Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Puntlandi Waxaa habeenimadii 8-da bishaan ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Imaaraatka Carabta Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdullaahi oo kamid ah Waxgaradka Soomaaliyeed. Allahu naxriiste Beeldaajaha ayaa taariikh weyn ku lahaa dalka Soomaaliya gaar ahaan degaanada Puntland,waxaana uu xilka ka dhaxlay Aabihi oo si weyn looga yaqaanay dalka. Taariikh kooban oo Marxuumka ku saabsan ayaa idin soo gudbinayna; TAARIIKH NOLOLEEDKII BEELDAAJE FAARAX Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi wuxuu ku dhashay Degmadda Qandala ee Gobolka Bari Sandkii 1948-di halkaas oo uu ka bilaabay Dugsiga hoose & barashada Quraanka Kariimka. 1959 Wuxuu aaday Magaaladda Muqdisho halkaas oo uu ka galay Dugsiga dhexe wuxuuna dhameeyey sanadkii 1963. 1964 ilaa 1968 Wuxuu dhameeyey Dugsiga sare ee Riaggionenia. 1969 Waxuu Jaamacad u aaday dalka Talyaaniga oo uu kazoo bartay Culuumta dhaqaalaha. 1972 ilaa 1973 Wuxuu shaqo ka helay Bankigii Roma kaas oo Dowladu la wareegtay isagoo ka gaaray ilaa heer Maamule kana soo shaqeeyo meelo badan sida Magaaladda Kismaayo oo uu ka noqday madaxa sare ee Bankiga mudo dhan 15 Sano wuxuuna u lahaa Arrimaha Bankiyada Khibrad fiican. Wixii ka danbeeyey 1991 markii ay Burburtay Dowladii dhexe ee Soomaaliya wuxuu u soo hayaamay Deegaanadda Puntland isagoo ka mid noqday ergooyinkii dhisay Maamulkaas. Sanadkii 2001 waxaa uu ka mid noqday Golihii Wasiiradda Xukuumadii Madaxweyne Jaamac Cali Jaamac isagoo noqday Wasiirkii Hawlaha Guud iyo Guryaynta 2004 waxaa geeriyooday Aabihii Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi waxaana loo caleemo saaray marxuumka Wakhtigaas inuu noqdo Beeldaajaha Beesha Cali Saleebaan si uu u buuxiyo Kaalintii Aabihii ee Beeldaajanimada. 2007 Wuxuu ka mid ahaa Isimadii ka qaybgalay Shirkii dib u heshiisiinta ee DFKS ku qabatay Xamar. 2008 wuxuu ka mid ahaa Raxan Isimo ah oo loo diray Wadanka Ethopia si ay u dhexdhexaadiyaan Raysal wasaaraha Ethopia Miles Zanawi & Madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum C/laahi Yuusuf Axmed. Beeldaaje Farax Waxuu ahaa nin aqoonyahan ah,Siyaasi isla markaana degan. Waxuu Safaro ku tagay dalal badan oo aduunka ah isagoo had iyo jeer ka hadli Jiray midnimada iyo danta ummada Soomaaliyeed, Waxuu ifka kaga tagay 7 Ubad ah 4 wiil iyo 3 gabdhood. Dadka u lahaaa Aqoonta waxay ku tilmaameen inuu ahaa nin Afgaaban, Xishood leh, ka Adag Afkiisa & Adinkiisa, Jecel Nabada, Xushmad fiicana ku dhex leh Bulshada isagoo in badan ka shaqeeyey Nabada & Xasiloonida mudadi uu hayey Xilka Beeldaajaha . ibrahim said salah GSM +968-99557422 iimal:isiciid2006@hotmail.com
  2. Taariikhdiisi Waxaa habeenimadii 8-da bishaan ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Imaaraatka Carabta Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdullaahi oo kamid ah Waxgaradka Soomaaliyeed. Allahu naxriiste Beeldaajaha ayaa taariikh weyn ku lahaa dalka Soomaaliya gaar ahaan degaanada Puntland,waxaana uu xilka ka dhaxlay Aabihi oo si weyn looga yaqaanay dalka. Taariikh kooban oo Marxuumka ku saabsan ayaa idin soo gudbinaynaa: TAARIIKH NOLOLEEDKII BEELDAAJE FAARAX Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi wuxuu ku dhashay Degmadda Qandala ee Gobolka Bari Sandkii 1948-di halkaas oo uu ka bilaabay Dugsiga hoose & barashada Quraanka Kariimka. 1959 Wuxuu aaday Magaaladda Muqdisho halkaas oo uu ka galay Dugsiga dhexe wuxuuna dhameeyey sanadkii 1963. 1964 ilaa 1968 Wuxuu dhameeyey Dugsiga sare ee Riaggionenia. 1969 Waxuu Jaamacad u aaday dalka Talyaaniga oo uu kazoo bartay Culuumta dhaqaalaha. 1972 ilaa 1973 Wuxuu shaqo ka helay Bankigii Roma kaas oo Dowladu la wareegtay isagoo ka gaaray ilaa heer Maamule kana soo shaqeeyo meelo badan sida Magaaladda Kismaayo oo uu ka noqday madaxa sare ee Bankiga mudo dhan 15 Sano wuxuuna u lahaa Arrimaha Bankiyada Khibrad fiican. Wixii ka danbeeyey 1991 markii ay Burburtay Dowladii dhexe ee Soomaaliya wuxuu u soo hayaamay Deegaanadda Puntland isagoo ka mid noqday ergooyinkii dhisay Maamulkaas. Sanadkii 2001 waxaa uu ka mid noqday Golihii Wasiiradda Xukuumadii Madaxweyne Jaamac Cali Jaamac isagoo noqday Wasiirkii Hawlaha Guud iyo Guryaynta 2004 waxaa geeriyooday Aabihii Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi waxaana loo caleemo saaray marxuumka Wakhtigaas inuu noqdo Beeldaajaha Beesha Cali Saleebaan si uu u buuxiyo Kaalintii Aabihii ee Beeldaajanimada. 2007 Wuxuu ka mid ahaa Isimadii ka qaybgalay Shirkii dib u heshiisiinta ee DFKS ku qabatay Xamar. 2008 wuxuu ka mid ahaa Raxan Isimo ah oo loo diray Wadanka Ethopia si ay u dhexdhexaadiyaan Raysal wasaaraha Ethopia Miles Zanawi & Madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum C/laahi Yuusuf Axmed. Beeldaaje Farax Waxuu ahaa nin aqoonyahan ah,Siyaasi isla markaana degan. Waxuu Safaro ku tagay dalal badan oo aduunka ah isagoo had iyo jeer ka hadli Jiray midnimada iyo danta ummada Soomaaliyeed, Waxuu ifka kaga tagay 7 Ubad ah 4 wiil iyo 3 gabdhood. Dadka u lahaaa Aqoonta waxay ku tilmaameen inuu ahaa nin Afgaaban, Xishood leh, ka Adag Afkiisa & Adinkiisa, Jecel Nabada, Xushmad fiicana ku dhex leh Bulshada isagoo in badan ka shaqeeyey Nabada & Xasiloonida mudadi uu hayey Xilka Beeldaajaha . ibrahim said salah GSM +968-99557422 Email:isiciid2006@hotmail.com
  3. The qashin you have in Minnesota immigrates from Holland.
  4. They even outshine the UK Somalis, the most notorious they are.
  5. I think General Iklajiir should go for a round two, maybe finish off with a hattrick.
  6. No, I believe the chair should be passed to Maakhir or Goldogob.
  7. Interesting question, a parliamentary process will be done to voice the decision of the masses who may or may not find him favourable.
  8. Koox ka soo horjeeda horumarka deegaanka ayaa dad gaara isugusoo urursada qol kadibna sawiro ka qaada, kuwasoo sheega inay shireen, kuna hadlayaan magaca Gobolka ay joogaan mana ahan kuwo miisaan ku leh deegaanka ayuu yiri mid kamid ah nabadoonada oo aan teleefoonka kula xiriirney,[
  9. Looks like it was all a lie. Gaalkacyo(Pi) Waxgaradka ay kamid yihiin Nabdoonada ugu caansan Gobolka Mudug ayna ka go’do talada Shacabka ayaa been abuur iyo dacaayad ku tilmaamay Warar ay saxaafad qaarkood qoreen wararkaasoo sheegayey in Waxgaradku kasoo horjeesteen Ansixinta Dastuurka Puntland iyo hadalo kale oo been abuur ah, Waxgaradku waxay sheegeen in ay dad qaswadaayaal ah oo ku hadlaya magacooda laga faafiyaey warkaas. Nabadoonada Deegaanku waxay sheegeen iney ku qanacsan yihiin sidii losoo xuley ergooyinka Ansixinaya Dastuurka iyo sida ay usocoto shaqada dastuurku, ayna ergadooda uga qaybgalaysa Kulanka lagu falanqaynayo Dastuurka ay diyaar yihiin. Barnaamij gaara oo ay wada diyaariyeen Radio Gaalkacyo iyo Puntlandi ayaa d ku maqli doontaan Hadalada Waxgaradka, Barnaamijkasoo iminka diyaarintiisu socoto waxaana idiinsoo gudbinaynaa Caawa fiidadkii, xiligaasoo uu si toosa uga bixi doono Radio Gaalkacyo, qurbaha waxaad ka dhagaysan doontaan Puntlandi.com ee hamoogaan. Dhinaca kale Waxgaradka Gobolka Karkaar ayaa iyana ku kasoo horjeestey hadalo noocaas ah oo saxaafada lagu daabacay shalay, Waxayna shegeen inay Waxgaradka Deegaanka Gobolka karkaar iyo Dowladu kawada hadleen Dastuurka ayna Ergooyinkii uga qayb gali lahayd xaflada 15 april ay diyaar yihiin. Waxay kaloo hoosta ka xariiqeen kuwa saxaafad la hadlaya ee baahinaya wararka lagukala takoorayo shacabka Puntland inay yihiin kuwo aan talada gobolku ka go’in, mana matalaan shacabka. waraysi arintaa ku saabsan ayaan isku dayaynaa inaan kusoo daro Barnaamijka Caawa(Arbaco 11 april) ee Radio Gaalkacyo. Koox ka soo horjeeda horumarka deegaanka ayaa dad gaara isugusoo urursada qol kadibna sawiro ka qaada, kuwasoo sheega inay shireen, kuna hadlayaan magaca Gobolka ay joogaan mana ahan kuwo miisaan ku leh deegaanka ayuu yiri mid kamid ah nabadoonada oo aan teleefoonka kula xiriirney,
  10. Sounds to me like you got caught and can't justify the horrendous actions by the "Somali National Movement". The Centre for Justice and Accountability: SNM Executions One case, involving approximately 44 persons executed , was said to have taken place in Burao three or more years earlier, apparently in the month of December. This case was reported separately by thirteen interviewees, who among them provided the names of most of those executed
  11. Valenteenah.;817453 wrote: Mukulaalow, damn that's too close. Not the best way to go. It's the most awesome way to go. "AUN, so how did hebel die?", the explanation would be gold. @Mukulaalow, I will try surfing one day, as soon as I learn how to swim.
  12. Carafaat;813152 wrote: No, its not a joke. Ask your elders or google it. I asked around, the person laughed and said something about Sallax or Norway as LST says, but nothing about that. I think you've been had.
  13. Those are random people, not even policy makers #FAIL Truth is, Faroole had some meetings in Gaalkacyo after the funeral of our legend (yours and mine) Abdullahi Yusuf Ahmed, he's set for now, 5 more years is different but the extension is more likely.
  14. Yes, Human Rights Watch is all wrong, it was all an illusion.
  15. Yes, you are right, Human Rights Watch is wrong.
  16. How SNM started killings From Evil Days: Thirty Years of War and Famine in Ethiopia By Alexander De Waal, Human Rights Watch (Organization)
  17. ^^ Let you get away with what? SNM was the group that went into cities and started fighting among women and children and later they went to another level and started massacring refugee camps. USC was the group that couldn't even unite so they destroyed Somalia along with it. How is that falsifying history?
  18. Peacedoon;817276 wrote: The Garowe society laughed at the suffering of Mogadishu citizens when alqeada were strong. Now its our turn. 21 years of laughter, how will you make up for that?
  19. He never even mentions Abdullahi Yusuf. Now this is just getting pathetic. You are trying to widen your definition. We need the list of hundreds of scholars implicating the great Abdullahi Yusuf Ahmed.