OdaySomali
Nomads-
Content Count
2,209 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by OdaySomali
-
SOL has spindoctors in abundance, I must say
-
Hay’ada Kirishtaanka Soomaalida ayaa ku guuleysatay in diinta islaamka laga saaro 600 oo muwaadiniin soomaali ah Hay’ada kirishtaanka laga leeyahay wadanka Mareykanka oo kaashaneysa Hay’ada Kirishtaanka Soomaalida ayaa ku guuleysatay in diinta islaamka laga saaro 600 oo muwaadiniin soomaali ah oo iyagu ku sugan wadanka Kenya kuwaasoo kasoo bara kacay dagaalada ka socda wadanka soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho Hay’adaasi Kirishtaanka soomaalida ayaa howla dar dar galiyay qaxootiga kawada xirooyinka ay ku nool yihiin soomaalida kasoo bara kacday dagaalada ka socda muqdisho http://xamarcade.net/news.php?readmore=29
-
Inagu filan oo inaga badan!!!
-
Soomaalaay listen up! Soomaaloow hadaydun nabad doonaysaan, caalamka soo gaadhaysaan, oo faqri iyo darxumo ka baxaysaan, waa inaydun isgarowsataan, Isu hiilisaan, oo wada tashataan. Waa inaydun is saamaxdaan, sinaan iyo cadaalad iskula dhaqantaan, oo isu dulqaadataan, isku qorshiyo talo noqotaan, nimcadiina wada qaybsataan, mustaqbalkiina ka fikirtaan, Cadowgiina ka feejignaataan. Waa inaydun nimcada Alle' garataan, dhulkiinu idinku filan yahay, oo ininka badanyahay qirataan, in khayraadku buuxdhaaf yahay, oo cadowhu dire diraa yahay, weligiin ogaataan. Waa inaydun diinta ku noqotaan, qalbigiina daahirtaan, oo qabyaalada iska masaxtaan, walaalnimadiina adkaysaan, gacalnimadii soo celisaan, raxmadiina is tustaan. Waa inaydun Somalinimadii noolaysaan, oo diinta mooyaane', waxa kaloodhan ka saraysiisaan, danta guud ogsanaataan. gacmo wadajir ayay wax ku gooyaan, xasuusataan.

I actually know a Somali guy who was conned out of 000's when the internet and this sort of scam was wtill new. He was convinced he had won money
-
What Were Somalilands Key Achievements from the London Conference.
OdaySomali replied to The Hermet's topic in Politics
Is Somaliland taking part in the Turkey conference too ? -
President Silanyo's Speech at the London Conference
OdaySomali replied to Jacaylbaro's topic in Politics
A_Khadar;794354 wrote: How long aa sidan lagu jiraayaa? Good question. Alaahu yaclam. -
rudy-Diiriye;793186 wrote: nice looking gals in these pics? You can say that again, chech the video
-
LMAO President Sharif Ahmed and Hillary Clinton by macalin, on Flickr
-
I would like to thank KoK for the coverage of this event for today
-
Hey at least it is an improvement from these ruin remains from the wars. Looks crazy and completely devestated. Ruins Of Building Destroyed During Civil War Berbera Somaliland by Eric Lafforgue, on Flickr
-
Damn I tuned out ages ago, is it still going on. Can anyone provide a link ?
-
Manshallah.
-
.. Construction by photography.ambjorn.com, on Flickr
-
One thing that has been made clear is that AMISOM is to be bolstered and empowered. Funding and support for AMISOM will be increased. Also AMISOM troops will be placed in major cities like Baidoa and otehr cities that are captured from AL-Shabab. The AU chairperson was saying that the AMISOM mission has "divided Somalia into sections" and that it has been established that 2,700 AMISOM troops will be based in Baidoa. On the other hand there has been no mention of building a Somali military, funding or supporting such an entity.
-
kingofkings;793583 wrote: well done Mr. PM good answer. First half of his answer, yes most definitely. Second half, however, was very dissappointing.