Peacedoon

Nomads
  • Content Count

    178
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Peacedoon

  1. Muqdisho magaalo madaxdeena!
  2. Somalina;812331 wrote: Nabaddiid spotted!! Call the police.
  3. The guy is dead. Focus on the future and how to evict irhaabis from our country.
  4. First they run away from Maxaas. After ethiopians left the town, shabaab came back. lol You call that '' La wareegay''?
  5. The Terrorists are on the run. God curse on them. Well done the brotherly Amisom, brothers in religion(muslim burundis,djiboutians) and brothers in mankind(christian burundis, christian ugandans).
  6. Big up for Cadaado!!! Much respect for our brethren from Cadaado City.
  7. No talking to alqeada. Finish them off while they are wounded.
  8. Che -Guevara;811733 wrote: ^There's no winning with your likes, if they fight in urban areas, you accuse them of using civilians as human shields, If they retreat from cities to spare the population, they are cowards. So which one is it. They kicked Woyanes out once and they can do it again. Nassir.....AS is Somali entity and I will choose Somali entity over Woyanes any day. Yet against somali soldiers alqeada are ready to fight till death. Or how about in Mogadishu before being crushed? Allaa dadkaan marmarsiyo badnaa. Alqeada nabaddiid fear ethiopia more than a pious man fears God. How come there hasnt been any suicideattack in Adis ababa? Fear fear! The resistance groups during 2006 till end of 2008 were mostly maxaakiimta and the Mogadishu society. If alqeada alone defeated ethiopia they would defeat now amisom, get back gedo, beledweyne and baidoa.
  9. Che -Guevara;811716 wrote: Amazing how much dulinimo Somalis indulge in these days. Fighting invaders is God given right. Yeah they fought amxaar by running away from Ceelbuur, Baidoa and Beledweyne! Running away is part of their great jihad rofll
  10. Nothing surprising. Alqeada, ethiopia and militias are all committing crimes. Alqeada killed two students and woman last night in Xamar. The students were killed because of: why did you think for yourself, we want uneducated jaahilin. The woman was killed for: why didnt you prefer burqa above somali clothes?
  11. Shit! I have the same problem. My beard never gets full. I tried everything like rubbing my beard with lemon, olive oil and canjeelo.
  12. Brothers abwaan and carafaat, Let us leave this thread in peace. The garowe society are mourning their lost hero.
  13. Funny how somali alqeada commanders run away from amisom and ethiopia then they talk about jihad. If the enemy of somali alqeada were somali soldiers on tanks, they would fight them till death. Imaging if the first muslim generation behaved like the clownish alqeada(former shabab), this would be the result: Iran would be still an persian empire, most of Levant under controle of Byzantines. All that because they run away and called it "xeelad dagaal". Infact the persians and romans would come to Arabia to rout out the muslims. Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo shalay gelinkii dambe warbaahinta u aqriyay bayaan ka soo baxay Hogaanka Al- Shabaab, kadib kulan ay yeeshaan ayaa waxaa looga hadlay marxalada cusub ee uu dalka galay. Cali Dheere ayaa sheegay in dagaal caalami ah lagu soo qaado dhulka Soomaaliyed, kaasoo uu tilmaamay in ay ku bahoobeen Gaalada caalamka sida uu hadalka u dhigay. "Sida laga war qabo dadka muslimiinta dhulkeena muslimka soomaaliyed Xamlo caalmami ah oo weerar saliibi ah, ay ku bahoobeen gaashaanbuurta saliibiyiinta ayaa lagu soo qaaday"ayuu yiri Cali Dheere. Cali Dheere ayaa sheegay in duulaankaas ay hogaaminayaan Mareykanka, Yuhuuda iyo Ciidamada dalalka deriska ah sida uu yiri. "Xamlaadka Salibiiyiinta ee ka dhanka ah Muslimiinta waa kuwo ay ku mideysan yihiin gaalada oo dhan, maanta waxaa muuqaneysa mujaahidiinta inay isu soo baheysteen gaalada caalamka ku nool Yuhuud, Nasaaro iyo Murtadiin"ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Cali Dheere ayaa sheegay in loo midoobo marxalada dalka uu galay iyo duulaanka lagu soo qaaday, isagoo tilmaamay in aanay ka tanaasuli doonin hadafkooda. "Hogaanka guud waxaa uu cadeynayaa arrimaha soo socda muslimiinta xilligan waxaa waajibaadka saaran ka mid ahh shareecada islaamka inay difaacayaan, sharafka, jiritaanka Umada Muslimiinta, in si adag looga hortago, halis walba oo ku soo wajahan"ayuu yiri Cali Dheere oo aqrinayay bayaanka ka soo baxay Hogaanka guud ee Al-Shabaab. Bayaankan ayaa u muuqda mid Xarakada Al- Shabaab ku muujinayaan culeyska dhinacyada badan ee ka soo fuulay deegaanada ay maamulayeen, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay isaga baxeen magaalooyin dhowr ah iyo deegaano ay ku sugnaayeen. Maalintii shalay ayay aheyd markii ay gacantooda ka baxday degmada Ceelbuur oo ka mid aheyd deegaanada ugu muhiimsanaa ee ay ka talinayeen muddo afar sano ku Shaydan dheere, niqabi sister abu godane and abu mansur are all joke.
  14. Xaaji Xunjuf;809908 wrote: ^^ Waxad ilawday xabashida la socday sideed u ilaawi karta ninka meesha hormoodka ka aha. My thread is more realistic. Ethiopia captured Maxaas & Ceelbuur lol
  15. DEG DEG: Xoogaga Ahlusuna oo gudaha u galay Ceelbuur iyo rasaas ka socota Ciidamada Ahlusuna iyo kuwa Itoobiya oo iskaashanaya ayaa galabta la wareegay degmada Ceelbuur oo aheyd halka xudunta u aheyd Shabaab, waxaana magaalada saddex sano kadib ay gashay is bedel ballaaran oo beryahan ay la foolaneysay. Wararka aanu iminka ka heleyno ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Ahlusuna ay galeen degmada, iyadoo Ciidamada Itoobiya ay banaanka magaalada ku sugan yihiin, iyagoo wata taangiyo iyo qoryaha dagaalka. Xaalada degmada ayaa ah mid aan wali fadhin, dadkiina waa ay ka barakaceen saaka aroortii, ha yeeshee waxaa ku sugan dad aan badneyd. Koofurta degmada ayaa rasaas culus laga maqlayaa, lama oga inuu Iska hor imaad yahay iyo in kale, hase ahaatee degmada ayaa ah mid xaalad kacsanaan ah ay ka jirto. Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ahlusuna ayaa saaka la soo wareegay deegaanada Ceel-qoxle iyo Ceel la helay oo dagaal kooban uu ka dhacay. Saraakiil ka tirsan Ahlusuna ayaa sheegay inay gudaha u galeen degmada Ceelbuur oo ay si buuxda ula wareegeen, waxaa ay sheegeen in ku sii wajahan yihiin deegaanada kale ee Galgaduud, sida Galcad, Ceeldheere iyo Masaga-waay. Labo maalin ka hor ayay aheyd markii Kumanaan ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo soo galay Galgaduud ay labo wado ugu soo kala dhaqaaqeen degmada Ceelbuur iyo Maxaas oo ka tirsan Hiiraan. Al-Shabaab ayaa mar sii horeysay degmada isaga baxday, iyadoo ka war heysay dhaq dhaqaaqyada ku soo wajahnaa.
  16. Hateful news. I dont know who to hate more: Ethiopians our archenemy or nabaddiidka alshabaab.