Boondheere

Nomads
  • Content Count

    203
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Boondheere

  1. marka hore kuma oran shaaficiyah kama qaadato mad-habaha maalikiyada iyo xanafiyada. waayo imaam shaafici asxaab ayey ahaayeen founders of mad-habyadaas maaliyada iyo xafinyada. laakiin dhamaan ahlu sunnah waljamaaca scholars. qaasatan al ashcariya waxay isku raceen hanbali oo ah mine source of wahaabis inaysan shaaficiyada iska fogeeyaan, ama aysan xiriir sidaa u buuran uusan ka dhaxeeyn. imaam shaafici saaxiib lama aheeyn ahmed hanbali waayo waxaa u dhaxeeya da' ahaan ilaa 35 sanadood. waxaa weeynaa imaam shaafici AUN. about false axaadiith , waad la socotaa imaam bukhaari kaliya ayaa wuxuu aruuriyey axaadiith gaaraya 300 000 axaadiith. axaadiistaana more than 90% waa uu iska tuuray markuu aruurinayey saxiixul bukhaari wuxuuna ku soo koobay kaliya ilaa iyo qiyaastii 1500 axaadiith. marka axaadiith been ah oo dhawaan la sameeystay waa jiraa waana xaqiiq. aan qof iska indho tiri kartaa aysan jirin. sidaan ku iri soomaalida ilaa 1000 sano waxay aheeyd dad raaaca. madhabta shaaficiga. dhamaan culumada shaaficiyadana waa ay soo dahweeyaan maalikiyada iyo xanbaliga. laakiin waa ay iska fogeeyaan ama si taxadar leh ayey isaga ilaaliyaan madhabta sacuudiga looga dhaqmo ee hanbaliga.ama waxa loogu yeero salafiga. maadaaba aniga shaqsiyan aan ahay ardey ahlusunnah waljamaaca. xaqiiqdii wax waliba oo hanbali ah maaha caqiiqdada saxda ah ee shacabka somaliyeed iyo shucuub baddan degta caalamka islaamka. waa magaca allah 2 sano ayaan jaamacada al azhar dhiganayey culuumu siyaasa qeybteeda. waxya mashaaiqda azhar isku raaceen. madhabta wahaabiyada inay been abuureen axaadiis aad u fara baddan qaasatan tabarini iyagooo u nisbeeya ahmed hanbali. madhabta ay raacaan wahaabiyada. waa adagtahay inaan arintaa kaa dhaadhiciyo. waayo madhabtaada waaa hanbali(salafi) ama aan anaga u naqaan wahaabiya.
  2. Al-Miskiin;740587 wrote: Imam Ahmed and Tabarani. Did u know that Imam ahmed was the teacher of Imam Bukhari? You obviously dont know what the science of hadith is, say'n that the hadith I quoted is forgery, subhan Allah.) ugu horeeyntii if you mean imam axmed al hanbali, the hanbali mad-hab. remember we somalis and almost all african continent and many parties of middle east to indonisia we are fellowers of shaafici scholars. therefore most of shaafici scholars does not regocnize hadiiths from hanbali mad-hab school. if that hadiith were not written also bukhari or muslim or dauud. suddenly your saudi hanbali hadiith cannot bee found in bukhaari despide your claimes that ahmed hanbali was the theacher of bukhari. somalis in Somalia we have been many houred years fellowers of imaam shaafici. therefore in ahlu sunnah waljamaaca school a hadiith from non shaafici scholars or non in books of bukhari/daud/muslim if your hadiith can not be found there then that hadith is considered daciiif. of course after 1970s somalia yimid dad brainwashka sacuudiga jaaamacadoheeda ay ku soo sameeyeen. ee somaliya la yimid mad-habta aan aheeyn mad-habteenii shaaficiga ee ah mad-hab aan somaliya laga aqoon ee hanbaliga. mida kale TABARANI iyo bukhaari isku waqti maba aheeyn bukhaari ayaa horeeyey. suaaal kale waxay tahay haddii uu bukhaaari ahaa ardeyga ahmed hanbali bal maxaa sahiih bukhaari loogu arki waayey hadiithkaas??? waa suaal meesha ku jirto.
  3. marka hore waa inaan ogaanaa dimuqraadiyada lafteedu inay xuduud leedahay. wadamada islaamka dimuqraadiyadoodu xuduudka ay leedahay waa wixii diinta xarimtay qof fasixi kartaa ma jiro waa sida aan AMERIKA gobol ka mid ah uusan doorasho inay goostaan aysan u gali karin. mar labaad tusaalaheygii AMERICA, dimuqraadiyadiisa waxay ku salaaysan tahay DASTUURKA america. kaasoo qoraya inaan STATE ka mid ah 52 states of united states ee goosan karaa inuusan dhici karin no matter hadii ay dadka state-kaa deggan u codeeyaan inay goostaan.taas micnaheedu waa dimuqraadiyada amerika ka jirta xuduud ayey leedahay. qof badali kartaa dastuurka amerika ma jirto. doorasho waliba ama xubnaha kongresska ama madaxweynaha qof dastuurka amrika ee la qoray qarinihii 18aad badali kartaa ma jiro. tusaalahaas waxaan ka wadaa waa your basic laws inuu wadan waliba xur u yahay uu qoran karo. dimuqraadiyadana ma badali karto. marka ISLAMIC DEMOCRACY basic laws aad qoraneysid waa sidan soo socta tusaale ahaan:- . 1:- dhamaan sharciyada wadanka waa inay ku saleeysnaadaan ama aysan ka hor imaan diinta islaamka iyo dhaqanka umadda. 2.- wadanka republick of islaamiya ma qeybsamo qeyb ka mid ahna ma goosan karto.. waa kaa labadaa qodob waa tusaaale waxaad ka dhiganeysaa basic laws of your country. marka taa ayaa noqonaysa wax ka hor taga sheekhadan ah dhaqanka foosha xun ee ah laba nin inay is guursadaan. dimuqraadiyadana wadamada islaamka laga hirgalinayo waa sidan soo socota. 1:- FREEDOM TO CHOOSE YOUR LEADERS. 2.-freedom to have multi party system. 3= freedom of speech. 4.- freedom of meetings. dimuqraadiyada islaamiga waa taa ee la doonayo wadamada islaamka inay ku dhaqmaan sida MALEESIA ama turkey oo kale ama indonisia. wadamado islaamka dadkoodana horumariya. dimuqtaadiyadna ah. dimuqraadi ku dhisan diinta islaamka. taa ayaa laga hadlayaa, laakiin lagama hadlayo dhaqamo fool xun . sideedaba eryga dimuqraadiya micnaheedu waa( Democracy is a form of government in which all eligible people have an equal say in the decisions that affect their lives.
  4. waan ogaa dadka badanaa ku marmarsiyooda dimuqraadiyada inay xun tahay, inay u boodaan waxyaalaha saqajaanimada sida khaniisiinta is guursata. adiga caruur ma tihid waxaan ku iri qof waliba sharciyadiisa basic ah wax ka soo horjeeda ogolaan maayo, masalan waxaan kuu so qaatay mareykanka hadduu yiraahdo gobol ka mid ah waan goosaneynaa sababtoo ah majorty ayaa doonaya lagama ogolaanaayo. dimuqraadiyada islaamiga waa sidaas oo kale mid ku dhisan dhaqanka shacuubtaas iyo islaamkaba. masalan arintan ah khaniis is guursanadaya haba yaraatee shaqo kuma laha dimuqraadiyada. meel doorasho laga qaadey oo dadka la weydiiyana ma jirto xitaa wadamada western countres. america masalan dimuqraadi waxaya eeyd ilaa maalintii la dhisay qaringiii 17aad. xitaa amerika 1920 and 1930s qamriga mamnuuc ayuu ahaa laakiin democracy waa ay ka jirtay mareykanka. marka arintaa dadka ka soo horjeesta dimuqraadiyada ku marmarisyoodaan waa wax aan macquul aheeyn waayo dhaqanka islaamka wuxuu kuu ogol yahay kaliya ayaad soo qaadaneynaa wixii uu kaa reebanayna waa ka tageysaa. kalmada democracy micnaheedu waa RULE OF THE PEOPLE. dadka ina doortaaan dadka maamulaya waa basic democradiyada. arrintan ah waxa loogu yeero shareecada islaamka inshalah mar kalaa ka hadlayaa. waayo iminka shaqadeydaa ku jiraaa. wadanka barwaaqada ah ee somalida baddan soo dhaweeyey khayr allaha siyee scandanvianka ka tirsan. marka dimuqraadi islaami waa doorashada madaxdaada. freedom os speech. freedom of other people than islam to worship their religion freely, thats my democracy not cheap proboganda about gay qoomul luud marriage. thats not democracy
  5. marka hore doorashada aad dooraneysid ninka kuugu caqli baddan haba ahaadee MADOOW sida aad tiri, waa haddii aad aamisan tahay sidaa .waxaad markaa tahay qof aamisan dimuqraadiyada. xaqiiqdii erayga democracy micnahiisu waa Democracy is a form of government in which all eligible people have an equal say in the decisions that affect their lives. the rule of the people haddii aad sameeyso xukuumad dadka u siman oo markii la dooranayo madaxweynaha wadanka ama afka carabiga(khaliifka) wadanka hadii ay dadka uu maamulayo awood u leeyihiin inay wax ka yiraahdaan. markaa waa 100% democracy. democracy itself micnaheedu maaha waxaan doonaan sameeynayaa. tusaale united states of america. waa wadan dadkiisu ay doortaan madaxda maamuleysa. laakiin maanta state ka mid ah unity of states tusaale TAXES haddii ad dadka halkaa deggan doorasho( democracy) ah ka qaado oo ay majorty 90% yiraahdaan we do not want to be part of united states of america, waxaan dooneynaa inaan noqo jamhuuriyad madax banaan. miyeey kuula tahay in united states dawladeeda ay ka yeeleyso. kama yeeleyso. marka democracyga naftiisa waxay leedahay xuduud. marka future big united islamic states of republic of ISLAAMEENIA . iyadoo democracy qeybta doorashada madaxdeeda ku dhaqmeysa ayey hadana tixgelineysaa quraanka kariimka iyo wax alle wixii diinta islaamka ka soo horjeeda. as i said islamic democracy. choosing your leaders. dadkaaga hor marisid. shacabkaaga barwaaqo iyo bash bash aad u horseedid. freedom of speech inaad u ogolaatid united states of ISLAAMEENIYA. hogaanka jamhuuriyada ISLAAMEENIYA waxaa qabanaya wadanka MALEESHIYA, waayo aqoonta casriga ee maanta sahleysa nolosha baiaadamka halkaa ayey u taalaa shucuubta islaamka ah. mida kale axaadith bukhaari ama daauud ama muslim ayaan sugayey waxaa soo qortay. tabarani iyo imam axmed oo ay xaqiiqdii mashaaikhda jaamacatul azhar ee meesha culuumta islaamka dunidan nr 1 ka ah aaminsan yihiin inay forgery yihiin axaadiis baddan lagu sheego inay nimankaas wariyeen. tusaaale erayga dictitorship ee xadiiskaa aad soo qaadatey ku jira ma aysan isticmaali jirin carabtii hore, xaqiqdii waa eray modern ah. sida uu modern u yahay kalmada( computer) oo kale, marka axaadiiskaas anigoo oraneyn been abuur wuxuu u eg yahay mid la fabrik gareeyey. xaqiiqdii islamic democracy wax laga hari karo maaha. waa sida kaliya ee shacuubka billionska muslimiinta dunidan ay wadamadooda iyo shucubtooda ku hormarin karaaan.
  6. Al-Miskiin;740566 wrote: Wixii ka dambeeyey khalad ay galeen bay ahayd in bahasha laga dhigo dhaxaltooyo. Islaamku maaha sida boqortooyada wadamada gaalo ee reerkooda bahasha ku wareejiya. Islaamku waxaa weeye in khalif loo doorto ninka ummadda ugu diin fiican, uguna aqoon fiican, haduu doono ha ahaado Afrikaan madow. Marka Islaamku waa sidaas, markaa hadaad aragtay sucuudiga oo ka dhigay bahashii shay ay ayagu iska leeyihiin, waa arin ay ku khaldan yihiin, waxaasina diin maaha. Adigu kala saar asalka diinta iyo Qaladaadka banii aadamka. waad ku faraxsanahay inaad tiri waa inay qalad galeen 1000kii sano ee ay jireen caliphateskii dhaxaltooyada ahaa oo xukuumadhaas ka bilaaw umayadiinta uu ahaa mid dhaxaltooyo. laakiin arintaas waaa fikir adiga kuu gaar ah waayo 4ta mad-habs ama favorit salafi scholars like ibn thaymiyah ama ib jawshi ama maxamed abdulwahaab. ama xitaa mid kale ee yiri umayyads caliphates and abasyiiin caliphates were wrong to make dhaxaltooyo xukuumadihiii caliphateska? ma jiraan? haddii uu jirana bal ma i soo qori kartaa scholar arrintaa qoray. so we agree its good think to elect your leaders .you call it what ever you like ( madaxweyne. mabjungo. khaliif, the great leader) prime minister, KING and so on, its democracy if you elect. al miskiin you want your caliph to be elected by people? soo maaha. then you and i we are for islamic democrtic people.. i want my madaxweeyne. UGAAAS. raiisal wasare to be elected by people.
  7. 25 years of raashduun caliphate compare thousend years of dhaxaltooyo caliphate. from umayyad dinasty caliphate until ottomon caliphates. are you saying umayyads and cabaasyiin and ottomons where not caliphate??? i can understand arab scholars hate ottomons , and they do not call ottomons as caliphates but those ummayads and abbasid caliphate are caliphates ( holy goverments) according most of middle eastern scholars. scholars from ibn thaymiyah to maxamed abdul wahaab.
  8. Al-Miskiin;740539 wrote: Wuxuu kaloo in severel occasions been ka sheegay diinta Allah, as say'n that the muslim caliphate is bulild upon "Dhaxaltooyo"! And that's a lie and a bold statement. . Okey so called Caliphate regimes where actually dhaxaltooyo family owned one clan goverment. except very prief years of first 4 caliphs. named raashiduun. abu bakr AUN was caliph only 2 years. OMAR was 10 years as caliph and othman too less than 13 years. and ali 2 years. waxaan KA BADNEEYN 25 sano ayey khaliiful raashidiin talinayeen.' xitaa si nabad ah kuma aysan dhameysan xukumkooda tusaale last raashiduun cali AUN waxaa la dagaalamay umayyads uu hogaaminayey mucaawiya si ay xukunka iyaga u qabsadaan, taasoo markii danbana ay ku guuleeysteen.. qabiilkii UMAYYADS waa ay diideen cali xukunkiisii si ay xukunka iyaga u qabsadaan tiina waa ku guuleysteen mucaawiya ayaa qabsadey after wax yar ka dib cali ahaa khalif. marka DHALXALTOOYADA halka ayey ka bilaabmeeysaa from mucaawiya ibn abu sufyaan, from the Umayad clan. the leaders of nation or caliphates had become family owned clan affairs. when mucawiya died hes son yaziid becomes caliph. after yazid hes son come and son on. umayad clan was in power a almost 90 years until The Abbasid or cabaasyiins defeated and killed the umayad caliph Marwan II. after that again caliphates is become family owned qabiil dhaxaltooyo affairs more than 500 years abaasiyiinta ayaa dhaxaltooyo ku heeystay. when caliph dies hes son will inherit the caliph post.(madaxweyanaha dawlada) caliphates abaasiyiin waxay ahaayeen dhaxaltooyo qof aan aheyen abaaasi caliph ma noqon karin, markuuu boqorka(khalifka) dhinto wiilkiisa ama walaalkiis ayaa xukunka dhaxlayey ama ina adeerkiis kaliya. ka dib waxaa yimid ottomon caliphates iyaguna sidoo kale dhaxaltooyo ayey ahaayeen ilaa ay ka buburaaan 1915.. marka xaqiiqdiii majorty of times caliphates waxay ahaayeen xukumo aan waxba dhaamin xukunka sacuudiga iyo khaliijka ka jira ee ah markuu THE LEADERS uu dhinto in uu ka dhaxlo familkiisa ha ahaato wiilkiisa ama walaalkiis. more than 90% waqtigii caliphate ay jirtay waxay aheeyd XUKUMADO DHAXALTOOYO AH.
  9. guled;740518 wrote: In modern day democracy people are being worshipped as gods because they make legal things illegal and illegal things legal and this is what i meant by people being worshipped as gods. In these democratic countries god is not the legislator but man is, so in reality what happens is that man is elevated to the position of the legislator and in islam this is known as Shirk. So in real sense this is a system which is against god. You keep mentioning that as muslims we are allowed to practise our religion freely in these gaalo countries but you fail to mention the obstacles muslims face in these gaalo countries. Raxaade ah ka hadleysa saaxib ???? war naga jooji beenta sxb Sii fiicaan maa uga jawaabi karta su'aasha aan kuu weeydiyey?? waxaa tiri are you saying that democracy is better than islam or are you implying something else???? actually non democratic countres which leaders and kings are are being worshipped as gods. in democracy tusaaale you can call prime minister of UK wixii aad jeceshahay, laakiin non democratic caliphate regime can you insult the leader of that country, of course NOT. first democracy is not a religion. democracy means power to the people. democracy allows you to practise your religion freely. democracy allows you to elect your leaders. democracy allows you to have freedom of speech. demoracy allows you for not worshipping humans, and not been afriad to express your point of view whit out been afraid the leaders of nation or authorities punishment. democracy is not better than islam. but islam itself contains democracy. and islam allows us to have democracy . YOUR VERSION of wahaabi islam wants you to have caliphate family dictotorial goverment But My islam is a democratic islam. i want to live a nation which allows people to have freedom of speech. where people can elect their leaders. actually modern day democracy is much better than dictatorial caliphate state. which the dictaitor king(caliph) treated like if hes himself a god like man. thats big shirk actually. in democratic countres your allowed to insult the president or the leader of nation because hes just human like you. unlike uNON democratic countres if you insult the caliph or the big sheikh you will be killed because GOD LIKE sheikh, king or caliph is above the law . About laws. in Islam its allowed humans to make their own LAWS. for example there are man made laws which you fellow your daily life. for example traffic laws are man made laws. markaad gaarigaaga wadid haddii uu red light soo baxo waa inaad istaagnaa. and green light waa inaad socotaa. those laws are 100% man made laws. tusaalahaas traffic laws oo kale ayuu baniaadamka sameeysan karaa LAWS uu wadamadiisa sida ugu wanaagsan ugu horumarin karo. sida qorashada AXDI QARAMADEENKA( ama dasturka loo yaqaan) wadan waliba axdi qarameed wuu uu qoran laakiin waa inuusan ka hor imaaneyn diinta islaamka. arrinta ah baniaadam laws ma sameeysan waa wahaabi bulshit. the only laws which Islam does not allow is if you come up whit laws which contradic Islam. for example in majorty muslim country you can forbide alcohol drinks for muslims but can not forbid non muslims. Islamic democracy is the best way forward.
  10. munaafaqnimo means someone who live gaalo countres(sweden.norwey,uk amerika,denmark holland and so on), who enjoys living there and would not trade hes live to a live in saudi arabia or even hes homeland Somalia. despide that openly he says he hate people who welcomed their homeland. haddii qofkaa run sheegayo ay dhab ka tahay hes HATE first waa inuu baasaboorka celiyo boorsadiisa ha xirxirto ka dibna wadankiisii Somalia haku laabto. markaa ka dib wuu oran lahaa gaalo waa necbahay waayo wadankooda ma degana. laakiin as long as uu ku raaxeeysanayo skandanevia, holland canada, amerika ,uk australia newzeland and so on uuna meelaha la taagan yahay wahaabi brainwashing ee ah hate hate laakiin uu jecel yahay nolosha raaxada ee uu heeysto, aniga waa waa ii munaafaq xaqiiqdii. quran says love and respect your deris. quraankana ma kala saarin wather you deris gaal or not. ma aqaan inaad sidii caadada aheeyd inaad wax ku darsaneysaan quraaanka. sida aad jeceshihiina aad wax uga darsataan waxba uga tagtaan. oo carab tafsiirkiisa ka dhigtaan sidii uu tafsiirka yahay waxyi cirka ka soo dagay. Nabiga scw adeerkiis gaal ayuu ahaa wuxuuna ka mid ahaa dadkii uu dunida ugu jeclaaa. marka diinta islaamka ma qabto inaad dadka diimaha kale aamisan aad necbaato. aniga waxaan aamisanahay dhibka wadamada islaamka waxaa ka masuul ah wahaabiyada. Somalia foolxumada maanta ka taagan waxaa ka masuul ah al shabaab caruurtii wahhaabiyada . dadkan wadamadooda aan deganahay LACAGAHA aan ka dirno sanad waliba waa billions of dollars waana LIVELINE somalia, waa waxa ay shacabka somaliyed ee wadankii ku haray ay ku nool yihiin. ninkii waxaas oo dhan iska indha tira sababtoo ah ISAGA CALOOSHIISA cuntaa ka buuxda ee yiraahda waa inaad NECBTAADAA dadka deriskaaga wadanka aad degan tahay waxaan u arkaa qof is yeel yeelaya oo aan xaqiiqda la socon. . qof diintaada kaaga daba socotaa ma jirto. diintaad doonto ayaad aamini kartaa. LAKUM DIINAKUM WALIYA DIIN, waa hadalkii ilaaheey. diintooda ayey heeystaan anagana teena. XUKUMKA ilaheey kaliya ayaa leh qofkii isaga uu doono aakhiro la xisaabtamayaa. laakiin anagan waxaa waajib nagu ah wadamada na soo dhaweeyo inaad u muujino axsaan iyo tixgelin. wadanka ugu horeeya ee aad ka fikirtana waa inuusan ahaan kuwa wiilasha yar yar kufsada ee deggan AFGHANISTAN ama dadka afghanistaanka ah ee waa inaaad ka fikirtaa wadankaaga HOOYO somalia, inaysan dadkaaga mustaqbal u baahan inay wadankooda ka qaxaan.
  11. AL-masking iam sure that your also as fellow refugee in western countres your part of somalis who appreciate the peacefull life and shelter and citizenship and equality under law and democracy of western countres gave you. xaqiiqdii a person have to know the different between love and respect. i respect and suddenly appreciate the life and equality under law which somali refugees who found shelter in western countres. AL maskiin if you select specific verses in quran and take as grantee to HATE or dislike or bite the hand who feeds you then you should leave western country and back home Somalia. Qur'an 30:21 And one of His signs is that He created mates for you from yourselves that you may find rest in them, and He put between you love and compassion; most surely there are signs in this for a people who reflect." . For me i respect this people whom iam living in their country not only me but thousends of lucky somalis . our religion islam is about forgiving and loving eachother . there are plenty of quran verses which command you to love and respect your neighbours and your community no matter which religion they belong. still i dont understand someone who does not like so called western countres, if that person truely believe that then he should go back hes home country as your case back to Somalia. buntiland hargeysa jigjiga and so on. for me as long as your living among people you hate inside their land then thats hypocricy. its preaching something which you dont believe yourself. . as i said my islam is about living peace on this planet. and making better back home SOMALIA so people who are going to liVe somalia lets say year 2111 after 100 years from now after we all gone, those people will not need to make tahriiib. refugee in other countres as somalis today are doing.. Qur'an 60:7 It may be that Allah will bring about friendship between you and those whom you hold to be your enemies among them; and Allah i sPowerful; and Allah is Forgiving, Mercifu
  12. guled;740383 wrote: If you believe in a system that it is against Allah and where men are worshipped as gods as being a true and just system then there is something wrong with you!!!!!!!!!!!!!!!!!! My brother i will putt my answer af soomaali because of its not anough my english language. fiiri maxaad ula jeedaa system ka soo horjeeda against allah? ama baniaadam in loo worshipp gareeyo ama loo caabudo sidii inay iyaguba yihiin GODS(ilaaheey) first in western countres aniga iyo adigaba aan ku nool nahay waxaa ka jira freedom of religion. freedom of worshipping, qof kaa hor istaagna ma jirto inaad ilaahaaga caabudo. waxaad free u tahay worshipping places like masjids inaad dhisato. waxaad xur u tahay inaad hesho freedom os speech. waxaad tiri where men are worshipped as gods as actually in democracy in western countres compare middle eastern un-democratic family rule system from todays kings and rulers in so called islamic counres throw history from inheritance system of caliphates hounred of years ago where goverment leaders come from one family throw inheretance system. kings and rulers are respected as they were gods themselves. forexample in UK or any western country i can call anytime an ***** the prime minister of the country whit out been afraid punishment unlike GOD LIKE man king caliph in un democratic countres from caliphate times until today, the king is Untouchable and above the law. marka worshipping humanbeing waxay ka jirtaa middle east and wadamada aan dimuqraadiga aheeyn. democracy= less worshiping leaders because in democracy you dont have life time leaders. or family clan goverment. dictitorship. xaqiiqdii islam itself waa democracy. first in the quran allah says LAA IKRAAHA FIDIIN. diinta qasab maaha. allahna uma baahna inaad adiga aad caabudid ee adigaa u baahan inaad allah aad caabudid. democracy is the best form of goverment. people choosing their leader and leader inay noqdaan dad lala xisaabtamo. unlike CALIPHATE systems which was DHAXALTOOYO. markuu caliph ibn hebel hebel geeriyoodo waxaa xukunka qabana WIILKIISII ciyaal maamaha ahaa ee cuntada ka dhargay. guled;740383 wrote: How can a believer defend such a system and label those who criticze it Munafiq???? You are saying that we should all live in peace but how can we when they attack our religion, kill our brothers & sisters, oppress us and steal our wealth ?? you have every right to ciriticize any system. thats democracy itself having freedom of speech. but people who enjoy living in western country who will never trade their life in UK, sweden america and so on whit a life in SOMALIA not even one day, those people still gloryfied they life the do not want their children to be in. for example people who support those stone age al shabaab who murder people in the name of islam. who want to turn clock back in to stone age, those who support that who still live in western countryes and enjoy living there. those who kill somalis our brothers and sisters. 95% of time are fellow somalis. not only SOMALIA even in other countres. for example afghanistan. only this year 85% of all deaths in first 6 month of 2011 was behind taliban. so majorty of people who been killed are killed their fellow muslims. we are somalis we should care first amd most our own people in somalia. people are starving because of fake islamist wahhabis called al shabaab and their war against their fellow somalis. Let me ask you one question. Do you think democracy is better than Islam???? actually democracy is best form of governance. democracy allows your freely to pracktise your religion. democracy allows you not having god like king(caliph) who are above the law and when he dies the caliph hes SON will inherit the goverment like its a clan proberty. so we need islamic democracy. we most take all good things of democracy, whit islamic face.
  13. gaal waa gaal. gaalka ama non muslims waxay xaq u leeyhiin diintooda inay heeysaan. shacabka muslimka iyo shacabka aan muslimka aheeyn(gaalo) waa inay this planet earth si nabad ah ugu wada noolaadaan. waxaa cajiib ah adigoo qaxooti ku ah wadan gaal leeyahay. nabadgelyo ku siiyeen. baasaboorkoodii ku siiyeen. ku siiyeen freedom of worshiping. inaad diin´taada ilaaha caabudid. inaad masaajid dhisatid. wanaagaas oo dhan oo aadan ka heleyn so called muslim nations. orod sacuudi arabia ha ku siiyo baasaboor sacuudiyaan ah. orod sacuudi arabia ha kuu ogolaado caruurtaada iskuul inay dhigtaan. brothers munaafaqnimada ha la joojijo. gaaladada wadamadooda nolol fiican ayaan ku heeysanaa. mana haboona dadki ku soo dhaweeyey inaad necbaato, allah ayaa qurankiisa ku yiri LAKUM DIINAKUM WALIYA DIIN. you have your religion and i have mine. qof waliba xuriyad ha ku noolaado. sidoo kale allah qurankiisa wuxuu ku yiri LAA IKRAAHA FI DIIN. diinta qasab maaha. aniga waxaan u aqaanaa munaafaq ninkii ku nool western countres iyo wadamadan democracyga walina wax ka sheegaya systemka ay ku dhaqmaan wadamadan horay u maray.
  14. may allah bless the turkish goverment and the turkish people maasha allah. Turkey is the greatest muslims country on this planet. Every muslim nation should be like Turkey. Turkey has the world's 15th largest GDP since Erdagan goverment come in turkey, Turkey is among the world's leading producers of agricultural products; textiles; motor vehicles, ships and other transportation equipment; construction materials; consumer electronics and home appliances. In recent years, Turkey had a rapidly growing private sector, yet the state still plays a major role in industry, banking, transport, and communications.
  15. Khawaariji al shabaab days are coming to end. ilaahaa mahadaas leh. ******** gareey aad baa loo nacay. inshalah kismaayo, baydhabo marka dhamaan gobolada ay ku hareen ********ta al shabaab iyagana waa laga saarayaa inshalah.
  16. Somalina;739064 wrote: Maanta maanta, waa maalin weyne maanta. maasha allah those brave soldiers of somalias national army are chassing suicide bombers al shabaab cowards. ;)
  17. al shabaab supporters because of their hate part of them dies when they hear mogadishu is getting peace. beleif it or not al shabaab are hated majorty of somali people. and inshalah this is the start of end khawaariji time. ciidanka qalabka sida should move to other towns to flush out khawaarijta al shabaab.
  18. actually i do not attack personally but its fact that khawaariji supporters suport because of hate and cuqdad against people of mogadishu. even you.. people who does not have family in mogadishu are often supporters of suicide bombers al shabaab. the only reason they support actually is qabiiil and munaafqnimo
  19. Muslim1st-Somali2nd;739035 wrote: So you think gaalo have the solution for our problems? your big munaafaq. you enjoy living gaalo countres western country, in europe, north america, australia. living there peacefully. your munaafqinimo you dont like to see people of mogadishu live in peace like you do. therefore xayawanimadaada your supoorting massmurders like al shabaabul shayaadiin. walaahi its somekind of mentall illness. i know also all people who support al shabaab support because of qabiiil. they are not from mogadishu and south. they are from buntiland or somaliland, or kililka shanaad their familes live in peace there, they wanna see people in mogadishu to have always war in their city because of cuqdad and hate people of mogadishus qabiiil. shame on you yaa ahlul munaafiqiin and all those of you who suport khawaarijitis al shabaab
  20. al shabaabul shayaadiin they abused our religion of islam. xamdulilaah allah gacantooda ayuu ka baxay, the cowards are running away maasha allah. that flag whit tawhiid they abused the flag. we all know al shabaabs actions was killing civilians and innocent people every day. they mass killed studend elders mothers. our nation Somalia has own flag the blue one. and its allowed in islam. every shucuub on this planet to have their own flag. khawaarijtis who killed SAXAABAs HAD FLAG WHIT TAWHIID but they where khawaariji nacaladi ku dhacdey. al shabaab are khawaarijtis, they kill muslims. maasha allah xamdulilaah they are gone shayaadiinta waxuushta. khawaarijta al shabaabul suicide bombers
  21. goobihii khawaarijta al shabaab laga xureeyey sawiradooda maasha allah ciidankeena qalabka sida somaliya http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirradda-suuqa-bakaaraha/
  22. Muslim1st-Somali2nd;739012 wrote: Al shabaab have made their fair share of mistakes. They are human after all. We all make mistakes, but this does not mean we should seek out their faults akhi. We should instead be supplicating to ALlah to guide them and . your both ****** and hearless. are you calling just a mistake someone who massmurder, student, teachers, doctors in a graduation ceremony in hoteel shaamoow suicide bombing and killing 67 innocent muslim somalis. du call that just a mistake. walaahi your hearthless person. i have all my family in mogadishu. al shabaab are hated in mogadishu are every where. people walaahi i celebrating at we speak. i dont understand a ****** person who enjoys freedom in western countres like can still support baby killers suicide bomber khawaariji al shabaabul shayaadiin. i dont understand walaahi. it must me somekind of mental illness.
  23. sawirada ciidanka qalabka Somalia oo eryanaya khawaarijta al shabaab maasha allah http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/05/DSC03288.jpg calanka buluuga guul maasha allah http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/05/DSC03295.jpg http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/05/DSC03282-466x350.jpg sawirada goobihii ay isaga ordeen khawaarijta al shabaab http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirradda-suuqa-bakaaraha/
  24. AL SHABAAB are khawaarijtis and they hated all over somalia. are you calling people who kill innocent people by suicide bombing. forexample in in hoteel shaamoow, a al shabaab suicide bombers blowing hes ugly face and mass murdering 67 innocent students teacher. doctor, and in baladwyene suicide al shabaab bomber mass killed 98 paystanders. al shabaab are khawaarijtis and alxamdulilaah they had been chassed from the capital by CIIDANKA qalanka sida somalia maasha allah. so mr khawaarijiti supporter pls stop stop your crocodile tears. al shabaab are khawaarijiti they are hated every where. they have nothing to whit islam. they kill muslims. alxamdulilaah they run away al shabaab cowards.