OdaySomali

Nomads
  • Content Count

    2,209
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by OdaySomali

  1. SOL has spindoctors in abundance, I must say
  2. Hay’ada Kirishtaanka Soomaalida ayaa ku guuleysatay in diinta islaamka laga saaro 600 oo muwaadiniin soomaali ah Hay’ada kirishtaanka laga leeyahay wadanka Mareykanka oo kaashaneysa Hay’ada Kirishtaanka Soomaalida ayaa ku guuleysatay in diinta islaamka laga saaro 600 oo muwaadiniin soomaali ah oo iyagu ku sugan wadanka Kenya kuwaasoo kasoo bara kacay dagaalada ka socda wadanka soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho Hay’adaasi Kirishtaanka soomaalida ayaa howla dar dar galiyay qaxootiga kawada xirooyinka ay ku nool yihiin soomaalida kasoo bara kacday dagaalada ka socda muqdisho http://xamarcade.net/news.php?readmore=29
  3. Inagu filan oo inaga badan!!! Shaydaankaa idiin sheekeeyee, Inagu filan oo inaga badan!!!
  4. Soomaalaay listen up! Soomaaloow hadaydun nabad doonaysaan, caalamka soo gaadhaysaan, oo faqri iyo darxumo ka baxaysaan, waa inaydun isgarowsataan, Isu hiilisaan, oo wada tashataan. Waa inaydun is saamaxdaan, sinaan iyo cadaalad iskula dhaqantaan, oo isu dulqaadataan, isku qorshiyo talo noqotaan, nimcadiina wada qaybsataan, mustaqbalkiina ka fikirtaan, Cadowgiina ka feejignaataan. Waa inaydun nimcada Alle' garataan, dhulkiinu idinku filan yahay, oo ininka badanyahay qirataan, in khayraadku buuxdhaaf yahay, oo cadowhu dire diraa yahay, weligiin ogaataan. Waa inaydun diinta ku noqotaan, qalbigiina daahirtaan, oo qabyaalada iska masaxtaan, walaalnimadiina adkaysaan, gacalnimadii soo celisaan, raxmadiina is tustaan. Waa inaydun Somalinimadii noolaysaan, oo diinta mooyaane', waxa kaloodhan ka saraysiisaan, danta guud ogsanaataan. gacmo wadajir ayay wax ku gooyaan, xasuusataan.
  5. Soomaalaay listen up! Soomaaloow hadaydun nabad doonaysaan, caalamka soo gaadhaysaan, oo faqri iyo darxumo ka baxaysaan, waa inaydun isgarowsataan, Isu hiilisaan, oo wada tashataan. Waa inaydun is saamaxdaan, sinaan iyo cadaalad iskula dhaqantaan, oo isu dulqaadataan, isku qorshiyo talo noqotaan, nimcadiina wada qaybsataan, mustaqbalkiina ka fikirtaan, Cadowgiina ka feejignaataan. Waa inaydun nimcada Alle' garataan, dhulkiinu idinku filan yahay, oo ininka badanyahay qirataan, in khayraadku buuxdhaaf yahay, oo cadowhu dire diraa yahay, weligiin ogaataan. Waa inaydun diinta ku noqotaan, qalbigiina daahirtaan, oo qabyaalada iska masaxtaan, walaalnimadiina adkaysaan, gacalnimadii soo celisaan, raxmadiina is tustaan. Waa inaydun Somalinimadii noolaysaan, oo diinta mooyaane', waxa kaloodhan ka saraysiisaan, danta guud ogsanaataan. gacmo wadajir ayay wax ku gooyaan, xasuusataan.
  6. I actually know a Somali guy who was conned out of 000's when the internet and this sort of scam was wtill new. He was convinced he had won money
  7. A_Khadar;794354 wrote: How long aa sidan lagu jiraayaa? Good question. Alaahu yaclam.
  8. The Hermet;794366 wrote: unfortunately Somaliland dont love you as much LMAO "just friends" miyaa
  9. LMAO @ all the Somalilanders. Don't put the cart before the horse me thinks, or do choose Scotland
  10. rudy-Diiriye;793186 wrote: nice looking gals in these pics? You can say that again, chech the video
  11. LMAO President Sharif Ahmed and Hillary Clinton by macalin, on Flickr
  12. I would like to thank KoK for the coverage of this event for today
  13. Hey at least it is an improvement from these ruin remains from the wars. Looks crazy and completely devestated. Ruins Of Building Destroyed During Civil War Berbera Somaliland by Eric Lafforgue, on Flickr
  14. Damn I tuned out ages ago, is it still going on. Can anyone provide a link ?
  15. .. Construction by photography.ambjorn.com, on Flickr
  16. One thing that has been made clear is that AMISOM is to be bolstered and empowered. Funding and support for AMISOM will be increased. Also AMISOM troops will be placed in major cities like Baidoa and otehr cities that are captured from AL-Shabab. The AU chairperson was saying that the AMISOM mission has "divided Somalia into sections" and that it has been established that 2,700 AMISOM troops will be based in Baidoa. On the other hand there has been no mention of building a Somali military, funding or supporting such an entity.
  17. kingofkings;793583 wrote: well done Mr. PM good answer. First half of his answer, yes most definitely. Second half, however, was very dissappointing.