool,

    Ilma-Gummeed isu soo urusadey iska dheh waxa meesha ka ciyaya. Sababta ioo ah, kii M-ooryan fiilo-fiiqsade tolkii ahaa, iyo kii ilma-darbi ka tuugsadayaal tolkiis ahaa, maanta musqulaha iyo bulaacadaha Somaliland ka shaqeeya ayaa dad kale wax ka sheegeya. 

    Waakaas, nadalada isu habar-wacdey ee aanu halkan SOL ku heyno.

    Waraa gabadhan dhaqankii reer ina mucjiso ayey leedahay ee ma adaa dhalay


  6. 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Cadnaan, qashintaan maxaa meesha noogu keentay. She is just another hapless, long lost secessionist sewage-dweller, who, instead of leaving their vermin on SOL, drops her garbage on Twitter.

    Qashintan mar ayaa wada shaqeen jirnay around 2006 laakin markaas dhaqanka xun ma laheen oo arimaha Somali community ayey ka shaqeen jirtay for some reason sheekada gadaal ayey ka halaawday. 


  7. 5 hours ago, Suldaanka said:

     

    This is a COVID-19 patient on a ventilator in Mogadishu. He is supposedly in quarantined. But Somalidu waxaa dheg uma jalaq siinayso. His family probably mother and father are trying to confort him, when they should be staying home for their own safety. 

    94247158_2057678567690299_27426892353110

    The patient is journalist u shaqeeya tvga dowlada Kan aktaagan waa abdiazizi Afrika Kan kalena waa government spokes person ismaciil.


  8. 18 minutes ago, Suldaanka said:

    Waxaad i soo xasuusisay xariifkii reer Xamar ee odey reer Waqooyi ah baabur ka wada raaceen goboladda dhexe. 

    Odeygii sheekooyin dhacdooyin run ah oo u soo joogay ayuu uga sheekeeyay. Xariifkiina ileen waa iska cali baysteene, sheekooyinkii beentii reer koonfurka ayuu u qaatay, kolkaa ayaa isna dhankiisi sheekooyin aliftay uga sheekeeye.

    Kolkii baabuur Jawhar soo galay ayaa xariifkii halkaa kaga hadhay. Saxiibkii oo sugaayay ayu uga sheekeeyay wixii baabuurka ku soo kala qabsaday kuye: Mid Qaldaan ah ayaa ii-dhiibay, ana waa u dhiibay... :D

    So, adiga iyo xariifnimodaada meel ha ku gaadhsiiso awoowe. :D

    Wixii caalimul qayb ku xidhan, kolka la gaadho ayaan ka wada sheekaysan doona. Hadii ilaahya cimriga iyo caafimaadka inoo dheereeyo. 

    Waa run wixii dhici doono allaa og laakiin sometimes you can see the tell tell signs sida habraha isku necebyihiin waa wax qarsami Kara ma ahan.


  9. 10 minutes ago, Suldaanka said:

    kkkk

    Surely, you live in a different dimension and world than the one we are living. :D

    There are more people die in Somalia in a week than die in Somaliland in a year from tribal/clan wars. Go figure. 

    But each death in Somaliland has value and is talked about for weeks end. Where in Somalia, it doesn't even register in the local conversation, let alone igniting a national debate.

    With regards to South Sudan, it is like giving your son a new car without giving him driving lessons and him getting a license.

     

    Like said  waxa hada idiin Kala haya waa aqoonsiga ayaa soo dhaw  ayaa lagu xaliyaa beelaha is dagaalaya iyo cadawgeena koofur yuusan Naga faaidaysan iyo wax la mid ah laakin taa markay meesha ka baxdo markaad ayey sheeko bilaawan.

    Aqoon fiican ayaa u leeyahay reer qawdhan sida xaalkooda yahay.


  10. 6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Cadnaan, mucaaradnimada jooji waa ogtahay daqliga dowladda dhexe soo galo inay boqolaal milyan ku soo kordheen sanadihii u dambeeye.

    Sxb wax macquul ah ayaa loo baahan yahay

    Dowlada haday hayso lacag extra ah meelo badan ayaa u baahan sida health care system keena is very low we only have 15 ICU beds and they are in the hands private hospitals and right now we need ventilator machines 

    We need more police recruitment and more military and more teachers,

    ayada intaas baahi jirto iyo shaqo la aan baahsana hayso dhalinyarada inay dowlada tiraahdo ceer ayaa bixinayaa waa socon waynayee aan roorno.


  11. 7 hours ago, Apophis said:

    Interesting statement Suldanka. Giving up on “aqoonsi”?

    One common thing that south Sudan shares with Somaliland is extremely high tribalism the hate between the main tribes is high and the only thing that united them was the enemy Which was the  North Sudan but once that enemy was gone ayaga isku soo laabtay

    The same with Somaliland one thing that is uniting them now is the enemy Which South Somalia but once they're given the independent believe me wey is cunayaan


  12. 36 minutes ago, Suldaanka said:

    Worrying calls from Mogadishu residents. 

     

    Universities and schools are all shut down for weeks, any university is operating is illegally, he should be arrested for breaking the law.