Maqane

Nomads
  • Content Count

    736
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maqane

  1. Horay baan ''Timoweyne'' qolo la yiraah ugu maqlay Soomaliya, sidaas uma xasuusto, balse waxaan hubaa in ay jiraaan qaybo ka mid ah suufiyada oo deysta timo dhaadheer "dreadlocks", sida qolada loo yaqaan -click->"Mouride" oo u badan dalalka sinigaal iyo gaambiya. Halkan baad ka akhrisan kartaa laamaha ay u kala baxaan Suufiyada. List of Sufi orders or brotherhoods
  2. ^ LOL Jacaylbaro;982726 wrote: Nahdii iyo nukhdiiba way ka dhamaatay ,,,, I guess people are old enough to ignore this section now Where is my BARO family ?? We (Somalis) are known for our famous rudeness, soo maaha?
  3. Haatu;982743 wrote: I was talking about you calling the hummaag (image but technically means an unclear sight/image/view) a 'maqaal'. Mise you meant thread=maqaal? Maskax wasaqle? Man do you think I'm an iskoris or something? Maya, waxaan mooday maqaal=image, marka sidiisuba waa ''article'' ee ma aha ''image''. Lol @ iskoris, but that's what i probably thought.
  4. Mahadsanid Wadani. Oraahda oo dhan ma aha waxa muhiimka ah, waa kaliye goortii la adeegsado "Talooyin" iyo afcelinta ku haboon.
  5. Sida caadiga ah, Gabadha ma aha waxa lacagta doonaya, waa qoyskeeda. Qoysaska Soomalida waxaa jira kuwo cirka laga soo gamay oo weliba cunsuri ah oo markii gabadhooda gacan la waydiisto la soo booda "Aaway sooryadii?", hadii xitaa ay gabadha aanay wax sooryo ah ka rabin wiilka soo doontay. Waxay ugu hanjabaan ineysan gabadhooda bixineyn hadiii uusan keenin lacag aan caqli gal ahayn. Inta badan sheekadan waxay ku dhamaataa ""Masaafo (gabadha oo reerkeeda isaga cararto si ay u nikaaxsato wiilka ay jeclayd)"". Marka eedeynta waxaa iska leh Qoyska.
  6. guleed_ali;982630 wrote: Wake up people! Wake up! So you took this serious miyaa? guleed_ali;982628 wrote: Here's an article I just saw coincidentally, food for thought! http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=3315:daawogabdhaha-somalida-oo-hal-doolar-ka-yar-nimanka-ajnabiga-ku-guursadahalka-ragga-soomalida-ay-ku-mehersadaan-25000-doolar&catid=3:maqaallo&Itemid=6 Nonsense! The author of the article is twisting what rageh said by blaming all Somali women who live abroad and using this as an excuse.
  7. this is great JB. Muruq ha iska gelinin carabka = Don't self-insert a muscle into tongue.
  8. Haatu;982685 wrote: Ina adeerow, eraygan ma kula habboon yahay sida aad u adeegsatay? Waaba ka dartaye :D Inaar, i apologize to Golaha Ilaalinta Afka Hooyo (GIAH) for overusing that word in two posts (i think), before they spit on me :D . Are you sure you're not talking about the Hamuug/sawir itself? if so, then you're Maskax wasaqle (dirty minded) .
  9. *Ibtisam;982420 wrote: Abaas if you can't beat us- join us. A place without women is truly abaar. And if God wanted us to be separated- he would've built a great big Chinese wall between female and males. So I refuse to toe any human segregation. I told them the same thing in Ceerigaabo- all their hotels and restaurants dont have a women's section but they have the cheek to tell me, women can't sit in the maqaaxi- I told them if my money is good, it will buy me food and I shall sit there in peace and eat. Good thing about Somalis is- waxaad ku khasabtiid, they will eventually accept- sometimes It just takes a bit long. My point is if I gatecrash real maqaaxi in the middle of nor where with the nomads- I certainly aint going to be kicked out of an online maqaaxi unless I want to leave +1 I do agree and certainly believe that a place without women is truly abaar. Lol @gatecrash , HAHA, Wacdaro baad ku dhigtay You've really studied Somalis behavior well, specially sida ragga loola dhaqmo, waan kugu raacsanahay in qasab iyo xoog lagu marsiiyo, and is effective and the only way i think when you're dealing with such situations, just takes a while. :cool: Maqaalkan wax baa ka jira kolleey
  10. Xayawaanada xitaa ma mudna in sidaa lagula kaco ama loola dhaqmo, dadka iyo xayawaanada xuquuq ahaan waa isugu keeymid. Mida kale, dadka sacuudiga ama wadamada carabta ah ku nool waxey la kulmaan cunsurinimo, xagjir, i.w.m. Siiba gaar ahaan waxaa u badan dumarka markii ay jaariyad/booyaas u shaqa doonaan waxey la kulmaan dhibaatadan mid ka daran, hadii ay ahaan lahayd, dil, kufsi, i.w.m. Dowlada waxba ka maqabato sabata oo ah sharci darro beey ku joogaan dadkaas inta badan, waxayna ka cabsan in dib loo celiyo/la dhoofiyo.
  11. ^ Markasta oo aan arko asaga oo doodwadaag ku jira, waxaan soo xasuustaa maqaalkan hoo ku xusan from austin powers Gold member
  12. Horta Saalax waa ba ka shakiye ee, Xaaji Xunuf wiilkiisa miyaa? :eek:
  13. Hawdian;982521 wrote: qaabil maha dhiib ee waxa ah dhib qaalyalada . anig waxan ila tahy markaay somali is wada guursato baaa qabayaalada laga baxayaah.:cool: :D :D
  14. 2x Kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye? Ar kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye, kursiga? 2x Kii lakeenay maa koraa? Koo la doortay maa koraa? 2x Kee koraayo kursigan, kee koraa? Kulligeena maa koreeno kursigan? 2x Ku mareeykan keenay maa koraa? Koo amxaara (Itoobiya) keentay maa koraa? Kii qabiilka doortay maa koraa? Koo aan ku tashanay yaa koraa? Kii koraayo kursigan ee yaa koraa? Kee koraayo kursigan ee kee koraa? 1x Kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye? Ar kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye, kursiga? 2x Koo lakeenay maa koraa? Kii la doortay maa koraa? 2x Kee koraayo kursigan ee kee koraa? Kulligeena maa koreeno kursigan? 2x Ku khamiismka qaatay maa koraa? Koo kadeeday oo karbaashay maa koraa? Kii kugooyay oo kaa waalshay maa koraa? Kursigana u kurbooday yaa koraa? Koo aan ku tashanay yaa koraa? Yaa koraayo kursigan ee yaa koraa? Kursigan oo la keenay yaa koraa?
  15. 2x Kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye? Ar kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye, kursiga? 2x Kii lakeenay maa koraa? Koo la doortay maa koraa? 2x Kee koraayo kursigan, kee koraa? Kulligeena maa koreeno kursigan? 2x Ku mareeykan keenay maa koraa? Koo amxaara (Itoobiya) keentay maa koraa? Kii qabiilka doortay maa koraa? Koo aan ku tashanay yaa koraa? Kii koraayo kursigan ee yaa koraa? Kee koraayo kursigan ee kee koraa? 1x Kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye? Ar kan miyaa ee kaas miyaa,kan miyaa ee kaas miyaa, kee waaye, kursiga? 2x Koo lakeenay maa koraa? Kii la doortay maa koraa? 2x Kee koraayo kursigan ee kee koraa? Kulligeena maa koreeno kursigan? 2x Ku khamiismka qaatay maa koraa? Koo kadeeday oo karbaashay maa koraa? Kii kugooyay oo kaa waalshay maa koraa? Kursigana u kurbooday yaa koraa? Koo aan ku tashanay yaa koraa? Yaa koraayo kursigan ee yaa koraa? Kursigan oo la keenay yaa koraa?
  16. ^ Uuuf, hees lagama weynaado, leave habo alone :mad: :mad:
  17. DEGMO - King Khalid :cool: 0.36 bey bilaaban " frameborder="0" allowfullscreen>
  18. King khalid - HADIMO :cool:
  19. I see this thread is officially colonized. Meesha iskaga carar baan ku iri Sheikh Hawdianoow
  20. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;982359 wrote: Afsoomaali ' golddigger ' ku dhehba? Dahabfaagto? :D , Weey igu cusub tahay. Dahabraadiso ama Dahabdoonto baa ila haboon, In this context it's female sugar daddy treasure hunters, Waan maqli jiray, magac gaar ah baana Soomaaliga loogu yeeri jiray, ma xasuusto :confused: .
  21. lol @ Gold Diggers, first she was acting like a grown up and at the end she changed the game to tuugsi iyo sirsir. "|Mac sonkor iyo caleenshaah muufo qaleel ku daardaarso."" I like watching his videos,hilarious Pranks
  22. Thought you were running version 4.2 (Did you downgrade?), i've heard there're post related, e.t.c bugs in v 4.1 that's being fixed in the new version Btw.. this >>List is messed up!
  23. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;981910 wrote: Biloow ma'ahee ee waa boorsamiinto. :D:D