Maqane

Nomads
  • Content Count

    736
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Maqane


  1. Thanks @nuune waa very helpful list :)

     

    Qeeybta koowaad ''Magacyada Jirrooyinka'' waan daalay si aan u raadinayey, even waxaan isticmaalay Seach engine ka :P

    Could you post a link to Part 1 ''Magacyada Jirrooyinka''?

     

    Btw: Cagaariye (Cagaarshoowga) - jaundice mala soo sheegey?

     

    Hada ka hor buu igu dhacay, dad waalan baa Musmaar 10-dieci (diyeeshe) igala daalay! :(


  2.  

    English - Soomaali

     

    We love you ramadan

    Waan ku jecelnahay ramadaan

    We miss you Ramadan

    Waan kuu xiisnay ramadaan

    We love you Ramadan

    Waan ku jecelnahay ramadaan

    We miss you Ramadaan

    Waan kuu xiisnay ramadaan

     

    Ramadan is the month of mercy

    Ramdaanka waa bil naxariis

    Ramadan is the month of fasting

    Ramdaanka waa bisha soonka (lasoomo)

    Ramadan is the month of giving

    Ramdaanka waa bisha wax la baxsado (la sadaqeeysto, ilaaheey dartiis/awgiis)

    And helping those in need

    (waana bisha) lacaawiyo kuwa u baahan caawimaadka (masaakiinta)

    Ramadan is the month of the Quran

    Ramadaanka waa bisha Qur'aanka

    The month in which it first came down

    Waa bisha uu (Quraan'ka) soo dagay

    To prophet MUHAMMAD in year 610

    Kuna soo dagay Nabi Muxammad (s.c.w) sanadii 610 ka

    A GUIDE for all Mankind RAmdaaaaaaaaan

    (qur'aankana) Wuxuu hanuun u yahay dadka oo dhan. Ramdaan

    For fasting

    Waa (bil) la Soomo

    For giving RAmdaaaaaaaaan

    Waa (bil) wax la sadaqeeysto

    For praying

    Waa (bil) latukadaa (salaada tarawiixda, i.w.l)

    Be patient

    Dulqaad lahoow (inta lagu guda jiro bishan)

    RAmdaaaaaaaaan

    Forgiving

    Waa (bil) la iscafiyo

    And feeding

    Waana (bil) la quudiyo (miskiinka iyo waxii lamid ah)

    RAmdaaaaaaaaan

    WE LOVE YOU.. O RAMDAN

    Waanu ku jecelnahay... Ramdaan oow

     

    Ramadan is the month of patience

    Ramdaanka waa bisha dulqaadka (loo dulqaato waxii ku dhiba, xanaaq ama carro owgeed)

    Ramadan is the month of sacrifice

    Ramadaan waa bisha wax lagoowraco

    Ramadan is the month of praying

    Ramdaan waa bil la tukado

    In the mosque for Taraweeh

    (laguna tukado) Masjidka Salaada taraawiixda

    Ramadan is such a fruitful month

    Ramadaan waa bil mira kabuuxa (dhadhan leh)

    For gaining lots of Hasanat

    (waa bil) Ajir (xasanaat lasiyaadsado) leh

    The Devils are chained and Jahannam is locked For all of Ramadan

    (bisha ramadanka waa bil) Laxiro shayaadiinta, (naarta) jahanama'na albaabadaa loo laabaa (bisha) Ramdaanka oo dhan

    We don't eat food -NO!

    (bisha ramadaan) Cunta macunno

    We don't lose our Temper -NO!

    Mana daalno (bisha ramdaan) - Maya

    We don't drink anything -NO!

    Waxna macabno (biyo, i.w.l)- Maya

    We don't sleep all day -NO!

    Maalintii oo dhan na ma hurudno (majiifanno) - Maya

    We read Quran -Yes! √

    Quraan'ka baan aqrinaa - HAA

    We pray alot -YES! √

    Salaad badan baan tukannaa- HAA

    We help the Poor -YES! √

    Waxaannu caawinnaa (kaalmeeynaa) Miskiinka (faqriga)

    Increase our Faith -YES! √ Ramadaan

    Iimaan keena kor baan uqaadnaa (siyaadinaa)

    Ramadan Ramadan Ramadaan

     

    Ramadan Ramadan Ramadaan

    Ramadan Ramadan Ramadaan

    Ramadan Ramadan Ramadaan

    Ramadan Ramadan Ramadaan

    Ramadan Ramadan Ramadaan Ramadan Ramadan Ramadaan

    Ramadan Ramadan Ramadaan

    We love you ramadan

    Waan ku jecelnahay ramadaan

    We miss you Ramadan

    Waan kuu xiisnay ramdaan

    We love you ramadan

    Waan ku jecelnahay ramadaan

    We miss you Ramadan

    Waan kuu xiisnay ramdaan

     

    Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan

    Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadaaaan


  3. Waxaan aad iyo u jeclahay had iyo jeer in aan lecture yada Eglish-ka ah aan u turjumo Soomaaliga (voice over). laakiin waqti awgeed iyo tageero la'aan xagga luqadda Soomaaliga ah :(

     

    Btw, A very great and informative lecture indeed :). May Allah reward the Sheikh. Ameen


  4. You're welcome walaal. Course material-ka diyaarka ah oo aad dooneeydid oo diyaarka ah, malaga heli kara miyaa Kenya?

    Website yada gado ganacsi kumalah miyaa kenya, mase ma garaneeydid?

     

    Course material-ka waan kula raadin lahaa, laakiin ''Details'' faahfaahsan kama hayo Walaal :P


  5. Coofle;837685 wrote:
    Sheekhaw, It was only for humor,Jill out we are all here to have a good time, We all know what the verse means...Remember we are all muslims here, I recall the famous saying of a man near Diridhaba when asked "Soomaalidu waa intee" he replied "
    aado soomaalidu waa intii muslim ah"
    .....

     

    "Aayadaha Eebe Cazza wa Jalla Waxa ka mid ah, Abuurista Cirka iyo dhulka iyo kala duwanaanshaha midabyadiina iyo luqadihiin, taasina waxa ugu sugaan aayaat dadkii wax garanaya"

    Asslaamu caleeykum,

     

    Waan kufahmay walaal :P, laakiin waxaan u maleeyey in eey dhab kaa tahay. Sabata oo ah dad baa run u maleeya in luqada English-ka eey gaaladu leedahay. Sabata oo ah Qur'aanka micnihiisa uma fasira luqada carabigana Aqris ahaan beey ubarteen oo kaliya.

    Mida kale, hadda ka hor baan maqlay in ''Alshabaata'' eey mamnuuceen luqada English-ka in lagu barto School lada, inta eey xukunka heeysteen. taasina Islamic nimo ma ahan! Marka walaal waa inaanu si wadajir ah uga hortagnaa ''Blind following" oo aan ''critic'' people ahaanaa when it comes to our Deen to avoid evil & Jaahilnimo (sida tan ku habsatay most of Ummah nations).

     

     

    Barakallahu fiik for your kind reaction walaal,

     

    Cabbaas ;)


  6. Coofle;834512 wrote:
    "
    Luqatul kufaar laa tadkhulu qalba mu'min"

    Assalaamu calaykum walaal

     

    Ma ii sheegi kartaa waxaad u lajeedo Luqadda gaalada?

    Assalkoodu halkee beey ka imaadeen luqadaha kaladuwan ee caalamka looga hadlo (iyadoo la eegayo xagga islaamiga ah, oo aanan la eegeeyn xagga Evolution-ka ah?

     

    Ma ii fasiri kartaa aayadan hoos ku qoran?

    وَمِنْ آيَاتِهِ خَلْقُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ وَاخْتِلَافُ أَلْسِنَتِكُمْ وَأَلْوَانِكُمْ ۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَاتٍ لِّلْعَالِمِينَ

    {30:22}


  7. Nur;92796 wrote:

     

    Spreading of clan hatred is not allowed to be posted on this site, All Somalis are of a single wider family and their collective survival and happiness greatly depends on attaining peace through justice provided Only by their common faith, ISLAM. Because hate will never create security for any clan, and insecurity will never lead to prosperity for the whole of Somali People. Only Islam guarantees Universal Peace, which is the rock solid belief of Moderators of this page.

     

    May Allah Bless and guide us all to a path that is straight, amen.

     

     

    Nur

     

    Moderator

     

    2007 SOL eNuri Unconventional Dawa Service

    We Illuminate Minds, To Eliminate Ignorance.

    كن كالنخيل عن الأحقاد مرتفعاً .... بالطُوب يرمى فيلقي أطيب الثمر

    Clan is what led Most of Somalis astray from the path of this beautiful religion (Islam) and caused them to fight eachother since i was born.

    I now grown up by the mercy of Allah and i understood that Islam is far away from what they (the so called Muslim Wadaad Qaba-ilists among Somalis) ascribe ( i.e saying that ''Surah 49 verse 13 allows Qaba ilism) . Wallahi this is what i've always heard when i was in Mogadishu, from those who call themselfs "Educated"

     

    I say "Auzu billahi mina shaytani rajiim'' and may Allah guide all the Qaba-ilists to the right path and set their affairs right. Ameen

     

    Ameen to your du'a brother Nur

     

    Wa alaikom salam warahmatollahi wabarakatoh :-)


  8. Nur;87149 wrote:

     

    I take my turban off to salute you from my pulpit here at the Somaliaonline Forums, wishing you further success, inshAllah my advice shall follow of how to handle the peace, as its more elussive than handling war.

     

    May Allah bless the uprising for peace

     

    May Allah protect the weak and defenseless civilians against power hungry warlords and their supporters.

     

     

    Nur

     

     

    Note: Latest Chatham House Report:

     

     

    Assalamo alaikom warahmatollahi wabarakatoh brother Nur

     

    Ameen to your du'as, May Allah fulfil your beautiful wishes - Ameen. And i wish you all the Khair in your life and hereafter. insha'Allah.


  9. Che -Guevara;819334 wrote:
    Oh God no

    76:1 Has there not been over man a period of time, when he was nothing to be mentioned?

     

    76:2 Verily, We have created man from Nutfah drops of mixed semen (discharge of man and woman), in order to try him, so We made him hearer, seer.

     

    76:3 Verily, We showed him the way, whether he be grateful or ungrateful.

     

    76:4 Verily, We have prepared for the disbelievers iron chains, iron collars, and a blazing Fire.

    http://quran.com/76