Gaashaan

Nomads
  • Content Count

    43
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gaashaan

  1. DR Hussein Khaliif Haaji Jama is the man, waxa kale bada ku dara waaba laisbaran,,,,,::
  2. Very good news, shabeel north waa buuxaa but we don't know wax ka buuxa,,,,rabow khayr ka dhig
  3. Videos By Somali Channel SOMALI CHANNEL, Somali Channel SOMALI CHANNEL, Somali TV Minnesota, bakri5, Somali Channel SOMALI CHANNEL| 5 videos
  4. Musharaxu wuxuu hada ku suganyahay rugtiisa Saudi arabia,,,,,,,,More info comming soon
  5. Hussein waxa uu ka mid yahahay Musharixiinta ugu cad cad oo safka hore kaga jira ololaha doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya,,,, Wuxuu socdaal ku maray Ameerika, Canada, Africa iyo Saudi Arabia oo ah halka uu daganyahay Take a look Enjoy watching http://hiiraan.com/news4/2012/jun/24572/xaflada_musharaxa_hussein_khalif_h_jama_mpls_mn.aspx http://www.hctv.tv/?p=1995 http://puntlandi.com/?p=36872 http://puntlandi.com/?p=36616 http://puntlandvoice.com/musharaxa-madaxweynaha-soomaaliya-xuseen-khaliif-xaaji-jaamac-oo-boqlaal-dadweyne-ah-kula-hadlay-koonfurta-gaalkacyo-iyo-garoowe/ http://hobyoradio.com/6,27,20122.html http://wardheernews.com/News_2012/June/24_hussein_khaliif.html http://sonna.net/content/musharax-xuseen-khaliif-xaaji-jaamac-oo-maanta-si-weyn-loogu-soo-dhweeyey-gaalkacyosawiro http://sonna.net/content/musharaxa-madaxweynaha-soomaaliya-xuseen-khaliif-xaaji-jaamac-oo-la-kulmay-madaxda-galmudug
  6. this means we need a new leaders for this comming election,,,,,so let is not worry who did what??? or who did not I guess we do'nt have time for that let is focus this comming election. Waa soo dhawaynayaa in labada shariif na dhaafaan,,,,Abdiwali iyo Farmaajana ha raaceen who cares,,,,let is move on and focus the future. War ileen yaab la arag..............
  7. Mr fiqiyare thanks for the pic, good work, Puntland is going forward,,,
  8. If you want to check more pic please check Garoowe online,,,,,I can't upload pic through my work place
  9. Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xirey ciidamo 12 Jul 12, 2012 - 7:49:05 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 12 July,2012 tababar u soo xirey ciidan ka tirsan daraawiishta Puntland xerada 54-aad ee ku taal duleedka Magaalada Garowe. Madaxweyne kuxigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ,Taliyaha ciidamada Daraawiishta Gen.Siciid Maxamed Xirsi ,wasiirka Arrimaha gudaha Gen.Cabdilaahi Axmed Jaamac Ilkajir ,wasiirka Amniga Gen.Khaliif Ciise Mudan ,qunsulka Ethiopia u fadhiya Puntland Mr.Asmalash Walde-Meerat ,saraakiisha ciidamada Puntland ,macalimiinta bixineysey tababarka iyo dadweyne ayaa ka soo qaybgalay xaflada loogu soo xirayey ciidamada dhamaystey tababarkooda. Ugu horeyn duleedka xerada ciidamada ayaa dhoolatus ku sameyeen unugyo ka tirsan ciidamada tababarka loo soo xirayey oo soo bandhigey qaabka hawlgalka loo galo,dab rid iyo weliba dhismaha jirka oo biro dhaadheer si xirfadeysn uga boodeen. Kadib intaasi ayaa gudaha loogu soo laabtey wafdiga madaxweynaha oo salaan sharaf ka qaatey guutadii ciidamada loo soo xirey tababarka iyagoona weli gaado ka ciyaar ku marey manasa sharaf loo taagey madaxweynaha Puntland. Khudbad dardaaran iyo dhiiirigelin isugu jirtey ayuuu ciidamada u jeediyey Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole oo sheegey dalka cadow badan inuu leeyahay islamarkaasina shaqadoodu tahay sidii ay u difaaci lahaayeen midnimada guud ahaan Somaliyeed. Tuutaha ay xiranyihiin inay ku walaaloobaan oo qabyaalada meel la iska dhigo si loo hanto xasiloonida iyo nabada ayuu hadalkiisa u sii raaciyey madaxweynaha Puntland waxana goobta shahaadooyin uu ku siiyey qaar kamida askarta iyo weliba dhiiirgelin loogu talagaley inay xasuus u noqoto hawsha baaxada leh ay dalka iyo dadweynaha u hayaan. Hoolka xerada 54-aad ayaa loo gudbey halkaasi oo xaflad koobani ka dhaceysey waxana qayb ka qaatey kooxda fanaaniinta ee horseed oo hoos taga ciidamada Daraawiishta Puntland kuwaasi oo soo bandhigey suugaan ,madadaalo iyo weliba heeso lagu muujinayo sida ciidamadu ay kaalin mug leh uga qaatene nabada iyo xasiloonida Puntland. Gabayo iyo buraanbur aya abwaano dhankooda ku guubaabiyeen ciidamada waxana si weyn ugu riyaaqey madaxdii ka soo qaybgashey. Guud ahaan jawi yididiilo iyo rajo wanaangsan ka muujinaya dhismaha ciidamo difaaca Puntland ayaa ka muuqdey taliska guud ee daraawiishta Puntland ,waxana madaxweynuhu kormeerey goobo ku yaal xeradaasi o ay ka socotey hawlo isugu jirey dhisme iyo dayactir. Attached files
  10. hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh:,,, very funny
  11. Timur;793087 wrote: This is gonna be a great week. here are some updated about the oil in Puntland ,,,,,,,,,,,,,,,,, http://www.redemperorresources.com/IRM/Company/ShowPage.aspx/PDFs/1231-90611151/OperationsUpdate check it out,,,,,and other update coming soon. ASX Limited Level 8 Exchange Plaza 2 The Esplanade PERTH WA 6000 By E‐Lodgement Puntland Update Red Emperor Resources NL (ASX | AIM : RMP) along with its Joint Venture partner Range Resources Limited (ASX: RRS | AIM: RRL) and operator, Horn Petroleum (TSXV: HRN) is pleased to provide the following update with respect to its Puntland operations. The Shabeel‐1 exploration well spudded on January 17, 2012 and is currently at a depth of 1,230 meters of a total planned maximum depth of 3,800 meters. Casing has been set in the well to a depth of 1,139 meters and drilling of the 12 ¼ inch section continues as planned. Drilling of the Shabeel‐1 well is expected to be completed during the first quarter of 2012 and testing equipment is currently being mobilised to the site. Assuming successful drilling results, it is anticipated that testing results will be available early in the second quarter of 2012. Upon completion of drilling the Shabeel‐1 well, the rig will move to the Shabeel North‐1 well, where 30 inch conductor pipe is in place and a 50‐meter pilot hole was drilled. Red Emperor has an option over participating in the second well. These two wells represent the first oil exploration wells to be drilled in the country in over 20 years and will satisfy the first exploration period drilling commitments as required under the Production Sharing Contracts for both the Dharoor and Nugaal Blocks. In order to provide for sufficient time to evaluate drilling results, the Puntland Government has granted an extension of the first exploration period expiry date to October 17, 2012. The Puntland Government and Dharoor Valley communities are fully supportive of the drilling project and have assured the operator that they will do all necessary to allow the project to move forward safely and expeditiously.
  12. :)Cali awalba waa laxamanayay and now he he sound like,,,,, but reer khaatumo will never be with SL
  13. Very good news indeed, in badan baa la sugayay war lagu farxo, Illaah baa mahadleh mar hadii aan baryo aadane ka korno. Waxaa iga dardaaran ah yaan lagu hadlin,,,,lol. Reer Soomaalilandna ma foga ee yaan la fogaynin ayaguba waa Soomaali dantaana meesha la gashay meelfogna ma jiraan wayna ogyihiin inaan Soomaaliya kala goin karin,,,,, Wabilaahi Towfiiq.
  14. The Zack;743223 wrote: You know it is hard to trust the fishermen so shariiifka couldn't spend the night there What Zack?? are they gona steal his mind or his shoes?
  15. Xaaji Xunjuf;742652 wrote: Well i can tell you that he has no Military background he studied Medical laboratory Science.This lad basically grew up in the west and came to the west as a teenager with his Family with 3 of his sisters and brother and Mother since their father died Long time ago. Subxaana laah, xaaji sidee kaa noqotay his father is alive and he lives in MN, I had a dinner a one night before his son becomes the minister of defense,,,,the father is a very good man with full of Somalinimo and a good hope of Somaliwayn.
  16. Saalax;735880 wrote: Most of them are registered under the Somaliland Immigration Office. It's all good. Most of them are registered what??? Xalka Soomaaliya waa soo dhawyahay Somalilandna meel fog ma jirto yaan la fogaan,,,,arimahaaan oo kalana hala joojiyo dadka ayay sii kala fogaynayaan,,,,,, Waa la doogine yaan la dacaroon!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
  17. war ma nabadbaa?? aan si quman u qiimayno the new capinet,,,yaan lagu dagdagin. what a new faces,,,, Oodweyne;735200 wrote: A_Khadar ,... :D He is very close family member; in fact his mother is my first blood cousin. And, I know him well in his "very difficult life" in California. Furthermore, his father is well known Somalilander call Mr. Carab Ciise (also, anyone who lived in Xamar, particularly in Casa-popolare will know Mr. Carab Ciise). And, in-terms of lineage wise, he is "XXXXX" (of the hargeisa's environment)... I hope that is a good enough of an information... Edit . Admin , So sorry for the slip in-terms of the clan names; but, let just say he is in same lineage as with Dr. Buubaa and Gen. Jama Mahamed Qhalib (i.e., Jama Yare).