Boondheere

Nomads
  • Content Count

    203
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Boondheere

  1. Maaddeey;786238 wrote: Quran talks in details about Astrology, Embryology, Xiddigaha, how rain is formed, mountains, oceans and many other things. Boondheere, as you mentioned in the other thread Allah talked about DhulQarnain and how he traveled around the world , that contradicts your earlier claim that Quran only talks about the Arabia desert, I'lll -IA- post all the above one by one, watch this space!. what i meant of this verse about dulqairnay was the scientifical error of the vers. about Dulqarnain according the Quran he went were the sun setts down and he found the Sun sitting in Muddy spring. this means dulqarnayn wuxuu tagay halka ay qoraxda ku dhacdo wuxuuna arkay qaraxda oo dhx fadhida meeel biyo fadhiisad ah oo dhiiqo ah. sxb this is a big scientifical error, first the sun does not setts down. qoraxda ma dhacdo. its just the rotation of the planet which makes the sun to disappear from the land your living in but the other parts of the earth the sun is still upp . the scientifical error? first the sun is biger 333,000 times than Earth. the distance between earth and the sun is 93 million miles. the problem of this verse is the ancient people waxay u maleeyn jireen qoraxda markii ay dhacdo maqribtkii inay qoraxda meel biyo fadhiyaan ay fadhiisato. ka dibna subaxdii ay soo baxdo. dadkii hore ma aysan ogeeyn inay qorax aysan dhicin oo mar waliba ay cirka taagan tahay. dhibaatada aayadan waa dhulka saxaraha ah galabtii marka ay qoraxda dhaceyso waxay u eg tahay inay wirwirka qoraxda awgeed inay meel biyo fadhiyaan ku dhaceyso qoraxda. laakiin sida aan ku iri waa big scientifical error . wirkirka biyaha u eg oo marka qoraxda oo sii dhaceyso la moodo meel biyo fadhiyaan inay ku sii galayso markii ay arkeen ayey dadkii noolaaa 7th century arabia markaa ayey moodeen qoraxda inay ku dhacdo meel muddy spring ama meel biyo fadhiyaan coows ka baxa.
  2. prophet mohamed peace upon him brithday should be celebrated all over world . prophet of islam was a great man and people should do big time dabaaldeg for hes brithday. as a spiritual person i will celebrate the brith of this great man peace upon him.
  3. Maaddeey;786016 wrote: Boondheere, Sowdiga Quranka beeniyey oo yiri : 'wax qarnigii 7aad af carbeed lagu qoray ma rumeysanayo, ee haduu Eebbe jiro CNN-ka ka soo istaago' maaha?, Culimada waaweyn ee aqoonta lagu bratay & daacadnimada warkooda waa la qaataa hadduusan toos uga hor iman Nass cad!. i said if god comes out just 10 seconds live speech on sky ( cirka) then we would not have atheist people and all people 100% would believ inn God. Atheist person will say that in the 7th century god spoke inside book arabic Scripture a language which only 5% of world population speak and EEBBE never spoke after that. . According atheist There is no proof apart from Scriptures such as (bible quran/toraa) of the existence of God
  4. Maaddeey;785985 wrote: ^Ninku waa Atheist, haddana 'revelation from God' & Prophet ka sheekeynaya, sow yaab ,a laha? Iam not atheist, iam just only a skeptic. about revelation from God( eebbe) and in arabic(ALLAH) its direct communication between EEBBE and the the chosen one( nabi in arabic) prophetia in latin and af soomaali(la soo dire) marka qoutes from sheikhs such as ibn thaymiyah or my favorit sheikh aweeeys dheere of Somalia, such qoutes from normal humans does not gives you legitimacy or proof that people should obey what that shaikh said. in islam the highest qoutetion most be from quran(hadalkii eebbe) or from the rasuul(scw). and not from mideveal shaikh.
  5. Sensei;785955 wrote: waraa ciyaal Boondheere ha na dambaajin adeer gacaliye, there is a reason why they say sheikhul Islam Ibn Taymiyyah. hana danbaajin??? was he god or prophet? maxaa keenay hana danbaajin sxb! and about shaikhul islam. waa yaab !! i thought islam had millions of sheikhs. i dont think a singel man could take that title shiikhii islaamka by himself like there is no another muslim(sheikh). iam sure you all agree whit me shaikh thaymiyah was suddenly not the only shaikh in Islam.
  6. Maaddeey;785627 wrote: Please guys, Aayaddaan si fiica iila akhriya!: وَفِي الأَرْضِ قِطَعٌ مُّتَجَاوِرَاتٌ وَجَنَّاتٌ مِّنْ أَعْنَابٍ وَزَرْعٌ وَنَخِيلٌ صِنْوَانٌ وَغَيْرُ صِنْوَانٍ يُسْقَى بِمَاء وَاحِدٍ وَنُفَضِّلُ بَعْضَهَا عَلَى بَعْضٍ فِي الأُكُلِ إِنَّ فِي ذَلِكَ لَآيَاتٍ لِّقَوْمٍ يَعْقِلُونَ And in the earth are tracts (diverse though) neighbouring, and gardens of vines and fields sown with corn, and palm trees - growing out of single roots or otherwise: watered with the same water, yet some of them We make more excellent than others to eat. Behold, verily in these things there are signs for those who understand! any person who had being a farmer can observe that two fruit trees nxt to eachother watared same water can give fruits whit different taste. and the scenery which the quranic verse is describing agian its in middle east(وَنَخِيلٌ صِنْوَانٌ ) the word " wanakhlun its means TIMIRTA. so timirta tree in 7th century can be found only in disert of Arabia. there was no TIMIR tree in europe. or china or western western hampshire. so agian allah world is only in middle east. like there was no camel in western hampshire in 7th century. if god was speaking all humans on this planet including red indians in america in 7th century, so why allah says look how we created camels. there was no(NAKHAL) TIMIR tree or camels in papua new guinea or in America in 7th century. quran and hadiith most of times they only talk about the middle east and not other parts of the planet. and mr maadeey in the quran you know the verse which says dulqarneyn went qoraxda meesha ay ku dhacdo and And he followed a road Till, when he reached the setting-place of the sun, he found it setting in a muddy spring, and found a people thereabout. We said: O Dhu'l-Qarneyn! Either punish or show them kindness." qoraxdii oo meel coows biyo fadhiyaan dhex fadhido ayuu dulqarneyn tagay. sxb in desert qoraxda marka ay dhaceyso it look like inay meel biyo fadhiyaan ku dhaceyso. and yes dulqarneyn ayaaba tagay meeshaa. miracle
  7. samjamaa;785898 wrote: the Shaykh of Islam Ibn Taymiyyah (May Allah have mercy upon him) said, “Indeed, such a person will be rewarded because of his intention.” [/url] was sheykh Ibn taymiyah a god sent prophet himself? if he was not a prophet then why qoutes from Ibn thaymiyah is more important than qoutes from shekh aweys from Somalia ?? i really dont understand when people use qoutetion from mideveal sheikhs as its revelation direct from god.
  8. Maaddeey;783887 wrote: Boondheere, haa Alle waa qoray waxa dadka u dambeyn doona (Janno & Naar)) sida uu u qoray waxa uu Adduunka dhexdiisa ku sameeyo, sida inuu noolaado, guursado, shaqeysto, cunto raadsado, nasto; waxaasoo dhan Alle waa sii ogyahay waana sii qoray, marka maad isku halleysid taas ood 'qaladka' Alle saartid ee iska seexatid?. . oo Waxaad leedahaya Before i was born ayaa ilaahey siiba qoray meesha aan galayo Naar ama janno :confused: taa micnaheedu waa ilaaheey jaanis maba siinayo qofka. shaqsiga intuu uusan dhalan ayuuba leeyahay ilaaheey war midkan naarta geeya. midka ku xigana janada ayaan u qoray marka sxb qaladka qofka maba aha hadduu athiest ama Budist noqdo waayo ilaaheey jaanis maba uusan siin. forexample i was Born 1978. iam sure i did not existed 1976 so allah already before i was born or before i existed he dicided which place iam going to end up after nolosha dunida :confused: sxb if this is a true then dadka naarta galaya waxaa ka masuul ah ilaheey(god) waayo wuxuuba sameeynayey experiment ah this one send him naar this one janna, this one this one.:D and last sxb ilaaheeey in jiritaankiisa aan shaki la galinin hadduu doonayo bal maxaa hal daqiiqi ama nus daqiiqo loo arki waayy ama codkiisa kaliya si live ah loo maqli waayey? intaa haduu sameeyn lahaa ilamaha aha athiest inay jiri lahaayeen. laakiin ilaaah boook kitaab 7th century nin carab ah yiri ilaahaa ii soo dhiibay luqad ah luqadiisii hooyo af carabi ee dadka aduunka degan 95% aysan ku hadal ilaah doonaya jiritaankiisa ku xaqiijiyo intaas kaliya waa qasab in dad baddan ay diidaa ilaahaas oo ay yiraahdaan ma jiro.
  9. madeey! horta ma ilaaheey ayaa qofka ka dhiga wuxuu doono sida ATHIEST ama muslim ama kirishtaan! islaamka wuxuu qabaa qofka intii aysan dhalan ka hor wixii ay ahaan laheeyd waa ay qoran tahay. marka qofka athiest ah ilaah ayaaba u qoray intii aysan dhalan ka hor inay athiest ahaan doonto. haddii ay sidaa tahay suaasha waa yaa qaladka leh ma qofka athiestka ah ama ilaahii aan jaanis siinin ee u qoray inay atheist noqoto before that person was even born.
  10. ilaaheey hadduu doonayo inuu cadeeyo jirtaankiisa xaqiiqdii uma baahna 7th century arabia book la yiri waa hadalka ilaaheey oo ku qoran af carabi. dadka dunida deggan only 5% ayaa ku hadla af carabi. marka ilaaheey jiritaankiisa in aan la diidin hadduu doonayo waxaa loo baahnaa live CNN oo xitaa meeshuu doono inuu si live ah u hadlo ee uu yiraahdo. " waryaada waan jiraa waad i maqleysaan anigaa idin abuuray. diinta hebel hebel kaliya waa inaad raacdaan" ilaaheey hadduu just 20 seconds uu oran lahaa intaa ilamaha aha dunidan inay jiri laheeyd athiest ama qof diidan jiritaanka ilaaheey laakiiin 7th century book af carabi ku qoran ee oranaya "LOOK HOW WE CREATED CAMELS"" ee ka hadlaya kaliya Arabia xayawaanada ku nool ee aan ka hadlin Look how we created bears. or look how we created dinosours. aniga shaqsiyan waxaan aamisanahay ilaaheey jiritaankiisa waa inuu ku cadeeya not only a arabic book.
  11. Xamar waxaa iska leh dadka loo yaqaan " Reer xamar. qof waliba oo xamar ku dhalatay waa taqaanaa haddii lagu yiraahdo HEBEL WAA REER XAMAR. micnaheedu waa dadka cad cad iyo dadka isku dhex qaska ah ee maki xaaji banaadir u eg ee degga xamarweyne, shingaani, xamarjaajab. dadkaas ayaa asal xamar loogu yimid. dooda universal t5v ninka Garka leh ee ku hadlaya lahjada muuse suudi yalaxoow, qof waliba ayaa og dadka uu leeyahay xamar ay leeyihiin ****** waa ay yimaadeen xamar. waliba reer xamarka markii ay ******ka imaanayeen waxay ugu yeeri jireen LAMA GOODLE. oo micnaheedu tahay ninkii laba maro xirnaa. marka xamar iyadoo cidla ah ayaa waxaa yimid dhistayna dad cad cad banaadiriga ama reer xamarka loo yaqaan. soomaalida kale ee xoolo dhaqatada ahna including ****** waa yimaadeen Mogadishu.
  12. according in the quran you have can intercorse whit already married Women! surah 4:24 says the first partof the verse Also (prohibited are) women already married, except those whom your right hands possess: Allah wuxuu idinka xarimay naagaha la qabo EXCEPT marka laga saaro kuwa aad idinku leedihiin.(adoomadiina) naagtaada ADOONTA kuu ah xitaa if shes married you can have GALMO whit here. so zinah micneeynteeda maaha kaliya having intercorse out of nikaax.
  13. Garnaqsi;763592 wrote: You're right, it's not zinā in that case; it's rape. Oh, dear! Yes its probably Rape, yes having sex whit someone without consent. but according those medieval sheikhs the 4 mad-habs of Sunni islam.,Shaafiyah. xanafiyah. hanbaliyah and Malikiyah all of them agree that your slave girl is your property and yes you can do what ever you like whit here. its Sharia law thats what al shabaab and taliban are fighting for. bringing back the sharia laws and those good old days when you could walk in in the local market and buy a slave girl and make here your own. yea you know.
  14. zinaa sideedaba waa marka laba qafood ay iyagoo raali isaga ah ay sameeyaan GALMO. Marka suaasha ah What constitues zinaa?? jawaab:- zinaa waa marka Ninka farajkiiisa(cali fanax) iyo naagta farajkeeda(canbarta) ay is dhex galaan, waliba is dhex galid rasmi ah waa inay timaadaa. mad-habyada qaarkood waxay yiraahdaan zina waa marka ninka uu sameeyaa Ejaculation markaa ayaa la oran karaa Zina ayaa dhacday. sheekhyada qaarkood waxay qabaan its not zinaaa if its only making out. like kissing. markaa zinaa maaha. xitaa Ejaculation aad sameeyso adigoon Farajka( cali fanax and canbarta is galin xita markaa zinaa lama oran karo. forexample if you have sex whit your Slave girl whit out even been married to that girl the islamic scholars from 4 mad-habs consider that not as a zinaaa. they say your slave girl its your property you can have whit here intercorse whit out nikaaax.
  15. Al shabaab are Khawaarijitis,, but like khawaarijtis before them in sahaba time when a khawaariji person dies he will be buried in qabuuraha islaamka. laakiin that person died while hes doing faaxisha whichs killing of muslims. and probably that person is going to hell. al shabaaab like old khawaarijtis in sahaaba time they make takfiir against other Muslims. remember when khawaarijtis were killing cali bin abii daalib rc they made him MURTAD( GAAL) then they murdared him. today we have some al shabaab before they murder people they make them takfiir and then send them to a suicide bomber like one in HOTEEL SHAAMOOW who killed 67 innocent muslims soomaalis, including students, teachers. doctors, mothers, even children.
  16. aniga ilamaha aha in manhajkii qaldanaa ee jaamacadaha sacuudiga 1980skii ardaydii ka timid wadamada islaamka sida somalia, bakistan,masar ,algeria iyo wadamo kalo oo baddan laga halay haba yaraatee faaiido. manhajdka sacuudiga waxa kaliya ee laga faaiiday waa xumaan aad u baahsan, iyo dhiig baddan umadd muslimiin ah waxba galabsan dhiigooda lagu xalaaleysto in the name of islam. ka bilaaw Algeria. ciraaq Somalia. bakistan. iyo wadamo kale oo aad u fara baddan. dadka isku qarxiya dad aan waxba galabsan buugaagta ay akhristaan dhamaantood waxaa qoray ka bilaaw ibn thaymiyah ilaa maxamed abdulwahaab. xaqiiqdiina waqtigan xaadirka ah umadaha islaamka waa ay ******** in manhadja sacudiga ka yimid uu ahaa manhajd FITNA ah oo halaag u keenay umaddaha islaamka marka laga reebo sacuudiga. waxaad tiri waxaa muuqata ifafaalo waxa loogu yeero KHILAAFA sababtoo ah wadamada carabta xukumiimadihii ka talin jiray oo ay shacabka wadamadaas ay rideen iyagoo doonaya IS BADAL. IS badalka ka bilaawday TUUNIS ee saameeyey EGYPTY. iyo liibiya waa mid ah hogaaminayaan dad doonaya DIMUQRAADIYADA kana daalay xukuumadaha Kalgii taliyayaasha ah. dadkaa kacdoonka ka wada barriga dhexe waa dad doonaya system doorasho oo ay ku doortaan madaxdooda. ayna xur u ahaadaan inay si xur ah ay fikradooda u dhiiban karaan. ayna ka xuroobaaan police state ama wadan ay hay´adaha amaanta sida booliiska ay ku xadgudbaan xuquuqda baniaadamka. habayaraatee wadan maanta doonayo ma jirto system la mid ah kii TALIBAN. ama gobolada ay al shabaab heeysato oo kale ee dadka masaajidka karbaash ku geeya. ama xukun ay kooox wajigooda la aqoon ay doortaan nin la mid ah AXMED GODANE AMA MULLA CUMAR oo kale. shucuubta MASAR. liibiya. tuunis IYO dhamaan wadamada kacdoonka ka jiro uma dagaalamayaan waxa loogu yeero KHILAAFA ama united islamic states. EE waxa ay u dagaalamayaan waa inay helaan xuriyad iyo dimuqraadiyad u sahasha in ay madaxdooda doortaan.. inaysan ku noolaan police state ee dadka ku qasba sida ay u noolaan lahaayeen nolol maalmeedkooda. umadaha islaamka waxa kaliya ee ay horumar ku gaari garaan waa inay la tartamaan wadamada REER GALBEEDKA xagga aqoonta, iyo dhaqaalaha. Sida ay CHINA labaatanka sano ee soo socda ay noqon doonto WADANKA DUNIDA ugu dhaqaalaha baddan . CHINA 20 sano ka hor waxay aheeyd WADAN DUNIDA SADEXAAD AH. wax ka yar 50 sano ayey ku noqoneysaa wadanka aduunka xagga dhaqaalaha iyo xitaaa militery power aduunka nr 1 aad ah. wadamada islaamka waxaa loo baahan yahay inay sidaa oo kale noqdaan oo ay ku tartamaan xagga horumarka iyo dhaqaalaha. looma baahna wiilal yar yar dharka bakistaaniga xirta ee doonaya umadooda inay ku celiyaaan STONE AGE. casrul xajar IYAGOO naftooda been u sheegaya been ah waxa loogu yeero khilaafa.
  17. Wadamada Islaamka xaqiiqdii uma baahna urur qalalaase abuure ah sida ururka alqaida oo looga bartay xasuuqa shucuubta muslimiinta ah. alqaida 100kii qafood ee ay dilaan 99% ama 99 qafood boqolkaa ka mid ah waa dad muslimiin ah. Alqaida markaan leeyahay waa ururada isku manjhadka ee ka jira wadamada dawladaha taagta daran ay ka jiraan ama XARBUL AHLIGA sida Somalia. qeybo yemen ka mid ah. Afghanistan. iyo Bakistan. waxa loogu yeero afka carabiga KHILAAFA ama xaqiiqdii loola jeedo United islamic state. hal wadan oo islaamka oo dhan unnion ay hoos yimaadaan. arrintaa maaha arin lagu keeni karo wiilal yar yar jadbeeysan ee Somalia iyo ciraaq intay BOMB gaari ka soo buuxiyaan isku dhex qarxiya SUUQ dadka ka adeeganaya. ama wiil yar caloosha bombo loogu soo xidhay ee la yiri hoteel shaamoow ardey iyo dhqaatiir isku dhex qarxi waayo future islamic caliphate ayaan sidaa ku dhalin doonaaye. Ficiladaas foosha xun ee alqaeda looga bartay. maaha arin lagu keeni karo united islamic state . ficilada ragga alqaida hoos taga waxa kaliya ay wadamada Islaamiga ay maanta ka sababtay waa in aad looga nacay kooxahan loogu yeero salafiga ama wahaabiyada . Alqaida maanta awoodeedii aad ayey u yaraatay. oo waxayba joogtaa inay sii dhamaanayaan ururada hoos taga ALQAIDA. Tusaale. Ciraaaq. wadanka ciraaq, ka dib markii ay Suniyiinta ciraaq ee gobolka AL ANBAR ay goaansadeen inay ka hor tagaan ALQAIDADII ciraaaq waxaa dhacdey in ciraaq laga tirtiray ALQAIDA. maantana 85% ay ciraaaq Nabad buuxda ay tahay. weeraradii suicide bombingka ee ciraaq ka dhici jiray maalin waliba maanta ama sanadkan 2011 waxay hoos u dhaceen 90%. NABADA CIRAAQ waxaa mahadeeda allah ka sokoow leh SUNIYIINTA ciraaq oo cidhib tiray kooxihiii zarqaawi ee u badnaa ajnabiga ee sida naxariis darada aan islaanimada shaqo ku laheeyd u xasuuqi jiray shacabka CIRAAQ. tusaalaha labaad. CHECHNIYA. chechtnia 90kii waxay la dagaalamayeen dagaal gobonimo doon ah. dagaalkaa xaqiiqdii markii ay hogaaminayeen nimankii nationalistayaasha ahaa ee uu abuuray late dudaayev, guulo aad u balaan ayey gaareeen reer chechtnia. laakiin nasiib xumo waxaa halgankii ka afduubtay niman SALAFI ajnabi ah oo maskaxda ka xadey qaar ka mid ah dagaalyanadii chechtnia. nimankaa waxaa ugu weeynaa KATAAIB oo ahaa madaxda ALQAIDA. sidii SUNIYIINTA ciraaq ay uga soo horjeesteen nimankaa ajnabiga ee wajigii dagaalka badalay ayaa nimankii dagaalka hogaaminayey sida muftigii ugu weeynaa ee reer chectnia sheekh khadirov aabihii dhalay madaxweynaha waqtigan ee chechtnia. late kahadirov WUXUU KA soo horjeestay jihaadistayaashii ajnabiga ahaa wuxuuna kaalmo weydiistay hes former cadaw RUUSHKA. TAA waxay sababtay in alqaida waa laga tirtiro CHECHTNIA. maanta chechtnia waa Nabad buuxda. magaalada caasimada sida loo dhisay quruxda ma maleeyn kartid. Algeria sidoo kale. sababaha meel waliba looga nacay ALQAIDA iyo ururada hoos yimaada waxay tahay. first waxay afduubtaan halgan waliba oo ay ku jiraan shcuubta wadamadaas. calamada wadamadaas ayey diidaan oo ay ku tilmaamaan calan gaal. alqaida ciraaq waxay diideen calanka ciraaaq. alqaidadii chechtnia waxay diideen calanka chechtnia alqaida somaliyana waxay diideen calanka buluuga. markaan leeyahay alqaida waxaan ula jeedaa dhamaan ururada hoos yimaada alqaida. waxyaalaha alqaida aadka looga nacay waa adeegsashada SUICIDE BOMBING. waxaad maqleysaa BAKISTAAN nin walxaha qarxa isku soo xiray aaya masaajid isku dhex qarxiyey. sababta uu isugu qarxinayo waa 3 askari dawlada bakistaan ayaa halkaa ku dukanayey. ninkaa salafiga sheeydaanka ah wuxuu horay u soo kaxeeystay 70 qafood salaad dukanayey aan waxba galabsan, sidii ka dhacdey HOTEEL SHAAMOOW. marka alqaida haba yaraatee wax fursad ah oo haystaan inay maamulaan wadamada islaamka ma jiro, meel waliba waa laga nacay. xitaaa sacuudigii wax soo baray ee 1980s buugaaagtii ay qoreen macalimiinta wahaabiyada brainwashka ku sameeyn jiray dhalinyaradaas maanta wuxuu joogaa inuu manjhadkii waxbarashada jaamacada sacuudiga in la badalo. waayo waxaa u cadaatay waxay abuureen inay aheeyd ABEESO. MAS suntiisa ay qatar tahay.
  18. Garnaqsi;741206 wrote: I would like to see a commentary of the Koran, dating back at least 600 years, that actually says the verse means the Earth is shaped like an egg. Most prominent commentaries of the Koran were written long before that, so I'm guessing you will have no problem finding such a thing. Hint: you will find none. Almost all of them will say that it means the Earth is extended, which is the more natural/unforced translation. Moreover, even most modern translators of the Koran will agree with me here. I'm thinking of Shakir, Pickthall, Yusuf Ali to name but few. Not to mention that the Earth isn't really shaped like an egg even from distance. brother. iam not sure about if the earlier translations or commentary of the Koranas dating back 600 years, if it said that verse of quran means "earth is shaped like an egg". but according modern translations the arabic word dahaha( daxaahaa) it means egg shaped. modern tafsiir of quran is best tafsiir so far. therefore we as muslims should believe our quran told us 1400 years ago that our planet is shaped like ostrich Egg. its true that chicken eggs does not look like the earth globe but Ostrich Egg it actually look like the planet
  19. Mohammed;741046 wrote: If the Quran however said the earth is flat or the sun evolved around the earth, then you'd have a point. However it doesn't. It simply states that Adam and Eve were created separately and weren't part of the evolution process. If science suggest man is 100,000 years old, we accept. Actually quran says earth is shaped like Egg. i think flat earth in the quran means that humans are to able to walk on the earth whit out falling down from it . therefore for us the earth is flat but if you look distance it look like Egg. Quran 79:30 Wal'arda ba'da dhalika dahaha He(allah) made the earth egg-shaped
  20. madaxweyne ismaaciil cumar geelle magaalada mogadishu si wanaagsan ayuuu ugu dhex wareegay waxaan la yaabay xitaa gawaari caaadi ah ayaa lagu kaxeeyey, madaxda kale markeey yimaadaan gawaarida AMISOM ee taangiga U eg ayaa la saari jiray. laakiin CUMAR GEELE landcruiser caadi ah ayaa lagu qaadey, more pictures of madaxweyne geelle http://radiomuqdisho.net/19327/
  21. diyaaradan waa uu soo ijaartay madaxweynaha Somalia sh shariif. si ay ugu safraan madaxda dalka, maaha sh shariif kaliya ee waxaa ka mid ah raiisal wasaaraha iyo madax kale. companyga ama shirkada laga soo ijraaray saldhigeedu waa Nairobi kenya. laakiin waxaan qabaa waa qalad in lacagtii loogu tala galay shacabka somaliyeed ee macluusha heeysato lagu qasaariyo diyaarad raacoow iyo diyaarad soo ijaarasho.
  22. nabadaaye waxaad tiri elections DOORASHO VOTE lama ogola diinta islaamka. haddana waxaad leedahay ,MADAXWEYNAHA wadankaaga waad dooran kartaa?? elections = democracy. marka kala hadalka ah dimuqraadiyada waa xaraam. marna la yiraahdo saldhigii ugu weeynaa ee dimuqraadiyada ee ahaa inaad doorasho gasho oo aad madaxdaada doorato waa wax wanaagsan. anigu waxaan u arkaa xoogaa kala hadal ah iyo degdeg lagu yaqaan dadka raaca manhajka soomaalida u taqaan wahaabbiya. waxaan ku irir AXDI QARAMEED(dastuur) umadda muslim ah sida somalia sameeysaneyso diinta islaamka waa ogoshahay. OF COURSE wax islaamka ka soo horjeedo laguma qorayo dastuurka(axadi qarameedka Somalia) waadna qiratay inuu islaamka ogol yahay inay shucuub wadan ku nool xaq u leeyihiin SHARCIYO inay sameeystaan sharciyadaas aan contradiction ku aheeyn islaamka ama aan ka soo horjeedin. Ninka la yiraahdo mulla cumar markuu maamulayey afghnistan wajigiisa waa uu qarin jiray. cid maanta afghnistaan deggan ee garaneysa sida uu u eg yahay mulla cumar waa ay yar tahay. MULLA CUMAR wuxuu ahaa nin umadda afghanitsna aad u neceb tahay, wuxuuna ahaa nin afduub ku heeystay. xaqiiqdii iskama oranayo arintaa, waxaad weydiisaa qof afghanistaan ka timid waliba u dhashey qabiiilka mulla umar ee bashtuuga, waxaaad weydiisaa Wajigiisa ma la arki jiray markuu madaxweynaha ka ahaa afghnistaan? mudaddii u madaxda ka ahaa ninkaa wahaabiga ahaa ee mulla umar dalka afghnaitsaan waxaa wadankaa ku yimid gadaal dhan dhinac waliba ah xagga waxbarashada. xagga horumarka, xagga dhismaha xagga caafimaadka. practically waxay ku noolaayeen shcuubta afghistaaan CASRUL XAJAR ama STONE AGE. Waa dhibaatada khawaariiyada casrigan ee ay culumada waa weeyn islaamka ka digeen weeyaan. in shucuubta islaamka dib u dhac dhinac waliba lagu rido. ayna afduubtaan Niman wajiyadooda qariya sida Mulla cumar iyo AHMED GODANE OO KALE niman dunida jecel dadkodana afduub ku heeysta. hadhow markii la eryadana aan wajigooda si aan looo garan NOLOSHA jaceylka ay u qabaan awgeed. waxaan ku leeyahay your version of islam waayo nmanjhajka wahaabiyada maaha islaamka saxda ah waayo haddii aadba xayeeysiineysid NIN WAJIGIISA xitaa dadkiisa ka qarin jiray sida Mulla cumar iyo AHMED GODANE oo kale markaa waxay noqoneysaa dadka afkaartaa aamisan . afkaarta khawaarijiga casrigan ee hor moodka u ahaa mulla cumar iyo usama ben laden iyo AHMED GODANE iyo danbiilayaal kale umadda islaamka wax aan aheeyn halaag iyo darxumo u soo jiiday iyo inay xasuuqaan shacuubta islaamka.
  23. link aan soo qoray dhinac midig waxaa ku qoran Islamic scholar Abū ʿAbdullāh Muhammad ibn Idrīs al-Shafiʿī Title Imam of the Abode of Emigration Born 767 CE/135 AH Gaza, Palestine Died 820 CE/188 AH (aged 52-53) Fustat, Egypt Ethnicity Arab Maddhab Sunnah School tradition Sunni Islam Main interests Fiqh Notable ideas Shafi'i madhhab Works Kitabul-Athar, Fiqh al-Akbar Influences Imam Malik,[1] Sufyan ibn `Uyaynah, Muhammad al-Shaybani Influenced Ahmad ibn Hanbal, Abu suaashu waa whos who ayaa is influence gareyey?? waad aragtaa waxaad tiri wuxuu dashey 150 ah dhinteyna 204. halkaa waxaa ku qoran 135 dhashey geeriyooday 188
  24. Nabad_dadaye;740741 wrote: maashaa Allah walaal boondheere hadaad imaatay meesha la rabay . hadeey ogoshahay dimuqraadiyada in basic dastuurka wadamada islaamku uu noqdo diinta islaamka ,waaba sidi larabay . diinta islaamka waxey leedahay shareecada islaamka vote lama galiyo sidaa darteed otomaatik waa inaan u qaadanaa shareecada islaamka maadaama eey diintu leedahay amarkeyga yaanan war la gelinin. . sxb xaqiiqdii wax diinta islaamka quraanka iyo axadiista ka soo horjeesanaya inaad dooratid madaxdaada ma jirto.. haddii aad tiraahdo CODBIXIN(vote) lama ogola your version of islam markaa ma waxaad rabtaa dictatioral goverment inay shacuubta muslimiinta wadamada kala duwan deggan dunidan ka bilaaw indonisia ilaa turkey afrika aad ka tagto ku dhaqan inay sameeystaan XUKUN sidii talibanka oo ooo nin waligiis wajigiisa aan la arag wajiga qarsada sida MULLA Omar oo kale maamulo shacuubta islaamka ama AFDUUB uu ku heesto? islaamka waa qabaa inaad DOORASHO aad gashid qofkaaga kuugu wanaagsan aad u doorato MADAXDA hogaamisa shacabkaaga. mida kale islaamku waa ogol yahay AXDI QARAMEED inaad qoroto. quraankeena ayey ku taalaa kala qorta AXDI. OOFIYANA axdiga aad kala qorateen. marka DASTUURKA ama eray bixinta saxda ah ee ah AXDI QARAMEED waa inuu wadan waliba sameeystaa laakiin AXDI qarameedkaa waaa inaysan ku jirin wax quraanka iyo axaadiista saxiixda ah ka hor imaaneyn. AXDI qarameedka ama sida dad qaar yiraahdaan DASTUUR waa sidan soo socota oo kale 1:- jamhuuriyada somalida waa wadan islaamka sharuucdeedana waa inay ku saleeysnaadaan islaamka, wax alle wxiii islaamka ka hor imaanayana SHARCI ama sharuuuc uma noqon karto wadanka SOMALIA. 2:- JAMHHRIYADA soomalida madaxweynaheeda waa inay shacabka doortaan. 3:- jamhuuriyada soomaalida calankeeda waa noocaas iyo noocaas. 4: jamhuuriyada soomalida xuduudeedu waa halkaa iyo halkaa waa tusaaale AXDI qarameedka ama dadka qaar ugu yeeraan(dastuur) haddii aad la timaado wahaaabiya ee aad tiraaahdo AXDI lama kala qoran karo markaa waxaad ku been abuuratay kitaabka quraanka kariimka. waayo TRAFFIC LAWS waa axdi ay dad qorteen iskuna raaceen. waa sidaasoo kale axdi qarameedka sida traffic laws oo kale axdi qarameed aan islaamka ka hor imaaneyn ayaad sameeysaneysaaa. Abū ʿAbdullāh Muhammad ibn Idrīs al-Shafiʿī (Arabic: ابو عبدالله محمد بن إدريس الشافعيّ‎) was a Muslim jurist, who lived from 767 CE to 820 CE. He was active in juridical matters and his teaching eventually led to the Shafi'i school of fiqh (or Madh'hab) named after him. Hence he is often called Imam al-Shafi'i . Born 135 AH Gaza, Palestine Died /188 A http://en.wikipedia.org/wiki/Al-Shafi%E2%80%98i
  25. Al-Miskiin;740679 wrote: Imam Shafici wuu dhashay: 150 dhintayna 204 Imam Ahmed: 164 dhintayna 241 . imaam shaafici wxuu dhashey 135 Hijra ma uusan dhalay 150 hijra mana uusan geeriyoon sida aad ku andacootay ee ah 204 h ee imaam shaafici wuxuu geeriyooday 188 hijra waxaa u dhaxeeya qiyaastii 30 sano ama 29 sano. hanbali wuxuu ku noola baqdad ciraaq. inasktoo taariikhyanada qaarkood ay yiraahdaan wuxu ku dhashey turkmenistan. halka shaafici uu ku dhashey gaza todays falastine, uuna noloshiisana waxbarashadiisa ku dhameystay Masar. hadalka micno sameeyn maayo hadduu dhaafo discussion, wada hadal ama wax is weydaardi ee uu isku rogo. MURAN. waa ii muuqataa aniga iyo hadal is weydaarsigeena waa just muran. first waxaa tiri caliphates dhaxaltooyo ma aheyn waa BEEN ABUUR CAD.- waan kuu cadeeyey inay arintaa sidaa aheyn. waadna qiratay inay xukun dhaxaltooyo aheeyd marka laga reebo less then 5% of caliphates time. waxaad kaloo qiratay in madaxdaada la doorto ay tahay wax fiican, haba ahaatee ninka aad dooraneysid NIN MADOOW. taana waad qiratay waa elections doorasho. taasoo ah saldhiga dimuqraadiyada. of course aniga as ahlusunnah waljamaaca waa adag tahay inaan non somali madhab from saudi arabia wax aan ka badneeyn last 30 years qof wax ay ku soo shubteen inaan isku si wax u aragno. waa habeenkii xalay tagay. dhamaan founders of wahaabiya ka bilaaw maxamed abdul wahaab waxay ahaayeen dad raaca MADHABTA hanbaliga. taa maaha wax aad adiga diidi kartid. arinta ah inay dadka brainwash ay saudi scholars ku sameeyeen ee ah inay yihiin 4 madhabadood ay u siman yihiin waa BEEN cadaan ah. waayo sidaan kuu sheegay founders of (salafiga) aka wahaabiga wa hanbali.