Maqane
-
Content Count
736 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by Maqane
-
-
Mahadsanid Naxar for sharing. Nice to know this inspiring woman.
-
Dad waxaa jira daacad iska ah oo aanan lasocon ama aanan ogeeyn "Internet Spam"/scamming"
@ 2.25 Miskiintan sidee ugaleen baa kadaran, laakiin "luuq luuq maroow laasinkiis laamigaas yimaadaa:p"
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;937584 wrote:At 1:12:Lugahaa dhuubtaBaridaa yaraataNaasahaa weynaadaSymptoms of Shiishada
-
Brute force attacks on WordPress continue as CloudFlare fends off 60m requests in 1 hour
-
-
SomaliPhilosopher;936808 wrote:Ama geel ka reeb ah oo nirgaha, laga ka xaynaayo** so how would this particular sentence translate?Geel ka reeb ah = is separated from [i.e female] camel
Oo Nirgaha laga kaxeeynayo = that means baby camels are kept away [i.e from getting close to their mother].
-
LOL @ Rhinoceros
-
SomaliPhilosopher;936778 wrote:nirgahawa maxa?Nirig waa jamaca Nirgaha, waxaana umaleeyn in la dhaho Canuga/ubadka Geelka midka lab (male) ka ah
Halkan kasoo dajiso Qaamuuskan... it's really helpful.
https://docs.google.com/file/d/0B4d8iBNy_TMVTG5XX3pYSHRrQXM/edit?usp=sharing
-
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;934126 wrote:Reero gabay ma'ihi, I don't fancy it. Laakiin this is one of the most well-known lines by Sayidka:Sagaal nin oo walaala ah sideenaOo sideedu isku bahtahay sidiinaMidkuna bah gooni yahay sidaydaOo sideedu wax siri sidiinaMidkuna sirta ku garan sidaydaHaddaynu isa siri sideedabaMa iska kala tagnaa sideenabaAs it is nine brothers, like uswhere eight of you are full brothersAnd I am the only half brother amongstAlas, all of you plot againstBut the lone half-brother discovers itI see no reason of being togetherBut to splitCheck more on. Ingiriis translation. -
@SomaliPhilosopher Nice Thread sxb
-
-
Showqi;932028 wrote:War waxaan hees ma'aha ee gabadhu waxay rabtaa in Saar, Mingis iyo jinniyo laga tummo:DDad aan ogahay mexeey balaayo aanan jirin isku soo dajiyeen!
-
Haatu;930990 wrote:Since no one knows, it isdheelitirin.Next word:inherited characteristic, factor (as in mathematics)Dabeecad la is ka dhaxlo :confused:
-
Maaddeey;931670 wrote:BBC aa sheegtay nooh!.couldn't stop laughing...
-
teh are far from small people, laakiin waa ciyaal ladaystay oo ralationship-kooda xagga dumarka khatar galin kara mustaqbalka hadii eey "acting career"-ka ka tagaan iyagoo wali caruur ah.
Shaati gaduuka waa actor dangerous ah :cool:
-
Safferz;931204 wrote:Haha! I just looked it up in a dictionary too (not sure why I didn't do that BEFORE asking here lol), but the first definition says dooyo means attack force or war party. The second definition is caws. But yes, if you can find the lyrics for the song, or at least the bridge/chorus, that would be great. They remastered the audio but her voice is still fuzzy, so it's difficult to make out the words.SomaliPhilosopher;931209 wrote:Abbaas please do post the lyricsHere is the lyrics of "Dur Dur Band - Dooyo"
****** Lyrics-ka waxaan u qoray sidii aan u fahmay (someone else can fix it), Waxeey daldaleeysa Fanaanadan waxba kama fahmin, laakiin waxaan u maleeyn ineey kusaabsantahay wax layiraahdo Saar ama Fantasy that makes no sense *******
---- ------
2x
Dudumada dagaayee, dadoow dudumada dagaayee
Waa idiin digaaye, anigu waa idiin dagaayee
2x
Durbaanda lee tumaayee, dabkaa leey soo shidaa
Madiidaayi waa durbeeyaa ee, anigu daawadeeyda waaye
2x
Dooyoow aa i duuree, aw daara iigu soo digaaye
Chorus: Dooyoow aa ku duuree, aw daara kugu soo digaaye
Dooyoow aa i duuree, duraa ii soo dabaal tagaysee
Chorus: Dooyoow aa ku duuree, duraa kuu soo dabaal tagaysee
2x
Haleey soo daryeeloo, dadoow haleey soo daryeeloo
Dooni baan ku imidoo, anigu dooni baan ku imidoo
2x
Digaag baan doonayaa ee dahabna waan doonayaa
Dabayl ruux aan rabaa nahayee, Ku duulduuliyaa ogoow
4x
Dooyoow aa i duuree aw daara iigu soo dagaaye
Chorus: Dooyoow aa ku duuree aw daara kugu soo dagaaye
Dooyoow aa i duuree duraa ii soo dabaal tagaysee
Chorus: Dooyoow aa ku duuree duraa kuu soo dabaal tagaysee
-
-
Safferz;931199 wrote:Fixed that for youI said my parents weren't familiar with the term, and they speak Somali just fine. So it's clearly not a word all Somalis use.haha, i was just kidding laakiin naayaa kugu ma haboona sida Soomaalida wada aamin santahay :confused:
Aniga heestan waxba kama fahmin, erayga "dooyo" Qaamuus baan ka raadiyay. LOL
Btw, i'll try to post the lyrics of '"Dur Dur Band - Dooyo" here for you hadii aad rabtid inaad sifiican u fahantid.
-
Safferz;931194 wrote:Does anyone know what 'dooyo' means anyway?Reer Xamar word?I even called my parents to ask and they have no idea lolDooyo waxaa layiraahdaa Col ilaala ah; duul ama dad waxaa kale oo la yiraahdaa "Caws" waaweyn oo dooxooyinka ka baxa oo ay xooluhu daaqaan.
PS: you shoudn't be asking your parents waryaa, waa inaad soomaliga sifiican ubaratid :mad:
-
oba hiloowlow;931173 wrote:its one of them haatu!Sandunes of Merkaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
-
-
It's fruits are sooo Macaan
-
Showqi;930073 wrote:Hahaha Abaas waa qolooyinkii luqada iska sameysan jirayLOL, sxb i'm just an innocent student who lost his Qaamuus and trying to start from the scratch
Is it right to celebrate some one's death?.
in General
Posted
Depends on, dadka dabaaldagaye!
Dadka qaarkood waxeey Abu Musab ( http://en.wikipedia.org/wiki/Abu_Musab_al-Zarqawi) u arkeen inuu ahaa Cadawgooda, dadkale waxuu ahaa geesigooda.
Sidaas awgeed jawaabtu waa "Haa" vs "Maya"